Тёмный

NIN KANOO KALE HAKAA AHAADO GABAR WALBAAY KU DUCAYSO INAAD HESHID NINKAYGOO KLE 😘ALAAH ALaah 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 231 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 178   
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 7 месяцев назад
Rabiyow unaxariiso abdala qofka wngsn mawaaro😢
@muna603-p4v
@muna603-p4v 7 месяцев назад
Ilahay haw naxariisto cabdlah Qof sidaa u dul qaada badan had lam helo wey yar yihiin sidaa dhan u wanaagsan masha allah Al yaa raxam😢
@Naima_Muhuddin
@Naima_Muhuddin 7 месяцев назад
Wlhi wan la calool xumaday ilhay ha unaxariisto cabdalle🥺😭🤲🏻
@RamloShiqcfitaax
@RamloShiqcfitaax 7 месяцев назад
Maasha Allah Ala qisada quruxbadanaa laakin murugo Ee kudhamaatay lawadooda janada Allah Haku kulmiyo
@NadiraCqani
@NadiraCqani 7 месяцев назад
لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم 😥 الله يرحمه و يغفر له و يرزقه الجنة🤲😢
@asiyaasiya3628
@asiyaasiya3628 7 месяцев назад
Ayaaney xalo wan kuku Riyoday wlhi Ayan gobdoon 😢❤ 2:03
@mandeeqhussen2021
@mandeeqhussen2021 6 месяцев назад
🥺😭😭 Allah unaxristo 🤲🏼🤲🏼 Allah unaxristo cabdala qabrigisa Allah uwasiciyo jandana rabi hakukulmiyo Aamiin yaarbi 🤲🏼😥
@deeqacali_23
@deeqacali_23 7 месяцев назад
Alow unaxariiso abdala walhi waan qiiroda nin maahen kaas waa nin yaalo alow urahmad😢😢😢alow mid cabdalo kala kana sii fican wax nogu dar jah
@kamalali79
@kamalali79 7 месяцев назад
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@zahranuor5999
@zahranuor5999 4 месяца назад
Wllhi cabdale jaceylka oo amal u qaaday illaahay baa imtixaan adduun ugu dhigay kii adduun wuu maray kan aakhiro allah ha u fudeeyo illaahay ha u naxariisto cabdale qabriga allah ha u waasiciyo kuwii carshiga raxmaanka ah harsan lahaa illaahay haka mid dhigo maskiin amal wee dhibtay oo farxad waligeed masiinin maskiinkaas😢
@hamdiabdinoor
@hamdiabdinoor 7 месяцев назад
Allah anigo wngisa mqley leeba daremoya kwrn Allah ya raxma
@maryamahmed7078
@maryamahmed7078 7 месяцев назад
Kow ma ahay😊❤
@MounaMahamoud-x1v
@MounaMahamoud-x1v 7 месяцев назад
Ayaaney ana ukuhoreyo abayo wankusalamy ASC sethy wankusalamy Qali inolw xbibti ❤❤❤ Ayan Qali ❤❤
@nimoco401
@nimoco401 7 месяцев назад
Rabiyow unaxriiso abdallh😢😢 wallhi waa Qiso xanuun badan 😢
@Inaismailxaji
@Inaismailxaji 7 месяцев назад
Wlhi ilmadan ceshan kari wye 😢 Alle ha unaxriisto abdalle🤲
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 7 месяцев назад
only team shamuure asc😂🤷‍♂️👋
@wadaniyadasumaya1974
@wadaniyadasumaya1974 7 месяцев назад
Wcs❤🎉
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 7 месяцев назад
Wcs❤😂
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 6 месяцев назад
Subxaanallah 😢mahadsanid walaashay Ayaan quruxey. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤
@Anizamahad
@Anizamahad 7 месяцев назад
Habo Ayaaney aad ban kuu jclhy keep going hbo❤❤😊
@fartuunmaxamedaadan4143
@fartuunmaxamedaadan4143 7 месяцев назад
❤😊Qofka uga horeyey aniga wye manta👌💝☑keep going 💪 ✨ wllshy 😊
@laylaaa959
@laylaaa959 7 месяцев назад
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IfraaxXasan-pq7qt
@IfraaxXasan-pq7qt 7 месяцев назад
Wallhi waxa badan Aya ka faida habo macnto waa qiso muruga badan Aya ahayda Allah ha ku xafido dhirigalisadadiii 🥺🧕🏻🫶🏻
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 7 месяцев назад
Kusali Nabiga ❤scw scw scw ❤❤❤❤❤
@ubaxwoowismaaciil7999
@ubaxwoowismaaciil7999 7 месяцев назад
Ilahow u naxariiso abdala qofka wngsan mawaaro😭😭
@NajmaSiyaad-eh3mg
@NajmaSiyaad-eh3mg 7 месяцев назад
Ayaaney abyo qisada labada wiil ee saxibka ahaa khaalid yo bandar noga soo shegeee fadlan
@farhiya5072
@farhiya5072 7 месяцев назад
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢
@FaadumoMuhammedIsmaeal
@FaadumoMuhammedIsmaeal 3 месяца назад
Ilahayow unaxariiso cabdle amiin amiin❤❤❤❤❤
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 7 месяцев назад
Mashaallah keep going abyo ❤❤❤
@Suadamohamed1234
@Suadamohamed1234 7 месяцев назад
Ayaan qurxu wan kusalami xappti ❤❤❤❤❤❤
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 7 месяцев назад
Mar walba raac qofka aad jeceshahay Jaaniska mar buu kuso maraa Hdi aad hysto qof ku jecel wxd hysta fursad aad ku hanan karto lkn hdad dyacdo waad shalyn doonta illaahy haw naxaristo cabdala
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 7 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@RamloShiqcfitaax
@RamloShiqcfitaax 7 месяцев назад
Alqisada quruxbadanaa maasha Allah laakin murugo Eekudhamaatay lawadooda janada ilaahay hakukulmiyo
@mandeeqhussen2021
@mandeeqhussen2021 6 месяцев назад
Aamiin Aamiin yaarbi 🤲🏼😢
@sihaammahdi7883
@sihaammahdi7883 7 месяцев назад
Aaaaaaaaaaaamin abyo wax nafahmo oo fiican allah noo sahlo🤲
@fatimaomer-h1x
@fatimaomer-h1x 7 месяцев назад
Ayny kmdalo taageer ni.dada runtii ❤❤❤keep going abyo
@MaryanxasanMaryanxasan-s9p
@MaryanxasanMaryanxasan-s9p 7 месяцев назад
ALLAH HA UNAXARIISTO ❤ QOFKA WANAAAGSAN ADUUNKA KUMA WAARO WAAYO ALLAH AYAA KAA JECLAANAYO ALLAH HA UNAXARIISTO😊😊
@aaminasaxardiidcabdilahi5275
@aaminasaxardiidcabdilahi5275 7 месяцев назад
Ayaan gobdoon washay qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Allha hakubarkeeyo❤❤❤❤
@OsmandjibrilLidi
@OsmandjibrilLidi 7 месяцев назад
Waa qiso aad uu xanun badan wallahi 😢😢😢
@hanamoha3252
@hanamoha3252 7 месяцев назад
Congratulations for reaching 200k Ayaan!!!🙌🥳
@NadiifoMaxammuud
@NadiifoMaxammuud 7 месяцев назад
Rabi janadi haku casumo cabdale😢😢
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 7 месяцев назад
Qisooyinkaagu way wada icajabiyaan laakiin maan arak tan mid lamida
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 7 месяцев назад
Tnx habo waqtigada qimaha badan nasiiso jazakallh
@XamdaMukhtaar-v1u
@XamdaMukhtaar-v1u 7 месяцев назад
Mash alla ayaan walhi waa qiso dhin dhin ah 🎉🎉🎉🎉
@Aishomursal2351
@Aishomursal2351 7 месяцев назад
WCS ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@RaxmoAhmedmahamed
@RaxmoAhmedmahamed 7 месяцев назад
Asc walshy ayaan gobdoon io dhamaan asxabta meesha ku jira ❤
@luulciise6703
@luulciise6703 6 месяцев назад
Allahuma amiin🤲🤲🤲🤲
@xamdaancadeey9763
@xamdaancadeey9763 7 месяцев назад
Alle haunaxaristo cabdala 😭😭😭😭 qofka wngsan mawaro 😢😢
@nadifohasan2489
@nadifohasan2489 7 месяцев назад
Subxanallah wllhi wa cibro ilahey xa unaxariiso Abdullahi
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi 7 месяцев назад
Allaa calool sanuun wèynaaa murugo ayey nogu so dhmaatay qisasaaan aaaamiiiin abaaaayo adiga familkaaga alle hakuu dhowro wadmooyee wx kle idinma kala geeyaaan caruurtana alle hakuu xafido
@FatumaMohamedAli-ll4jt
@FatumaMohamedAli-ll4jt 7 месяцев назад
Wllhi ilmada ceshan wyey 😢 😢 Ilaah jannada haka warabiyo apdalla 😢
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 7 месяцев назад
Mashaa Allah Ayaaney Allaah haku xifdhiyo Insha Allah mahadsanid Qisooyin wanagsan waaye oo Cajiib ah
@sihaammahdi7883
@sihaammahdi7883 7 месяцев назад
Allah unaxriisto walhi wuu qalpi fiicnaa
@kamalali79
@kamalali79 7 месяцев назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug 7 месяцев назад
Shshukran wallo ayaaney burco ka soo so fiifiirssds
@NadroNadro-c6k
@NadroNadro-c6k 7 месяцев назад
Aax qalbiga bay itaabatay
@FardowsoAxmed-y4n
@FardowsoAxmed-y4n 7 месяцев назад
Ayaane abaayo ilaahay haku xifdiyo wan kujeclahy ilaahay dartiisa❤❤❤
@filsanhassandiriye22
@filsanhassandiriye22 7 месяцев назад
Masha Allah Ayan quruxey waan kahelay runtii qisadaan adna walahi waan jeclahay shekadaada❤
@HappySunsetMountain-wx4li
@HappySunsetMountain-wx4li 7 месяцев назад
Allow u naxriiso Abdallah waan la qiirodey wllhi
@MahdiyaHassan
@MahdiyaHassan 7 месяцев назад
Machallah ayaaney abayo waan kusalamay beautiful story mahadsanid qali
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy 7 месяцев назад
Asc. Abaayo. Cayaan. Waa. Jeclahay Sheekadaada. Anigoo. Joogo. Canada 🇨🇦. Hussein Afgooye
@nadiifoxasanali4746
@nadiifoxasanali4746 6 месяцев назад
Afgoye aqnay miyaa
@BureeqoCawil-rz3il
@BureeqoCawil-rz3il 6 месяцев назад
Illahow unaxariso😭
@aasiyamaahamed4951
@aasiyamaahamed4951 7 месяцев назад
Ilahay farxad waarto hakusiiyo❤
@FardowsoIbraahim-p1v
@FardowsoIbraahim-p1v 7 месяцев назад
Alx waa markii koobaad oo videos oo mudo yar yaalo aan la kulmo wakhtigoo igu yaraa malintii markuu sacado badan yalaan baan wakhti uhelaa ka qado kaqadaan ku karsadaa inta qale buuqa dadka inuu iqaso ma jecli iyo waxbarashada oo ayna wakhti kalaa Ayaaneey waxyaabo badanbaan kaa badhay anoo karti iyo garasho udhashaa hadana garasho iyo garaad isii kordhisay iyo khibrado badan waxyaabo badan baa ibartay macalimad baad inoqotay runtii ay bulshada muhiim u ahaayeen in la baro garaadkaas adaa ka qayb qatay baayo macaan walaashay Qiima badaneey farxad iigu nooloow inta nolol jidho👸🧡 Hadaan gabdho nahay anagaa faidada ugadan ku qabna meeshaan waxyaabo badan oo halis nagu ahaa baan kala baranay iyo wax kastoo noo wacan
@camrainaxusen
@camrainaxusen 7 месяцев назад
Ayaaney wanso idhaweynehe sodaa walashey
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 7 месяцев назад
Qiso Qurux Badan Lkn Murugo Dib Ka Noqotey Cashir Badanne Ibartey.allow Janadii Geey Abdalla kuna Kulmi Xaaskisa iyo caruurtisa.dadwalbo is Jecel allow Ha Kala Geyn
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 7 месяцев назад
Ilahy ha u naxaristo wllkey ❤❤❤❤❤❤ nasibka fican markad hesho qof ku Jecel ❤❤❤
@sahraxaashicolow7776
@sahraxaashicolow7776 7 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@NimcoIbraahim-b3b
@NimcoIbraahim-b3b 7 месяцев назад
M .a runtii waa qiso cajiib ah ❤
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 7 месяцев назад
Mashallah beautiful story thanks ayan salam from london ❤️ 💙 ♥️
@XamdiXamdimuqtaar
@XamdiXamdimuqtaar 7 месяцев назад
Ayaaney ilhay dartee ayaan kuu jeclahay wallhi❤
@mabruukaahmed17
@mabruukaahmed17 7 месяцев назад
Allah ha u naxariisto wiilka wlhi anagana ruseele ayuu noo ahaan
@micraajahmed6138
@micraajahmed6138 7 месяцев назад
Allaha u naxariisto
@MunaAbdi-v1y
@MunaAbdi-v1y 7 месяцев назад
Mahadsanid wllshy qali Allha ku xafido 🤲❤️
@XafsoIman40
@XafsoIman40 7 месяцев назад
Aamiin yaa rabi
@fatuunabdi1587
@fatuunabdi1587 7 месяцев назад
Ayaaney qisadan zaaid ayaa I cajiwesy
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 7 месяцев назад
Walhi siniyadaa u ooyay ale haunaxariisdo ayaaneey xabiibti hore usoco❤❤❤😢😢
@NajmaNajmaali-d5r
@NajmaNajmaali-d5r 7 месяцев назад
Alla qalbiga wlle waa qiso nolsheeda watdata wll
@MumtaazMumtaaz-vy6hu
@MumtaazMumtaaz-vy6hu 7 месяцев назад
Wlhi wa la ilmeyey wa qiso xanun badn😭😭😭😭😭
@hhhughhgv2088
@hhhughhgv2088 7 месяцев назад
Ayaaney qofkA lbaad❤❤
@Taqiyss
@Taqiyss 7 месяцев назад
Qiso cajiba ah allah ha unaxariisto
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug 7 месяцев назад
الله يرحم.الله راحمة وسعية عبدل
@FaadumoXasan-zp5ec
@FaadumoXasan-zp5ec 7 месяцев назад
Ayaaneey qisadani wayiga ohisay
@_bebe_suu8963
@_bebe_suu8963 7 месяцев назад
Very good story ❤❤
@XamiidoAli
@XamiidoAli 7 месяцев назад
Acs Ayaan ❤❤❤❤❤
@Hudaaymohamed
@Hudaaymohamed 6 месяцев назад
Illahi xaunaxristo 😢😢😢
@Prety977
@Prety977 7 месяцев назад
The first comment thnku hapo❤
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 7 месяцев назад
شكرآ غالي ❤❤❤
@Nadiirocabdirsaaq
@Nadiirocabdirsaaq 4 месяца назад
😢😢😢😢😢 illahow kasoo kale
@MaryanAadam
@MaryanAadam 7 месяцев назад
War iisoo duceeya was waas ayaa igu dhacay mudo 4sano heer waxaan gaaray in aan hool qabsanwaayo salaada aan dukan waayo
@ramloaadan
@ramloaadan 5 месяцев назад
Illahey haku caafiyo ❤️🥺 abaayo waa dareemi karaa waa wax dhib badan aniba saas uugu dhibanahy 😢
@sabirinomer3127
@sabirinomer3127 7 месяцев назад
Tan qiso wey dhaftey ❤😊
@deeqomaxamed8739
@deeqomaxamed8739 7 месяцев назад
Ayan qurux hore u soco abyo mcn❤❤❤❤
@jamilojimcale2543
@jamilojimcale2543 7 месяцев назад
Sheekadaan somali ma,ahan aa ,umaleenaa
@RayaanHonasti-v6j
@RayaanHonasti-v6j 7 месяцев назад
Wsc ayaan cdey m.a sis 😊😊😊 ax ax ax 😢😢😢😢😢😢😢 yaaaaaa nin rageed walhi waa qiso marna xanun marna dhin dhiin❤❤❤
@MaariyaMaxamud
@MaariyaMaxamud 7 месяцев назад
Allah haku naxariisto cabdale si xun Baan uga qiirodayy 😢
@SiciidoYusuf
@SiciidoYusuf 7 месяцев назад
Asch.. ayaaney waa sheeko. Qiimo badan..intii sheeki. Aan kaa dhagaysanaayeyshweekaddii. Ugu qiimaha badneyd. Wllhi. Waa. LA. Ioyey. Caballero. Sheekadiisa
@camrainaxusen
@camrainaxusen 7 месяцев назад
Amin amiin yarb
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 7 месяцев назад
Amiin amiin 🥺🤲
@asmajaamacfarah4622
@asmajaamacfarah4622 7 месяцев назад
Wow mashallah
@hafsahussein1122
@hafsahussein1122 7 месяцев назад
Ayaaan byo saacada noo dheere🥰🥰💋
@Fatima11-by
@Fatima11-by 7 месяцев назад
Allah unaxariistoabdala😢
@hanaqaadhahabaabin1890
@hanaqaadhahabaabin1890 7 месяцев назад
Qisada musal sal ila egatay marke cabdalle inta wacatay iga so gaar dhahday asna u imaaday ninkiina garaaacayy!
@shukriinahassan264
@shukriinahassan264 7 месяцев назад
Wllhi waa qiso aad o cajiib san😢😢😢
@Siman.qalbi-lacka
@Siman.qalbi-lacka 7 месяцев назад
Hoo ubaxaan Ayaaney🎉🎉
Далее
UFC 308: Пресс-конференция
35:18
Просмотров 557 тыс.
Скинь той самой ❤️‍🔥
00:15
Просмотров 17 тыс.
4 October 2024
14:23
Просмотров 5 тыс.
UFC 308: Пресс-конференция
35:18
Просмотров 557 тыс.