Тёмный

OLOLE GABAR KASTA ANFACI DONA. 2023/ MAXA I QABSOMAY 2024 MAXA KU DIYARSAN 

Ruumi Channel
Подписаться 83 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 233   
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 9 месяцев назад
Aniga go'aan keygu inshaa allaah waa inan xifdiyo 15 jus oo quraana maca tafsiir xifdiyo,15 kg iska rido ,quraanka waa aqaan lakiin waa inan xifdiyaa
@farax6361
@farax6361 9 месяцев назад
Masha allah tabarakalah alle hakugu guuleeyo
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 9 месяцев назад
@@farax6361 aamiin walal adigana ha kugu irsaaqo xiftiga kitaabkiisa ,waa taas tan mudan inaan u tartano inagoon nasiibkena aduunkana ilaaweyn,allaah ha inawada barakeeyo dhamaanteen
@IbaadoAli
@IbaadoAli 9 месяцев назад
Mnsha alah isku fikirbaynu nahay inkasoo aanan miisaankaa ku jirin hhhhh
@dekaabdi2244
@dekaabdi2244 9 месяцев назад
Wan rajeynaaya sido kale xabiibti
@hm-vs7kd
@hm-vs7kd 9 месяцев назад
Masha Allah Tabaarak Allah Abaayo anigana in aan 15 juz xifdiyo 15 kg in aan iska rido insha Allah. isku magacna waanahay Allah noo fududeeyo insha Allah
@sadiahussein6326
@sadiahussein6326 9 месяцев назад
Inaan quranka dhameyo Inaan dhaqaale sameyo Inaan some bad habits joojiyo Inaan xariiriyo riximkayga insha allah
@naimaali2737
@naimaali2737 9 месяцев назад
Illahay waxan kabaryay inu sanadkan socodad inu iga dhiigo hooyo amiin idhaha
@maryamaxaji3820
@maryamaxaji3820 9 месяцев назад
Aamen allow kaa dhig hooyo ubad saalixiina oo mataano ah alle haku siiyo adiga iyo walaalaha kalaba aamen
@naimaali2737
@naimaali2737 9 месяцев назад
@@maryamaxaji3820 amiin amiin abyo
@noorm.a.6531
@noorm.a.6531 9 месяцев назад
Aamiin allah haku siiyo ubad baari ah
@XamdaQueen-u1d
@XamdaQueen-u1d 9 месяцев назад
Aniga naftada ayaan ayuuto kula jiraa masha Allah hada meel fiicn ayaan marsiinoya ma shaqeyo lkn biilkeyga ayaan ka aruursada
@hoodo3804
@hoodo3804 9 месяцев назад
Asc asxabey anigu waxan joga somaliland biilkayguna 100$ waxan go'an ku gadhay in 800$ dhigto sanadka 2024 insha Allah
@namelos2963
@namelos2963 9 месяцев назад
Waxaa II qabsomay wax kasto aan qorsheestay 2023 alxm 2024 waxaa II qorsheesan waan rajeenaya in ay II suurto gasho❤
@XaawoXaawo-bp5tr
@XaawoXaawo-bp5tr 9 месяцев назад
Abaayo waarun dhaqaluhu waa wax loo bahanyahay wabalan sanadka cusub inan wax dhaqaleyno guruub nosame ruumi ❤❤
@Ifrahdahiesmacilifrahesmacil
@Ifrahdahiesmacilifrahesmacil 9 месяцев назад
Wllshy Ani manta Ayaa iigu kaa horaysa lkn illahay Ayaan inbadan baryay inuu matano igu Arsaqo waana laii Aqbalay waxana Rajaynaya inan umulo 2014 bilawgiisa insha Allaha ina soo duceya inuu illahay idhibyareyo
@XanaanMaxamud
@XanaanMaxamud 9 месяцев назад
illahey haku fududeeyo abaayo
@maryamaxaji3820
@maryamaxaji3820 9 месяцев назад
Ilaahah hakuu fududeeyo idinko caafimad qabtaana rabbi ha idinkalana keeno aaamen
@fardosahade5470
@fardosahade5470 9 месяцев назад
Ilahey hakuu fududeeyo mcnto .
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 9 месяцев назад
Alle ha kuu fududeeyo intaan heysana usoo ducee in allaah ku irzaaqo owlaad saalixiin ah
@najmamohamed-tf9hk
@najmamohamed-tf9hk 9 месяцев назад
Alle.haku fudaydiyo abaayo dhmaanteen😊
@deeqokhaliif803
@deeqokhaliif803 9 месяцев назад
Aniga waxan raba ina shaqo bilabo hooyadey xajka geeyo insha allah tasa igu tagan igunaso ducey wey IGA xanunsan tahay iyada wax walbo I ah indheheyga waye ilahey ha I caafiyo
@ashoadanali9893
@ashoadanali9893 9 месяцев назад
Aamiiin
@SahraKaaba
@SahraKaaba 8 месяцев назад
maasha allh tabaaraka raxmaan Aniga go aankayga insha alle ha ila garab galee waa inaan quraanka dhameeyaaa insha all iisoo duceeya team Ruumi chanel
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 6 месяцев назад
Ruumiyeey inaan Mar hore ku barto ayaa iifiicneed
@DffghGffg
@DffghGffg 9 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته اختي الغاليه ما شاء الله فكره جيده
@hiboharaf5504
@hiboharaf5504 9 месяцев назад
Anigu qorshahaysa sanadka dambe waa inaad dhameeyo course barbarinta carruurta oo aan aad usii daraaseeyo,kaydka lacag aruurinta bilaabo ,qur'aanka barto maca tafsiir, isku diyaarinta inaan Somalia uguuro iyo caawinta ehelkayga waxmuuqda insha'allah intii isuurta galiweyda inay bilow ii noqoto Allah hanaga dhigo kuwii aakhiradooda iyo aduunkooda ku guulaysta.
@princessofthatime132
@princessofthatime132 9 месяцев назад
Xppt course barbarin online miyaaa ma igu dari kartaaa
@hiboharaf5504
@hiboharaf5504 9 месяцев назад
@@princessofthatime132 Haa qaali telegramkàan ka dhigtaa casharo kale oo free ah wey baxaan habeenada sabtida iyo isniinta link kiga inaan halkaan kuu soo dhigaan isku dayaye qaali
@desert_titanium2
@desert_titanium2 6 месяцев назад
Ruumiyeey hadaan kula bilaaban ayaa abaayo
@sahramahamud729
@sahramahamud729 9 месяцев назад
Wlahi markasta aan go an qato ima suura galo
@Najax-f3e
@Najax-f3e 9 месяцев назад
Anigu saving inan sameeyo aad bn ugu baahanahay qorshahaygana wuu ku jiraa hablo guul bn idiin rejayn dhamaantiin
@NaimaAbdirahman-g7l
@NaimaAbdirahman-g7l 8 месяцев назад
Iso duceya in ilaahey ii fududeyo
@NaimaAbdirahman-g7l
@NaimaAbdirahman-g7l 8 месяцев назад
ii soo duceya muraadaa leeyahay
@MaryanAbdulahi-ls3ru
@MaryanAbdulahi-ls3ru 9 месяцев назад
Ani Insha alllh 6000 rajaynayaa
@LadanAxmed-pr6mj
@LadanAxmed-pr6mj 9 месяцев назад
Ruumi diyaar somaaliya joga
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 9 месяцев назад
mansha allah❤❤❤
@abdirahmannuurmohammed298
@abdirahmannuurmohammed298 9 месяцев назад
Ii soo duceeya walaalaheey
@ZeinabAbdirahman-jk8mk
@ZeinabAbdirahman-jk8mk 9 месяцев назад
Abayo
@munamohamed1078
@munamohamed1078 9 месяцев назад
😂😂😂😂 aniga waligay ayaan jeclaa inan mel wax dhigto lkn iskama celin karo hada waxaan raba inaysan ruumi iga raynin so soco 😂😂😂 illahay cimriga hano dhereyo
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 9 месяцев назад
Wad iska celin kartah hadii ad ku talagasho wll😂😂
@deeqomaxammed3014
@deeqomaxammed3014 9 месяцев назад
İnshalh ilahay hano so dhiwo somali an joga wan qorshey na ilahy cafi mad han siyo
@bellachannel3848
@bellachannel3848 9 месяцев назад
go.aamo badan qaatay allha igu guuleyo
@adoontiialle5328
@adoontiialle5328 9 месяцев назад
Waan kagula jiraa Hadii allé idmo wadan cusub iyo marxalado cusub waaan imid balse waa iga go an tahay inaan labo sameeyo lacag guud 10.000 ah iyo mid gaar ah oo nolosha kasoo dhex saaro 1000 dollar hadii alle idmo
@FatuushDaimon
@FatuushDaimon 9 месяцев назад
Qorshahay gii igu wayna wuxu ahaa anan yurub imado way na irumow day hada waxan jogaa Greece alx inta idhiman alle hay dhamays tiri 2024 hadafyo wawayn ban leyahy allah ha ifuday diyo
@KayseXasan-k9l
@KayseXasan-k9l 9 месяцев назад
Asc abaayo waa ku mahadsathy bishan ayaan bilaabey ururintii
@rukiagedi5016
@rukiagedi5016 9 месяцев назад
Mashaalah dirigilin
@SamsamAbdi-xg7dd
@SamsamAbdi-xg7dd 9 месяцев назад
Msha allaah alle haku xafido wll alle dartii ayn kuu jclahy rabi janada haynagu kulmiyo aaamiin wlley aniga waxaba dhib igu haysa go aan la aan waxkasta oo aan isdhaho go aan kaqaado iima suuro gasho
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 9 месяцев назад
wankujiraa❤
@Sucaadibraahim-o4j
@Sucaadibraahim-o4j 9 месяцев назад
Ruumiyeey see wax yeeshay soomaliya joognaa 10 kun intee ka keenynaaa😂😂😂 hayeeshee waan kujiraa jalanjigaa insha allh alla hanoo rumeeyo riyooyinkeena dhamaan alla waxaan helno haynooga dhigo mid aan alle ku xasuusano oo aynaaan ku fasahaadin
@nasraibrahim4637
@nasraibrahim4637 9 месяцев назад
Abaayo anaa soomaliya kula jooko aan ayuu to galno oo meesha kakacno yaaqeey hada wax yar xita aruurino waana anfecee🎉❤
@Sucaadibraahim-o4j
@Sucaadibraahim-o4j 9 месяцев назад
Diyaar weeye xppt
@nuurayusuf480
@nuurayusuf480 9 месяцев назад
Marka hore mnsha alaaah wllshay qali waxad tahay qof wanaagsan oo doonaysa inay walalheed dhiiri galiso ala ha kaa abaal mariyo isha xaasadkana ha kaa ilaaliyo lkn dadka ha usheegin wax kuu qabsoomay ala ha ka huu siyaadiyo
@rahmajamal5788
@rahmajamal5788 9 месяцев назад
Asc Abaayo yurub waa la wada joogaa 1000 doolar bil kasta in meel la dhigin adna waad og tahay annaguna waan ognahay markaa lacagta 10,000 oo dollar macquul ma aha sanadkii.😊
@fardusali5470
@fardusali5470 8 месяцев назад
Anigu Somalia ayan jooga bizhan 2ad ayaa sanadki 3aad ee guurkayga ii buuxsamyza sandki kowad 2021cayaar iyo wareg azxb bn wakhtiga kudhumiyy 2022 aya hoyo dhahdy wxn kbx nag izkadhig detan wa izkudyy waxn aruursady 610 bilkyga 2023 wxn aruursdy 690 inzha allh kan danbana waxn challenge kugalin ugu yaran 800 ugu badnana 1000 inzha allh zidoo kaleh sandkan waxan rajayn inn bachelor degree dhameyo oon kafarxzho inzha allh
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 5 месяцев назад
Masha allh wllo bishi inte,dhigataa ?
@zamzamxaad124xaad8
@zamzamxaad124xaad8 9 месяцев назад
Rumney gabadhii 9k kun sidaay u aruurisaay noo soo gali 4 sano gudaheda❤pls abyo
@sowdafarax4610
@sowdafarax4610 9 месяцев назад
Ruumi insha Allah
@muhubahashi4291
@muhubahashi4291 9 месяцев назад
Asc roomi alxamdulilah aniga waxaa ii surtagasheey in an Africa Carburton u kaxeeyo iyo in an ilkaha biro ku xirto I am very happy alxamdulilah.
@IfrahAbdoukader
@IfrahAbdoukader 9 месяцев назад
Isha.alha.huno.jabutii.ayan.joga
@Ayuushali-p9c
@Ayuushali-p9c 9 месяцев назад
Insha allah waan sugaynaa inta ururta
@anisaabdirashiid3862
@anisaabdirashiid3862 9 месяцев назад
Insha allah mama
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 9 месяцев назад
Asc abaaYo waku mahadsantahay dhiiri galintaada sidad nola talisay hada ana kula taliyo walal dhaqaalaha iyo qorshahaba lama sheego il iyo xasad ba jira adigo isashegin aa tusale wax nagu fahansiin kartaa ama qof kale iska dhigi kartaa
@baismail7521
@baismail7521 9 месяцев назад
Ruumi waan jeclahay barnamijyadaada halkaa ka sii wad hore u soco walal ❤
@Bratherbess
@Bratherbess 9 месяцев назад
Guruub bishi mar laisku xasuusiyo noo sameeya abaayo yaal
@sahro5841
@sahro5841 9 месяцев назад
Insha allahaa wax ii qorshesan in aan ilmaheyga lamidoowo
@zamzamxaad124xaad8
@zamzamxaad124xaad8 9 месяцев назад
Inshaa allah doonta waa fulaya ani hadaa dhimaan ❤
@ifraaxmaxamud1268
@ifraaxmaxamud1268 9 месяцев назад
Insha allah hada ayan ku Rajo weynahay sanadkan in aan wax meel dhigto alle ha irumeyo
@IfrahMoha-dr5lc
@IfrahMoha-dr5lc 9 месяцев назад
Jah hal aabo ma nawda dale magca ❤❤
@mamadagan5894
@mamadagan5894 9 месяцев назад
From dagan cadey😂❤❤❤❤❤❤ Abaayo Ruumi qurux
@fardosahade5470
@fardosahade5470 9 месяцев назад
10kun aaa alla beerka hadaan 1kun keeno nasiib leeyahay habo Ruumiyeey.
@najmamohamed-tf9hk
@najmamohamed-tf9hk 9 месяцев назад
Mashaa allah Ana hada kugu soo biiraya sanadkan waliba gabadh yar cusub ahay ilmihii uhoreeyay uurkiisa lee yahay hada kaw ka dhahaya iso dhawe incha allah abaayo
@khadrhassan8724
@khadrhassan8724 9 месяцев назад
Insha allah in aan gaariga soo qaado imtixaankii baa ii balansan dhaqaale aruuriyo wadankiina soo booqdo oo aan waalidkay soo arko insha allah idinkananilaahay ha idiin fududeeyo arimihiina. Sanadkii hore waxyaabo badan baa ii qabsoomay alxamdulilah
@LuulBaaruud-oe9je
@LuulBaaruud-oe9je 9 месяцев назад
Ruuni waan cusbahay wllo qali waadmahsnthy
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 9 месяцев назад
Mansh allah abayo wa talo fican❤❤😊
@ZahraAbdisalan-v8l
@ZahraAbdisalan-v8l 9 месяцев назад
Insha Allaah taladan waan qadanaynaa hadii Allaah inoo idmo
@fardusjama7379
@fardusjama7379 9 месяцев назад
Aniga wax kasta aan goan sado waxba igama hagagan walhi wan yaabanahay ee iso duceeya asxbey in ilahay sanadkan uu ii hagaago insha Allah
@sahrakoow288
@sahrakoow288 9 месяцев назад
Asc abayo alxm dheha haddii rabbi nasiiyay cimri aan soo gaarnay sanad kale. Abayo aniga waxaan isku dayay in aan baby dhalo wali ma helin iigu soo duceya in Alle gabdho baariyal oo qurux badan oo cilmiga diinta Barto Allaha isiiyo aamiin. Waxan bartaa quranka tafsiirkiisa allaha ii sahlo waxan jeclahay in sanadka soo socdo dhameyo ❤.
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 9 месяцев назад
Illaahay owlaad saalixiin ah wiilal iyo gabdhaba leh alle ha ku siiyo. Aamiin
@LuulBaaruud-oe9je
@LuulBaaruud-oe9je 9 месяцев назад
Aamiin Aamiin yaarbi Aamiin alle haku siiyo qali
@sahrakoow288
@sahrakoow288 9 месяцев назад
Aamiin yaa rabbi shugran ducada qaali.
@rahmaaliomar6137
@rahmaaliomar6137 9 месяцев назад
Wali maga dhin halkan rabay rumi insha allaha wn gadhayaa qorshahaygu wuxu aha inan salid sosaro iyo in 50 dolar inan meel dhigo bilkasta salida wan sosaray lkn halkan rabay mahgadhin lkn lacagti wn ku fashilmay hhh wn wadi wayay lkn sanadkan ban bilabayaa markasta wxban bilaba lkn wali magulasan isoduceya inaan guul gadho
@FardowsaMaxamed-f2c
@FardowsaMaxamed-f2c 9 месяцев назад
Dhaaqaalaha kasoohadalmalinwalba sidakunlaak ugarto hhh
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 9 месяцев назад
Asc walashay mcn manta waxan kacodsanaya inad isoducaysan Adi iyo Asaxabraada kugu xidhan muradban leyahay in Ale gig guleeyo igusoduceeya Ale haidinbarakeeye❤❤❤❤
@hindaahmed5879
@hindaahmed5879 9 месяцев назад
Wan kuu jira inshallah ❤
@ahlaamnura749
@ahlaamnura749 9 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الرحمن شكرا ❤❤❤
@ashaomar2346
@ashaomar2346 8 месяцев назад
❤❤
@UmuMohamud-ue5yt
@UmuMohamud-ue5yt 9 месяцев назад
Ololaha number one ayn ka ahy inshallh. Accept challenge
@boqoradacadar
@boqoradacadar 9 месяцев назад
Aniga waxba ma aruuriyo walhay aniga somaliyaan jooga lacagta biilka baan wax kaso gadaa xajiga biilka wax dhaafsisan nama siiyo Caruurtana waa 9qof 18 jir uwayn yahay wax walba ubaahan 7doller ban subax walba qaada waxna meel ma dhigi karo xita Bareefad baan galiyay laba qof oo luqada English ka bartaan alxmdulilaah ❤😢allha faraj khayr qabaan ka barinay
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 9 месяцев назад
alle faraj qeer qabo abaayo
@CaaliyoCmaalig
@CaaliyoCmaalig 9 месяцев назад
abayo alle haku fududeyo nolosha lkn adega soo jimlayso haaf baradhada basasha $1 $.5 hada mel dhigato why bari wxbay noqo naysaa
@boqoradacadar
@boqoradacadar 9 месяцев назад
@@aasiyocabdi9322 aamin qali
@boqoradacadar
@boqoradacadar 9 месяцев назад
@@CaaliyoCmaalig haye abaayo insha allaah wan sameen
@anfacfaarax3038
@anfacfaarax3038 9 месяцев назад
Asc gabdho walallayaal waxad sameysaan. Sanadkaan gabar kasta dhinaca quraanka iska dhis hadad qiraada taqaano tafsiir. Baro waxaa lahelaa dugsiyo adoo gurigaaga joogo aad dhigankarto oo free ah
@FaadumoFaadumo-v1g
@FaadumoFaadumo-v1g 9 месяцев назад
Abaayo no sheeg dugsi
@xamdibilan8960
@xamdibilan8960 9 месяцев назад
abayo xageen kahelaa ad ban ugu hanahay❤
@farax6361
@farax6361 9 месяцев назад
Wllshy anaa bara dumarka iyo caruurtaba number af somali kuso qorayaa wayo wuu ituuray wathsupkii .❤lix shan afar lix eber sadex hal todoba lix
@xamdibilan8960
@xamdibilan8960 9 месяцев назад
Xagee kalaso xariraah abayo😊
@farax6361
@farax6361 9 месяцев назад
​@@xamdibilan8960xbbtii eeg waaniga afsomali kuqoray tiradee
@boqoradacadar
@boqoradacadar 9 месяцев назад
2023 waxba ma qaban ani Curadayda afkaa iga qaloocday Aniga 2jeer ilmaa iga dilmay Waan xanusanhay dhuunta layga hayay Ethiopia baan dr u aaaday waxna kama faidin sanadkaa naxdin iyo xanuun baa isku kay raacay lkin alxmdulilaah calaa kuli xaal iso duceeya
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 9 месяцев назад
Ilaahoow gabadha kuu caafi adigana ku caafi ilmo kale oo kheyr qabana ku sii.
@boqoradacadar
@boqoradacadar 9 месяцев назад
@@najaxnajax4656 aamin walashey qali
@suadnour4324
@suadnour4324 9 месяцев назад
Waan kujira insha allah dhaqalah iyo gadhigo iyo luuqad oo iqorshaysan😂😂😂😂😂😂
@ubahyusuf9629
@ubahyusuf9629 9 месяцев назад
Maasha allaah waa fikrad wanaagsan ❤🎉🎉❤ waa 12 bilowd walaalayaal dabada ayaan joogaa sida 1 dollar loo dhigo ma aqaan
@hodanmahamed1166
@hodanmahamed1166 9 месяцев назад
2024 🎉 Waxaa ii qorsheysan Shaqo iyo inaan Noloshyda ani maamusho insha Allah ❤
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 9 месяцев назад
Masha Allaah huno mcn Ale hakuxifdiyo Aduun iyo Akhiroba❤❤❤❤
@munamohamud1555
@munamohamud1555 9 месяцев назад
Shukrn xbti ruumi wax badan baa kaa faiday 2bilood keliyan kula joogay Ani qorshahay sannadkan waa inaa qurbaha imaado inshallh ada african joga maxaa tala isiin lahayd abyo
@wardaa889
@wardaa889 9 месяцев назад
2023 waxa i qabsoomay drive license ayaan helay and high school ayan dhameyey Alhamdulilah gaadhina wan iibsaday. This year waxan rabaa passport inan qaato, dalxiis ubaxo iyo lcg inan urursado iso duceeya wllalayal.
@sahraeid7760
@sahraeid7760 9 месяцев назад
Diyaar abaayo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 месяцев назад
Manshaallah😍wax badan barakallah ❤
@ladanmohamed4515
@ladanmohamed4515 9 месяцев назад
masha allaah abaayo wa xaan joogaa muqdisho barnaamij kaaga aad baan ujeclahay in aan sanadka soo socdo dhaqaalo aruu riyo ayaan isku dayaya insha Allah abaayo inigoo soomaaliya joogo❤❤❤❤❤❤❤
@fardosahade5470
@fardosahade5470 9 месяцев назад
Waad awoodaa mcnto 1000shilim soomaaliya xitee maalin walbo ha ahaatee.
@meecaadcali7054
@meecaadcali7054 9 месяцев назад
Asc wllshey qali anigu waxaan ahay hooyo 2 ciyaal ah haysata nin hore baan udhaly 5 sano baan is qabnay lacagta waan ku ciyaari jiray marka hada nin aan qaxoontiga iska helnay oon shaqayn baan isla joognaa marka ninkii hore baa 250 dolar isiiya hal cunug hooyo baa iihaysa aniguna hal cunug baan haystaa uurna waan leeyaha ninka aan biilka isiin baan uleeyahay marka hada 100 baan bishii meel dhigaa waayo arag baan noqday😂😂😂😂
@anfacfaarax3038
@anfacfaarax3038 9 месяцев назад
Dhaqaale aruurinta gabdhaha Africa meeqa waaye ruumi 😂😂😂😂😂
@faadumozahra94
@faadumozahra94 9 месяцев назад
2kun ilaa 3kun dollor sanadkii inshAllah 🎉
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 9 месяцев назад
Anigu 2022 kuguma xirnen sanadkana kugu so biiray marka waku jira insha allh qorshaha dhaqalo uruurinta runti hoyo labaad ayad noo noqoty alle abal kaga jano haka yeelo maamo ruumi🎉❤
@fardosahade5470
@fardosahade5470 9 месяцев назад
Amiin amiin amiin yaa rabi.
@fartunahmed858
@fartunahmed858 9 месяцев назад
Masha allaah ❤
@carfi8354
@carfi8354 9 месяцев назад
Hado laga bilabo wno2024❤❤❤❤
@yybbe9224
@yybbe9224 9 месяцев назад
Wan kuu jira inshallah
@shukrimohamed9380
@shukrimohamed9380 9 месяцев назад
Aniga diyar jalanji ❤❤❤❤❤❤
@hooyocooking
@hooyocooking 9 месяцев назад
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti allaaha ku barakeeyo wax fiican qabatay inta ku dhimane allaaha kugu guuleyo ❤❤❤
@BadriyoSiciid-sg1ew
@BadriyoSiciid-sg1ew 9 месяцев назад
Ruumiyeey wa.diyaar inaa dhaqaale samyno wlhy afrika joognaa waxwalba waa.qali lakin wadadalynaa
@sadiahussein6326
@sadiahussein6326 9 месяцев назад
Ani hadan kusoo biiray pagekaga mcnto insha allah bashan bisheeda noobalana
@farax6361
@farax6361 9 месяцев назад
Waxaan alle karajaynayaa in ii noqdo sanad noloshayda badala oo ubadala in gaadho hadafyo farabadan oo u ah plan A B C insha allah
@BadriyoSiciid-sg1ew
@BadriyoSiciid-sg1ew 9 месяцев назад
Xbbt lakin aniga wax.maururin karo oo kadaba tagaa markaa wax.uruuriyo
@AmranMohamedAhmed-ve1cu
@AmranMohamedAhmed-ve1cu 9 месяцев назад
Abyo ani go an malihi wlhi wey idhibtay go an la anta plz talo isiiya hblo siden wax uqabsado
@farax6361
@farax6361 9 месяцев назад
Waad qabsankartaa ha odhan maqabsankaro goaanku waa muhiim fadhiga kakac warqad kuqoro waxkasta kuu muhiima waa in aad badashaa habdhaqankaga hore waa in waxkasta oo dib kudhigaya ka takhalustaa istqfaarta badi saliga nabiga badi wlhi adooo heer gaadhay ayaad arkasa wllshy oo waxkasta ku haminjirtay ka gungaadhay
@AmranMohamedAhmed-ve1cu
@AmranMohamedAhmed-ve1cu 9 месяцев назад
@@farax6361 tnx xbbt wan aqrista istiqfarta saliga nabiga alx lkn war qad waxba kuma qorto balse hadan bilabaa abyo lkn wlhi nolasha dhan nacnacow iska daremoyaa isoduceya wllhy kuligin
@hibofarxiyo4956
@hibofarxiyo4956 9 месяцев назад
Masha Allaha
@Zaalja
@Zaalja 9 месяцев назад
Abayo mcnto waad mahadsantahy wad no aqlicelisay
@fatumasaado7296
@fatumasaado7296 9 месяцев назад
Wcs walal masha Allah guuuuuuuul walal bal walala ishargare qali thank you ❤
@abdullahidaahir5402
@abdullahidaahir5402 9 месяцев назад
Ani waxa go amiye inaa suratul baqara xif diyo lkn awe obera kudhaganahay
@xamdi949
@xamdi949 9 месяцев назад
Insha allah wan kulajiraa aniga waxan jooga somalia muqdisho 🤲😍
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 9 месяцев назад
2024 baa kugu soo biirayaa in. A Taem 2024 idin meee Gaadhiga 🚗Soo raac😂 Ruumi mahadsanid byo ❤
@IfrahMoha-dr5lc
@IfrahMoha-dr5lc 9 месяцев назад
Me to 😂
@anababdullahi686
@anababdullahi686 9 месяцев назад
Masha allah ruumi qurux kaama caajiso
@rashrash8150
@rashrash8150 9 месяцев назад
Rumiyy anige mante casarki ayn bilawe ina wx digto alx wa sidaan ubilawe i.a
@fardusjama7379
@fardusjama7379 9 месяцев назад
Gruppen maad noo samayside ruunay
@Driftjamzagainiturboy
@Driftjamzagainiturboy 9 месяцев назад
JzAllah ❤
@simanmukhtar5001
@simanmukhtar5001 9 месяцев назад
Maanta igu kaa horeyso walaasheey caqli badan aan kaa faaidooyaa maasha allaah muqdisho ayaan kaa daawanaa
Далее
When Goalkeepers Get Bored 🤯 #3
00:27
Просмотров 1,5 млн
Naftada U Tasho😡 Nin Haka Dacwon Malin kaste
17:26
ADBEY IGU ADAG TAHAY SHAQADA MALINTAS #my_rajo
15:34
Просмотров 23 тыс.