Тёмный

Ninka Fiqi La Yidhaa ee Somaliland Laga Kari Layahay, ISAAQ baa Xoreeyey Reerkiisa ~ Boqor Buurmadow 

Hargeysa Today
Подписаться 52 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

"Ninka Fiqi La Yidhaa ee Somaliland Laga Kari Layahay, ISAAQ baa Xoreeyey Reerkiisa" ~ Boqor Cismaan Aw-Maxamuud (Buurmadow) oo ka hadlay Taariikhda Guumeysiga Dhexmaray Beelaha Majeerteen iyo Habar-Gidir.
*** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
/ @hargeisatoday
#ShopwithRU-vid

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 3 месяца назад
Markaad cadawga dabada u dhaqdeen , ha ahaado afwayne ama huwanta imika , waxaad tirtirteen taariikhdii aad lahaydeen , hadalka imikana wax tarimaysaan.
@AbdurahmanGocase
@AbdurahmanGocase 3 месяца назад
Legend boqor cismaan geesi isaaq
@garaadabdi5768
@garaadabdi5768 3 месяца назад
Just go London , Oxford library
@ladanladan1718
@ladanladan1718 3 месяца назад
Odaygan doqonka ah ee buur madow ee cadowga somaliland la shaysta ee hungurigu qaadaty ee iimaan ka la munaafaqa maxaa wax laga waydiin
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 3 месяца назад
Cuqdad ayaa haysa,
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 3 месяца назад
King Osman Boormodoo he is a king of History of the New generation long live to u and ur HT tribe insha allah ♥️ 🙏 ❤️ 💖
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 3 месяца назад
Boogmadaw waa ninka ugu xun reer somaliland , wuxu la dagaalamay dalkiisa oo aw u soo raacay huwanta , wuxuna sheegayaa taariikho aw la dagaalamay .
@kaledomar7041
@kaledomar7041 3 месяца назад
BUURMADOOW TALOOW YUU USLEEYAHAY DABIN U XIDH, BUUR MADOOW SHACABKA SOMALILAND EE FAYAAW WAAY KU BARTEEN.
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 3 месяца назад
Magac somali oo dhan ka dhexeeyay bay bay si qasab ah isaga sheegteen dhulbahantuhu daraawiish somali oo dhan baa lahayd
@garaadabdi5768
@garaadabdi5768 3 месяца назад
Nin waliba hada wuxuu yahay ayuu ahaa Mamul majiro Nasabadi majirto
@garaadabdi5768
@garaadabdi5768 3 месяца назад
Hawiye Badooda kabax Iidoor kahadla
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 3 месяца назад
Taa axmad gury isaaqu dhuka hawiye u qaxay: fulay 1 somalidiidka:
@garaadabdi5768
@garaadabdi5768 3 месяца назад
Daraawiish iyo Waxuu san Waxba ka ogayn ayay ciyaala suuqaasi iska waraysanayaan
@zahrasaed148
@zahrasaed148 3 месяца назад
Wallaalkiis baa Burco lagu dilay oo uu ilaawi layahay waa aarsi doon oo waa cadaw kii ugu jaahilsan una indh adeg. Waa nin nabar leh sidaas buu ugu waashey Somaliland ee ha bikhleeyo.
@NimcoFf
@NimcoFf 3 месяца назад
@@zahrasaed148 mxaa keenay burco saw qori muu sidan hadii la dilo
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 3 месяца назад
Maxaa kan naloogu wareerinaya
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 3 месяца назад
FiQi xaal qaado way kuu soo qaxeen markii Gaalka amxaarka gobolada waqooyi qabsadeen. Awdal stat somalia axmad gury ayaa jihaad kaga saaray illa xadka sudan: abaal malahan somalidiidka:
@madoorankareealownoodooral770
@madoorankareealownoodooral770 3 месяца назад
Soomaali land hasameyso daraawiish waayo magacani wuxuu noqday magac lagu dhibaateeto
@garaadabdi5768
@garaadabdi5768 3 месяца назад
Nacaladi ku kortay Ciyaala suuq
@ahaiban1
@ahaiban1 3 месяца назад
Dagaalka Daraawiishta iyo Gaalada wuxuu dhamaatay 1904 waxaanu bilaabay inuu qabaa'ilka Somalida markaasay laba jilib oo dhulbahante waa nimankii saaray Sayidii hebel wuu xujoobay, marka dambana wuu jabay!!!
@garaadabdi5768
@garaadabdi5768 3 месяца назад
Gaal iyo “gaal raac” Xukunka islamka waa iskumid
@SokoreyCabdi
@SokoreyCabdi 3 месяца назад
Abaalabe
@abraQolkisa
@abraQolkisa 3 месяца назад
Bal jahilkan an cadayan huradaleh ayaa ku leh waxan xoreyey Somali gar ahan HG
Далее
Irreechaa Hora Finfinnee OBN Fulbaana 25, 2017
Просмотров 1,4 тыс.
Jacaylka Sidee ayey isku yihiin Maxamuud Xaashi?
11:00