Тёмный

Noocyada kala duwan ee Dumarka Soomaalida (Sahra Xuseen @ WARGELIN SHOW 

Bartamaha
Подписаться 174 тыс.
Просмотров 539 тыс.
50% 1

Noocyada kala duwan ee Dumarka Soomaalida (Sahra Xuseen @ WARGELIN SHOW

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 293   
@Zack-zn4eo
@Zack-zn4eo 10 лет назад
Jazakallahu qeir may Allah grant you jannah,we need people like you to educate this lost generation thanks alot
@Maandeeq1
@Maandeeq1 14 лет назад
Maasha Allah aad baan u jecl;ahay wiilkan Somaliga ah - Cabdisalan. Cabdisalan waa samawade. Waxa uu soo diyaariyey Program muhiim ah, waxa ka muuqda inuu yahay qof jecel somalinimada - mahasanid adiga oo na siiyey fursad aan ku falanqayno dhaqanka somaliga ah
@Samiira87
@Samiira87 11 лет назад
naa arooskii xalay ma maqashay hayee maxaa la yidhi kkkkkkkkkkkk ..taasi been maaha dumarkii somalidu intay ciyaal badan qurbaha ku dhaleen bay lafa xanuun daal iyo ciidan la'aan isu galeen,,ana mid baan ku kordhin lahaa dumarku salaad kastay tukadaan ha tasbiixsadaan siiba haku dadaalaan tasbiixda ah subxaanallah wa'alxamdulillaah wa'laa ilaaha ilallaah wa'allahu akbar.insha allaah daali mayaan firifircooni iyo dhib la'aan ayay hawlahooda u qabsan doonaan.
@mandera222
@mandera222 14 лет назад
sahrow jasaaka laah waxa jiro yaaad ka hadashey allow mid adoo kale wax fahmeeso allow isiii amiin amiin
@Fardosa4321
@Fardosa4321 10 лет назад
shukran hoyo.caqliga baa nagu kodismey...jabane kabto allah nagadiga
@faisalomar976
@faisalomar976 11 лет назад
maashallah aad ayaan uga helay ugu faaideystay macalimad sahro Jazaakallaah kheir, ALLE calaf ha noogu daro Dumrka midiisa ugu wcn dhaqan iyo diin ba leh ( DHAMO)
@suudimashruuc3686
@suudimashruuc3686 10 лет назад
mashaa allaah, jazaakalahu Khair mama Sahra
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 8 лет назад
masha Allah walee waa dumarkii somaliyeed ee gobta ahaa ee la maqli jiray ilahay hakaa abaal mariyo wanaagaa faraha badan
@Ilkacasse
@Ilkacasse 13 лет назад
Gabadh, waa gabadh caqli badan, role model ayay u tahay gabdhaha somalida walee.
@hamdaabdi6282
@hamdaabdi6282 8 лет назад
masha Allh ilahow dhamo nagadhig
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 6 лет назад
hamda abdi amiiin amiiin
@asmacabdi6120
@asmacabdi6120 6 лет назад
hamda abdi amen
@suhaybcabdifataax1500
@suhaybcabdifataax1500 11 лет назад
masha allah walaal janada allaha kawaraabiyo mama sahro
@isaq11
@isaq11 13 лет назад
mashaallah,,,i love it,,good advice to all somali women,
@SomaliTubes
@SomaliTubes 12 лет назад
Haha she is hilarious and soo right...every women should be like her.
@warsamemohamed9711
@warsamemohamed9711 8 лет назад
Masha allah wlhi waa cajiib maamo hadalkaagu alle haku barakeeyo.
@cigaal100
@cigaal100 11 лет назад
wcsww walaashay ilaahy hakaa jisaa'i siiyo shukran
@simanloveful
@simanloveful 14 лет назад
maasha allaah waa hooyo ilaahey iskugu dhameestiray aqoon waaya aragnimo ,wax yaabahee sheegtayna hadii aanu qaadano waxaa ku gaari karnaa nolol farxad leh ...thnks kuwii qaado ilaahey ha naga dhigo adigana ilaahey ha kaa abaal mariyo thnks you very much ... inaa maalin kula kulmana waa jeclaan lahaa iam sure inaa wax badan kaa korarsan lahaa.
@warsameabdiwarsame250
@warsameabdiwarsame250 8 лет назад
mnsha aalah waa hooyo xikmad badan ilahay ha barakeeyo gabdhahana waxaan leeyahay ha ka faaidays teen
@absagangas
@absagangas 12 лет назад
maasha allaah , waa wacyigelin aad u fiican.
@guhaad3031
@guhaad3031 2 года назад
Hooyo alle ha ku xafido mahadsanid
@burhancolorado8726
@burhancolorado8726 2 года назад
Very good and useful video.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
ReerQoys Familyyyyyy RUNEEY saxaneey RUNEEY
@fatimamohammed3374
@fatimamohammed3374 9 лет назад
mom u are the best
@abdulwahaab8464
@abdulwahaab8464 11 лет назад
ilahayoow haweenka somaliyeed noo hanuuni
@abdisalammascud3518
@abdisalammascud3518 9 лет назад
masha allah mama sahra jazaka allah walhi waa waano aan waligay maqlin allah haku xafido
@hodanmuhamed2045
@hodanmuhamed2045 8 лет назад
aniga wan maqley hadiith ayaa quraya gacan tag waxaa layirahda mida ninka oraneyso wax keen maxaa heysa ma madhaheyso ninka maxuu haya ilah ayaa wax haya waxey dhaheysa waxas iyo waxaas ayan doonaya hadaadan keenin cida nabad matalo insha Allah waxaan rajeynaya inaan nuqdo dhamo insha Allah markan gursado
@IbrahimAli-ec2kc
@IbrahimAli-ec2kc 7 лет назад
masha allha allh haku xifdiyo mamo
@mrhopeciizaawi1832
@mrhopeciizaawi1832 8 лет назад
maama masha allah allah noo kaa deeyo waxan aamin sanhy gabrwalboo xumed o kudhagesata ineey kugu wana qadan doonta
@khalidbulshaawikhalidyare5181
@khalidbulshaawikhalidyare5181 7 лет назад
maasha Allah
@layloxubinaa2739
@layloxubinaa2739 7 лет назад
tnks hooyo mcn alaha kubara keyo inshlh .....i hope my bst to be dhamo inshlh and i will be for my future life inshlh add iyo add ayaa u mahadsanathy hooyo somaliyed madama aa noo aqli celisy
@halimaabdilehagal9462
@halimaabdilehagal9462 7 лет назад
Masha Allah
@osmanodowa7241
@osmanodowa7241 5 лет назад
ماشاء الله
@fatahhassan4854
@fatahhassan4854 11 лет назад
mashallie
@suadnazma9091
@suadnazma9091 5 лет назад
Hhhhhh😂😂😂😂😂 iltaaag 😂😂😂
@naimaahmed9075
@naimaahmed9075 2 года назад
😜😂😂
@sucaadahmed9124
@sucaadahmed9124 7 лет назад
nimanku sey ugu nacamleeyaan baan ka yaabay, in la idiin kushushleeyo jecelidinaa
@abdirashidyeedhay9122
@abdirashidyeedhay9122 9 лет назад
Iltaag baa iyo lugtaag iyo gacantaag iyo aftaag balo kudegtay
@raqiyaahmed8514
@raqiyaahmed8514 6 лет назад
Run waya Anika arkay Shakadas
@sacidserka4893
@sacidserka4893 11 лет назад
nice
@Mahadalle_
@Mahadalle_ 13 лет назад
maashaa ALAAH
@hodaledame631
@hodaledame631 10 лет назад
Hi have not seen such of this person in somali community All I can tell MAAANSHA ALLAH MAY ALLAH BLESS HER in duniya and judgment day This were my first video of here looking forward to see more of her videos Thank you sister
@ahmed122431
@ahmed122431 9 лет назад
masha allah
@AhmedHussein-vt8kj
@AhmedHussein-vt8kj 8 лет назад
maashalah mamo aad baan ugu farxey runtiina aniga iyo xaaskeygana si wada jir baanu u fiirsaney incha laahna waxaan illahay ka baryayaa inuu ka dhigo midii qaadata haweenka soomaliyeedna alle haka dhigo kuwii kuwaana qaata
@saharadabeel766
@saharadabeel766 7 лет назад
Ahmed Hussein .
@laylodiamond9052
@laylodiamond9052 5 лет назад
Intii Markay nastexo Ku maqleen soradiyey like izaar
@iskufilanofficial758
@iskufilanofficial758 5 лет назад
Hhhhhhh walaahi funny ayaa tahay
@cadilraashid9843
@cadilraashid9843 5 лет назад
Wlhi waa runtaa nasteexo ayan ka soo maqlay
@laylodiamond9052
@laylodiamond9052 5 лет назад
@@iskufilanofficial758 hhh wn iska grty
@hoodomoha2113
@hoodomoha2113 4 года назад
ltljk
@proudSomalisis
@proudSomalisis 14 лет назад
ManshaAllah i am so touched and impressed with this video and its contents. There is so much quality in every thing Sahra said, every word she uttered. I recognize much of what she described, of all the 7 different kinds of Somali women. Oh Allah help me, and all women, become one of the best, one of the members of the last category of women. This video inspired me, it made me see things from a different perspective. I hope i meet Sahra someday iA.
@hausoftima5294
@hausoftima5294 10 лет назад
I have to addmit im lugtaag lool But insha allah im willing to change and become Dhamo. Mamo Sahra kheyr badan allah haku siyo you've givin me a wake up call Mahadsanid mama.
@sultanlife5385
@sultanlife5385 4 года назад
HausOfTima kkkkkk lugtaag
@dajiscom463
@dajiscom463 Год назад
M.a qofka dabeecadi ogaada ayaa ah kan gulesta ALLA ha kusharfo guleso wl
@suad5
@suad5 14 лет назад
Masha Allah she 's amazing Allahu akbar so funny how she describes somali women! lol i hve to change some lol
@MudugboyMB
@MudugboyMB 6 лет назад
HHHHHHHHHHHHHHH walaahi si kal iyo laab ah baan u qoslay sida ay maamadu u sharaxayso iyo sida ay maahmaahyada iyo sheekada isugu aadisay ayaa cajiib ah talow maamadan waa reer mudug baan fillayaa sharaxaada ayaan ka gartay
@sulekholove1646
@sulekholove1646 6 лет назад
Mudugboy kkkkkkkkkkkk kkkk
@ajurantarikh7164
@ajurantarikh7164 6 лет назад
Mudugboy BBC.somali
@hassanabdikarimmohamed2505
@hassanabdikarimmohamed2505 3 года назад
Mamadan waa habar yartayda, waa sax mareexan Wagardhac reer mudug weeye
@quruxsan4701
@quruxsan4701 5 лет назад
2019 yaa ila dawanayo
@ilhaanmaxamad2441
@ilhaanmaxamad2441 6 лет назад
midka gada dharkiisoo rahmada waaa GU, baaqsadaye intuu qaad kusoo gadan lahaa go,sariirteyda IMA gayo nin qaawane midka gur an ka LA,aado
@koraalofficially8796
@koraalofficially8796 9 лет назад
masha,allaah walaahi waan ku farxey inantan xikmadeeda iyo hadalkeeda waa qof waayo arag ah waxaa in taa u dheer khibrada iyo aqoonta ay u leedahay dumarka mashalah ilaahay cimrigeeda ha u dheeraayo dumarkuna haka faa ideystaan fidiyowgan
@muscabdiagnosticandtrainin1727
koraal mursi ameen
@ifkaabdisalan8635
@ifkaabdisalan8635 5 лет назад
Maama sahra mire ilaahoow aduun iyo aakhiraba ku liibaan. I still remember your advices that u used to give us back in my teen years and WSHS WILD CAT and van kii barxada yaasiinka. 😘😘😘
@umuzeyd
@umuzeyd 14 лет назад
@fdama isku xishoo waxad ku hadashay wax lagu hadlo mahan, waxad foolxumada ku sheegtayna waa aayad alle. kana fiirso hadaladaada intaadan iska hadlin
@wiilsomaliyed
@wiilsomaliyed 12 лет назад
maasha allah maamadaaan sida sharxaada aay u bixisay iyo maahmaahoyinka wan ka helay noolow dheh walee dumarka somalida wax garad wa ka buuuxaaa ee gabdhaha somaaliyeed allaha ka dhigo kuwo waanadeeda qaato amin yaaa rabi mama adigane noolow oo allaha ku xifdiyo aamin ya rabi.
@BarkhadKaariye2
@BarkhadKaariye2 13 лет назад
Inkastoo ragguna ay u baahan yihiin in muxaadaradan oo kale loo galo, haddana xaqiiqdu waxay tahay oo Ilaahay aanu ku cadaabayn Sahra Xuseen, in intaa ay u qaybisayba ay jiraan. Nin walibana mid baa ku soo hagaagtay.
@abumasaakiin7946
@abumasaakiin7946 6 лет назад
Mansha Allah jazakAllah khayr , War dhamo ha laiigu duceeyo in Illahay swt igu irzaaqo Waa khayr qabtee
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 8 лет назад
Wallahi maamada way aragtay dumarka waayo 24 sac faraxsantahay 24 saac waa buuqsan tahay Dumarka Somalia way la karaahiyiin runtii
@dalla112
@dalla112 14 лет назад
sahra run badanaa wa ku mahad santahay sheekada aad no qarxisay ee dumarka Somaliyeed jabane kabto iyo kabane jabiso lol
@NORKENYA
@NORKENYA 10 лет назад
This is perfect. Somalis should understand this to cope with Divorce rates.
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 12 лет назад
amarka ilaahay aadbaan uga helay maahmaahyda macalimada waa so unique weligay ma maqal. markaas oo kale aadbaan ugu farxaa inaan somali ahay bal eeg sida afkeenu hodanka u yahay marka dadka aqoonta leh adeegsanayaan.
@nasroibrahim4067
@nasroibrahim4067 8 лет назад
walee gacan taag anaaa ah. masha allah waano fcn
@janankaafrica6453
@janankaafrica6453 6 лет назад
Nasro Ibrahim 😂😂😂
@ahmedcadaweofficial6686
@ahmedcadaweofficial6686 6 лет назад
Nasro Ibrahim 😂😂😂
@cadarecamey1195
@cadarecamey1195 6 лет назад
Nasro Ibrahim kkkkkkkkkk
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
LE janacasayda balaran ila YaQEEn Y lE waxbarashadayda i Qas ah. Murwodumaroo samsamEey yartayarta dagan fariidad Facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy Brinseseseses lagufarxeeeey Yariiseey mudo
@ubaxfatima
@ubaxfatima 12 лет назад
ninka waa ilmo waxa u raaba naag amusiiso huuwaay huuwaay hoyada ma joogto kor iyo koonfuur ayaay jirta
@safiosmn4276
@safiosmn4276 6 лет назад
fadumo 123 hhhh istaqfurllah
@abdiibrahimaden3747
@abdiibrahimaden3747 4 года назад
I like her proverbs ....lol wisdoms
@ayanahmed7883
@ayanahmed7883 10 лет назад
mama sahra ilaahay ajir iyo xasanaad ilaahey haaka siyo laakiinse dabeecad is ma badasho
@Samiira87
@Samiira87 14 лет назад
Maasha'allaah sahra xuseen mire ilaahay haku dhawro soomali haday adoo kale ahaan la haayeen yaaba xumaan lahaa hooyadaa habenkay ku dhashay gabadh bay dhashay allaah haku barakeeyo aamiin
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
Facyaashay troonEey 5laysma yaraQadariye Y jEmaadeeey tanogasho sarascaday yareey QatraayEEy QaranEEy brinseseseses boqorad RiyaaqEEy Rasmiyey raysaanEEy lagufarxeeeey YariisEey
@luulluulladan926
@luulluulladan926 7 лет назад
aniga waxan ahay af tag
@mohamedhussein3446
@mohamedhussein3446 7 лет назад
luul luul ladan hhh dhib ba kuhaysta ee ka ducayso wllshy
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 дней назад
Y As, Familyyyyyy laysma Yara Qadariyeyba Family Nicmaturabi Nicmaturabi wanicmalwakiil
@hudhasable
@hudhasable 12 лет назад
mashaalah, Illahey hakuxifadhiyoo hooyo macan
@BismillahCollege
@BismillahCollege 11 лет назад
hadalada wacan janada allaha kaa ku geeyo. taas ayaa ugu qaalisan wax la is ku duceeyo.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
YariisEEy lagufarxeeeey murwodumaroo bahbahbah bahyareey minyaroooy Qatroisliina Qiimobadan cadayyareey dagan fariidad
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
Mashaaaaaaaaaaaalahtabaarakalah ladan laanmateeerah jagjagjamaaday Loo RitaaqO faraxsaneey fariidad faceeda karooon filsan filjanno.iyoiyo boqoradeey princseseseseseseseses
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
Noolaynba bataatanba E mashaaaaalah tabaarakalah, Ya RabE towbE. As E akhiroooy akhiroooy jano E akhiroooy
@Bararka
@Bararka 14 лет назад
DRS Sahra waa ruux qaali ah , Alaah ha ku daayo, plz barnaamujyada haweenka ka qayb qaado , dumarka waxa u sheeg Allaah khayr ha kaa siiyee
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 5 месяцев назад
Asalum cayakum wll waxa illahay kaga barayay illahay in kugu badalo kher mid aduun iyo mid aqiiro isha allaha
@McSaaray
@McSaaray 11 лет назад
Habartaasi xaqiiqda ayay ka hadlaysaa, I like this topic, dadku cid wax u sheegta ayay la aayeen
@abduwahababdinasir7437
@abduwahababdinasir7437 3 года назад
soo hooyadaa oo kale ma aha ceeb
@McSaaray
@McSaaray 3 года назад
@@abduwahababdinasir7437 maxaa ceeba, mayna habar ahayn, mise erayga habar ayaa kugu cusub
@hassanabdikarimmohamed2505
@hassanabdikarimmohamed2505 2 месяца назад
Garac yahow hooyadaa ma uwici lahayd habar? Hooyadaa soo habar ma ahan ayadoo cajuusad habar ah foolxun soo wili ma dhahdid maamo iyo erayo qurxoon xushmad Leh? Maxaa kuu diiday inay maamo kale oo somaliyeed oo aad u aqli Badan inaa eray xushmad Leh ugu yeedhid? Waxaa oron kartay habaryartaan ama eedadaan ama maamadaan Wasakh yahow bilaa edebta ah ka xishood dadka
@McSaaray
@McSaaray 2 месяца назад
@@hassanabdikarimmohamed2505 hooyadaa ayaa Da’yar ayaan filayaa oon wali 40 ka gaadhine iigu yeedh sida Dhidarka ayaan u wasiye
@abdirashka
@abdirashka 13 лет назад
Sahra waxay ka hadlaysaa wax xaqiiqo oo jira. Many women may think that Sahra is offending them and she is not offending anybody. What she is telling us is very true and exist. Hope all woman may think how our sister Sahra thinks. Same as she have talked about men and that is true also.
@miaadams4432
@miaadams4432 6 лет назад
What if I'm all these things except meero and iltaag and I can't help or do anything about it
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
Aww, cadceeddumarooo yareeey ihihihihihihii dhanan yareeey.qiimobadan dumaar waan uwataaaa.minyaro
@saalax144
@saalax144 14 лет назад
Masha Allah. Dumarku waa ubucda familka, la'aantood nolol ma jirto. Qof caqli badan waaye Sahro. Haka daalin dadaalka aad wado wuxuu dhisayaa umaddan baaba'a ku dhacay. Waa rajeynaa in la helo gabdho kula mid ah oo u istaaga badbaadinta qoysaska soomaaliyeed. Mahadsanid
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
Eeeeeeeeeeee.intaanoo dhan Runrun.shariyo fitnawada eeeeeeee.Rabaan kahoos joigsaday.uf aq
@ceelasha100
@ceelasha100 11 лет назад
masha alaah wa hooyo somaliyed o qibrad buuxda u leh nolosha dhabta ah e dhismaha guriga big love from somaliweyn hooyo mcn nooloow
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
YariisEEy Nicmaturabi Nicmaturabi sahrascadayyareey oiridumaroo
@ibrahimmohamed5313
@ibrahimmohamed5313 6 лет назад
Islaanta islaan ficaan weyaan she is the best woman i know in the somali community.
@8Einfach
@8Einfach 13 лет назад
reer dhan oo maqaaxid looga adeegaayo waa dhib ee aanku furo camal kkkkkkkkkk
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
Xataaa nolol daayoo maalin waxlalamaqadaageen bismilah balaayo fitnooley ah eeeeeeee
@abdirzakkaahin4920
@abdirzakkaahin4920 8 лет назад
58 qof maxy ku naceen talow waa yaabe cajab!!!
@nimcapretty4309
@nimcapretty4309 4 года назад
Walahi dhamo ahay💖alxmdulilaah lkn wali Leyma guursan
@proudSomalisis
@proudSomalisis 14 лет назад
Very informative and educational
@dalnuurshe2009
@dalnuurshe2009 12 лет назад
Maama Aad iyo aad ayaa umahadsantahay
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
Yala Nooc Yala duwanba muhiimada E mashaaaaalah tabaarakalah
@ShibisGurl4life
@ShibisGurl4life 13 лет назад
Masha alah she is so rite, waa qaatey waanadada jzklh sister sahra
@sameysane
@sameysane 13 лет назад
ilaahoow DHAMMO ii sahal.
@ugaasshariif7681
@ugaasshariif7681 11 лет назад
Macha allha wlalo Ilaahay ha ka ajar siiyo wanaaga badan ee umaddada ad xasuusinayso
@Abuukar143
@Abuukar143 11 лет назад
Masha allah Maama qeer allaha ku siyo wa waano aad u fican jazakumu laah kheer mama
@abdirashidi
@abdirashidi 13 лет назад
thats my sister i love you abaayo zahra
@latifah008
@latifah008 13 лет назад
Allhamdulilaahi Rabbil 3alamiin...Allow dumarka islamka toosi o imankooda u kordhi...Allahumma Ameen
@Samiira87
@Samiira87 14 лет назад
@AaSiYaH100 kkkkkkkk waad iga qoslisay ka waran waa run oo qof dhameystiran ma jiro mar xoog baa tamar loo hayaa mar marna waa la yara daalaa laakiin gabadhu waxay ka wadaa mar kasta waa inay awoodaadu u badataa kartida oo wa inaney u badan lazy kkkkkkkkkkkk tay ka hadlayso waa dayacaad xadka ka baxday kama hadleyso waxa yar-yarka ah dhamo waa gabadha aad u kartida badan aqoon iyo caqlina u saaxiiba........lol
@iliasdulken3465
@iliasdulken3465 4 года назад
MaschaAllah Mama horta waanadaada waa fiicantahay. Lakiin gabdhaheena somaliyeed waa wada marwo samir badan badankoogu. Anago dhamaystiran oo qayrkii dhaafinay, ayaa lanagu nacay, oon waliba lajooga caruurtiisa aan abaal kuqabna,oon ku baryayna.Allaha na asturo
@puntlandGeezer
@puntlandGeezer 13 лет назад
but im not in to somali womans anywaiz, i luv me eritrean gal
@ShibisGurl4life
@ShibisGurl4life 13 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkk i am admitted am gacantaag walee
@salahuddind3023
@salahuddind3023 11 лет назад
maash'ALLAH mamadan runta ayey ka hadashey ILAAH qeyr haka siiyo
@sulekholove1646
@sulekholove1646 6 лет назад
allh maamdan goorm daawady kkkkkkkkk
@aslimahamed1244
@aslimahamed1244 6 лет назад
Mash Allah ruuntii mamo Sahra you telling thru lakin I’m cleaner person Wallahi Alxm balsee my husband the first time we married each ather he didn’t like work hab Anige i live in America but now he is working good
@sandyalison6892
@sandyalison6892 5 лет назад
gabdhaxan qurbaxa joogan hoyoyinkod lugaa taag weye wax karis lama barin ti la grusada ba 3bilood ay iskuu furaan yaa resturan ka uiteen kaaro
@hilibruuge
@hilibruuge 13 лет назад
tan lugta taagaysa ayuunba ugu daran
Далее
Noocyada guurka soomaalida @abdi372
16:12
Просмотров 705
Ragga qaar guur aan ka la'ado- gabay Xalwo Bulxan Cali
7:30
pumpkins #shorts
00:39
Просмотров 12 млн
Noocyada kala duwan ee Ragga Soomaalida (FULL)
21:38
Просмотров 85 тыс.
6 DUMAR  oo nuucan ah WALIGAA ha guursan !!!
11:15
Просмотров 57 тыс.
Waar deeg deeg ah 30 September 2024
15:16
Noocyada dhacaanka shahwada ee jabiya Soonka
9:45
Просмотров 46 тыс.
Geerida kaddib Nufuusta (Nafta) halkee loo qaadaa?
10:22
SHEEGA DEE AMAR ALLE LAAKIIN 30 September 2024
22:19
Просмотров 2,1 тыс.