Тёмный

NOLOSHA AYUU IGU CIRIIRYEY NINKAYGU WAXUNA IGU QASBAY INAN ISBILO ISAGA OSHAWEYA!Q.1  

Sawda Qaalib
Подписаться 143 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

#sawdamohamud #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 403   
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 11 месяцев назад
Halkan igu sodirikartan qisoyinkiina thanks 00252616889436
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 11 месяцев назад
Wan qorty Lambarkaga saxda Miya
@Wadakirbilquran
@Wadakirbilquran 7 месяцев назад
Juziita khayran
@rukiaabdullahsheekh2550
@rukiaabdullahsheekh2550 6 месяцев назад
@abdirashidadan8169
@abdirashidadan8169 4 месяца назад
Wan ku salalamay sawda
@ixticaday7913
@ixticaday7913 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@RoodoUpdy
@RoodoUpdy 11 месяцев назад
Wey ka maseertay abyo daganantan cml malahan iyo codkan fiican sida qisoyinka uso gudbiso aad u qurux bdn thy ❤❤❤❤❤
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 11 месяцев назад
Adiga iyo farxiyo tawakal cid idiin gaareyso maleh masha allah tabarakallah sida hadal ka ukala dhig dhigeysaan wax inoo faham siisaan ❤❤❤❤ waan idiin jeclahay alle ha idiin xafido
@adenfatma8280
@adenfatma8280 11 месяцев назад
True. They are good storytellers, Masha Allah
@saadiaali9735
@saadiaali9735 11 месяцев назад
Haa apayo farhiyo tawakal iyo sowda bes kadhawada qisoyinka ❤
@halimoabdiahmed3809
@halimoabdiahmed3809 11 месяцев назад
Mashallah sowda qurux waxan jaclahay balaqdada adiga iyo farxiyo tawakal ayan idin dawadaa
@jamilojimcale2543
@jamilojimcale2543 4 месяца назад
Abyooy gabdhaha ha,isku dirin
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 11 месяцев назад
Sowda qisooyinkaaga aad soogodbisid qof gaaro majiro number 1 aatahay mashaa allah
@hawoartan6910
@hawoartan6910 11 месяцев назад
Ilaahy amarkii. Anigu gabdhaa ayaan goobdoon iigumaba baxdo. Teeda kle isku turjamaadba ma tihidin Nin sowda qaalib haysta u malyn maayo inuu. Gabdhaa aadyo waan dawan jiry iyada io hodon online lkin saaan ari kuu bartay Maba kusoo saqajaamo Weliba hodon online waan yara dawadaa lkin ayaan goobdoon saay u sheekyso kama hello Io saay wax u walaaqdo soowada qaalib keep going. Wllo ❤🎉❤
@cabdicumaribraahim9300
@cabdicumaribraahim9300 11 месяцев назад
Gabadhaas suurahaa kabatay 2021 eydhaheysay waaley koobiyeeyaa sowdane you tube malaheyn
@hawoartan6910
@hawoartan6910 11 месяцев назад
@@cabdicumaribraahim9300 haa nio isla wacan weeye ayadba sheekooyinka aay so geliso sow carab kama soo copy so
@abdullahimohamed7460
@abdullahimohamed7460 11 месяцев назад
Inkastoo aany wanaagsanayn in qufna gooni loo eedeeyo hadana dadka waa la kala jeclaan karaa, ani ahaan xaga gabdhaha youtuberada ah waxaa lumber 1 iigu jira gabadha la yiraahdo ruwada stale 2 waxaa iigu jira sowda qaalib 3 waxaa iigu jira fatuma muna is eedaynta iyo is qabqabsigana ma jecli
@hawoartan6910
@hawoartan6910 11 месяцев назад
@@abdullahimohamed7460 anigu sowda qaalib. Baa lumbar one io lumbar 100 baa iigu jirta aadbaan u tageeraa.
@Suleeqacalicilmi
@Suleeqacalicilmi 11 месяцев назад
​​@@cabdicumaribraahim9300adi naag maa tahay maxaa dumarka kudhex galshay waligay walay katahay gabadhaas oo waa lay copiyey dhahaysa maan maqal 3 sano kuxiranahay carabigana way taqaanaa oo waa qof wax soo baratay sowdana waa walashen ayadana waan daawadaa ayaana waa daawadaa ee habalaha madaxa haisku galin
@NasriShukri
@NasriShukri 11 месяцев назад
Mansha allah walahi qof aad uqimo badan batahay walashey waxanba kaheley deganaantada aniga adiga beslen qisaska kadawada wayo waxatahay qof aad u degen
@halimaisse868
@halimaisse868 11 месяцев назад
Keep going quruxey sowda
@istarabuukar6671
@istarabuukar6671 11 месяцев назад
Dadka abayo luuqada ama codaka kale qurux badan masha Allah ilaahey haku xifdiyo 🥰
@AaminoMaxamed-b9k
@AaminoMaxamed-b9k 11 месяцев назад
Ilahay markan Laga baqo adiga sowda wlhi naag adiga kugu gadha balaqo majirto horay u soco wllo ❤ qli dumary
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 11 месяцев назад
Ma aragtay sowdo farxiyo tawal waa igu baxdaa walhi wa jeclahy ilaahey hanoo daayo kuma caajiso
@faraxmaxamud-gl1ok
@faraxmaxamud-gl1ok 11 месяцев назад
​@@simanmaxamed1434hooyo farxiyo waa khater🥰
@filsanmohamed4021
@filsanmohamed4021 11 месяцев назад
Wlhi ani sawda qalib io farxiya tawakal waxn ahyn kamaba helo runtaa wangsane sawda number 1 farxiya number 2 horay u socda labadiinaba xabiinaatii❤️
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 11 месяцев назад
Aniga sowda iyo farxiyo tawakal an ku heeysta
@SumayoDheyman
@SumayoDheyman 11 месяцев назад
❤❤❤❤
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 11 месяцев назад
asc sowdaay xbbti horta si sharafleh baad u hadashay anigu anigu anoo ayaan dawda baan fbga kaa soo racay maalintaad samaysatay youtupka ilaa hada wlhi qiso ay leedahy ma daawan mana ka war hayi waxay soo galiso waayo adiga balaaqo iyo faseexad iyo talo iyo dhiiri galin iyo farxad baa la socota qisooyinkada ilahay haku barakeeyo cid walba walba wuxuu shaqaystuu heli abaayo ha u bixin hana u jawaabin dadkaas oo kale
@NimcoJamaal-ft5ig
@NimcoJamaal-ft5ig 4 месяца назад
M.a m.a m.a sowda qaalib qof waxbaraty
@umucabdinasir5894
@umucabdinasir5894 11 месяцев назад
Masha alaah abaayo ilaahey kheyr badan ha ku siiyo Qof aad u wanaagsan baa tahey si wanaagsan aa walaashaa ula hadashey
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh 3 месяца назад
Waa sax wlaal anigba kamida ah dadka waan dawada waxadna tihin gabdho qimo badan
@HibaaqCali-d6g
@HibaaqCali-d6g 11 месяцев назад
Qaab soo gudbintaa leysku dhaafay❤❤❤ xbbbti cidkale iigumaba baxdo❤❤❤❤
@hidonuur7244
@hidonuur7244 Месяц назад
Mashaallah you have a soothing voice and you are a good storyteller. That’s what sets you apart for me.
@anabnur6313
@anabnur6313 11 месяцев назад
Abaayo dhibmalaha labadiina waan inkuxiranahay Waa caadi saad shiigtay Abaayo waxaan kuugo jeclaaday farxada qosolka mashallh ale haakuusiyaadiyo inshaallh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yurubcabdideeq1696
@yurubcabdideeq1696 11 месяцев назад
Masha allaha walashay sowda qaalib❤❤❤❤❤
@ayaanayma881
@ayaanayma881 11 месяцев назад
Allow Alle adi mey kuso gashay SOWDA ceeb ka saliin waye haku qaldamina
@khadiijomumin5211
@khadiijomumin5211 11 месяцев назад
Maasha Allah xabiibti Allah ku barakeyo
@ZamzamCabdulaahi-h5x
@ZamzamCabdulaahi-h5x 11 месяцев назад
Abaayo horay u soco sharafay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sahuuma__cadey
@Sahuuma__cadey 11 месяцев назад
😢❤aad bn ku.jeclhy wlhi abyo video yda midn dawan kuma jirn Halke kala so.xariira
@ZakiyaHussein-hk1yv
@ZakiyaHussein-hk1yv 11 месяцев назад
Aqlaqda way ka muqata walashay inta aan arkay wllhi xijabiyo aq laqda abyo dafkan ha ujawabin🥰
@farduussiciid8370
@farduussiciid8370 11 месяцев назад
Farxiya tawakal Sawda qaalib Fatima muna Dadwaynaha chanel Intaas uunbaan daawadaa
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 11 месяцев назад
Xaajiyadaa maba garanaynee inantayadeey sheekada inoo biloow walaal. Jazaakallaah.
@hawahared-xd8pk
@hawahared-xd8pk 11 месяцев назад
Sowda youtubkada iyo gabdhayda wa isku fac gabdhayda waxay dhaltay bishan 19 masha allha ❤❤❤
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 11 месяцев назад
Wllhi sawda adigan kaga haystaa naagta ada sheegso maa dawada xita hodon online Shukran Abayo sawda
@medmead
@medmead 11 месяцев назад
MashaAllah sawda
@XawoAli-vu7ud
@XawoAli-vu7ud 8 месяцев назад
Waa run
@FadumoMahamutt
@FadumoMahamutt 10 месяцев назад
Adiga kiliya ka dawadaa qisoyinka aad bn ujeclhy❤🎉
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 11 месяцев назад
Masha alah alaha kuxafido abayo sawdo waxas ma ficno ayadon lays xumyn aya waxlysku shega sida sowdo uhadashay wasida qof kasta laga raba guuleyso waligaa abayo wanagad janada kugalysa horay usoco qisoyinkada waba suga ani waba kugu tashta 🥰
@ugbaadxuseen7970
@ugbaadxuseen7970 11 месяцев назад
Manshaaallh wllshy nolow wanku jeclhy
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni 11 месяцев назад
Mansh allah abyo siwangsan bad u hadashay iska dhaf waxs israqda alle aya hayo kane wa kaga haisku mashqulin aniga hadalkeda wan arkay sii fican umaysan hadlin we love you dear❤
@bahjamaxamuud3849
@bahjamaxamuud3849 11 месяцев назад
Sawda wllshy mcn Wlhy anaaba dhawr qiso oon janalkaga ka daawaday ku arkay adiga dabada ka Ayaan lkn Kaaga ayaa horeeyay markaa waxa is idhi ma Ayaan ba kobiyaysay hada waxa ogaaday in labadiinuba qisooyin soo turjumatan alle Haku barakeeyo wlll taasana markhaati ka ah❤❤❤❤❤
@Cashoaxmed-th9rn
@Cashoaxmed-th9rn 11 месяцев назад
Sawda qalib xbbti Anigu ano ku aqoon ban ayaan dawan jiry qisoyinkeeda lkn inta adiku barty iyada io hodan online Waka hary adiga katurjumaan fiicn sidi ina kulajoogo o sualo kuwaydiinayo by ilayihiin qisoyinkagu wa jclhy walhi una malaynmaayo qiso adso dhigty iny idhaafty Hore u soco wlshy ❤❤
@Sabiriin-vt7mf
@Sabiriin-vt7mf 11 месяцев назад
Anaa kamida asxaabta ayaan gobdoon
@Jaamacmohamed-x1k
@Jaamacmohamed-x1k 6 месяцев назад
Sawda qaalib asc qaali.
@missjama2027
@missjama2027 11 месяцев назад
Huno Sowda illahay dardis ayaan ku jecellahaye wallahi huno illahay adi iyo owladada iyo odoygaga ba allah ini hifdiyo ❤❤
@SaSa-hx6jw
@SaSa-hx6jw 2 месяца назад
Horiosuco. Abaayo macan❤❤
@anabhassan9694
@anabhassan9694 11 месяцев назад
Abayo wan kugu xiranahay balse comenti kuma so qoro waxa hada igu qasbay sida wanagsano walasha ula hadashay masha Allaah Allaha ku xifdiyo xbbti ❤❤❤❤❤
@CaashaCeyda
@CaashaCeyda 11 месяцев назад
thanks abaayo waad qalbi wanaag santahay Masha allh
@salmacabdirisaaq1359
@salmacabdirisaaq1359 4 месяца назад
M.a wllo inta an ku barty walhi waxa badan ayan ka faa'idy mom alle ha ku dhawro walhi qiso walba oo Chanel kaga ku jiirta wan dawady mom ee alle ha ku dhawro carurtadana alle ha ku barakeeyo mom 👩 ❤
@IqraYuusuf-q8t
@IqraYuusuf-q8t 2 месяца назад
Walashay lambarkan igala so xidhiidh abayo qali wan ku jclhy walahi abayo qali❤❤❤❤ ilove you
@TerrenceGoodrich-wc2om
@TerrenceGoodrich-wc2om 5 месяцев назад
Good girl sawda we love you ignore the ignorant ❤❤❤❤❤
@wacanmuse7865
@wacanmuse7865 11 месяцев назад
Risiqa illahay baa haya dad baa cawda uun dhag haw dhigin wllo ❤.
@hidocali4651
@hidocali4651 11 месяцев назад
Aniga sowda io farxiya tawakal uunba dawadaa❤😊
@sucdicadood601
@sucdicadood601 11 месяцев назад
Swada wlalshay waxasay ha ujoojin hory uga soco inash allaah❤❤🙏🙏
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 11 месяцев назад
Adigaaba soojirgaliye 😂😂😂😂 RU-vid waa funny
@biindhehaazhi7427
@biindhehaazhi7427 3 дня назад
Abyo welhi Adi gabdh dagan tahey m.a Adi iyo Ruweyda Labo gabdhood Dar ilaahey u jeclahey tihiin abyo alle heydin xifdiyo❤
@HalimaMohamed-q9z
@HalimaMohamed-q9z 11 месяцев назад
Masha allah sowda alaha kuxafido
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 11 месяцев назад
Masha allah abaayo allah hakubarakeeyo ilxunkuma aragto amiiin
@faraxfaarax8765
@faraxfaarax8765 7 месяцев назад
Waamahad.santahay.abaayo Adiga.ayaan.kudaawadaa
@zaharahaad1314
@zaharahaad1314 Месяц назад
Sawda cidaan ahayn maba daawan karo anigu keep going qli
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 11 месяцев назад
yaab wlhi qof walba alle ayaa irsaqdisa ayuu wataa
@Nasteexo-cr6pk
@Nasteexo-cr6pk 11 месяцев назад
Firsta one sawda wan ku tageera walshay wana jecelnalaah inana mar uun kulah hdalo from Borama
@HibaaqMahamed-n5f
@HibaaqMahamed-n5f Месяц назад
Masha Allha ❤🎉
@QadroYuusuf-ly6ik
@QadroYuusuf-ly6ik 6 месяцев назад
Masha Allah dabeca ayaa ledahay abayo allaha ku siyadiyo
@shugrijamacxassan7020
@shugrijamacxassan7020 2 месяца назад
Sowdo aniga qisooyinkaga waa jeclahay. M.a
@farhiyam3563
@farhiyam3563 5 месяцев назад
Qiso inla soo gudbiyo maaha qiimuhu waa sida looosoogudbiyo sawdo iyo farxiyo tawakal si wacan ayay usoo gudbiyaan ❤
@LayloCabdixirsi-sb1qm
@LayloCabdixirsi-sb1qm 11 месяцев назад
Aniguba adi wankugu xiramahay ayadana waan kuxiranahy
@ayaanayma881
@ayaanayma881 11 месяцев назад
Ha u jojin Quruxey Naaag isku kalson oo an ku kalsonahay thy❤❤❤❤
@nastexoelabe3054
@nastexoelabe3054 11 месяцев назад
Qalbiga ku xaadhan sowday alle haku sharfo qaali❤
@MohamedAbdillahi-db3tk
@MohamedAbdillahi-db3tk 11 месяцев назад
عليه افضل الصلاة والسلام
@munasheikhabdilaahi8535
@munasheikhabdilaahi8535 6 месяцев назад
Sowday Xbbti aniga waxii qisaha adiga Kaliya aan ku dhageystaa walahi Allah dartisa aan kuu jeclahy guuleyso marwalba walashey mcney ♥️🥰😘
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 6 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@IkhlaasXaashi
@IkhlaasXaashi 3 месяца назад
M,a wllshy wllhi ani aaad baan ku wataa❤❤❤❤❤❤❤
@nimoabdi71
@nimoabdi71 11 месяцев назад
Maa shaa Allah tabarakallah abaayo wax kula qisa ah maba arag, runtii qisa aan adiga kaa daawday ayaan bacdal usbuuceyn kA daawday ayaan goobdoon waana caadi wax dhib ah uma arko. Marka xabiibatii hore usoco ❤
@SahraCiire
@SahraCiire Месяц назад
Masha alllaaaaah❤️
@isaqhilowle8800
@isaqhilowle8800 11 месяцев назад
Asc abayo sowdoy masha allah aadbad uqalbi fcnthy aniga waan kudawada ayan goobdoon waan dawada wasax qisoyin badan ayad isaga egtihin lakin aniga labadiina isku mid aya ii thin gabdha soomaliyed oo walalehega ah aya tihin
@masbaljama9283
@masbaljama9283 7 месяцев назад
Amiin amiin wll ❤
@ubaxsalad4891
@ubaxsalad4891 11 месяцев назад
Waan idin daawada labdiinaba wax dhib ah malahan walaalayaal
@xabsagoodir9864
@xabsagoodir9864 11 месяцев назад
Asc wll
@samiyacismaanahmed5210
@samiyacismaanahmed5210 11 месяцев назад
Wlloh dadku isku mid maahee wlhi nasap ayaad tahy ee hore usoco
@AhmedWaanjoogaa
@AhmedWaanjoogaa 11 месяцев назад
Noosoobadi qisooyinka carabta wllo
@cadeyare5255
@cadeyare5255 11 месяцев назад
Asc abaayo hubixin
@samiraaxmed4103
@samiraaxmed4103 3 месяца назад
Sawda ❤❤❤ anu codkaga tagera walal qali ❤❤
@rukiaabdullahsheekh2550
@rukiaabdullahsheekh2550 6 месяцев назад
Asc abayo masha allah
@HassanOsman-l9p
@HassanOsman-l9p 6 месяцев назад
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saadiaali9735
@saadiaali9735 11 месяцев назад
Farhiyo tawakal iyo sowda qalib bes aya Yutub kadhawadha ❤
@Naima2008
@Naima2008 11 месяцев назад
Asc abaayo labadiina waan idin daawadaa, gabadha qisooyinka carabta ka sheekeeyo marmarka qaar isku qiso ayeey soo gudbiyaan.
@farhiaali2784
@farhiaali2784 11 месяцев назад
Ayaan adaa ka tabis fcn, ha iga xuman waa fikirkeyga
@FartuunCabdixaashi
@FartuunCabdixaashi 11 месяцев назад
Labadiinaba waa idin taageera hppti ❤
@Faatuu-l5x
@Faatuu-l5x 11 месяцев назад
Asc abaayo aad iyo ad ayaan kutageera qiso fcn ayaad sodaysa waxan kuleeyaha horow soco
@somalisareone6198
@somalisareone6198 11 месяцев назад
Sowdo waxaa kor uga bax waxn Jeclaan Lahaa hadeey soo jawaabto inaadan usoo jawaabin
@farhiaali2784
@farhiaali2784 11 месяцев назад
Sax Anna ka koow ah
@AmatuRahman-rd9uf
@AmatuRahman-rd9uf 3 месяца назад
Salaahu Aleyhi waslam
@yuunamoh1544
@yuunamoh1544 11 месяцев назад
Abaayo ha ujoojin soodwdo quruxeey ❤❤
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 4 месяца назад
Mashalllha Mashalllha ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@foziaelmi9120
@foziaelmi9120 11 дней назад
Walaalo hada dhaw baan ku bartay mashallah ❤waxad tahay qof aad o dagan on jecladay 1 biil baan kugu xiidhanahay asxab badana wan o diiriray Chanelle kaga mashallah horay o soco ❤
@Qamar________hussein..2
@Qamar________hussein..2 25 дней назад
10 bilood kahor waye muuqaalkan markaa vedio yadaadii cusbaa so daawaday baan is iri kuwii hore soo daawo😅 Tan kale xumaan igama aha lkn ayaan goobdoon wlhi in eysan kuu dhaweyn qaabka sheeko gudbinta iyo codkaba codka allah haku barakeeyo sowdaay❤❤
@kadijaali4753
@kadijaali4753 11 месяцев назад
Ayaan gobdon maba aqano cawa igu horayso magaceda aniga waxan dhagaysta ( Sawda , fatima muna Chanel, dhaqaq ad dhaxashide, & jawahir xusen intaba wa gabdho aqlaq din & ixtiraam leh )❤❤❤❤❤❤❤❤
@QadroAbdi-u8p
@QadroAbdi-u8p 6 месяцев назад
Adi aya qisooyinkaada🎉🎉 daawada🎉🎉 bas🎉🎉 xbbti sry🎉🎉 ana kurali galinayo🎉🎉🎉 ok
@AdnaAli-s8u
@AdnaAli-s8u 11 месяцев назад
Sawdaay qisooyinka markaad soo dhigtid waan farxaa wallhy mar horaann kugu soo biiray lkn commentiga ma qoro
@ayaanayma881
@ayaanayma881 11 месяцев назад
Wcs sowda❤❤❤
@HodanQodax
@HodanQodax 11 месяцев назад
Sawda Quruxey illhay cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo runtii adiga iyo ayaanba waan idin daawadaa balse inta adan qiso soogelin Ayaan kugu sugaa waayo isku turjumaad iyo isku balaaaqo toona matihidin Markaa keep going sawda qaalibay xbbti ❤❤❤
@nimcahilowle6131
@nimcahilowle6131 11 месяцев назад
Aniga waxan dawada farxiyo tawakal iyo Adiga bes ❤❤❤❤
@MarwaMuse-f1w
@MarwaMuse-f1w 2 месяца назад
Wan ku jeecelyi wll ila hayidarti❤❤
@fardowsoalimashaallaahalle9012
@fardowsoalimashaallaahalle9012 11 месяцев назад
masha allaah abaayo sowda labadiinaba waan dawadaah intabadan adaa kuhoreyya waxaan uheestay innaad saxiib tihiin sida aad usoowada galisiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasiimfaisal-ve9zw
@nasiimfaisal-ve9zw 11 месяцев назад
Labdiinba waan wanu idiin dawaan ❤
@Xamdayar22
@Xamdayar22 11 месяцев назад
Masha allah abayo hakumashquulin waxa ookle
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 11 месяцев назад
Wax dhib ah ma leh maxay wax weyn uga dhigaysa risiqa ilahay ba bixiya sowda waa Gabadh imaan leh inkasto anan aqoon Gabadha kale hadana waa caadi
Далее
Главное рыба есть, а воды нет..
00:54
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC 4
00:16
Просмотров 2,7 млн
Qalpoq - Amakivachcha (hajviy ko'rsatuv)
41:44
Просмотров 90 тыс.
Gabadh ninkeedu qabadsiiyay xanuunka HIVga
21:23
Просмотров 9 тыс.
Muxu sameyey taxi lihii geesiga ahaa?@sawdamqaalib
18:32
KIISKA QADAR IYO DOCTOR MATIIN!@SawdaBillan
1:05:21
Просмотров 69 тыс.
DALXISKII ISUBADALAY MASHAQADA!@sawdamqaalib
39:17
Просмотров 61 тыс.
KIISKA MUSFAR OO LAYABLEH!@SawdaBillan
54:09
Просмотров 57 тыс.
DAKHSI AYA KASHIFAY KHAYANADA NINKAYGA!@sawdamqaalib
53:18
Главное рыба есть, а воды нет..
00:54