Тёмный

NOLOSHA KENYA MA QAALIBAA MISA / CAST OF LIVING IN NAIROBI KENYA YOUNG SOMALI MOM 

Anzal
Подписаться 15 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@user-vc5ri7rn3z
@user-vc5ri7rn3z 5 месяцев назад
Ala maxa run sheektey abayo wan karestey islii alxamdulilah
@user-oh7tk4zf8t
@user-oh7tk4zf8t 5 месяцев назад
Keep going ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 mahadsanid xbbti
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 5 месяцев назад
Mashaa allaah mahadsanid abaayo
@naziaosman7776
@naziaosman7776 5 месяцев назад
Abayo macaanto isli melaha lagahelo maryaha carurta oo bec jaban iyo rogaga nosheg plz
@fiidowmrk
@fiidowmrk 5 месяцев назад
Keep going my sister ❤
@Aysha_Abdullhi
@Aysha_Abdullhi 5 месяцев назад
Thank you
@foosiyafamily3414
@foosiyafamily3414 5 месяцев назад
❤❤❤❤
@ZeynapCali
@ZeynapCali 4 месяца назад
Abayo waxaan rabay inaa ka shaqeesto keny somali ayaan daga nahay guryaha kira dooda see waaye
@user-hi1hq4nb7r
@user-hi1hq4nb7r 5 месяцев назад
Naa wl magaala ha dhihin xaafd dheh mgaaalada waaa nyr9bi isli wa xafad
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 2 месяца назад
Nairobi waxey ahaan lahaydba soomaali baa u dhameysey macayshada ayaga qaali ka dhigey guryaha qashinka qofka nairobi u guuraya xanuun ha isu diyaariyo
@Xananchanel
@Xananchanel 5 месяцев назад
Kaso hadal wa uso socda insha allah
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 5 месяцев назад
SALAM ALEYKUM SISTER RAAXO KA SHEEKEYNI ISLII MEESHA NOLOSHA KENYA LAGA CABIRO WAA MEESHA NOLOSHA LAGA SAMEEYO OGOOW GURI QURXAN OO MICNO NOLOL LAGA SAMEYNEY IN YURUB YAA KA DAGENAHAY NAIROBI ISLII LA AANTEEDA NOLOSHA LAMA SAMEYN KARO DADKA WAXEY U BAAHAN YIHIN MEEL LACAG LAGA SAMEYO MESHA WAA ISLII
@Hanushqurux
@Hanushqurux 5 месяцев назад
Hormar wacan
@Aysha_Abdullhi
@Aysha_Abdullhi 5 месяцев назад
🫡❤️
@ubahmuhamudmohamed8067
@ubahmuhamudmohamed8067 5 месяцев назад
🇰🇪💝
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 5 месяцев назад
Anzaley Zxpy wanku duceyay anigo kenya ku cusub oo la san hospital fican aanku dhalo oo RU-vid ka radinayo Nairobi hospitalka ugu fcn ayn ku bartay waatigas adigana xamilaa eheed aniga hada wan dhalay alx madina mall ayana ku dhale ❤markas ila hda wanku dawada thnk you sister lkn xafadaha ayn ku warersanhy islii xafada ugu fcn nosoo sheg
@NastehoOsman-ph1on
@NastehoOsman-ph1on 5 месяцев назад
kulamid baan ahy ale khayr hasiiyo gabdhaan ❤
@Aysha_Abdullhi
@Aysha_Abdullhi 5 месяцев назад
Next video Insha Allah
@ZeynapCali
@ZeynapCali 4 месяца назад
Abayo waxaan rabay inaa ka shaqeesto keny somali ayaan daga nahay guryaha kira dooda see waaye islii meel udhaw oo oo aan ka soo kasoo aadi karo isoo jwab xabibti
@CabdiibraahimAbroone
@CabdiibraahimAbroone 2 месяца назад
Abaayo wiilasha shaqo maka helaan sida dukaamada lagado
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt 5 месяцев назад
Somali meelba meeshay kaliidato unbay degan Qashin Cariiri Iskuraran Qaali Nadaafadxumo Dantaguud oon lagafakarin Maxa igagalay wa waxna baabi iyey meelkaste
@user-fo7np7vk1p
@user-fo7np7vk1p 5 месяцев назад
Anzal afsomali mataqnid sujuu Ayad tahy😅 any way wad dadashay thanks
@Aysha_Abdullhi
@Aysha_Abdullhi 5 месяцев назад
😂
@ayanmohamed9275
@ayanmohamed9275 5 месяцев назад
Ka soo hadal nakuuura abaayo rentika jawiga schoolka mesha ay ku ciyaaraan iyo rentiga
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 4 месяца назад
Nakuru deh. Taasi waa magaalo aad clean u ah fcn , nolol iyo kiro Jaban Hawa fcn. Waxaa kaloo fcn kisumu, Eldoret, Namanga
@user-yi9tw2xd1l
@user-yi9tw2xd1l 4 месяца назад
Xaafada islii dheh 😂 Nayrobi inta kale waa nadiif iyo qurux islii moyee
@user-eo6pv4pv1y
@user-eo6pv4pv1y 4 месяца назад
Beenta maaha aniga in aan soo guuro rabey Oo isli iyo somalida dhex dago lakin maaha meel la Dagi karo waliba qof ilmo haysta ee abyo xafada nasra garden ka so waran ❤ mahadsanid
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 Месяц назад
Abayo xafadas Waan rabaa matatu May leadahab
@umurajab4206
@umurajab4206 5 месяцев назад
Abayo nakuru wax manogashegi karta hada tagty
@delmontez4636
@delmontez4636 5 месяцев назад
Mel fican waye abayo Maa qarash badna
@ustaadaadam
@ustaadaadam 5 месяцев назад
Namanga ka raqiisan meel kasta
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg 5 месяцев назад
@@ustaadaadameldoretna abayo ka warama
@naimo33
@naimo33 5 месяцев назад
Islii ma magaala loo badalay soo xaafad ma ahyn😂
@user-vj2gu7rp3z
@user-vj2gu7rp3z 5 месяцев назад
😊xaafad wa
@Hornscope
@Hornscope 5 месяцев назад
Markaa haday sidaa tahay maxaad uga guuri weydey adigu? Ma ilaahay baa aduunka idinku cidhiidhiyey
Далее
Magaalada NAKURU maciishada iyo kirada guryaha@Umamiir
17:38
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
00:19
CASHAR AAN WELI LA ARKIN BAABUURKA AUTOMATIC!
11:28
Просмотров 4,5 тыс.
Look what i found in PARKLANDS Nairobi 🇰🇪
52:47
Просмотров 1,1 тыс.
Vlog Airportka Joma Kenyata Iyo Imaatinka Wiilkeyga
16:02