Тёмный

NOLASHADA WEY ISBADALIY DONTA HADII AD IFAHANTO 

Ruumi Channel
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@samiraadan6904
@samiraadan6904 9 месяцев назад
ruun waxan kaaga waramaya qisdayda iyo noloshayda iyo sidan waxa u dhaqalaysto waxan ahayi hooyo 3 caruura hayisata bil waxan qaara 500$ kuma jirto koronto biyo cafimad gurigu waa ii hanti bishi waxan sevgaraysta 150 ilaa 200 waxan ka gatay laba jog oo dahab ah iyo hal gajo walidka wax bn kasiiya hadana 2024 wax ii qorshaysan wllkyi inaan meherad u furo 2500$ ilaa 3000$ ah
@XafsaMaxamuud-io5tu
@XafsaMaxamuud-io5tu 9 месяцев назад
Masha allaah laaquwata illaaa bilaaaah biilka alle ha ino barkeeyo mcnto
@XafsaMaxamuud-io5tu
@XafsaMaxamuud-io5tu 9 месяцев назад
Hadaan u sheegayey ila maalintaan dawadey ruumiya bilabey inaan wax dhigto anigo wadankii joooga alx 😊
@ruumichannel
@ruumichannel 9 месяцев назад
Naag nool
@rumaancadiwasac153
@rumaancadiwasac153 9 месяцев назад
Masha allah
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 8 месяцев назад
Masha allaah allaah ku barakeyo abyo
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz 9 месяцев назад
Naaa caruurtana wax waad siisankartaaa waxna waad dhaqaaleeysankartaan ee Caruurta haku meereeysanina doqomo
@AadamShariif
@AadamShariif 9 месяцев назад
Scw اللهم صل على محمد
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 9 месяцев назад
Wcs walashay ruumi la taliso ilaha qeer haku siyo🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@Caar-c4n
@Caar-c4n 9 месяцев назад
Wan kutagera abyo waxan kasosalam galmudug galkacyo ❤❤❤
@CilmiCaasho-vq1cs
@CilmiCaasho-vq1cs 9 месяцев назад
Msha allah mhd snid abyo
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 9 месяцев назад
Wax hagajista miya dhib kuhaysa dumarka wllo waxan idin shegaya ti carurta modaysa in laqadinayo wad qaldantahay waxan ilasho laguleyahay bes wa mustaqbal ka awladaada ilel adu wad siwaynanaysa inad waliga qofkale hos iman qayrka wax iso awlada igaxanusan odham aya bes laguleyahay wax kaydso marka ti diidaysa de wllo adile saxadaada garanaya lakim waxdhaqalaysta ceeb maha wa hoyo dagan noqo oo qurux badam ilel alaah ba kadhigay mamo hoyo waxba haysam xanunkeda wad aragten dumark8 way iskujesjesan hadad faro madhnanto de igaqale waxba mahaye wati aya lagu odham baryada badnayd bes wax meel dhigta 20 dolar xTa hadad mel dhigto bishi tan waxba haysa xada waxle unoqone mida an waxbahaysan alaah ba sinaya ducaysta cadi iska dhiga ruumk hore usoco aniga 5bil aya laysqaba mamo iskudiyarinaya manta kafaidaysanaya gabadan ano inan da yar ah aya bartay inanta wananqadana wanadeeda sax waye
@fartuunnoor9294
@fartuunnoor9294 9 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم
@XafsaMaxamuud-io5tu
@XafsaMaxamuud-io5tu 9 месяцев назад
Ruumayiyey wllhey xbbtiyey maalinkaaan ku arkay baaan bilaaabey inaaaan biilkeygii aan bila micnaha ku dhamaan jirey aaan kala dhigto durba 30dlor baaaan dhigtey 5 dolr o biiil ah bilna ma gaaaro intaaaan ku daawanayo
@deqa868
@deqa868 8 месяцев назад
mashalahaa abaayo thank. U
@alrayan6472
@alrayan6472 9 месяцев назад
Shukran xbbty wa fardawsa
@HamdiAbdullahi-i8h
@HamdiAbdullahi-i8h 9 месяцев назад
masha allaah abayo qali farax saney ❤❤❤❤❤❤❤❤
@amalyusuf9685
@amalyusuf9685 9 месяцев назад
Haaaaaa alle haku xafiido masha allah walshay guulaso mcn alle haku barakeyo guulaso
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 9 месяцев назад
Masha alaahaa walaahi baraarijinto waa mahiim rumi thank you sister❤❤🎉🎉
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 9 месяцев назад
Mashalaah tabarak abayo ilmahada maqayad ha iska gayn cafimad ahan hadad aragto marka baritan lagu samey nayo wad layabeysa waxa ku qaba neysa waliga haka cunin maqayad denbe
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 9 месяцев назад
Masha Allaah Rumiyeey halken kalaso hadla ❤
@UmzakiUm
@UmzakiUm 9 месяцев назад
Rumiyaay baryahaan dhaqaalaha aad baan ugu heystaa ilmaha mustaqbal wanaagsan haloo sameeyo calool wax marabto waana kugu raacsanhy fikirkaaga wax meel dhigta
@Umuxasan
@Umuxasan 9 месяцев назад
صلا الله عليه وسلم ❤
@hodoyusuf950
@hodoyusuf950 9 месяцев назад
Asc wall hore uu so co Qof ku jecel unba wax ku shega
@Khadro-ze6yh
@Khadro-ze6yh 9 месяцев назад
Tank you abaayo
@munaabdalla9276
@munaabdalla9276 9 месяцев назад
Wallaahi runt aan kugu jeclahay❤
@PopMaarli
@PopMaarli 9 месяцев назад
3:40 3:40
@miskimusseamiin9049
@miskimusseamiin9049 9 месяцев назад
Waa runtaa
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 9 месяцев назад
Walaahi ruuta aan kugu jeclahay❤❤❤❤
@Emperor-MM
@Emperor-MM 9 месяцев назад
Abayoooo rumiyey nagu wad Dirigalinta xaga daqalaha usa ayan 6 sano kunolahy waligey wax digo isma dihin lakin hada hmmmm wan darsanhy 😅😅😅😅
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 9 месяцев назад
Haaaa waa runtaa yaa Ku sheegay
@umuayman6328
@umuayman6328 9 месяцев назад
Machaala
@hersihersi2406
@hersihersi2406 9 месяцев назад
Wakusalaamay.abaayo.
@FartuunCabdixaashi
@FartuunCabdixaashi 9 месяцев назад
Habo ruumi wakusalamey❤
@Casisa-t4w
@Casisa-t4w 9 месяцев назад
Maanshaallah ❤❤❤❤❤❤
@ifrahinabarkad7721
@ifrahinabarkad7721 9 месяцев назад
❤❤❤❤ il love ruumi allah haku hafido
@tkidzzz2913
@tkidzzz2913 9 месяцев назад
50 Euro ee week lagu soo adeedanayo ayaan raba ❤
@miskimusseamiin9049
@miskimusseamiin9049 9 месяцев назад
Alxabdulilaa bishii 6kilo ayaansoocuna 2023 hadana waxaan rajeenaa inaankayareeyo
@munocadeey2839
@munocadeey2839 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@huhshta
@huhshta 9 месяцев назад
Wale dibad majirto cusbo isi iyo basal ba igadhamatay isi 😂😂😂
@farhioismail4880
@farhioismail4880 9 месяцев назад
Wey jiran canaha hilimka adeega o dan I weydisan jirtey marki dabe waxan fahmey si tukan o kale ina ahay wan u didey dagalki igu bilabey xafdi wan ka kaxay wana yurub
@amalyusuf9685
@amalyusuf9685 9 месяцев назад
@hubsiinochannel1779
@hubsiinochannel1779 9 месяцев назад
Xabiibti anag Somali hadaan nahay manalaga baxo😂😂afkaana caraabuuxiso
@nestehamohame
@nestehamohame 9 месяцев назад
dumarka somalida dhaqaalo ma yaqanaan
@Nasriin-q9o
@Nasriin-q9o 9 месяцев назад
50 eero waa intee dollar
@Kadhraumar
@Kadhraumar 9 месяцев назад
Asc
@DharmiDamian
@DharmiDamian 9 месяцев назад
mashaAallah qali horay usoco wankutagera diri galiso
@MaxabaRashiid-zl2pi
@MaxabaRashiid-zl2pi 9 месяцев назад
Scw scw ❤❤❤❤v
@khadracali334
@khadracali334 9 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم
Далее
NIGHT ROUTINE BY SINGLE MOTHER
11:31
Просмотров 31 тыс.
NOLASHA XAGEN KASO BILABAY MAXAN SO MARAY
13:09
Просмотров 14 тыс.
WALIY MAKU DACWEYEN QEYB KA MID AH HOYGAGA
12:01
Просмотров 11 тыс.