Тёмный

PAUSE CHALLENGE KII UGU ADKAA IAMK OO IQAYAAMAY BOQOL DOLLAR LAST MAN 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 539 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,5 тыс.   
@Xamsekayse1122
@Xamsekayse1122 3 месяца назад
Inta markuu iamk rumuudka u tuuray kusoo celceshatay 😅😅😅
@nuuramaxamud4414
@nuuramaxamud4414 3 месяца назад
Ani 😂😂😂😂
@Xamsekayse1122
@Xamsekayse1122 3 месяца назад
@@nuuramaxamud4414 Naag NooL😂😂😭😭😭
@NimcoFanax
@NimcoFanax 3 месяца назад
10 mar cml wan kuso celiyy sida u tuuray😂 iam k ❤
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 3 месяца назад
Wlhi wan kusoo ceshtay imk waa funny😂😂
@MaxamedAmiin-y2x
@MaxamedAmiin-y2x 3 месяца назад
Wlhi bentaa ma ah wan kuceshtey❤❤😂😂😂
@Dhooleey
@Dhooleey 3 месяца назад
Alla zamia iyo IAMK see wax yesheen wlhi daacadaa uqoslay 😂😂😂😂😂😂 miskiinteyda cawada waloo hiiliyay😂😂😂
@Abshir_Ahmed_hasan1
@Abshir_Ahmed_hasan1 3 месяца назад
maku Jirtaa Dadka Dhaho Asadhajio27 Caawa Video Muso dhigo 😅
@FardoosoMahamud
@FardoosoMahamud 3 месяца назад
Yes❤
@alinuuribrahimyusufalinuur72
@alinuuribrahimyusufalinuur72 3 месяца назад
Yes
@kawzarezmail
@kawzarezmail 3 месяца назад
Hahey wlipa asad
@anisodahir7015
@anisodahir7015 3 месяца назад
Haa 😂
@quenwafa7790
@quenwafa7790 3 месяца назад
Yes
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 3 месяца назад
Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw
@NafisoNuur-fn2wy
@NafisoNuur-fn2wy 3 месяца назад
Scw scw scw
@HodanAli-ik2ud
@HodanAli-ik2ud 3 месяца назад
صَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَ 🥹❤️🫶
@Cabdilaahicisma
@Cabdilaahicisma 3 месяца назад
Scw
@Rashkaplay8
@Rashkaplay8 3 месяца назад
Scw
@SumayoFarey
@SumayoFarey 3 месяца назад
Scw❤
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 3 месяца назад
Team Samia xishood badan one like ❤❤❤Saamiyadeena🎉🎉
@khadrakhaliifdheeman1469
@khadrakhaliifdheeman1469 3 месяца назад
Samiya wlhi waa naag adag hadii asad ka badiisay😂😂😂😂
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 3 месяца назад
No ex no next for me Muhammed is the best salalahu calyhi wasalam 😢
@CabdinajiibYare
@CabdinajiibYare 3 месяца назад
mohamed magac cadi ah uu noqona wara nebi mohamed scw dheh
@axmednurcalicabdi9127
@axmednurcalicabdi9127 3 месяца назад
Wuu dhahay indho ma lihid​@@CabdinajiibYare
@DeeqaDegan-bu4it
@DeeqaDegan-bu4it 3 месяца назад
​@@CabdinajiibYare m.a sas sax eh❤
@SahalSahal-m7x
@SahalSahal-m7x 3 месяца назад
scw scw scw❤
@MaryamMulki
@MaryamMulki 3 месяца назад
Sifiican ujabi samia and team imk one like my legen imk😅😅
@AdoontiiAlle27
@AdoontiiAlle27 3 месяца назад
Pause ⏸ challenge waxn jeclaan jiray marka ay Amiira ku jirta lkn cawa samiya Amiira Noo badashy wlhi saan u farxy marka uu IAMK ramuudka samiya u tuuray dumarnimdu hawaaarto😂❤
@NimcoCabdilahi-kl2wl
@NimcoCabdilahi-kl2wl 3 месяца назад
Hawaarto😅
@samiiradaahir2575
@samiiradaahir2575 3 месяца назад
Ani markuu imk rumudka samiyo utuuray:- Me: 😂😂waa furay qoslee My sis: hay mxa kugu dhacay neefta makugu ceshonty
@mariahappy9532
@mariahappy9532 3 месяца назад
😂😂😂😂
@NuurtoCartan
@NuurtoCartan 3 месяца назад
anaa kulami😅da
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 3 месяца назад
Next chalenge last man sleep we are missing that game realy😢
@IbnuDaib
@IbnuDaib 3 месяца назад
yeah I missed that game cml
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 3 месяца назад
Alla. Iamk😂😫❤❤samiyo u hiliye wlhi maskinta eydo qlshee
@MoktarAsad
@MoktarAsad 3 месяца назад
Cawa waxba la iskuma Reeban Saamiya iyo Asad Dhulka isla galeeen😂
@OGAANSHAHA
@OGAANSHAHA 3 месяца назад
BERI WAA JIMCO AAWI DADKII NABIGA KUSALIN JIRI صل الله علية وسلم
@Kaltuuney1222
@Kaltuuney1222 3 месяца назад
Pouse Challenge wxn ugu jecelahay mrkay Amiri ku jirto 😩😂
@Fahadabukar97
@Fahadabukar97 3 месяца назад
Aad iyo aad wllhi
@GANEEYOFFICIAL1
@GANEEYOFFICIAL1 3 месяца назад
😂😂 cumeer😂😂
@muhammadalamin7916
@muhammadalamin7916 3 месяца назад
Wax kasta markaad amiiro soo gelisaan maxa hadhaya, yaab badana dadkani😂
@Kaltuuney1222
@Kaltuuney1222 3 месяца назад
@@muhammadalamin7916 ogor iyo yaab hlkee ku xanuuntay mrka Amira lsoo hadal qaaday gamekan Amiri xoogbu u shidaa qosol iyo qaraxo iyo xifaltana wey ka dhigta ee reply iiga bax Amira hdad in la soo hadalqado ka xun thy
@GANEEYOFFICIAL1
@GANEEYOFFICIAL1 3 месяца назад
@@muhammadalamin7916 ani maba jecliba cumeer kooo
@xamdaaxmed6080
@xamdaaxmed6080 3 месяца назад
Inta marku Asad idhi pause is qalajisay marku play dhahayna dhaqaqay like😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 3 месяца назад
Waykan😂😂😂
@khadraali5225
@khadraali5225 3 месяца назад
😂😂😂😂
@Mohamuudcaaqil
@Mohamuudcaaqil 3 месяца назад
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️
@dhubadmohamed4850
@dhubadmohamed4850 3 месяца назад
@@Mohamuudcaaqil 🥰
@AbdishakurAbdi-if8sf
@AbdishakurAbdi-if8sf 3 месяца назад
Scw
@jawaahirhassan4290
@jawaahirhassan4290 3 месяца назад
caawa waa haweeen jimco eeh ee ku saliya Nabbigen muxamed scw🤲🤲😢😢
@AbdirisaqAli-tk4pb
@AbdirisaqAli-tk4pb 3 месяца назад
Scw❤
@AbdishakurAbdi-if8sf
@AbdishakurAbdi-if8sf 3 месяца назад
Scw
@NimcoAhmed-y8p
@NimcoAhmed-y8p 3 месяца назад
Salallaahu caleyhi wasalam
@mokhtarasad
@mokhtarasad 3 месяца назад
Team Samia is muujiya
@aliderie4978
@aliderie4978 3 месяца назад
Heys warerin saxibow hhhh
@JaamacLibaax-zi1bo
@JaamacLibaax-zi1bo 3 месяца назад
Samiya ladan iyo amiira sundus kuso same plzzzzzzz
@muhammadalamin7916
@muhammadalamin7916 3 месяца назад
Koko mxad uga rebtay😂
@AbuuAsma-lz6nu
@AbuuAsma-lz6nu 3 месяца назад
Kuma fcno noh koko durbadiba way ka baxaysaa​@@muhammadalamin7916
@aliderie4978
@aliderie4978 3 месяца назад
Haleyska waalo makujiro mugo team samiya like jag dac abide iyo absy
@Niama-nalka.871
@Niama-nalka.871 3 месяца назад
Wllhi imk saamiya wuu u naxariistey markaaba kiki ayey iska dhihi laheyd😂
@DayaxBUBG
@DayaxBUBG 3 месяца назад
Somalinimo inaga badan😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@RahmaIsmail-rr3mw
@RahmaIsmail-rr3mw 3 месяца назад
😂
@nuuraaadan
@nuuraaadan 3 месяца назад
ya😅
@DayaxBUBG
@DayaxBUBG 3 месяца назад
@@nuuraaadan he mxa dhacay😅
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 месяца назад
Soomaali waa tahiin. Heysna waxbe ma aho. Viva Soomaaliland from Muqdisho markasto wa ini wadanaa. Dadka. Soomaali ugu qalbi wanagsan. ❤️ Vi
@Arawelomer
@Arawelomer 3 месяца назад
Horta somali wa lawada yhy anguba wnu nahey se calnkaasi nama ma taaalo fadlan hadadn lander aheyn ka qad profile kaga hadad taheyna Ciyaar ha ka dhigin dhaxalkii awooweyasha oki
@SaadoCabdilaahi-h9q
@SaadoCabdilaahi-h9q 3 месяца назад
Koko iyo samaia isku balami asadaw😂😊
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Baden Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤😢
@Xafsa12316
@Xafsa12316 3 месяца назад
scw❤
@FarxiyocismaanShariif
@FarxiyocismaanShariif 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@naagwaalan-rk6gm
@naagwaalan-rk6gm 3 месяца назад
Scw❤❤
@abiicade8621
@abiicade8621 3 месяца назад
❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️
@WaalaneBooy
@WaalaneBooy 3 месяца назад
Sax waaye abaayo koko
@ahmednoor8886
@ahmednoor8886 3 месяца назад
Melaha public marka fadhidaan tartiib hadla xitwa qofka agtiina fadhiya ayaa dhawaqiina kuso jeestay sidan waa ceeb guys respect public place
@HodaYusuf-s7o
@HodaYusuf-s7o 3 месяца назад
Samiyo wlhi way ilpaxdey😅😅😅😅
@HodanAbdilahi-o9u
@HodanAbdilahi-o9u 3 месяца назад
Saaid😂😂😂
@maariyodiomond5759
@maariyodiomond5759 3 месяца назад
Ma argty hdlkii nagti amusnan jirtay ba mhn😂😂
@HodaYusuf-s7o
@HodaYusuf-s7o 3 месяца назад
Wey ka waleeeeen😁😁😁
@Fatizara-l8r
@Fatizara-l8r 3 месяца назад
Wexey ka Waleen malahee ee welaqabsatay awal weykucusbeed
@HodaYusuf-s7o
@HodaYusuf-s7o 3 месяца назад
Ma wxd ilee dahy waaalapo waji leh mrkaaaa yayna ku gapan wxy laqapsatey ma leh wey ilpaxdey0
@Bintulcaqli
@Bintulcaqli 3 месяца назад
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤
@Abdiqafaar1
@Abdiqafaar1 3 месяца назад
Scw xagee kaala soo xidhiidhaa wll waa kuu baahanhy wxbaa kaa Rabay wll
@Umi_aragsan
@Umi_aragsan 3 месяца назад
Inta marku pause ayago afka kala hayo istagen 😅😂
@ShukriciiseShukriciise
@ShukriciiseShukriciise 3 месяца назад
❤❤❤❤❤ 😂😂😂😂😂 saamiya waaa kula jiray caawa walhi😂😂😂
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад
Team samiya only one love ❤
@AliNuur-ss7hk
@AliNuur-ss7hk 3 месяца назад
Team samiya one love❤🎉🎉
@CanabcismaanYuusuf
@CanabcismaanYuusuf 3 месяца назад
Team
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 3 месяца назад
Nasib xumo majiro qof saliga nabiga Salalaahu caleyhi wasalam kusaliye Xabiibkeyna maxamed SCW.
@AyanSoumeya
@AyanSoumeya 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
@Team_koko45
@Team_koko45 3 месяца назад
Team Asad hagio like 👍
@samsammahamoud5086
@samsammahamoud5086 3 месяца назад
Wan kuu taageera walaalkey keep going brother
@niciima2834
@niciima2834 3 месяца назад
Cayda bugfaan wan kutaageraa❤
@ashahashi5003
@ashahashi5003 3 месяца назад
Asad plz saamiya yutuub ufur wallow😢😊
@AnizaMaxamad
@AnizaMaxamad 2 месяца назад
Way ledahay😂
@MaxamedCabdiqafaar
@MaxamedCabdiqafaar 3 месяца назад
Han kuwada salino nabigeena maxamed scw scw
@shamsayusuf822
@shamsayusuf822 3 месяца назад
Samia caadi ma ahan waa ka guuleysatay aaqirki
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 3 месяца назад
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂😂
@مريم-ث6ث3ش
@مريم-ث6ث3ش 3 месяца назад
Waa lagan qaaday😂
@Barwaaqohassan-gz6jk
@Barwaaqohassan-gz6jk 3 месяца назад
Saamiya inaa magac ugu dhajiso waku khaldantihiin garacyahoow 😂😂😂😂
@SuhuurEx
@SuhuurEx 3 месяца назад
Waxu game adi maxaa kudaaray
@mohamedisackaliofficial8403
@mohamedisackaliofficial8403 3 месяца назад
Taa haduu ku qaldanaa tan uu ka cawiyey uma jeedid miyaa 100$ farta kasaarey 😂😂😂 asagaa ka shaqeeyey iamk
@farxiyadeek
@farxiyadeek 3 месяца назад
Ama reer burca tahay oo cada 😂😂😂
@mohamedisackaliofficial8403
@mohamedisackaliofficial8403 3 месяца назад
@@farxiyadeek haa
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 3 месяца назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍
@XuseenKiishow
@XuseenKiishow 2 месяца назад
Team 27 gabadha ugu qurxoon waa Kiki wllshey mcn nolow
@Dr.Muhiyidin
@Dr.Muhiyidin 3 месяца назад
wallhi been ma ahan samiya qof ka maskinsan iyo ka naxaris iyo xishod badn kuma jiro team 27 tas waxa ku cad markay dhaheysay shaha kulel waye afka uguma shubayi gacanta ugalina tas aba kaga filan naxaristeyda
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 3 месяца назад
Asad Pause challenge Adi Ceyda io Amiira so samey waan U xiisny pls😂😂❤
@naciimajano8112
@naciimajano8112 3 месяца назад
Asadow walaalo chalanjigan aad baan uga helnaaye soo bad❤
@SafaAhmed-qy2gy
@SafaAhmed-qy2gy 3 месяца назад
Team samiya marnaba noo hoos😂❤️❤️😊
@bogbaYare-h4p
@bogbaYare-h4p 3 месяца назад
Hadaa nabimohamed scw jeceshay like isaar
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 3 месяца назад
Inta neceb paysii😂😂😂😂like Faqhireed saaara
@abdishakurali6123
@abdishakurali6123 3 месяца назад
Asad hagio plz heestan naga badal waayo dad waawayn ayaan nahay waxaan ma dhagaysan karno zamzam naga cun plz adoo raaliya
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 3 месяца назад
Walahi Asad Waa Intelligent Marba Laba Contenders Ayuu Soo Saaraa Like Ceyda & Cumeer Koko Iyo Amira And Now Waa Kiki Iyo Samia Legend Walahi Maskaxda Dadka Wiilkan Waa Gatey 🎉 Best Of Luck Asad
@mohamedhassansaney2575
@mohamedhassansaney2575 3 месяца назад
Samia maskiin waye wllh asad wuxu dhahay wee hilmaami ila Aan kaso xasuusto ee adi Aan ku tuuro
@Ayaano1993
@Ayaano1993 3 месяца назад
Waad qararaysa gabadh sidaa ha ula hadlin waxana ha ku tuurin samiya waa qof dagan
@Akim_1794
@Akim_1794 3 месяца назад
Xifaaltanka Ayey Ka Mid Tahay😂
@Ayaano1993
@Ayaano1993 3 месяца назад
@@Akim_1794 maxaa xifaartanka ka mid ah ma in gabadh waxa uu ku tuuro waa ceeb waa qaraar asad hadee laga badiyo kkkkkk intaan arkayno
@MohametIbrahim
@MohametIbrahim 3 месяца назад
Ronaldo fans one like ❤
@XuseenSamiiro
@XuseenSamiiro 3 месяца назад
😂😂😂
@CadnanCali-dx2on
@CadnanCali-dx2on 3 месяца назад
😂😂😂😂​@@XuseenSamiiro
@AxmedJaamac-f6n
@AxmedJaamac-f6n 3 месяца назад
Asad hagio prank iamk
@ASmoSalax
@ASmoSalax 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂​@@XuseenSamiiro
@fatxinur4403
@fatxinur4403 3 месяца назад
❤😊
@HanadAxmedchannel
@HanadAxmedchannel 3 месяца назад
Mesi fans one like
@CagmaDhige-hr6ph
@CagmaDhige-hr6ph 3 месяца назад
Taliyow chalnjigaan waad nagasooo dahisay wax badan baa sugaynay waan uxiisnay wlahi
@najaxsuleiman5014
@najaxsuleiman5014 3 месяца назад
Haadee cwa laydin dawan karaa wanu idinku caajisnay beryahane 😂😂
@DulufBoy-sv4xi
@DulufBoy-sv4xi 3 месяца назад
Ani ayaamahan madawan caawa lkn waa ku heeestaa😂
@nimadaahir834
@nimadaahir834 3 месяца назад
asad gemkan waxd su celisa nafisa whi qosolbay hayd yaah igu racsan in nafisa lagu celiyo😂
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 месяца назад
Caawa waa qoslay wlh😂😂😂😂😂 samiya guul yaaqee ❤ asad dhareeraaye😂😂😂😂
@deganahmedali
@deganahmedali 3 месяца назад
The legend wlhi sidan u jecelyhy ❤lkn amiira la aanteed madhax 😂
@Najoummohamed
@Najoummohamed 3 месяца назад
Saamiya cadnan u balami😅
@NimcoHodan-r5f
@NimcoHodan-r5f 3 месяца назад
Paus challenge amiira kusoo dar way qurxinee adi haba ku dhibtee 😂asad woo ka baqooyaa amira
@abshirmaaxi1716
@abshirmaaxi1716 3 месяца назад
legend haduu jiro imkey waaye daacadii👍😂......
@mankiiqaali8205
@mankiiqaali8205 3 месяца назад
Asad farxadada Allaha kuu siyadiyo masha ,Allah caafimad taam ah Allah ku siiyo si dhaqso ,ah lugahaga ,Allah kugu soceliyo ,adigo soconayo ,allaha natuso walal qali ,Allaha ,iiqadaro ,inan si layf ah inan idin arko
@DeeqaIsmail-mn3je
@DeeqaIsmail-mn3je 3 месяца назад
Amiin
@wizzzaki5146
@wizzzaki5146 3 месяца назад
Imk wa kahayaa what assistant 😂😂😁🫡
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 3 месяца назад
IFAHMA OO IDAREEMA WALAALAHA QALBIGA WANAAGSAN EE SOOMAALIYEED 1K Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤
@CaptanBaara
@CaptanBaara 3 месяца назад
Waan Wadanaa Team 27❤❤❤❤ Dhamaantiin idinkuna Cimaamada kusoo Tuura walaakay Qabyaaladiid Cabdixakiim
@CumarDoodaaye
@CumarDoodaaye 3 месяца назад
Waan Kugu Tuurnay Cimaamada Horay Usoco Qabyaaladiid Cabdixakiim ❤❤❤❤❤
@abdihakim2158
@abdihakim2158 3 месяца назад
Samiya congratulation
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 3 месяца назад
Mashaallah samiya xishood badan ❤ Hambailyo Abayo qalii ❤❤🎉🫶💯👍
@SacdiyaOsmanHassanSacdiya
@SacdiyaOsmanHassanSacdiya 3 месяца назад
Amiira iyo saamiyo isku balami bause challenge 😂
@Pulsefootball-w3w
@Pulsefootball-w3w 3 месяца назад
Koko bulle Sido kle walaahi waan ku xisaay adiga iyo team 27 dhamaan special koko 🎉🎉❤❤
@FaatimaHissein
@FaatimaHissein 3 месяца назад
Ku sali nabigena muxamed scw❤❤
@humayzahbintuzead9518
@humayzahbintuzead9518 3 месяца назад
Waan uxiisnay wlhi game_kan ❤ he is top 10 Please amiira io koko io sundus lasoo samee
@Faasuu.
@Faasuu. 3 месяца назад
Wan kugu racsanhy😂😂
@asiasamatar-qg3ox
@asiasamatar-qg3ox 3 месяца назад
Saamiyo caawo si niyada uqososhy qosolkeda Wu shidnyhy😂😂❤
@CabdikarimCumar-nv9fu
@CabdikarimCumar-nv9fu 3 месяца назад
Pause challenge inta amiiro Qurux ku heysato like saRa❤❤🥰
@FarhiyaHaaji844
@FarhiyaHaaji844 3 месяца назад
Saamiyo legend mayay😂😂
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 3 месяца назад
ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️
@saciidxuseen5606
@saciidxuseen5606 3 месяца назад
@ASAD HAGIO aanba iska gardarnaadee saamia wxaa ka hoos baxday mrka rooseetada lagu mariyey wxey eheed IMKEY in ay dhahdo moolka dhan kuso wareeji ileen adiga waalagu wadi karaaye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@AdontiiAllle
@AdontiiAllle 3 месяца назад
Alaa se samiya u dhahde day dharerka day dharerka alaa qosalka iga dhamaade😂😂😂
@AyuubsaciidYare
@AyuubsaciidYare 3 месяца назад
Wlhy waan is ilaahoy iamkey murkuu saamiyo rumudka aw utuuray waan sacbiyey😂😂😂
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz 3 месяца назад
Hhhh alla saan u qoslayay calooshaa i fuurtay😂😂😂 samia iyo imk caadi ma ahan😂😂
@mahadmohamedali
@mahadmohamedali 3 месяца назад
I'mkey legend waaye wuu la shaqeyay
@xalimomaxamud5864
@xalimomaxamud5864 3 месяца назад
Iamk wlhi caawa samiyo wuu uhiiliyey 😂😂
@Muwaahib_sigma
@Muwaahib_sigma 3 месяца назад
hadii aad ujeedo magaca allah like 😢
@Imraan53
@Imraan53 3 месяца назад
13:49 odaygas wa dhibteen wlhi😭😭😂😂😂
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 3 месяца назад
Suu u dayay lee😂
@Imraan53
@Imraan53 3 месяца назад
@@ilhaanyariisey6168 maskinka subway-gisa si nabad inu ku cuno lu rabay 😭😂
@khadraali5225
@khadraali5225 3 месяца назад
wad ilaaragten😂😂
@Ahlaammoha2
@Ahlaammoha2 3 месяца назад
Samia way fahansan tahay barnamijka ❤❤❤❤
@Ruyahaahh
@Ruyahaahh 3 месяца назад
Team samia one like ❤😊
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 3 месяца назад
Team.samia caawa waa gulaysany😂😂
@nastehoyousef
@nastehoyousef 3 месяца назад
wanu caajisnay asadow wan uxiisnay gameshn oo kale
@Janno66
@Janno66 3 месяца назад
13:18 😂😂😂😂😂😂 Alla Cwa asad walgu baashaley 😂😂😂😂😭
@IkraanMohamed-xz8ow
@IkraanMohamed-xz8ow 3 месяца назад
Ala koko ahaa Lama filan ahn nogu kenty tnxz ycy🖤😫
@Naano970
@Naano970 3 месяца назад
Asadoow caadi iigu dhajisee wlhi pause cadia isku xidhay😂😂
@HodanAli-ik2ud
@HodanAli-ik2ud 3 месяца назад
صَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَ 🥹❤️🫶 Caawa Waa Jimco Aan Badino Saliga Nabiga
@queentasniim2696
@queentasniim2696 3 месяца назад
Imk wanakaa fisay what a legendary 😂 adi team dumarlamd hda nahy wku wadanaa.❤
@safazum4078
@safazum4078 3 месяца назад
Samia is not easy wlhi😂😂😂😂😂
@amiiramaxamed3590
@amiiramaxamed3590 3 месяца назад
wlhi samiya lajiray wayna badisay m.a
@HanadJeazyHanad
@HanadJeazyHanad 3 месяца назад
Koko another channalkaga ka dawanayay ayan ku xiisay wlahi❤🔥👑
@huseinomar8637
@huseinomar8637 2 месяца назад
Balwan dhareeraye aad igu noqotay
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 3 месяца назад
The greatest Somali RU-vidr Asad hajio 🎉😂❤❤❤
@Maahirt
@Maahirt 3 месяца назад
#Muhim Gaadhiga cadadka ka badala bireega
@nuurdaalac9135
@nuurdaalac9135 3 месяца назад
Wow koko hug 🤗 siisay 😮😮😂
@speed-dating1
@speed-dating1 3 месяца назад
I am k lacagta gabadha siii wallo wlh miskiin waaye 😂
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 3 месяца назад
😂😂 iAmk qiyaanole wllhi qosol igu dilay
@raxahaaxamed6092
@raxahaaxamed6092 3 месяца назад
ereygii igu xiisaha badna intuu barnamiku socdu wuxuu ahaa ,,, hoo saamiyo ,,, saan ufarxay lee😅😅
Далее
#kikakim
00:10
Просмотров 10 млн
КВН 2024 Встреча выпускников
2:00:41
MEELAHA BANAAN BUUXI GAME ADAG MASKAX U BAAHAN hhhh
13:40