Тёмный
No video :(

PRANK ABID UGU XUMAA IYO AMIRA OO BUD SOO QAADATAY - ADNA OO GABDHO ISUGU TAGEEN - DAGAALKA ADUUNKA 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 350 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 438   
@user-do1gt7cv5u
@user-do1gt7cv5u 5 месяцев назад
Waa so gashey hada argto saliga nabiga like 👍 sar
@SAMIAApdi
@SAMIAApdi Месяц назад
❤❤❤
@SharmaSheeko
@SharmaSheeko Год назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato ❤😊😊😊😊😊❤
@maariacaday1640
@maariacaday1640 Год назад
Inta markey prank maqashay soo oroday like 👍 sara😂
@ShamsaShamsajeilan
@ShamsaShamsajeilan 6 месяцев назад
Hi wow mashaallah keep it up
@DigaaleGalaal-qb4kl
@DigaaleGalaal-qb4kl Год назад
Ax wlhi amiro markey so ordeysay calosha ihurtay wa ilmeyay wlhi adnoy wllnimadu waa qali wlhi😢😢
@amrandualejelle5582
@amrandualejelle5582 Год назад
Dadka ayagu video ga dhameysanin comments ku so ordan 😂
@quenmaido2022
@quenmaido2022 Год назад
Ana ka mid ah😂
@luunahussein8221
@luunahussein8221 Год назад
Waa jognaa
@luunahussein8221
@luunahussein8221 Год назад
😂😂😂
@muniitaismail3550
@muniitaismail3550 Год назад
Hee maxaa iga rabtaa aan commentiga kaa aqristee
@amrandualejelle5582
@amrandualejelle5582 Год назад
@@luunahussein8221 😅😅😅
@QuruxAisha
@QuruxAisha Год назад
Dagalka mamnuc maha miya team amira ismujiya😂❤
@myrajochannal2
@myrajochannal2 Год назад
😂😂😂 Adno dhibley wlhi 😂😂
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 Год назад
Prank marki lagaso tago wll nimada mcnkeda ayan dremaya 😢 Ilahey nabad hanaga kulansiyo wllhe
@sucdifuad8893
@sucdifuad8893 Год назад
Amiiro waalaal jiro waaye walaahi horo usoco❤❤❤
@yasmiinabdi1380
@yasmiinabdi1380 Год назад
Amiira naag adag dhiig bey ledahy masha allah 😂❤
@hiboxayt3260
@hiboxayt3260 Год назад
Wlhi dumashiday amiira wa gesiyad nag nol dumo from Somali land ❤️😂❤️❤️
@sadiyoosman
@sadiyoosman Год назад
Ex dumashi dheh😹🤣
@hamidamohammad2853
@hamidamohammad2853 Год назад
@@sadiyoosman 😅😅😅😅
@kaaha1233
@kaaha1233 Год назад
Naa wlloh ninkaasi inama matalo wakii nanta xumeyey inanka yar ayuunbeynu walid u nahay inantuna waa walashen😆😁
@nafisafarah7
@nafisafarah7 Год назад
Kuwan anayba dhiiga igu kiciyeen hhh Hada Malaysia jogii laha Ana Amira kaa sohoray laha 😂😂😂 Adna dibley 😅❤ 🇩🇯
@saadiasiman6793
@saadiasiman6793 Год назад
Ma sha Allah walala isjecel,Ilxun idhin maaragto,Adna Eid mubarak isodir .
@simanmahamoud4135
@simanmahamoud4135 Год назад
Ala Amiira cadi maha 😂😂 wa diyaarsantahaye wllhi 😂😂
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
ASC YAA Ahlul muslimiin 🇸🇴🫶🏻❤️ Ramadan Mubarak Somaliyaasha ❤
@khadroroble7096
@khadroroble7096 Год назад
Ramadan Mubarak walal
@intisaarmohamedcabdiintiza1671
Mashaa allha amiira waa walaal jirto allha hanii dhoro adi io amiira waanii jacelshay adna amiira 😢❤😂😂😂😂😂
@cabdiraxmanmaxamad2886
@cabdiraxmanmaxamad2886 Год назад
Masha allah❤
@lajeclaydashidan441
@lajeclaydashidan441 Год назад
Qosol wayna 😂 adna brankideeda waa another level 😂
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Amiira seey usoo oroday iga gadan walaalnimo❤
@abdulmalikbusuriabdulaziz7308
😍😍😍u 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@gudoomaashur7041
@gudoomaashur7041 Год назад
Amiira moviya ahaan jirtay waa maxay dhaldu😂😂
@saynab-bb3zq
@saynab-bb3zq Год назад
Walahi qosolka ekadameysay amira dakal selokalo ayey aqanta lajamad ikadeh sasa larawa amiro ❤wan kusalamaya amiro iyo adna wllhi wanejeclahay ❤❤❤
@calialdai6426
@calialdai6426 Год назад
Ilah leylatul qadriga allah hanawafajiyo.walal
@sacdiyoali2665
@sacdiyoali2665 Год назад
Amin yarabi
@apiipck1042
@apiipck1042 Год назад
Halka riwaayad ku qori lhydem pranki ku qortem😹😂😂😂
@ibtisamibrahim6396
@ibtisamibrahim6396 Год назад
Alla amiira cadi maha Wa diyaarsantahaye😂😂❤😂 masha allaah❤❤
@abdullahibaris7182
@abdullahibaris7182 Год назад
Amira prank geeda iska ilaaliya hadi kale ilkihina halisbey galaya 😂😂
@leylo7413
@leylo7413 Год назад
Kkk wllhi walala fican waye soo badiya sumaya iyo fatama soo sameey abaaya okay 👍
@hanibisharhassan3353
@hanibisharhassan3353 Год назад
Prank somali😂😂😂
@zakiyosaciid4159
@zakiyosaciid4159 Год назад
Somali kliya mha prankiga lashego dawadayasha ayaa lagu sameya ee somalida ka fuq
@MaryanDaahir-ud9ss
@MaryanDaahir-ud9ss Год назад
Mayee prank hindi🤣
@caashomuusemaxamed5102
@caashomuusemaxamed5102 Год назад
walhi anih xita wa qosley😂😂
@goodadvicemedia7439
@goodadvicemedia7439 Год назад
From asad Hagio warkaas kasoo maqashay 😅😅
@sadiyaabdirahman3077
@sadiyaabdirahman3077 Год назад
@farxiyoaxmed3328
@farxiyoaxmed3328 Год назад
Kusaliya nabgineena muxamed scw scw scw ❤❤
@nimcohasan1915
@nimcohasan1915 Год назад
Qof wll hesto wax maka ba ayan blse Amira nag adag waye😊😅
@HOOYO__MACAN
@HOOYO__MACAN Год назад
QUEEN OF PRANK KEEP GOING MY SISTER YOU AND YOUR FAMILY 🎉❤
@safiyocabdulahiaweys6678
@safiyocabdulahiaweys6678 Год назад
Adna ciid mubarak isodir comments uguhoreyo soqoray ayaan ahaay
@tasamazing6992
@tasamazing6992 Год назад
Masha Allah Amiira sida gari libaax ka cararaayo ayee u ordoosaa wee iga qoslisay walal jiro waaye. prankiyada ramadaanta kadib lee kadhiga hadiiba sameeneysiin vlogalee soo badiya.
@fadumaahmed1264
@fadumaahmed1264 Год назад
😂😂😂😂😂😂
@maryanbarre-jp2pt
@maryanbarre-jp2pt Год назад
Masha Allah amiira qurux dhiga wllsha ilalso Nag nol Hada Tim amiira nahay noso ar amiira 😂😂😂
@ilhaanaxmed445
@ilhaanaxmed445 Год назад
Walalimo waa mid weyn allaha isku keen xifdiyo walasheeda oo naago iskugu takeen ikama Fagan laheen allow walalaheena noo dhowr
@aniisabdi9206
@aniisabdi9206 Год назад
Prankii lama orankaro wlhi 😂😂😂
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Год назад
Ala adna umdeena maaha tihid prankiydana waan u xiisay amiira wax nool weeye sey u ordysa qosalkii iga dhamaady waa dhaarsan tahy😂😂😂
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic Год назад
MashaAllaah dhiiga biyo mahan ilahey ha isku kiin daayo adna iyo amiira❤
@FihiimoAbdi
@FihiimoAbdi 3 месяца назад
Allaha niyadaba uqosalaya amiiro waa naaga adaga mash allha 😊
@wr34419
@wr34419 Год назад
Amira beauty is a brave girl I like her reaction
@queeniqramohamed3748
@queeniqramohamed3748 Год назад
Queen of prank ❤😅😅
@fartuun3228
@fartuun3228 Год назад
Iso duceya in ilahey fosha ifududeyo😢
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 Год назад
Alleh hku fudydsho
@bintuibrahim194
@bintuibrahim194 Год назад
Amiira jecliyaa walhi waa fariid masha Allah ❤😂
@ayaanabdi9874
@ayaanabdi9874 Год назад
Waxasa ka walal ah Amiira nak adak oo dhik leh kal iyo dhalo ayey horay u so qadaday😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@ruqiyoxuseen9860
@ruqiyoxuseen9860 Год назад
ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI
@ladanabdirashid2522
@ladanabdirashid2522 Год назад
Mashaallah xata asxabta yeaaahayeen maneydihin buuud ayelasocararatay wad isdibteen moye wax madax jaban ameshan katgilahay sacadaan😢😢 walaltinimada wa qali❤
@hoodanmusehoodanmuuse
@hoodanmusehoodanmuuse Год назад
Ala way Amiiraa😂geeziyad
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Год назад
😂😂😂amiira dagaley way hasiku darsani mago keep going 😂😂😂
@xaliimaxasan-py8kb
@xaliimaxasan-py8kb Год назад
Wll nimadu waa qali Allah haidin hafido amiin dhaha
@nasriinbbequuen8610
@nasriinbbequuen8610 Год назад
Jah Amira qurux Naag qatar ah ❤❤❤
@DekaHassan-cg2zp
@DekaHassan-cg2zp 4 месяца назад
Amira wallshed adna wall nimaduu waa Qali ee mamballyo madamey wallshad barbadisay❤❤
@aayishaabdow3856
@aayishaabdow3856 Год назад
Masha alah walalanimo shey qaali waye amiro weye kabaxstay
@ayanaden2026
@ayanaden2026 Год назад
Walalnimo idinkana wad qoslaysan ana vedioga markan dawanayay ilin aya iga imatay😢😢😢😢😢
@captainabdi2921
@captainabdi2921 8 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@fatmaabdi3556
@fatmaabdi3556 Год назад
Sister are everything masha Allah❤❤❤❤😊😊
@saraawarsame8338
@saraawarsame8338 Год назад
Qofka jalaqsanee soo ordaya yaa waaye kkkkkk masha allah
@user-lo8rr4cc1t
@user-lo8rr4cc1t 6 месяцев назад
Walaalo wanaagsan mashaalaah😊😊😊❤❤
@susu___1
@susu___1 Год назад
Jah walalnimo my feveourite girl youtuber amiira qurux
@Aishastylqueen
@Aishastylqueen Год назад
Prank waali ah wallahi jiliinka top waaye amiira bud wayn maa soo qaa datid walba😂😂😂😂😂
@hodanabdirahman9334
@hodanabdirahman9334 Год назад
Ala caawa waan fuuray Saan weligay ma u qoslin ar amiiraa 😂😂😂😂
@jantepap5990
@jantepap5990 Год назад
Wlhi Amira waa gabadh dhiiran mashallah Adna Ramadan kA xita qof kaa fakanayo majiro Miya Ala maxa sheydan tahay lkn mid yar ilen Kan waa ween waa la xiray intas neh waa kaftan😂😂😂
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Год назад
Walaahi waan fuuray caadi matihiin amiira see u soo oroday lee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🫶🏻🫶🏻
@updirahmanmahad9384
@updirahmanmahad9384 Год назад
wlhi amiira nagdhigle waxanxasuustay malin aan anasasokale uqatay tib iyo bir😂😂😂
@nimcoaragzan5842
@nimcoaragzan5842 Год назад
MashaAllah sisters ❤
@Iman-321
@Iman-321 Год назад
Amiro caadi mahn buud ku culees badana 😂😂😂Bisinkow
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 Год назад
Amira qurux is not easy ❤
@axlaamcumar5905
@axlaamcumar5905 Год назад
Amiira orad keeda iga gadan 🤣🤣qosolka iga dhameesay 🤣🤣Naaga ha dhaa dheer dhib ayee qaban xaga oradka🤣🤣tafa dhaa dheer waaye 🤣🤣🤣🤣🤣kaf tan waaye igu qaata🤣🤣🤣
@boqoradainaaxmed9220
@boqoradainaaxmed9220 Год назад
Ala Amiira caadi ma ahn wllhi😅 dhiiga ayey le dahy m.a walalnimada dhel dhel ma ahn waku wataa Amiira qurux👍👍❤🦋💕🌺👸👑
@fatumahussein893
@fatumahussein893 Год назад
Mnsh Alah amiro walal qali ah
@iglanabdi3750
@iglanabdi3750 Год назад
Amiiro is not easy 🤣
@amiiraayaanle4841
@amiiraayaanle4841 Год назад
amiira so funny wlhi m.a keep going my famliy
@aishaahmad1325
@aishaahmad1325 10 месяцев назад
Ayyy Amiiro dhiig aa lehede😂❤
@jqyr44....
@jqyr44.... Год назад
Amiiiroy geeel cml usoo rooorteee😂😂😂😂😂😂😂
@monam7931
@monam7931 Год назад
Omg amiir waa dhig midhan 😂😂😂😂 Amiir dhalda hayay hay Soo mariina
@shukriluggeed4108
@shukriluggeed4108 Год назад
Amiro waxaa maqli jiray fuley budad badan ayaa maqli jiree budka la gartaye dhalada fintada maxeey aheed
@samraali4860
@samraali4860 Год назад
Masha Allah Amiira walaal dhiig leh waaye Alle haydin xafido walaalnimadu waa qaali😍😍😍😍😍😍😍
@ahmadpro5343
@ahmadpro5343 Год назад
Amira Lugo baasto🤣 casriga loo ordaayo iga gadan😂
@Maayo-sj
@Maayo-sj Год назад
Amiira orodkan lee minhooo ma kupary 😭😂😂🙌🏻
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 Год назад
❤❤❤❤yes Thank you
@kawsarclahi228
@kawsarclahi228 Год назад
😂😂😂 amira inay wax garacday diyarbakir utahay hhh wabay so carartay❤❤farid
@abdallaabdi7716
@abdallaabdi7716 Год назад
Mesha joogtin sidee ku ogaatey ar somali prank halaga qabto😂😂
@mumtazeyyyyyyy
@mumtazeyyyyyyy Год назад
Walashegay mesha dahblaha ayaa ladhahy
@faraxsanliibaanosman9214
@faraxsanliibaanosman9214 Год назад
Kkk qof dagaal usocdo hadana mobel wato😂😂
@fahiimamohamed3559
@fahiimamohamed3559 Год назад
@@faraxsanliibaanosman9214 yawata
@Alowsahal
@Alowsahal Год назад
Wlh se amiro uso ordaysa 😂😂😂 kuqoslay maskita waka ga shaten
@muscabxayoow4268
@muscabxayoow4268 Год назад
Hadaa arke adno iyo ifraax iyo atarisho wax aa jiro weyn ah❤😂😂😂😂😂😂
@aminahassan6494
@aminahassan6494 Год назад
Maskin walaahi qalbiga i xanuunay . Subxanallah run badan mooday.😭😔
@faadumocali2430
@faadumocali2430 Год назад
M.a wllo isjecel Allow idin daa🥰😘
@zakiyamukhtaar5661
@zakiyamukhtaar5661 Год назад
Prank laisla ogyahy waba funny 😂😂😂
@rahmaahmed231
@rahmaahmed231 Год назад
Adigu ma qoslin waan qiirooday wlhi
@hanimaxamad3708
@hanimaxamad3708 Год назад
😂😂marka prnk maqlay san uso orday lee 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 Год назад
Qof walalkii lagu goobanayo firsanyo ma jiro 😂😂😂😂
@zahramohamoud6047
@zahramohamoud6047 Год назад
Wllhi qosol iyo ilin ceshanwaye amiiro 😢orodkeeda😅😅😅😅😅😅
@MiinaApdi
@MiinaApdi Год назад
Geel dagaal ku jiro maka taqaanaa Amiira😂❤❤❤
@sunduscdy5604
@sunduscdy5604 Год назад
Wllhi amiiro dhiga ayaan ku jeclahey
@nasracali5596
@nasracali5596 Год назад
Somaali Daris noqoty 🤣🤣❤ manzh allah
@daauudalasow2401
@daauudalasow2401 Год назад
😂😂😂😂Fuleey ulalbdan aa maqli jiray 😂😂😂😂😂😂
@FarhiyamohamedAli-yz1lr
@FarhiyamohamedAli-yz1lr Месяц назад
Mashalah❤❤❤❤❤❤walanimo ❤❤
@ikrandaahir6174
@ikrandaahir6174 Год назад
Wow amiira qurux wll jirto Wye wlhi🥺🥰❤
@NasraSimane
@NasraSimane Месяц назад
MashaAllah ♥️❤️❤️
@filzanhussen9801
@filzanhussen9801 Год назад
Mansha allh wllo is jecel alle haysukiin daayo ❤❤😊
@ramloabdullahisalad8464
@ramloabdullahisalad8464 Год назад
Ala amiiro naag adag jah wn kuwata🥰😂
@NasraSimane
@NasraSimane Месяц назад
MashaAllah
@ifrahabdourahman470
@ifrahabdourahman470 Год назад
😂😂😂 amira mash allah
@HodanHappy-cy2gl
@HodanHappy-cy2gl Год назад
Amiro dhigo ledahy 😂😂 sobadi adnoy prank cml
@anfacabdi3939
@anfacabdi3939 Год назад
kulaha anoo lugehesan mana duubtaya😂😂😂😊
Далее
PRANK FATMA SI XUN UGALAY QEYLO XANAAQ SORRY SIS😭
9:41