Тёмный

Ogow waqtiga aad ku bixiso telefoonkaaga maalin kasta 

iM252
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Waxaa hubaal ah in telefanadeenna ay aad inooga mashquuliyeen waxyaabo badan oo muhiim inoo ah, haba ugu horreyso, nafteenna! Si aad u hubiso in aad ka mid tahay dadka ay telefanadu mashquuliyeen, waxaad ogaan kartaa waqtiga kaaga baxa adeegsiga telefoonkaaga maalin kasta, barnaamijka aad ugu adeegsiga badantahay iyo inta jeer aad maalin kasta furto telefoonkaaga. Waxaad iska xaddidi kartaa barnaamijka inta badan kaa dhameeya waqtigaaga.
Fadlan la wadaag asxaabtaada haddii aad ka faaiddo, hoosna ugu yeer saaxiiba aad la jeceshahay in uu horumar gaaro iskana yareeyo waqtiga uu ku bixiyo telefoonka.
#iM252
/ im252
/ im252real
/ im252real
/ im252

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 194   
@iM252
@iM252 3 года назад
Hadii aadan telefoonkaaga ka helin qeybta Digital Wellbeign and Parental Controls, waxaa laga yaabaa in version-ka ama nooca Androidka aan adeegsaday oo ay dadkana u badanyihiin uu ka duwanyahay kaaga. Waan kaa raaligelinaayaa hadii aad weysay, lkn isku day in aad update gareyso telefoonkaaga laga yaabee in aad hesho kadib. Mahadsanidiin asxaabta faallooyinka ka bixiyey iyo kuwa Like-gareeyey muuqaalka. Guuleysta.
@sahrowardheere9427
@sahrowardheere9427 3 года назад
Suldaankayga waxaan ku leeyahay Hambalyo hamblyo Hambalyo Sabatoo ah maanta waa maalintii macalimiinta Adigana waxaa tahay macalinkeena qaaligaa 😍mar kowaad io mar 2 io mar 3xaadba Hamabalyo 😍macalinkeena ➕wllkeena➕zxpka nolosha🥰🥰🥰❤hamblyo Hambalyo hamblyo ❤❤❤🥰🥰🥰😘😘😘😘😘😘😍
@sahrowardheere9427
@sahrowardheere9427 3 года назад
Happy teacher day 21 nov 🥰❤🇸🇴❤
@xus2196
@xus2196 3 года назад
Masha Allah
@sadakabdirashid
@sadakabdirashid 3 года назад
Sxb Ugu horeyn Aad ayaad U mahadsan tahay Markii Aan muuqaalka Daawanaaye Iima Laheyn Maanta ayaa Update Ku Sameeyay Automatic Wuu Soo galay Digital wellbeing marka aad ayaad u mahadsan tahay walaalkeey Moha-nor
@adansalah404
@adansalah404 3 года назад
Samsung Galaxy Note 8 Ayaan wata wana kawayay
@paradisecyberofficial9803
@paradisecyberofficial9803 3 года назад
Aniga maanta oo horiya like EE sara
@boojoow2
@boojoow2 3 года назад
Shukran Ustaad Illah hku Xfdo Insha alalh
@saynabcllaahi115
@saynabcllaahi115 2 года назад
M.a wll runtii waad mhdsnid ... Wxfcn ayaad nabarty anaan aqoon ulaheenin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍🥰🥰🥰
@somaliboy817
@somaliboy817 3 года назад
Waa faa iidadii iigu waynayd ee aan kahelo I'm 252 thanks wll
@mahamedhassanabdalla9775
@mahamedhassanabdalla9775 3 года назад
Eng Mohamed aad ayan kuugu mahad celinaya sida wanaagsan ee aad muuqalka inoogu soo gudbisay waana rajaynaa in aad inoo soo gudbiso muuqallo tayo fiican leh.
@cadde908
@cadde908 3 года назад
Masha alah
@zakariamohalpx8441
@zakariamohalpx8441 3 года назад
Woow wan kahely video kan io videoyo bdn blse ustaad cilmiga inoo zo badi i.a Thank U
@abdirahmanabdirazak2364
@abdirahmanabdirazak2364 3 года назад
Maasha Allaah Ustaadii Alla haku sharfo wax badan ayaan kaa faa’idaa xaqiiqdii, maskaxda Alla hakuu xifdiyo fahamkana hakuu badiyo
@mohamedabdi804
@mohamedabdi804 3 года назад
Waad ku mahadsantahay Soo gudbintaada wll
@ahmedshuqeyri4034
@ahmedshuqeyri4034 3 года назад
M.A usd noo soo badi barnajimtaan cml جزاك الله خير ا
@AshraFAHashi
@AshraFAHashi 3 года назад
Mahadsanid Sxpky Mohamed Shardi. ..
@ilafaaidayso3380
@ilafaaidayso3380 3 года назад
MashaaALLAH mahadsanid wll Markaan raacay habkii waxa isoo baxday maanta oo kaliya saacado badan inaan kulumiyay😢 Waxaanan goaansaday inaan isbadal wayn sameeyo waxaanan qabsaday jimcaha dambe Inshaa ALLAH ALLAH ha ugu garab galo...
@mursalsaidasal8775
@mursalsaidasal8775 3 года назад
Noo sobadi ustaad su.aasha haa waad mahadsantahay
@qadar4yare257
@qadar4yare257 3 года назад
Bro next video waxaan aad ugu bahnaan lahaa sida laiska xanibo xayeysiinta telephonada sida iPhone ka ma aha indarodka pls noosoo gali casharkaas
@shuabahsheikh6804
@shuabahsheikh6804 3 года назад
Jazaakallahu khayr
@ibroozgamer2058
@ibroozgamer2058 3 года назад
Zxb come back muhiim mahan inad tutorial iyo talefanada keliya wax ku saabsan soo gudbiso ee barnamijaad wacyi gelin ku technologiyada ku saabsan any thing soo gudbi it will be best
@ismailmohamedahmed464
@ismailmohamedahmed464 3 года назад
Masha allah mahadsanid Eng
@DrAarka2019
@DrAarka2019 3 года назад
Hadda maskaxda kuhayey waqtiga aan ku bixiyo telefonkayga... thanks Im252
@sahrowardheere9427
@sahrowardheere9427 3 года назад
Mahadsanid abooweH barnaamijka waan ka helay in badan booweH❤
@Asma_Anfac
@Asma_Anfac 3 года назад
Wll allah haku barakeego waxbadan ayaan kafaaidey
@apdijabaralkhaliij6250
@apdijabaralkhaliij6250 3 года назад
شكرا لك اخي العزيز
@saddam_bulle
@saddam_bulle 3 года назад
Macalim mahadsanid boqoshadaada iyo gosgoskaada
@mohamedahmednuur9220
@mohamedahmednuur9220 3 года назад
ASC IM252 WAXAAN RABA QAAB AAN TILIFOONKA ISKAGA ILAALIYO si CASHARADA ISKUULKANA AAN UDIYAARIYO INSHA ALLAH WAAD I CAAWIN DOONTA
@bashiirinaabdullahi8018
@bashiirinaabdullahi8018 3 года назад
Haa Waxaan ka ilaaliyay mobelkayga i naan kushubo mobile data malintii oo dhan Haben kiina farsamo kale ayaan is ticmalaa
@farmaamohamed
@farmaamohamed 3 года назад
Wax tar la hubo I.m252 7ugu imaaw wllhi💘💘💯🙏
@shukrimaxamuud7568
@shukrimaxamuud7568 3 года назад
Mahadsanid wll✅👌
@scarface844
@scarface844 3 года назад
Thankz wll9
@shaaficimaxamuud4160
@shaaficimaxamuud4160 3 года назад
Masha Allah sxp guulayso
@mihaamabdullahi8874
@mihaamabdullahi8874 3 года назад
Masha allh wllkey mhsnd
@ceynte
@ceynte 3 года назад
Ustaad mahadsanid 💯. Horay usoco 👏✔️
@alrowdamedia
@alrowdamedia 3 года назад
Big man I support you my prther
@ahmedabdullahibarre10
@ahmedabdullahibarre10 3 года назад
Waad ku mahadsantahy Sxb
@abdifataahfiifii4419
@abdifataahfiifii4419 3 года назад
M.a wlahi waan ku xiisnay iM252 inta sugeesay macalineena inuu soo laban doono mar un like saara🙏👍👍👍👍👍👍
@aishaabdulkadir9890
@aishaabdulkadir9890 3 года назад
Masha allah جزاك الله خيرا
@yuusufkamaal1725
@yuusufkamaal1725 3 года назад
Macalinkeygah waxan kaa codsanayaa hadii aad iga cawin kartid mopilkeygah waa cules saaid ah wana j4+
@ridwaanismaaciil6312
@ridwaanismaaciil6312 3 года назад
Sxp waad mahadsantahay
@jamaalgoh8308
@jamaalgoh8308 3 года назад
Soolaabasho wcn bro
@cabdifaarax1848
@cabdifaarax1848 3 года назад
Very nice explanation
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 3 года назад
Masha Allah wll waxan islahaa caawa aad lasoo dagtid barnaamij aad hore usoo galisay oo data lagag xidhayay barnaamijka aad rabin waaban ubaahna caawa qodobkan
@hanaddj6148
@hanaddj6148 3 года назад
Mahadsanid ustaad
@abdirahmanxuseenxaamid4063
@abdirahmanxuseenxaamid4063 3 года назад
Guuleyso macallinkeenna
@suhayb12mustafe36
@suhayb12mustafe36 3 года назад
Eng im252 guul wacan hore usoco bro
@husseinmoallimsuleiman5175
@husseinmoallimsuleiman5175 3 года назад
Waku salamay sxp sare intan dawanin ka hor 🤝🤝
@amiira_abdinuur
@amiira_abdinuur 3 года назад
Waaka waayey settings moobilka talefankeygana wa Samsung uun🤔
@colonelpetit6731
@colonelpetit6731 3 года назад
Wlh wa runta bro keep going
@ciisemacalin886
@ciisemacalin886 3 года назад
iigu cimaamada likega maxaa yeelay waxaan ahay qofkii ugu horeeryey
@asiariza379
@asiariza379 3 года назад
Waa isticmaaalaa program 😍 💖 Thnks
@nouserthischannelknowjustn834
@nouserthischannelknowjustn834 3 года назад
Wallahy waa runtaas sxb keep going my pro
@leilaxaajixassan9794
@leilaxaajixassan9794 3 года назад
Maash Allah ilaahey haku xifdiyo wll
@xogtamaldahan
@xogtamaldahan 3 года назад
Shuruud Wll hadii aad qososhid subscribe baad iisaaraysaa Hada Kahor Nin Odhey Ah Ayaa Wxuu Guursade Gabadh Aad Oga Da'a Yar, Habeenkii Uguhoreyse ee Aqal galka Ayaa Gabadhii Wxey Odheygeda Kacodsate In Cawa ey Ciyaaran Sideed[8] Jeer [Ciyaarta Sariirta], Heshiiskaas Odheygii Wuu Ogolaade Asago Isleh Hais Ceebeyn Iskadig Wiil cml. Ciyaartii Markii eey Bilaabate Kadib Odheygii Markuu Sii Maraayo Wareegii 6aad [Lixaad] Odheygiina ey Kataalo Ayaa Gabadhi Wxa ey Dareente In uu Aad Udaale Odheygeda Markaas Ayey Kutiri Lasoco Wxad Mareysaa Wareegi 4aad oo Wxaa Kuuharte Afar kale, Odheygii Oo Aad Qeylinaaya Ayaa Yiri Maya Wxan Maraaya Wareegi Lixaad oo Labo kali Ayaa iiharte Gabadhii Wey Kadiide, Muran Dheer Kadib Buuqodha Aya Wxa Maqashe Gabadha Hooyaded Oo Kujirte Qolka Kuxiga Qolka ey Gabadha iyo Ninkeda ey Kujireen, Hooyadii Ayaa Albabkii Kusoo Garaacde Gabadhii Iyo Odheygii oo Wali Murmaaya, Wxey Kutiri Mxa Idinku Dacay oo La Buuqeysiin, Odheygii Ayaa Hadle Oo Yiri Wax Dib ah Majiro Xisaab yar Ayan Isku Qabsane, Hooyadhii Kulaha War Gabadheyda Xisaab Ma Taqaano Waligeedna School Ma Diganin ee Adaa Ka weyn ee Intad Udul Qaadato Hada KOW ugasoo bilow 😂😂😂😂 Hadii aad qososhay Wll allah baa ina ogaa inaynu ballanay ee subscribe iisaar
@mohammedjamaal8725
@mohammedjamaal8725 3 года назад
Wallo maxmed malaha mobelkeygu barnaamijka fadlan dub inoogu celin.
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 3 года назад
Keep Going Eng Im252 Come Back”😊
@mahrudiinchannel6900
@mahrudiinchannel6900 3 года назад
Mahadsanid ❤❤❤❤❤👏👏👏👏
@Balawii
@Balawii 3 года назад
*thanks mcl moha*
@abdihafid5840
@abdihafid5840 3 года назад
Wl noosoo badi muu qaalada noocan ah keep going
@faarahmohamud5988
@faarahmohamud5988 3 года назад
Thanks ustaad
@hindaadem6824
@hindaadem6824 3 года назад
masha Allah meesha kaliyeee wax badan ka faa'day
@ciisemacalin886
@ciisemacalin886 3 года назад
mahadsanid
@xuseenmclnnuur1065
@xuseenmclnnuur1065 3 года назад
Waxan noqday qofki ugu horeya coment kabixiya fadlan lik ha ila dhafina inti iga dambeysa
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 года назад
iM252 WALAGU TABEY BROTHER 🙌
@ahmedhassen7988
@ahmedhassen7988 3 года назад
HORAY USOCO ZHP CADWGA MESHU KU KUFAB KA KAC ZHP QALI
@elmiabdi5961
@elmiabdi5961 3 года назад
Cajiib amaan aya mudantahay bro wan kahelay runtii
@garaareofficial7129
@garaareofficial7129 3 года назад
Keep going
@mohammedabdi5000
@mohammedabdi5000 3 года назад
Thanks masuul
@aadan3286
@aadan3286 3 года назад
Dee indr isbuuciiba video noo soo geli,waan ku farxay narkaan arkay notification-kaaga.
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 года назад
thanks macalin
@poetyaskaofficial3687
@poetyaskaofficial3687 3 года назад
Wll aad baan kuu taageeraa wll noolow
@AshraFAHashi
@AshraFAHashi 3 года назад
Mayee Ma jirto Hab kale oon sameeyo Oon ka Ahyn Inaan mkbilka Iska Damiyo...
@zuheibpoy8655
@zuheibpoy8655 3 года назад
Netflix CASHAR ka soo samee SiDii loo samynlahaa iyo sida loo isticmaalo
@zirta7538
@zirta7538 3 года назад
Keep going im252 come back
@Muscab_22112
@Muscab_22112 3 года назад
Waad mahsantahay saxp
@amiirhd7658
@amiirhd7658 3 года назад
Thanks legend
@zakariyahilal4134
@zakariyahilal4134 3 года назад
Bro keep going your came back again
@eagle3175
@eagle3175 3 года назад
I'm 252 here uwad shaqadaada
@ahmedafficial6137
@ahmedafficial6137 3 года назад
Im 252 WalaL qalIH wan kuuH xizaY ilahaY hakuH zharFOHwalaL0 qali❤😍
@abdimuumin8799
@abdimuumin8799 3 года назад
Wall waan ka waayey Telephone-kayga digital ee app makaheli karaa?
@queenmariya6794
@queenmariya6794 3 года назад
Mnsha allh xafidulah 💖
@iamasad
@iamasad 3 года назад
Ustaad waxaaaN Kaa Codsaneynaa In aad Zoom Ku kulano Si aan isu weydaarsano Macluumaaadyada Cusub pls Ustaad Codsigeyga Ka soo jwaaab
@XidigaXamar
@XidigaXamar 3 года назад
Welcome back ustaad waan ku waayey
@zaadubdirahman8408
@zaadubdirahman8408 3 года назад
im252 iwrna kape
@yahyemohamedjamac3311
@yahyemohamedjamac3311 Год назад
Oppo Ayan hestaa side digital wellbeing please isheg
@abdiwahabahmedomar2399
@abdiwahabahmedomar2399 3 года назад
barnaamijyada lagu wada xariiro ayaa soo koobay aniga si aysan u dhicin inan waqti badan galiyo tusaale twitter io Discord baan ku kaabay wayna adagtahay sida fb inaad labadaaba aad u adeegsato dad badanna aad ku wada sheekaysntaan
@muxiyoyasiin7219
@muxiyoyasiin7219 3 года назад
Keep going bro
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 года назад
Waxuu isoo qorey 14 Saacadood maalin kasta 😬😭😭😭😭🤮 lacag miyaa la igu siiyaa 😬😬😥😥😥😥
@Realjolaa
@Realjolaa 3 года назад
Wll wakuu xiisy runtii🥰🥰
@khadarphaizal5255
@khadarphaizal5255 3 года назад
Wallalo plz nooso gudpi muuqalo sida Tarikho Dhacdooyin Taxanayaal Iyo hapkan aad hada wadi ee ku sahapzan technologyada mrkaa haku koopnaan un iyada pl
@hamdimohamednur805
@hamdimohamednur805 3 года назад
Wn Ku salamay
@aqyaarabdullahi9487
@aqyaarabdullahi9487 3 года назад
Waa ka faideysn donaa hadii alle idmo
@mohamudahmed1749
@mohamudahmed1749 3 года назад
Aniga waaba iska yaabay 10 hours ayaan isticmaalay ciyaal game 🎮 iyo bobo 😅
@shaashaacade4676
@shaashaacade4676 3 года назад
Salaamu calaykum mwalimuuu ?
@sahrowardheere9427
@sahrowardheere9427 3 года назад
Asc suldaankii ila dhashay see taHy xlda kuu xiizey in badan booweH🥰🥰❤
@iM252
@iM252 3 года назад
Wcs abaayo. Mahadsanid in badan. farxad ku noolow markasta Sahro.
@zakimohamud5392
@zakimohamud5392 3 года назад
Maclimow waxaa hysta Android kuwii hore Sida j2, core J3, prima See logu samynaa
@bashiirinaabdullahi8018
@bashiirinaabdullahi8018 3 года назад
Ana sidoo kale waxan hestaa j 2 pro
@Hanshifarah
@Hanshifarah 3 года назад
Manta waxaan iugabaxday waqti gaaraya 6h 33min walina laysma gaarin oo hadaan sifiican ugusoofiraaqoobay.
@ahmetgamingbubgmohamed50
@ahmetgamingbubgmohamed50 3 года назад
Keep going pro I’m 252
@jamaczurej9240
@jamaczurej9240 3 года назад
Abowe aad umahaDsan Tahey 🤴💚🙌
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 3 года назад
Marka horo waaku salaamay eebow. Intaas kadib waxaan arkay kaliib aad uga hadleeysay sida looga taqalusu notifications, ka, fadlan mar kale manoogusoo celin kartaa ama iigusoo diri kartaa Messengerkeyga Cabdisalaan Gacaney adigoo mahadsan?
@wizokazki2144
@wizokazki2144 3 года назад
Waxan ku weydinaya adigo mobelkada gem ka ciyarayo hadi aad back tabatid hadi geemka hadi uu so bilabanayo maxa lagu sameynkara maxa
@thezakaria613
@thezakaria613 3 года назад
MacaliN wxbadan og....god bless you bro❤️🌍💯🥰
@maxameedcali9170
@maxameedcali9170 3 года назад
Moobeelada qaar baan Laheyn Eng
@saaraluqmaan10
@saaraluqmaan10 3 года назад
Mashallah wll shukran wll suaal? ayaan rabaa inaan ku weydiyo wllky plz
@iM252
@iM252 3 года назад
Haye walaal?
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ? #cat
00:24
Просмотров 771 тыс.
Hel Buugaag Aad Aqrisato Oo Bilaash ah
8:27
Просмотров 22 тыс.
6 waxyaabood oo dhameyn kara bateriga telefoonkaaga.
10:15
تحذير لكل الاباء !!!🚯
16:34
Просмотров 809 тыс.