Тёмный

Nuradin Dirie - Dhaqankeena ma ahan mid taageeraya nabad iyo wadajir 

HANOOLAATO
Подписаться 494 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@issafarah3894
@issafarah3894 29 дней назад
Saaxiibkay Nuuradiin, waxaa moodaa in uu heeska, sida uu yahay mooye, si kale u fahmey. Sugaanta Soomaalidu, khaastan heesuhu waxaa ay leeyihiin duluc, amaba ujeedo maldahan. Reer galbeedka heesohoodu waa war aan qarsoonayn, sida "I Love You". Laakiin, heesaha Soomaaliyeed ka helimaysida kelmed ah "Waan ku Jeclahaye, Na Is Guursanaa". Tusaale ahaa, heesaha Soomaalidu, waxaa ay salka ku hayaan dhaqanka iyo bay'adda. Heesaha aan aad u jeclahay waxaa ka mid ah heeska uu qaaday, Ebbe ha u naxariiste Maxamed S Tubeeca, ee magiicisa la yiraahdo "Sida Jaawa Geelo". Tuducda igu horaysana ay tahay; Sida jaawa geeloo jiilaal abaariyo jeel iyo haraad helay Xalay jeleledkaygii jaarkaa kutoosoo kaa jiifi waayoo adiguna majoogtide Mawaxaad isoo jirin markaan iilka jiifsado ee jahada lay dhigo..." Miraha heeska waa laga garanasysaa in uu jacaly bestiis la yahay. Laakiin ma rabo in uu yiraahdo "waan ku jeclahay". Hadaan u soo noqdo heeska Nuuradiin qaaday, ee wadaniga ah, wuxuu ka hadlaayaa nin geesi ah oo diyaar u ah in uu wadankiisa difaaco. Wuxuu ninkaas geesi ahi sheegaayaa in uu dhiicga iyo dhuuxa cadowga u daadiyo, oo weliba uu dushiisa ku daadiyo. "Dhiig kuugu fooldhiqin", wuxuu ula jeedaa, "dhiig cadow ayaan dushaada ku daadin". Sidaas darteed kama wado "dhiig ayaan ku fool dhaqanaayaa", amaba "dhuux cadaawe ayaan karsanasya". Sugaanta Soomaalidu, sida heesaha, waa ereyo maldahan. Hees kale oo aad u jeclay waa "sida meel tigaadlo", Maxamed qaado. Miriha tuducda ugu horaysa waxaa ka mid ah; "Sida meel tigad loo tusku uu ku hooroo, Duunyaduu ku tarantoo Todabaad xareediyo togaganu rogmanayaan kuu soo tusmeeyee, Tii kali ahaydee Togashadaa indhaha Nuurka u tarayseey Qalbigaa ku tabayee". Heeskaas waxaa uu gabadha uu jecelyahay ku tilmaamayaa dhul qurxoon, biyo badan iyo togagba leh, xooluhuna ku tarmaan. Waa hees xambaarsan dhaqan, sida midka wadaniga ahi u xabaarsan yahay dhiig, dhimasho iyo dhuux la kariyey. Nuuradiin, saaxiibkay waxaan kula talinayaa in uu heesaha wadaniga u dhegeysto sida kuwa jacaly oo kale.
@xaajiafrisom114
@xaajiafrisom114 24 дня назад
Mahadsanid Nuurudiin iyo Hanoolaato
@shantagees9425
@shantagees9425 29 дней назад
Mahdsnaid Hanoolaato inaad nagu xirto Somalida wax ku oolka ah. meeshay joogaanba.
@abdikarimwarsame4145
@abdikarimwarsame4145 29 дней назад
Mahadsanid mudane Nuurdiin iyo waliba Hanoolaato
@fnw8688
@fnw8688 29 дней назад
Hanoolaato ❤
@KhadarHaji-hm4pd
@KhadarHaji-hm4pd 28 дней назад
Masha’allah nin culus
@mahadsalad3405
@mahadsalad3405 28 дней назад
Great! Thanks
@deeqacabdiraxmaan8851
@deeqacabdiraxmaan8851 27 дней назад
Nuuradiin & gabadhiisaba dhaqanka & suugaanta soomaalida qalad ayey ka fahmeen
@ahmedabdi9416
@ahmedabdi9416 29 дней назад
Ustaadkaan buugaag uu qoray majiraa , fadlan Nala so wadaag haday jiraan
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 29 дней назад
Catoosh ha u jiibin, kani waxa uu ka mid yahay kuwa gumaysigu iyagoo casriyeeysan nagu soo celiyeen, waxa uu ka mid yahay kuwa dhaqanka iyo diinta in ay dhexgalaan raba oo raba dhalan rogan waddanka difaac dhaba ayuu rabaa odayaashu way guuleeyteen cadawgana wayjabiyeen, waxa uu ka soo hor jeedaa latacaarafuu
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 29 дней назад
@abdifatahhassan168 kuwa gumaysiga itoobiya u adeega ayaa xaraash qaran la yiraahdaa sida m.guboleedada kuwa.xukuma oo mooda in itoobiya xukunto siyaasi iskusheega illaashada danihiisa gaarkaa
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 28 дней назад
Nuuradiin waa nin waxbdn og
@alimohammedibrahim3165
@alimohammedibrahim3165 29 дней назад
THANKS NURADIN
@alibaax5346
@alibaax5346 17 дней назад
Context of the song sidaa ma ahayn, dagaaladii cadiwga xabishada lagu tilmaamayey
@anwarxaajic.raxmaan5371
@anwarxaajic.raxmaan5371 10 дней назад
In ay qaldantahay mar hore ogaaday aniga
@shayga100
@shayga100 28 дней назад
Ibraahim afghani sawirkiisa rasmiga iyo taariikhdiisa ku hayaa xitaa book uu lahaa iyo qaar u qoray haben dhawayd in dhahayga ka so qaaday
@HassanHassan-qm3vu
@HassanHassan-qm3vu 28 дней назад
nuradinow walalka kuladhashay maad wax usheegto calmaniyada faafiya oo kufaana
@jamaaden598
@jamaaden598 28 дней назад
ayaanle arinta tiktok waa in xooga lasaaro somalidee way sii kala fogaynaysa qasatan dhalinyarada
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 28 дней назад
Ah! In every language in literature and common daily communication- there are two categories - one literal usage and figurative or metaphorical usage. Lately, Somalis lost their marble and confidence. Nurudin is not an exception - he agrees that his appreciation of Somali language and literature is limited.
@AbdiHagar-d4j
@AbdiHagar-d4j 29 дней назад
Yabar madaxwayne my friends 😊❤
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h 29 дней назад
Dad xamaasiyiin ah Oon waxkala maqal magaranayo sida u horumari doonaan
@AbdiHagar-d4j
@AbdiHagar-d4j 29 дней назад
yabar madaxweyne, cali madaxwayne.agoon cabadle
@AhmedHassan-y6z
@AhmedHassan-y6z 23 дня назад
Waxaan ka soo tixgatahay abwaankii weynee eee Hadarawi wuxuu yidhi Qaline jabinta waxaa lagu badalayaa qaline jaline weeye
Далее
DEGDEG AXMED MADOOBE XABSI GURI (4738)
1:13:26
Просмотров 1,5 тыс.
这位大哥以后恐怕都不敢再插队了吧…
00:16