Тёмный

NINKEYGO DHINTA MUQAAL IGA SOO QARXIYAY FADUMO XALAD ADAG AYEY MAREE. SUBHALLH 🥲🥲 

Hamda Home Decor
Подписаться 112 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m 5 дней назад
Kusaliya nabiga muxammad scw scw scw ❤❤❤scw scw scw
@duniyakordahab
@duniyakordahab 4 дня назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw صل الله عليه وسلم
@faadumoali117
@faadumoali117 4 дня назад
Allaha idin so hanuniyo somaliyey
@aminaadam9073
@aminaadam9073 4 дня назад
Malin dhawayd ayan islha waka sanadkii sii dhamanaye tolow ya is qawinaya wax daranba dhacayba 😢😢😢
@BisharoNor-tq7fu
@BisharoNor-tq7fu 5 дней назад
Ceebta qof walalka in la fafiyo wa dambi ee xamdiye is ilali
@FartunHussein1
@FartunHussein1 5 дней назад
🤣🤣🤣 Astaghfirullah wax lagu qoslo maaha Laakiin waan qoslay Subxaanallah! Waxa Yaab leh dad is qabo waxa ay iskaduubaan taas ayaa ah mid la is waydiiyo? Xishoodkii iyo sharaftii aan nafteyna u heynay ayaa burburtay, Waxaa noqonay bulsho aan isku kalsooneyn what reason are we recording ourselves Acuudubillah!!!
@fatimahodey
@fatimahodey 5 дней назад
O horta qof qawanaan ku qurux badan majiree maxay foolxumadood kudoortan inay isduuban..subxanallaah
@Ms.4ever33
@Ms.4ever33 2 дня назад
Waa waxaan la yaabay Acudubilaah. Camal shaytan waaye.
@lathanhassan1651
@lathanhassan1651 3 дня назад
Xamday wankusalamay Personally waxan aminsanahy in an videos sida camal lasifafin, reactionna laga bixin
@SaadiaAli-m3d
@SaadiaAli-m3d 5 дней назад
Anaa horeyo comment pls xamda pin igu qabo si asxabtada iso poqdaan
@umusuhayla6528
@umusuhayla6528 5 дней назад
Markasta oo aan maqlo waalaysoo qarxiyay waxaan iswaydiiyaa waa suaale marka hore maxaa laysku duubaayaa cameradii ayaa laqalad fahmay subxaanalaah ninka kaa maqan maxaa waxloogu diraa wax aan munaasab aheen haduu kuula yimaado boowe shekadaas qolka jiifka inooga dhig maaladhoho allow na astur aduun iyo aakhiroba waa aduun nin iyo naagba hoosta kawaasheen.
@umucimraanali5769
@umucimraanali5769 5 дней назад
First comment hamdaay anigu imika qiyaamihibaban is leeyey uu dhowyey😂😂
@fatumazahra611
@fatumazahra611 5 дней назад
Yaab badana awey hishodki? ya Allah ,May Allah protect us wherever we are .
@aminajama7329
@aminajama7329 5 дней назад
I’m feeling deep shock
@fardoushirsi9002
@fardoushirsi9002 5 дней назад
Allah hayna wada hanuuniyo somali habaarbaa inagu dhacee😢
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb 3 дня назад
Walhy waa xanuun sorry Faadumo 😢😢😢😢
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt 5 дней назад
Allah maxan dadka udanbeya maba aqoon 2badaba idinka nabaray
@samirasahra1747
@samirasahra1747 5 дней назад
XasbunaLah. Wanicma..WakiiLan
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 4 дня назад
Walal waa muhiim. Talo adigana kuwaaga u nax oo rectionkaan iyo waalidaan iska dhaaf.
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 5 дней назад
Subaxalaahay ilaaheey ha natusin talookal 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hindisac7758
@hindisac7758 3 дня назад
Allahu akbar
@Filsan-o1o
@Filsan-o1o 4 дня назад
Subxanalah walahi wax aqliga biniadam ka galayo maha waxas yanala walin anaga maxa marxum kas ben loga shega 🤲😭
@FutoXar
@FutoXar 5 дней назад
Somali waligooday balo ka sheekayn jireen hadana khad bay heleen 😂😂😂😂😂
@AbdallaHajio
@AbdallaHajio 4 дня назад
Walaahi sow tii xabaasha ka dul oyi jirte
@zainababdi4068
@zainababdi4068 4 дня назад
Wax ey ku tusine halka aan ka joogno xasuuta aakhiqo, iyo damiirku suu u dhintay.Allahu mastur cowraatanaa.
@AziyOsman
@AziyOsman 5 дней назад
Qof dhinta side wax uso qarxini
@fatimahodey
@fatimahodey 5 дней назад
Naago uu udiray ba soo qarxiyey bay leeyihiin..Allaah aclam
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 5 дней назад
istaaqfullaah dheh xamiyay qof dhintay wax masoo qarxiyee laga yaabe in muuqaalku sikale uga baxay asagu haduu duubay
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 5 дней назад
Istaqfurulla subxanallah may iska amuusto waba dhintey hamdi maxay inkaarta waaye tank kale
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 5 дней назад
Sheeko cusub iga dhe , Somalida ilahey ha uu maqaan
@QamarAbdulqadir-zn4pb
@QamarAbdulqadir-zn4pb 4 дня назад
Dadka dhintay janada allah geyo
@faadumoali117
@faadumoali117 4 дня назад
Dadkaan isqaba oo waxbey iska duubeen la leeyahey waa maxey dadka isqaba dharbey isu yhiin ilaahey ka xishood
@luulahmed8954
@luulahmed8954 5 дней назад
Acuudu bilaahi 😭😭😭
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 5 дней назад
Anigaa arkay joornaaladaas
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 5 дней назад
Subxallah
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 5 дней назад
Subxaan Allah 💔😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@RoodaIshwaaq
@RoodaIshwaaq 4 дня назад
Ilma adeerayaalow soomaaliyey ninki wanu is qabnaa mxn isu duubin ilaa guri. Banu lenhy e xtaa hdu maqanyhy saw iman maayo u hdu ku duubo waa baab kle iyadon ogeyn gabadhuye yaab
@haniaden2700
@haniaden2700 4 дня назад
Nin ku qabo hadu kudhaho muqal ayan ka haya wn so qarxin no jaxajix so qarxi aya la dhaha asagay ceeb iyo dabi ku tahay
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 5 дней назад
Nimanki somalida hadii ee qarxis kabixi layihin yanan lagursan
@nimoq1843
@nimoq1843 5 дней назад
2025 waxaa la arkaa meed gabar ireyey hhhhhh😂😂😂
@aaminaibrahim479
@aaminaibrahim479 5 дней назад
Fidhyowgan isagoo dhiirigalina ayan ii fiicnaan lahyd😢😅
@hodanomar6133
@hodanomar6133 4 дня назад
Subxaanal
@amienamira9116
@amienamira9116 4 дня назад
Aniguba Waxa Anba U cabsi Qabaa Awlaada Yar yar ee aan Dhalnay Wlhie mustaqbalkooda Sababto ah Hada Waqti Xaadiran inaga ayaaba NoloShan ku nool 2 ama 3 Sano Kadib waxan Hadiba aan Hada LA iska qaban in hadhow awlaadeena Yar yar in ay Wax iska Normal ah u noqon doonana Waana dhici doontaaba Hadi an Hada LaGa Waan toobin waxan
@dekamoussa683
@dekamoussa683 5 дней назад
Dont trust any body even you son . Why i Have to trust my husband.
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi 5 дней назад
Illhy Hana gadhsiiyo2025😂
@Hanigaraad-c1e
@Hanigaraad-c1e 5 дней назад
Qofkii labaad ee comontiga
@AminaSaadik
@AminaSaadik 4 дня назад
😢😢😢😢😢😢sorry
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 5 дней назад
Horta wax hubso hamdiyay hooyadaan absolutely qalad weyn baa ka dhacay oo in ay is duubtay qalad weyn weyn ayay aheyd balse wey dhacdey Guled waa odeygeeda AUN isaga soo fasaxay long time xumaan weyn ayaa dhex martay Wey dacweysay isagana waxba uma reeban wuuna dhibaateeyay xaqiiq AUN Fadumo’s waa Hooyo qalbi wngsan waayo isagoo sidaas u xumeeyay ayay hadana u tagtay geeridiisa u duceysay waa la wada arkay in kastoo vedio yadii banaanka yaalaan somalidu waa dad xun ayay tiri waana runteed waayo qof kasta qalad wuu dhacaa damiirkii somalinimo ayaa dhamaatey wallahi war dumarow nin ha aaminina waa xanuunsan karaa wuu dhiman karaa telephone ka ayaa ka dhumi karo ee waxaan baas aad duubeysaan iska daaya
@yuuuuga1
@yuuuuga1 5 дней назад
Maxaan hubsada abyo marka intaa shegay ayaad. I shegtee
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 5 дней назад
@@yuuuuga1 sorry sister vedio gaada maan dhameysan oo Call baa I soo galay qalbiyay markii hore raali noqo waan kugu dag dagay I cafi
@sundusfarahabdullahi3687
@sundusfarahabdullahi3687 5 дней назад
Dadkan isqaba horta hadey isdubin majogi karan miyaa amar alle😢😮
@asmaali1271
@asmaali1271 5 дней назад
👆
@MunaMohamed-d2b
@MunaMohamed-d2b 4 дня назад
Sorry 😢😢😢😢
@MarshalPekin
@MarshalPekin 5 дней назад
yaabka adunka adigu waxad maqashiid miyaad rumaysataa waxan wa show wa mashruc wa beeen lakin jaahilinta adoo kaale un baa run mooda yaabka adunka
@AbuBackar-dx7ow
@AbuBackar-dx7ow 5 дней назад
Sheeko carured ma ladhahaa waxaan 😂
@haniaden2700
@haniaden2700 4 дня назад
Dadka qar ale ma xasustan qof cebtisa maxay ku tari naarta somali aya u badan donto
@FadumaahmedFadimaahmedemailcom
😂😂😂😂
@Ms.4ever33
@Ms.4ever33 2 дня назад
Markii horeba akhlaaq xumo iyo edeb daro iyo cilmi la'aan ayee ugu dirtay waxaas. Uff. Naagaha qaarkood waa ba ka yaabay. Ninka haduu ku qabo xitaa ha ka yeelin isoo dir adigoo qaawan. Saa ya og inaa biri kala tageeysaan.
@mariyamaxamed7324
@mariyamaxamed7324 5 дней назад
😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 5 дней назад
Nin Adoo la jooga Ku duubaya ?? Waa hadahw markaad isku dhacdaaan Soo qarxi Uun.....No faido kale
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 5 дней назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Iqroifkq
@Iqroifkq 5 дней назад
yaab badan
@sakariyehusein3629
@sakariyehusein3629 5 дней назад
Somali san maxa waya
Далее
KIISKA MUSFAR OO LAYABLEH!@SawdaBillan
54:09
Просмотров 20 тыс.