Тёмный

PRANK || ADNA OO LIVE UGA XANAAGTAY GABADHI SOO DHIBTAY ….. IYO GACAN KA HADAL || 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 252 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 607   
@macruf
@macruf 2 года назад
Subxanallaah 99jeer Alxamdulillah 99jeer Allahu akbar 99jeer Lailaaha Illaalaah 99jeer Aqri walal illaahay maalintada Hakuu nuuriyo
@okiisajiisi7476
@okiisajiisi7476 2 года назад
Aamiin
@mohamedrahoy7787
@mohamedrahoy7787 2 года назад
Ameen
@norahmed9967
@norahmed9967 2 года назад
Manshaaallh
@aminaamish242
@aminaamish242 2 года назад
MashaAlAh walal kheyr ilhy hakusiyo ilhyna hanawafajiyo kheyrka awood ankulaimano kheyr malihin awood anxuman iskagarebno malihin ilaaa Alaah SWT nasiyoo 🤲🤲
@umafnaan5197
@umafnaan5197 2 года назад
Jazak Allah kheer
@ingy-beauty1615
@ingy-beauty1615 2 года назад
Nabigena maxamed scw 🌹wuxuu yiri"ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo una fududeeyo amuurtisa"fadlan walalhy muslimka isoo booqda kuna soo biir, I caawiya ilhay amuurtena dhan hani fududeeyo🙏
@Shacnibarud
@Shacnibarud 2 года назад
Wankusaray abaayo adna iisaar plz xbbti
@feisalyare3452
@feisalyare3452 2 года назад
Salalaahu aleeyhi wasalam l
@nalka1878
@nalka1878 2 года назад
Salallaahu caleyhi wasalma
@nimconalka8705
@nimconalka8705 2 года назад
Inta adna ila jecel love dac kusi 😂
@rahmaaden7980
@rahmaaden7980 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdisattarofficial5724
@abdisattarofficial5724 2 года назад
Inta qososhey mrkey dawanasey😂❤
@nasraabdullahisaid7054
@nasraabdullahisaid7054 2 года назад
Adnay afeef hore aya laku siiyey ninka meshad kajilicsantahay lama dareensiiyo hadii kale dhaawacaga ayu si qodqodaa 😞😞😞
@caaliyocawil5283
@caaliyocawil5283 2 года назад
Wlhi wa runta landhere
@اميرةالحياء-ن6ش
@اميرةالحياء-ن6ش 2 года назад
Inta jif ku dawanyso like😒
@khadiijoabdirahman2227
@khadiijoabdirahman2227 2 года назад
😂😂😂😂 dhip badana saxaf best couple ❤️🥰 isku wara abidkiina
@naimaabdullahi9165
@naimaabdullahi9165 2 года назад
Masha allh nin xaaskisa asturayao Masha llh runti lama helo allha idin xifdiyo family qurx bdn tihn
@faadumoibrahim9505
@faadumoibrahim9505 2 года назад
Adna wllhi ani cml u maseer badan thy lkn ani gacan ka hadal ma aqaani lkn xanaaqey ayaa saa id ah 😄😄😁😁😁
@abdullahi9609
@abdullahi9609 2 года назад
exactly 💯 weligaaba ,gacan ka hadal iska ilaali waayo gacan ka hadal xumaan mooyee xal makeeno
@assiimabdullahimohamed2507
@assiimabdullahimohamed2507 Год назад
@@abdullahi9609 haaa wllhi
@ashasalad1402
@ashasalad1402 2 года назад
saxaaf doqon waynaaday weye maba yaqaano ixtiraam waraa gabadha kadaa bahdilka dhooys yahaow qalbiga haka dhaawicine
@khadiijahassan7768
@khadiijahassan7768 2 года назад
War ka dhamow dadkan ayaga iska ka xigo nin iyo nagtiisaa waa dhar iyo jirkisa bisinka maxaa ninka dadow ku haysataa
@ubahlifestyle4396
@ubahlifestyle4396 2 года назад
😂😂😂 Aloore shekada branki maaha waa iga qosol sisay adna qaali
@umumuscab3830
@umumuscab3830 2 года назад
Adnana maqusto saxafna naag sheeg madayo❤️
@shukriqurux9100
@shukriqurux9100 2 года назад
Kkkkkkk
@anfacabdul2948
@anfacabdul2948 2 года назад
hhhh meshey ka jilcnthy o loga qeyli si karo brtyhhh
@aminaamish242
@aminaamish242 2 года назад
Nin naagta uguquruxbadan oo raaliyaa ah haduu qaboo naag sheg madayo hhhhh
@ayanamiira4915
@ayanamiira4915 2 года назад
😂😂
@umumuscab3830
@umumuscab3830 2 года назад
@@aminaamish242 haaa wlhi
@abdiaziizkorea8261
@abdiaziizkorea8261 2 года назад
Abayo caweyska lamanaha lii iyo sumaya noo so qabo yaa ila qaba
@Ogaalkadhacdoyinka
@Ogaalkadhacdoyinka 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-9_3yrly1wd4.html DEG DEG:CIIDAMO HUBAYSAN Oo Madaxtooyada GudahaUGalay & farmaajo Oo fashilyey Shirkii Muqdisho +Xog
@mariahassan2472
@mariahassan2472 2 года назад
Adna nocaas miyaaa ahayd ii wac aan caayee kulahaaa naagta maxaa ka rabtaaa lacala hadii ay run tahay xitaa ninka ayaa xiriir la sameeye maa iska celisid isaga waxaas cml doqonimo waaye🤣🤣
@mariyadeganofficial930
@mariyadeganofficial930 2 года назад
Isku fikraad
@fahima7276
@fahima7276 2 года назад
Ilen meshan aya oga so xanajisey 😂😂umbrella da sida lagu duftay aya iga gadan best couples iskuwara
@hamdiosmannor3806
@hamdiosmannor3806 2 года назад
Waalid ilmaha hortooda isku qaqabsado aduunka ugu necbahay, Plz respect your Kids.
@simanqurux7909
@simanqurux7909 2 года назад
When he say a girl that’s my friend send me the way Adna laugh!! 😂😂😂😂😂😂😂😂
@SaluumHashi
@SaluumHashi 2 года назад
Yea hehehe already he know adna wll laughing
@adnamohamed613
@adnamohamed613 2 года назад
Team Adna is muujiya👊🤣🤣
@layalibeautysalon7169
@layalibeautysalon7169 2 года назад
Hhhhhh adna nin laiskuma haleeyo asagoo 90jir xitaa naaguu raadinaa ilmaha allaha noo daayo😍😍😍😂
@afitaaxronaldo6151
@afitaaxronaldo6151 2 года назад
Mobilekaan naagta so dhiibtay ayada xitaa prank aa lagu sameeyay maxee naxday 🤣🤣🤣👉So qabta
@SaluumHashi
@SaluumHashi 2 года назад
Ani waaye tasoo dhiibtay 😂😂😂
@afitaaxronaldo6151
@afitaaxronaldo6151 2 года назад
@@SaluumHashi Aniga iso dhiib hee col😉🙄😒
@haniayaanbeautichannel877
@haniayaanbeautichannel877 2 года назад
Saxaf wa dhib socota walahi Adna dhiga ayu ku kariye 😂😂😂😂😂❤️
@Itz-Hafsa
@Itz-Hafsa 2 года назад
Wlhi wey isla ogyihin qofa hoos ka dhahoyo soqabo dalada cadi waye cml😂😂😂😂
@cayunicadey8653
@cayunicadey8653 2 года назад
Wiilkoda waye weyba uwaceysey ma,maqlin miyaa
@xubilifestyle6729
@xubilifestyle6729 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 adna xabibti walahi warunta hakayelin
@freemeditation4577
@freemeditation4577 2 года назад
Kan prank ma ahn wxa lagu raali galinooya adno marko caaynaaye 😂🤣 hda wxa laga dhigooya nin aa naagta meel ugu xirneen waAllah aclam 🤣😂👋
@yusrobashiir342
@yusrobashiir342 2 года назад
Wlh sida dhihi rabey aya dhahde inta wax fahmi karto le inta fahmeso in adno marki hore u sida qaldan u hadlaye weyka cabsane ladha haye aye video u jawabosa in ayada ka adag tahy cml🤣🤣🤣
@updynasir5417
@updynasir5417 2 года назад
Naag aa maseerin naag maba ii ah 😀😆
@umusuunaa
@umusuunaa 2 года назад
Frist One Ar Saxaafaa Adno Maxaa U Dhibeysaa Pranki Familka Uma Fiicna We love You Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall
@blackgiganosaurus
@blackgiganosaurus 2 года назад
Hahah lool this prank was so funny wallahi, i love Adna reaction, but please dont do this kind of prank to her again you can never find someone better than your wife just to let you know, plus she has a beautiful kids for you mashaa Allah may Allah swt protect your family amiin ya rab.
@igafilonoface4154
@igafilonoface4154 2 года назад
adno sxbey kiiska ha iska waalin nin hadu naag u bahdo kama celin kartide🙈✌️🤣🤣
@faraxsaninacabdulahi4323
@faraxsaninacabdulahi4323 2 года назад
War ani ilaah amrkiis naak mba cynayi mxee iga qabtaa maskintas ninkan asaa qooqn oo aady maahoo anih ninka lee gubi laha oo si xun ugubi lhaa 😂😂
@faisoismail2448
@faisoismail2448 2 года назад
Adno masertooy aatahay wlhi abayo qali 🤣😅🤣😅
@ishwaakahmed9132
@ishwaakahmed9132 2 года назад
Adigu ma masayrtit
@damaabshir7908
@damaabshir7908 2 года назад
Mar hadaa maqasho ina abtidey waa halkii shafiyo tusmo ninkeeda waa ina abtigeed 10 jirkodii ey isjeclaayeen saxaaf warkaaa waaweeyn inta aragtay ...🤣
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 2 года назад
😂😂😂😂markan yara waan folxuma kulaha yaah waxkale saxaf waa qosol 😂
@aishasuleiman2853
@aishasuleiman2853 2 года назад
Mnsha allah family qurux badan
@manaal3968
@manaal3968 2 года назад
Ar adna maseer kii o qof ah 🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰
@umulhanhassan1214
@umulhanhassan1214 2 года назад
Illahay ha kuu barakeeyo IPhone 13 aniga iyo inta aan haysana illahay ha u sahlo inay helaan
@hamdi3092
@hamdi3092 2 года назад
Aamin🤣
@sahromaxamed4052
@sahromaxamed4052 2 года назад
Adna waxay dad dhibty caawa waa lagaly🤣🤣🤣🤣
@nawalbashir8294
@nawalbashir8294 2 года назад
Adna saxaaf hadalkuu badiye 😅 malintu naag ka daba keeno iska fur ee adna kadaba keen😂 Qurux kugu ma yaro yow ku bahdilin ✌️
@caaliyocawil5283
@caaliyocawil5283 2 года назад
Inta nag mu ku dhaha
@ruqiyoshqcali6614
@ruqiyoshqcali6614 2 года назад
4 ilahey ibaneyay hiiiii maxad igu soo ledahay
@zahromohamedadam8747
@zahromohamedadam8747 2 года назад
Kal soo qaado adna 😂👊 Noo soo aar adno saxaaf
@hamdamahat2938
@hamdamahat2938 2 года назад
Abyo adna waxaan ahay gabar ilahay hay dardiih ku jecal❤ plz IPhone 12max igaad plz plz🥺😪😪😪😭😭😭😭🙏💯
@bahjaahmed7465
@bahjaahmed7465 2 года назад
Hhhhhhh tuugsi maamree
@hodanahmed5856
@hodanahmed5856 2 года назад
Adnaay ninka saxaaf waa tashadee sodigii safrayay adiyo gabdhahaaga isna minyaraduu lasii aqal galayaa is adkee noo kkkkkkkkk
@fatimahooda5507
@fatimahooda5507 2 года назад
😂😂😂😂Adna ani cml masayr 💔💔💔
@abdirahimosmaan8267
@abdirahimosmaan8267 2 года назад
Waa ceeb inaa ilmaha hortooda isku qabsataan
@nuranur2888
@nuranur2888 2 года назад
Sax
@safiyosaafi7045
@safiyosaafi7045 2 года назад
Maxamed saciid waa la tumey maskiin
@zaynababdihd4467
@zaynababdihd4467 2 года назад
Deleda isoqawo hhhhhhhhhhhhhhhh
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 2 года назад
😅😅😅😅adni saxaaf ma barato miyaa !! Wax aanan hore ugu arki jirin haduu sameeyo wan iska fahmi lahaa in uu xaraabo wado wlhi
@queensamiiha2240
@queensamiiha2240 2 года назад
waa laisla ogyhy waxaan waxfahma
@nadarabdi2653
@nadarabdi2653 2 года назад
@@queensamiiha2240 beenta maahn wlhi dadkaan aqlikeen e ku dhelayan😏😏😏
@marisaabdi6896
@marisaabdi6896 2 года назад
Hhhhhhhhh alla beerka adno kumalaho qof igu qaliya ma izku ogeyn🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fatimasahraabdi7312
@fatimasahraabdi7312 2 года назад
Mashallah Walashey adan iyo walalkey maxamed my family qurux badaan wan idin salaamay farxad ku nolad iinashaallah Allah idin xifidahay aamiin aamiin aamiin yarabii ❤️❤️🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯👍
@rowda318
@rowda318 2 года назад
سبحان الله
@sumii__izak8711
@sumii__izak8711 2 года назад
Ala hada Hadey run ahan lehed maalgu tumi lha mii adna naag nool🤣😂🤣🤣
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 года назад
Adna iyo saxaaf 🥰funny family ❤🤣🙏✌
@fadumamaxamed8949
@fadumamaxamed8949 2 года назад
❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘
@halimomohamed6471
@halimomohamed6471 2 года назад
Hhhh adna markay xanaqdo ayan jecelahay walahi 🤣🤣🤣
@xamdimaxamed3819
@xamdimaxamed3819 2 года назад
DINTA ma gurka 4ta kaliyad kabaratern,Sunada wa bad ee wada barta ragow😁✌
@maryammohamed9417
@maryammohamed9417 2 года назад
Beentaa ma ah waa waxa aan layaabay
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 2 года назад
Waa midan layabay
@bilalmahamoud2965
@bilalmahamoud2965 2 года назад
Ma diidanin in aan barano diinta lkn waxbo hala yaabina alle ayaa noo baneyey afar suratul nisa so aqrista aayada sedexad mida kale ma ahan anakoon abodin inan gursaneno balse maalinkan abodno cidna nagama xigta afarta wa buxinena xaqodane in badan waa simenaa l😜🤞🏻
@hamdi3092
@hamdi3092 2 года назад
@@bilalmahamoud2965 intaa baahida tihiin hala laguursana marka kista heshiin neh mida baahida nigu soo samarta la ilaawa 3kale la raadsana awaal laawayaal
@bilalmahamoud2965
@bilalmahamoud2965 2 года назад
@@hamdi3092 adoo rali ah qoral keyga sifican u aqri waxa ku qoran in badan xaqoda inan simi dono oo ilalin dono ma ahan ina midii hore xaqeda ku tumanayo
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 года назад
Asc walalhey channlkern soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🥰💞🙏🙏🙏
@asiyaalbachire2359
@asiyaalbachire2359 2 года назад
Hadaad sidaas oo dhan u hinsaysaan ragiina privet ka dhigta oo social media ka saara Wayna ahyna prank ba ka dhignysane runba laynigu hayn 😒
@munirahmed3231
@munirahmed3231 Год назад
Acting
@rahmakiin8001
@rahmakiin8001 2 года назад
Adna ma cajisantahy xabtii Mise hurdo kugu filan baad seexan daal daal baa kaa muuqdo
@amyaztamaz604
@amyaztamaz604 2 года назад
saxaf wuuu xanaaqdhawyahay wuu is celinayaa 😄😄😄😄
@hamdi3092
@hamdi3092 2 года назад
Ma ila aragtay 😅😅
@hodanahmed5856
@hodanahmed5856 2 года назад
Adnaay safarka aadayso waa ujaanis saxaaf waleee ninkaagu naaga jeclaa waxan umalayn intaad safarto inaa usoo laaban doonto saxaafo naag kale lawareegtay kkkkkkk
@khadraxayow2654
@khadraxayow2654 2 года назад
Cida iPhone ani halxabo xitaa iisoo dhiiab 🤣🤣🤣🤣
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 2 года назад
Adna is adkee credit ka ha naga dhibin boqol hadyad hadii loo soo dhibo malin kuma garan adok kalana ma Noqonayaan ❤️❤️💞💕🌹💯❤️🌹 saxaf iyo giftigiisa plus labo kale xitaa hadad ku soo dontaan adna ma garaan adna qurux Qimo badan qiyas badan afar ka roon ❤️🌹❤️🌹❤️👌💯 😂😂😂wlhi Adna waa serious
@maryamabdi6660
@maryamabdi6660 2 года назад
Naa maxad saan u yelnahay horta ayu gabar kale so qabey o cunug u dashay wilkesa curudka ah ashraf mohammed sacid !!!! Adigaba ninkan
@nimconalka7880
@nimconalka7880 2 года назад
Ar adnaa maserkaga 1000 ayu maraa bee wajigaga dhan waba is badalee saxibey aniga saxibkey malin cad ayuu igu dhihi jiray naaga shukansi u adaa anigane iska aad ayan dhihi jiray waxba maba daremi jirin kawaran adnaay lkn ugu dambeyntii maskiin inan ahay ayuu ogaday wana ifuray wlh nin ma rabo naag maskiina oo masereynin dabaal ayuu modaa xaqiiqdi 😂😂
@najmanadar9453
@najmanadar9453 2 года назад
Uff uff io aqas saxaf waxaa kala yaby naag lee mxaa uga shegesaa uff caleyk🤮🤮🤮wr hduu ilhy 4kuubaney kadhawee hdii kle naga aamus mlin kasto mx ugu hesaa nagaa saan io nagaa saas eh uff
@hodanahmed5856
@hodanahmed5856 2 года назад
Waxbaa udiyaarsan adna hada markay safartuu isu diyaarinayaa caqlilaw waaye saxaaf
@najmanadar9453
@najmanadar9453 2 года назад
@@hodanahmed5856 Wlh kan cml ma agfadhinlaheen ani 90ka naag luu shegaa acudu blh🤮
@hodanahmed5856
@hodanahmed5856 2 года назад
@@najmanadar9453 ninkan waa diyaarsanyay abaalkeduu mariyay waayo inuu bahdilo marwalba adna iyadaa isugu wacan way ixtiraamta lakin isagu mayaqaaan ixtiraam horaa loodhahay lax walbaa halkay is dhigtaa lagu gawracaa
@ayaanbillan8634
@ayaanbillan8634 2 года назад
Aduunkah erayadan uguh Necbahay Waa afarbah La ibaneyey Iyo Xorbaan ahay Nin Idhah Wlhi Inanah Haben wadah Jognen iskifaygah
@mouhyadinamadou131
@mouhyadinamadou131 Год назад
Saxaaf gabadha dhib kada dumarka dhankaa lagama maro ee kada wax kale kusame😂😂😂😂😂😂😂
@asmaabdirahman4910
@asmaabdirahman4910 2 года назад
Hadas tagi weyse ogow dinta wadkabaxde warya diinta kabax ludadarto ogow ciyar maho
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 2 года назад
Saxaafow aniga mid iisoo dhiib walaalow mobilekaagii hore xataa ha noqdo waan ku baryaa🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@DeqaAli-e4c
@DeqaAli-e4c Год назад
😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@malikomar155
@malikomar155 2 года назад
Anaa waligay iphone qaadan ee maa.isiisid sxpow dhowr sano aa kugu xiranahee
@munohassan6029
@munohassan6029 2 года назад
Adno markay xanaqday waxay u egatay jana miqdad 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@wardomahamed4943
@wardomahamed4943 2 года назад
Sheeko hadii eey runthy tlka meey jabiso in eey ka dafto 🤨 waa wax eey isla ogayeen
@bellanajax750
@bellanajax750 2 года назад
Adnay branks waa wax aan fiicneen walaashey & walaalke wax kaloo Ka fiican ayaa jira beenta run yay Kugu noqon beenta
@maxamedmaxamud7714
@maxamedmaxamud7714 2 года назад
Habaryar ani iigad mobel iphone pls waxa rapaa inaan ciyalka facayga iijabi pls habo walidkeyga ma awodaan pls
@muniishbbe2354
@muniishbbe2354 2 года назад
Hada massge keyga arkoosiin ani halesiiyo ka heysatid saxfow 🙄
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 2 года назад
Madaxay ku dhufaty adna waa LaJamad weyn saxaaf dhibka ka dhaaf adna wajigii casan buu ku noqday xanaaq dartiis 🤣🤣🤣
@naciimadagan4969
@naciimadagan4969 2 года назад
Telka anile malisiyo saxaf and adna chanal ada ugu bahanahe waba isku turturesine
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 года назад
Somalida maxaaa aqiro su. Aaalo uyaalaan qof waxheesto ayaaa wax loogudaraa 😫🥺 anagana ilaaheyaaa xaalkeena og bal meee anaga nagusadaqestan ajirbeee kahelilahayene 😫😭🙄
@anfacmohamedanfacmohamed4605
@anfacmohamedanfacmohamed4605 2 года назад
Cadalad waa diide dulmiga ma ogoshahay hhh adna nombrkda sasle hakugu xirnado my fmly
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 года назад
Adna muuqaal ku markuu dhamaado miyaa waxaa rabto samaysid oo dulqaad muujisid wlleey kkkkk
@shadiamohamed9101
@shadiamohamed9101 2 года назад
Ninkaaan marhore kashagiyay videa dhaxdiisa naaaag muxu usogaliyaaa videa badan ufirsady naaag kugaftamaaa adna ninka farahado kabaxay wlllhi aniga videa dubaaayo Allle 4 ibaneyay meysha laso fadhisanaa nin meysha kuma heysid
@bisharoali2095
@bisharoali2095 2 года назад
War adi wahlee kaaqaldan. Markasta mahaa gabadha oo gubotesaa 4. Warkale mataqanid
@kaahaahmed39
@kaahaahmed39 2 года назад
Ani maba sii fadhin kareen duub ooo soo gali ban oran laha markasay inoo taal qolkyga Iska bashali laha laysma dawakhiyo awoodas male nin aad 11 sano la joogtey wlhi inuu channelkaga naag kaso amaano🤏
@monam7931
@monam7931 2 года назад
Nin somli naag dayn mayee adnay xalka daji saxaf sagshankaba nag ban gursan dhahaa waxii prnk way rumowda saxf warkaga cadayso nooh hhhh
@sahroibraahim4198
@sahroibraahim4198 2 года назад
Wllo adna iyo maxamed aniga gifti iigu so dhiib pls hlxadta gadan waayaye 3iyo 5 an maqloyaye
@ahmedtajir4796
@ahmedtajir4796 2 года назад
Adna si dhab kuu jeceshahy prank jaceel fake ka daa
@geenyagedo4569
@geenyagedo4569 2 года назад
Nin hadii laqiimeeyo qatar iskadhigaaa kkkkk keeerlees laga noqdaa
@Hodan-xb8qk
@Hodan-xb8qk 2 года назад
Adnooy ninkaan celcelis waaye nin somali naag madaynayee hore usoco dheh😂😂😂🖐️
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 года назад
Nin miya isku halayn le wuxuu taaganyayba afara lay baneeyay isagoo tiisiba meel dhigan karin
@AliizaAliiza-ee5wy
@AliizaAliiza-ee5wy 2 года назад
Saaxaafow aad baan kuu taageeraa inaadeerow aankuu duceeyee aniga isii uma baahnideen ilaahaa idiin gar gaaraye wlhi daacadaan kuugu duceynaa hadad isiido ama midkale xataa plse plse plse wll
@nasteexomaxameddeeq3528
@nasteexomaxameddeeq3528 2 года назад
Marka xiga ridwan iyo Ilyas just same
@juweyriyamaxamed6046
@juweyriyamaxamed6046 2 года назад
Hhhhhh adno umadeena maahan 3moobeel aa heesataa kulaa matuugsate walaahi adno isku dabeecad ayaa nhy gacanta iyo afka weey isla socdaan
@sacdiocadey5546
@sacdiocadey5546 2 года назад
Famligan waanjeclahy ilaa 2018ki aan kuxirnaa
@suaadabdirizakahmed6371
@suaadabdirizakahmed6371 2 года назад
Wtf war ilmaha hortada ha isku qabsanine wxs waa Ku halaabaayane
@hiboqaali6481
@hiboqaali6481 2 года назад
Wayeel warkisa kaftanoo ku dhamestaa hayey adnooy
@sacdiyoibrahim5320
@sacdiyoibrahim5320 2 года назад
Team adna guul 😘😘 sanad wacan 🥳
@Mandeeq22
@Mandeeq22 2 года назад
Diinta illahey waajib kaagama dhigin Qeebta maseerka shaadiyo mataanteeda ahay
@shayma5815
@shayma5815 2 года назад
SaxaaF waa waalidii oo qofa xraabadisa lee ka helaa lkn adna ka jeclhy adna keep going sis
Далее
28 September 2024
31:05
Просмотров 812
Дикий Бармалей разозлил всех!
01:00
PRANK ||ADNA WAA ARSATAY SAXAAF TAARIIQ KU DHIGAY
41:43