Тёмный

PART 2 SUNDUS OO SOOLAABATAY FULL ROUTINE HABEEN ILAA MAALIN IYO CEYDA OO..? 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 54 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 442   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 9 часов назад
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw👍❤️
@سعادجوليدعمر
@سعادجوليدعمر 8 часов назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله محمد
@DowzeyyMaxamed
@DowzeyyMaxamed 7 часов назад
Scw scw scw
@Kikiafcad-tk4bs
@Kikiafcad-tk4bs 9 часов назад
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw ❤❤❤
@SaabriinIbrahim
@SaabriinIbrahim 9 часов назад
Aan kusalino nabigeena muxamad scw❤😭
@RozaXasan
@RozaXasan 9 часов назад
Sundustenaa io Amiiradena is ilaashada my queens🥺👸🤴
@aaminoismaaciill
@aaminoismaaciill 9 часов назад
inta sugesi iney sundus solabato ❤❤
@BahjoCisman
@BahjoCisman 9 часов назад
Amiiro full routine waku heesta wlhi 😫💋🔥
@intisaamofficial3008
@intisaamofficial3008 9 часов назад
Team amiira qurux iso duceya plz 🙏 mudo 3 isbuuc wan xanunsanahay ani 🙏 xanunsan tageerida amiira qurux ma joojin duca idinkaga bahanahay 😢
@user-Zalmiita
@user-Zalmiita 9 часов назад
Qurux badaneyyy ilhy haku cfiyo qlbi
@user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan
@user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan 9 часов назад
Alle haku wllo❤
@mounaosman1751
@mounaosman1751 9 часов назад
Allah Haku cafiyo
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 9 часов назад
Wlhi inta routine lasameyo kaga io kan arimahena wa dab io holac siiba kaga wax funny ayaa ka buxa io live sheko waiska shekesaneysn jawi dagan M.a routine sharaftis wa amiro wey soo xushaa wlhi codkeda laguma cajisayo qosol + shactiro + sheko + jafow ani hada cajin iska so qase wlshey guriga uyar idhhde amiro part2 ee soo dhigte sarirteyda imade qol mugdi ku dawade muqalkan waxa cuncuno macmacn horo uso qate amiro Challenge yadada live camerada io routine kga aya ka jecel nhy nafahn hawyn fiid notahy sadax sac haweynimo 20 daqiqo ka harsan amiro wku jecelnhy
@farxiyabarkhad6345
@farxiyabarkhad6345 9 часов назад
Inta sundus markay aragtey soo carartey only one like ❤
@RiyaqRuun-rb9hq
@RiyaqRuun-rb9hq 9 часов назад
Aniga cml 😂😂
@farxiyabarkhad6345
@farxiyabarkhad6345 9 часов назад
Hakufin intaad ledahay aniga cml 😂😂😂😂😂😂😂
@AsturMahamed
@AsturMahamed 9 часов назад
Team amiiro qurux one like❤😊
@HalushAbdullahi
@HalushAbdullahi 9 часов назад
Amira routine sosamay mar kale cayda codka so sar deh apyo 🥰 inta ila mid one like
@Ladan.cidi.368
@Ladan.cidi.368 9 часов назад
Igula sali nabi maxamad scw scw scw ❤❤❤
@SacdiyoCusmaan-fv9wx
@SacdiyoCusmaan-fv9wx 9 часов назад
Scw scw scw ❤️
@CabdulaahiAwees
@CabdulaahiAwees 9 часов назад
TEAM AMIIRO QURUX ON LIKE ❤❤😂
@Miskiahmed809
@Miskiahmed809 9 часов назад
Hal haben hdaa youtube kamaqnaado oo asxabta dhan vidio sogaliyaan habenka kla chanelka ugu horeya aa firsanaaya waaa amira ❤😫Always she is my number one saaa ujeclhy qof kle uma jecli
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 9 часов назад
Ani maa kadhex qeylinoyo san ujeclahy amiiro😩
@AxlaamHasan
@AxlaamHasan 9 часов назад
Anoo kalad tahey amiira cidna lamsimo
@Miskiahmed809
@Miskiahmed809 8 часов назад
@@Gosha-rercarale ani xitaaa wllhi😫❤
@Miskiahmed809
@Miskiahmed809 8 часов назад
@@AxlaamHasan sidokle wllhi
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 7 часов назад
Miski Mash'Allah sidu magacaagu u carfayo ayu comment kaaguna u carfooya.❤❤❤ Milyan Qurux malaayiin dad bey quluubtoda kasbatey. Taasna wa Daacadnimada iyo Qalbi wanaaga.❤❤❤
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 9 часов назад
Aqwaaan ta maal mahan routine ka waaaaa an other level ❤😂
@Najhad
@Najhad 9 часов назад
Noo soo badi amiira inta igu raacsan like sar❤
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 9 часов назад
Sundus iyo amiira markay isla joogan😂❤
@Khadijaalimohamett
@Khadijaalimohamett 9 часов назад
Team Amiiro one like ❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 8 часов назад
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 9 часов назад
TEAM KOKO ONE LIKE 👍 ❤
@RayanAli-s9i
@RayanAli-s9i 9 часов назад
Team amira qurux one like 👍 ❤
@munaismaciilcabdi6157
@munaismaciilcabdi6157 9 часов назад
Alla amiira nosoo badi best routen baa duubtaa iyo qaraaxda asxaabtaa
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 9 часов назад
Amiiroy sundus io Samia isla daga dheh ayaga single weye is weheshada dheh
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 9 часов назад
Sundua walshed lajogto dad iney ladagan maficno labadoda wehel isugu filan
@SuhuurcaliSuhuurcali
@SuhuurcaliSuhuurcali 9 часов назад
Amira wa family full ah qof kale islma dagi karaan
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 7 часов назад
@@Gosha-rercarale Sundus walashed mar dhaw be tagaysa
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 7 часов назад
@@SuhuurcaliSuhuurcali abyo amiiro kuma jirto sundus io Samia kaliya shegaya
@SamarAbdullah-hb3dn
@SamarAbdullah-hb3dn 5 часов назад
Taladaada ma xumo lkn qurbo waxaa Ku noolaa 8sano mana fiicno fiicno inaa cid la dagto ilaa baahi iyo lacag la aan oo aad ijaarka dhiiban karin inee kuugu kalifto qof walpo kaligii hanoo laado kadib wadashaqeyn bes haleskuugu imaado iyo😂baashal saas ila wanaagsan kadib guriigaaga aad saladaha duko film inaa fiirsatid hadii aad rabto maskaxdaada deji naftaada wakhti laqaado waa daganaan aan inaba caadi eheen wlh
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 9 часов назад
Jah boqordeena Amiira qurux TNX yaqay ❤ iNta ku faraxday routine iO sow labashada sundus❤
@Shukriza
@Shukriza 8 часов назад
Team 27 yaa ugu jeceshahy routine kisa😂ani amiira❤🫂
@Fairygurl23
@Fairygurl23 9 часов назад
Amiradeena routinekagu is best❤
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 9 часов назад
M.a Routineka Amiiro Waaba kuhaystaa Cashadaa kudulcunooyaa Lagama sheekeen karo ALX❤❤❤❤🎉
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 9 часов назад
Amiro landherey dad kujecelaa hesataa hee
@EymanyamanRaxweyn
@EymanyamanRaxweyn 9 часов назад
Ala baquradeena wamahadsantahay amiiro wllshey mcn wahahadsantahay madam cudsogenaa notixgilisay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ walltinimo aakuujeclahay🎉🎉🎉
@Sabriney
@Sabriney 9 часов назад
Amiira waxaa sundus iyo Samia u sheegtay noo sheeg😂😂❤
@SucaadYaasiin1234
@SucaadYaasiin1234 9 часов назад
Anaga rutinkaaka wan ku haysanaa amiira rietikaaka ruetinada kale wuu kamacan yahay
@NasroCabdijimcale
@NasroCabdijimcale 9 часов назад
Team Amiira qurux one like 👍 ❤
@SihaamEid
@SihaamEid 9 часов назад
Walhi wan ku faraxaye marrkan arkey inaad soo dhigtey part 2❤😂😊
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 9 часов назад
Ala amira dena qurux badaney Routine kaga san ujeclahy kama dalno part3 so samee mirayyyy😊😊
@FardusAxmedsaleban
@FardusAxmedsaleban 9 часов назад
Isladega samiya sundus😢😢 itaiguracsan👩🏻💋🫶🫶
@HaniAadan-g9x
@HaniAadan-g9x 9 часов назад
Isoo duceeya ilaahay inoo imtixaanka ii fuudeeyo❤
@muxubosaciidyusuf2757
@muxubosaciidyusuf2757 9 часов назад
Allh kufududeyo wll
@ilhaanqaasim3288
@ilhaanqaasim3288 9 часов назад
Qofta kaliya routine keda aan ku cajisin aatahay wlhi m.a❤
@Fazuumoha-x5r
@Fazuumoha-x5r 9 часов назад
Hore usoco amiiradeena intaan iyo in kabadan aa kuu rajeynaa
@QueenAyuush-q7n
@QueenAyuush-q7n 8 часов назад
Amiiro quruxey m.a routine kaaga waa kahelnaa mar walbo nooloo duub midakle samia iyo sundus isla daga dheh samia keligeed waaye haniiga sooagdhawàato abyo wax kastaa dhici karee garb kusii abyo seey nìiga sooagdhawàato
@Kikiafcad-tk4bs
@Kikiafcad-tk4bs 9 часов назад
TEAM AMIIRA ONE LIKE ❤❤
@Asmamohaa2357
@Asmamohaa2357 9 часов назад
Sundustenq io amiiro marke isla jogan😂❤
@HodmanAhmed
@HodmanAhmed 9 часов назад
Amiiradeyda said ku jeclhy wlhi ❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 9 часов назад
Jh waa qiroday😩😂
@HodmanAhmed
@HodmanAhmed 9 часов назад
@@Gosha-rercarale naa yaa qiiro kudhay🤔😅
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 8 часов назад
@@HodmanAhmed naa jeceyl uqabo amiiro la qiroday😂
@HodmanAhmed
@HodmanAhmed 8 часов назад
@@Gosha-rercarale kah sas miyaa wawada qiiresanhy markaas 😫😅✨️🫶🏃‍♀️naa soo bax aan malesia aad née😫😅 amiiro kama kafta mo inaa arko jeclhy lakulmo👸🏻🫶🔐💞🩸
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 8 часов назад
@@HodmanAhmed sow maha tan san ujeclahy waligey qof uma jeclan walhi aqwan nawad an adnee😩😭
@AbdullahimohamudYusuf
@AbdullahimohamudYusuf 9 часов назад
Ani❤😂 amiira waaku jeclahay waliba isaasid eh❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 9 часов назад
Wax lajeclado wey istahisha miradena😩😍
@SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
@SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 9 часов назад
Amiiro quruxeeyyy routine kada nosobadi aboyoy walahi wakuhesana hadanahy rer comnti is beat walahi full qurux badantayda nolow xppyi😢🎉😊😅😂❤
@mssnahidaqurux-9543
@mssnahidaqurux-9543 9 часов назад
Amiira Qurux beautiful m.a ❤🎉💗💞💖 qalbi saafi
@Fattidiamond
@Fattidiamond 8 часов назад
Alla ani wxn jeclaan lahaa. Fikir ahaa samia io sundus inay isladagaa oo isweheshadaa. Waayo samia waata gurigeda kacabsanyso. Koko illahay hacaafio. 🤲
@rahoom-123
@rahoom-123 9 часов назад
Amiira bil noo soo duub xtaaaaa routine waku hysna😂❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 9 часов назад
Walhi sanad xata hadey so dubto kama dalayo san ujeclahy routineka amira😂😂😂
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 9 часов назад
Best Routine wye amira wa ku hesanaa No so badi👍🏻❤️
@AbdourahmanmoustaphaAbdourahma
@AbdourahmanmoustaphaAbdourahma 8 часов назад
Dunida maso marin rux ka qayr badan kana sharaf badan kana ruun badan nabi Muhammad scw ❤ 🕋🕋
@FoosiyaMahamud-l7g
@FoosiyaMahamud-l7g 9 часов назад
Sundus waa run leeyay😂
@xamsegoud2759
@xamsegoud2759 9 часов назад
Ceyda iyo amiira ❤
@MuniishaMuniisha-nx5cn
@MuniishaMuniisha-nx5cn 9 часов назад
Sundus samiya isladaga xarabo miran tihin lawadina 😂😂 rotin 4 rad noso same wakuhesana
@AsturMohamud-x1e
@AsturMohamud-x1e 9 часов назад
It is beautiful how you look who agrees 👍
@FartuunCali-d3n
@FartuunCali-d3n 7 часов назад
Team amiira qurux one like 🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤😊
@SamiraDahir-gh2on
@SamiraDahir-gh2on 9 часов назад
Amira no.so.duub markaste routine❤
@falisShiikhDooncabdi
@falisShiikhDooncabdi 7 часов назад
Sundus iyo samia haday isladagan funny 😂😂❤❤
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 8 часов назад
Wallahi Asad iyo Samia runtod waye, Rutinyadaadu wa the BEST and u r the BEST. Boqorada RU-vid, Xidigta T27 Guleyso o waligaa gadaal ha marin.❤❤❤
@Asma-Abdiqadir
@Asma-Abdiqadir 9 часов назад
Amiiroyyyy Allah ku cfyo Quويn 🤲 ❤
@Ixsaankhadar4445
@Ixsaankhadar4445 9 часов назад
Amiira Asad wax badan laduuub labadiina ayay nogu baxdaye😊😂
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 9 часов назад
Sow maha dhibkiyo dada waye asmir😂
@XasancalimXasancalim-j2p
@XasancalimXasancalim-j2p 8 часов назад
Amiira game ka caaga goormeh is adkey nesiin mar waliba game ka caaga maxa niila badiyah😂😂😂
@FaadumoSahayb
@FaadumoSahayb 9 часов назад
Amiiradyda keep going we love you so mach our Queen ❤❤
@FatmaHussein-xp9sc
@FatmaHussein-xp9sc 9 часов назад
Anaa ugu horeeye like i sar😢
@Meneta143
@Meneta143 9 часов назад
Ala sundus samiyo isladeji amiro plz❤😂
@IqraCadeey
@IqraCadeey 9 часов назад
Challenge rabna amiira
@YusroQaasim
@YusroQaasim 9 часов назад
Team amira qurux one like 😊
@kawsarshuuke2659
@kawsarshuuke2659 9 часов назад
Amiiro nooso badi kama caajisayno routine kaga weenogubaxdaa❤❤
@samarmohamed4226
@samarmohamed4226 9 часов назад
toutine amiira zaaid u jeclaahy😍😍💕💕💕
@KHADARMOHA-w5i
@KHADARMOHA-w5i 8 часов назад
3 routine iska daayeh 100 routine waan kugu qadanayna akhii ❤ 😊
@KoozDiiriyEh
@KoozDiiriyEh 9 часов назад
Team amiira qurux m.a ❤
@Qalbideeq872
@Qalbideeq872 9 часов назад
Amiiradeena caashaqa routine lee noo soo duub 💕☺🧕🏽
@IsmahaanCumarcabdi
@IsmahaanCumarcabdi 9 часов назад
asc amiiro qurux wankutagera wllhi maxailedahay
@NimcoSuldaan-m2k
@NimcoSuldaan-m2k 8 часов назад
Ala amiirayy soo badi rountinadaada ani kaaga Lee daawada wllhi soo badi waa ku heesta wuu shidanyhy Qurux routuninedaada😂❤❤❤😊
@MillionDhaanamiira
@MillionDhaanamiira 9 часов назад
Ayyy amiira codsigena No tix galisay thanks yaqey ❤🎉😊
@NimcoSuldaan-m2k
@NimcoSuldaan-m2k 8 часов назад
Part 4 routine channelka dhan routine lee best routine wllhi Qurux iyo shactaro m.a miiradeydii anoo ku daawan maba seexdo wllhi waa kugu qafiifey❤️‍🩹🫶🏽👸
@CanabMohamed-q1j
@CanabMohamed-q1j 6 часов назад
Team amiira qurux and sundus ayaali one like 🎉🎉🎉
@kaltunbootaan
@kaltunbootaan 9 часов назад
Amiira routine ka waa ku haysanaa best routine walahi❤❤
@ayanibrahim0162
@ayanibrahim0162 8 часов назад
Please Hanaga jojinin Amiiro wan ku haysana inata ila qabto like ❤😭🥺😊
@Raizaroomar
@Raizaroomar 5 часов назад
Amiiradeena routine kaga waa complete 💖 madama Ceyda uu ku jiro saan lee noogu wad ❤
@Lara_official.
@Lara_official. 9 часов назад
Samsun ha isla dagan❤
@juweyriyamohamed
@juweyriyamohamed 8 часов назад
Amiradena best rountinkaga aaba ku hesanaa love you queen isbucii 3jeer naku so dhax tuur💋🫶❤️
@SaabiriinMacalin
@SaabiriinMacalin 9 часов назад
Amiiro qurux abyoo ku jclhy dar alle
@caishamaxamed9765
@caishamaxamed9765 8 часов назад
Waxan ka yaaby Routine ka Amiira io Asad games kiiisaa io sundu lee dhameystaaa wlhy kuwa kale dulqaad malihii ilhay Amarkiisa😂😂😂😂😂😂😂😂
@fardoosotifow
@fardoosotifow 5 часов назад
Amiiro barnaamijka so samey 10/10 waaye lkn we gawan thy cml ahaay so samey abaayo
@fadumoYusuf-l7z
@fadumoYusuf-l7z 9 часов назад
Ayy balanta wee ofisayy😂
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 9 часов назад
❤❤
@shugriahmed5519
@shugriahmed5519 7 часов назад
❤❤❤❤
@faaizafaarax9397
@faaizafaarax9397 7 часов назад
Noo soo badi amiira routenkkaaga noo soo badi❤😊
@maryamaali4529
@maryamaali4529 9 часов назад
Amiiradeena routine lee rabnaa anaga😢😢😢😢
@BushraSuleiman-i6i
@BushraSuleiman-i6i 9 часов назад
Team ROUTINES ONE LIKE 😅😊
@MaandarroMedia
@MaandarroMedia 9 часов назад
Ku saliya nabiga SCW❤❤❤❤🎉🎉
@hamdiahmedmuse1881
@hamdiahmedmuse1881 9 часов назад
Horta waa Suaale caway igusoo dhacdaye ugbaad awayna😢❤
@miskimorata2854
@miskimorata2854 9 часов назад
jojo routine is the besti wye wlh💗❤🔥🔥
@Zahrayalicolow
@Zahrayalicolow 9 часов назад
Hanaka dhafin mirayyy wajecelnahy😂❤
@Itsmebariyey
@Itsmebariyey 8 часов назад
amiiro nosoo badi routineka Best waye mcntoy 🫶😭❤️
@axlaamcumar5905
@axlaamcumar5905 9 часов назад
Amiira Routinkeda wllhi waan ku Heesta qatar aa u duubta soobadi Noh miiraa❤😂😂😂
@Queenamran-g6s
@Queenamran-g6s 9 часов назад
Amiiro abaayo routine rabnaa 😊 noo soo badi ❤
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 9 часов назад
Amirow abyey Kiki aaway plz no so sheg
@SabirinAbdinasir-sr2du
@SabirinAbdinasir-sr2du 9 часов назад
Sundus iyo samia isladaga❤❤❤
@7101jihaan
@7101jihaan 9 часов назад
اللهم صلى على محمد ❤
@FatiyaMohamed-ty4ww
@FatiyaMohamed-ty4ww 9 часов назад
Amira wn kujclhay ❤❤❤
@aniisaxasan6909
@aniisaxasan6909 9 часов назад
Amiira waa ku jeceshahy wllhy ❤
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 9 часов назад
Ayy😢
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 9 часов назад
❤❤
@FardawsaSaciid
@FardawsaSaciid 9 часов назад
amiira anaa uhareeyo😂❤
Далее
HOOYADA UGU FIICAN TEAM 27 YAA NOQDAY
25:12
Просмотров 54 тыс.
WAA AMINI LA AHAY FARXAD AYAN LA OYAY 600K 🥲
11:23
QOF AAD TAQAANIN AYAA YIMID WELLCOME TO MALAYSIA
10:54