Тёмный

NINKADA MATAQANID ANIGA KAGA AQON BADAN . NINKADA WAA DOQAN. JAWABTADA WAA TAN ABYO. 

Hamda Home Decor
Подписаться 114 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 129   
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 8 месяцев назад
Aniga ahaan Boqol war hadi leygaga soo sheego xitaa ma aminaayo waxaan arka un baaan ku qancaa anigu teeda kle nin keyga ka hadalkiisa maba ahan in aan ka dhagaysto mana qurxana in nin lee laga hadlo ninka wa xor ana xor baan ahay dumarow shekada nin ka hadalka aan ka xorowno❤❤
@AmaalHassan-di7eq
@AmaalHassan-di7eq 8 месяцев назад
Naa Dee ninkaagu Hadu ku fiicanyahay qali caga dhigo anaga aragnay qaar xaas leh oo dafiraya o leh waxba ma lihi caadi iska dhig
@yuuuuga1
@yuuuuga1 8 месяцев назад
Ninkeyga kama hadlin wall hadow fcn yahy iyo hadow xun yahy
@NadimaMiel
@NadimaMiel 8 месяцев назад
Saxibtey ninkeeda bilowgi guurkoda si walba ayu iskugu dayay inu xidhiidh ilaa sameeyo wan ku jeclaahay io waan ku rabaa lakinse isagana kama aqbaalin iyaadana uma sheegin Hadu an u sheegi laaha si ay wax noqon lahayeen allah baa oog balse manta alhamdulillah 3 caruur iyo reer dagan ninkina allah wa iga jeediyay markan u jixinjixii wayay reeraha lama dheex galo aheiran ibnu adam ah lama noqdo
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 8 месяцев назад
Maasha allah😂farid
@aminohasssan3244
@aminohasssan3244 8 месяцев назад
Kkkkkkkkk ilahow ninkeyga nagwalbo doqon ooga dhig Amin 😂😂😂😂 Wlhi wa run naag walbo ninkeeda ayada qof ooga aqoon badal majirto gabdho waxan arkay ninkoda shabel naagod ah oo ee ogtahay hadana masej naag kula sheekestay marke aragto wexe dhehe naagahaan ninkeyga laga kari layahay naagaha inta badan ayagoo og hadana iska indha tiraya oo ayada niyada ku dhisanesa
@ChalanjoChalanjo
@ChalanjoChalanjo 8 месяцев назад
Ilaah guur xalaal isii mid sida hoyadey inaxariisto aaphey cml ijacel iyo sida walkey sharaftey idhoro 😮madax isaarto sedii quen allow isahal waa maqrib❤❤❤
@Amira-m2u5j
@Amira-m2u5j 8 месяцев назад
Amiin Amiin yaa Rabi
@mavooo2962
@mavooo2962 8 месяцев назад
Aamin dhamantena ❤
@raxmataali8598
@raxmataali8598 8 месяцев назад
Aaamiin
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 8 месяцев назад
Allahouma Amiin ❤🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏
@ManagingAcount
@ManagingAcount 8 месяцев назад
Amiin amiin dhamaanteen ❤❤❤
@queenesra9427
@queenesra9427 7 месяцев назад
Amiin wlhi wakugu racsanhy xamdi waigaqoslise 😂😂😂
@Deeqo-71
@Deeqo-71 8 месяцев назад
Habo Mcn Aqligaaga Allha kuu dhaafo ❤😊
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 8 месяцев назад
Astaaqfirullaah dheh abaayo xamdiyeey waa tiri sida loo abuuray ninka xun ayaa loo abuuray naagta xun..... waxaad ogtahay in uusan Allaah abuurin qof ama ilmo yaroo xun ee waa sida lagu soo tarbiyeeyo iyo siduu qofkaas uga fogyahay Allaah uu sheeydhaanka u duufsaday ama uu u raacay yaanan Alla Subxaanahu Watacaalaa laga been sheegi wuxuu na abuuray anagoo daahir eh muslim eh dhayib eh Alxamdulillaah.....waxa na heeysto waa dulmiga aan ka galnay Allaah..... nafteena iyo aqoon daro diineed Subxaanallaah Alloow na hanuunin......waan ogahay waad kawado laakiin abaayo iska sax inshaa Allaah
@Shugricumaraahmed7293
@Shugricumaraahmed7293 8 месяцев назад
Xamdi hunguri bay gabdhan ka raad satay wayna ku jees jeeatay ninkeedu hadu fiican yahay maah kuwa kle inay fiican yihiin saado dhibka ku dhacay ree kampala way og yihiin xaamilo qaliin galayso oo hadan isku buuqsan ooka khiyaamay la xumayay xamda illahay arsaaqad tan dhaanta ha siiyo waxas ilmaha ha iska siin inta waxka hadlin soo raadi wixi kadib ka hadal inkaasto hunguri aadka raadinayso
@XamdaMaxamed-sw4os
@XamdaMaxamed-sw4os 8 месяцев назад
Maasha alaah alaah caqliga hakuu siyaadiyo❤
@sumayoabdi8536
@sumayoabdi8536 8 месяцев назад
Uguma aqoon badniid rerkiisa sababtuthy malintw dhashy ilaa inw ka weynanayey ayagw la nolaa dabecad walbw liyahay aygw la nolaa adiga waxaa baraty asgw intaa layg been ma aha ad nah waa arkiisa waba baranysa niinkaga sababtuthy waa noshahy lkn ha dhihiin Ana ugu aqoon sis❤
@samsamibrahim6524
@samsamibrahim6524 13 дней назад
Waa mahadsanid wax badan kaafaaiday xadimo, gaar ahaan dhiirigelinta gabdhaha
@istarlinkahin6499
@istarlinkahin6499 2 месяца назад
Mashallah hamdi
@roodacawil4410
@roodacawil4410 8 месяцев назад
Intaaa loohadlayaa waa tintaa gurigaa leh reer single aynu dareerno inagaa inamaa khuseyee video kan 😂
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 8 месяцев назад
Absolutely 💯 waa sax qof aniga iga yaqano ma jirto nonkayga haya raac lama noqdo fariid 😂😊
@daryeelkitchen
@daryeelkitchen 8 месяцев назад
Hamda my favourite RU-vidr Masha’Allah 🎉 great advise👏🏾
@Nani-abdalla
@Nani-abdalla 8 месяцев назад
Wan kugu racsanahy abyo fikradaha qurxda bdan ee posstive ka ah ad noso gudbiso thnks❤gabdhahana wxn leyahy Ragiina lasaxiiba oo isfahamka dhexdina ah xoojiya cidna yee idinkaga waramina👏🏼
@raxmataali8598
@raxmataali8598 8 месяцев назад
Masha allah habo caqlugaaga Barak laah 😊
@bishaaromaxamuud1302
@bishaaromaxamuud1302 8 месяцев назад
Abaayo saliga nabiga scw ♥️ u akhriso kaas waad heli anaa kuu og
@SafiyaMohamed-k4h
@SafiyaMohamed-k4h 8 месяцев назад
Somali oo dhan haday isku timado wa xunyhy kma dhagysanyo Aniga wxn ka daremo ama ka arko lee wala yaba naag naag dhagysan oo ninkeda uga waramyso
@HAMDAMuuee
@HAMDAMuuee 7 месяцев назад
Ninkayga saaxibkiis ugu dhaw anaa ah kasheekee heee hahahahhaha teeda kale naag kastoo nin xun aragtay waxay rabtaa dumarka dhan inay ragu ka xumaadan subxanallah naa naga xishooda😂
@Hibaa667
@Hibaa667 8 месяцев назад
Hamdiyeey wll fudeedka jooji ragu dhan uma tahid turjumaane ,rag xunxun oo dumarka ciila oo Narcissistic ah baa somali ka dhex buuxe.adigu ninkaaga uun baad ka hadli kartaa.way jiraan niman xaasaskooda dhabarka ka Toogta hortoodana u qosla oo dahab iska dhiga.
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 8 месяцев назад
qof xun isma qariyo wllshey inta laguu qoslaa gadashada waxbo kama galin ee malinta xumaantisa indhahaga imaato goankaga qaado aa ladhahay ilaheeyba xaraanbu kadhigay maxa kaso galaayo
@Umumahamed1
@Umumahamed1 8 месяцев назад
Hhhh niyahow aniga nag ninkeyga wax maba iga shegi krto hadan anigu barn wyo ya brnayo hadeyba ila timido wx kla mesha ka dhacyo
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 8 месяцев назад
Masha allah Hamda allaha ku xafido ❤
@hooyomacaan255
@hooyomacaan255 8 месяцев назад
Now that’s crazy there’s noway another person whether it’s women or men can talk to me about My husban whether he’s good or bad Walalhi wah
@Deeqo-71
@Deeqo-71 8 месяцев назад
Naag qaawan talo ka qaadatay 😂Aqli malahan wlhi
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 8 месяцев назад
Wan kugu raacsanhy inan aqaano ninkyga xamda runey ano isdhaha xamdi baryahan xaku dhacay ayu iso dhcy muqalkadu dhiiri galintadi noso celi❤🎉
@FaizaAadan-l9b
@FaizaAadan-l9b 3 месяца назад
Sax sax waye aabaayo❤
@Siciid-z7f
@Siciid-z7f 8 месяцев назад
Marawaxoy fudedka joji yarey😂😂 Gabadha qlpiga kajaban wlhy qlpigay ka Hadlaysa iyo calolxuma haysa wana xamilo Alle Haugargaro🤲😢Marawaxoy gabadha uduce Sister ❤🎉
@yuuuuga1
@yuuuuga1 8 месяцев назад
Gabarte u duceya abyo
@qadrodahirahmed3709
@qadrodahirahmed3709 8 месяцев назад
​@@yuuuuga1gabdha aad soo qaataday muuqaalgeeda
@malak-tn5ic
@malak-tn5ic 8 месяцев назад
Qamar sugani baa hada kahor naag so wacday say tiri uur ba ku leyahy suu yiri wll maba dhalo hhhhhhhhh shekadas ba so xasoostay
@HamdaHMulac
@HamdaHMulac 8 месяцев назад
Ala yaabin wa fikirkeda wana wxy aragtey ninkaga ugama aqoon badnida walidkisa nefad
@qadrodahirahmed3709
@qadrodahirahmed3709 8 месяцев назад
gabdha anaa daawadhaaye live waxa iisheegeyso ayada gu dhaceen guur badan ga halaabeen marxalad adag ay gu jirtaa sogor aagu dhacday waana xaamilo plz qalbigeeda ilaali una duceeya
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 8 месяцев назад
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷
@marwo2285
@marwo2285 8 месяцев назад
Naagahan anigaa iila imanaya e iga sheekaysan kalsooni badanaa 😂😂😂 hadii laygula so dhacayo way fiicantay in aan aamini 🤪
@dekaanab
@dekaanab 8 месяцев назад
hhhh anaa idhaa malinka ninkayga naag kusoo dhiirato inay wax kaga sheegto waa maalinka anuu aan dhintay walahi inay iguso dhacay naaag xitaa saaxiibaday waa sidaa la imaba odhan karo yaaaah
@Duceysan05
@Duceysan05 8 месяцев назад
🤣🤣 waaba fikir kii ugu walaan aan maqlo naa ninka hadaan aqoon maxaa kuso daba dhigay waawarey
@ayaansahalyuusuf9482
@ayaansahalyuusuf9482 8 месяцев назад
Fikir lesku ixtaramaya ma. Jiiro Haduu saxan yahaye wuu saxan yahaye hadu qaldan yahaye wuu qaldan yahaye that's fact💯
@LovelyForestBridge-sh5kq
@LovelyForestBridge-sh5kq 8 месяцев назад
Hamda warsame comng soong 100k xafadeeyda 5mobeel ayaan kagag sareey guuleyso han ilaawin waxaa dhahdo had ka hora 100ka hadi an gara waxaa idin kagag shekeen dona cml sheekadi guurka adiga iyo nin dhere
@yuuuuga1
@yuuuuga1 8 месяцев назад
Queen Mahad sanid 😘😘😘
@DrlulaMoha
@DrlulaMoha 8 месяцев назад
I’m happy to see you have 100k 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉congrats❤❤❤❤❤
@sharafohassan9016
@sharafohassan9016 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤masha aallaah ina adeerteey ale ha ku amaansado inbadan xbbti
@HiboMohamedElmi
@HiboMohamedElmi Месяц назад
Kkk😂😂😂
@nimcomaxamadhassan5617
@nimcomaxamadhassan5617 8 месяцев назад
Sax sax waye aabaayo
@hamdabilan838
@hamdabilan838 8 месяцев назад
Ilen wuxu wa duco 😂😂
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 8 месяцев назад
you are so funny wallaahi abaay laakiin 100 % right waan kugu raacsanahay naagta warkeey sheegatay naag nool aa taqaano ninkeeda wax magaratada ma fahmaan
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 8 месяцев назад
Nin Somali biriq ah miyaa wax laga dhigayaaa yaab😅...Hadii naag lagaaa qariyey Khiyaali ku nool .....Hadii naag laga qariyo waa In aad Dameer aaad thy oo aad Tagaysid. ..Dameerta hayska joogto weeyaan😅
@abdisamad9294
@abdisamad9294 7 месяцев назад
Adiguba biriqa aad sheegaysa ku dhalay ee Aabahaa walaalkaa raga oo dhan maad wada arag qaar baa danab naar ah quruxey xaalka daji hubkana dhig😂😂
@najahabdilahi6779
@najahabdilahi6779 8 месяцев назад
Xamdiyay qiso ayan kula so wadagay lkn imanad so jawabin
@mariamabdulkadir6314
@mariamabdulkadir6314 8 месяцев назад
Aniga kugu xik like ta ha u saarno walasheena
@Umaymacali-r7r
@Umaymacali-r7r 8 месяцев назад
Waakugu raacsanhy baaayo fikiradaada wnagsan mhdsnid kunjeer❤😫👸
@shukraabdi5106
@shukraabdi5106 8 месяцев назад
We love you rushee dhaqan xumanta guriyaha islaamka rogaysa keep it up
@SomaliPatriote
@SomaliPatriote 8 месяцев назад
Haweenka ninkodu xunyahay xita aad bey utaqana ayada doorsata iney duli nimo kula noolato. Nagaha warka wareejiya wax la ogyahay unbey wareejiyan
@sagalsalaad421
@sagalsalaad421 8 месяцев назад
Sax nolsha inad sasba ka ahato cafimadkada kujiro lkn ilahey qof namadaba dhigo
@deqadalka9953
@deqadalka9953 8 месяцев назад
Ninkeyga hooyadiis xitaa waaka aqaanaa😂😂😂 qof kale iska dhaafe anina soo ii yaqaano hooyadey iima taqaano dee ilaahey ayaaba sheegay inaa dhar isku nahay jaaw jaaw👍
@marwo2285
@marwo2285 8 месяцев назад
Absolutely 💯
@habiboisaak9409
@habiboisaak9409 8 месяцев назад
Sax wlhi 😂😂😂
@SuleeqoAqil
@SuleeqoAqil 8 месяцев назад
Sax
@XamdaMaxamed-sw4os
@XamdaMaxamed-sw4os 8 месяцев назад
Hooyo ilmaheeda Cid ka taqaan ma leh
@fartunmohamud-c2o
@fartunmohamud-c2o 8 месяцев назад
Waliga lama amino qof waxaa uu ku shege nin&nagba maskaxdada ba lgu socda thnks hamda xbbti ❤
@Quruxbadan7com
@Quruxbadan7com 8 месяцев назад
Waxan hada maxa kaso dhigaysa wax ad adi ledahay la imow fiyus ilaha kuhaye
@yuuuuga1
@yuuuuga1 8 месяцев назад
Yaan laga daremin qalbi. Suunka xiro. 🤣🤣🤣
@Quruxbadan7com
@Quruxbadan7com 8 месяцев назад
@@yuuuuga1 ani mise adi
@nuurulimanchannel
@nuurulimanchannel 8 месяцев назад
@@yuuuuga1😂😂😂
@fartunmohamud-c2o
@fartunmohamud-c2o 8 месяцев назад
Waliga lama amino qof waxaa uu ku shege nin&nagba maskaxdada ba lgu socda thnks hamda xbbti ❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 8 месяцев назад
Le parole non si paga❤🫢
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 8 месяцев назад
Waxa Raaxada Ka Qaday Oo Danbaajiyey Waxa Waaye Waa La Yiri Yaabbb❤❤❤!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 8 месяцев назад
Too strong Our Sister❤Alloow I Kaa Xafid YARABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴😘
@xaliimacumar8861
@xaliimacumar8861 8 месяцев назад
Ma aaminsani naag intay iitimaado inay idhihi karto ninkaagaa saasa maxaa tusayba
@AymanHassan-d2w
@AymanHassan-d2w 8 месяцев назад
Sax weye kugu fikir ayaa ahay Sister🫶❤️. Waana iga qoslisay😂😅
@Xafso25
@Xafso25 8 месяцев назад
Xamdaay walh runta kugu jeclhy
@luulabdi6273
@luulabdi6273 8 месяцев назад
Mashaa allaah hadal wanaagsan❤
@shukraabdi5106
@shukraabdi5106 8 месяцев назад
Aad ayaad ula heshay naagah ruufiyanta ah waa janis raadis ❤
@-farhia
@-farhia 8 месяцев назад
Mansha allh marada aad qabto aad ugu oso baxdey
@nasraabdullahidaahir9657
@nasraabdullahidaahir9657 8 месяцев назад
Masha Allah 😊
@munamohamed1078
@munamohamed1078 8 месяцев назад
Waan kula qabaa ninkayga inlaiga aqon badan yahay ma modayo
@ayaanalimuhumed6052
@ayaanalimuhumed6052 8 месяцев назад
XMdi wll waankujeclahay
@raaqiyaabdirizak8329
@raaqiyaabdirizak8329 8 месяцев назад
Hamda caqli wanaag allaha ku harakeeye hbbti bal dhanka shukansiga ragga xiligan jooga mid laysku aamino waa lala ayahye bal qisooyin ka soo samee iyo aragtiyo kala duman qalih❤
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 8 месяцев назад
Walaaley ragga majiro midkasta markaad la sheekeesatid sariirta ayuu sheeko kaaga bilaabi walaahi shukaasi dhanba waan iska daaye 😂😂xageen nin udoonanaa waa yaabi Faarax kasta sheekadiisa waa sariir marka inakeen wan kahaajireenaa 😂😂
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 месяцев назад
​@@runkahadasho8495quruxye ma ila argtaye 😂😂😂
@raaqiyaabdirizak8329
@raaqiyaabdirizak8329 8 месяцев назад
​@@runkahadasho8495 wlhi qaalih waa yaabanahy mar marban is dhaha mala akhlaaq xumadana dadku ku guursada hadana damiir kaygu isiin waa nin walba sheeko xuman ugataga illhy kuwo Akhlaaq iyo ixtiramleh hyna siiyo insha allh adna waan ku ducyn qalih ❤
@XamdaMaxamed-sw4os
@XamdaMaxamed-sw4os 8 месяцев назад
​@@runkahadasho8495😂😂😂😂😂kula dhacday dheh sariirtu
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan 8 месяцев назад
Maroco ina keen aadne
@fardowsaahmed859
@fardowsaahmed859 8 месяцев назад
Taas kaamayeelin xamdaay
@Anzal222
@Anzal222 8 месяцев назад
Laandheero dhimo
@hamdiabdulahiahmed6255
@hamdiabdulahiahmed6255 8 месяцев назад
Hamda my favorite you tuber❤❤
@hamdabilan838
@hamdabilan838 8 месяцев назад
Jah ruun bdnida mcnyyy zamiyey
@Nimco592
@Nimco592 8 месяцев назад
Anaa uhoreyo
@Nasriin-q9o
@Nasriin-q9o 8 месяцев назад
Fariid
@Farhiyasheikh-g5c
@Farhiyasheikh-g5c 8 месяцев назад
Gabadhaan waamasayra santahay maxaa yeelay dadka waa kala dooq dhibka hàayo waamasayr ninkeedii ayaa loocaayay
@XamdaXasan-fe8dl
@XamdaXasan-fe8dl 8 месяцев назад
Abayo raga somaliyed 100 kiba 100 way wanagsayihi❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 8 месяцев назад
Macha"Allah Allaha Ku Xafido❤Plus Waane Walalaheen Waane Abayaalkeena❤Allaha Noo Wada Xafido YARABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴😘
@Mollytheduckyt
@Mollytheduckyt 8 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤
@LayloAbukar-hx2ii
@LayloAbukar-hx2ii 8 месяцев назад
Mash allh ❤ abyo ilaah hano ka xafdiyo
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 8 месяцев назад
Hamda xaqiq badka hadashay ❤❤❤❤❤❤
@hodanhibo6984
@hodanhibo6984 8 месяцев назад
Hamdi cominsoon 100k mansha allah 🥰
@FatumaHassen-n9w
@FatumaHassen-n9w 8 месяцев назад
Msha allh masha allh dumashi xamda
@hamdabilan838
@hamdabilan838 8 месяцев назад
😂😂😂😂
@sharafohassan9016
@sharafohassan9016 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@AyanDaoud-g6t
@AyanDaoud-g6t 8 месяцев назад
Oui sxb ta bien dit
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 8 месяцев назад
I always enjoy your view.
@habiboisaak9409
@habiboisaak9409 8 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂❤
@fatxiya8881
@fatxiya8881 8 месяцев назад
Thanks hamda qali ❤
@usamecade7532
@usamecade7532 8 месяцев назад
❤❤😂😂🎉💯
@CayniCabdi-s3g
@CayniCabdi-s3g 8 месяцев назад
Aamin ya rabi 🤲 😂
@shukriyamuhammad295
@shukriyamuhammad295 8 месяцев назад
Hamda sax🤣🤣🤣🙏
@KhadraHersi-t4q
@KhadraHersi-t4q 8 месяцев назад
Hadoo xunyahay xitaa waa ku taqanaa waana ku heysadaa sax don’t listen to anybody, u have to take ur Decision but don’t listen maanowiifto 😂😂😂😂😂✌️
@KhadraHersi-t4q
@KhadraHersi-t4q 8 месяцев назад
Laakiin naago waxaa jiro nin xun oo gabar soo xumeeye usacbo tumo, Tasso camel waxaa looka takaa ayadoo xalka laku xumeeye oo ba kadaran tii hore oo lookasootakeey 😂😂😂😂😂😂remember aa ladhaa magaceeyda 🖕🏼🖕🏼🖕🏼🖕🏼🖕🏼
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula 8 месяцев назад
😅
@Adnahasan58
@Adnahasan58 8 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂 ala xamdaa ninkeygu maba dhalo
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 8 месяцев назад
Macha"Allah ❤Macha"Allah ❤Macha"Allah❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲 I love you, Hamda, my dear sister 😘 😘🤲🇸🇴 You are very smart 🤲 🤲 keep it up 💝💝💝
@umuilyaas6152
@umuilyaas6152 8 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@AasiyaHussein3986
@AasiyaHussein3986 8 месяцев назад
waan kugu raacsanahy xamdaay❤
@umurayann5457
@umurayann5457 8 месяцев назад
Allah armaa run u dhimataa 👏🏻
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 месяцев назад
Xamdi wan ku wata❤❤
@degmocumer1673
@degmocumer1673 8 месяцев назад
Really ani hamdi la fikir ahy
Далее
Subaxa wanagasan somaliwey axalam aya manat idin wada
5:53
🦊🔥
00:16
Просмотров 396 тыс.
KNAAN OO KUUFSI LAGU EEDEYEY
10:01
Просмотров 291
Jeceelka see loo ilobaa || Amalina  ||❤️🧡💜
9:32