Тёмный

Omar Oromo oo ka Hadlay Qaabkii Loo Bahdilay Wasiir Lemma Magersa 10-8-2020. 

SSTV
Подписаться 485 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 86   
@omaribrahim1615
@omaribrahim1615 4 года назад
Waan kaa qaaday ustaad Omar qaasim Omar Ibrahim from Manchester 🇬🇧 UK
@simeh9612
@simeh9612 4 года назад
Omar Oromo- waad salaamantahy Viva Oromo
@ikraanahmed5399
@ikraanahmed5399 4 года назад
Waryaaya nina abiya waa nin soomaaliya ee ka leexda
@marwodumar
@marwodumar 4 года назад
WALAAL ALBAAB KASTA OO KAA XIRAN ILAAHAY KUU FUR HADII AAD subscribe isaarto❤
@waqaltv1474
@waqaltv1474 4 года назад
Shp ana iisaar subscribe durraan official
@mca.x9520
@mca.x9520 3 года назад
@@waqaltv1474 i hate those people who say subscribe ii saar. Fucking ZOOMALI badow . Is your chanal a NIIKO chanal becouse rhats what dayuus ZOOMALI do..
@ibrahimmaxamed2666
@ibrahimmaxamed2666 4 года назад
Thanks
@aramramraggedii9797
@aramramraggedii9797 4 года назад
Omar💙💙💙💙💙💙💙
@rahmedahmed9194
@rahmedahmed9194 4 года назад
Waan qadanay salamta omar
@saynababdi9005
@saynababdi9005 3 года назад
OMAR OROMA ILAAHAY HA KU XAFIDO HABARYAR LONG LIVE OROMO
@maxamedshariif4046
@maxamedshariif4046 4 года назад
Viva oroma
@haldorka3896
@haldorka3896 4 года назад
Mansha allah shaqo
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 4 года назад
Waanka qaaday Mr Omar
@abdikadirali2
@abdikadirali2 4 года назад
Waan soo dhawaynaynaa janalkan cusub
@omaraliahmed3913
@omaraliahmed3913 4 года назад
viva oromo viva qeero
@muusegurane5994
@muusegurane5994 4 года назад
Omar waku salameyaa adigah iyo dadahiyaa
@calicabqaricalicabqari6598
@calicabqaricalicabqari6598 4 года назад
VIVA OROMO
@MohamedAhmed-qm7fc
@MohamedAhmed-qm7fc 4 года назад
Omar is funny wallahi his Somalis is so good
@ra8682ra
@ra8682ra 4 года назад
Aad iyo aad
@mukhtaarmaxamed9290
@mukhtaarmaxamed9290 4 года назад
@@ra8682ra ģ ģģ
@abdullahiramsey5001
@abdullahiramsey5001 4 года назад
Wcs wll qaalia cumar waan kaawadnay adigiyo bahda sstv
@omaraliahmed3913
@omaraliahmed3913 4 года назад
viva qeero viva qeero viva qeero
@ahmedhassan6097
@ahmedhassan6097 4 года назад
Wcs wr wb : wll oromo waa cadoow somaaliyeed waan idin aqaanaa : qof aqoonin usheeg : so oroma ma ahan kuwa nageeyle inagu dhibaateeyey iskoolada afsomaaliga inaga xidheen : wlhi waa yaab war somaaliyeey marnaba oromo ha aaminina : af oromo mayaqaanaan kulahaa kuhadal aniga ayaa nageele kudhashay luuqadana iskool ayaan uga qalin jabiyey maxaad heysaa cunsuri weye oromo xoolaha somaaliyeed ayaad boobteen guryaha ayaad inaga guubteen allah haidin gubee : bal ninkan eega waxu kuhadlaaya ma joowhar mohamed buu inoo amaanaaya waa adoow amxaar iyo somaali somaali iyo oromo amxaar iyo oromo buu dhuunta isku geliyey tuug aleeyleh : allah ayaan oga magan galnay sharta oromada
@Durwaa
@Durwaa 4 года назад
Oramada iyo soomaalida iyo canfarta may isku tagaan oo xooga saaraan si loo helo dowlad muslim ah orama iyagaa meesha ugu badane may walaalahood soomaali iyo canfar soo ka xeeystaan.
@nasricabaas7539
@nasricabaas7539 4 года назад
Taas wan kugu racsanahay bro anigo nin oromaha
@omaraliahmed3913
@omaraliahmed3913 4 года назад
omar oromo waa geesi waan kusalaamnay
@mobe7726
@mobe7726 4 года назад
I like show
@nacimabeauty1168
@nacimabeauty1168 4 года назад
waan kaa qaadnay cumar qasim afka oromada Somali taqaaan waa badanhay
@shukriaibrahim5390
@shukriaibrahim5390 4 года назад
anba waqna af oromo wakuxalikara
@Maan_koriye
@Maan_koriye 4 года назад
Bagaa nagaa dhuftaaa obaleetaa omer
@yusufabdirahman5266
@yusufabdirahman5266 4 года назад
Wellcome.omar
@ahsosuleyman6619
@ahsosuleyman6619 4 года назад
Wcs wllo🤝
@omaraliahmed3913
@omaraliahmed3913 4 года назад
ilaahay haguuleeyo halganka oromo qeero hanoolaato qeero hanoolaato
@ahmedhassan4384
@ahmedhassan4384 4 года назад
Calyk wasaalam cumarow guulaysta sxbayaal
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 4 года назад
cumarow anagana garaabadii yurub aan ku cuni jirnay baad naga jarteen laakiin halganka aad wadaan ayaa ka weyn marka guul iyo gobanimo
@nasricabaas7539
@nasricabaas7539 4 года назад
Cumar wan ku salamey waxaa niijaasta ha u joojin free oromo bb down
@waqaltv1474
@waqaltv1474 4 года назад
Walaal ku xidhnaw durraan oficial
@mahadmahamed4446
@mahadmahamed4446 4 года назад
Wcs wllky qliyaa adigaan wan Ku salamayaa
@gomeyre6320
@gomeyre6320 4 года назад
omar oromo halganka halkaa ka haay hadaalin
@isxaqabukar5409
@isxaqabukar5409 4 года назад
Omar waaba nin kaftamayee h is th good guy
@abdiwahabkalkacho4126
@abdiwahabkalkacho4126 4 года назад
Baga nagaan dhuft jaalle omar, Rabin sibulchina
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 года назад
OMAR AF KA AFA OROMO MIYEEY LAHEYN GOOGLE TRANSLATION ? WAXAA BAADHAY OROMO KU BEDELO AF SOMALI LAAKIIN GOOGLE WAXAA II SOO BAXAY AF SOMALI
@mohamedibrahim1741
@mohamedibrahim1741 4 года назад
Cumer waa. Siyaasi. Cadcad
@geelehersi140
@geelehersi140 4 года назад
Hadelka omar oromo ee maalinba uu leryahey qaaad waan idiin soodeyneynaa waaku digasho waadkufaraxsentahey sxb suntiina cagaaren hestanaga heysta oromo waa cadowga soomaaliyeed
@omaribrahim1615
@omaribrahim1615 4 года назад
Omaroow halganka sii wad waad guulaysane.
@boswellianboy4242
@boswellianboy4242 4 года назад
Somalida iyo Oramada 500 oo sano ka hor hal qoys bay ahaayen mana jirin wax oromo la dhaho waqtigaas sida Dirta, Daarodka, Hawiyaha iyo qabaa'ilka kalee Somalida ah bay dadkan maanta Oramada la dhaho ahaayen qabiil ka mid ah Soomalida, taariikhdas iyadoo qoran bay helaysaa qofkii doonaya inu ogaado
@muhyadinmustafe467
@muhyadinmustafe467 4 года назад
Waan naqaana akam jirtaa Omar
@amirabdullahi2880
@amirabdullahi2880 4 года назад
Wanku faraxsanahay sidhi galka lemma Magarsa loo bahdiley Ilahey ba mahadleh.
@jrssahal2552
@jrssahal2552 4 года назад
maanta ninka diidan bb waa nin kaso horjeeda jiritaanka itobiya bb waxay u taagan tahay sinaanta iyo hormarka iyo cadaalada ninka doonaaya in la is gumaysto ma helaayo waxan ku qanacsanahay sinaanta wadanka waa lawada leeyahay bb na waa la WADA leeyahay shalay waxa jiray xisbi afar qoomiyadood ah lkn maanta waa loo dhanyahay ragu waa adookale doqoneey
@xasancabdiaadan3003
@xasancabdiaadan3003 4 года назад
BB HORTA MAJIRA HADUJIRANE YAADOORTAY
@omaraliahmed3913
@omaraliahmed3913 4 года назад
sax waa inloo tudho shacabka
@xasancabdiaadan3003
@xasancabdiaadan3003 4 года назад
Adis ABaba waa runta cumer qaasin 1 tamadhada 100 bir ayay noqotay
@xasancabdiaadan3003
@xasancabdiaadan3003 4 года назад
Waankaa qaadnay aqooyahan cumer qaasin
@banadirproductio
@banadirproductio 4 года назад
*,Wll mcn hal **#Subscribe** igu sharaf Allah ku sharfo aduun iyo Aakhiraba*
@waqaltv1474
@waqaltv1474 4 года назад
Wll ana iisaar subscribe durraan official waan kuu saarayay
@ahmedhassan6097
@ahmedhassan6097 4 года назад
Wlhi ninkan cuqdad ayaa kujirto
@jrssahal2552
@jrssahal2552 4 года назад
cumar oromo waxan ku sheegayaa beertaadii Iska qodo waxan ma fahmayside itoobiya qayro ma xukuntee adiguna barow geeli ha ilaawin lkn waxan sii wadi doonaa anaga oo ah bb sinaanta iyo jiritaanka itoobiya
@abdulfatahmohamedabdulfata826
@abdulfatahmohamedabdulfata826 4 года назад
Siilkii hooYada aYaad sii Wadi hadii aad thY bb
@jrssahal2552
@jrssahal2552 4 года назад
@@abdulfatahmohamedabdulfata826 waad arki doontaa waxad rabto ma garanaysidba waxad doonaysaa in ay xabashi naga FAA idaysato
@abdulfatahmohamedabdulfata826
@abdulfatahmohamedabdulfata826 4 года назад
HoOYada xabashi wasYe hawka madaxa kaga taagan lkn qeero waY xoroobi doonta
@nasricabaas7539
@nasricabaas7539 4 года назад
Hoyada iyo xabashiigaad tahay wase maxad u jeda tii ku dhaashey ayuu xabashii wasaa
@abdulfatahmohamedabdulfata826
@abdulfatahmohamedabdulfata826 4 года назад
Wixii xabashi tagersan anigoo qeero ah aYaa wasa cid wax kabadeli kartana malahan down bb and fucken abiY
@axmedmaxamed928
@axmedmaxamed928 4 года назад
A.kami.nagaya.jemabared.fed.comarqazen
@Soo816
@Soo816 3 года назад
Omar oromo labarkiisa isooqora
@axmedmaxamed928
@axmedmaxamed928 4 года назад
la
@bisharabdullahi7459
@bisharabdullahi7459 4 года назад
Umar wan kusalamay adiyo dadiyaha warka kuladadihinaya ilkacase
@jrssahal2552
@jrssahal2552 4 года назад
doqon lame waa nin qabiil
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 4 года назад
Jaad marabnee Wax kale noo keen Xariif diyaarad Avocado🥑 ah noo keen 🤣🤣🤣
@geelehersi140
@geelehersi140 4 года назад
Sxb waaku digasho hadelkaas
@jrssahal2552
@jrssahal2552 4 года назад
caqligii oromo waxa loo soo dhiibay aabi axmad cali waa rasuul loo so diray
@jrssahal2552
@jrssahal2552 4 года назад
kkkk nin walba oo oromo ah uxu rabaa in tiisa loo yeelo lkn waxan u sheegayaa lama WADA taliyo
@ifancymyselfmorethenothers8723
@ifancymyselfmorethenothers8723 4 года назад
Omar wuxuu yiri amxaaro badankeeda waa jiis iyo cuuryaan...waxaa Addis ababa wada il la' oo lug la' kala wareegsan indhaha fiish ku leh ilaa waa amxaaro 🤣🤣🤣
@jrssahal2552
@jrssahal2552 4 года назад
bb vvvvvvvv
@abdinasir3896
@abdinasir3896 4 года назад
Beenaale tuug ah lema waa ninkii shacabka somaalida xasuuqay ee laa yay maha in naloo xayisiiyo lema tuug
@omaraliahmed3913
@omaraliahmed3913 4 года назад
halataageero oromo hala taageero oromo waan taageersanahay qeero qeero haguulaysto
@Fowzia69
@Fowzia69 4 года назад
Magaresa ha la bahdilo eyga eygu dhalay ee oromo maad iska dhaaftaaan sheekadooda
@1001-c3k
@1001-c3k 4 года назад
Masaariifbay ka dhigtaan sheekada oromada
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 4 года назад
Nin walba oo gumeeysiga u nacamleeya bahdil ayaa u dambeeyo Free western Somalia Free oramia 🇸🇴✊ 🇪🇹👎
@Fowzia69
@Fowzia69 4 года назад
Western somalia yaa haysta ? Western somalia waa Somaliland ee afkaaga ha barto OGADEN REGION western somalia lama dhaho ma adigaa u bixinaaya ?
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 4 года назад
@@Fowzia69 Hhhhhhh Somaliland waa waqooyiga Somalia Western Somalia macnaheeda waa soomaali galbeed adiga ama ogaden ugu yeer ama soomaali galbeed ugu yeer dooqaaada adaa leh ee caac da iga jooji Galbeed igama xigtid 🇸🇴✊
@Fowzia69
@Fowzia69 4 года назад
@@futuredoctor1966 eedo Somali galbeed wax landhaho ma jirto, marka la fasiro waa waqooyi galbeed oo ah ah somaliland laakiin maaha OGADEN REGION waana kala gooni,, shanta soomaaliyeed ee soo kala baro Waan kuu jeedaa Waxaad tahay kuwa gumaysiga Ethiopia uu wax khaldan baray,,shanta soomaaliyeed waa SOOMALILAND , JABOUTI OGADEN REGION, NFD iyo SOMALIA. Waana 5 taasi oo la oran jiray GREAT SOMALIA WAANA la kala qaybiyay shirkii Berlin ee1884 ka dhacay Germany ee baro history soomaali 5 soomaali.
@jrssahal2552
@jrssahal2552 4 года назад
itobiya waxay leedahay dawlad madax banaan qayro waa in la baabiiyo hadii labaabiin waayo waxa dhacaysa qomiyad walba inay dhisto qayro oo kale qayro hadii wadanka laga madnuuci waayo waxa sosocota Heeego inay dib isku abaabusho hadiii qayro la daayo Heegana hala daayo waa isku sharci heego iyo qayro way u siman yihiin itoobiya qoomiyad walba ha samaysato urur dhalinyaro ah oo ay ku karbaashaan qomiyadaha kale 10
@jrssahal2552
@jrssahal2552 4 года назад
lama magarsaa uxu noday nin qoomiyadeed lkn waxan moodaynay nin qaran waliba waxan u diraynaa xabsi
@hussainusman542
@hussainusman542 4 года назад
Mash alha
@jrssahal2552
@jrssahal2552 4 года назад
abiyi vvvvvvvvv
@abdullahiramsey5001
@abdullahiramsey5001 4 года назад
Wcs wll qaalia cumar waan kaawadnay adigiyo bahda sstv
Далее
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 14 млн
TURKEY | A Muslim Superpower?
13:52
Просмотров 154 тыс.