Тёмный

Part 1/2. Dhalmada ilmaha tirada badan ee Soomalida Qurbaha.  

Mahadka Ali
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 68 тыс.
0% 0

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 473   
@icekoldcilla8470
@icekoldcilla8470 Месяц назад
Wallahi we need more from Wardheere. He is experienced man with wisdom and we can learn a lot from him.
@abasabdi4006
@abasabdi4006 Месяц назад
Marka kowaad luqadada ku hadal, mida kale ilmaha meel kasta joog waa nimco Insha allah maskaxda ka shaqeysii
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 Месяц назад
@@abasabdi4006 iney nimco yihin lamadiidane sidi loomaareyn lahaa ubeynu kahadleyna.
@cabdiraxmaanumada1588
@cabdiraxmaanumada1588 Месяц назад
22:56 22: 23:08
@Cici_mimi
@Cici_mimi Месяц назад
@@abasabdi4006 Marka Kowaad Baro Luuqad Labaad, Marka Labaad Hooyooyinka Facebook Looga Tuugsada Iyo Kuwa Suuqayadda Africa Canjiiga Ku Iibiya Ee 12-10 Cunug Looga Dhaqaaqay Weeydii Ineey Nimco Yihiin Dayaca Iyo Oowlaadda Faraha Baddan Ee Aan Laga Fiirsan.
@zahrawarsame5567
@zahrawarsame5567 Месяц назад
@abdisheik2041
@abdisheik2041 Месяц назад
2024 wixi ugu fiicnaa ee aan dhagaysto waaye Wardheere thanks geesinimadaada iyo Run sheegistaada. Riyo ayaan ku nool nahay
@KhadraAbdi-ui9lq
@KhadraAbdi-ui9lq Месяц назад
As a person looking to get married in the near future, these questions are amazing. Children are. A gift from Allah swt. And inshallah it’s quality over quantity. Raising successful children in the west is hard . And even in somalia children need a strong foundation and 2 parent household to be successful. May Allah swt protect our children and give those who want children in future. Great topic
@suhassan6632
@suhassan6632 Месяц назад
Thank you for talking about taboo topics in our communities! I agree with everything he said! Manshallah
@tracih5555
@tracih5555 28 дней назад
We need people like him not all these so called clan leaders and sheikhs who never address the root cause of the Somali society. Pure unadulterated ignorance that is seen as success or righteousness. If everyone prioritized their children we wouldn’t be without a country. Parents want to be invested in as they age, but won’t invest in their kid when they’re raising them.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Месяц назад
Absolutely Walalkey m wardheere Waa Xaqiiq ka jirta Qurbaha guud Ahaan Ilmo badan .In yar oo tayo ley Ayaa ka wanaagsan in badan Oo bilaa Akhlaaq Ah
@adamosman5086
@adamosman5086 Месяц назад
This guy he is realistic man
@anabbashir2678
@anabbashir2678 Месяц назад
True. Somali men should learn from him.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Месяц назад
@@anabbashir2678 Women 2😊
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 Месяц назад
He’s talking about a lot things we all lift with as Somali isn’t realistic man is spoken up very well
@hi-gn6my
@hi-gn6my Месяц назад
Thanks Maxamed Wardheere. Halkaa kasii wad wacyi gelinta.
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll Месяц назад
Ilmaha in la dhalo waa fiicantahay, laakiin tarbiyad ayey u baahan yahiin. Afar naag oo afar wadan kala joogo caruur ka dhal diyaarad xaga iyo xaga u raac ragga Somaliyeed ha iska daayeen.Wiblah towfiiq
@nasrihussein5491
@nasrihussein5491 Месяц назад
Wallahi this is a very important topic, Somali’s have children not because they love them, it’s the mentality it’s wealth, the most mannerless children wa Somali, hoyo who is so overwhelmed and abo who don’t raise them, they are only good for paying bill, it’s the Somali woman in ay tashato until then it’s disaster
@amalhasan6180
@amalhasan6180 Месяц назад
Unfortunately we are already have disaster
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Месяц назад
Hhhhhhhh caruur badan hala dhalo si ay soomaali u badato tiro badan
@Cici_mimi
@Cici_mimi Месяц назад
@@maxamedxuseen4516 Asaagaa waxaad ugaharteen waa Caqliga kuusaaran adiga.
@Cici_mimi
@Cici_mimi Месяц назад
Sister Nasro, I love the last sentence "it's Somali women Ineey tashato until then it's a disaster" I always say Somali women need to make up their mind and take full control of how many children they're going to have. It's up to us women.
@hafsaharbi3817
@hafsaharbi3817 Месяц назад
😅😅😅Soomali tayo leh u badato ​@@maxamedxuseen4516
@Ikram95
@Ikram95 Месяц назад
Thank you! We need people who bring awareness to our community!
@FARHIAMOHAMED360
@FARHIAMOHAMED360 Месяц назад
Wardheere thank you sida qurux leh ee bararujinta ku jirta ad ugu hadasho arimaha bulshada o dhan ha noqoto in waalidiinta ka hadasho dhalinyarada la hadasho iyo kuwa kale marka Alla yacizak 🙏🏻
@ismahanadvocaychannel905
@ismahanadvocaychannel905 Месяц назад
Absolutely heartbreaking news which I knew for long time he is right about it we are very uneducated people
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Месяц назад
learn your religion don't be proud to be uneducated sister
@HamseSADRI
@HamseSADRI Месяц назад
Ubadka Waa Arsaaq iLaaahey Hadana Aadamuhu Wuu Xakameeyaa Dhalmadan Badan Ee Iska Socota Iskaa Wax uqabso Camal Lama rabo Waa Sababta Somalidu Marwalba Ay Uga bixi La'dahay Caqabahan Taagan Caruur Naxariis La'aan iyo Qorshe La'aan Ku Kortey Weeye Aduunkana Lagusoo Lugooyey Anigu Ka Wiil dhalinyaro ahaan Isha allah Ubadkeyga Qorshe Nololeed ayaad Usameynayaa.
@rahmaabdullahi9786
@rahmaabdullahi9786 Месяц назад
Wlhi nimanka somalida waxay ku dhahayan big family ina noqda raba yaab hadad dhahdo inta hada jogta mad wax bartid heer fcn garsisid wuxu kudhihi wan so koriyay shuqul iguma leh hada midka ugu yar aya 8jir cml yaab
@hujuumboy5175
@hujuumboy5175 Месяц назад
​@@rahmaabdullahi9786 wlhi waa runtaa been maadan sheegin
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Месяц назад
​@@rahmaabdullahi9786wuxuu oshanaya iyaga is korinaya. Hadab caruurtiisu ma iyaga mustaqbal raadsanaya mise walaalahii ayuu koriya
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 Месяц назад
Fadxiya Absiiye Mawduucyadadii iyo Baraarujintadii waalgula Wada qaatey, Walee Weligood haku xagxagtaaan Waa Fiminst hala soo boodan😀 Dad badan oo kuugu soo horeysay ood wacyegiln ka sameysay Imikaan xitaa arkaa iyagoo la Waresysnayo si daawasho loogu hello.
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Месяц назад
Farxiya way caytanta ee wacyi galin ma bixiso. Waxeedu waa ku cariigsi ilaa maalintii Hargeisa laga soo eryaday. Way ciil baxaysa kaliya
@manbileofficial3900
@manbileofficial3900 Месяц назад
M.allah we need more from this gentleman
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 Месяц назад
Sheekadani gaar ahaan waxay caawinaysaa haweenka waayo haweenka unbaa ilmahaan la rafaado oo dhalo oo nuujiya oo xanaaneeyo nimankuna waxay ku leeyihin 10 in la ii dhalaan rabaa mid kamid ahna inuu malin bumpers ka badalo ma rabo
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 Месяц назад
Waa sax huuno nin aan kula korineynin ilmo haudhalin hadad yeeshana haka yeelin 3 canug kabadan inaad udhasho. Walahy aniga imika 2 canug ban heysta mid 3aad hadan helo dooni mayo inan dhalo wayo masahlana arintu wakhtigan xaadirka ah.
@Happy-go-l
@Happy-go-l Месяц назад
Anigooo dumar ah waxaan ogahay in dumarka aay inta badan dhalaaan ilmaha badan sababtuna ay iyaga leeeyahiin qaarkoodna ayba isku yareeyaaan in aay pushchair aaay wali riixeyso😢😢😢😢
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 Месяц назад
Sababta ay u dhalaan ilmo badan oysan tabar u hayn waa inay kacabsi qabaan in laga tago waayo qimaba ilmoo kaliyad kuledahy ba inagu qufulan. Waana runta waxad arkaysaa gabar 7 looga tagay oo ninkale guursatay malin walbana dhaqtar taagan iyado ilmo radinaysa
@HamseSADRI
@HamseSADRI Месяц назад
Ubadka Waa Arsaaq iLaaahey Hadana Aadamuhu Wuu Xakameeyaa Dhalmadan Badan Ee Iska Socota Iskaa Wax uqabso Camal Lama rabo Waa Sababta Somalidu Marwalba Ay Uga bixi La'dahay Caqabahan Taagan Caruur Naxariis La'aan iyo Qorshe La'aan Ku Kortey Weeye Aduunkana Lagusoo Lugooyey Anigu Ka Wiil dhalinyaro ahaan Isha allah Ubadkeyga Qorshe Nololeed ayaad Usameynayaa
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk Месяц назад
@@koorabelayo4035waa run wlhi ani 3 ayn haysta waan iskaa xidheey mana raabo miid afraad wayo waa tacaab mar kasta adaa dhibaan nin sii kasta adi uunba dhiban marka tabaar uma haayo ilmo badan waliba yurub ayn kuu hayA ilmah wlhi waa tacaab
@MuhiimAhmed-v8c
@MuhiimAhmed-v8c Месяц назад
Masha Allah war nin Saa u fekeraya miyaa ku jira. Waa xaqiiq wuxuu ka hadlayo. Nimanka dumarkii. Baa ka daran oo iska dhaadhiciyey hadasd ilmo badan dhalin ninkaa kaa tagaya. Nin bey ka fekeraan ilmaha mustaqbal kooda Kama fekeran iyo iney awoodii Karan phyisically iyo mentally.
@salmacadey5128
@salmacadey5128 Месяц назад
Yes that’s true walhi Somalia people I don’t know what mean planning and I wish they know how to raise children
@AbdiHassanBare
@AbdiHassanBare Месяц назад
Awoowe 31 ayuu dhalay hal qof oo waxtar leh kuma jiro ilaa 3 iyo 2 ma,ahan
@niyaaladem
@niyaaladem Месяц назад
Waxaan halkan uga mahadceniyaa Fatxiya Cabsiiye oo arimahan ka hadalkeeda biloowday mudo hore. Aad baan ugu faraxsanahay in Soomaaliyi inyar inyar u fahmayaan geediga nolosha.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Месяц назад
Maalin walba na wey caayaan oo dhalishooda iney maqlaan ma rabaan
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 Месяц назад
💯 Fathia had been saying this long time and got attacked
@niyaaladem
@niyaaladem Месяц назад
@@wondroussoul5414. Ma maqli jirtay MAROODI TAKARTA SAARAN MA ARKEE TU DADOOW AYUU ARKAA. nimankaan soomaalida ah waa wax dhintay ee ALLE hasoo nooleeyo.
@niyaaladem
@niyaaladem Месяц назад
@@lightofmylife2008. Sax marqaati baan ka ahay walaahi. Weey ka been abuurtaan Fatxiya Cabsiiye se, maalinka la qaawanyahay ee ALLE hirtiisa la taaganyahay ayaan ju marqaati furi. Insha'ALLAAH
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Месяц назад
Hhhhhhhhh caruur badan hala dhalo si soomaalida ay tiradeedu u badato
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 Месяц назад
Masha allah abtigaan soomaliyeed wax run ah ayuu kahadlayaa caqliga ragga waa kaas
@radiorbb
@radiorbb Месяц назад
Ninkaan waa intelligent waana waxa na heysto ayuu ka sheekeenaa waana dhibaatada soomalida haysto xaga guurka iyo dhalmada
@Vanilla_Flavoured_Milkshake
@Vanilla_Flavoured_Milkshake Месяц назад
Asha Allah Wardheere oo kale Allow Noo badi Waa Nin Caqli badan.War Waanadaa &Wacdigaas Qaataa.Jahalyahow.Thanks wall.
@MohamedMohamed-sj4vq
@MohamedMohamed-sj4vq Месяц назад
Waa topic muhim ah Masha Allah. Thank you!
@BentleyBoyify
@BentleyBoyify Месяц назад
I really enjoyed this conversation. Hopefully, our people will embrace him.
@user-lg3ry8ut1q
@user-lg3ry8ut1q Месяц назад
Tukiga indanisia maleshiya iyo wadamo badan oo muslim ah waxaay dhalaan 2 ana 3 waana 100malyan in kabada soomaalida waxaay dhalaan 20 caruur wax ka bad mana dhaafaan 20 milyan waa dhalmo aan qualaty laheen
@Naisa641
@Naisa641 Месяц назад
Xabada Iyo cuduro dowo la,aanta ba laysa
@niyaaladem
@niyaaladem Месяц назад
🤣🤣🤣🤣🤣caruurta Soomaalida waa xaabada xabad lagu shido, 20 milyan ma dhaafaan
@missadam9250
@missadam9250 Месяц назад
@@Naisa641 Xabada iyo cudurka anaga isku keeney maxa no diiday ina wax barano iyo dagaalka iska deyno cidno wa jahilnimada iyo diin la aanta😢
@Sunshine-id9tg
@Sunshine-id9tg Месяц назад
Waa waxan la yaabay ma tarmaan
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Месяц назад
QIIMAYNT WAXAY IMAN DOONTAA 50 SANO KADIB INSHA ALLAH NOT NOW
@abasabdi4006
@abasabdi4006 Месяц назад
Ilmaha waa barako ama qurbaha joog ama dhimkii joog waa inaa adiga bar baarbaasata ilmahaga aadan kaliya xaaskaga ku eegan Insha Allah, aniga raigaas aa qabaa
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 Месяц назад
Abtigay mahamad Wardheere jecliyaa oo runbadana mashallah waa nin aqli usaaxiib ah ilaahow kudaa abti waa kusalaamayaa long time no see walhi.!!
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 Месяц назад
Wallahi waa runtasii dadhak reer badiye dalgalak ku dhinta. Somali 😢😢😢😢😢😢
@khadraali8373
@khadraali8373 Месяц назад
Walahi wa xaqiiqda taala qurbaha iyo bulshada umada Somaliyed wa kaaf iyo kaladheeri baayadahan iyo Saan udhaqmayno ismaleh xataa dumarkiiba kuleh intaan dhilikaraan dhalaya ee dhal umana diyaarsana dhanwalbe xataa meelay kalaseexiso mahayso Waxa dhan dowladakabixinaya Guri Cunto Hospital Daawada Sanadkastana waxay leedahay nin mahay uurna waleedahay Boyfriend ba igadhalay muslinkuna sino ma ogala xataa ma yaxyaxayso niman garabtaagan maleh Xataa ilmaha makala fogayneyso
@fatimayassin7419
@fatimayassin7419 Месяц назад
Dumerke soomaalida ayageyba ka socotaa ninkaan soomaaliga markey ilmaha bataan oo taber ka waayo waakaa carera hooyo soomaali iyada lee dhib iyo oohin u taalaa ee caqli naagaha agibagaba kama yeelaan sheekadaas ama muslin ha ahaadeen ama gaalo weliba iyagoo hadii la furo iyo hadii laqabo lala korinaayo
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 Месяц назад
Beenti maahan 2caruur alle isiiyey mida yari waa 15 iyo 13 maalin walbo family weey i magaan sidii ina doqon ahay lkn qadarta ka sakoow Alxamdullilah muhiimka wa ilmo wax bartay diiin iyo maadi
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Месяц назад
Waa runtiis Alsheydaamadii EE UMADDA qarxiyaan, ayagaa afar afar gursadaan, iyo kabadan, oo wax qiima ah umalahaan dumarka, mana koriyaan caruurtooda ee tiradabadan. Mahadsanidiin
@abdibasid7161
@abdibasid7161 Месяц назад
Waxaad Noo Sheegtey Naceyb Ragaas Gaalada iyo Ku Raacsan ladagaama Aad U Qabto Waayo Mowduuc laga Hadlaaya iyaga Ma Ahayn Balse Caradaada La Bakhti Baan Ku Leeyahay Wadankana iyagaa Lawareegi Doona insha'Allah Shareecada islamka Ayaana lagu Maamuli Doonaa insha'Allah
@saboismail4776
@saboismail4776 Месяц назад
Ilahay caqliga ha ku barakeeyo wardheere
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 Месяц назад
Masha allah aabo soomaliyeed oo caqli leh waaye
@user-lg3ry8ut1q
@user-lg3ry8ut1q Месяц назад
Walaahi waa runtii dhal uunbuu yaqaanaa ninka soomasli ilmo aan masuul laga aheeyn oo aqaradooda iyo aduunkooda laga dhiseeynin waa sida xoolihii oo kake
@Happy-go-l
@Happy-go-l Месяц назад
Anigooo dumar ah waxaan ogahay in dumarka aay inta badan dhalaaan ilmaha badan sababtuna ay iyaga leeeyahiin qaarkoodna ayba isku yareeyaaan in aay pushchair aaay wali riixeyso waxaad arkeysaa Hoya curudkeeeda xabsi ku Jiro oo iyana umul ku jirto ma waxey u dhaleysaaa street ka 😢😢😢😢
@nasraarale6253
@nasraarale6253 Месяц назад
Hadan daliwayo odiga wuu igatagaya camal.women care the husband more than there children's
@nasraarale6253
@nasraarale6253 Месяц назад
Thank you very much. good topic. Part two please.
@user-xi2gd6gc3o
@user-xi2gd6gc3o Месяц назад
WAA BARNAAMIJ SOOMAALI AAD UGU WADA BAAHANTAHAY. MAASHA ALLAAH WA JAZAAKALLAAHU KHAYRAN
@shugri.farahh
@shugri.farahh Месяц назад
Waa topic muhiim ah, thank you soo gudbintiisa.
@Dagan9322
@Dagan9322 Месяц назад
Wardheere waa run sheeg muxuu somalida akhriyey
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Месяц назад
Hadii wax labaro caruurta oo aabe iyo hooyo akhlaaq leh iyo deganaansho way guulaysanayaan caruurtu.
@AdoontiAlle2023
@AdoontiAlle2023 Месяц назад
Masha Allah reality buu kahadlay nosoobadiyah please more in sha Allah
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 Месяц назад
Waaw masha Allah wardhere ninka kaliyee indhaha u furanyihiin waqica jira❤
@magoolomar1424
@magoolomar1424 Месяц назад
This is very important topic
@u.j7332
@u.j7332 Месяц назад
Ninkan waa indheer garad, waxa uu ka hadlo oo dhan waa xaqiiqo
@rahmaabdullahi9786
@rahmaabdullahi9786 Месяц назад
Ma aragty runta ms jecla dadku
@AsmaaCllaahi
@AsmaaCllaahi Месяц назад
MMashallh
@MohamedLby
@MohamedLby Месяц назад
Indheer garad Ka dheer waa nin aad u cilmi gaaban
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan Месяц назад
​@@MohamedLbyhhhhhh hhhhhh
@missadam9250
@missadam9250 Месяц назад
@@MohamedLbyRunta wa xanuun😉 Raga la sheegayo baad tahay reer badiyo waxid 🤣
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 Месяц назад
Waa nin cajiib ah 😂😂😂 Alla Run badanaa, Ilmaha waan jecelnahay laakiin dhaqan ayaan u duleysannahay.
@daaniadunia
@daaniadunia 19 дней назад
👏🏽 Masha’allah qofba ka hadlay mowduucan rabay
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 Месяц назад
Wallahi wa runta ad ban ugu raacsanahay raga somaliyed dhal un kama fakaran nafta gabadhan ma dhalaysa kwr sadex bilood oo lagu qabo horey laga weydiinayo ma dhashay ma dhalays miya tahay kwr
@amira5248
@amira5248 Месяц назад
sadaxda dheera bisha ugu horesa sis 🤣
@Degmodeqa
@Degmodeqa Месяц назад
Absolutely 💯 waa barnaamij qiimole. Mahadsanidiin soobadiya.
@zaraosman2096
@zaraosman2096 Месяц назад
Kkkkk inaga qosliyay imisa ragba ku joogta! waa reer mii Somalida
@abdiazizhassan4658
@abdiazizhassan4658 Месяц назад
Wardheere waan fahanay in ilmo lagu dhalo ay adagtahay western countries, balse in laba caruur ladhalo ay u baahantahay dhaqaale iyado laftirkeeda.
@Munye11
@Munye11 Месяц назад
Masha Allah good topic ❤❤❤
@hawohared2814
@hawohared2814 Месяц назад
Absolutely waa runtaa thank you
@seynabcali4205
@seynabcali4205 Месяц назад
Gaalada ayaa ugu ilma jecel aduunka weligey bini aadam ilma saas u jecel maan arag. Kuwa wanaagsan qeyru mas ,uul meel walba waa ka jiraa
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Месяц назад
Exactly, wexey ku washten galaada waa siidan iyo saan lakiinse dadkas caruurta xaaqoda wey garanayan .
@zeynabh4449
@zeynabh4449 Месяц назад
Horta dhalida leyskama dhalee waa hadiyad rabi baxsho. Teeda kalana you can’t decide how many children you will have . But that decision is Allah. Wax weyn aya idinka qaldan. Ee Allah kabaqa.
@muhiimali
@muhiimali Месяц назад
Qof walba inu ilahay bixiyo wa og yahay lakin qorshe iyo inyar aad korin karto layska dhala wxd dhashana daadaal bay raban ilahay hani fudaydiyo ma hawl yara ilamaha masuliyadoda
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Месяц назад
Heedhe qooyan wa liska ogyahay siidey caruurta meesha ku imaadan ee ilahey amaan iska sii , ilahey ba biixiya kulaha . Qoof kala dadsan Caruur cafiimad leh ma dhalo 🤢🤢 waan iska ognahay waxey Somalida uu dhal dhalan 😢
@ruwaidadirir8772
@ruwaidadirir8772 Месяц назад
Waa run shag dheg hdal ma ahaney waxad sheegeyso wa run
@samaaraabdirahman9448
@samaaraabdirahman9448 Месяц назад
Maasha allah walahay wardheere xaqiiqo dhaba ayuu ka hadlay laakiin maxay kuugu taal somalidu runta maba jecla waa dad jecel inay been ku noolaadaan
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Месяц назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Ninkani waa rageedii wuxuu fahmay wax badan oo somali fahmin ilaahay ha barakeeyo noo soo kordhi waa baahan yahay waxtarka aad noo keento Mahad adigana thank you 🙏 🙏🙏🙏
@naimahmohd3918
@naimahmohd3918 Месяц назад
Absolutely as a hooyo I agree 100%
@jamiefooddreamer6381
@jamiefooddreamer6381 Месяц назад
My questionis, why do somsli women marry these types of men ?
@aryanali6527
@aryanali6527 Месяц назад
Charleston white’ka soomaalida 😂😂😂
@notyourtypicalfarah7194
@notyourtypicalfarah7194 Месяц назад
He's not as blunt as Charleston lool. We our Charleston 😂😂😂😂
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 Месяц назад
Mansha alaaha waa arin fiican in lagahadloh
@mohamb3785d
@mohamb3785d Месяц назад
Ilmo 10 add dhasho waxa kafiican 2 ad sifiican ukoriso oo waxkuutaro. Jaahilnimo waaye ilmo sidiixoole udhal.
@Rose_1s
@Rose_1s Месяц назад
Sax wallahi 💯💯👍🙌
@shshss1192
@shshss1192 Месяц назад
Ma adaa og qaybka marka oo ogaan kartid labadaas inu ilaahy saalax kaaga dhigi doono ama dhiman doonan? Qofka wa inu intu ilaah siiyay dhalaa hadu rabin caruur badan hal naag haku ekaado iyo intii dhashy.
@asioaxmed875
@asioaxmed875 Месяц назад
Kamuslim ahaan waxaan udhalnaa in maalinta qiyaame nabigeenu nagu faano asgaana kudardaarmay in guurka aan badino. Lakin sida ay soomaalidu ay ufahantay maahan
@ikramabdiaziz1642
@ikramabdiaziz1642 Месяц назад
More wardheere
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 Месяц назад
Run badanaa Maxamed wardheere .
@mmhh-id9qo
@mmhh-id9qo 18 дней назад
These broken families are destroying us both HOME and ABROAD.
@AminaadenYusuf
@AminaadenYusuf Месяц назад
Mashallah I like this program ❤
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 Месяц назад
Masha Allah Waa runtiis
@mowliidmoallim1010
@mowliidmoallim1010 Месяц назад
sheekadan waxay lamid tahay maamadii lahayd Nin faqiir ha guursanina. Hadii aan awood u lahayn in canugeyga Si fiican u koriyo faqiirna Alle iga dhigay , wax ha dhalin maa naga dhaadhicin rabtaan?
@mkafamily6700
@mkafamily6700 18 дней назад
Ninkaan camal Ilaahey hanoo badiyo aamin yarabi
@engalibashirofficial8133
@engalibashirofficial8133 Месяц назад
Good man your speak the truth
@subeiahmohammed9534
@subeiahmohammed9534 Месяц назад
Masha allaah wardheere waa shaqsi xaqqiqda ku nool lkn Somalidubadankood waa dad qiyaal ku nool.
@hamdabilan838
@hamdabilan838 Месяц назад
Caqli io shrf isku darsadey M.a ader somalida bdnkod aminsan dumarka faidadoda kaliya iney wax dhasho❤
@hafsaharbi3817
@hafsaharbi3817 Месяц назад
Aniguba Allah gaalsanaa saan u lahaa ..hadda anaa leh lama korin karo .
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 Месяц назад
Waa ruunta walala xaqiiqda ayaa ka hadasheey ruuntii mowduuc aad uu qiimo badan dad badan kama hadlan waa ka war wareegtan xaqiiqdana kama hadlan ruuntii waa mowduuc dahabii ah oo bahii badan loqabeey aniga shaqsi ahaan aad ayuu iga guxayeey mowducaan oo kale dhibatada badan oo caruurteena heeysato taso dayac badan sababteey qarkood xabsiyada ayaa guri uu noqdeey dhalinyaradeeni jazakallah khairan walal mowducan kama dalayo dhageeysigisa keep going bro 😎 our community is completely broken it’s so sad 😢
@OmarAhmed-zx4hm
@OmarAhmed-zx4hm Месяц назад
Nikaan waa nin waa waaqici ah aad na wax u fahamsan .
@hopefulamina123
@hopefulamina123 13 часов назад
brother you tell the truth
@user-vx1yq7ez7k
@user-vx1yq7ez7k Месяц назад
good advice mashaallah
@daaniadunia
@daaniadunia 19 дней назад
Labada badan wallahi, waa run waa in la dhalo caruur tayo leh oo yar
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey Месяц назад
Ninkaan waa waayo arag
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Месяц назад
Dhalmada badan oo aadan waqti u hayn kuwii kale ma sahlana😊
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll Месяц назад
Soomaali xuquuqda caruurtooda ma dhowraan. Anaa ku dhalay sidaan rabaan kaa yeelaa ayaa taal.
@ademzh
@ademzh Месяц назад
Masha Allah ❤
@Ider-bu6sg
@Ider-bu6sg Месяц назад
Masha Allah thanks bro 😊
@hafsaharbi3817
@hafsaharbi3817 Месяц назад
Preach brother
@user-zw7sj8cv1b
@user-zw7sj8cv1b Месяц назад
Intaasna wa dhalna hadana somali waxan nahay qoomida aduunka kuwa ugu yar, kuwa ugu laan gaabsan ee sidee wax yihiin
@user-zl5cw5qi3i
@user-zl5cw5qi3i Месяц назад
Masha allah wallahi ninkan okale waligay ma arag sidu runta uga hadlayo
@FarhiyaWardere
@FarhiyaWardere Месяц назад
Ninkaani waa waayo arag ee si fiican u dhagaysta
@fathiadjama
@fathiadjama Месяц назад
Macha Allah
@sahraali8379
@sahraali8379 Месяц назад
Waan kugu raacsanahay % walaal.
@amalhasan6180
@amalhasan6180 Месяц назад
Mashaa Allah this guy telling truth pls
@sahraali8379
@sahraali8379 Месяц назад
Waxaan jeclaan lahaa in raga sidaan u wanaagsan in ay wax kaqabtaan qabiileysiga iyo qabyaalada because waxa ugu xun oo dadkeena haystavweeye.
@Rose_1s
@Rose_1s Месяц назад
Mashallah a very snart brother with common sense. Somali people take the great advice don’t have 10 kids you will not teach them anything.
@kleinemannetje7669
@kleinemannetje7669 Месяц назад
Waa nin aqli badan oo wax garad ah alaha ku xafido
@WedowAli
@WedowAli Месяц назад
Mahadow barnaamijka dhaga hadal kabadala dhab-kahadal ku badala idinkoo mahadsan. Waa waa barnaamij xaqiiqada daaran.
@warismohamud8888
@warismohamud8888 Месяц назад
Asc, ka qeybqaadasho hooyooyinka barnaamijkaan uu ka hadley wiilkaan run sheegay ah ma jiro miyaa?
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 Месяц назад
Asc, dhalidda ma ahan dhibku ee waa barbaarinta, ragga Soomalidana badanaa looma tababarin arimaha xilka guriga, halka gabadha laga dhigey masuul iyada oon qaan gaarin.markaa waa in wiilasha loo barbariyo sida gabdha oo loo diro howsha guriga, si uu qoyskiisa hadhow ugu anfaco.wbt
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Месяц назад
Wardheere, runtii isku aragti ayaanu nahay. Waa feker in dib la isagu noqdo u baahan.
@daganmohamed1006
@daganmohamed1006 Месяц назад
Well said Wardhere.
Далее
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Просмотров 4,2 млн
Furiinka qurbaha,
30:27
Просмотров 15 тыс.
Dhagahadal; dhibaatada Biilku ku hayo Bulshada. Q; 1/2
33:23
Xildhiban abiib SNM Anagaa diidnay
49:14
Просмотров 733
Caasi waalidka iyo Qurbaha. Mohamed Wardhere.
43:27
Просмотров 36 тыс.