Тёмный

PART 1| UNBOXING | ITSSAWO 💕 

Itss Awo
Подписаться 25 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Waan ka xumahay in fiidiyowgan uu waqti dheer qaatay. Fiidiyowgan waa qaybta koowaad, qaybaha labaad iyo saddexaadna waan soo gelin doonaa In shaa Allah. MacBook-kayga iyo kamaradayda ayaa i dhibayay 😭 laakiin waan guulaysanay alxamdulilah!

I am so sorry this video took forever This video is part one part 2 and 3 I will upload it In sha Allah. my MacBook and camera were giving me issues 😭 but we made it alhmduliah! I miss you guys soo much😌

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 198   
@FaadumohassanT475
@FaadumohassanT475 Месяц назад
Wakhtiyada aan hawlahayga so dhameeyo gabdhan waan daawada video yadeeda walhi wa fariid yar😊
@HafsaA-p4q
@HafsaA-p4q Месяц назад
My fav RU-vidr allahumabarik ❤️❤️
@itssawo
@itssawo Месяц назад
My darling
@safa_faysal5945
@safa_faysal5945 Месяц назад
Reer muqdisho alle dhibaatada haydinka saaro 😢😢😭🤲
@DowzeyDaahir0445
@DowzeyDaahir0445 Месяц назад
Aamin abyoh 😢
@safa_faysal5945
@safa_faysal5945 Месяц назад
@@DowzeyDaahir0445 😭🤲
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Месяц назад
Amiin very sad😢
@itssawo
@itssawo Месяц назад
Amin ya rab 🥺😢
@AizhaIpraahim
@AizhaIpraahim Месяц назад
Naa awoyy vlogyada soo badi waan ku hystaa aniguyeh😂💋💋
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 Месяц назад
12 minutes every vedio ka dhig wll. Every week 3 vedio soo geli 😊😊😊thanks
@mumtazahmed9720
@mumtazahmed9720 Месяц назад
We miss u awo wad raagtay kolba sidaan RU-vid eegaynay daalnay 🥹
@itssawo
@itssawo Месяц назад
I’m sorry I’m back hada walalo
@Quuu819
@Quuu819 Месяц назад
Wakuu xisay awo isbuuc walbo wax nosoo dhig❤
@rahmaabdi4652
@rahmaabdi4652 22 дня назад
keep it up, you encourage us to change for the better. personally I'm not the type of person who watches youtube but every time I think about watching youtube something guides me to always watch your video I like watching your vlogs and videos it gives me courage and strength wallahi especially the video where you told us to take care of ourselves and that no one else will do it for us that one oh I love it and I watch it all the time I thank you Jazaki lAllah kheir so much for everything. I think you don't know but you are changing the lives of some people including me 😊, but I like to tell you personally because I don't know another place that I express to you the happiness that I feel subhana Allah. I wish you kheir and happiness in your life and Allah brings us together in jannah because it is there that Allah brings together people who love each other in him, and I love you in Allah. May Allah protect you wherever you are and may He also protect you from the evil eye Allahum amin. Hey I written a lot bisinka 😅. Anyway awo long live ❤.
@umm2wins557
@umm2wins557 2 дня назад
Awo i bloody love you .. adore your videos :)
@lahyatahya4885
@lahyatahya4885 Месяц назад
I don't know why i love her but i love this giiiRRRRRRRLLL😊
@user-zj6cv3df6v
@user-zj6cv3df6v Месяц назад
Nayaa😂 wllo aad ayaa uquruxbdnthy manta uun kuso boqday wanan khelay🙈❤💞🙊💋
@nasteexinapea814
@nasteexinapea814 19 дней назад
So badi vedio yada❤
@AbiirFaarah
@AbiirFaarah Месяц назад
My role model awo qurux ❤
@ssffs484
@ssffs484 Месяц назад
3:00 sobadi
@MamiitaMohmed
@MamiitaMohmed 19 дней назад
Waanga raagta no so badi inadeer😊😊
@Mashaandthebear2024-x8j
@Mashaandthebear2024-x8j Месяц назад
Naaya walaalo cimri dheeridaa 😮hadaanba ku hadal hayey markaasad RU-vid ka igagaso hor baxday❤
@Dheymonqurux
@Dheymonqurux Месяц назад
Bisink m.a dheh yaahu
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 Месяц назад
Naaa Awooy waanu guuraynaaa 7 August 8 August 9 August waa Noo hawl badan Soo duceeya asxaapta 😮😊😮😊😊😊😊😊Thanks maanta waa Noo 7 August ❤❤My cousin's his birthday 🎂 😊
@user-kf7yh9cu3l
@user-kf7yh9cu3l Месяц назад
Waxa kale waa been been awooy you are the one and only RU-vidr❤
@rahmaabdi4652
@rahmaabdi4652 22 дня назад
My favorite RU-vidr forever 👑✊️ Awo i thousands likes 🤍
@omaliyahafifa
@omaliyahafifa 29 дней назад
funy baad tahay walhi😂 soo badi
@xabiibamacalimxuseen7037
@xabiibamacalimxuseen7037 Месяц назад
Naya walalo vidoe-yada dhaadheer noo so badi❤️👋
@HipakHamut
@HipakHamut Месяц назад
Our fav cawo 💗
@swaracabdiraxman
@swaracabdiraxman 22 дня назад
I really love your channel Awo plz make 3 videos in a week
@user-jq4mo8rq1w
@user-jq4mo8rq1w Месяц назад
Waanu ku jecelnahay cawo everything about you is 😊amazing
@Sim.nrx1
@Sim.nrx1 Месяц назад
OMG!!!! Awoo i loveee your yapping sessions 😂😂 you're soo relatable 😊
@ebtisammafirin9545
@ebtisammafirin9545 Месяц назад
Na Dee Cawoooo Saw adiga Wixiiiba Pink Ka dhigay.😂 I know it’s your favorite color ❤
@itssawo
@itssawo Месяц назад
Ala Somahan 😩😂
@fatuush--
@fatuush-- Месяц назад
Qof ki ugu horeyy aa noqdey video kadaa arko😂❤ awo
@user-hs3tt2rs4t
@user-hs3tt2rs4t 12 дней назад
NaYaa Wllo GuLys0❤
@nawaalhassanmohamed145
@nawaalhassanmohamed145 Месяц назад
I miss you awo 🥹😘
@Walaasha
@Walaasha 24 дня назад
Cawa nuura sidii walashey iga weyn kuu jecalahy❤
@maaida1643
@maaida1643 Месяц назад
Soo baadi cawoy❤and can u make a video about the vitamins u take please
@rahmoadan1970
@rahmoadan1970 Месяц назад
video saa u jeclahy ano iska qoslay un baa is arka😂 noo soo badi wll waa ku heysanaye❤
@hamdafarhan6539
@hamdafarhan6539 28 дней назад
I love you Awo❤❤
@user-xk2rx5bc3r
@user-xk2rx5bc3r Месяц назад
Na soo badi ❤
@Shamsuuni987
@Shamsuuni987 Месяц назад
Dhiirigalin ba ka hela vedio yadada role model ii tahy love uu😭🫶
@user-jr8ud8rx9c
@user-jr8ud8rx9c Месяц назад
Cawo nag lamida maku jirto you tube I miss you xappti❤
@itssawo
@itssawo Месяц назад
Thank you 😩😭
@skojaintemedmigg3an945
@skojaintemedmigg3an945 Месяц назад
Link for the perfume please cant find it
@mihimmohamed2322
@mihimmohamed2322 Месяц назад
Waan jecelahy vidoyadada ❤
@Fardowsa-qm5tx
@Fardowsa-qm5tx Месяц назад
Cawo dhool ❤❤❤
@AmiiraAbdirashiid-p2j
@AmiiraAbdirashiid-p2j Месяц назад
Awo love you my dear sister ❤
@Mydayyss
@Mydayyss Месяц назад
nayaa walalo i need the gym outfit code please
@NWOOYY20
@NWOOYY20 Месяц назад
Iam from ethiopia but ethnicity somali lol I think I found my favorite somali RU-vidr💗🎀😭you are acceptable 🫶🏽💗😂
@itssawo
@itssawo Месяц назад
🤣🤣🤣 I love the acceptable part , well my darling welcome on board this team is called ‘Naya walalo 💕’
@munaabdidheere4124
@munaabdidheere4124 Месяц назад
Horta cawo brand xgee laga dalbadaa wllo iisheeg nayaada wlaalo ❤❤
@hamdasaed3957
@hamdasaed3957 Месяц назад
Woow thanks qalbi lasoo dhakhso videoska uun
@user-du5ic5xw4w
@user-du5ic5xw4w Месяц назад
Cawo quruxeey ingiriiska kusosocdaye isodhawe🎉
@user-bf3ye1hm5t
@user-bf3ye1hm5t Месяц назад
Iso duceya walalayal murad ayan leyhy inu illah ii fududeyo❤
@Urrmomtaz
@Urrmomtaz Месяц назад
Aww awo we missed you
@user-ld8gm2jk2o
@user-ld8gm2jk2o Месяц назад
Nosoo badi awoy😂❤we love you
@JannahAbdirashid
@JannahAbdirashid Месяц назад
Cawo ku jecliyaa❤
@miimibeauty
@miimibeauty Месяц назад
My love awo sugaaran u jeckahay video yadada ❤
@Ash-qb2ui
@Ash-qb2ui Месяц назад
Walalo Awo what face mask did you put on?
@deeqamahamedyurub8645
@deeqamahamedyurub8645 Месяц назад
Soo badi oo soodheere videoga
@nasriineey1161
@nasriineey1161 Месяц назад
Miss you qali❤
@khadrayuusuf6130
@khadrayuusuf6130 Месяц назад
Naya walalo what kind vitamin! Which brand vitamin are! Give us more details vitamin
@sundussuleiman694
@sundussuleiman694 Месяц назад
Shaarka koorkiisa qali isheg
@bostejoali3717
@bostejoali3717 Месяц назад
Mashallah ❤🎉
@najmaali17
@najmaali17 Месяц назад
Abayo qali wllhy dar illhy ban kuu jeclahy cawoy❤
@user-em5rr6tp1f
@user-em5rr6tp1f Месяц назад
I miss you awo❤❤
@filsancadey1397
@filsancadey1397 Месяц назад
Nayaa wallo noso badi video ❤
@fartunmohamed4463
@fartunmohamed4463 Месяц назад
Finally 😅 cawoy
@kawsarabdi7574
@kawsarabdi7574 Месяц назад
Love you cawooY 😂🤍
@amlcwl2674
@amlcwl2674 Месяц назад
Dee awoy soo. Badi videoyada waba xeesatee Ayantan ❤
@FatmaAbdullahi-ks1tp
@FatmaAbdullahi-ks1tp Месяц назад
Cawo quruxbadaney kuu xiiisnay🥺🤍
@fahiimacabdi4279
@fahiimacabdi4279 Месяц назад
Hi walalo. Can you share with us the SHEIN code for the color for the clothes. Thank you 12:27
@nadanuura5870
@nadanuura5870 Месяц назад
🎉 cawo I love you wll lkn plz 🙏 video 20 minutes haka badin bisinkee 😅😅😅
@SeinuCabdiwahaab
@SeinuCabdiwahaab Месяц назад
Naa wll awoy maxa ku dhacay waa maxay halka video🙄anah malin walba ku suuga
@iqbalomer
@iqbalomer Месяц назад
Video yadan dhaadheerban ku haysta awo❤
@Runeeeyyyyyyyy
@Runeeeyyyyyyyy Месяц назад
Kac Kac awo video noso dhig waa ku xiisney Videoyada noso dheerey payo ❤😊
@najaaxmaxamud1972
@najaaxmaxamud1972 Месяц назад
Hye wan soo qadayana isug 😂❤
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 Месяц назад
Nayaa walaalo soo badi ❤❤😅
@lahyatahya4885
@lahyatahya4885 28 дней назад
Abaayo supplément noo soo sheeg deee😅
@zahraYassin-cx4pi
@zahraYassin-cx4pi Месяц назад
naa waa dhexdhwxaad waxna ma dheero
@hamdaiprahim7393
@hamdaiprahim7393 24 дня назад
Naa cawooy videogu cod gaabanaa dee gacalo
@Dheymonqurux
@Dheymonqurux Месяц назад
Adi ran kugu heystaa wallhi❤😂 lkn routine ka guriga nooso sameey❤
@shukridahir4631
@shukridahir4631 Месяц назад
Nyaa wlalo soo badi love you wlhi ❤
@HoodoKaappa-fk2dn
@HoodoKaappa-fk2dn Месяц назад
Wan kuu xisay qali awo❤
@AyeyoHe
@AyeyoHe Месяц назад
Cawoooo000000Yy❤❤❤❤❤❤
@AmranAwil
@AmranAwil Месяц назад
Naya wllo iwaran ❤
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 Месяц назад
Wlhi Shaah iyo laxoox ayaan isku soo qadatay 😂😂😂😂😂
@naema_jannah7539
@naema_jannah7539 Месяц назад
Video yada dhaadher midh midh laygu kala dhig dhigo waaban ka hela yaa ilamida talaw😂
@adnan.x999
@adnan.x999 Месяц назад
Awwwo 🫶🏽💕💕💕💕💕🫂waso dahdeyyy
@itssawo
@itssawo Месяц назад
Sorry 😔
@nastehoaliosmaan1460
@nastehoaliosmaan1460 Месяц назад
Noso Badi Cawoy ❤
@SamiiraAbdullahimuhumud
@SamiiraAbdullahimuhumud Месяц назад
Vatimiinada aad qadaneeso manala wadagi kartaa magacyadooda in uu anagaba naga maqanyahy oo aan u bahanahay laga yaba magacyadoda iyo waxey qabta inoososhek hadi ay macqulrahay abaayo
@princesskaif2455
@princesskaif2455 Месяц назад
Noosoo badi qalbi we miss you😢❤
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 Месяц назад
Vitamines maa na tusty quruxey aan aragnee 😂😂
@phaizaqueen7388
@phaizaqueen7388 Месяц назад
❤❤❤😢🎉
@AmiiraMohamed-k5t
@AmiiraMohamed-k5t Месяц назад
Vidoeyada sidan u dhaadheer noo soo badi and do a weak in my life plz❤❤
@Zehaa007
@Zehaa007 Месяц назад
Naayaa walalo waanku xisney❤
@itssawo
@itssawo Месяц назад
I miss you too 🙈❤️
@Cayni842
@Cayni842 27 дней назад
Shayga ku anfici waayo sidee loogu celiyaa
@xafsaxuseen370
@xafsaxuseen370 Месяц назад
Awo👸🏻🫶🏻
@Mushtaaq-300
@Mushtaaq-300 Месяц назад
Awo baryahan hageed ka dhacday waa lagu waayaye😊
@FaraxsanGirl-ny3hy
@FaraxsanGirl-ny3hy Месяц назад
Soo badi
@itssawo
@itssawo Месяц назад
Haye 💕
@NajmaHasan-n2g
@NajmaHasan-n2g Месяц назад
Finally 😂 mxaan inbadan ku sugnay naya wllo😂❤️
@Ashlirose-n7p
@Ashlirose-n7p Месяц назад
We need more 😂
@Iamjusagurl
@Iamjusagurl Месяц назад
Cawoy vedios yada inoo so dherey wllo like 1hour kaso dhig
@user-jq4mo8rq1w
@user-jq4mo8rq1w Месяц назад
Cawadayda caashaqa😂❤❤❤❤
@DowzeyDaahir0445
@DowzeyDaahir0445 Месяц назад
Waxaaa fcnayda muraaday face shape kaada ah inaa soo qaadatid ❤
@Maproukamouse
@Maproukamouse Месяц назад
Awoyyy waxay wad iska maqnanysaa uune de videoyada soo badi qli
@user-bf3ye1hm5t
@user-bf3ye1hm5t Месяц назад
Oo ado nin raga maxa nagaha is qurxinta ka shekeyo u dawata???
@rizwanabuukar2247
@rizwanabuukar2247 Месяц назад
Mcny the video is beautiful and fun but haso dhahinin 😂sorry jaceyl bey iga tahy Nayya habo ❤
@itssawo
@itssawo Месяц назад
Haye xabbity thank you ☺️
@anhaarcabdi3047
@anhaarcabdi3047 Месяц назад
Nay Wllo shien macudur baalag qad
@LuulMuse-xg1rq
@LuulMuse-xg1rq Месяц назад
no but waa muhiim inaad is dhaqdid before you wear it huuno😊 cause you don't the consequences
@itssawo
@itssawo Месяц назад
Maya xabbity iska dhaq lkn ❤️
Далее
АХХАХАХАХАХАХАХАХ
00:16
Просмотров 170 тыс.
WEEKEND ROUTINE/ 3DA MAALIN O FASAXA WAXA QABTO 
30:03