Тёмный

OMAR SHOOLI IMAAN ALA 2014 (CALA FRY & GRILL) 

Osman Sufi
Подписаться 870
Просмотров 147 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 63   
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607 3 года назад
Iitaal ma haayee Waa aamin beelee Uurkaan aan ka ooyaa,, Aaax cumar shooli xabsiga allaha kasoo sii daayo.
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 года назад
*Iimaan Allaa uur buuxiyee* *Waa inaan adkeystaa* *Eeda ka dhowrsadaa* *Iska aamusaa* *Iitaal ma haayee* *Waa aamin beelee* *Uurka lee ka ooyaa* *Ummaddii rasuulka aan nahayee* *Ilaahoow amuurtayda ii yeel* 😥😥😥
@maxamedjiin4806
@maxamedjiin4806 7 лет назад
Heestan waxaa hore u qaaday zulfa 😢😢 alxmdulilah hadana waa sheeq abdulahi sulfa fankana wa isaga baxay duli iyo wax habaaran ayaa ku haray heesaha
@SocaadoXaaji
@SocaadoXaaji 5 месяцев назад
😢😢😢
@aminahmed727
@aminahmed727 9 лет назад
Woow my best friend omar shooli baaboow heestan codkaagi way ku so baxdey Nice song By Amiko amoore
@shairmungani7833
@shairmungani7833 4 года назад
Waxa Mudan Iin Laa Xuso Ustaad Abdiqaadir Nuurani Oo Ereyada Heesta Iis Ka Leh 🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴
@deeqwaaberi9928
@deeqwaaberi9928 8 лет назад
Itaal mahaaye waa aamin beele uur kaanaa ka ooya Best Best . . .
@ataxmaxamed8807
@ataxmaxamed8807 9 лет назад
Wow waxaa tahay best my friend wow heeestaan waxey naqoti heesta ugu fiican ee codkaaga xxxxx
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 3 месяца назад
Maaad fahanin heesta geliye baryiisoow
@ayuubishaq5521
@ayuubishaq5521 9 лет назад
heestan markan dawadey waan oo yey waligigey hees kuma ogin runta waa iska xaal aduunyo
@zahraashhajji6252
@zahraashhajji6252 6 лет назад
Ayuub cali aadan ugu faraxsnhy in wilashena somaliyed kasobaxa wiil hindi cml ucalool jilcan sida adiga okle lolz
@rayaanqaali2185
@rayaanqaali2185 4 года назад
😔😭😭😭
@toritora5667
@toritora5667 3 года назад
@@zahraashhajji6252 🤣🤣🤣🤣
@deeqowcagacaga3154
@deeqowcagacaga3154 9 лет назад
Nice songs runti iman a laa uur buuxiye waa ina adkeysta
@amiishmo4755
@amiishmo4755 9 лет назад
Imaaan alaaa uur buxiiyee waa inaan adkestaa eeda ka dhowrsadaa iska amusaa..... ur the best fanaan
@mascudsalad7092
@mascudsalad7092 4 года назад
Amiish Mo hada Wad ka gudubtay faraxd dhul sabeyneysa Axl dheh
@suneynacdey604
@suneynacdey604 3 года назад
Heestaan Waxaa i baraY mid aan sxbo nhy oo Shatax ladhaho ayaa marwalba dhageesan jiray 2018 mar ee gabar uu jeclaa ka tagtaY Hada ayaa dareemay inee heesta hees jcl io qalbi jab kusaabsanthy
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 5 лет назад
Imaan alla uurbuuxeye best song long memory
@XuseenXuseen-gq3qz
@XuseenXuseen-gq3qz 2 месяца назад
Waw wale wad kad kukenastay bro
@youngworldboss5847
@youngworldboss5847 8 лет назад
xamari wan jeclhy❤xamar weyne
@abdimohammed7116
@abdimohammed7116 7 лет назад
waa ok cotka iyo musiga waa ka bax sateen as xaabta noo soo jadiidi hee sahaan oo dhan lawat casriga saaxib
@amiishmo4755
@amiishmo4755 9 лет назад
Itaaal ma haayee waan amiin beelee uurkaana ka oyaaa,,,,,,
@hassanjibril1916
@hassanjibril1916 3 года назад
www.
@abassibrahim4043
@abassibrahim4043 6 лет назад
Waa xalka dunida wlhi ma ilawi dono inta aan nolahay
@hibaq6756
@hibaq6756 5 лет назад
Abass Ibrahim wax wbo in la ilawo ay ku fican yihin
@cabdulqadirmaxamed7741
@cabdulqadirmaxamed7741 5 лет назад
Omar shooli laacib hore noolow waliga hees miinimo ah yes
@faizaahmed9381
@faizaahmed9381 7 лет назад
itaal ma haye waa amin bele uur kanaan ka ooyaa intasan ka jeclade
@tcohmaygodfvh1891
@tcohmaygodfvh1891 6 лет назад
😢😢😢😢😭amiin yarabiy
@ZamzamMaxamed-d4h
@ZamzamMaxamed-d4h Год назад
Imaan Alla uurbuxiyee 😢
@ibraahimxasan3037
@ibraahimxasan3037 6 лет назад
waaa inan adkeysta edadaka dhowrsada
@deeqowcagacaga3154
@deeqowcagacaga3154 9 лет назад
umadii rasuulki aanahaye ilaahow amarkeyga ii yeel
@rayaanqaali2185
@rayaanqaali2185 4 года назад
Aamiin dhamanteenba🤲🤲
@walalahachannel2281
@walalahachannel2281 5 лет назад
Itaal mahaaye wa amin beele urkan ka oyaa intana ku hesta
@qaadeySaanrapa
@qaadeySaanrapa 9 месяцев назад
waay imaan alhh
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 6 лет назад
Saan saan waaye
@faizaahmed9381
@faizaahmed9381 7 лет назад
kal ii ilaab waan ka helay hestaan
@sonaydarlin2828
@sonaydarlin2828 4 года назад
❤️❤️❤️ 2020
@XuseenXuseen-gq3qz
@XuseenXuseen-gq3qz 2 месяца назад
Way ideqaday hesta
@abshiroweyraxweyrax9593
@abshiroweyraxweyrax9593 7 лет назад
heestan murugo ayeey iso xasusisay
@bilanadan4981
@bilanadan4981 6 лет назад
Abshiro weyrax weyrax anigaba😢
@cadarus75
@cadarus75 6 лет назад
SULFAAA. WE MISS U
@dingpoly9915
@dingpoly9915 8 лет назад
😢😢😢😢😢😢😢😢 ilahayow amarkeyga i yeel 😔
@freetv2034
@freetv2034 7 лет назад
Anababdi Abdi amiin wll mxaa la ooyaysA
@abdikanimohamed3768
@abdikanimohamed3768 8 лет назад
kaga rer xamarka ahow allaah haku so hadeeyo qaniis ku xarey wase
@mohamedbashir8250
@mohamedbashir8250 8 лет назад
Adiga muku dhaway markaad qaniis ku tilmamesid wara
@hawiyebitchestheylikeblack5196
hooyadamiyooy futadakawasan
@abwaangaandi8578
@abwaangaandi8578 7 лет назад
Abdikani Mohamed hhh qaniis waaye
@دنياحلوة-د7ت
@دنياحلوة-د7ت 7 лет назад
Ninkaan waa tuug magaca wuuxaday heesihiisana kuli asaga malaha wuu xaday 👊
@dachaji2019
@dachaji2019 6 лет назад
دنيا حلوة wasaqadyahay adiga maxaa ku daba dhigay ku raaxeeyso hadeeysan ku anfaceyn ka tag
@akleemasalah6691
@akleemasalah6691 10 лет назад
woooow my fanan omar shooli best song
@asmadiamond4789
@asmadiamond4789 5 лет назад
2019
@cadarus75
@cadarus75 6 лет назад
Heestan waa DUCO. AAAAAAMIN
@hiidayoladan3703
@hiidayoladan3703 4 года назад
Miskinka jelki malaga sodayay
@ahmedbakar3914
@ahmedbakar3914 9 лет назад
Love u omar xxx
@aliburhan2514
@aliburhan2514 3 года назад
Igu filan anigooo commenti dhiiban
@MoowliidMoowliid
@MoowliidMoowliid 8 лет назад
wwwwwwwwww nice song bru
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 5 лет назад
😂😂 heez xsuusteda leh wlhi
@hawiyebitchestheylikeblack5196
nice song Mr shooli
@mohamednoor4804
@mohamednoor4804 8 лет назад
king qoobey
@naaneymohamed2399
@naaneymohamed2399 2 года назад
🥹🥹🥹💔💔💔heestsn wa iska jclhy
@mohamednoor4804
@mohamednoor4804 8 лет назад
a u n zulfa
Далее
OMAR SHOOLI HEELEY HIBILOW 2015 (CALA FRY & GRILL)
7:03
HARUN LEEWAAYE HEESTII IMAAN ALLA 2019
5:07
Просмотров 513 тыс.
Только ЕМУ это удалось
01:00
Просмотров 816 тыс.
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
heesta imaan alla uur bixiyee
4:40
Просмотров 39 тыс.
Dawadii Naftay
4:32
Просмотров 918
Abdullahi Mahamud Sulfa - iimaan allaa uur buuxiyee
3:30
shariif baastoow heesta dab markaan ku joogsado
6:25
Hesti Iman Allah
4:47
Просмотров 1,7 тыс.
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Просмотров 1,8 млн
Zulfa : Imaan Allah
7:00
Просмотров 135 тыс.