Тёмный

ninkeyga Ayaan xadaa ?... 

Zacki & Amal
Подписаться 242 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 315   
@sahrosheikh487
@sahrosheikh487 3 года назад
Walasheen Hodan Online ayaa seeygeda dhintey 😭😭😭😭Allah unaxriisto ayaan lenahay hada nahay team Amaal iyo Zaki
@mohannunediiriyecabdile4636
@mohannunediiriyecabdile4636 3 года назад
Amin😰😰😰
@qaaliquman.official696
@qaaliquman.official696 3 года назад
Aamiin😭
@najuu3858
@najuu3858 3 года назад
Amiin Samir Iyo Iman Allah hakasiyo waladhimanaya walakala Horeya Moyer🤲😭🥺
@ramlaahmed5254
@ramlaahmed5254 3 года назад
Amiin Amiin
@najmociise5887
@najmociise5887 3 года назад
Aamin yaa rabi Allah u naxaristo
@qaalidumarxasan1089
@qaalidumarxasan1089 3 года назад
Hodan online xajigeda geeriyoday allha unaxaristo uso duceeyo walshen qalbika alha uqbojiyo walshey Samir Imaan allha Ka siyo 🤲🤲 amiin amiin
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 года назад
Allh yaraxma wllo 😢
@qaalidumarxasan1089
@qaalidumarxasan1089 3 года назад
Amiin yarbi🤲
@ruuneyabukar70
@ruuneyabukar70 3 года назад
illaah ha unaxariisto
@saabiriincabdulahi3591
@saabiriincabdulahi3591 3 года назад
Allah unaxariisto
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 3 года назад
illahow u naxariso janadada naxaristaada wasica badan ku gee iyo anagaba abaayo hodon qalbiga Allah ku qabojiyo ilmahana kula koriyo rabi🥺🥺🥺
@BRage-gc7gu
@BRage-gc7gu 3 года назад
🤣🤣😂😂😂wallahi si kal iyo laab uqoslay amal ninkaga wa funny qosolka iga dhameye😁
@lifewithsuleqa9631
@lifewithsuleqa9631 3 года назад
Amal l see your sister Amran she was so cute and I can’t wait to see Amal habibti.♥️ love you
@fatuush675
@fatuush675 3 года назад
Ninka gacanta adag wala ogol yahay ineey xado xaskiisu❤❤❤❤❤
@naciimo2631
@naciimo2631 3 года назад
Walashene hodan onlin xajikeeda allaha unaxaristo😭😭🤲🤲
@hanihassan5954
@hanihassan5954 3 года назад
Aamiin yaa rabi
@nacimayarow205
@nacimayarow205 3 года назад
Aamiin ilaahay ha unaxariisto
@khadriinaabdella1523
@khadriinaabdella1523 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤wllhy saki dareen waa fanny 😍kkk kulahaa nin ku waa kii naag tiisu wax xadaysay kkkkkk🤣🤣😅🤣🤣😂🤣🤣😅😅
@inacumeeyr178
@inacumeeyr178 3 года назад
Wiilka xaaskiisa qayamo, xaaskiisa ha u wado bananka iyo carurta waqtiga naago kale sin lahed ayada si ha isku qurxisee
@nasramohamud1629
@nasramohamud1629 3 года назад
Alla zaki funny waaye wllhi😂😂😂😂✌️ Naagtaan tiktok aa waalay kulahaa
@wayahacusub3420
@wayahacusub3420 3 года назад
Maaha Allah waxaa naga bixisaan istareeska Thnks inoo soo badiya muqalada qosolka
@munayuusuf8476
@munayuusuf8476 3 года назад
lee abwe zakariye nin io naag inan kala.furno ma inta uso fadhisany mnta😂😂😂😂
@Geelejidgoo
@Geelejidgoo 3 года назад
Aax geri naxdinleh aya nahysata wlashy Hodon online sawj keda geriyody 😭😭 Geridu qof anad aqonin ku ficanaa 😭
@nasriinmuse8031
@nasriinmuse8031 3 года назад
Family qosola tihin wlhi mnshallah ilaahy ha iska kin daayo
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 3 года назад
masha Allah amalay zaki reactionkisa wan jeclahay
@araweelo9680
@araweelo9680 3 года назад
😂😂Amal funny iska xaxadku lahaa😂
@hamdi3092
@hamdi3092 3 года назад
Amaley waa niixiisay wlhi challenge yada nooso celi hppti🥰👍
@haniabdullaahi4934
@haniabdullaahi4934 2 года назад
Amaal Abaayo Aad iyo aad Ayaan Kuu Taageeraa Nolosha Kuma Xumayso Reerkaaga Alle Hakuu Xiftiyo Waxaan Rajeynaaya maalin uun inaan kulmi doono😥💓 Love You Somuch
@Ikranchannel
@Ikranchannel 3 года назад
Amaal iyo zaki wan idin xisnay one ❤️
@businesstayolechannal7314
@businesstayolechannal7314 3 года назад
Asc walshey Amal jele waan kusalamey adiga & familkaga quruxda badan aniga waxan leyahay haldabecad marka hore waxan bara ninkeyga bursadisa iney lacag ugu jirto hadey kujirto waan weydista hadow iyirahdo mahaysto waan kabaxsada kadibna waan ushega marka qalad mansameyey isoshegbal😍😍😍😍
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 года назад
Hhh waawrey naag tugaa waa idin slamy amal iyo zaki♥️
@deexahmee189
@deexahmee189 2 года назад
Zaki legend weye waa safirka raag ufadhiya halka 😁😁😁
@karimahashim6579
@karimahashim6579 2 года назад
Saki dareen su'aasha sideda uga jawabay amalay wlaahi waa qoslay naagtii wax xadaysay ninkeda wuu la helay 🤣🤣🤣
@Ileysxasan53
@Ileysxasan53 3 года назад
Zaki funny socda waye🤣😂✊
@shshss1192
@shshss1192 3 года назад
Iyagoo rabo dad inii talo siiyaan iyagaaba isku soo jeesty warya wax maa isku ogtahy hhh haa wa isku ogahy😂🤣🤣😭
@khadijam3660
@khadijam3660 3 года назад
I love you guys May Allah bless your marriage guys ❤️🤲🏾🤲🏾
@hafsaahmed6296
@hafsaahmed6296 2 года назад
His money is ur money keep it up first time visiting this channel
@hassanmohamud9524
@hassanmohamud9524 3 года назад
Nagti wax xadese ninked amuu yahe🤣
@Falazvibe
@Falazvibe 3 года назад
Amal love you sis 🥰❤️
@maryanmaxamed3376
@maryanmaxamed3376 3 года назад
Wllh saki af soomaali ayuu bartay m.a fani
@sahrasalaad1462
@sahrasalaad1462 3 года назад
So fani walahay maashaa alaah beautiful family 👪
@qaalimohamed3742
@qaalimohamed3742 3 года назад
mashallah familiy❤❤👑👑
@abdulkaderhamud3134
@abdulkaderhamud3134 3 года назад
waan idin salaamey salan from BERGEN Norwey zaki aniga waxan ka imaadey ADEN YAMEN lkn Somali yamani baan ahay BRO
@naaniita801
@naaniita801 3 года назад
Nio sidii zaki ma uqalpi fiican tahaY Lol😜
@ayaanmustafe3419
@ayaanmustafe3419 3 года назад
Abaayo setahay nolada ❤❤❤❤❤
@zuuzuquen9888
@zuuzuquen9888 3 года назад
Miss you wlhi saki amal family qurux bdn😘😘😘
@filsancadey6774
@filsancadey6774 3 года назад
Masha allah amal iyo zaki daada tageero
@thisisabdi9187
@thisisabdi9187 3 года назад
Maku Rabin qasab miyaa,hadana Adi maaha😂😂😂😂😂😂
@caaqilbeene7829
@caaqilbeene7829 2 года назад
Saa umaqnayn dabaal dabaal noqonay ku teh taanaa fany waayay😅😅😅🤣🤣
@ayuushosman2788
@ayuushosman2788 2 года назад
Amal jelle zaki waa nii xiisnay noo soo laabta
@duuduqueen9595
@duuduqueen9595 3 года назад
Zaki dareen wd iga qoslisay kulha nagti tugda ninkdi wye Astaqfurllah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@iqroahmedcartan8705
@iqroahmedcartan8705 2 года назад
Ar amalla xad kullaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣istaqfullaah
@khadriinaabdella1523
@khadriinaabdella1523 3 года назад
Apaayo mcn amalteeyda nin kaas wuuxanuun sayahy naagtiiso wax walbo uugu samirtay in uu naaga kale kudul wado waa qalad wllhy ina rag waji maleh mcney
@faatimohusen4526
@faatimohusen4526 3 года назад
1:52 he's Reaction killed me😂😂😂😂😂😂😂😂
@najiipahmadfarah2266
@najiipahmadfarah2266 3 года назад
Zaki brother waan kuwataa wlhi gar iyo gardaro nagaqabo Amal 😄🙏
@aaminasahra3900
@aaminasahra3900 3 года назад
lix sac xalay ayay duubtay amal videoga hodana xajigeda sakaa la maqlay geeridiisa allaha u naxariisto
@hudacusman2012
@hudacusman2012 3 года назад
MAANSHA ALAH TABARAKA ALLAH ALAHUMA BAARIK WAAD KU NUURAYSAA SANKA AAD DALOSHATAY
@razmirafiiq
@razmirafiiq 3 года назад
Abyo amal cady io wll saki idin xiisy fadlan challenge noso celi🥰🙏
@user-mk4eh3yy6h
@user-mk4eh3yy6h 2 года назад
Wan idin salamay wlle amaal iyo my brother sakariye
@mariaismail6817
@mariaismail6817 2 года назад
Hhhh amal jeele umaden maha iskaxd kulaha naa iskada dheh dhimatoyahy akhas waxs o kale waa dhimashe
@asiyasaleeban5743
@asiyasaleeban5743 3 года назад
Amal wll abahaa mee ado sohadal qadaya ku maa aragnee 🤔
@shindiaosman5408
@shindiaosman5408 3 года назад
Kasojawab Amaley
@aishadheman5154
@aishadheman5154 3 года назад
Hhhh manoli walhi sakriye mid maaha iska fur kulaha🤣🤣 Lkn amal sakariye fikrad aan fikradisa ahayn bay sanka ka galinoysaa🤣🤣
@sharifohassanosman4172
@sharifohassanosman4172 3 года назад
amaal dheyman abaayo zaki dareen qof daal ka muqato waaye ama caajis cml ee asigo fareesh ah haso fadhiisto hadlkeyga xumaan haa ii fahmin
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 года назад
Waa idiin salaamey dhamaantiin reer ZAKI DAREEN AMAAL NUUNAHA
@hawahassanali6452
@hawahassanali6452 2 года назад
20:06 look at that reaction hahaha. wlhi funny tihiin Allaha nii barakeeyo
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 2 года назад
Zakariye indhaha ayuu taagay whi dooro xaar ku dhagay camal ar zakariyaa amaal waaba ku xaday sxb qalbigaaga oo muhiimsan ayaaba lagaa xaday maxaa lacag ka sheegee kkkkkkkkk
@kowsarabdirahman5110
@kowsarabdirahman5110 3 года назад
Wlhi saki wan jecelhy waa fanny mash allah 😍
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 3 года назад
Qoraalkaan Amal Baa aqrisay kk
@HANIOSMANQEYT
@HANIOSMANQEYT 3 года назад
Ameey kilyaha iga soo bixisaa kulaahaa dumashi zaki wax kale weeeye wlhi
@sahrasalaad1462
@sahrasalaad1462 3 года назад
Alaah beerka qodol iguma hadhin best family 👪 ❤ ♥ 💙 💖 💕 👪 ❤ ♥ 💙 💖 💕 👪 ❤ ♥ 💙 💖 💕
@hafsafunny5841
@hafsafunny5841 3 года назад
Amalay abyo hodan online mxa ugu soo tacsiyen waysay Mise ma ogid miya inu saygedi kadhinty allha unaxariisto🥺🥺aamiiin yarabi 🤲🤲
@hafsoomar7797
@hafsoomar7797 3 года назад
Mxay utari intasoo qof kasoo hadashay in views lgu radsado qof muragadiisa
@ilhaanabdi9934
@ilhaanabdi9934 3 года назад
Amaaley love iisar waliga iimasarin
@amaarakorhaan9922
@amaarakorhaan9922 3 года назад
Amaaley ninka haduusan xaaskiisa wax siin way xadi kartaa lkn hadii hadii uu wax siiyo waa tuugo waana loo heystaa aakhiro
@salma_techie
@salma_techie 2 года назад
may ALlah keep you guys forever.. mashaAllah more love from Nairobi :) hearts
@ayaanali422
@ayaanali422 3 года назад
Nin Somali painful waye
@mushtaqmuqdisho6558
@mushtaqmuqdisho6558 3 года назад
Asc amaley abaayo mcn wanku salamy adi io duma
@ayaanqueen6609
@ayaanqueen6609 3 года назад
Amaaley Wan idin xiisey adiyo zacki dareen❤️😅 seetihin mafiicntihin
@nasraahmedadan1500
@nasraahmedadan1500 3 года назад
Shekada afaraa ubaneyay waa diidnay🤣🤣🤣
@hajirayahye5622
@hajirayahye5622 3 года назад
Family qurux badan 😘❤🙈
@shuushuuomar9298
@shuushuuomar9298 3 года назад
Amal maxaa hodon online uga so tacsiyen weeyday geeri xanuun nadan ayaa gashay ma aheen walashaa oo tacsi u taal in aad adinko iska faraxsan so fadhisatay ninba waa malintiisa adunka sas ma lo faraxsananayo
@rodayusuf865
@rodayusuf865 3 года назад
Laga yaaba iny vedio malin hore duubty
@qaalidumarxasan1089
@qaalidumarxasan1089 3 года назад
Wlhi qof jecashhy Marko Ka dhinto waa darem Ka hooyo mcn ika geeriyoday xalda waxa kalay aad u xanuun bdn allh unaxaristo dhamnn inta isalma o geeriyoday
@qalbiuroon8645
@qalbiuroon8645 3 года назад
@@rodayusuf865 ma shaa Allah ..positive thought. I like people like you
@idilbiibaaye6319
@idilbiibaaye6319 3 года назад
Danbi ma ha koleey waxaa laga yaabaa inuu baqiil yahay markaas waala xadaa lkn waxaan layaabay sacada see yeeleee lacag waaba lagartay amal iyo saygeeda farxad kuwaara abaayo mcn
@quruxdumar6862
@quruxdumar6862 2 года назад
Wax walpo wuu isiyaa ninkeyga ayeey leedahy ma fahmin
@nashmimahdi7790
@nashmimahdi7790 2 года назад
😂😂😂😂wlhi wa xadaaa isqfrlhi
@munoise4904
@munoise4904 2 года назад
Amal waa wiiiweynay Soo laabtaaa
@yaaskabeautychannel623
@yaaskabeautychannel623 3 года назад
Sheikh usuuuli haloo bandhigo hashaan
@alimusa7662
@alimusa7662 3 года назад
Kkkkk😁🤣🤣 manoli saki wx kle waye wlhi
@queensa1357
@queensa1357 3 года назад
😂😂😂😂😂😂ninkeyga wa xada qosol wlhi ee cadi waye xolohiisa ayada iskaleh
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 3 года назад
Walaahi anba waan xadaa ninkayga xumana igama ahaa
@ayaanahmed3803
@ayaanahmed3803 3 года назад
@@nimcoheegoofficial8846 😅😅😅
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 3 года назад
@@nimcoheegoofficial8846 sheekadaas maa keenty kkk
@queensa1357
@queensa1357 2 года назад
@@nimcoheegoofficial8846 😂😂😂😂 xad ada iska lahe
@noora2470
@noora2470 3 года назад
Kkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 amaal waxkale 🤣🤣🤣🤣🤣✌✌✌
@suhaybcabdiraxmaan128
@suhaybcabdiraxmaan128 3 года назад
wllhi bilahi dar ilahey idhin jeclahy keep going wllyl
@i1hanan5
@i1hanan5 2 года назад
12:21 😂😂😂😂😂😂😂😂
@kaltunharuun9798
@kaltunharuun9798 3 года назад
😂😂😂😂saki wa qosolkii oo qofa
@marioomar4056
@marioomar4056 3 года назад
Zaki dhip bdnaa wllhi waa xaraabp😂😂😂🙈❤✌
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 3 года назад
Amaal wall waa xaraan ninkaga hada xado dadka kalena waxadeysa Markii horey tuug ahayd
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 3 года назад
Wcs alx waan fcnhy m.a my fmily update soo noqda please yala idin ilopinee🤣🥰♥️
@user-ib8hb6bz5i
@user-ib8hb6bz5i 2 года назад
Hhh naag tuga waye walhy Ninkan iskadaa wa dhameysaye
@nemonasir3569
@nemonasir3569 3 года назад
Amal and saki dadkygii💓🌺
@nasraibrahim7210
@nasraibrahim7210 3 года назад
Dadnta wxay shekey sah ninka hadu gacan adagyahay wad xadigartah lkn ninkada bari haduyoha maxadi garto dambi wayeh jibka iney dawamarto qalad wayna
@shukriabdiaziiz7601
@shukriabdiaziiz7601 2 года назад
Dhib badnaa zaki dareen umad ma aha Astqfirulah 😁😁😁😁😁
@missmdrofficial9820
@missmdrofficial9820 3 года назад
Amaley mesha part 2 hadan ka jawabo waxa nagtaa habaran that is why lo qayana o hadana u baqiil ku noqdp
@raaqiyocabduqadir2184
@raaqiyocabduqadir2184 3 года назад
Keep going amal and zaki
@usaameosmaanmoallim8197
@usaameosmaanmoallim8197 3 года назад
Zaki dareen iska wad dheh shukaansiga sababtoo ah iyadaba waxay tiri iska xad ninkaada dambi maaha kulahaa
@shshss1192
@shshss1192 3 года назад
Hhh anbo kuma raacsani bcs marka ninka laga xadaayo wa marku said u gacan adagyhy oo wax daruuri nagtis u baahato lkn tan ciyaar bi ka thy waaba hoppy xata saacad wa xadaa kuteh😂😂🤣 ani waxa dhihi laha hadu xaaskisa jecleen mid kale hala guursado labo guri masuuliyadod ha dareemo ciro kaso bexeeso shukaansiga dhan wu nacaa🤣🤣🤣
@hawahassanali6452
@hawahassanali6452 2 года назад
waa iga qosliseyn hahahaha. Zaki straight waaye hahahah. part2!!!!!
@shaadiyoali7544
@shaadiyoali7544 3 года назад
Subxana allha wlhi wayab
@fartundahir5877
@fartundahir5877 2 года назад
Runti wo ku saxan yhy zaki qofka into ku qayaami laha axsan in uu ku furo Aa ka fican wana runti qof aad jacashahay qof kale kuma qayami lahayn qofka ad si dhab ujacashahay waxba kama baqiilay sid in kasto raga Somaliyed badana waxe dumarkoda u diidan ay siyan naago kale lkn dabcan qofkas saas sameyo kuma jaclo dumarka wa daacad inta qayami lahayden iska fasaxa mida rabtin Ada markas
@adnoegal4912
@adnoegal4912 2 года назад
Haduu gacan adag yahay wax kufilan gabadha io ilmaheeda wayka xadikadhaa lkn hakudheeraan oo haxalaashan
@nimcomohamedahmed1779
@nimcomohamedahmed1779 3 года назад
Saki daladiisa ku hesdaa Jebkan Amaa dulaa kulahaa ja Amin la Aanaa Yalis Amininaa kadhacday Amaley
@khadriinaabdella1523
@khadriinaabdella1523 3 года назад
Wllhy amaleey apaayo mcn qosol igumaharin kkkkkkkkkkkkkkk masha allh caqlilay waaye masha allh mcnto keep going kudheh dahabna inay ka gadatay iisooway dii ok kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sakariyana isdaji gudheh adna yaanan shaftada kugu qabaneh apaayo iisoduceey xamilan ahayeh ina allh iifudu deeyo
@najmoquen37
@najmoquen37 3 года назад
Saki amal isku wara🥺❤🤴❤❤💓❤♥️❤
@xuriyo8532
@xuriyo8532 3 года назад
Wlhi zaki he is so funny muqaladu uu ku jiro qosol reaction kiisa waa shactiro amal adi kaliga makugu hesano saxiibey amran ama zaki labadas midba mar muqal la samee muqalada amran ama zaki la antooda qosol male😂😂😂😂
@bushraomar545
@bushraomar545 3 года назад
والله اني احبكم في الله
@zuzaninamoha8844
@zuzaninamoha8844 3 года назад
Wan idin jclhy wllhey funny aya tihin
@asmaayasiin9502
@asmaayasiin9502 3 года назад
أنت عائلتي المفضلة🥰💎
@dekadaher9990
@dekadaher9990 3 года назад
Mashallh Amal iyo zaki
@nimcobile8501
@nimcobile8501 Год назад
🥰🥰🥰🥰🥰
Далее
Vlogg iga sugeesen asxaabta
12:27
Просмотров 64 тыс.
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 2,2 млн
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
Marka igu horesay yazan madaxa loo jaro
11:01
Просмотров 51 тыс.
على بياض - يوسا (الحلقة كاملة)
1:07:43
Routine dagalkisa wato iyo qosol
9:53
Просмотров 289 тыс.
Xasuus goni ah 2018 shukaansi ugu horeye ….
23:03
Просмотров 138 тыс.
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 2,2 млн