Тёмный

Ninkii waa balogay! 

Itssbalqis
Подписаться 26 тыс.
Просмотров 54 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 459   
@biibicusmaan
@biibicusmaan 3 месяца назад
balqiisey RU-vid hda afsomali so galiso xaqaaga wa iga heleey 😂❤❤luqad kle mar hda ku hadasho ma is naqaano
@Itz_Hapoon
@Itz_Hapoon 2 месяца назад
Waad oo hadasheyy 😂❤
@SomaliaYoutube
@SomaliaYoutube 2 месяца назад
Aday kuutaalaa kanaal kale oo afcarabiga soo galiso ay leedahay😂
@maryanhuguf3476
@maryanhuguf3476 3 месяца назад
From tiktok walashey😂😂
@fartuunmohamed-mc7gg
@fartuunmohamed-mc7gg 2 месяца назад
Tiktokeda mxa uga qoran
@ShukriyusufMuse-x3l
@ShukriyusufMuse-x3l 2 месяца назад
​@@fartuunmohamed-mc7ggitssbalqis ugu qoran abyo🙏
@Keyfabdulle
@Keyfabdulle 2 месяца назад
@@fartuunmohamed-mc7gg magacan ugu qoran inta lee
@YawarooMahdi
@YawarooMahdi 2 месяца назад
Tan oo kale aa zxb lala noqoda wallahi 😊❤
@Micraaj-.1997
@Micraaj-.1997 2 месяца назад
Naag nool Hal waxa wataa 😢Dumarka malagu talgalin Socodkooda kabaha dhawaawisa in lamaqlo😢Mida kale 😢fadalan nag nool Tintada Coowro waye qarso quruxleeyda 😢💜💜💜💜💜💜😭
@deqaabdi2090
@deqaabdi2090 2 месяца назад
Yes, I been married 13yrs and he gives me most attention when I mind my own business and not obsessive with him😅
@na_bi777
@na_bi777 2 месяца назад
Wow 😅 you got him 🙌🏼🤣
@faizam523
@faizam523 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@fadumomursal-bp3qu
@fadumomursal-bp3qu 2 месяца назад
Balqisey hada kadib Somali lee nogu shekeyy waku wataa abyo 💗😂
@Sukayna-zr6vc
@Sukayna-zr6vc 3 месяца назад
From tiktok waani salamay❤😂
@Razaanmaxamed
@Razaanmaxamed 2 месяца назад
Wka qaaday😂
@nazali5183
@nazali5183 3 месяца назад
9:08 lesson that i learned last year walhi true💯
@SacduushAbdi-vu1hb
@SacduushAbdi-vu1hb 3 месяца назад
Alla tan isku mid ka nahay xaga dabeecada wlhi😂❤
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid 2 месяца назад
Ninka armuu reer waqooyi ahaa waayo reer waqooyiga naagtay ma dhahan waa ceeb dee 😂❤❤
@itsmeVimto
@itsmeVimto 2 месяца назад
Waa kusintay😂😂❤
@Soso12-bx7kx
@Soso12-bx7kx 3 месяца назад
😂😂😂💔🤣 يعجبني سوالفها دي الانسانة وربي 😂
@NimcoNoura-w8c
@NimcoNoura-w8c 3 дня назад
Wlhi Saad sheeka nin ila xalisid ayaan u Soo galeyy nafis Baad idareensisey qalbiyeey thank❤+wlhi qosolna waaka dharagney your are faney
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd 3 месяца назад
Naaa waku wataa Lkn Ninka Nosheg Amuu kaygii yhy Shaki iGalay Ninka Nala Wa Daag 😂😂😂
@SahroAadam05
@SahroAadam05 2 месяца назад
Qalbi safi❤
@FakiihaAbdi
@FakiihaAbdi 22 дня назад
Balqisey cijiyaad xidhantahy adi
@ماريا-ث8ب
@ماريا-ث8ب Месяц назад
ههههه يعجبني كلامها عسل 😂❤
@NafisaAbdullahi-p3p
@NafisaAbdullahi-p3p 2 месяца назад
This feels like the FaceTime I needed😭😂❤️
@FoosXasan-f2o
@FoosXasan-f2o 2 месяца назад
Form tiktok waa ni salamay😂
@CadeeyPoolo
@CadeeyPoolo 3 месяца назад
Naag nool ilove you balqiis❤
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 3 месяца назад
Naa adi waa kuwadana warka nagu dhur😂😂😂 qofka si hoose nogu sheeg😂😂😂😂
@Binthlm
@Binthlm 3 месяца назад
Usheegbo anaga qofna uma shegeno😭😭😂💔
@foosaxmedxaashi6560
@foosaxmedxaashi6560 3 месяца назад
😂😂😂
@surayaa1365
@surayaa1365 2 месяца назад
Hahahhah
@S.A.12789
@S.A.12789 2 месяца назад
Waaa talo fiican thanks qali ,I appreciate it ❤🎉❤❤❤❤❤😊😊😊😊
@FatimaSiciid-g2h
@FatimaSiciid-g2h 3 месяца назад
Soamliga kuwadaa wan ka helaa. Wlhi balqis❤
@TufaxmaxamedCali
@TufaxmaxamedCali Месяц назад
Ayy zaa u radinayeey hada ku sooheley❤
@FaatuushAlimaxamed
@FaatuushAlimaxamed Месяц назад
Abaayo isastur❤ waakujaçel nahay
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 2 месяца назад
Walahi been maahan ninka haduu kaa arko inaa daneeneysid wuuba is kibrinayaa qof uu san ahayn ayuu iska dhigayaa naag noom tahay fb qolka gabdhaha imow talo halkaas kabixi waan ku wadanaayee👏😂❤❤❤
@HadiyaCalimaxamuud
@HadiyaCalimaxamuud 3 месяца назад
Masha allah waad mahadsan tahay wllo dhiiri galinta noo soo badi❤❤❤
@SumayyaabdullAbdull
@SumayyaabdullAbdull 2 месяца назад
😂balqes we love you queen amarka waa qaty
@MissNajax
@MissNajax 2 месяца назад
Abaayo hijaab hiro ❤ilove u❤
@rumaanruun7400
@rumaanruun7400 2 месяца назад
Balqis waan ku wadana mar walba saan wax noogu soo gali😂😂❤
@RuqiyoMoalimMoahamed
@RuqiyoMoalimMoahamed Месяц назад
masha Allah waa qurxuun tahay ❤❤😊😊😊
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 3 месяца назад
Abaay ani waa kugu heystaa, new subscriber 💕💗
@FariihaArab
@FariihaArab 3 месяца назад
هاي طلعت صومالية وربي انصدمت❤🇸🇦🇸🇴
@FariihaArab
@FariihaArab 3 месяца назад
😮
@Hamdi-gx9sd
@Hamdi-gx9sd 3 месяца назад
Na qurux badane no so badi warkan na maree 😂❤
@fadumoibraahim9474
@fadumoibraahim9474 2 месяца назад
PaLqiizteyda love you hpipiti ❤👸🏻
@zukaymainaabdiqadirziciid7097
@zukaymainaabdiqadirziciid7097 2 месяца назад
Alla tan anigaa isku dabeeecada inàaan qof waco lagama yaaabo dar alle kujeclahy wllshei❤
@SaidAmin-eu7nx
@SaidAmin-eu7nx Месяц назад
والله صحيح 😂😂💔💔
@أمياسر-ذ9خ
@أمياسر-ذ9خ 3 месяца назад
اخت ابو فله تتكلم صومالي 😮😮 وووووو ❤
@احلام-ذ4خ
@احلام-ذ4خ 3 месяца назад
اول شيء مو اخت ابو فله ثاني شيء ايوه جنسيتها صوماليه ابو فله وهي يشبهون بعض يمكن مو اخته ولا اخوها تمام؟؟
@banaatshxasan2152
@banaatshxasan2152 3 месяца назад
هذه أخت ابو فله وهي صومالية و أبو فله نفسه صومالي ❤
@banaatshxasan2152
@banaatshxasan2152 3 месяца назад
​@@احلام-ذ4خ😏
@userbluegrill
@userbluegrill 3 месяца назад
لأ شأنه لك .😏
@أمياسر-ذ9خ
@أمياسر-ذ9خ 3 месяца назад
@@userbluegrill انت اش دخلك الان بنت بلدي🇸🇴🇸🇴
@Dr.muna1
@Dr.muna1 3 месяца назад
funny girl nagtey kulaha❤😂😂Don't deserve emotionally unavailable men only princess treatment gals.
@ayanabshirsaid8235
@ayanabshirsaid8235 3 месяца назад
هادول الرجال النرجسيين حبيبتي لابد أن تتعلم كيفية تعامل معاهم هم هيك مثل الصياد ،،،،،،،،، واحنا لابد نفهم ده اللعبة 😂
@EhsanMahdi
@EhsanMahdi 3 месяца назад
والله صادقه😅😅
@RakiaAhmed-sy7dg
@RakiaAhmed-sy7dg 2 месяца назад
Ala jecliya tan isku dabecad nahy xataa wxad ibarto waka raba marwalbo car iga gooy bal❤😂
@MushtaaqAbdirxmaan
@MushtaaqAbdirxmaan 2 месяца назад
Naaag nool❤😊
@بسمالله-ذ2ض2س
@بسمالله-ذ2ض2س 2 месяца назад
حبيبت قلبي استمري ❤
@NimcoNoura-w8c
@NimcoNoura-w8c 3 дня назад
Wlhi uu isla weynaa imikana bisad camal because kibir ka badan isaga ayaa muujiyey😂
@Itssbalqiis
@Itssbalqiis 3 месяца назад
Snap keyga: iiambalqis Iguso haaadaaaaaaaa
@AliHassan-cv3jw
@AliHassan-cv3jw 3 месяца назад
Sorry . Snap iima shaqaynaayo balqiis. Qisooyinka xagee kuugu soo hagaajinaa balqiis.
@AliHassan-cv3jw
@AliHassan-cv3jw 3 месяца назад
Ma ogi inaad aragtay qoralkan iyo in kale .
@sudialibarre5680
@sudialibarre5680 2 месяца назад
Tan jinkayga jecel 😂 Naag nool waaye In la rifo wan rabay kuwo bananka u bxo i yagoo wax marsan 😂
@FaizaAbdulle-w8i
@FaizaAbdulle-w8i Месяц назад
Balqiisee Wllhi ani waa kuuxiisay ku aaway Nolosheyda
@izapella8813
@izapella8813 3 месяца назад
Qoftan shekadeda waka helaa 😂😂❤
@bahjaAbdulkadir-yn9ve
@bahjaAbdulkadir-yn9ve Месяц назад
Naagtey Iso dheh 😂😂😂😂
@FasiyaAbdow
@FasiyaAbdow Месяц назад
naag nool❤
@IfraahAbdirahamaan
@IfraahAbdirahamaan 2 месяца назад
Jaceliyaa balqiisa❤❤😊
@FaadumoMahamed-b8c
@FaadumoMahamed-b8c 3 месяца назад
Naag nol for ever baby ❤😂
@caba-yl2yp
@caba-yl2yp 2 месяца назад
Ilaahey hakuu fududeyo howshaa heysid❤
@user-mf8el6tz4ln
@user-mf8el6tz4ln 2 месяца назад
Allah saakuuraadinaye❤😮
@ayaancatoosh
@ayaancatoosh 2 месяца назад
abaayo macaanto setahay❤❤❤
@iqramoallim
@iqramoallim 2 месяца назад
😂😂😂😂 energy walana heysa abayo
@IfrahDaud-x1o
@IfrahDaud-x1o 3 месяца назад
Ani adi gacanaa kuutagay.🤚🌷❤
@foziyaheydhar4108
@foziyaheydhar4108 3 месяца назад
girrrlllll you are here too
@HafsoqueenHafsaqueen
@HafsoqueenHafsaqueen 11 дней назад
Balaqisey afsomali hada kudashid wakujeclahay hada luqad. Kale gashisid makukasayi😅
@HodanCabdikariin-n1p
@HodanCabdikariin-n1p Месяц назад
Naag nool😂😂💋
@faadumonuurcali-gk1nr
@faadumonuurcali-gk1nr 2 месяца назад
Nag loo🎉❤😂
@IqroYuusuf-c5p
@IqroYuusuf-c5p 25 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zadiyo
@zadiyo 3 месяца назад
Naag nol l love you noo soo badi video yada ❤
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 2 месяца назад
Maxaad iga jartay subax wangsn tii aad ibar,tay
@iqramohamed-n6d
@iqramohamed-n6d 28 дней назад
Rafaadle ma rabaano rafaad sii😂😂
@ikramkulane2728
@ikramkulane2728 Месяц назад
❤❤❤
@Iftindhimbiltiiney-jp5ok
@Iftindhimbiltiiney-jp5ok 2 месяца назад
Alla gabadhaan jecliya😂❤
@BintoAli-v6g
@BintoAli-v6g 2 месяца назад
Qasaro alaku ogoleysiyo xijabkA amiin
@anfachazan
@anfachazan 3 месяца назад
From Tiktok wnii salame😂❤
@AishaSayidahmet
@AishaSayidahmet 3 месяца назад
Waa lagaa qaaday😂❤
@sihaamsaadaq7574
@sihaamsaadaq7574 3 месяца назад
Waa kaa qaadneyy😂
@ZihaamKhadar-bw9xb
@ZihaamKhadar-bw9xb Месяц назад
2deena kii so horeeyaba wu soqora😂
@askimsah3787
@askimsah3787 3 месяца назад
Runti geesiyad wllo anigu isku mid ayaan nahay. 😂😂😂, lakin raaga taa isku hayna .
@Dheymon
@Dheymon 3 месяца назад
Allow tan hanoo weeyin 😂😂❤
@abdiazizdahir1641
@abdiazizdahir1641 2 месяца назад
the humour is top notch☺
@AhlamAhlam-qm4rr
@AhlamAhlam-qm4rr 2 месяца назад
Umaaaah ❤😂
@SahraJimal
@SahraJimal 2 месяца назад
Ilove uuuu
@Safa___475
@Safa___475 3 месяца назад
Good advice wye balqisy😂
@xamdamaxamud8490
@xamdamaxamud8490 3 месяца назад
Ala tan ani maa dhalay sas kaa raba doqonimo iga dhaaf 😍😍😆
@NawalCusmanjamac
@NawalCusmanjamac 2 месяца назад
Naag nolyal waa idin salamy❤😂
@MoisesCaicedo-cg5mv
@MoisesCaicedo-cg5mv 2 месяца назад
Wlhi warunted😁😂
@HothanumuaUmuamiira
@HothanumuaUmuamiira 2 месяца назад
Absolutely 💯
@haboondiini-fz5fh
@haboondiini-fz5fh 3 месяца назад
Youtubkeeda saxda miyaa iga hupiya somiyeey waka helee qftn😂❤
@saynabahmed2412
@saynabahmed2412 2 месяца назад
Haa😂
@Armygirl-h9f
@Armygirl-h9f 2 месяца назад
Keep going my sister ❤
@Mullaxo4l
@Mullaxo4l 3 месяца назад
Luvv You girlll😂🫶🏻💕.
@Itssbalqiis
@Itssbalqiis 3 месяца назад
Sheekadiina soo dira, caawa video aan kaso sameyna!!
@KawtherAhmed-je6rp
@KawtherAhmed-je6rp 3 месяца назад
Qalbi salamullah
@AliHassan-cv3jw
@AliHassan-cv3jw 3 месяца назад
@@Itssbalqiis balqiis. Sheekadaa aad ka sheekaysay waxay ku dhacday saaxiibkay oo imikana ku Jira. Isagu wuxuu rabay inuu inanta wakhti gaaban la qaato oo aan mustaqbal lahayn iyana way ku fahamtay Waxay samaysay inay is arkaan way ku adkaysay mar iyo laba waxaan ahayn , telefoonka hore ugama qabanayn ilaa uu daalo,waxay ku adkaysay haduu ka doonayo mustaqbal inuu isku soo diyaariyo guur imika ahaana telefoonka aad ayey ugu dhibtaa,marba qiil ayey u sheegtaa sida mashquulbaan ahay ,shaqaan ku jiraa iyo waxyaabo la mida imika ahaan inankii dumarka iyaduu ugu jecel yahay walina isma Callan.
@AliHassan-cv3jw
@AliHassan-cv3jw 3 месяца назад
@@Itssbalqiis walina isma calfan.
@AliHassan-cv3jw
@AliHassan-cv3jw 2 месяца назад
Balqiis. Fidiyow ayaan kaa sugaynaa maanta aaway waxba ma jiraan miyaa.
@masika3841
@masika3841 2 месяца назад
U are very smart😂😂😂
@MariyoMaxamad-b6v
@MariyoMaxamad-b6v 2 месяца назад
Tan ani cml waye dadka talloyin ee sine lkn ayadi maku dhaqmoso😂😂❤
@anisopea152
@anisopea152 2 месяца назад
Naag nool wuunaga socdaa fidiyaasha now sow badi😂😊
@AylaAyla-he4jn
@AylaAyla-he4jn 2 месяца назад
Xidiyaha waaba iska cunaaa walaaley💔😭😂
@SalmoAxmed-f2u
@SalmoAxmed-f2u 2 месяца назад
Ma aragtay markay ka walan aye hawada galayan😂😢❤
@SucaadEcabdillahi-qy5ep
@SucaadEcabdillahi-qy5ep 3 месяца назад
Wll naag nool ban ahaye video noso badi❤
@AyannaCumarr
@AyannaCumarr 2 месяца назад
😂😂😂nag nool
@AsliAli-zp6no
@AsliAli-zp6no 2 месяца назад
Naag nool wa inaa bilada naag noolyasha lagu siiya 🎉
@HaniTaakow
@HaniTaakow 2 месяца назад
Mar hore igu ka dambeyse dhibley isku dabecad nhy 😂🙈😊
@Fatumadakane
@Fatumadakane 2 месяца назад
I love you to
@KiishoAxmedcumar
@KiishoAxmedcumar 3 месяца назад
Hore u soco balqiz
@rothajimcle
@rothajimcle 3 месяца назад
Waxa yarooh walan oo Funny ah 😅😅😅
@lovelyrose4959
@lovelyrose4959 3 месяца назад
Same thing happened to me last year. After chasing me for Three months i gave in 😅 and he pulled away 😭💔 i cut him off. He started calling me 😂 and i was not picking up after three month he sent me a text apologizing and asking what's wrong i left him on read 💅 and i have learnt my lesson.
@Saabiriin__12
@Saabiriin__12 2 месяца назад
Woow 😂best story
@SubaydaMaxamed-nf9br
@SubaydaMaxamed-nf9br 2 месяца назад
My teacher 😅❤🎉
@Zupeyda
@Zupeyda 2 месяца назад
Nagu dhur nagu dhur NagNoL 😅😅😅❤
@Carfoon
@Carfoon 2 месяца назад
10:16 😂rafaadle ma raboo rafaadi it’s too funny 😂😂😂
@SahraMukhtaar-i6n
@SahraMukhtaar-i6n 2 месяца назад
Nagta kaliya faarax yada naga ed biso😂❤
Далее
Tallo naagnool
21:55
Просмотров 24 тыс.
Date iyo saxibkey
27:34
Просмотров 12 тыс.
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 16 млн
Ninkii iyo nin kale…
12:38
Просмотров 23 тыс.
Nin Naag isku Badalay yaab badanaa
9:35
Просмотров 165 тыс.
ARGOOSIGII QAZAL WAA QISO LAYABLEH!@SawdaBillan
56:28
QISADA NOLOSHA P DIDDY OO KU DHOW NOLOL MUGDI AH
16:04
Waa iga xanaajiseen.
14:33
Просмотров 15 тыс.
Somali video!💓
11:00
Просмотров 72 тыс.
jini aan arkay?
30:55
Просмотров 22 тыс.