Тёмный
No video :(

"Ninka Reer Boorama Xildhibaanadooda Eryanayaa waa Xukuumada Jirta ee Rida” Maxamed Abiib 

SAAB TV
Подписаться 492 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Месяц назад
Xildhiman Mohamed abib wa halyey isku qabil maanoho balse shacaabka aqoomaha dadka dayarta ayu uu hadla wana shaqatiisa inu runta sheego mar walba siyasiinta somalidu run wey neceeb yihin reer awdal garab joogo Xildhiman kaa from Djibouti nolada ❤️❤️
@SadikSatiya
@SadikSatiya Месяц назад
Midnimo somaaliyeed baan arkaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 Месяц назад
Nelson Mandela weeye Mohammed abiib ❤
@safa.mohamed568
@safa.mohamed568 Месяц назад
Madaxa waynaha mustaqbalkaa❤
@alyasfarah9816
@alyasfarah9816 Месяц назад
Masha Allah guul reer borama
@mustafeabdi8483
@mustafeabdi8483 Месяц назад
Halyey dhise "ina Abib", Reer Mideeye "Dhulbahante", Cawaro caami ka dhige"SL" Mucaarad dhise"Xersi & Wadani" Mujaahid sameeye "Oofwareen" Badda Somaalieyn ilaaliye "heshiiska Turkiya" .......Muusow Hal baa dhiman Xamar ku shub ummada
@daauudadam188
@daauudadam188 Месяц назад
Ala ilaahaw wadanka muuse ka qabo
@mustafeabdu2765
@mustafeabdu2765 Месяц назад
Awood shacab ❤
@adanali9910
@adanali9910 Месяц назад
Maan sha allaah
@SalmanMaxamed-vz8sv
@SalmanMaxamed-vz8sv Месяц назад
Alloow muse naga qabo from burco
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Месяц назад
Aamiin from seylac
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Месяц назад
Heego qac qalbada jaban maanta iyo maalin kale dulmiga ciribtiisa waa shalaay
@user-lq2vl2tu1m
@user-lq2vl2tu1m Месяц назад
Mashalah
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 Месяц назад
madax waynaha mustaq balka aahaa❤❤❤❤❤waaaw fariiid
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Haaa waa sax dey
@Sumadeena
@Sumadeena Месяц назад
Boqolaal qof kuyeh, waryaa xisaabta soo baro.
@quenmaida1376
@quenmaida1376 Месяц назад
Xisaabtu wuu yaqaqn lkn waa ilmo muuse
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 Месяц назад
Dhabta halkani taala waa muuqataa waana mid MAXAMED ABIIB ka weyn, afka oo laga yidhaah SOMALILAND ha noolaato iyo MUUSE ha dhaco wax ka weyn ayaa yaala, shaqsi sitaa calanka SOMALILAND muujiro, waana fariinta dhabtaa ee taal. Dhab u hadal bey rabtaa reerkii SAMAROON ahaa waa ay hadleen. Doqon baan garan waxa socda, Farrin la diray weeyaan oo ah naguma FILA SOMALILAND.
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Месяц назад
Waa runtaa ma wataan calanka soomaaliland laakiin jeebka waxaa ugu jira calankii buluuga haduu ina abiib yiraahdo awdal esteet weey la soo baxi lahaayeen laakiin walalidkiis baa la dardaarmay aabihiis iyo adeeradiis baa yidhi rabshad ha kicinin
@IlyasCdosh-le3fk
@IlyasCdosh-le3fk Месяц назад
Masha alllh
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Месяц назад
Dr Xabiib garabkaada allaah swt ha gallo allaah yaxfadka
@user-iu5sx9iy7i
@user-iu5sx9iy7i Месяц назад
Nelson Mandela weeye mideeyaha soomaaliland
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 Месяц назад
Geesi hal adag oo dhiiran....maanta waxaad tustay kulmiye taageerada aad reer Awdal ku leedahay!....Guul isbahaysiga mucaaridka!
@hoodo9260
@hoodo9260 Месяц назад
Ha dhaco
@cabdilaahimaxamed7698
@cabdilaahimaxamed7698 Месяц назад
Waleee waa laan dheere laandheere dhalay
@aboubakaryousuf3543
@aboubakaryousuf3543 Месяц назад
ninkii ka dheeri ha ka boodo wakaasiye
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Месяц назад
Heego waa yaabtay maanta😂😂😂😂.
@MuhyadinWalaalo
@MuhyadinWalaalo Месяц назад
Ninrageed
@AbdirahmanOmer-u7g
@AbdirahmanOmer-u7g Месяц назад
❤❤❤
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Месяц назад
SAMAROONIYAA AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL MAXAMUD ABIIIIBBBBB WAAA GUUUUUL GEEESI
@CaamirMaxamed-wt8uv
@CaamirMaxamed-wt8uv Месяц назад
Ragan adeer iyagaa Isaaq ka jecel somaliland
@MahirMahadi-zy4rm
@MahirMahadi-zy4rm Месяц назад
Busa judan ha dhaco haa dhaco
@SumayaElmi-sq7nd
@SumayaElmi-sq7nd Месяц назад
Asc
@user-ou4xj6gj3e
@user-ou4xj6gj3e Месяц назад
Hhhh muuse wadanki si buu joga😂😂😂
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 Месяц назад
Muusow markale markale ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 Месяц назад
waxas mjirto😂
@user-yi1nu9ne8t
@user-yi1nu9ne8t Месяц назад
Waxay mujiyen nacayb ad uqotdeer.
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il Месяц назад
Heego cadhooley waa jahwareertay maanta kkkkkkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣✅💯
@quenmaida1376
@quenmaida1376 Месяц назад
Waxan soo xasustay soo dhaowtii farmaajo putland iyo galmudug
@HassDougsi
@HassDougsi Месяц назад
Geesi
@abdullahiabdi4727
@abdullahiabdi4727 Месяц назад
Muruig iskubaxaa somaliland kulaxaaa😂😂😂
@afaarax6322
@afaarax6322 Месяц назад
Geesinimo
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Месяц назад
Muse ha is casilo ama awdal borama waxey ku biiri donta somaliya
@housseinbilanaicha6936
@housseinbilanaicha6936 Месяц назад
🎉🎉🎉💪💪💪
@sakinahss3237
@sakinahss3237 Месяц назад
Geesi garab wayey war wax iska celiya oo gumesiga ka baxa no more snm
@ismailahmed8098
@ismailahmed8098 Месяц назад
Mar hadi ka dhacaya yahay isaq ka nolanayana isaq yahay waa cadi
@ilays-camuudchannel3865
@ilays-camuudchannel3865 Месяц назад
Calankii Somaliland mee?? Hal qof oo sita calan majiro??
@AbdirahmanOmer-u7g
@AbdirahmanOmer-u7g Месяц назад
Xidhiban qaran hadhaco muse biixi hafhaco
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Месяц назад
awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of
@user-yf6hm5dq6x
@user-yf6hm5dq6x Месяц назад
Bes weeye anaka dhinac kasta oo nalooga imid 😂😂😂😂😂 bari iyo boorama Anaka hargeisa na deeqda waxba nagama galin dadka is haysta
@guledarale201
@guledarale201 Месяц назад
Calankii SNM maanta qof sita lama arag
@SadikSatiya
@SadikSatiya Месяц назад
Nolaada dadkayqaaaaaawwww
@AsagaKalay
@AsagaKalay Месяц назад
Maxamed abib anigu waxaan u aqaan camrad la ciyaar
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂𝐨𝐨𝐲𝐚𝐲𝐞 𝐨𝐨𝐲𝐚𝐚𝐲𝐞 𝐨𝐨𝐲𝐚𝐚𝐲𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐦𝐮 𝐝𝐡𝐞𝐞
@muuminbarkhadle3915
@muuminbarkhadle3915 Месяц назад
hoyada mrku helo umbu amusi
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 Месяц назад
oohini aday kugu hadhay😂
@abdiyusuf4259
@abdiyusuf4259 Месяц назад
😭oyaye naag naag dhaly muuse malaha somaliland ee Anaga leh Wana la kala baxayaa nikii talin jiray baa talin doona 😭😭😭😭oyaye
@mahamouddjama7117
@mahamouddjama7117 Месяц назад
Goormaad talin jirtay nacasyohow taariikhda dib ugu noqo inaanad iskoolna dhiganbaa dhici karaysa taariikhduna waxay kaaga bilaabantaa snm kuuguna dhamaataa dadkan aad uhanjabaysid waa dad boqortooyo kasoo jeeda kaana nasabsan kaana geesisan oo kaa raganimo badàn inigu mafikirtiina afkaad kahadashiin afkiina iyo dhagihiinuna isma maqlaan adeeer somali reer reer xoog ku qabsan karaayi majiro taxun baad ku alle taqaanaaye waxba hala hadhin hadhow aar niyow waan iskaciyaarayey ha odhan
@abdiyusuf4259
@abdiyusuf4259 Месяц назад
@@mahamouddjama7117 Xayawan mangab calaka bulga eed shegato Halkee lagasaray ma guri ga hoyadaa Somali anaa sameyay mideyay iyadoo midna talyani waso madna ilaa iminka kiniya wasto midna Ethiopia wasto midna France wasto ayan xornimadaydii u sadqeyay markan arkay xaywan inan dhex galay i cunay Anaa kala dadiyay ka dhigay tafaruq Duni kala Aburay la yidhaa somaliland Hadna waxan samaynayaa isaaq land Yamyam iyo qadad wayan oo dhan Ima lodin karan im power 💪💪💪💪💪💪💪✌✌iska ci dofar waxid
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 Месяц назад
Reer borama inay codeeyenba maaha walahi mid walba wuu idinku danaysanya intu balamo beena idin qabto hadhow idinma aqaano 😢
@abdirisakmohamed2788
@abdirisakmohamed2788 Месяц назад
Wali runta lama gaarin, SNM cabsi cabsi!!! Jamhuuriyadee?? Fuley!!??
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk Месяц назад
Aar miskiiskii shiine ee xalay loosoo dhiibey tolow muxuu odhan waar ninyohow laysma hortaago mowjadaha daadka ha waxaas oo kale
@AsagaKalay
@AsagaKalay Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 maxamed camrad la ciyaar
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Месяц назад
Muuse xayraana down
@maxameddakhare6657
@maxameddakhare6657 Месяц назад
Maxa haya ee uu la boodboodyaa cusbo kini 😂
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Месяц назад
waxaso uu dhan lama baahnan waa maal ibraahim duufla iyo xassen qootiy laataliyal kaa yaahiin xaagey gaadhesa
@ibrahimhassan7669
@ibrahimhassan7669 Месяц назад
Sawirada beenta ah dadka lagu badinjiray gaadhay.. Reer wadani waxba fotoshop haku badinina... Waad dhacaysaan hawanta gudaha
@user-ui7ff4rq5l
@user-ui7ff4rq5l Месяц назад
Waxa uuxusayaa oohintii ruqi kkkkk
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 Месяц назад
😂😂😂 somaliland waa dal démocrate ah oo cidna lama cabudhiyo ee waxa inaga reeban cunfi iyo cadho waxa lagu klala baxayaa waa codde qof kastaa cidda uu rabbo codka ha siiyo 😂😂😂😂😂
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Месяц назад
Kkkkkkkkkkk kulmiye haw dooranina ee wadani doorta ayaa ka dhacday ina cumar geele iyo calankii Argentinië dhulkaa la go’ay waxay isugu soo ururtay Somaliland ha guulaysato Maxamuud Xaashi baan salaamayaa kkkkk Kulmiye ha codaynina Wadani u codeeya
@Ibrahim1971-vc9kl
@Ibrahim1971-vc9kl Месяц назад
Boqolaal qof kulahaa, maxaad uga jeedaa wariye ilayn waad aragtaa mise tirada ayaadan aqoon
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il Месяц назад
Heego cadhooley Ismaaciil cumar geele baranbaro weligiiba muusan iman SL kkkkkk 🤣🤣✅✅✅💯
@AbaasAden
@AbaasAden Месяц назад
Waa tuug umada somaalilan cadaw ku ah oo kala diriya oo qabiil qabiil u kala saaraya ictiraafka somalilan cadaw ku ah
@CaamirMaxamed-wt8uv
@CaamirMaxamed-wt8uv Месяц назад
Muuse sawmaaha
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Месяц назад
Calan casta dagaal sokeeye ka go aan meel kasta qori dab leh ka shidan
Далее
MILLION JAMOASI 2024 4K
2:17:51
Просмотров 12 млн