Тёмный

NINKAYGA DARTIISA CAADADA BAA ISKA JOOJIYAA 

Fartun Duvet girl
Подписаться 351 тыс.
Просмотров 112 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 441   
@lovecorridor6039
@lovecorridor6039 4 года назад
Priceless story. Indeed fartun I think Somali ladies should wrap up the so called "sacrifice" stuffs n know what they live for thanks
@hodonfarah211
@hodonfarah211 5 лет назад
I think its called Dumaal when the man marries his brothers widow. But personally I cant think of anything worse thn marrying your dead husbands brother
@Footballandgames386
@Footballandgames386 4 года назад
When you say like that U are againest islamic religion
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 года назад
Wa dhaqan somaliyed oo waxa lagu ilaalin jiray caruurta adeerkood loo soo dhaweyn jiray si aanay aabo u tabin adeerkoodna kolay naxariis ayu u haynayaa
@ahmedazad1154
@ahmedazad1154 4 года назад
Hodon Farah it is because of the children.The ather will treat them as his so they won't feel the abo's absence.
@ibadodumar7967
@ibadodumar7967 4 года назад
@@Footballandgames386 this is nathin to do with religion is Somali dhaqan not aayad of xadiith
@Footballandgames386
@Footballandgames386 4 года назад
@@ibadodumar7967 if our religion is allow how you can say stop, also you can refuse by your self only but Halal think is halal not Haram.
@caishoabdirahman1262
@caishoabdirahman1262 4 года назад
Abyo marka ninka kuqabo kadhinto waxa ladhaha dumal marka gabadha kuladhalathy dhimato ninkeda ad guursato waxa ladhaha xiskin thanks queen❤❤
@abdisalan2326
@abdisalan2326 4 года назад
i have refused that decision from my dad the good thing he always understands me because am the decision maker in the family and always guide them to the wright birth (with the help of Allah s.w )
@sudimohamed7183
@sudimohamed7183 5 лет назад
Fartuun waan kuxiisnay xageed kabaxday huuno❤❤❤❤ Fartuuney qof nolol soo sameystay ama soo maray guur maba guursan laheen. Dumaal baa ladhaha.
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 5 лет назад
walaley saas dhan xaa noogu Nacday 😓😓😒😒😒wax la Tuuryeeyo baa istaahisha 😂😂😂😂 Welcome Back Mama isniino
@dulmidiiddowladdonartan3013
@dulmidiiddowladdonartan3013 4 года назад
Ninkaga dartii ha u joojin caadada nicmada alle weeyee shugri dad badan baaba u waayay cafimad la’an dheh Allxamdulilaah waqtigana kafaaidayso intan gabowgu imaan abayo figradaydu waa sidaas
@amiishhussen8407
@amiishhussen8407 5 лет назад
Naagta marka nin ka dhinto 4 bilood iyo 10 Bari oo asay ayey qadaa ka dib ayey gursan kartaa abaayo furtuney
@BRage-gc7gu
@BRage-gc7gu 5 лет назад
haldhinac ka firise kwrn hadee uur leheed marku dhimanye marke dhasho oga go'e cidada so haisku qasin wey wajiyo badnan karta
@farhiyaibrahim552
@farhiyaibrahim552 5 лет назад
amiish hussen Haa Waa sax Sida diinta Ay qabto Waa sidaas
@amiishhussen8407
@amiishhussen8407 5 лет назад
*B.rage* wllky waa runta lkni abaayo fartun Aya dhahday amay markay bil jogtya gerada kadib aad gursatay marka uur lagama hadlin cidada abayo fartun shegatya unba shegay Ani
@marwanmarwan182
@marwanmarwan182 4 года назад
Haa waa runtaa wllo asaybay qaafaysaa
@Muhania
@Muhania 4 года назад
Haaa fartuney Ramadan mobarak walashay guurka maxlalka ah waa Adagtay in lagalo lkn waa daruuriyat jiro same time Alle iguma keeno pulse waa ogolan lahaa aniga oo u daneenayo ilmaha Walashay Aniga kula hadlayo Waqti 3sano aan jiray ooy hoyadey geriyotay Allaya raxma 🤲 Habo ayaa Aabe lagu daray daray Anagane farxat ayaan kusoo gornay Hadane university Ayaan dhamenay badankeen thnks my habo always we calling Mommy and we loved him ❤️❤️😘 Respect for you Fartuun
@Lamahela
@Lamahela 21 день назад
Fartuun abayo hada dhawa ku bartay masha allah qali wad iga farxisaa adì iyo hoyo ayaan Tiktok ku arkay markasaa dhanmaan mahelay lata lin taada masha allh waye horoy usoco qali albi ❤❤❤❤❤❤
@ladaneducaale9004
@ladaneducaale9004 5 лет назад
waxaan maqli jiray dumaal xun walaalkaa oo dhintay beey kugu dirtaa
@abdullahinadif7594
@abdullahinadif7594 5 лет назад
Ladane ducaale bisinka!
@abdullahinadif7594
@abdullahinadif7594 5 лет назад
Soomaalidu dhan walba waa ka maahmaaheen waa la yaab!
@64yearsago59
@64yearsago59 5 лет назад
Waligaa naagtuu walaalkaa ka dhinto ha guursan, hadii kale lafta iyo saantaa ku kala carari, caruurtaad adeerka u tahayna cuqdad cuqdad bay kugu dilayaan.
@abdullahinadif7594
@abdullahinadif7594 5 лет назад
Zaxarla Ceebla really?
@abdullahinadif7594
@abdullahinadif7594 5 лет назад
XAYEYSIIS IYO MADADAALO CHANNEL haye sxb mcne
@nasteexoyuusuf3066
@nasteexoyuusuf3066 5 лет назад
Abayo fartuun wlhi wn ku xisay runtii adunka kuu jclhy runtii❤❤❤❤❤❤
@DRTIMAJILAC
@DRTIMAJILAC 5 лет назад
❤❤❤❤ Ogaysiis ❤❤❤❤❤ Madooneesaa barnaamijyo caafimaad oo waxtar leh oo aad wax badan kafaaidi doontid??? Haday jawaabtaadu tahay haa soo booqo ❤DR-TIMAJILAC CHANNEL❤ Subscribe wll❤❤
@daarulixsaan4906
@daarulixsaan4906 4 года назад
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته Masha allah tabarakallaah xikmada iyo talooyinka iyo wanaaga alle swtc ku waafajiyo masha allah runtii inta badan faalo kama bixiyo vedio yasha aan dawado waxaan aad ugu heley talada aad siisey iyo horadhaca aad u sameesey talada jir oo joog
@MunnaShOsman
@MunnaShOsman 5 лет назад
Alla Maxaan Kuu Xiisay Fadlan walashey Qosalkaan Qof Walba Nama siin Karee Hanaga Soo Daahin Waan Ku Jeclahay Abayo
@maryankuluc2023
@maryankuluc2023 5 лет назад
Aniga gabar aan aqaan ayaa sidaa samayn jirtay oo caadada iska joojin jirtay kadibna cudurka cancerka ayaa makaanka uga dhacay oo waa laga wada saaray Subxanallah
@akleemamohamed6596
@akleemamohamed6596 5 лет назад
Ilaaahay Baaa ina dilaaayeee anuu Fikirkaygaa Nin Walashay ka geeriyootay ma guursadeeen nin la aaan haday igu dhacayso Diintu way banaysay lkn dookhyga maaahann Shalay seedi baan la ahaaa maanta xbbb ma odhan karo 🤣🤣
@MyJOOR
@MyJOOR 5 лет назад
Welcome back dear maamo isniino
@hudaibraahim3740
@hudaibraahim3740 5 лет назад
Fartuun mx baryahan ku helay ku xiisne 😓😍❤👑🥀
@احلاماحمد-ج1ف
@احلاماحمد-ج1ف 5 лет назад
Mashallh byo wa marki horeysy firsdo chanelkga
@ifrahabdirahman4747
@ifrahabdirahman4747 5 лет назад
Mashaallah abaayo fartuun talooyinkaaga waan ka helay aad ayeey u fiican yihiin su'aashaa na wydiisay ani ahn ma guursadeen allah ima tuso bisinka iyo burtohooy
@faultylog3713
@faultylog3713 5 лет назад
we did miss confession and dilemma, keep it coming
@Sportshome_
@Sportshome_ 5 лет назад
Second like yaan layla dhafiN liketa
@NashMedics
@NashMedics 5 лет назад
uzame zaylici subscribb isaar wll
@NashMedics
@NashMedics 5 лет назад
XAYEYSIIS IYO MADADAALO CHANNEL kusaray sxb
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 4 года назад
I love watching your reactions, they’re priceless 🤣🤣🤣
@nuromohamed7478
@nuromohamed7478 4 года назад
Mashaa allaah xabiibti 💕
@cleanwithme7012
@cleanwithme7012 5 лет назад
Hi hababti I love all your videos very much and you are the best, keep up the good work 😘😘😘😘😘😘❤❤❤
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 лет назад
Hey fartushh👸malmahn waad naga gaabisay noosoo badi barnaamijkagan❤❤❤❤❤
@marwokaapa8515
@marwokaapa8515 5 лет назад
HuDisH HanaaDi hehehehe Adaanpa Kaa Eegaysy Ugu danpeen waan ku helay😂😂😂😂
@ifrahismail4173
@ifrahismail4173 5 лет назад
Må jecli wallahi dadka isu guursada hadii walaalkii ama walasheed dhimato guursada ninkeedii ama naagtisii allah waan ka horjeeda dhaqan iyo moral ahaan
@abdulahimohamed3524
@abdulahimohamed3524 5 лет назад
Intee laga soo xariri karaa wllshey talo ubahanhay tnkz
@safiyamahamed7612
@safiyamahamed7612 Год назад
Asc wll kudadaal ilmaha aad aderkautahay iyagaaku ilowsinaaya dhibka waayo anigaa adeerkay isokoriyay waligay madaremin inaan aabo la ahay waaladulqaata dumarka hooyaday waau udulqaadanjiray aderkay maansha allah waaxan ladhashay 11 wllha sabir insha allh waad gulaysan
@munahassan8296
@munahassan8296 5 лет назад
Fartuun Waa lagu waayay Waa ku xiisay Intee ka dhacday
@naemasaid5490
@naemasaid5490 4 года назад
fartuun walashey horey usoco xabiibti keep going
@uksoma927
@uksoma927 5 лет назад
Mashallah my beautiful sister 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@bintkismayokitchen34
@bintkismayokitchen34 5 лет назад
thank you sisterJisakalaha kheer 😘😘
@underrated3037
@underrated3037 4 года назад
Wlhi Fartuun waxaan aad uga helay talooyinka wanaagsan ee aad siiso Bulshadada Somaliyeed waliba Af-Somali ad ugu soo gudbiso. Gabadh aad u caqli hadana waad tahay xishood iyo diintiina waad huwantahay
@akwajr9674
@akwajr9674 5 лет назад
Maama isniino we love you 💙
@Keif49
@Keif49 5 лет назад
Naa fartuuney shalay ayaa kusoo xasuustay isla markii waa so dhacday masha allh😘❣
@safiyonur5415
@safiyonur5415 5 лет назад
I love your make up😍😍😍MashaAllah
@farhanhunnaf
@farhanhunnaf 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂wxa igu qosol badnaa qofka indhole cuntada kacunaya kahor intowsan sinin baahidaas xagey kajirta😂😂
@abdinasirabdinasir4503
@abdinasirabdinasir4503 4 года назад
🤣🤣🤣 Ani xitaa
@Maria-nc2kr
@Maria-nc2kr 5 лет назад
Ooooh babe you’re so peng MashAllah ❤️😘
@maraamxasan7960
@maraamxasan7960 5 лет назад
Fartuuneey kuu xiiisey wlhi mlin kasta chnalka soo fiirin jirey si 7 arko wax cusub ina soo glisey ilaaaah dartii wlaashey kuu jeclhy❤❤❤❤
@Dr.DeathCobraa
@Dr.DeathCobraa 5 лет назад
Salam. Mr. Abdifitax taladaada haqaato. Mida aan ku darsan lahaa waxaa waaye hadii abdifitaax uu kayar yahay walaalkii geeriyooda, ee ha u arko Motivation yuunan u arkin sikale. Haba u sheegi gabadha uu Dumaalay. That was her first Lova so be patient wt her.
@Ceeblacaabi
@Ceeblacaabi 5 лет назад
Masha allah Fartuun Qurux
@kawsamohamed3752
@kawsamohamed3752 5 лет назад
Masha allh my sister guleyso macnto ada ku jeclahy allh haku dhowro sharfey😍😍😍😍😍😍😍
@fatimaalikhayre1571
@fatimaalikhayre1571 5 лет назад
Dadka dhahayan fartuun wa catowde qurux noqote iknow xuman idinka kama ahan lkn plzz mashallah uu daha gawarta ❤️❤️
@sharafqueen5487
@sharafqueen5487 4 года назад
Bisinka dhiga cadada waa xaraan adoo qabo inaad ninkaaga u dhawaatid yacnii jimaaca 7bari ama 6 bari buuba ku haya waxaas iska daa wll ninkana ha dan baajin
@girlgirl1801
@girlgirl1801 5 лет назад
Ninka marka gabadh ka dhimato walaasheed loo guuriyo waxaa la dhahaa "xigsiisan", marka ninku dhinto oo walaalki xaaskisa guursadana waxaa la dhahaa "dumaal"
@adowade6755
@adowade6755 5 лет назад
Mashallah fartuun haye waluguwayee beryahan
@annaahmed2564
@annaahmed2564 5 лет назад
Thank you for Sharing xabiibtii. Jzklq keep up good work.
@asmamohamed749
@asmamohamed749 5 лет назад
Aamiin aamiin yaa rabi
@RuwaydaAhmed-z4q
@RuwaydaAhmed-z4q 6 месяцев назад
#8:15 ❤❤
@fa6501
@fa6501 4 года назад
horey u soco abayo
@istarxaji8962
@istarxaji8962 5 лет назад
Miss you wlhi sister love you keep going ❤❤💋
@ikramabdi4262
@ikramabdi4262 5 лет назад
Yea am the first 🙈🙈🤩🤩🤩
@asmamohamed749
@asmamohamed749 5 лет назад
Fartuun fariid wlhi waan ku jeclahay caqlibaden
@zamirbadanmaaida6225
@zamirbadanmaaida6225 5 лет назад
fartuun Abaayo waan kuu xiisay runtii 💞💞💞💞💞❣❣❣❣
@abukarnurmuse6926
@abukarnurmuse6926 4 года назад
Fartun asc ramadaan kariim waxaa rabaa talo inaan ku darsado wiilka dumaalka ah ama guursaday xaaskii walaalkiis waxaan dhihilahaa (faraska waxa babacada usha logu dhuftaa haka sii badiyo e ) marka sas un u fahan ranadaan kariim
@ruunruuhi1762
@ruunruuhi1762 5 лет назад
Fartun cadey qaali dumar xagee ka dhacday malmahan wanku xiisnay team walalgang ❤️🙏
@abdiraxmaancabdi9869
@abdiraxmaancabdi9869 4 года назад
Magacygu waa A/raxmaan wlaahi taladaada aad ayaan uga helaa iyo qotinimadaada waxana jeclaan lahaa inaan ka dhigto wllshyda soomaliyeed waxana ku odhanlhaa Allah macak ee hore usoco wllshy
@madiinaumumohamed1749
@madiinaumumohamed1749 4 года назад
Waa gabar adag
@moh4044
@moh4044 5 лет назад
Fartuun. Cadey. Beryahaan. Waa lagu Waaye waanu. Kuu xiisney
@abdisamad6762
@abdisamad6762 4 года назад
Sister your amazing by AllAh I did not know such women existed the 🌍🌹🌹🌹
@ILyasOomaar
@ILyasOomaar 5 лет назад
Miss you fartuun quruxay
@user-jr1cz4nh6l
@user-jr1cz4nh6l 4 года назад
Aniga ahaan Maxa igu wada gabadha wallaalkay u ka dhintey 😐 Sida u fiican ayaan u barbariin lahaa carruurteyda waana u gelaya booskii aabanimo laakin wallaalkay xaaskiisa marnaba kuma fikareen 💯
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 4 года назад
Waa doqon, cadada waa cafimaad. Maxaa ujoojin nin dartid waa halka asbuuc ee aad jirkaaga nafisaayo,
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 года назад
Wa run makaanka is nadiifiya si ay diyaar ugu noqoto xaajiga dareenkuna u awoodaystaa lkn dumarka badankoodu sidaa aad u garanaysid uma garanayaan
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 4 года назад
@@abdulwahabaden2116 sax wllh. Ani ahaa culays ayaaba iga hara, farxadna waanka qaadaa. Waxkasta sheeg asbuucaas ima dhaafi karo, wax kale iska daaye saladaba uga dhuuntaa 😂😂 istagfrullah
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 года назад
@@onebyoneistwo9190 🤣🤣🤣🤣 cafimaadkagu wa nice macha allah
@naimoadan2407
@naimoadan2407 4 года назад
@@onebyoneistwo9190 istaqvurlh ani 3 malin hela xita shaqo maqabto inta kaga raystaa wlhy
@betraluul875
@betraluul875 4 года назад
Asc fartun abayo manta ayan vedioyashada arky and wlhi yu the best i love yu
@saidohajiosoble5965
@saidohajiosoble5965 5 лет назад
Fartuunay xagee kabaxday walaashay waa lagu wayay ayaantan Love you dear 💝💝💝💖💖💖
@sumayomohamedmohamud3335
@sumayomohamedmohamud3335 5 лет назад
faruun soo dhawaaw baryahaan waa ku weyne volog iyo london aad naga dharjise 😏barnaamijyadeene u xiisne noo soo celi talooyinkaagi fiicnaa ❤️love u abaayo
@bisle2290
@bisle2290 5 лет назад
Fartuun you Always make my Day🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fakishussein8893
@fakishussein8893 4 года назад
ck famili ayan kasocda horey usoco
@relax-tc4vv
@relax-tc4vv 4 года назад
هذا break fartushh waa iga badisay
@rahmaomar116
@rahmaomar116 5 лет назад
Waan u xiisney wlhi vediyodan cml☺
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 5 лет назад
Waakutaageera fartuush 🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏💕💕💕💕
@adnaahmed4268
@adnaahmed4268 5 лет назад
Fartun abyo waan kuuxiisnay wlh ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ maxaa sas nooga nacday abyo we love you fartun hada kadib noosoo dadaji videoyada insha Allah 🙏🏻🙏🏻
@lindamoha2099
@lindamoha2099 5 лет назад
1:47 I’m dying because of laughter I never heard xanun baabi’iyo baa caadada joojiya 😂😂😂😂😂😂
@ridwaanmohamedridwaanridwa112
@ridwaanmohamedridwaanridwa112 5 лет назад
Meybe
@muniramanka327
@muniramanka327 5 лет назад
I think she means p-pills.
@asadabdi14
@asadabdi14 4 года назад
Hhh
@hoodomahamuud4742
@hoodomahamuud4742 5 лет назад
Hppti ruunti waa lagu xiisaya ku jecaly hppti faraxad kunoolow❤❤❤💯💋
@quruxdaxamarcadey413
@quruxdaxamarcadey413 5 лет назад
Ninka naagta markay ka dhimato oo walasheed la siyo oo uu guursado waxa lo yaqaanaa xiskin
@loveyourselffirst7560
@loveyourselffirst7560 4 года назад
Mustafa Abdulkarim Nur dumaal lee
@maryamjacayl6423
@maryamjacayl6423 4 года назад
Xigsiisan weeye.
@shimbirtamadow4457
@shimbirtamadow4457 5 лет назад
Wlc back quruxey we missed you
@abdihakimadenabdikadir3145
@abdihakimadenabdikadir3145 4 года назад
Fartun waan kusalamay abyo
@qaladsexetrader2950
@qaladsexetrader2950 4 года назад
waa la dumaalay ayaa ladhahaa wllo
@hanic4217
@hanic4217 5 лет назад
anigana cbdifitax waxan kula talinaya rerkas haka dhex bixin sido kle si ad uga sadho meshan warkan o dhan nag kle shukanso tusna nagtada si ey u maserto kadibna ku jeclato warka dhanba wu dhamanaya sixix
@farduusfarduus6664
@farduusfarduus6664 4 года назад
Mansha allah hppty dear keep going hppty
@rowdabotan8597
@rowdabotan8597 5 лет назад
Fartuun qurxeey caato noqotay maxaa sameysay qaali
@nimcodauud9193
@nimcodauud9193 5 лет назад
Fartuun I Miss you wllo
@thephenomenon6258
@thephenomenon6258 4 года назад
Caadadu Waa dabiici May iska dulqaataan
@leylocali8167
@leylocali8167 4 года назад
Thanks hbo
@hooyoqali1995
@hooyoqali1995 4 года назад
waxa laa dhaha duumal. but ani ma gursan lahayn qof ay walashay ka dimatoo ilahay waxan ka barya in uu ilahay xalada nagasho. takale waxa jirtaa gabarta waxa laa dumala markay ganbada caad diigto yacni wa bacda 4 bilod iyo 10 cisho
@ayannaaupdihupdih2264
@ayannaaupdihupdih2264 4 года назад
Majnuun😂😂😂wlh qosola igudisheh
@nuromohamed7478
@nuromohamed7478 4 года назад
Hebel wuxuu dumaaley gabadhii walaalkii kageeriyoodey example 🙏
@burhanhassan5134
@burhanhassan5134 4 года назад
Fartuun walshay wankahelay barnaamijkaaga laakiin waxaa kudhilahaa in aad cumin cunincuntada faadka leh oo iscaatee oo guriga soodhigo baaskiilka guriga ladhigto oolagu ordo subaxdii biyokulul iyo liindhaan cab oosug1saac 2 week ladibna waad caatoobaysaa
@saara3saaro271
@saara3saaro271 4 года назад
Wan ku salaamy fartuun anig had lee arkay vedio gan wan lagu wayay 😍😍😍😍
@boqoradadumarkaboqoradadum4972
My wlhi manan gursaden sababto ah umahay karo wax daren ah
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 года назад
Wa laga yaabaa in sidii odaygagi hore u jeclayd si ka daran u jeclaato alaahu aclam lkn wa dhaqan fcn caruurta lagu ilaaliyo
@rayna5561
@rayna5561 5 лет назад
Did you lose weight Fartuun?
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 5 лет назад
Biska dumarow raga ha isku bahadilin qemo marka hore isga waa inu yahay nin ku qemeyo raga dhibka badan dumark ku sameya adiga is qemeh marka hore
@leyluunachanal7837
@leyluunachanal7837 5 лет назад
Hadaa imaaday iga baro cilanka Like i sar
@alibinali2141
@alibinali2141 4 года назад
ani maya maya maya lkn ilamaha waaa caawinaaa
@ikramabdi4262
@ikramabdi4262 5 лет назад
Love you xppti 😘😘😘
@abdirahmanyousuf6614
@abdirahmanyousuf6614 5 лет назад
Love you 2
@ikramabdi4262
@ikramabdi4262 5 лет назад
@@abdirahmanyousuf6614 me🤔🤔
@Nina2019
@Nina2019 5 лет назад
Wa lagu xiisey fartuuney 😍
@sihaamabdirashiid5336
@sihaamabdirashiid5336 4 года назад
Asc walaalayaal like iyo subscribe walaalayaal bisha ramadaan ayaa lagu jiraa
@rahmaosman3543
@rahmaosman3543 5 лет назад
Personally, I don't like the idea of getting married to your dead brother's wife but since you have already done it and she was okay with it to begin with then you have to sit down with her and talk and tell her all that's bothering you and listen to her side of story or view. Insha Allah khair.
@yasminothman4272
@yasminothman4272 4 года назад
Maya
Далее
NIMANKA "QAAR” WAA QASAARO SOCOTO!
15:12
Просмотров 110 тыс.
32 JIR RABTA WALIDKEED INEE KA GUURTO
12:15
Просмотров 58 тыс.
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Просмотров 128 тыс.
Arooskii Fartuun Duvet 2024
2:19
Просмотров 8 тыс.
Kaftan iyo sheeko
15:33
Просмотров 5 тыс.
RAMADAN ROUTINE RAALI GILIN PRANKI GII SAXAAF DAY 19
11:52
Cudur Aanku Wareray on Dhaawo Uhelay Alxmdlhi
34:54
Просмотров 10 тыс.
NAAG NIN MADOOW AH U TAGTAY
11:01
Просмотров 172 тыс.
SIDA AAN U GALMOONO BAY NA WAYDIYAAN
11:30
Просмотров 93 тыс.