Тёмный

paypal samayso adigoo somalia jooga 

Xornimo Dhaqaale
Подписаться 19 тыс.
Просмотров 85 тыс.
50% 1

wixii macluumaad dheeraad ah waxaan kaga soohadlaya telegramka xornimo dhaqaale
+252907333839

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 288   
@abasabdullahi6340
@abasabdullahi6340 2 года назад
Allaha ku sharfo ustaad xaqiiqa role model iyo caawiye intaba waa noo tahaye.
@c.casiiscabdi3442
@c.casiiscabdi3442 2 года назад
Masha allah ustaad always kuubarakeeyo aqoontaada ityo sida daacadnimada ah aad ugarabtaagantahay dhalinyarada soomaliyee ILAAHEY hanookaadaayo
@HarwanaagTrader
@HarwanaagTrader 2 года назад
Wlhi cilmi aan la ilaawi karin baa kaa faaidnay allaha ku barakeeyo aduun iyo aakhiraba
@Avatarthewayofwater2098
@Avatarthewayofwater2098 Год назад
Aad iyo aad baad u mahadsan tahay wll, gacan baan Kuu taagay, dhibaato weyn oo dadkaaga hay stay baad Xalisay, adoo kale runtii bulshadu way Tabaysaa, 👍👍🙏🙏
@ibraahimduurjire8904
@ibraahimduurjire8904 Месяц назад
Ma isku day day ado somalia joogo makuu shaqeyay
@gacantaadadhunko4278
@gacantaadadhunko4278 2 года назад
masha allah ustaad ilaahay hakuu barakeeyo cilmigaaga aad baad u mahadsantahay
@mucawiyeoffocialchanel1251
@mucawiyeoffocialchanel1251 2 года назад
Allah ku barakeyo masul cilmigada allah ku siyadsho in badan sugeyn muuqalkan
@JamaAbdala538
@JamaAbdala538 Месяц назад
Cashirada xornimo ma ii heli kartaa
@maxamedfigtoori8123
@maxamedfigtoori8123 2 года назад
Runtii si wacan baad noogu sharaxday oo noo fahamsiisay Walaal. Ku Mahadsanid in badan Walaale. Illaahay hakaa abaal-mariyo oo haku Xiftiyo Walaal
@yousufupdirahman
@yousufupdirahman 2 года назад
Wall aad ban kaga faa’iday inta aan RU-vidr soo arkayeyna adoo kale kuma arag pro daacadnimo iyo raganimo ayaa kuu dheer pro alle wx kasta oo aad niyada ku Qabato alle ha ku rumeeyo wall magacagana cabaas apdi-Qadir in lagu dhaho ayaan filayaa lkn ragga libintooda wa la Qiraayee Hore u soco pro
@saadaqxadaari7513
@saadaqxadaari7513 Год назад
December 27 ayaan muqaalkan ku samaystay PayPal thank you abaz.
@jibrilahmedi7956
@jibrilahmedi7956 Год назад
Maku shaqeeya hadda sxb
@codewithnor7866
@codewithnor7866 2 года назад
Ustad 1milion thanks. Qof adiga kula mid ah ma arkin oo sidan usameeeya paypal.
@mustafacumar3988
@mustafacumar3988 2 года назад
Mahdsanid Ustad Allaha kaa ajir siiyo
@cumaryare4738
@cumaryare4738 2 года назад
masha allah Dr abbaas waa wax aan aad usugeynay waana kuqanacnay arin culus ayad naga fujisay aad ayad u mahadsantahay ustaadkeyga
@somaliyouthsports9742
@somaliyouthsports9742 2 года назад
Ustaad abbas abdulqadir ad ayaad umahad santahay sidaan cashir kaan uga baahnaa wlhi waa raadi waana keene waa alle haku barakeeyo cill tire wlhi shaqa badan ayaad dhalinta somaliyed uqabaty
@saadiqonlinemedia7511
@saadiqonlinemedia7511 2 года назад
Thankz dr abbas abdulqadir Zxip nogu soo samee video isna binance iyo sida card loogu xidho ama aad lacagta adiga uga saaratid laguguna soo diro
@cabdisalaancabdilaahi6354
@cabdisalaancabdilaahi6354 2 года назад
Bro Ma viss card sida looga baxo ayad Jeedaa taas Meelo lagala baxo aya jirra hdaad u baahan tahY
@abdikadirboss8338
@abdikadirboss8338 2 года назад
Masha Allah ustad dadalkad noo samaysay Alle Haku barakeyo
@xaashi4057
@xaashi4057 2 года назад
Walaal adogoo mahadsan dhawaaqa iska sax. Tusaale ahaan - beeybol sidaa ugu dhawaaq waayo beeybal hadaa tiraahdo waa- bibile waa kitaab !
@YG.357
@YG.357 2 года назад
inaahay haku sharfo caawa chanelkaaga iigu horeysay iyo muuqalkan wax badanA WAAN KA FAAIDAY
@ahmedcoobe1746
@ahmedcoobe1746 2 года назад
Thank you Ustaad illahay haku siyaadiyo cilmiga ad nala wadaagto.
@mohamedqadarabdi1273
@mohamedqadarabdi1273 2 года назад
Ustaad mid aan ka codsado cilmigada alle ku barakeeyo fadlan noo so gali halkan sida news looga faaideysto iyo sida la isaga ilaaliyo mahadsanid ustad
@allalone4177
@allalone4177 2 года назад
First time i visit this yutube Hdane qodob muhiim ii aha ban ka hely Mahdsnid wll qali 💯💯✅
@Galaysaneacadmey
@Galaysaneacadmey 2 года назад
Ustaad cilmiga iyo aqoonta alla haguu bareekeeyo mahadsnd 1m
@MohamedAhmed-vq5pi
@MohamedAhmed-vq5pi 2 года назад
Ilahow janada ka warabi dr cabaas
@user-hp6cj6ti1d
@user-hp6cj6ti1d 7 месяцев назад
Thankz wll aad ban kugu ducaynaya❤
@haniali229
@haniali229 2 года назад
Masha Allah wa fudeed aad baa u mahadsanthy mclim illaah ajar hakaa siiyo
@Fadxia200
@Fadxia200 Месяц назад
Wall basworka ididaaa mxaaa sameya
@daudnuh7783
@daudnuh7783 2 года назад
Marka lacag laguu soo diro ayey ku weydiinayaan Passport-ga waddankaas ilaa aad soo gelisana lacagta kuu siideyn mayaan marka qaab la isku halaynkaro maaha anaa horay usoo tijaabshay.
@Dhambaal55
@Dhambaal55 2 года назад
Wll ma hubta
@cmshow7720
@cmshow7720 2 года назад
Ustaad alle cimriga hakuu dheereeyo anoo forex ku khasaari jiray ayaad ibaratay forex wax uu yahay alle hawlahaaga hakuu fudaydiyo
@abdirahmandayib140
@abdirahmandayib140 2 года назад
Masha Allah walal mahadsanid in badan runtii aad baan kusoo salaamayaa wanan ka helay muuqaalkan. Hada ayaan sameysanaya Paypal Account Ls ah wanan kula soo hadli Insha Allah markaan ku guuleysto
@cumarxiifeey8879
@cumarxiifeey8879 2 года назад
war macalin cabaas aha thnjs sxb in badan waxaa tahay qofka ii fahansiisay forex no fee thanks A lot wallo
@AaA-wh8ld
@AaA-wh8ld Год назад
Walal wxan jooga Saudi carbi wxan hesta bassbor somali Wan rawa ina samesto SEE
@cabdulahimacow1088
@cabdulahimacow1088 2 года назад
Aadbaad umahadsantahay sxb waanna tijaabindoonaa inshaa allaah
@abwaansugun
@abwaansugun 2 года назад
Maashaa allaah macalin igu qaaliya xayay siimo badana caawa waan sameeyay oo faransiis ahe
@cmshow7720
@cmshow7720 2 года назад
Mansha allaah lipaax baadTahay
@hanaa351
@hanaa351 2 года назад
Thank you so much 💓
@alihassanowkulow9696
@alihassanowkulow9696 2 года назад
Mahsanid walal qli Allah haku barakeeyo
@farsamadadhalooyinkaeenasi2098
@farsamadadhalooyinkaeenasi2098 2 года назад
Walhi aad ayaan u dhageestay codkaaga waana fahmay Alle ajar hakaa siiyo
@mohamedsharmake9974
@mohamedsharmake9974 Год назад
Mashaa allah macalin illahay ha ku barakeeyo noo soo badi
@lapjunior2403
@lapjunior2403 2 года назад
Whatuspka kuman kalasooo xidhiiidhaa ooo guulasty
@abs1568
@abs1568 2 года назад
M.a ustad cabbaas alle ha kaa abaal mariyo ustd.
@hanad5785
@hanad5785 2 года назад
Thank you so much brother
@cabdiwahaabcabduqaadir153
@cabdiwahaabcabduqaadir153 2 года назад
Maasha Allah ustaad jazaaka Allah qayr
@abdirahmannuhbashiir7127
@abdirahmannuhbashiir7127 2 года назад
Mash allah ustaad ilaahay haku xafdiyo
@waawamoha5374
@waawamoha5374 2 года назад
Alle ha ku sharfo hadaan dhalinyaro nahay adoo kalaan u baahanhy ❤👑👍
@husseinismail3525
@husseinismail3525 2 года назад
Mahadsanid Ustaad
@Dhiirinaftada
@Dhiirinaftada Год назад
Adi horta somalia soma joogtid wll Wuu iishaqayn waayey
@muxudiinlaab8643
@muxudiinlaab8643 2 года назад
Masha allah wll allaha ku xafido 🥰
@maamodeeqo6749
@maamodeeqo6749 2 года назад
Aad umahadsanthy maclimuu
@jeegodheere535
@jeegodheere535 2 года назад
war masuuuul wax badanaaa ka sugeynay.
@abdirashidhaji3452
@abdirashidhaji3452 2 года назад
mashallh allha ka ajar siiyo wixii nagu adkadana inaa noga jawbi doonta filaa inshallh
@Dhambaal55
@Dhambaal55 2 года назад
Wlhi nin kaa deeqsisan ma arag Alle haku barakeeyo wll
@daariqofficial252
@daariqofficial252 2 года назад
Alle cimraaga haku dheereyoh
@anime__edit4763
@anime__edit4763 2 года назад
M.a sxb
@HassanMohamud-qe2zv
@HassanMohamud-qe2zv Месяц назад
Thanks wll
@saadaqmohamed850
@saadaqmohamed850 2 года назад
Mahadsanid
@cabdiidirismaxamuud83
@cabdiidirismaxamuud83 2 года назад
Paypal iyo akoon keeyga bangiga salaam sedee iskuuga xeraa
@muumindude7269
@muumindude7269 2 года назад
M.a ustad allh kushrfo manta ayn ubahday inan paybal furto mana fahnsanen lkn alx allh aya inosokadiray wxbdn ayn kafhmay mhdand
@user-vc3gb5xb1d
@user-vc3gb5xb1d 2 года назад
M.a allah Haku Barakeeyo
@omarabdulkadirali949
@omarabdulkadirali949 2 года назад
mahadsanid dr abaas
@filsanvlogs
@filsanvlogs 2 года назад
Thanks wll wax badan ayaan ka fahmay
@hodmaninaabdi3332
@hodmaninaabdi3332 2 года назад
Jazakallahu kheyr
@mustafaabdi9713
@mustafaabdi9713 2 года назад
Mahadsanid wll qali si faah faahsan baad wax noogu cadeysay
@hayaanacadmey
@hayaanacadmey 2 года назад
wiil Gudbay Abbaaz❤🙌
@superhariir1265
@superhariir1265 2 года назад
Hargeisa qofka jooga ma talaboyinkan ayuu racaya sow maha mise qab ka duwan aya loga bahn yahy Macalin
@najiibalta9403
@najiibalta9403 2 года назад
Thnks ustaadii cabaas 🙏📊📈📊
@Nafiso-su1pj
@Nafiso-su1pj 8 дней назад
Icaawiya❤
@somalitik3605
@somalitik3605 2 года назад
Walaalnimadaad nagu caawiyey waa kaaga Maha celinaynaa🥰
@maxamedjaarlees6533
@maxamedjaarlees6533 2 года назад
Qaabkaan waan ka helay, wuu mahadsan yahay ustaadku. Asxaabta waxaan waydiinayaa, ma jiraa qof ku xirtay IBS Bank Mastercard (Visa Card ma ahan), oo lacagtiisa ku dirsaday? Ustaadku haddii uu tijaabo ka soo samayn karana way fiicnaan lahayd.
@naimanor5092
@naimanor5092 2 года назад
Abowe firi aniga marka peyabalka sameysanayo akoon Somali maliga raba pls jwb
@hakad3527
@hakad3527 2 года назад
@@naimanor5092 mastercard mise bank acc ayaa lagarabaa si lcgta laguu sodiray ulabaxdid
@hakad3527
@hakad3527 2 года назад
@@naimanor5092 akoon kaa rabtid baa kuxirikartaa si lcgta uheshid
@asmaosman8889
@asmaosman8889 2 года назад
Mashallah wad mahadsanthy allah ka ajar siyo passport expire maku gali kara passport numberka
@hashimabdi8076
@hashimabdi8076 2 года назад
Aniga waa igu shaqayn waayey IBS bank card fadlan cid uu ugu shaqeyey ma jirtaa
@aynuushi293
@aynuushi293 2 года назад
Id iyo passport midna ma heysto maxaa xal ah ?
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 2 года назад
JasakaLLAHU Kheyran
@tahliiljumale1898
@tahliiljumale1898 2 года назад
Asc aadbaad u mahadsantahay ustaad Dadaalkaaga marka hore marka xigata kawaran malagu sameyn karaa passport dhacsan mahadsanid
@saedahmed7153
@saedahmed7153 2 года назад
Waa mahadsan tahy ustaad waana samaysan lkn ustaad dalkii ma joogo visa cardma wadankii ahna wan haystaa e maxaa xal ah. Mida kle crypto currency iyado lacag loga dirayo PayPalka iyadana wan jeclaan lahyn in aad muuqal noga so samayso.
@saalahmedia3382
@saalahmedia3382 2 года назад
Shukran Dre
@omaribrahim9602
@omaribrahim9602 2 года назад
Mahadsanid ustaad wuxuu iga diiday(confirm email addresses) iga caawi wax massage ah ma helaayi
@peace2490
@peace2490 Год назад
dhib wayn oo jirtay baad xalisay sxb. mahadsanid
@ahmeddirshe1944
@ahmeddirshe1944 2 года назад
Wixii horumar ah soo gudbi
@osmandemple6538
@osmandemple6538 2 года назад
Mahadsanid ustaaad
@abdullahiisseengnaaji6886
@abdullahiisseengnaaji6886 2 года назад
Wadanka turkeyga miyaan ku sameensan karaa anigoo jooga dalka turkeyka ustaad
@nimcoahmet8208
@nimcoahmet8208 2 года назад
Wll Ado raliya noso gali zida logu xiro kadhka wll wali man fahmine inta iga cawi wll
@abdirizak7730
@abdirizak7730 2 года назад
mahadsanid wll lkn halkaa national ID-ga somaliland national id ma galin karaa
@naasirnastayare6
@naasirnastayare6 2 года назад
Mahadsanid wll
@bashirmohamed1965
@bashirmohamed1965 2 года назад
ma shaqaynaayo ustaad you limmitation uu leeyahay
@makesomaliagreatagain7455
@makesomaliagreatagain7455 2 года назад
Wlhi wad iga farxisay, aad ba umahadsantahy ustaad 🙏🙏❤
@iamsheiwaal
@iamsheiwaal 2 года назад
Mahadsanid 100%
@cabiqanicawilsicii68
@cabiqanicawilsicii68 2 года назад
Masha allah zxp qli
@bilaalmarsoobax9514
@bilaalmarsoobax9514 2 года назад
Aad baad umahadsantahay ustaad
@ahmedshiikh4170
@ahmedshiikh4170 2 года назад
Lk (ls) ima soo baxayo
@shamsoollow5339
@shamsoollow5339 2 года назад
Thank you so much
@abdallahassan104
@abdallahassan104 2 года назад
Please macalin video kaso Same sida lo sameysto Binance iyo peyoneer lcgna looga diro adigo somalia joogo !!
@atorebadiyo4542
@atorebadiyo4542 Год назад
Paypal siden acon siden ugu samesan karaaa lacag aad u badan ayaaa igu jirto gem an ciyarayay
@abdulahihashiabdi6266
@abdulahihashiabdi6266 2 года назад
ustaad Abas waad mahadsantahy waxaan rabaa in ku waydiiyo sida paypal business account withdrowal looga simeeyo
@groza7586
@groza7586 2 года назад
Country buy nawiidiin kumaritashvili jidho Somalia
@naciimobaladiye6119
@naciimobaladiye6119 2 года назад
Masha allah 🥰🥰🥰👍👍
@World1307
@World1307 2 года назад
Waan sugayay ustaad3
@sakariyeebrahim7623
@sakariyeebrahim7623 2 года назад
Password xaraf ugu horeeya ka dhig Capital hadii kale wuu kaa diidaya Tusaale Somali.... Ama Hargeisa.... Mogadishu....
@cabdisalaancabdilaahi6354
@cabdisalaancabdilaahi6354 2 года назад
Mahadsanid zhp
@suldaanshiine
@suldaanshiine Год назад
Ma fahmin
@najiibmahamud6481
@najiibmahamud6481 2 года назад
Nioh Waxan rabi laha inad sida online wax logoibiyo inad no sogaliso
@osmanhusen3372
@osmanhusen3372 2 года назад
Mahadsanid sxb ,lkn adi xagee joogtaa
@yahyexadaaritube8867
@yahyexadaaritube8867 2 года назад
Macalin vedio qeybta conform card ka
@xiinow4702
@xiinow4702 2 года назад
M.a ustad
@adnaindho7746
@adnaindho7746 2 года назад
Qof fahan san hdu jiro plz ifahansiiya wlaalyal wxn Anih ma fahmin wlhy😔
@mohameddhaashane1883
@mohameddhaashane1883 2 года назад
Maxaadan fahmin wll ma sida loo furanayo
Далее
PAYPAL Somalia maka shaqeeyaa? | Xog Muhiim ah
3:57
Просмотров 41 тыс.
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33
Самое неинтересное видео
00:32
Просмотров 1,2 млн
Dropping In from the Clouds 🌁
00:17
Просмотров 669 тыс.
SWEATCOIN - Waatan TIJAABADA Sida Lacagta Looga Sameeyo
14:25
Qaabka loo isticmaalo Premier Wallets
17:37
Просмотров 171 тыс.
fundednext
36:51
Просмотров 14 тыс.
Sida paypal loo sameysto adigoo jooga Somalia
11:57
Просмотров 116 тыс.
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33