Тёмный

Oday cabdulle oo saabuunta kurus geel modey ila qosol 

QAANSO
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 921 тыс.
50% 1

dhaqanside.com/

Опубликовано:

 

3 ноя 2014

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 434   
@biyocabeboy4589
@biyocabeboy4589 5 лет назад
1999 ayn daawaday riwaYadan dadka ey ugu horeyso 2019 like iigutuura
@ibrahinyare1830
@ibrahinyare1830 5 лет назад
aadan fanka mrkaa dhashey aya dawaneyse
@faraxburcaawiyoadam7643
@faraxburcaawiyoadam7643 5 лет назад
Man dhalan markaad daawatey bisinka
@lailamuhammed8965
@lailamuhammed8965 5 лет назад
Allow cimrigaaga dheereey waxba ma ogayn mana xasuusto waagaas 😊😊
@ibrahinyare1830
@ibrahinyare1830 5 лет назад
Laila Muhammed wlley ada ma jogin
@lailamuhammed8965
@lailamuhammed8965 5 лет назад
@@ibrahinyare1830 wan jogay lkn wan yara Alhamdulillah
@salahjebril
@salahjebril 5 лет назад
Kkkkkk musqusha kulaha hogayee meeqa neefa ku dhimatay inta ila qososhay Like Isaara 2019
@muusecali9192
@muusecali9192 5 лет назад
2019 inta daawaneyso like ha iila dhaafin
@hasanyusuf103
@hasanyusuf103 5 лет назад
2002
@AliJalay
@AliJalay 7 лет назад
how can someone who never went to acting school can act this good? amazing talent
@Gaari_GacanLe
@Gaari_GacanLe 6 лет назад
Ali Jalay *We Somalis we all actors*
@MohamedAhmed-qf7qg
@MohamedAhmed-qf7qg 5 лет назад
Wa heybad uu Allaah kumaneeystay majaajilayasheena Somaliyeed allah noo dhowro inti dhimatayna Allaah ha unaxariisto
@eastafricana1584
@eastafricana1584 5 лет назад
@@Gaari_GacanLe we need that for our hooys
@AliMuktar-cp4nb
@AliMuktar-cp4nb 5 лет назад
Windom. Smart- Ass
@tasmin6316
@tasmin6316 2 года назад
Right! its amazing
@zakariesabrie2260
@zakariesabrie2260 5 лет назад
2019 inti dawatay like isara
@arwaaxmedia1548
@arwaaxmedia1548 5 лет назад
2019 anaaaa dawade cidiii iladawatay like halaygu casuumo
@marwoxanan4467
@marwoxanan4467 8 лет назад
from hergeisa wan ku haysta oday cabdule abuurta ilahey in wax laga shego ma habona
@cqanisergio6578
@cqanisergio6578 5 лет назад
2019 cidi firsanayso o walipa riwayada hore udaway like saara
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 5 лет назад
2019 yaa daawanaayo 😂😂😂😂😂😂
@maxamedbajiyo8403
@maxamedbajiyo8403 5 лет назад
Aniga abayo
@mustafahmedmohamedwasuge214
@mustafahmedmohamedwasuge214 5 лет назад
Ya kle
@salaadkariish
@salaadkariish 5 лет назад
😂😂😂😂 sodon geela waa ku dhimatay
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 5 лет назад
@@salaadkariish 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣reer baadiyo caadi mahin
@salaadkariish
@salaadkariish 5 лет назад
@@curudacidadugsiga852 6:46 dear meshaas hal mar booqo ee ii fasir tan ilaa xalay aan fahmi la'ahy😂😂😂😂
@nastehomohamed2330
@nastehomohamed2330 5 лет назад
I love your channel 😀 and I was born in 1995!!!👶👶👶
@hamdasaed9600
@hamdasaed9600 5 лет назад
Birta ninka qoray xoog badana kulha,😂😂😂 who is watching in 2018
@MohamedAhmed-qf7qg
@MohamedAhmed-qf7qg 5 лет назад
Me !!
@user-fz3dy7bp9d
@user-fz3dy7bp9d 5 лет назад
😂😂
@munaomar6652
@munaomar6652 5 лет назад
2019 waye walasodhafay 2018🤔😜😛😛😛😜😜😝😝😮😮🤔🤔😏
@hibaali-zz4nw
@hibaali-zz4nw Год назад
​@@munaomar6652wala so dhafay 2023 wye hada😂manoshahay sxb
@AhmedRooble-o7m
@AhmedRooble-o7m 7 дней назад
​@@hibaali-zz4nw waa lasoo dhafey 2024 weeye 😂😂
@jamalcabdinazir4472
@jamalcabdinazir4472 5 лет назад
dad waa dadki hore hadalna wa intahay yiraden lake taha ha iladhafin
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 5 лет назад
hhhh wxaan soo xasuustay ninkeyga markaan guursaday oon basto siiyy bar uu ucuno uuwaayy hadane mcaankeeda intuu arkay uu leeyahay maalin kasto iikari aqiirkii dhib buu ku bartay 🤣🤣 yaa ila fiirsanayo 2019 farta taag bl
@aliabdi3266
@aliabdi3266 4 года назад
Hhhhhh cajiiib
@wadani.weekly4475
@wadani.weekly4475 4 года назад
Hhhhh Allah hooyoy qosl bdnaa
@Ilyaas_Totti
@Ilyaas_Totti 3 года назад
Hhhhhh
@anigawaaye5739
@anigawaaye5739 2 года назад
Ninaa baasto cuni aqoon maxaa waaye😁
@hanaad09
@hanaad09 7 лет назад
Best of the best comedians
@gafiyoganacsijacayl4815
@gafiyoganacsijacayl4815 5 лет назад
Masaski waa soo darsadeen kulahaa 7:17 2019 yaa daawanaaya Haila dhaafina
@quruxsansidiihoyaded9464
@quruxsansidiihoyaded9464 5 лет назад
Aniga kuladawanyo wn furay sidan uqoslayay kkkkkk
@messi3699
@messi3699 5 лет назад
2019 kkkkkkk aniga ooyar lasumeeyay inta ila jirta like igu tuura
@haali071
@haali071 9 лет назад
FARUURTA MUGEY JOOGTO BEERKANA WAA JOOGTA, JAF MIINAN KUGONIN , MOODKEYGAA MAHAAN LAGA QAADI LEH.. ODEY CABDULLE . ILAAHOW CAAFIMAAD SII IYO CIMRI KHEYR LEH FUNNY LEGEND
@hawaabdi9492
@hawaabdi9492 7 лет назад
OLDSHAMS Omasharowaaya
@mohamedomar3982
@mohamedomar3982 5 лет назад
Miske waxlagucunaye ayu kufadiste Hhhhhhhh ala berka
@vurzantvorce2333
@vurzantvorce2333 2 года назад
Oaygaa xow cuntada udaadiyaa hort.a inta ila aragta vidiokale uu barii daadinaayo farta ilataga
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 4 года назад
2020 cidii daawanaysaa like ha saarto
@mascuudcismaan1324
@mascuudcismaan1324 3 года назад
Leek
@ismailhassan7672
@ismailhassan7672 9 лет назад
kkkkkkkkkkk sodon geela waa ku dhimatay haddaana dad kula dhiman Odey Cabdulle -Legend-comedian
@selamansaney837
@selamansaney837 5 лет назад
I ki
@selamansaney837
@selamansaney837 5 лет назад
Uu
@baqtiquransade5435
@baqtiquransade5435 6 месяцев назад
Hhh
@dalmaryareoffacial9033
@dalmaryareoffacial9033 4 года назад
2020ka intii dawanoosa like bac ku sii😂
@makoahmed7175
@makoahmed7175 4 года назад
Oo ody cabdule uu noolyahay maxay ugu qoreen Allaha unaxariisto wallee aad iyo aad baan uqoslay markuu hadlaba waan kuqosla Allaha cimrigiisa ha dheereeyo I like oday abdule movies he is very funny 😂😂😂
@xXXMFAXXx
@xXXMFAXXx 5 лет назад
May Allah preserve awoowe cabdulle illahey ha u naxariisto Faruurta mugeey joogto beerkana waa joogtaa 🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 4 года назад
Miyuu dhintay wuu noolyahay soo ma aha
@seynababdile6147
@seynababdile6147 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkk walahay oday cabdle waxaan ku jecladay kalamaan kkk
@umuismahani204
@umuismahani204 6 лет назад
Ish Ish wuxu Wana bahalo roorinamayane xay aheed Wana carfayane Xaa jiro hhhhh
@Abdirizak_abdalle
@Abdirizak_abdalle 5 месяцев назад
2024 yaa dawanaya😂
@abdikhaliqmohamedahmed5925
@abdikhaliqmohamedahmed5925 5 лет назад
2019 still am watching.
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 7 лет назад
another beauty of Somalis once structured well for national identity...
@ashaaliali78
@ashaaliali78 6 лет назад
eye2eye erigavo kkķkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkk
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 4 года назад
12/10/2019 Maalinta calanka🇸🇴 Yaa daawanaya
@gouleittsheekhxareed1490
@gouleittsheekhxareed1490 6 лет назад
Istaqfrullah kkkkkkk Beerka I Casada. Walahi kk:DxD
@mukhtarmohamud3381
@mukhtarmohamud3381 5 лет назад
best comedian of all time!!
@diidanooyhhgrrxasan2549
@diidanooyhhgrrxasan2549 5 лет назад
2019 kuwii daaawaday like isaara😎😎😎
@nasrohussein3476
@nasrohussein3476 5 лет назад
Shima abeesoyinka garsadeen kulahaa 🤣🤣🤣🤣 2018💝💝😆😆😆
@salmanturkish4786
@salmanturkish4786 4 года назад
Qofka firsanayo 2020 weliba ku firsanayo jif like sar mahan
@anascayka2105
@anascayka2105 5 лет назад
Maryan cabdulle geesey allah mxn kuxise habryar 2007 walle hoyadey albaad eheed
@saadaqninileninile9787
@saadaqninileninile9787 5 лет назад
2019 Inta daawatay like isaar wll
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 года назад
23 October yaa dawanaayo 2019
@user-ic6fe3bu1r
@user-ic6fe3bu1r 6 лет назад
masha allah cawa waxa maqli jiray aya cawa argay kkkkkkkk qandada cadi maha iyo bastada
@cabdiqani0450
@cabdiqani0450 5 лет назад
2018 qof ki dawanoyo like sar
@zaakiryare6281
@zaakiryare6281 5 лет назад
Waliba 31.12.2018 1:45
@Abdirahmanhaji
@Abdirahmanhaji 5 лет назад
What about 2019 for first time
@hasansheikh8830
@hasansheikh8830 5 лет назад
Abdirahma n Haji
@ummulkheyr1463
@ummulkheyr1463 5 лет назад
@@Abdirahmanhaji 2019..😀second
@ummulkheyr1463
@ummulkheyr1463 5 лет назад
30geelaa Ku dhimty hden dad kula dhimn Ku yeh😂😂
@korneylmohamed2579
@korneylmohamed2579 5 лет назад
2019
@qhaaliabduu2391
@qhaaliabduu2391 9 лет назад
sheenada lo cunayo bastada aya ka helay iyo sida mintida logu goyay caadi Mahan odey cabdule
@rashediting6172
@rashediting6172 Год назад
2022 Still Watching😁
@Mafio_shelby
@Mafio_shelby 10 месяцев назад
Inta 2023 daawa neyso like saara😂😂😂
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 года назад
What a good comedian 👍👍👍👍
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 4 года назад
😁😁😁😁😀😀😀😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂2019 qofkii fiirsanaayow bal adna ma ila mid tahay😃😃😂😂😂
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 9 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@safarle9284
@safarle9284 9 лет назад
Hhhh waxuu isoo xasuusiyay oday mar nooga imaaday baadiyo ayadoo soon ah Oo baraf biyo loogu soo riday Xeey ahaayeen walaxaan qaboow ee cad kulahaa lol....
@saadiacodey6737
@saadiacodey6737 9 лет назад
hhhhhhhhhhhhhh:::::;wlhi funny
@MrXeraale
@MrXeraale 8 лет назад
kkkkkk lol caadi maahid
@saynaba5307
@saynaba5307 6 лет назад
Waa qosol oday cabdile
@hibomuxummed6942
@hibomuxummed6942 6 лет назад
cadnaan barre hhhhhhh
@BaasheChennal
@BaasheChennal 6 лет назад
cadnaan b Ggarre
@isliicadde3008
@isliicadde3008 4 года назад
2020 yadawanayo like saar hadaa dawaneso
@nibraasabdi9077
@nibraasabdi9077 7 лет назад
waa urkaas madaxaa ka jabi takay 😂😂😂
@said77-i5
@said77-i5 4 года назад
2020
@xXXMFAXXx
@xXXMFAXXx 5 лет назад
The year I was born 💙💙💙
@abdifitaahahmed8053
@abdifitaahahmed8053 3 года назад
yaa dawanayo 2021
@Fariiha12
@Fariiha12 Год назад
2/12/1996 _ 26/3/2023 farqiga u dhaxeeyo waa 27 sano😢😂
@user-muniish
@user-muniish Месяц назад
😂2024
@hodanabdi5429
@hodanabdi5429 3 года назад
2020 ayaan daawanaaya 9/October
@salaamahaashi5829
@salaamahaashi5829 6 лет назад
WALAAHI SIDAAN U QOSLAAYEY AYAAN BAQTIYEY SAACAD OO DHAN MAXAAYEELAY ANAA BAADIYEY JOOKI JIRAY WAA FAHMAAYAA fILMKA
@sheruahmed5765
@sheruahmed5765 6 лет назад
Salaama Haashi kk ani xita
@sucaadomadoweyhooyomcninol872
@sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 лет назад
kkkkk
@dahirabdi7900
@dahirabdi7900 8 лет назад
kkkkk caadi maahan oday cabdule
@abdiazisahmed5874
@abdiazisahmed5874 4 года назад
2020 yaa daawanaya
@ugbadyusuf5754
@ugbadyusuf5754 5 лет назад
Abgaley waa reer abowayshay wan ku haysta wlhi who watching 2019/14 hhhhhhh
@saabariincabduqadirsabnaa7961
@saabariincabduqadirsabnaa7961 5 лет назад
Quruxey eedo io aayo waxa ku ahay bah wa igu dhiig thy
@user-ig4ye7ek8y
@user-ig4ye7ek8y 4 месяца назад
2024 ayaan daawaday
@Gaari_GacanLe
@Gaari_GacanLe 6 лет назад
*Masaskiyaa iHaLeeye kuyeh* *Best acting*
@thiagoalcantara6139
@thiagoalcantara6139 4 года назад
Lahjada af abgaalka waa qosol wlh
@buildyourdream5971
@buildyourdream5971 3 года назад
13 july-2021 old is Gold
@lilmaajid5257
@lilmaajid5257 4 года назад
Still 2020 i am watching funny 😂😅
@alcadaalachannel3675
@alcadaalachannel3675 9 месяцев назад
still now iam watching
@nasraabda1709
@nasraabda1709 5 лет назад
Waan jeclahay cabdule
@Dabandit91
@Dabandit91 8 лет назад
Yooo this guy lives in my house
@abdikhadarofficial1902
@abdikhadarofficial1902 3 года назад
2020 yaa daawanaya kkk
@saynabsheikh3483
@saynabsheikh3483 5 лет назад
ILLAHAYAW wadankena nabad noha dhigo
@mukhtarmohamud3381
@mukhtarmohamud3381 5 лет назад
legend
@arwaaxmedia1548
@arwaaxmedia1548 5 лет назад
Oday cabdile waaaa nin adag
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 лет назад
bashaan faruurta mugay joogto beerka na waa joogta 😂😂😂😂 kuwaan fahmin riwayada ayagay u taal mugo ani sifiican ufahmay 😆😆😆
@gouleittsheekhxareed1490
@gouleittsheekhxareed1490 6 лет назад
Maria Jamac Ma Fahmin Marki Höre Anba,Lakiin Hada Fahmay kkkkk:DxD
@MohamedAhmed-qf7qg
@MohamedAhmed-qf7qg 5 лет назад
Yacni wxa uu ula jeda ruugi taan ama calanjis uma baahna cml hhh
@kujeceladiga4123
@kujeceladiga4123 4 года назад
Waa Yeelkaa
@liibaanofficial3366
@liibaanofficial3366 4 года назад
Kk 2020 ka hada dawaneysid like dhuc iGu siii😅😅
@Phymic7
@Phymic7 3 года назад
2020?????
@saayaqalbichannel1330
@saayaqalbichannel1330 5 лет назад
Hhhhhh odey cabdule allha Ku naxariis qosolka ika dhameyse
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 4 года назад
Who still watching 2020HD
@yonismajayonismaja4682
@yonismajayonismaja4682 7 лет назад
oday cabdule wax kale waaye
@xasanronaldo5286
@xasanronaldo5286 2 года назад
2022 yaa daawanaya
@edmanahmed3629
@edmanahmed3629 5 лет назад
2019 qofkii daawaday lime ii saar hee meeshaan 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
@ibramhdn3223
@ibramhdn3223 9 лет назад
hahahhaa fartaaan nin bir ka qoray xoog badnaaye oday cabdulle waa qoslay walaahi
@ahmedjamac7764
@ahmedjamac7764 Год назад
2022
@xamdimaxamed5150
@xamdimaxamed5150 4 года назад
Asxby yaa igu caawi karo ruwaayad oo oday cabdulle ku jiro iyo jeyte iyo maki haji banadir iyo awkuuko magaceed ma'aqaan lkn radio ka dhageystay Oday cabdulle gabaruu dhalay raadinayo faadumo cabdulaa layiraa dhahaayo oo ninka carabka matalaayo qabo gabadhiisa maxamuud dhuxuloow kaaga roonaay dhahaayo plz hada taqaano igu caawiya
@muzzeina4987
@muzzeina4987 9 лет назад
hhhhhhhhhhhhhhhhhhh OMG Odey cabdule qosolka ayuu iga dhameeye runtii typical rer badiye ayuu iska dhigaya hhhhhhhhhhhhh very funny yaqey
@amcise1164
@amcise1164 Год назад
2023 yaa dawanooyo😂😮
@caliyasiin128
@caliyasiin128 5 лет назад
2019 /8/7
@abdulghanimoalim6851
@abdulghanimoalim6851 4 года назад
2020 yaa daawanaayo 😂😂😂
@azizaahmed8823
@azizaahmed8823 6 лет назад
Maryan cabdule geesey ahaa wlhi hada duq ay noqotey
@ciiseqani5806
@ciiseqani5806 5 лет назад
Isga madhalay mryan
@mohamednor9116
@mohamednor9116 6 лет назад
Wax baadiyo kuraaya,ee balad ku rafaadi yeen kalahaa,uday cabdule hhhhhhhhh
@abdisalamisseabdi5605
@abdisalamisseabdi5605 5 лет назад
Cadbulle waa iga qosliyay
@daadirdaadir4264
@daadirdaadir4264 6 лет назад
Hhhh hhhhhhhhhh awoowe cabdulle legend ayathy wlhi
@maryama4686
@maryama4686 2 года назад
2022 daawanooyaa 😁 inta ilamidka ah like
@sahrahusein1009
@sahrahusein1009 Год назад
2023 aya dawanaya🤣🖖yaa ila mida
@jowharsec1161
@jowharsec1161 2 года назад
Who can tell me that the name of the lady
@abdulkadirmusaomar7
@abdulkadirmusaomar7 4 года назад
Odey Cabdulle waa xariif islaanta wu u baaqe 07:52 miiska saaran tahe wuna si jeeste wa abwaan curiya ruwaayadaha
@queenabyan4666
@queenabyan4666 5 лет назад
2006 Dadki so laabte o Dawanaayo Like dhac
@feysalhusein669
@feysalhusein669 8 лет назад
canbuulo iyo macsaro ayuu rabaa oday abdule 😂😂😂
@abdullahimohamed7826
@abdullahimohamed7826 6 лет назад
1996
@abdisamadabdulle776
@abdisamadabdulle776 8 лет назад
nice omvei
@fariha9470
@fariha9470 2 года назад
2022🤣🤣
@abdow4104
@abdow4104 3 года назад
السلام عليكم.🕊☝️🇸🇴👍🤲😁😷
@yywvy7025
@yywvy7025 8 лет назад
oday cabdule funny hhhhhhhhhh😆
@axmedcali8241
@axmedcali8241 6 лет назад
Waaw
Далее
kkkk Qosolka iskku celi Awkuku Vs Oday cabdulle
6:36
Просмотров 446 тыс.
Labo Daran Mid Dooro - Qeybta 1aad
9:44
Просмотров 935 тыс.
Marshaale sheeko gaaban Blad iyo baadiyo
30:47
Просмотров 331 тыс.
YouTube  Oday Cabdulle part 1
6:15
Просмотров 3,8 тыс.
SHEEKADA MAGAALO JOOG XUMO Q'1aad
19:09
Просмотров 245 тыс.
Waa runtaa
6:29
Просмотров 49 тыс.
SHEEKADII MAGAALO JOOG XUMO QEYB CUSUB 28.12.2020.
9:50
SHEEKO GAABAN UBADKAAGA LAMA INKIRO
23:12
Просмотров 577 тыс.