Тёмный

PRANK AN KAGA NAXSADAY QURUX IYO ASXBTA WAN KA SHALEYAY 

Mizbah Official
Подписаться 119 тыс.
Просмотров 87 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 191   
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g Год назад
Abaheda ma nooLa 😢 amane igu tahy wlhi qurux ku dhiigle wa nin raga ilaah haku deysto ❤
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn
@fardowsaibrahim7741
@fardowsaibrahim7741 Год назад
qurux kudhiigke saxiib kaliya kuuma ahan ee waa walaal nafta kuu huri kara ee ilaasho Qurux kudhiigle abaalkaga janada Alle haka dhigo sidaad gabadhaa nogu ilaalinayso baa wax la qiyaasi karo eheenba wiil qalbi wanaagsan 🥰🥰
@abdullahimohamedali8987
@abdullahimohamedali8987 Год назад
Qurux ku dhiigle wa nin damiir lkn rayaan bajaan shaqsiyadeeda qarsoon buu soo saaray prankiga inta ila aragtay damiirkeeda
@cwaliindhacade6875
@cwaliindhacade6875 Год назад
Inta youbtubwr jirto qurux ku dhiigle you tuber la mid ah inuu jiro uma malynyo, sharaf korkaada ha ahaato sxp jack
@ahmedtoronto4790
@ahmedtoronto4790 Год назад
Wlhi qurux ku dhiigle waa nin rageed aabaheed manoola waa iigu amaano kulahaaaa 🙏
@queenfahmo2705
@queenfahmo2705 Год назад
😩jack is true friend mombasa ayey kataqan kulahaa🥺🥰🥰
@farhansh.bashir476
@farhansh.bashir476 Год назад
Jack wlhi gabadhan booskii Marish banaysay wey buuxisay weyna ka qurxoontahy
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Год назад
Team Jack and misbax ❤
@najiibc952
@najiibc952 Год назад
Setahay quruxey the season in charge
@zamzambide174
@zamzambide174 Год назад
Inta marky prank qurux kudhle argty soo orday1❤❤❤❤💚
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 Год назад
Prank run ah waaye kan dirisle hadaadan is fahansaneen ha iso racinaa🤣🤣 jack amaanee igu tahey rag waye 🥰🙏👸
@feisalcade3635
@feisalcade3635 Год назад
Jack wiil qalbi wanagsan waye wlhy markey baxde Asaga Kali diib uu raace walal dab ah 🥺
@anisomaxmed1272
@anisomaxmed1272 Год назад
Sax
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Ku Sali Rasulkeena Qiimaha Badan Scw Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤
@azma4456
@azma4456 Год назад
Salalaahu aleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💯💯♥️💯💯❤️‍🔥
@zuhaip9985
@zuhaip9985 Год назад
Salalahu calayhi wasalam❤
@caishaoglecaishaogle39
@caishaoglecaishaogle39 Год назад
Team misbaha wax yar noo haray aan dhamaystirno 100k hamablyo hor dhac ah 🥰
@hayaatmohamed1684
@hayaatmohamed1684 Год назад
Ax amaane igu thay abheed manoolo yay kataqana mombaasa way itaabatay misbaax allah hakudaayo quruxkudhiigle garab haystaa
@anasvfofficial9130
@anasvfofficial9130 Год назад
Jack Waxaa Uu Sameyey waxan Sameyn Laha Hadalki Nabarka Laha Uu Dhahay Waxaa Uu aha Sida Tan Hoyaded aney igu amintay Abaheed ma Nolo Maxaa Meelna Ma Adeyso walal Qalbi Wngsn
@fatimaaliomar3611
@fatimaaliomar3611 Год назад
Mizpah Rayan iskga Har waa Iga talo Gabar Yar oo Nadiif ah pad thy Dirisle Bastar Wacal Ah weye Qurux ku dhiglena Waa wllka dhap ah wlHy Nolow aboweh
@girlsofsocialworktoday6929
@girlsofsocialworktoday6929 Год назад
Horta jack waa qof lagu tashon karo wlhi ilaasho sis aabahed ma noola hooyadedna anay igu aamintay waa hdl meel ku taabanaya Mido kale jack fudaydka iska daa wax walbo Tuuraysa
@idilmaxamud7927
@idilmaxamud7927 Год назад
Oh!!! Team jack haddan nhy raali galin ayaan u baahan hy si dag dag ah mizbah😓😓😓😓😓😓😓🙈
@iqramame6639
@iqramame6639 Год назад
Qurux Ku dhiGLe DhIg ayU le yahay wlHi mizbaH🥲
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn
@xalimoxasan90
@xalimoxasan90 Год назад
naag.naag.ma.jecelo.marka.ladhahyo.waa.iska.sidan.caml.rayan.xasisina.qumayda.mizbah.abyo.cadowkag.u.nolaaw.abyo🥰🥰🥰
@ahmeddahir8939
@ahmeddahir8939 Год назад
Walee naag naagle taqan abaalkeda rayan wakusugtay😂
@munomahad6153
@munomahad6153 Год назад
M.a Jack waa nin naxris bdn aqli u leyhy
@zamzambide174
@zamzambide174 Год назад
Hhhh horta ninkan Jack faro fududaa borsadii biyuhu ku dhex ridaymya tvgina waki jabiyy waa nin kudhac leh walidi reer burco ❤❤❤❤👌🤍💛
@queenfahmo2705
@queenfahmo2705 Год назад
Wlhi jack mafududo lkn ciilay kudishay
@zamzamsamriye9497
@zamzamsamriye9497 Год назад
Nayaa hooy wiilka kadhamow i already told you don’t deserve him and his friendship
@sumayomuse7653
@sumayomuse7653 Год назад
juck was qof qalbi wanagsan waye ilaasho ninkas
@abdinasirabshir1720
@abdinasirabshir1720 Год назад
ᴜɢᴜ ʜᴏʀᴇʏɴ ᴍɪsʙᴀʜ ᴡᴀ ᴋᴜ sʟᴍʏ ᴍᴀʀᴋ xɪɢᴛᴀ ᴀʙʏᴏ ᴡʟʜʏ ᴊᴀᴄᴋ ᴡᴀ ɴɪɴ ғɪɪᴄᴀɴ ᴏᴏ ᴋᴀʀᴛɪ ʟᴇʜ ʜᴀᴅᴀᴀᴅ ᴄᴀʟᴀғ ʟᴇᴇᴅʜʏ ɴɪɴᴋᴀs ɢᴜᴜʀsᴏ ❣️❣️
@saamiyaaadan6789
@saamiyaaadan6789 Год назад
😂😂😂😂
@abdinasirabshir1720
@abdinasirabshir1720 Год назад
@@saamiyaaadan6789 ᴍᴀxᴀᴅ ᴋᴜ ǫᴏsʟᴇ ʟᴋɴ
@edabsan623
@edabsan623 Год назад
Guur waxaa aheen amaa taqaaniin somaliyee 😂😊
@user-io2jh8qm2r
@user-io2jh8qm2r Год назад
Qurux ku dhiigLe soo argooso nio
@ciil-tire1435
@ciil-tire1435 Год назад
The Only Queen Mizbah big fan ku ahay apaayo keep going otherwise 100k coming soon I,n
@sawdayusuf4150
@sawdayusuf4150 Год назад
Waw Jack
@juweeriyajano9303
@juweeriyajano9303 Год назад
Wow mansha Allah Jack wlhi waa nin raged
@drabdinasirsheikh1056
@drabdinasirsheikh1056 Год назад
Best pranki wlhi
@ibraahimaweys3213
@ibraahimaweys3213 Год назад
Waan kaa qaadnay mizbaaxey maalmahan waad cayishay
@queenamishchannel3737
@queenamishchannel3737 Год назад
This is another level princesse kep going
@hayaatmohamed1684
@hayaatmohamed1684 Год назад
Raali gali jack oona ilaasho walaalkaga
@sumayoahmed8559
@sumayoahmed8559 Год назад
Coming soon 100k wlshei misbah🥰🙏🙏❤️
@maxamedsomaali4797
@maxamedsomaali4797 Год назад
Welcome back mizbah official part 2 and jackdawson PranK 👍
@adnomohmed5740
@adnomohmed5740 Год назад
Quruxkudhigle waa qalbi daahir m.a
@nimcogaas9562
@nimcogaas9562 Год назад
Jack nin raged wlhi kuma wayo sxp❤
@fadumofarax2177
@fadumofarax2177 Год назад
Yaray jack kahar walagaa badbadshee🙄
@ayaandiamond3673
@ayaandiamond3673 Год назад
Prank waaliya iga dheh😂😂❤
@Naamir03
@Naamir03 Год назад
Naaya Dhoongo Prank lahaane ninka ka xishood, Adiga inuu Biyaha Kugu Rido ayay ahayd🥱 Qofan ogahay wadadiisi ayad haysaaye, Markad Caan yara Noqote💔🤣🤣
@queenedebzan7825
@queenedebzan7825 Год назад
Qofka wan fahmay hhhh
@Naamir03
@Naamir03 Год назад
@@queenedebzan7825 Yaa waaye💔🤣
@lakiboy3586
@lakiboy3586 Год назад
Misbah qurux ku dhigle wa sxp iyo walal jiro ilasho huno qali
@salmosaciid278
@salmosaciid278 Год назад
Mizbaxeey jack kaxishood oo suu kuqadariyo u qadari noh
@ayaan8153
@ayaan8153 Год назад
M.a jack real walaal weeyaan nin rageed prankska shaqsiyadaha dadka lagu barta maistidhaahdeen.
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Keeps goings my sisters another's levels pranks 😂😋
@bashkaabdullahi8960
@bashkaabdullahi8960 Год назад
nin ka fican jack waligey maarak m.a
@miira-mh4ro
@miira-mh4ro Год назад
Hhhh waka helay runtiii keep going sis 💪 ♥️ ❤️
@mukhtaarahmed578
@mukhtaarahmed578 Год назад
Keeping going muzbah
@bashkaabdullahi8960
@bashkaabdullahi8960 Год назад
Wax saxib lalanoqda wye quruxkudigle ma
@najmacadey7747
@najmacadey7747 Год назад
Naa wilka noga har waji malihide 😏
@Queennouran336
@Queennouran336 Год назад
Dhilooy adoo naag ah ayaad naag kale caynsa mee damir kagii uuuf 🤮🤮🤮
@najmacadey7747
@najmacadey7747 Год назад
@@Queennouran336 sharmuutoy cayda sidaan kunaqanay magabadaley shubo afkaga urayo ha ila sogalin
@muniizmohaaz816
@muniizmohaaz816 Год назад
Jack si qaas ban urapa plz malakuheli kara 🙏 Wan kuwata ye
@abdigaiye715
@abdigaiye715 Год назад
Walahi rayaan sxp magasho iska reeba hhhh
@afnaanwacys3003
@afnaanwacys3003 Год назад
Tim an jeclhy wada jogoga horu mar wcn insha allh 🥰
@hodannuur
@hodannuur Год назад
Yaray markaan wa igasoboday wlhi wiilkas fasaxu kujira hakaa nasto prankigan 90ka dereenkiisa iyo qalbigiisa kudhawacayso kadaa nagihinan mid walbo marku meel garsiyo bay dhaqan xumo kubilowdaa iyo disrespect🥺😡
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 Год назад
Saxibtimada ayu wxa ka yaqana jack😅🥰
@cabdirisaqxafiid703
@cabdirisaqxafiid703 Год назад
Beautiy full the video
@najmomaxamed1708
@najmomaxamed1708 Год назад
Wlhi wiil quruxku dhigle kadulqaad badan ma arkin
@abdirahmanmohamed3964
@abdirahmanmohamed3964 Год назад
Rayan Bajaj kulahaa qooq weyn ku saaran🙏🥰😗🥰😗🥰🎈
@aragsaqaali3603
@aragsaqaali3603 Год назад
Qurux kudhiigle qof qalbi wanagsan
@amanikhalif9958
@amanikhalif9958 Год назад
Team wayab keep going 💪💪
@mukhtaropey9954
@mukhtaropey9954 Год назад
waa idinsalaamay wll nolasha
@emmaonce2973
@emmaonce2973 Год назад
First commonti✨️
@mohamedhussein8643
@mohamedhussein8643 Год назад
Another level keep going 🤗
@ahmedadenosman2872
@ahmedadenosman2872 Год назад
hambalyo Finally 100 K keep going 200 K soon Inshallah😘❤️✍️
@ibraahinxasan2760
@ibraahinxasan2760 Год назад
Ninka magaca u sax meesha aad ugu Soo qortay misbaaxay wxy Qurux😅
@aaalcd6070
@aaalcd6070 Год назад
Abahed manola mana tageeso ala Jack wa nasab wllhi ilaalso wllyy
@mohameddabow7649
@mohameddabow7649 Год назад
Jack has humanity
@Guuleedchanel288
@Guuleedchanel288 Год назад
tageero lanber one muzbah and zhpkaygii nolosha ku fashilmay ee jack
@adancaddeofficial9975
@adancaddeofficial9975 Год назад
Awal waa caded marku ku dhahay wey naxdey waana runtisa
@yg_uno_cs1569
@yg_uno_cs1569 Год назад
Welcome to the Family Empire 👑😎
@kingadannur5897
@kingadannur5897 Год назад
Keep going
@ibrahimmaxamedxusen7383
@ibrahimmaxamedxusen7383 Год назад
Misbax walal amiin dhicisow away
@kafiismaciil
@kafiismaciil Год назад
Abayo wan kubaryaya Jack ilasho wllhi wil dhab ah kujecel weye
@Abdifatahyare008
@Abdifatahyare008 Год назад
M.a misbax keep going
@hamdacawil3522
@hamdacawil3522 Год назад
Keep going 100k mizbax
@najmomaxamed1708
@najmomaxamed1708 Год назад
Waligaa xa humeynin abayo
@shaaficioadymaxamuud6624
@shaaficioadymaxamuud6624 Год назад
Masha allah wll hoye usoco
@handeeqa5264
@handeeqa5264 Год назад
walaloy jack aman sii nio😢
@queenalmaz3534
@queenalmaz3534 Год назад
Keep going musbax❤
@YourboiAbdul
@YourboiAbdul Год назад
Jack lee kusorac lee e
@kinghamzayare1895
@kinghamzayare1895 Год назад
100k coming Soon my sister misbaah
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 Год назад
Mizbax queen 👸
@zakariyemooto7177
@zakariyemooto7177 Год назад
Vaar Vaar 😂Vacation ka kuraasta jajaban lagu fadhiyo wuu iga gadan yahay 😂
@umulkhayrjamac9975
@umulkhayrjamac9975 Год назад
Waa ka naxzaty
@umulkhayrjamac9975
@umulkhayrjamac9975 Год назад
Haa
@sakariyedaahir5097
@sakariyedaahir5097 Год назад
Tukanhan baa na dhibay wuu qeelinayaa🤣🤣
@adanschannel7348
@adanschannel7348 Год назад
Congratulations congratulations 🎉🎉 for your 100k followers 🎉
@jimcaalebashiir3333
@jimcaalebashiir3333 Год назад
Dirisle ku lahaa neo qoftna ayaa naga qabata 😂😂
@cabdirishiidshaaciye4915
@cabdirishiidshaaciye4915 Год назад
Illahay haku dhawro gabadh yaro quruxsan misbah
@adancaddeofficial9975
@adancaddeofficial9975 Год назад
Wlhi waa prank ay ku kala saartey qofka ayada marnaba aan katageyn iyo qofka daneystaha ah
@layaabofficial2039
@layaabofficial2039 Год назад
Meshan wax qaldan kamaba muuqdo somali war radis kapatey io hadal sixun ufasirid Teeda kale gapadhan q.kudhiigle ayy siwacan isku garanayaan Hadii ay dad meel isku racaan mid oo qalad galo midka ay isku dhowyihiin ayaa ceshto asiga ayana qaladka ruuxkale galey ay asxptisa kala hadlaan .
@idildayniileofficial130
@idildayniileofficial130 Год назад
Haye sheekeesta yaah kulahaa hhhhh misbaxey dhesha ciyaarta kadaaa
@gracefulcare2357
@gracefulcare2357 Год назад
i like your videos very good go ahead
@isseabdiisseabdi7560
@isseabdiisseabdi7560 Год назад
Mizbax keep on going bloody
@user-dt5lg5hw8g
@user-dt5lg5hw8g Год назад
Miskin jek quf musul ah waye plzz musmax jack no ilali
@diinaari6842
@diinaari6842 Год назад
Rayaan umadeena maaha ku lahaa qofna balaayo lagama celiyo
@abukarbakal9047
@abukarbakal9047 Год назад
Maxaa nooga jartay lkn oo u dhameystir weyday
@idleyare142
@idleyare142 Год назад
Keep going wll mizbaH
@alidaheralidaher4739
@alidaheralidaher4739 Год назад
Keep going my sisters
@spmodel2776
@spmodel2776 Год назад
JacK gOb wyE
@AliAhmed-qb2yy
@AliAhmed-qb2yy Год назад
Mizbah ragii ku afdubey iyo kubii kadanbeeye siday ilinta kagadadiyeen waa inaad ilinta ugadadisaa
Далее
PRANK QURUX KU DHIIGLE KAGA NAXSADAY ILAA UU😱😱
17:26
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
Learn Arabic: 100 words from 10 topics
12:35
Просмотров 449 тыс.
برنامج قسمة و نصيب كرنج
18:11
Просмотров 720 тыс.
Astaamaha Lagu Garto Qofka Sida Dhabta ah Kuu Jecel
4:01