Тёмный

NOLOSHA DALALKA MASAR IYO TURKIGA XAQIIQOOYIN KU SAABSAN / SH ABU DALXA 

kalshaale channel
Подписаться 287 тыс.
Просмотров 103 тыс.
50% 1

Kalshaale Channel
Nolosha dalalka Turkiga iyo Masar , Muxuu mid kasta ku Fiican yahay, Waxaa Xaqiiqooyin ku saabsan Labada dal Bulshada la wadaagay Sheikh Abu Dalxa.

Опубликовано:

 

5 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 279   
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 3 года назад
MashaAlĺaah sh/ runtuu ka hadley Anaa jooga masar ilmana ku koriyey waa meel taalo wax barasho dheelitiran waa haduu walidka ubadkiisa usoo jeesto horumar ayuu kagaara dhinaca Diin iyo Maadiba dhibkasto oo aan lakullano waxaan kusabarnaa ubadka fa'iidada ey ka helayaan Allaha noo xafido ubadka guul in aan gaarnaa rajeynayaa inshaAllaah ma'saar waxey dadka ku dhibaan marka sharciga degenashaha laxareysanayo aad bey noo dhibaan noo celceliyaan ayagoo nasiinkaro Allaha naga qabto lkn fa'iidada aan kuhaysano ayaa kabadan MashaAllaah Allxamdulillaah.
@naanii1878
@naanii1878 3 года назад
Sax
@umumanaal6610
@umumanaal6610 3 года назад
Walal numberkaga ma I siin karta wa u soo socda
@HamdiSalad
@HamdiSalad 2 года назад
Thanks xabibti iso dir labarkaga
@nasraliban6774
@nasraliban6774 Год назад
Abayo numberkaga ma isiin kartaa adigoo mahadsan?
@AbdullahiademMohamed-zh3my
@AbdullahiademMohamed-zh3my 8 месяцев назад
Walal meel aan kala so xariiiro isheeg
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 3 года назад
dalkeena baa wanaag iyo dadnimo wacan iyo diinba taala alx ilaahay hanoo hagaajiyo mahadsanid shiikh
@somswel6190
@somswel6190 3 года назад
Dalkeena dal ka wanaagsan wali maan arag. Dhowr wadamo na waan tagay. Alxamdulillah. Imika Hargeisa ayan jooga, xoriyada diinta halkan ka jira meel kale inad ka heshid aad ayey u adagtahay.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 года назад
Dhulka Hooyo meel laguvdoorsado ma jirto lakiin dadka Soomaaliyeed ayaa xun
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 года назад
Waxa qurbaha ku dhibaateysan inta badan waa reer Koofur oo runtii la dhihi Karo waa qaxooti sax ah. Kenya iyo turkey ayey geliyeen wixii hanti eey heysteen. Laakiin isweydii yaa reer koofur qaxooti rasmi ah ka dhigay? Afar wiil oo khawaarij iyo Takfiir ah oo yuhuud iyo mareykan ushaqeeya ayey waddankii uga guureen. Kii aad wareysato wuxuu ku leeyahay koofur Qaraxyo iyo dilal ayaan uga soo cararay oo kalkaan dukaankeyga iyo gurigeyga cabsi kuma joogo. Dabcan waa sax laakiin isweydii khawaarij tu iyo Takfiirta imisa arday ayey sanad walba soo saaraan oo Qaraxyo iyo diin qaldan barayaan? Dadka ka guuraya somaaliya waa sax. Waayo 30 sano ayey gaalo juhdi ku bixisay in somaali diinta iyo caqiidada laga qaldo kadibna leysaga dhex boxo
@ibnugudaal9886
@ibnugudaal9886 3 года назад
M.allah
@ibnugudaal9886
@ibnugudaal9886 3 года назад
Shukran sheekh
@umaamina1885
@umaamina1885 3 года назад
dalkeena meel ka wanaagsan ma jirto aniga ku nool qurbana qeyr ma yaal magacu doono ha lahaadee hadii aad ubadka u rabtaan horumar aduun iyo aakhiraba dalkiini ku so laabta oo u sabra dalalka shisheeyaba waad ku sabartaan xaalad kasta ood kala kulantaane ilaahey somali dalkooda ha u macaneeyo hana noo qadaro inaan ku xasilno aamiin
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 года назад
Aniga carab ilmaheyga ma geeyeen sababtoo ah meesha xashiishka ilmaha ku bartaan waaa ka kow, miss kale Turkiga uma uugaarayo sababtoo ah wixii ajaanib ahaay baa ku soo guurtay, Somalia u socdaa insha Allah waliba Xamar marabo waxaa dagi doonaa shabeelaha hoose Marka Caddey ama Baraawe ama Afgooye leegu ogyahay insha Allah
@Somali-One
@Somali-One 3 года назад
Dad Somaliyeed ayaa inta ay masar ka yaaceen Turkey aadey, hal sano ayagoo joogin ayay Dib uga soo yaaceen. Turkeygu waa Yurub aad isbiilinayso oo shaqo lahayn, halka Masar qofku haduu naftiisa usoo jeesto horumar ka gaari karo
@asma8470
@asma8470 2 года назад
Maxaa ka mid ah masar sida nafta loogu horumarin karo??
@amalaskar2264
@amalaskar2264 3 года назад
Asc walaaaaha qaliga isoo duceya inu ilahyi safarka noo fududeyo dalkii hooyo qurbe Wanu Nance ✈️🇸🇴
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 года назад
Amiin me too ilahay nabad hanogadigo
@amalaskar2264
@amalaskar2264 3 года назад
@@sahromohamed4375 Aamiin yaa rabi wllo ilahyi dhulkeen nabad iyo Barwaaqo hayiinoga dhigo 🇸🇴✈️✈️❤️❤️❤️
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 года назад
@@amalaskar2264 Amiiiin walalo mcn
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 года назад
@@amalaskar2264 oo ilahow nakulansi caradeni onabad ah si an isuhasusino malintan Somalia uduceyneyne
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 года назад
🥰🇸🇴💙☝🤲
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 года назад
Maasha alah tabaaraka lah shekhana rabi yaxfadak jasakalah qeyr 👍
@waayoarag5099
@waayoarag5099 3 года назад
masar 6 bilood mudo ku dhaw baan ku nooolaa dadkoodu dad la dhax gali karo oo is dhaxgalka ku wacan maaha lkn nolol aad u qurux badan ayaaa ku arkay oo aniga ahaan isku badalay lkn cunsuriyiin weeyaan inkastoo xaaafadaha danxartu mar kasta iska dhib badantahay turki lkn warkiisa unbaan maqlaa
@sahrasheikh6344
@sahrasheikh6344 3 года назад
Shiikh masha allaah xaqiiqdaad ka hadashay sidii ay u kala yaaleen baad u kala dhig dhigtay
@abdiqadiraddawe9746
@abdiqadiraddawe9746 3 года назад
Wcs jazaaka laahu qayr fidunyaa wal aaqira aamin yaa rabi
@tasniimmohamed395
@tasniimmohamed395 3 года назад
ربنا يجزاك خير اً شيخنا الفاضل
@bashirwasuge7495
@bashirwasuge7495 3 года назад
Sh Abu Dhalxa Jazaaka Allahu kheyr aljazaa inbadan ayaan raadinayay isbarbar dhig noocaan ah.
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 3 года назад
Masha Allah sheikh jazakaallahu kheyr ilaahay dalkeena nabad iyo horumar ha inoo gaadh siiyo asagaanu ku noqon doona insha Allah
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 3 года назад
walaaloh hadii qarsh kuu dhiibay wadankii iska dag wadan shusheeya ma dhamee soamalida turkiga joograna urdugaan markuu tago way imanayaan waala soo dareerine aniga insha allah wadankee meel aan ahayima qabateeh
@hoobaan8674
@hoobaan8674 3 года назад
Garab Rarata Yahay Baas Goor maa Degaysaan (Sangub ) allya Raxma
@qalidega5055
@qalidega5055 3 года назад
Asc💘 Sheikh Abu dalxaa.masha Allaah jiiskalallah 💯💯💯💯💯
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 3 года назад
Masha Allah tabarakallah Sheikh jizaakallahu khayr
@nawaalaxmed5228
@nawaalaxmed5228 3 года назад
Maansha allaah sheekh Allah haa kuxafido Sheekh iisooducee waa hooyo somaliyed oowayday lixaadkeedii
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 3 года назад
Jazaaka Allah qayr
@khadraabokor3548
@khadraabokor3548 3 года назад
Maa'Shaallah
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 3 года назад
mashaAllaah sheekhunaa jzkallah khayr
@khadra-ladanali7697
@khadra-ladanali7697 3 года назад
Masha Allah. Thank you 😊. Please tell our community to move to a somali speaking country. Our kids will be fine . Too many cultures and languages are confusing.
@som1
@som1 3 года назад
this is hard when even our own elders are against it, i wanted to move to somalia this year with my children as a single mum of 3 kids my mum and family told me don't go people are crazy in Somalia and this is why we have been in West for 30 years to run away from people in somalia who are troublesome lol
@nikjaoleji4780
@nikjaoleji4780 3 года назад
To be honest, I would advise the father to work in Europe and send the kids back home. No sense in keeping the entire family in the west and watch them get corrupted. Some fathers don't even see their kids even though they live in the same house. Start with Egypt if you must, when the kids finish Quran, move to Somalia.
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 3 года назад
@@nikjaoleji4780 you kno2 very well Somalia is amongst the most dangerous places to live
@ayaanahmed3421
@ayaanahmed3421 2 года назад
@@som1 walalo i have been living in Hargeisa Somaliland more than 7yrs with my 4 children many sisters moved from the west schools are veey good we have more than 4 international schools in Hargeisa with IGCSE certificate and A levels Life ia beautiful in Hargeisa
@som1
@som1 2 года назад
@@ayaanahmed3421 mashallah allah ha kuu barakeeyo i managed to move to uae x
@saynabmohamed9023
@saynabmohamed9023 3 года назад
Man sha allaah jasaakalaahu khayr abaa dalxe
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 3 года назад
Maasha Allaah Baarakalaahu fiika sheekh
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 3 года назад
Dalkeena meel ka wanaagsan ma jirto.
@time1872
@time1872 3 года назад
آلله يبارك فيك
@aminoibraahim7870
@aminoibraahim7870 2 года назад
mahadsanid qeyr alle hakadiiyo
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 11 дней назад
Mansha Allah tanks sheikh
@aminaabdullahi6913
@aminaabdullahi6913 3 года назад
Shukran
@ayaancumar9685
@ayaancumar9685 3 года назад
Masha Allah sheekh Allah haaku barkeeyo
@xamsoshqqalaf6075
@xamsoshqqalaf6075 2 года назад
باراك الله فيك ياشيخ 👍
@khadijah2570
@khadijah2570 3 года назад
Aslaamalayku warhemtollhe webrktuhu My Brother brea for Somalia and the people and the Contri Allah bless all contri is your contri you happy in your contri
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 года назад
Shukran sheikh
@wm9669
@wm9669 3 года назад
We are a confused nation. We keep on Moving .
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 3 года назад
Masar waa dal aan aad ujeclhy ❤️❤️alle ha xifdiyo
@asma4837
@asma4837 3 года назад
Thanks sheik
@ahmedgaboow7309
@ahmedgaboow7309 3 года назад
Asc ikhwaanii iisoo duceeya in allaah caafiyo
@jamesanimation8222
@jamesanimation8222 2 года назад
Allah haku cafiyo walaahi cafimaadku waa qaali illahay cafimaad sareecan ah haku siiyo insha Allah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 года назад
Mashallah sheikh alaha haku xifdiyo
@umumanaal6610
@umumanaal6610 3 года назад
Abuu Dalxa baarakalahu fiik
@Glydh
@Glydh 3 года назад
Sheekhow keyr Allah ku siiyo meel ka fiican Somalia ma jirto waa in aan taas aaminaa dal aan sida aan dooneyso ka heleyso waa home Somalia dalna isma hagaajiyo umadiisa ayaa hagaajiyo marka keenii Ilaahey ha natuso
@farowla12345
@farowla12345 3 года назад
Mashallah
@ayanmahmoudphadif1269
@ayanmahmoudphadif1269 3 года назад
Amiin amiin
@abdifatahomar1650
@abdifatahomar1650 2 года назад
Sheikh umadi somaliyeed meel xaajiso waa la la yhy Ee waxaa tirihada dalkni aynu haagisano jazaka allah sheikh
@abduwaliisse8368
@abduwaliisse8368 3 года назад
saxmada iyo buuqa masar waxa keenaya tusaale magaldan qahira oo 5 sano deganahy waxa kunool dadkabadan 20million arka magalada u degato waaa saxmad 24h wa daran tahay marka laga reebo salad subaxda inyar kahor io inyar kadib lkn marka guryaha lajoogo deriskaga codkooda marna ma maqlaysid waxaba ka shakin dadkan magalada buuxiyey xage ku noolyihiin
@asmacabdaleasmacabdale1554
@asmacabdaleasmacabdale1554 2 месяца назад
Asc wllo a doo ralaiya makula hadali karaa
@asmacabdaleasmacabdale1554
@asmacabdaleasmacabdale1554 2 месяца назад
Ama meelaan kala soo hadalo iisheeg
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 3 года назад
جزاك آلله خيرا الجزاء أخي الكريم وبارك الله فيك ياشيخنا
@halimaibrahim30
@halimaibrahim30 2 года назад
Mashaa Allah jaskumalallah qeer
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 3 года назад
قَالَ فَإِنَّهَا مُحَرَّمَةٌ عَلَيْهِمْ ۛ أَرْبَعِينَ سَنَةً ۛ يَتِيهُونَ فِي الْأَرْضِ ۚ فَلَا تَأْسَ عَلَى الْقَوْمِ الْفَاسِقِينَ ( 26)
@daaniyahali6295
@daaniyahali6295 3 года назад
Runts taas somali haysata
@omararale7962
@omararale7962 3 месяца назад
Ma Shaa Allah
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 3 года назад
Amiin Amiin Amiin yaa Raabi
@abdispidermen3445
@abdispidermen3445 3 года назад
Mashallah jisakullah kheyra
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 3 года назад
Kollay anigu istanbul nadaam kuma arag, buuq, sigaar, hoon baabuur, gaari aan kaa is istaageen markaad jidka goynaysid , maskax xanuun badan, iyo dad wada xanaaqsan, oo jeebkaaga uun u jeeda, ballanta iyo aaminaada kuma fiicna, masarna waan soo joogay intaas oo kale ayey leedahay, markaa waa isku mid arrin aduuyo, dhinaca diinta waa runtiis waa masar.
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 3 года назад
Cabdirashiid diirshe waxa lagu maah maahaa dalaan dalkaada aheey Waa dareenku joog wadankii hooyo haloo duceeyo liibaan aduun iyo aaqiro alaha idin siiyo soomali weyn
@Loml-chi
@Loml-chi 3 года назад
Asckm masha allaah
@aliabdi8347
@aliabdi8347 3 года назад
Soomaalidu soomaaliya ma rabaan hadday ku noqdaan kuma nagaadaan. Xitta kuwa siyaasiinta marka u xilka ka dhamaada way ka soo cararaan. Waddanka balaayada dadka u diiday inay degaan Waa lagaran waayay
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 3 года назад
Dowlad xumi, nabadmaleh etc
@ayaanmaxamuud7784
@ayaanmaxamuud7784 2 года назад
Mansha allaha
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 года назад
Somali iyo Guur guurid....war isku xishooda aduunkiiba idin nacye... Ilmahaaga maad adigu Diinta bartid... Hdaadan Aqoonna Internett kuu ku jiraa Tafsiir walba iyo luuqadaad rabto... Meel dega.
@cabdinuur8106
@cabdinuur8106 3 года назад
Mashaalaah sax Waan gartay
@nimohussein5418
@nimohussein5418 3 года назад
Dhulka hooyo 👍💡waa ayaamo kooban dunidu dhulkeena aan camirano inta nolosha nooga hadhay dhasheenana aan ku beerno dhulkooda inay miwaadiniin ku yihiin bi’idnilaah
@safiyamuuse8158
@safiyamuuse8158 3 года назад
Manash allah
@Fayeey920
@Fayeey920 2 года назад
Turkey waa cunsuriyiin, dabeecad xun, Soomaalina ma jecla ee soomaaliyeey ha u guurina. Wadankeena wax nooga fiican ma leh. Allaha nabad nooga dhigo dhulkeena, dadkeenana dantooda iyo dalkooda wanaagiisa tusiyo.
@baynaafrah4467
@baynaafrah4467 3 года назад
masar waa runtaa casawiyad wey leeyihiin lakin cusuri mahin hada dad badan turkiga aaday ayaa soo laabteen dhinaca hadalka badana waanka siman nahay
@qurxontagury8066
@qurxontagury8066 3 года назад
Sheq jazakalah runta ayaa kahadashay
@Mary-wf7cu
@Mary-wf7cu 3 года назад
Manshallah
@nasroqalbi4503
@nasroqalbi4503 3 года назад
Wlhi waa runtiis 7 bilod ayaa turkisk jogey iga tag masar ayaa ilafican
@abdulahigabo3282
@abdulahigabo3282 3 года назад
I agree Masar.
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 3 года назад
Sheekh jamacada Islamic masar sidee loo helaa imisa jamacadod oo diinta lagu barto ayaa jira
@naanii1878
@naanii1878 3 года назад
Aqii Jamacadaha ugu fican ee dhanka dinta waxa ugu wanag san Jamacatul Al Azhar
@somswel6190
@somswel6190 3 года назад
Ashaacira miyad raacsantahay adigu??? Madina ama riyadh iyo meelaha tag adeer azhar iska daa
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 3 года назад
@@somswel6190 madiina sida ligu helo ayaa adag walaloh
@somswel6190
@somswel6190 3 года назад
@@shaakirabdi9422 haa laakiin azhar waa ashaacira oo caqiido khaldan dadka u dhiga
@Somali-One
@Somali-One 3 года назад
@@somswel6190 jahil baad ka tahay, macalimiinta azhar dhiga waa kala wada mad'hab Cid kugu khasbaysa ma leh hal mad'hab. Adiga ayay ku khusaysaa hadaad duuduubka ku liqayso iyo hadii hal mid ku qancayso. Meel aanad galin wax haa ka sheegin. Ma ogtahayse waxaa caawiya jaamacada dhan waa Kuwait iyo SAUDI ARABIA
@osmanwanaag8132
@osmanwanaag8132 3 года назад
Sheeqa waan kuraacey mida masar anaa jooga lakin turkiga wali matagin.
@abdiosman7763
@abdiosman7763 3 года назад
Asc walal osman masar ayan raba inad maclumaad yar ka waydiiyo wll
@hiboaxmed8440
@hiboaxmed8440 3 года назад
Walal adoo mahadsn osmaan waxn rabaa masar inaan qabtoon jaamacad u tagee iiga warn walal nolosheeda
@abdiosman7763
@abdiosman7763 3 года назад
@@hiboaxmed8440 anigaba sido kale lkn sookan xariifkani soo jawaabi waayey
@maryamaruun5482
@maryamaruun5482 3 года назад
@@hiboaxmed8440 walal Masar ana jooge jaamacad nooce rabtay hadey Al Azhar tahay waa adagtahay lkn jaamacadaha caadiga ah wad heli.
@Somali-One
@Somali-One 3 года назад
@@abdiosman7763 jaamacada al azhar bisha afraad ilaa ta 6aad waa lagaa aqbalayaa hadaad dalbato
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 3 года назад
DHUKA HOOYO UGUURA MAILBA DHUL DADOW HA DHISINE! ORDO DHULKINA DHISTA. ADUNKA SOMALI AYA UGU LIDATA
@sadiyogulled5663
@sadiyogulled5663 3 года назад
Dhulka waa la goobeystey sidii yaanyadii.
@user-ys7vl4sh1s
@user-ys7vl4sh1s 10 месяцев назад
ASC ABUDALXA
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 3 года назад
Wallahi warunta sheeqow anagoo qaxootiya ayaann jogi jirnay
@khadraabokor3548
@khadraabokor3548 3 года назад
Shiekh khayr Allah haku siiyo waxaan ubaahna School international ee Ankara kuyaa inaa kaa wareysto adiga ama Ahmed Darwiish phonekiina haadan helikaro jazzkalah khayr
@time1872
@time1872 3 года назад
جزآك الله خيرا
@time1872
@time1872 3 года назад
Walaalayaalow ii soo duceeya inaa katagaan rabaa dhulka gaalada ,hooyo kaliya baan ahay Allah baan talasaaran Isagaa Rasaaq ah .
@user-tz4hc5hd4v
@user-tz4hc5hd4v 3 года назад
Turkiga waxaa ka baraneysaa calmaani nimo turkiga meel diinta lagu yaqaano ma aha ee somaaliyeey calmaani aasaasay naga dhaafa
@nasromuhudiin8798
@nasromuhudiin8798 3 года назад
🇸🇴🇪🇬💓👍
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 года назад
14 sano aan masar daganaay. Masaajidka ayaa dhalinyarada buuxisaa kulahaa. Masaarida dhalinyaradooda waxeey dukadaan oo masaajidka camiraan bisha ramadan oo kaliya. Walibo toban hore. Shiikha masaajidka imaamka ka ah baa habeen habeenada ka mid ah markii aan dukanay salaada ceshaha. Taraawiixda leysku diyaarinaayo. Buu waxoo arkay masaajidka oo meel la kala istaago la waayay. Markaas buu dhahay. Masha allah. Aad baad u camirteen masaajidka oo ilaa xitaa baanka baa lagu dukadaa. Taraawiixda. Markas buu waxuu dhahay. Ha noqonina aduumada bisha ramaadan ee waxaad noqotaan aduumo ilahay. Taas oo ula jeedo. Bishaaan kaliya ha noqonine kuwo maasjidka buux dhaafiyo. Ee waxaad noqotaan kuwo mar walbo masaajidka camiro. Heerkaas baa xaalada gaartay.
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep 3 года назад
Mayeynan meel kasta ahayn in lasoo buuxiyo bisha Ramadaan iyo salaada Jimcaha Masaajida? Siiba dhalin yarada. Kuwa intaad joodtay kabadan joogay ayaan wada dhalanay, waana amaanaan. Bil muhim, waa personal choice.
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 года назад
@@MS-vz4ep waxaan ka hadlaayo inaa fahamto isku day ma adiga tagay masar waa leey sheegay maxeey tahay
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep 3 года назад
@@Ahmedali-gw7xm Kkk caadi iska dhig. Masar mana tagin mana usocdo, laakiin kuwo iladhashay ayaa daganaa sanada badan qurbahana katagay. Aad beyna ogu haystaan. Ee waxaan ku iri waa nin iyo aragtidii. Inaad ifahanto isku day laftigaa. Meeqaase daroogada cuntee wadanki joogto walaal.
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 года назад
@@MS-vz4ep adiga jaahil baa tahay. Oo xayawaan ah masar baa difaaceysaa markaas baa qof ku sheegeysaa daroogo subhana allah. War qofyahow nagu kala wad wax lala hadlo ma dhamid wlhi
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep 3 года назад
@@Ahmedali-gw7xm Cayda waa kuceeb ragga. Hadii ra’ayi gaaga kukaduwan layeesho, taa macnaheedu ma’aha inuu qofku jaahil yahay. Ee nabadeey.
@sahroabdiadawe442
@sahroabdiadawe442 3 года назад
Somaliyey yaa naga dhibadan dadkan turki ugu imanay aya naga jogi la wadan koodi dadka waa dad aan Rabin buuq iyo qeyli dadkeena mahurdan habeenki waxey u socdan kox kox buq iyo qeylo wax na celin karo waxa ka jiro wanankeeni allow nabad noga dhig
@caashocud6180
@caashocud6180 3 года назад
Love turkey
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 2 года назад
Asc wllky... Inan kula hadlo ayaan rabay si aan kula wadaago arin inoo muhiima may reebi kartaa meel aan kala soo xidhiidho. Mahadsanid
@maryamaruun5482
@maryamaruun5482 3 года назад
Soomaliyey wadankina qabta wlhi quraan iyo diin ba isagey taala Aniga Masar ayan Ka warami Kara cidna kulama taliyen Masar uso guur maxa yelay melkasta sigaar iyo shiishad ayey kucabayan ciyalki ayaba wax caadi ah uu maleyn gaari hada raacdid wey kudhex cabayan isbitaalka Sido kale .
@nimoyusuf6995
@nimoyusuf6995 3 года назад
Dadku haday diin raadinayaan may dalkoodii qabtan
@foziaelmi9120
@foziaelmi9120 3 года назад
Daadko amnii bay raban dalki nabad maa taalo
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 3 года назад
Diin mataal waa meel dulmi yaal
@adams8968
@adams8968 3 года назад
Dadka dulmiga ku bdn
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 2 месяца назад
Mahasanid sheikh
@zu7729
@zu7729 3 года назад
Waxaad dagi kartaa O amaan ah Somaliland dhamaan goboladeeda iyo caasimadeeda waxaa kalo dagi kartaa Puntland gabi ahaan sido kale Galmudug hadaa Mogadishu Amni ugu baqeyso Garaadku ha shaqeeyo dal aadan laheyn waa dareen ku joog masar inta qof Somali ah masaarida kibir u dishay xisaab malaha case koodiina meel u damneeyeen allaa og waa laso duugaa qalaas
@Walaalo-mohamed
@Walaalo-mohamed 3 года назад
Sheekhu haku dadaalo afka somaliga waayo kalmado badan oo halkan ah waa carbi
@aaraarofficial5130
@aaraarofficial5130 3 года назад
TURKEYGA
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 года назад
Masha Allah runta ayaan kugu jecelaa weligay
@faadumoabdi7785
@faadumoabdi7785 2 года назад
Amiin yaa rabi safarka jogtadaa waxa ugu marano nasi yaa rabi turkiga joga waxana rabey inaa masar aado qof xanusan ne wa watay o kilyaha laga dhaqayo ilahow amuraha no yasir
@suaadohassan1648
@suaadohassan1648 2 года назад
Ilaahay hakuu xafido
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 3 года назад
Waa warbixi waafi ah
@user-fe8gy9mh3n
@user-fe8gy9mh3n 3 года назад
HALAY SODUCEYO SOMALIYEY INAN DALKI HOOYO KAHELO WAXAN WADAMADAN GALADA KAGA MAARMO
@cadarus75
@cadarus75 3 года назад
ILLAAHAY RISIQ XALAAL AH ILLAAHAY HAKU SIIYO
@ayaanmaxamuud7784
@ayaanmaxamuud7784 2 года назад
Alle ha ituso masar waan kahelaa
@mariamarafat3873
@mariamarafat3873 3 года назад
Intaan masar uguyri lahaa dhulkayga hooyaa iiga fiicane man ado masaridu waa dad dhibadan
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 месяца назад
Asc wr wb walaal anaa ka imaaday USA 🇺🇸 caruurtii kasoo raray waxaan daganaa masar 6 years waxaan soomaray uae abu Dabay kenya xiiran iyo culimo dhiig miirato ah waxaa kajab naa Usa charter schools waxaan hada daganahay Boorama iska ilaawa carab cunauriyad ayaa taala Turkiga kadaran waliba meelwalba naaguhu way qaawan yihiin please uguura Somalia oo iska ilaaliya schools ka ay ku ururaan Qurbajoogta dega dhulka hooyo hargaysa Xamar puntland BORAMA dad nasaba oo aan qabiil aqoon nasoo dhaweeyay macalimiin jaban
@umajamal365
@umajamal365 3 года назад
Sheeqoow waa sax masar waa meel waxbarash kufiicanthy
@sdaiqcali5119
@sdaiqcali5119 Год назад
☺☺☺🤲🥺
@nrx8684
@nrx8684 3 года назад
Somali ineey wadamo islaameed xayeeysiiyaan mahane wadankoda ineey dhistaan maxaa u diidan?
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 3 года назад
Amni hadaan heli leheyn lama xayeysiiyeen wadama kale, aniga Somaliyan ku dhashay mana kabixin mana la yaabani dadkaas b/c amni xumo la liic liiceynaa, iyo qabyaalad
@naimamohamed1753
@naimamohamed1753 3 года назад
Turkiga ku noolahay waana ku raacsanahay sheekh wuxuu ka sheegay casabiyad iyo cunsuriyad ayey isku darsadeen
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 3 года назад
Diinta iyo quraanka mxaa masar kukoobay caalmka meel Aan diinta lagu barankarin majito America baa ba caruurtu quraanka noogu xifdiyaane mxaa kuwn moodaa, Masr iyo turkey wax badanna Turkey baa fian ☝️.
@AbduqadirMohamedSalim
@AbduqadirMohamedSalim 3 года назад
Waankaa diidey warkaas jeebtaa kucesho, waan ogahay meelkasto in wax laga baran karo lkn marka laga hadlo si khaas ah masar in qofka cilmiga diinta uu kabarto wax kafcn mlhn Turkey anaa kunool oojoogo
@HamdiSalad
@HamdiSalad 2 года назад
Isdagala awalba somali ayad aheyden
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r Год назад
Waxa qurux badan in culimadu dadka ku dhiiri geliso in dhulkooda maal gashtaan
@faisomohamed1860
@faisomohamed1860 3 года назад
Asc
@aliwarsame8174
@aliwarsame8174 3 года назад
shiikha masar qeebta wax barashada waa lacag la,aan lagabilaabo dugsi hoose ilaa jaamacad (المعاهد الازهرة كلها من مرحلة الابتدائية الى مرحلة الجامعية مجان)
@fadumamohamed8341
@fadumamohamed8341 Год назад
Wll waxbarashada ankawarsanlahaye ciyal yar yar ooإبتدائة ازهرة
@aliwarsame8174
@aliwarsame8174 Год назад
@@fadumamohamed8341 ciyaalka yaryar waxa ayleeyihiin dugsiyo hoose dhaxe oo lacag la ,aan ah
@fadumamohamed8341
@fadumamohamed8341 Год назад
Walalkay wamahadsantahay inan waxkawaydiya Rabaa xage jalasoxariraa waxan kaaba macluumad ankawaydiyo adigo raliya بارك الله فيك يا أخي
@fadumamohamed8341
@fadumamohamed8341 Год назад
Wll mel an kalasoxariiro
@YahyeMohamed
@YahyeMohamed 3 года назад
Dalkeennna halkay ka degi lahayeen oo ay dhisan lahayeen bay wadamo shisheeye ku cararayaan. Maalaayacni
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 3 года назад
Malinba dal anay lahayn ayay so sahaminayan kodina way guben dalkina dhista
@salaadoabdulle3531
@salaadoabdulle3531 3 года назад
شيخ طلحة السلام عليكم ورحمه الله وبركاته أنا اريد دخول تركيا بفيزا طالب. هل استطيع بعد الوصول هناك بهذا النوع من الفيزا التسجيل في شؤون اللاجئين للأمم المتحدة؟ شكرا مقدما
Далее
Nolosha Soomaalida dalka Masar - Somalis life in Egypt
12:56
I Built 3 SECRET Rooms In School!
33:34
Просмотров 13 млн
Я тоже так могу
00:12
Просмотров 779 тыс.
best way out of the labyrinth🌀🗝️🔝
00:17
Просмотров 1,4 млн
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
WAAR DAG DAG AH
51:59
Просмотров 13
MASAR IYO SHAQOOYINKA LAGA HELO HABLAHA
7:29
Просмотров 2 тыс.
MASAR QAHIRA GURYAHEDA KUWA DUQA DAWASHO WACAN
12:07
Просмотров 16 тыс.
I Built 3 SECRET Rooms In School!
33:34
Просмотров 13 млн