Тёмный
No video :(

PRANK AAN KAGA NAXSADEY GABDHAHA CAANKA AH ILAA AY XANAQAAN PART 2 ….“ END “ 

Qurux Ku Dhiigle
Подписаться 936 тыс.
Просмотров 123 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 336   
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 8 месяцев назад
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw 8 месяцев назад
اللهم صلي على محمد وعلى اله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آله إبراهيم إنك حميد مجيد
@user-od2ej9dr9t
@user-od2ej9dr9t 8 месяцев назад
Scw❤
@FarxiiyoMaxamedjaamac-yc2mz
@FarxiiyoMaxamedjaamac-yc2mz 8 месяцев назад
Scw scwscw scw scw scw scw scw
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN 8 месяцев назад
Scw
@user-ct6et1qf1w
@user-ct6et1qf1w 8 месяцев назад
Scw
@maxamedalmuxibi
@maxamedalmuxibi 8 месяцев назад
Ma aqaano cida arkidoonta qoraalkan balse waxan ilahay kabaryaa inuu janada nagu kulmiyo🥰
@suhaybxariirxariiraxmed2991
@suhaybxariirxariiraxmed2991 8 месяцев назад
Amiin wll mcn
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw 8 месяцев назад
Amiin yaa rabi Wllo
@Fartuun99Sandheere-ww6yo
@Fartuun99Sandheere-ww6yo 8 месяцев назад
Aamiin🤲😭😊
@user-xn8gs4fv2o
@user-xn8gs4fv2o 8 месяцев назад
Amiiin yaa rabi
@mannaadde7421
@mannaadde7421 8 месяцев назад
AlHuma amıın
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 месяцев назад
Duni dan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ😢😢😢😢😢
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 8 месяцев назад
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂
@ashagedi4525
@ashagedi4525 8 месяцев назад
Mxa nosalame
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 8 месяцев назад
@@omaamir1444 aamiin wllka ☺️
@NicmoMaxamed-cs9zz
@NicmoMaxamed-cs9zz 8 месяцев назад
Wn kaqadnay wall
@user-oz6pr9by8w
@user-oz6pr9by8w 8 месяцев назад
Wahn ka qadnay😂😂😊
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 8 месяцев назад
@@ashagedi4525😂😂😂😂😂😂😂
@user-xp3sv2qg5u
@user-xp3sv2qg5u 8 месяцев назад
Qurux ku dhiigle gabdho badan ayaa videos usoo diray prank wuu ku faaiiday 😂😅
@salkaboy7662
@salkaboy7662 8 месяцев назад
😂😂😂😂zxp ameeba runthy
@hamdaeggeh6671
@hamdaeggeh6671 8 месяцев назад
😅😅😅😅😅
@Zaki_Bulshawi
@Zaki_Bulshawi 8 месяцев назад
Sax waye😂 di shaqalaha horta walosodiray😂
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад
inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ jimco wanagsan ❤️🙏🏿
@NimcoDegan-ox4gd
@NimcoDegan-ox4gd 8 месяцев назад
Keep going brother ❤
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 8 месяцев назад
Part 3soo sameeyaa sxp qurux dhiigle jinii tahay adiga legend full respect 🙏 Funny man 👨 😂💯🔥👊
@iam_spongeboy
@iam_spongeboy 8 месяцев назад
Ku saliya nebiga scw scw scw scw scw scw scw scw❤😊
@safadradenasayr4019
@safadradenasayr4019 8 месяцев назад
Weligay anigo qurux ku dhiigle daawan ayaa mrka arke prank soo carare wlhi waka helay prankiga nooso badi abowe😂❤
@JuweriyaJanno-pn2hj
@JuweriyaJanno-pn2hj 8 месяцев назад
xafsa Queen waa doqon wlhi kulaha gabadha noo shaqeysaa video ya ka hayaa
@mohamedmight9183
@mohamedmight9183 8 месяцев назад
Prank marish ayn rabnaa qurux kudigle ❤
@MahadYare-os1xz
@MahadYare-os1xz 8 месяцев назад
qurux ku dhiigle mariish beatuy pranki ku samey parti 3❤😂😢
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 8 месяцев назад
Kuma jirto miyaaa 😂Marish hadana ku jirin dawanba myno
@user-xz6iu1zt6p
@user-xz6iu1zt6p 8 месяцев назад
Wllka sharafkaaga iyo dumarka sharafkooda meel ha ugu dhicin Barnaamij yada qaar inaa soo gudbiso aad bay u saamaynaysaa sharafkaaga iyo diintaada Dhaqankaan waa dhaqan gaaleed wll ka digtoonow plz Qurux ku dhigle aad ban ku tageraa never give up Waanadayda khalad ha u fahmin qof horumarkaga jcel ahy wll
@AbdihakinZiyad
@AbdihakinZiyad 8 месяцев назад
Waa runta wll waliba waxan jeclan lahaa inuu ka saaro meesha
@user-xz6iu1zt6p
@user-xz6iu1zt6p 8 месяцев назад
@@AbdihakinZiyad aad oo weyn wll
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад
From the river to the sea Palestine will be free 🇸🇴❤️🇵🇸 I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸 Jumca Mubarak ❤✨🙏🏿
@nasraabdi7019
@nasraabdi7019 8 месяцев назад
Sheekh Shantay is reactioning😂
@MadoAbdillahi-pd9or
@MadoAbdillahi-pd9or 8 месяцев назад
😂😂
@mariyaadam4865
@mariyaadam4865 8 месяцев назад
Gabidhi shaqlidi insan ma ahan miya subxana allah 😢😢😢
@aarboy2305
@aarboy2305 8 месяцев назад
سبحان الله
@Zaisma7700
@Zaisma7700 8 месяцев назад
Waba yab wlhi
@xasanabdirahman487
@xasanabdirahman487 8 месяцев назад
Waryaa qurux ku dhiigle Subxana allah, noo soo badi.
@CabdiraxmaanDayb-tn6ey
@CabdiraxmaanDayb-tn6ey 8 месяцев назад
😂😂 𝐰𝐚𝐥𝐥𝐡𝐢 𝐟𝐚𝐧𝐢 𝐭𝐚𝐡𝐲
@cumarcabdi7888
@cumarcabdi7888 8 месяцев назад
😅
@SalwaAbdirahman-lg4ik
@SalwaAbdirahman-lg4ik 8 месяцев назад
😢😢😢😢😢
@abdishakourosman9725
@abdishakourosman9725 8 месяцев назад
Mi role model moha bashir keep going proH
@MahadYare-os1xz
@MahadYare-os1xz 8 месяцев назад
qurux ku dhiigle2023 saan Maa isku badashay😂😊
@faraxabdalla4596
@faraxabdalla4596 8 месяцев назад
Masha allh dadka mangabka ah baa wax fahan siisay
@user-ui1tn4il2g
@user-ui1tn4il2g 8 месяцев назад
Mustalifa waaa kula dhamaysay😂😂😂😂
@user-lo2xc5cc7p
@user-lo2xc5cc7p 8 месяцев назад
aaR KaNa GooRMe Miss uNsiNa ku YaaC Day😂😂
@suhaybxariirxariiraxmed2991
@suhaybxariirxariiraxmed2991 8 месяцев назад
Keep going wll Qalbi wanag san❤
@xasancade6671
@xasancade6671 8 месяцев назад
1 million dhaqso halagu gaarsiiyo
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 8 месяцев назад
Jackoow dad badanbaa kuudhiman boqorada steylka najma nashaad queen ritaash haboon nuura kuso dar❤❤
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 8 месяцев назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💚
@maxamedamiinmaxamedamiin7345
@maxamedamiinmaxamedamiin7345 8 месяцев назад
Real prank part two😂😂😂😂😂
@asmaabdirahman3683
@asmaabdirahman3683 8 месяцев назад
Mss uunsi waad isku eegtihin qurux ku dhiiglow sxb😂😂😂
@MuseCrisak-
@MuseCrisak- 8 месяцев назад
Anaa horey u dhahy😂😂😂
@user-rn4qq3du4o
@user-rn4qq3du4o 8 месяцев назад
Waxfiican mada samayn lkn nosoobadi😂😊
@mohamedmight9183
@mohamedmight9183 8 месяцев назад
Prank marish ayn rbanaaa bro
@saalaxwayaaragsaalax4581
@saalaxwayaaragsaalax4581 8 месяцев назад
Next mariish please 😢😂 legend qurux ku dhigle❤
@alihassanhaider1767
@alihassanhaider1767 8 месяцев назад
Wasaq ku dhiigle dib badnaa 😂😂
@user-ui4sr7nj7q
@user-ui4sr7nj7q 8 месяцев назад
Najma nashaad baa hadhay
@aishakadir509
@aishakadir509 8 месяцев назад
Hafsa Queen waa legend 🤣🤣🤣
@guuleedcilmi-sn4vm
@guuleedcilmi-sn4vm 8 месяцев назад
Quruxow yurub ma San ku gashay aboowe gabdhaha ran Ravi Gali nio😅
@AyuubDacar-qk5ut
@AyuubDacar-qk5ut 8 месяцев назад
😂😂😂😂😂war nio waad iga qodlisay😂😂😂
@nouraahmed8848
@nouraahmed8848 8 месяцев назад
Wlhi ninkan waa Legend prank uu sameeyo oo anan ku qoslin ma jiro 😂😂❤
@user-wp1zk4kx5c
@user-wp1zk4kx5c 8 месяцев назад
qalad waaye waxaas. Prank lama dhihikaro waa fadaro cad
@abdulrahmanfarahali5759
@abdulrahmanfarahali5759 8 месяцев назад
Haa wax quruxsan maaha wlhi
@AbdiqaniMohamed-hu7mz
@AbdiqaniMohamed-hu7mz 8 месяцев назад
Qooq is not easy wllhi
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 8 месяцев назад
Adi naagaha oo dhan yaa lambarkoda kisiyay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 mise naagaha caanka ka qaraabataa mia❤❤❤❤❤
@MomtasOmar
@MomtasOmar 8 месяцев назад
Wlhi mustalifo waan kusoo dirayaa ayeynu dhahdeyy😅😅😅😅😅
@CabasCali-uq2tl
@CabasCali-uq2tl 8 месяцев назад
Ya iak horayya manta❤❤😅😊
@PulshaawiPoi
@PulshaawiPoi 8 месяцев назад
Qrux ku dhiigle training free😂
@mumtazaxmed8261
@mumtazaxmed8261 8 месяцев назад
Alakani garacasanaa😂😂
@Hibodahir-tn8bk
@Hibodahir-tn8bk 8 месяцев назад
Gabar dagoodi oo xanaaqdo la waa wax walba hostede ka xaline 😂😂😂
@abdulrahmanfarahali5759
@abdulrahmanfarahali5759 8 месяцев назад
Tee dagoodiye ah
@user-ci9mo8hs7q
@user-ci9mo8hs7q 8 месяцев назад
Xafso
@deeqoqueen775
@deeqoqueen775 8 месяцев назад
Ciyaal suuq nin weyn 😅
@axmadmaxamad8057
@axmadmaxamad8057 8 месяцев назад
gabadha shaqalaha kulahaa😂😂😂😂😂
@NoordinAhatOsman-wj8gt
@NoordinAhatOsman-wj8gt 8 месяцев назад
Qurux ku dhiigle zxp ❤ igu sharaf Legend
@HakimoAliisaq
@HakimoAliisaq 8 месяцев назад
Waawrey Ar quruxkudhiigle🙉🙉
@abdijabarissa8476
@abdijabarissa8476 8 месяцев назад
That’s pure talent, qofku inuu wax ama fikrad la yimaado Dadka ku medadaaliyo sidaas ayey ku fiican tahay I LIKE IT
@kafiadaher2152
@kafiadaher2152 8 месяцев назад
😂😂😂😂😂 wa ku wata wllkay
@afjanoabdilahi6458
@afjanoabdilahi6458 8 месяцев назад
Besty prank kusoco 😊😊
@BilanQaldane
@BilanQaldane 8 месяцев назад
Mommy cawa walaga yapsady😂😂
@qaalidumar1302
@qaalidumar1302 8 месяцев назад
Xeutahay nagahan wada caadiga ah😢
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 8 месяцев назад
Waxan waa dhaqan xumo wll raali-gelin soo bixi. Lkn mustaliifo way ogaalatay😅
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 8 месяцев назад
😂way kudhibeee mustalifaa ladhahaaa ilahow imoti bay kuhesaaa😭😹😹
@user-oz6id9mt1y
@user-oz6id9mt1y 8 месяцев назад
Mustaliifo😂😂😂😂
@cabdiraxmanaxmad9470
@cabdiraxmanaxmad9470 8 месяцев назад
Queen canab so qabo😂😂
@dheereyechannel
@dheereyechannel 8 месяцев назад
Big legend always qurux ku dhiigle emotionals damages 😜👍❤💯❤❤❤😮
@Sharmaabdi-fe9ex
@Sharmaabdi-fe9ex 8 месяцев назад
Sxp wllhi naag hii quruxda badnaa waa martay
@abdifatah9042
@abdifatah9042 8 месяцев назад
Hhhh 😂intuu prank duubaye lkn faaido badan uu ka helay😅😅
@faadumosagal-6028
@faadumosagal-6028 8 месяцев назад
Barati 3 waxada kso dhigata sihama tahliila iyo boqorda istelka 😂❤
@user-us2ud9es6b
@user-us2ud9es6b 8 месяцев назад
Next marish😂😂
@aliabdi2436
@aliabdi2436 8 месяцев назад
Walahi so😂 funny part 2 wan dhararayey
@istahilqurux2613
@istahilqurux2613 8 месяцев назад
Dhipkiii ooo QoFa😂😂😂
@qudaamzeh
@qudaamzeh 8 месяцев назад
nabiga kusaliya asxaabta
@AliIssack-du3el
@AliIssack-du3el 8 месяцев назад
qurxu kudiigla sobade🎉😂
@AliIssack-du3el
@AliIssack-du3el 8 месяцев назад
Wanmutagera guuuule iyo gobnimo✌
@mr_nayga3537
@mr_nayga3537 8 месяцев назад
Part 3 pls😂😂😂😂
@Asadshow2.
@Asadshow2. 8 месяцев назад
Kusoco quruxku dhiigle lagnd😂😂😂😂
@King_4_xaasle
@King_4_xaasle 8 месяцев назад
War lpheyga part 3 noosoo raadi 😂😂😂
@user-wr1id1kp4k
@user-wr1id1kp4k 8 месяцев назад
Marish beuty max usamewasi wll?😊
@user-wr1id1kp4k
@user-wr1id1kp4k 8 месяцев назад
Parenk kuso maey oké jac 😅
@user-rt7hd2um1p
@user-rt7hd2um1p 8 месяцев назад
Qurux ku dheegle qaranki ga badi saxib qali
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 8 месяцев назад
Prank walan waaye😂😂😂
@Abdale661
@Abdale661 8 месяцев назад
Qurux kudhiigle kuwi kuso diray only me makadhigatey ayaga😂😂
@cubeyd27
@cubeyd27 8 месяцев назад
😂😂😂😂
@hayatquruxomar3305
@hayatquruxomar3305 8 месяцев назад
Helle qurux❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hg3nh3nx8g
@user-hg3nh3nx8g 8 месяцев назад
Dacad ayey kaa thy ilahay mid qayr qabto ha ku siiyo😂
@Xamsecabdilaahi-vx9qu
@Xamsecabdilaahi-vx9qu 8 месяцев назад
Qurx ku dhigal he is fully walhi 😂😂😂😂
@ruwaydaruwayda6087
@ruwaydaruwayda6087 8 месяцев назад
Hafsa quen xey dhahday 😂😂😂
@user-tz8sx8he3b
@user-tz8sx8he3b 8 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@Caliyaaaaa
@Caliyaaaaa 8 месяцев назад
Ala waa garac qurux ku dhigle wallhi😂😂😂😂
@user-tv1sn1gf7t
@user-tv1sn1gf7t 8 месяцев назад
Keep going qurux ku dhigle 😊😊
@user-ov3yl8bd7k
@user-ov3yl8bd7k 8 месяцев назад
Mustalifa isn't easy 😂
@omaamir1444
@omaamir1444 8 месяцев назад
Prank ma keentey jack yaa lagu jafin
@sheekoxariiro934
@sheekoxariiro934 8 месяцев назад
Isoo dhawey asxaabta ❤😂
@NadiiroAbdihakim-ez5hs
@NadiiroAbdihakim-ez5hs 8 месяцев назад
Hafso wy dhadhawyd😂
@user-pt6fm9hw1l
@user-pt6fm9hw1l 8 месяцев назад
Maariish ku soosamee
@Myemy09
@Myemy09 8 месяцев назад
MashaAllah top ❤brother
@user-jv3od5hg4d
@user-jv3od5hg4d 8 месяцев назад
Qurox ku dheegle kep koin
@user-hw5vh5hf7s
@user-hw5vh5hf7s 8 месяцев назад
Wlahi funny zxp lkn prt3 kaga fadhinaaa😂😂😂😂
@sharma-hi3op
@sharma-hi3op 8 месяцев назад
Hadaladooda looks like jileec they took something normal that is why Gabdha badan u diraan picture even wax layaab ah uma arkaan isoo dir picturkaaga qaawan waaaaaaaw😮😮
@nasteexocabdiqadir6963
@nasteexocabdiqadir6963 8 месяцев назад
Dadka caanka ah ilen waxbay isku diraaan😂😂😂
@Ziraad
@Ziraad 8 месяцев назад
Dadka islaamka ha fadeexeynina on Tina illhY asturo 😑:(((
@ilhaanaadan6363
@ilhaanaadan6363 8 месяцев назад
Ayyyy only one 😮😮
@Sharmaabdi-fe9ex
@Sharmaabdi-fe9ex 8 месяцев назад
Szp ani prank igu samee
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 8 месяцев назад
😭qurux kudhigle hadaa prank samenesid xataaa mana dileee ani io hoya kudawanenee wlhi qosol naguma harin hoyo kulaha wax walbo sawirka igu daran😂😂 lkn Hafsa 😮shaqalada marke dhaheso so gabar ayada cml ma aha😢kor naged io kabo isma mooga qofka haduu xasid igu yhy xataa wlhi hadaa wax walbo kahayo inaa shaly saan uqarinyy ma ahee inaa bananka kenen😔Fero weyne io aqli laisku waa😂😂anagaba fera lenhy nole naga aqli badana malaheh😂 madaga hasareyo Boweh❤️🫶mohamed Abdhir
@xasancade6671
@xasancade6671 8 месяцев назад
Keep goin
@cabdibadri68
@cabdibadri68 8 месяцев назад
Lkn adoo raali galinaya soo gali pro please
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw 8 месяцев назад
Waaba Nacasee Feera Weynta Naagta ShaQaalada Haaya Maku soo Dira Kulaha DoQon dhex Awalbo Feera weyn iyo Akhli Lays Lama helo Yey tahay Horta tiktokers mia😡😡😡😡
@user-ci9mo8hs7q
@user-ci9mo8hs7q 8 месяцев назад
Waxas is boojeyn waxa baro lagama karo
@hiboabdi1084
@hiboabdi1084 8 месяцев назад
Marisha qurux ku samee❤
@abdallabro11
@abdallabro11 8 месяцев назад
Hafso iga qoslisay iyaa😂😂
@samsamhaybe9738
@samsamhaybe9738 8 месяцев назад
Waa dhaqan xumo weeye sidani
Далее
СЛАДКОЕЖКИ ПОЙМУТ😁@andrey.grechka
00:11
PRANK AF DUUB AH AAN KAGA OYSIIYEY MIZBAAX SORRY !!!
18:23