Тёмный

NOLOSHII SILLOONEYD ) Samataryare, Ilbir, Iyo Caasho Keyf Part 5 

QARNI JOOG
Подписаться 66 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 105   
@AbdikariimSheikh
@AbdikariimSheikh 2 месяца назад
Inta sheekada wada sugaysay like
@abdilatifofficialtube4914
@abdilatifofficialtube4914 2 месяца назад
Waw!! What a beautiful story. Very interesting.. next prepare for us shekadi mana faay.
@QarniJoog102
@QarniJoog102 2 месяца назад
Coming soon
@ugbaadmohamed8718
@ugbaadmohamed8718 2 месяца назад
​@@QarniJoog102 Maanfaay next plz😮🎉❤
@zakariyemohamud9693
@zakariyemohamud9693 2 месяца назад
Sxp manaa fay iyadoo dhameystitan so dhig​@@QarniJoog102
@user-ob8up3ej3j
@user-ob8up3ej3j 16 дней назад
Waa sheeko mcn badan oo aan la dhacay walhi
@hfm9834
@hfm9834 22 дня назад
Walal qof especial aa tahay. Waa ku mahadsantahay. Dadka aniga oo kala ah oo afsomaliga aqriskiisa aad u u aqoon ixsaan aa noo sameesay waliba si aad u xisa badan nooga soo gudbisay. We 💕 wll.
@user-ss3mg2cp4e
@user-ss3mg2cp4e 7 дней назад
Soobadi sxb shekoyinkan adi ooo mahadsan
@BisharoAhmed-oz1tk
@BisharoAhmed-oz1tk 2 месяца назад
Waa suga yey sxp ❤❤
@muscabmaxmuud
@muscabmaxmuud 2 месяца назад
Wllhi wasugi wayay tnx wll
@KaafiyoAbukar
@KaafiyoAbukar 2 месяца назад
Ala waanaxay makii ay ilbr iyo dooli dhinteen waanba ilaabay inay shayko ahayd😢
@xidigtamudug932
@xidigtamudug932 2 месяца назад
Oo haday ilbir iyi dooli dhinteen ma dhagaysi ayay leedahay halkaas baan uga haraya mana dhagaysanayo dhamaadka iyo dhimashada xulkii raga ahaa way ga dhimatay sheekadas inta ka hadhay
@hamsehashi33
@hamsehashi33 2 месяца назад
😭😭😭 geerida ilbir iyo dooli way i taabatay oo waa murugo! ilbir waa Actor ka sheekadan lkn wakaa geeriyoday ee tii Alle u timi😢 Mahadsanid wll Qarnijoog 🌹
@abdirizakiccanjeex3895
@abdirizakiccanjeex3895 2 месяца назад
Hhhh
@HodoinaArog
@HodoinaArog 2 месяца назад
Saa u sugayay lee ilaa manta laba jeer firiya in la soo dhigy❤😂
@CaliOsmanomar
@CaliOsmanomar 2 месяца назад
Ma dhamaatay sheekada
@iphaanqurux
@iphaanqurux 2 месяца назад
Ilbir hda ma dhinty aso casho gursan😭❤
@CreativityCollective-uz4yw
@CreativityCollective-uz4yw 2 месяца назад
First comment Mahadsanid saxib ❤
@KaltuunHussein
@KaltuunHussein 6 дней назад
Wow sheeko xiiso leh qab qurux badan loso tabiye m a
@basromahamed9517
@basromahamed9517 2 месяца назад
Wadkumahadsantahay inaad nalawadagto shekoyin nocanah thank you
@RuqiyoIbraahin
@RuqiyoIbraahin 2 месяца назад
Wllhi Waa naxay markii aan maqlay ilbir iyo dooli geeridooda aad ayaan u murugoodey wllhi illàhey ha u naxariisto 😢😢 Adna wallal Mahadsanid ❤
@Daarwiish-vl8fe
@Daarwiish-vl8fe 2 месяца назад
🥰🥰🥰
@user-gf2kk4le6c
@user-gf2kk4le6c 2 месяца назад
Masha allaah masha allaah
@Masqaniine8
@Masqaniine8 2 месяца назад
Saaxiba badan oo an shekadan baray, aya igu wareriyay haben kasta caaw ma la so galina qaybta xigta. Kawaran caaw aniga waay iga so horeyen oo ayagii aba iso sheer garenaya 😂 wlhi waxan ogaday inay xamasad ledahay sheekada
@QarniJoog102
@QarniJoog102 2 месяца назад
Mahadsanid Insha Allah Waxbaan Hagaajinayaa Si Aan Habeen Kasta Uga. Dhigo
@Masqaniine8
@Masqaniine8 2 месяца назад
​@QarniJoog102 wlhi farxad aye ii tahay in sxpadi aan Sheekoyinka Qarni Joog baray ay caawa ay idhahan wala so galiyay sheekada ❤❤
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN 2 месяца назад
ooow 💀 ninki shekada #1 ahaay wa baxayb💔 ilbir 🤐
@user-ni3ub4lc8w
@user-ni3ub4lc8w 2 месяца назад
Mahadsanid ❤
@Abusalmaan-sj9zj
@Abusalmaan-sj9zj 2 месяца назад
Waad kumahadsantahay sheekooyinkaaga aad soo gudbiso aadbaan ujeclahay Ee halasoo daahin
@QarniJoog102
@QarniJoog102 2 месяца назад
Abuusalman Miyaaa Gentaalki Waad Ka Bad Baaday Miya 😁
@maxamedlakiman7775
@maxamedlakiman7775 2 месяца назад
Waa ka bad baaday kkkk😂😂😂
@hooyo994
@hooyo994 6 дней назад
Waa sheeko cajiib ah
@khadrahassa321
@khadrahassa321 2 месяца назад
Ilbir miyu dhintay iyo walalki sorry walahi waa kanaxay 😢😢😢😢
@muscabmaxamuud4057
@muscabmaxamuud4057 2 месяца назад
saxib ma naqaan waxa kugu mahad celino, Buuga kasta buuga ka dambeeya waa kasi xiisa badan yahay, aad iyo aad bad u mahadsan tahay, waa inoo buuga xiga.
@ayaantaano3919
@ayaantaano3919 Месяц назад
Aadbaan uga helay
@hamzaabdiraxmanmcalin6453
@hamzaabdiraxmanmcalin6453 2 месяца назад
Thanks
@QarniJoog102
@QarniJoog102 2 месяца назад
Welcome
@AminoSahro-dm8cx
@AminoSahro-dm8cx 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 2 месяца назад
Waa waban 1,⭐🌜🙏🇺🇳
@Shabcaan2009
@Shabcaan2009 2 месяца назад
Waa sheeko aad u muruga badan balse nosoo boobsii sxb
@mr.seegaro7871
@mr.seegaro7871 2 месяца назад
Wlhi marka arkay wa farxay mahadsanid saxib qarni joog guleyso inbadan sxb best RU-vidr🎉❤
@wizjabra3959
@wizjabra3959 2 месяца назад
Ilbir alah yaaraa raxib hadii wixiikaad kasheegtay eewananaaga run yahy. 😢😢 geesi qaran
@musdhafmohamed5915
@musdhafmohamed5915 2 месяца назад
🎉maxadsanid wLlka
@adennurhassen7220
@adennurhassen7220 2 месяца назад
Run ahaantii waa sheeko cibro qaadasho leh OO faa'iido weyn laga dhaxlo mahadsanid walaal
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 2 месяца назад
Ilma.iso dhaftay walhi gerida ilbir iyo walakis qof wanagsan mawaro😭😭😭
@ayaantaano3919
@ayaantaano3919 Месяц назад
Waan kaxumahay geerida ilbir iyo dooli
@Waxtarkanolosha
@Waxtarkanolosha 2 месяца назад
Qarni joog sxp walahai tebintaada waan jeclahay inaan dhageysto Mararka qaar aan firaaqo hayo waxaan iska dhageystaaa somaliadii hore from hargysa❤❤
@QarniJoog102
@QarniJoog102 2 месяца назад
Mahadsanid SXb
@AnumaaMohamed-tp9mc
@AnumaaMohamed-tp9mc 2 месяца назад
Waa sugi la ay runti❤
@musdhafmohamed5915
@musdhafmohamed5915 2 месяца назад
Saahib❤ Soxhalhso mid tan udhikanta soo raadi🎉🎉
@user-ee2gt6py3e
@user-ee2gt6py3e 2 месяца назад
Soonoqosha wacan walaal alle hakuu barakeyo soo tabintaada❤❤❤❤🎉
@Masqaniine8
@Masqaniine8 2 месяца назад
Waan u dhararnay qaybta 5aad
@user-wf5rw3gp7l
@user-wf5rw3gp7l 2 месяца назад
COMINGSOON 60K ❤
@azmaaabdiaziiz5706
@azmaaabdiaziiz5706 2 месяца назад
ilbir ba dhintay aaa😢😢
@IbraYer-zr8kz
@IbraYer-zr8kz 2 месяца назад
Ilbir 😢Iyo wllkisa waan kanaxi sxb murug 😢kudhamaati qiso lagu cimraqaatoo waaye ruunti 😢
@adennurhassen7220
@adennurhassen7220 2 месяца назад
Maanshallah mahadsanid
@layloabdulaahi492
@layloabdulaahi492 2 месяца назад
Ilbir wan ka naxay dhimashadiisa😢
@Ciisenews
@Ciisenews 2 месяца назад
NEXT SHEEKO ZXP❤
@cabdixakiinAxmed-g5p
@cabdixakiinAxmed-g5p 2 месяца назад
Macalin waa la daahdee next naga Soo bobsii plz 🙏🙏
@farxaanxasan80
@farxaanxasan80 2 месяца назад
Sxb guul ayn ku soo rajeynaya.wxn ka mid ahey dadka aadka u jecel shekooyinka ee sxb wxn ka codsanaya in aad no soo badisid sheekoyinka nuucan oo kle ah aadbn kugu mahad celiya kun jeer sxb
@user-hk1on5xy1t
@user-hk1on5xy1t 2 месяца назад
War sxb wllhi waakaxomahay 50k mumaqamatosxb waxatahay Hal heey hurisog
@Binta-s
@Binta-s 2 месяца назад
Keep going ❤ nice story
@QarniJoog102
@QarniJoog102 2 месяца назад
Thank you, I will
@user-wf5rw3gp7l
@user-wf5rw3gp7l 2 месяца назад
Qarni Joog Sxp Ma sheekO Run ah baaa ____Hadey run Tahy Sawiradoodaa mana Tusi Kartaa❤🎉😢
@QarniJoog102
@QarniJoog102 2 месяца назад
Maya Lkn Waa Wax In Badan Somalia Kadhaco
@HooyoMacaan-b1r
@HooyoMacaan-b1r 13 дней назад
Aad ban uga naxay gerida ilbir iyo dooli😢
@Muusegarow06
@Muusegarow06 2 месяца назад
Mahadsanid wlll❤
@MAHAD1272
@MAHAD1272 2 месяца назад
Abusalmaan aniga ayaa Sooqananayo Waana Diltoogasho Live ayaana sogalayaa marka aan dilayo😂😂
@samiaofficial1206
@samiaofficial1206 2 месяца назад
Mahadsnid wll qali waqti badan ba kaa gala sida quruxda badan ad uso gudbinayso anaka hada dumarka nahayna shaqoyinka ku qabsana malinta dherna wa isku dhafina abalna wa kaga hayna ano ku hadlaya beesha balan ee dumarland😂❤
@QarniJoog102
@QarniJoog102 2 месяца назад
Mahadsanid Walaashey
@user-dv1en8db6i
@user-dv1en8db6i 2 месяца назад
Thanks sxp waan sugayey ❤❤❤❤
@AbdiAadanTaliyaha
@AbdiAadanTaliyaha 2 месяца назад
SHEEKADU WAA XUMAATAY WAXAAD MOODA I EY BUUN BUUNINEYSO DIB JIRNIMADA IYO MOORYAANIMADA
@QarniJoog102
@QarniJoog102 2 месяца назад
Qalad Baa Fahantay Ee Waa In Dibjirada La Cawiyo
@AbdiAadanTaliyaha
@AbdiAadanTaliyaha 2 месяца назад
@@QarniJoog102 HAYE USTAAD WAAN FAHMAY
@mohamedcali9204
@mohamedcali9204 2 месяца назад
maaad nalaga raaagtay
@AbdifitaaxNuuh
@AbdifitaaxNuuh 6 дней назад
Mhdsnid sxb adiga qoraaga
@ismailibrahimharare280
@ismailibrahimharare280 2 месяца назад
Sheekada maala dhames tiro sedex malin wala garay maxaa hee 😮
@user-bb1rt6ul7j
@user-bb1rt6ul7j 2 месяца назад
Shakadaan way idhiiri galisaa 😢😢😢😢🎉
@abdirashidabey831
@abdirashidabey831 2 месяца назад
Guul
@Deeqa123-dt4lo
@Deeqa123-dt4lo 22 дня назад
Wcs Wll❤😅
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale 2 месяца назад
Waanu sugaynay❤❤❤
@user-no6ml5gv1o
@user-no6ml5gv1o 2 месяца назад
Sheeko waafiaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruqiakhalif4432
@ruqiakhalif4432 2 месяца назад
Qalbiga iga xanuunay geerida ilbir iyo dooli ma true story ba mise fiction ?
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 2 месяца назад
Waxaan ka xumaaday dhimashada ilbir👀waxay ku fiicnayn laheyd asiga iyo caasho keyf oo isguursada
@QarniJoog102
@QarniJoog102 2 месяца назад
Taas Waa Mida Filmada
@MahirDagjar
@MahirDagjar 2 месяца назад
Kaliya shekadan wa waqtiga hada la joogo mesha ay kuso damaty
@bashiryusuf4756
@bashiryusuf4756 2 месяца назад
Sxb hormar wacan baan kurajeenayaa lkn sxb lasoo dhaqso shekhada 😂
@NugteAlu5
@NugteAlu5 2 месяца назад
Buuk lugu buunbininayo hogaamiye kooxeeed luguna magacdilayo ururada diimedka . Haa sifacan aya ufahmay😂
@xamdiapdi2646
@xamdiapdi2646 2 месяца назад
Walalkay qali wlhi saa shekadada udhagesano qoyskena waxa muda inaa na ag fadhido oo afkaga dawanaya
@QarniJoog102
@QarniJoog102 2 месяца назад
Igu Salaan Rerka Dhaman
@abdishakuur9557
@abdishakuur9557 26 дней назад
Sorry ilbir ma dhintey hada 😢😢😢
@user-bt2xi2fp6l
@user-bt2xi2fp6l 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NadiifoXaashi
@NadiifoXaashi Месяц назад
Sidii loodilay😂
@SirkaDulcas
@SirkaDulcas 2 месяца назад
Sheekkadu way fcny lkn way nagu raagtaa
@abdifitaahmahmed7948
@abdifitaahmahmed7948 2 месяца назад
Tan sheko wey dhaftey iney dhamato ma ahen xoga iney socoto ayey ahed
@user-wo7fr4jr6g
@user-wo7fr4jr6g 2 месяца назад
😢😢😢😪😔😔
@SadkaPoi-qh9qj
@SadkaPoi-qh9qj 2 месяца назад
sxb 1m subscribe ah ayad u qalanta ee waxad sameysaa shekoyinka haween dhaaf uso geli si ay dad badan ugu so xirmaan
@QarniJoog102
@QarniJoog102 2 месяца назад
Wa Qorsheynaya Habeenle
@user-no6ml5gv1o
@user-no6ml5gv1o 2 месяца назад
WAR SORRY ILBIRMIYUDHINTAY
@MaryanAxmed-eb1ws
@MaryanAxmed-eb1ws 2 месяца назад
Ilbir io caasha keef ba Hadi is calman jacayl wa iga bes😢
@mahdilove7736
@mahdilove7736 2 месяца назад
Hada sheekadii ma sida ayey ku soo dhamatay😭
@somalimigrate1
@somalimigrate1 2 месяца назад
❤❤❤❤
@KhadijoMaxamed-i3h
@KhadijoMaxamed-i3h Месяц назад
❤❤❤