Тёмный

Omar Aden - Qasido - Jamaalul Caalam 

cabdul2uraye
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 1,1 млн
50% 1

Omar Aden 2007

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 231   
@Caaqil-yare1
@Caaqil-yare1 7 месяцев назад
Wllhi mar walba oon maqlo saliga xabiibkeenii suubanaa NNKH waan ooyaa😢 Illhy hanagu simo inagoo nabada barwaaqo iyo bash bash bisha barakaysan oo ay inaga xigto 34 maalin Illhy xooga muslimiinta ha quweeyo cadowgoodana hoos ha geeyo Inta xanunsan rabi SWT cafimad tama hawgu deeqo xanunkana danbi dhaaf hawga dhigo Inteena cafimaad qabtana rabi SWT haynoo siyaadiyo Qof waloo muraad lehna muraadliisoon macsiyo lahayn illhy SWT midigta haka siiyo Walalahyga muslimiinta ahoow muaraad ban leyahay inuu illhy igu guuleeyp iguna garab galo iigu duceeya 40 qof wixii ka badan ducadoodu waa maqbuul 💯
@aidarusabdilahi4698
@aidarusabdilahi4698 3 года назад
Qorrax daaran oo aan daahayn Dayax Nuura oo aan damayn Dab baxaaaya oon dugsanuu Daayin kaa dhigood na deeqdee Qalbi daacadoo oo aan daalayn Iimaan daahiroon dakaamayn Dulqaad yaab leh oon la dadayn Daayin kaa dhigood na deeqdee Dikri joogta ah oon la daynayn Wacdi doora oon la diidayn Hadal duurxul ah oon ku damqayn Daayin kaa dhigood na deeqdee Deeqsi wax baxshoon hakranayn Danyarta u naxoon dayrinayn Dusha ka gartoon dhib ku dayn Daayin kaa dhigood na deeqdee Cilmi daahanoo dad helayn Aqoon daahiroon la dadayn Xikmad dux leh oo kaa dustuu Daayin kaa dhigood na deeqdee JAMAALUL CAALAM ... Bisha Ramadan waxa ka hadhay dhawr iyo labaatan cisho Ilaahy nabad qab haynagu gaadhsiyo, caawa bishu waa 22 March sanadka 2021 Turkey,Ankara
@kingmasternice1975
@kingmasternice1975 2 года назад
Alxm ilaahy 2022 ramadaan uu nagaadhsiiyay adi maadnoshahy hada
@anashassanali2281
@anashassanali2281 2 года назад
Qoraalkaan wll ii soo dir adigoo mahadsan.
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 Год назад
Nabad aHaada saaxiibayaaal 🙌
@variidomohamett
@variidomohamett Год назад
Waa 2023 ramadaan waxa nooga dhiman dhawr iyo labaatan cisho ilaahy nabad hanagu gaadhsiiyo❤️‍🩹
@caamirismail1890
@caamirismail1890 Год назад
Lipax lipax dhley. ❤😊
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 года назад
Waxaan u xiisay xafadaydi iyo hargseia cadey marka ramdanta aan afurono ayanu cashada ku sugi jirnay qasidadan walahi💔😭😭
@mohamedhus872
@mohamedhus872 Год назад
After 3years ayaan ayaan akhrinaya comment kaga from hargiesa
@mohamedIbrahim-y2p
@mohamedIbrahim-y2p 6 месяцев назад
Allah Haku nabad keeno wallo
@Qofnaba.
@Qofnaba. 6 месяцев назад
@@mohamedIbrahim-y2p alhmdulilah walaal wan nabad tagay lakin ramadan may ahyn summer ki bay ahyd mahadsanid
@Mohamed-oj6ie
@Mohamed-oj6ie 5 месяцев назад
Imika oo 2024 ah hargeisa way wcnty bro , ma nabad timi😊😊😊
@Viruss79
@Viruss79 6 месяцев назад
2024 ramadaan 🌙💚
@BilanMaxmuud
@BilanMaxmuud 5 месяцев назад
¥ 8
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 лет назад
Deeqsi waxbaxshoo hagranayn danyarta u naxoo dayrinayn dushaa ka gartoo dhib ku dayn daa'im kaa dhigoo na deeqdee ❤️Ramadaan kareem somaali mohamed ❤️14 may 2019 👈
@caadilwaddani8106
@caadilwaddani8106 6 лет назад
Masha Allah Cumar Aadan Nabi jacaylka kaa booxa wey kaa mooqata Alle haku Sharfo👍👍👍 👏👏👏👍👍👍
@caanoboodheguulwadeguulwad9077
Alaaahu akbar reeer jabuuti waan idn wadnaaa
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 3 года назад
2021 Yaa Dawanaya Wana Hebeen Ramadan Sii Dhamanayso 27 Ramadan Iyo Omar Adaan ❤❤🙏🙏
@Guled3
@Guled3 2 года назад
Watching from Hargeisa, the blessed capital of the blessed land of Somaliland!
@hardajason
@hardajason Год назад
Istaqfurullah. Hargeisa is not meka or médina or qudus.
@Guled3
@Guled3 Год назад
@hagaaden9110 I know it isn't, but how does this matter concern you. Mediocre people are full of bullshit!
@ApdiazizDM
@ApdiazizDM 6 месяцев назад
2024 one and only omer adam ❤
@ABINHO7
@ABINHO7 6 месяцев назад
Goat of qasaid
@ifraxifrax6985
@ifraxifrax6985 5 лет назад
Nabi amnkan Barkulan Baan ku xasuste iyo celasha 4 am. Ban canjero ku dubi jirey abahygo wagas shaqo u Kala hi jiray imisss u Abe mcne and my family 👪
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 5 лет назад
#ifraax radio barkulan 24hrs wax lee ka daranaan jiray Mogadishu an ku dhagaysan jiray bakaaraha cirtoogtaha agtiisa Reer ceelasha quraca dhimbil suuqa safa iyo marwa
@abdulrizakabib4805
@abdulrizakabib4805 Год назад
Omar Aadam 2023 still I lisining amazing voice and words
@ClcasiisNuur
@ClcasiisNuur 7 месяцев назад
Alaaha caafimaad nagu gaadh siyo ramadaan ta 2024❤❤❤❤❤
@Choxechannel
@Choxechannel 4 года назад
Who is here 2020 ramadan first day ❤
@limanasjetli1997
@limanasjetli1997 3 года назад
4⁴3⁴r3eér4⁴est þ ⁵4: éeź4⁴⁴de 4⁴½
@cabdirashiidmaxamed1009
@cabdirashiidmaxamed1009 7 лет назад
mansha allah cumar aadan alle ha noo kaa daayo
@indhodeeqabdilahi4021
@indhodeeqabdilahi4021 6 месяцев назад
6 sano kadib aya. akhrinaya moment gagas😂
@rufaci1731
@rufaci1731 Год назад
❤❤❤❤❤ war awliyada kamama haro hadan qasidadan maqlo
@abdirahmanhassan9627
@abdirahmanhassan9627 7 лет назад
waxa ay ixasusisa wakhtiyadi an kusugna Djibouti garhan xada shanad e loo yaqan karts 5 masha Alan Omar aden
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 6 месяцев назад
Qorrax daaran oo aan daahayn Dayax nuura oo aan damayn Dab baxaaya oon dugsanuu Daa'in kaa dhigood na deeqdee Caawa bisha ramadaan waxay maraysaa 14 cisho
@WaqalStudio1
@WaqalStudio1 2 года назад
2022 I can't stop listening machalaah Omar Ader
@shafeeccabdixakiin1124
@shafeeccabdixakiin1124 Год назад
2023 ka wrn😂
@certifieddinar3648
@certifieddinar3648 Год назад
@@shafeeccabdixakiin1124 dee waa dhagtii biritoole waa ciid insh allah 2am
@khadarfantastic4757
@khadarfantastic4757 6 месяцев назад
Yaa dawanaya 2024 ramsaanta❤️‍🩹
@faycalyoussouf3097
@faycalyoussouf3097 6 месяцев назад
Ramadan MOUBARAK ya muslimin ha loo duceyo bishan falastin
@cabdicumar4906
@cabdicumar4906 6 месяцев назад
23/3/24Insha Allah ramadanta kale alow igaadhsii iyo kuwo kasii badan insha Allah next Ramadan!
@hamiiwihog3873
@hamiiwihog3873 5 лет назад
intii 2020 Fiirsaneyso like iisaara
@cososman9157
@cososman9157 5 лет назад
Kkkkkkkk wali lama gaadhin nio
@ahmedrashid8768
@ahmedrashid8768 4 года назад
Ramadan kareem 2021 ,cafimaad iyo faraxad ilahay ha inagu gaadhsiiyo
@marcozmuzcap4764
@marcozmuzcap4764 4 года назад
amiin wllkay
@salmabila6099
@salmabila6099 3 года назад
Ramadan karem wll
@nasiibabdi2468
@nasiibabdi2468 5 лет назад
Ramadaan walba waan ku tuurtaa omar adan kama daalo ❤👏
@fardowsoculusowofficial7067
@fardowsoculusowofficial7067 7 лет назад
masha allaah nabi amanka scw umar adan
@ahmedwali9078
@ahmedwali9078 10 лет назад
masha alaah jamalul calam shayli lah masha alaah Omar aadan iyo inta laqaadaysaba mahad sanidin
@saynabahmed8087
@saynabahmed8087 8 лет назад
quraanka allaa
@khad0z6
@khad0z6 6 месяцев назад
Still 2024😊
@mokhtarmohamet273
@mokhtarmohamet273 5 месяцев назад
Ramadan Mubarak 2027❤
@KafiyaMaxamud-oh3xe
@KafiyaMaxamud-oh3xe Год назад
Second day of 2023 Ramadan an still listening to Omer Adan❤
@abdirahinyusuf131
@abdirahinyusuf131 Год назад
Qasid an jecelahay
@hoodomaandeeqa6243
@hoodomaandeeqa6243 3 года назад
2021 ayaa daawanaya😋😋
@nuuraahmed5584
@nuuraahmed5584 3 года назад
❤🥰aniga
@apdyhamidaweiz4096
@apdyhamidaweiz4096 Год назад
Hada majogta quen.!?
@majiid1
@majiid1 5 лет назад
Ramadan Mubarak 🎧❤
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475 11 месяцев назад
Sala llaahu calayhi wa calaa aalihii wasalam
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 лет назад
ماشاء الله تبارك الله عليك
@JanoQoranemuxumed
@JanoQoranemuxumed 11 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw 🥰 ♥ ❤ 😍 ✨ 💖
@abdiismail8237
@abdiismail8237 Год назад
Omar aden legend ❤️❤️❤️❤️ 2023 like il can't realy stop listening this Qasaciid
@Ayanle13
@Ayanle13 6 месяцев назад
Qasiidadani Hargeisa Ayay Toos Ii dhex Gaysaa🥲 I Miss Home
@ahmettto
@ahmettto Год назад
m,a omer adan anoter leval 🥰
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Год назад
2 mlin ayaa ka hry rmadankii 2023 alx kuwii ka faidesto illhy hnga dhigo dhmn intii sonkii hore nla sonty oo sonkn nla jogin illhy qabriydoda ha uwaziciyo inta xnunsna rpi ha cfio😭🤲🏻
@kokeee_athe2907
@kokeee_athe2907 2 года назад
machallah I can’t stop listening 2022 Omar adaN 🤍🕊
@Naguibalpha
@Naguibalpha 6 месяцев назад
Ramadan moubarak ❤
@liibaan1990
@liibaan1990 13 лет назад
my kids loves this qasiida they have 2 cd's one at home hifi and 2nd in the car.
@mohamedhus872
@mohamedhus872 Год назад
Hada ma dhagystan
@cilmiaxmed378
@cilmiaxmed378 5 лет назад
Maasha ALLAH Dhiigaa I Dhaqaaqay.
@Arafaatjafar
@Arafaatjafar 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤Masha Allha
@ina_hajiali
@ina_hajiali 6 месяцев назад
Ramadan Muparak All MusLims❤
@mozidane
@mozidane Год назад
Qorax Daaran oo aan Daahayn Dayax Nuuro Oo Aan Damayn Dab Baxaaya oon Dugsanuu Daayin Ka Dhigood Na Deeqde Qalbi Daacado Oo Aan Daalayn iimaan Daahiroon Daakamayn Dulqaad Yaableh oon La Dadayn Daayi Kaa Dhigood Na Deeqde Dikri Joogta Ah Oon La Daynayn Wacdi Doora Oo La Diidayn Hadal Duurxul Oon Ku Damqayn Daayin Kaa Dhigood Na Deeqde Deeqsi Wax Baxshoon Hakranayn Danyar Unaxoon Dayrinayn Dusha Ka Gartoon Dhib Ku Hayn Daayin Kaa Dhigood Na Deeqde Cilmi Daahanoo Dad Helayn Aqoon Daahiroon La Dadayn Xikmad Dux Lehoo Dugsanuu Daayin Kaa Dhigood Na Deeqde Jamaalul Calaam Jaliila Nabiga Ku Saliya Scw Scw Scw
@Khayre73
@Khayre73 Год назад
❤❤❤ Maansha allah kuwii rabadaan welba dhagaysta Allahoow nahayeel
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 Год назад
Ramadan mubarik ❤2023
@Moha_Apdiwali
@Moha_Apdiwali 6 месяцев назад
00:11 time 13 marcH 2024 🎉😢
@fataaxfataax3206
@fataaxfataax3206 2 года назад
Ramadaan Mubarak all Muslims 🥰
@variidomohamett
@variidomohamett Год назад
Ramadaan waxa nooga dhiman maalmo yar sanadkuna waa 2023 ilaahy nabad hanagu gaadhsiiyo😭❤️‍🩹🤲🏻
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 11 месяцев назад
Jamaalul❤
@cabdicade9646
@cabdicade9646 9 лет назад
masha allah very nice
@expressionizt4910
@expressionizt4910 4 года назад
still watching awesome ...................................................
@zuhaipilkacazehhd7942
@zuhaipilkacazehhd7942 7 лет назад
Best qasidah
@youssouhassan2721
@youssouhassan2721 5 лет назад
😍
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 3 года назад
YAA IMID HALKAN MALINTII KOBAAD EE RAMADAAN 13/4/2020 TALAADO 😍😍😭😭😭😭😭☪️☪️☪️☪️☪️☪️
@seidmustafe6320
@seidmustafe6320 3 года назад
Waa ku salaamaa cumar adam
@djlover7157
@djlover7157 7 лет назад
Omar adan wad ka baxsaty wllhi
@caadilwaddani8106
@caadilwaddani8106 6 лет назад
dj lover Saw maaha
@MahdiIsmail-wm5sy
@MahdiIsmail-wm5sy 5 месяцев назад
9.4.2024 maalin ramadaan u danbaysa ayaan daawanayaa xasuusbaan galay runtii😢
@najiibhassan
@najiibhassan 2 года назад
Ramadan Mubarak ❤
@AbdiwasacAhmed143
@AbdiwasacAhmed143 6 месяцев назад
22 march 2024 jimce Ramadaan mubaarak ❤
@mustafeomer7178
@mustafeomer7178 6 месяцев назад
Manshalha ramadan kariim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaansuudiShop-hg5bi
@AyaansuudiShop-hg5bi 7 месяцев назад
❤❤❤
@khadaralfa9338
@khadaralfa9338 6 месяцев назад
12/March/2024 Ramadaan mubaarak inta maanta dhagaysanaysa.❤🌙
@ABINHO7
@ABINHO7 6 месяцев назад
Wan jooga still wan dhagaysanaya
@AbdiqaniSkeikhAli-sz3of
@AbdiqaniSkeikhAli-sz3of 5 месяцев назад
@@ABINHO7 me too pro
@guudcadee
@guudcadee 15 лет назад
Shaylilah is Arabic word, it is two words word: Shay means thing in Arabic, and Lilah means for God or for Allah. So it can roughly be translated to: thing for allah which means basically in souffi terms that pious people become like things of Allah meaning they're totally submitted their sprit to Allah. But it developed over centuries and used to call on Saints of Souffi or the prophet.
@muudiyare2867
@muudiyare2867 6 лет назад
Masha allaah sh omar aadan iyo xirtiisa
@abdirahmanhassan9627
@abdirahmanhassan9627 7 лет назад
mahadaanid Omar iyo xertisa
@minaarahaf321
@minaarahaf321 6 лет назад
Abdirahman Hassanpn
@fardinnajafi6446
@fardinnajafi6446 6 лет назад
Abdirahman Hassan 😂😂😂
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 лет назад
minaA rahaf ممممههههه
@amiinyare6969
@amiinyare6969 9 лет назад
Msha allah Very Nice
@JaabirMohamed-zx5oj
@JaabirMohamed-zx5oj 6 месяцев назад
😢m.a 2024 march 13th
@AbdirahmaanAli-j8o
@AbdirahmaanAli-j8o 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdishakurmumin2482
@abdishakurmumin2482 6 месяцев назад
Scw ♥️♥️♥️
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 5 лет назад
Xusus wllahi 😍😆 Omer aden iyo xertisa
@CaliIsmail-t8f
@CaliIsmail-t8f 6 месяцев назад
Maasha allh scw scw ramadaan kariim 20 24 ka
@mohamedcase9938
@mohamedcase9938 4 года назад
Ramadan kariim 2020
@assowehassoweh9638
@assowehassoweh9638 3 года назад
Al mulaxaan Al haji Omar Aden Douksieh
@hamseahmed3754
@hamseahmed3754 5 лет назад
Inta 2018 dawanaysa iigu qabta
@AbdalleYuusuf565
@AbdalleYuusuf565 5 месяцев назад
24 ramadaan 2024 ayaan dawanayaa❤
@KhalilAhmed-tp4qf
@KhalilAhmed-tp4qf 7 месяцев назад
Allah dhamaanteen haynaga wada farxiyo ❤2024 germany KHALIL 🎉
@DrHassanAliAhmed
@DrHassanAliAhmed 6 месяцев назад
Maashalah
@fadumoqalinle3252
@fadumoqalinle3252 6 лет назад
I'm 9 now this is my favorite qasido
@cabdirashiidmustafe3447
@cabdirashiidmustafe3447 10 лет назад
Salalaahu wasalimuu
@mpabdikadermohamed4623
@mpabdikadermohamed4623 5 лет назад
Scw 1001 kun iyo kaw jeer
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Год назад
Scw scw scw scw scw
@OsaamaAbdeeq
@OsaamaAbdeeq Год назад
M.a qasiiido aad u mcn ❤😇
@NasteexoNuuradiin
@NasteexoNuuradiin 13 дней назад
Scw. Scw❤❤❤❤ scw. Scw
@mohamedamiin6830
@mohamedamiin6830 Год назад
Ramadan.2023
@mohamedamiin6830
@mohamedamiin6830 6 месяцев назад
Ramadan 2024
@safiirhamseahmed8985
@safiirhamseahmed8985 4 года назад
Ramadan 2020 sabti 00:58
@mohametmustavi
@mohametmustavi 6 месяцев назад
Qasiidadan waxan ka daawan jiray TV qaranka jsL aaad ayan u yara 5 illaa 4 sanno ayan jiray sidan qiyasayo weliba salada maqrib ka dib so gali jirtay xasuus gooni ah ileedahy wllhi Ramadan hadda waxa ka hadhay 10 illa 11 cisho 19.shabcan.1445 kuna began khamiis 29.febuary.2024 alle nabad hay nagu gadhsiiyo❤
@Jnn785
@Jnn785 6 месяцев назад
Xasuus waayo waayo 03.03.2024
@شرماكعبدالشكور
2-11-2022 arbacaa 7:10AM
@fadumoqalinle3252
@fadumoqalinle3252 6 лет назад
I used to listen to this 2013 14 15
@mohamednourmouse4210
@mohamednourmouse4210 6 лет назад
Mashaalh siciid farx
@fadumoqalinle3252
@fadumoqalinle3252 5 лет назад
Asc walal thank you for liking my comment😀
@boramaawigamer6113
@boramaawigamer6113 6 месяцев назад
12 3 2024 RAMADAAAN 2024🎉
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 5 месяцев назад
14/9/1445 Ramadan mubarak
@IdilHarchileh
@IdilHarchileh Месяц назад
Magasin yasahib
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Год назад
Asc ramadan karim umada somaliyed oo dhan Illahay aya mahad iska leeh caafimad nagu so qadhsiyey sanad kaleeh alhamdoulilah omar aden jazzakallah 27/03/2023 ❤️🤲🏼🕌🌙
@mkwillflashlast4887
@mkwillflashlast4887 6 месяцев назад
21/03/2024 🎉 ramadaan Mubarak ❤
@AhmedAli-ch2ox
@AhmedAli-ch2ox Год назад
Ramadan Kariim 19 Ramadaan 2023 Omar Aadan he is best
@ifraxxasan1353
@ifraxxasan1353 2 года назад
Axsan nabi amaan legend cumar adan
@Sirkhader
@Sirkhader 2 года назад
hadad daawanayso 13sanno Ka dib legend ayaa Tahay❤😂
@ciiltiramuuse3279
@ciiltiramuuse3279 2 года назад
Dulqad yaab leh daaim ka dhigi ma deeqday
@ZakariyeSiciid-in2fo
@ZakariyeSiciid-in2fo Год назад
Zaalim 2023/3/28 Ramadaan 😊 There is special feelin in this man
@hudiitha4465
@hudiitha4465 5 месяцев назад
2024 scw ❤
@abdirisaqosman5381
@abdirisaqosman5381 2 года назад
😭😭😭😭
Далее
Omar Aden - Qasido - Dukhral Cusaati
6:00
Просмотров 2,6 млн
Omar Aden new qasayid 2009
6:54
Просмотров 1 млн
Maouloud Nabi parti 4
20:52
Просмотров 73 тыс.
Cumar aadan dugsiiye  - qasiido
53:31
Просмотров 302 тыс.
Mowliidka Nebiga (scw) Sh. Xuseen Cali & culumo ka
1:13:15
OMAR ADEN & DANDAAWI  Mubaarika
10:18
Просмотров 1,6 млн
WAAR DAG DAG AH
1:11:41
Просмотров 2,9 тыс.
Cheickh MOUSSA Wali yu laahi iyo kooxdii HALDOOR GR
9:18
Omar Aden - Qasido - Yaa Nuural Ablaj
8:01
Просмотров 1,7 млн
OMAR ADEN   Malikal Muluug 2013 Full Album)
1:25:05
Просмотров 422 тыс.