Тёмный

Prank Dagaal Isku Badalay Yahye Tiger ( Yaa ku yidi actor baad tahay ) 

HOB FILMS
Подписаться 331 тыс.
Просмотров 152 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

11 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 382   
@Mohametapthi
@Mohametapthi Год назад
Dunidan ma soo marin ruux ka zharaf badan kana run badan Nebi Muhamed scw ❤
@fififatouma8520
@fififatouma8520 Год назад
Scw Scw Scw 😘😘
@faxiyamaxamed3813
@faxiyamaxamed3813 Год назад
Scw scw❤❤❤
@abdizhakurali5940
@abdizhakurali5940 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@ncxaincxai6582
@ncxaincxai6582 Год назад
Scw scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️
@nimcoahmed5904
@nimcoahmed5904 Год назад
Sallalahu calayhi wasalam ❤ ♥
@suhayb7706
@suhayb7706 Год назад
inTa daawanaYsa ee hadaNa comentiga akhrinaYsa Like
@isxaaqfaysal7375
@isxaaqfaysal7375 Год назад
Libaax wallhi yaxye legend 🙌 👏 Wan ku wataa raginimo apo🤑😉
@aminfarahahmed307
@aminfarahahmed307 Год назад
This prank is really funny ❤but I never understood why the landais raise their hands in the face of others. It's funny . Their fight is only 🫱😂😂😂
@gobsaninakayse7780
@gobsaninakayse7780 Год назад
😅😅😅cabsi cabsi imikaaaaba isagoo bilawa saan yahay yaa rabi wlee kanoo kle prank kuma sameeyeen ma naftaydaan nacay🤣🤣
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Hadaad Rabto Lakullanka Allaah Acmaashaada WanaajiTiir nolasha kabay hooyo mcn ifak nabad ku joga Aaqiran janadii ku noolow hooyo 💋💋💋😭😭🤦‍♂️😘😘😘🌹🌹🌹
@abdifataxabdilaahi4099
@abdifataxabdilaahi4099 Год назад
Garanka iyo shaadhka iyo waraaqda haddii aad wax madow ka dhex aragtey like iska saar waa prank 🤣🤣🤣
@ayaanahmed6514
@ayaanahmed6514 Год назад
Yaxye waa nin jira wallhi geesi isnacayy🙋💪❤️ina adeer gacaliye waku jeclhy ☺️🤣
@hodanhonest7290
@hodanhonest7290 Год назад
ilma binu hahim geesinimo u daaaa one love dadkaygii💜
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Год назад
Najma nalka iyo asxaabteeda walaalayaal anigu mar hore ayaan inigu soo biiray waan ini taageeraa maasha allaah keep going ayaan ini leedahay dhamaantiin
@abouomar2929
@abouomar2929 Год назад
Haye legend wlhi adke, anigiiba xanaaqay xatta inay brank duubayan ogaa siduu ukaca fadhiistay🤣🤣🤣
@kaafiyashow
@kaafiyashow Год назад
Dulqaad badnidaa yahyow🥰 Asxaabta nagu soo biira from Hob films to kaafiya show
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 Год назад
Walahi Yahye waa dabeecad fiicanyahay Maansha alaah 👍👍👍👍
@Maygaag.junior
@Maygaag.junior Год назад
Qof kasta oo dulqaad badan marka kugu xanaaqo wlhi aakhiro kuu dirayaa😂
@saynabcali453
@saynabcali453 Год назад
Waxaad tihiin legend of the world 🌎
@niciimomohamett8458
@niciimomohamett8458 Год назад
yaxye dulqad badana wllhy waa dulqadkiyo qof wll yaxye wlhy wn ka xumahy prankiga lagugu sameyay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Muuna_MuhuYodiin_15
@Muuna_MuhuYodiin_15 Год назад
Wlhi actor aan caadi ahayn walipa somaali ku jirin sidu wax u matalo kuwataa Yahye Tayger 👌🥰🥰
@qfg1798
@qfg1798 Год назад
YahYe Legend Always Legend💪👍
@Layla6793
@Layla6793 Год назад
Ma Sha Allah Yaxye waa Wiil Edeb iyo dulqaad leh. And also he knows how to act. He is one of the best
@hibaqahmed3912
@hibaqahmed3912 Год назад
War by Hhh
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 Год назад
Yaxye waa ninka kaliye idinku dawadu masha allha
@cabdikariimcisman4181
@cabdikariimcisman4181 Год назад
Maad jeceshahy😁😁😁
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 Год назад
@@cabdikariimcisman4181 hadan jeclado sow nin maha
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Год назад
Show yaxye dulqad bu laha 😁🙆‍♀️Nio mxd sidaa ugu gashen wiilka waa dulqaadkiyo qofa wlhy yaxye yare m,a❤🥰 kugu dhacday iyo qadar alleba waa laqaata yaxyow 🙈🙆‍♀️
@imranmed513
@imranmed513 Год назад
Wlhii yaxyee waa personality kaliyee aan aadkaa ugaa helooo 😂😂😂😂
@kaltuundalal9645
@kaltuundalal9645 Год назад
Waanka xunay wihe ma jeceli ina yahye lava cadhaysiiyo😭😭😭
@almanajax8437
@almanajax8437 Год назад
Ax yaxye wa wada dulqaad allllhe hku dhowro wllkyow nolow yaxye qof wnagsan wayeh🎀🎄
@farxiyaaxmed5891
@farxiyaaxmed5891 Год назад
Dulqaad baa kodhan yaxye taygar😂😂😂😂maasha allh wlllo
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 Год назад
Waxan prank maahe waa laysla ogyahay😂
@caadhamire386
@caadhamire386 Год назад
See laysula ogyhy camerada iyo mekarafoonkaba wa arkaa in filim dubayo muu modaya ee
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Wallaahi wa yaabay dhib Kii ugu weynaa 🤣🤣🤣nin ka way kar kariyeen
@muscabrecap
@muscabrecap Год назад
HAAAH NI0 EDIT CUT ✂️ AHBAA GALAYA 😂
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 Год назад
Wxuu modaya baroobadi in ay socoto baroobo marka ay socotana kamard waa in ay darnata yaxye marka baroobada ayaa prank loo dhex giliyay wx fahan😂😂😂😂
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 Год назад
Yahye Adke wlhi wuuka gaadhsiiyay 😂
@hoodosharaf607
@hoodosharaf607 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂
@hodanxuseensiciid5604
@hodanxuseensiciid5604 Год назад
Waar yaadheheen inan ka yar hanaga dhibinaH yaxyeh waa lengend wlhy
@mariogotze9964
@mariogotze9964 Год назад
Legend tiger nin SHAQADIISA DAACAD U AH WADA DULQAAD☝️☝️☝️☝️☝️
@zhaacahassan4687
@zhaacahassan4687 Год назад
Wllhi yaxye waa legend 👏 Aniga horta uu iga Dulqaad badan yahay wllhi yaxye
@xikmatzoor.486
@xikmatzoor.486 Год назад
Waar ninka feedhkii ciraa ku dhacay, Izka xoqo dheH waa prankiye 😅😁
@dekaaadam6103
@dekaaadam6103 Год назад
Yayxe wuu dulqaad badan yahay keep going pro
@ilwadmahamoud8709
@ilwadmahamoud8709 Год назад
walahi dulqaad badan ayuu mojiyay yahye salan sare 😅🥰
@cawaalediamond6540
@cawaalediamond6540 Год назад
Wanwata
@niciimaahmed3983
@niciimaahmed3983 Год назад
lipaax yahye legend wanku wataaa ❤😍
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Год назад
Yahye full respect person😍
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Год назад
Wllhi yaxye waa wiil dilqaad badan mashalh hore u soco wllky
@cismancisman2908
@cismancisman2908 Год назад
Ragan is garanaya ee laga dhigayo rag aan is aqoon prank kulahaa 😂😂
@ayyuubbobuli1989
@ayyuubbobuli1989 7 месяцев назад
😅MA ila aragtay😂😂😂😂
@axmedofficial4607
@axmedofficial4607 Год назад
Yahye dulqaad buu leeyahay 😅
@Layla6793
@Layla6793 Год назад
Cidna shaki kagama jiro shaki Inuu Yaxye yahay De best actor! Just saying
@gobsaninakayse7780
@gobsaninakayse7780 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣Wlee yahye anaga nalamadhaho waxaas wlhi waa cabsi cabsi anaaba siibaqaaya
@gobsaninakayse7780
@gobsaninakayse7780 Год назад
Idinkaaba balaa nio qofaydaan aqoon prank kusamaynaya wlee yaxye tiger waan sii ogahay waa cabsi cabsi balwaaka imika yimi salantina kadib aan eegno yahye iyo🙀wlee waan ogahay waa bila dulqaad waykamuqata wajigiisa😅😅
@aaminaxasan9833
@aaminaxasan9833 Год назад
😂masha allah dulqaad badanaaa
@Dr_Saed.Mohamed762
@Dr_Saed.Mohamed762 Год назад
Yahaya Taiga Nin wayn Walhi Wan ku Wataa hadii ay dhab ahaan lahayd qudheeda ninrageed uun baa Taas aad Samaysay samayn kara legend
@gobsaninakayse7780
@gobsaninakayse7780 Год назад
😅😅😅😅Naa macaan ha na odhan 😅😅waalidayda marba halkuu marayo wax ka odhanaya war raali ahaada🤣
@nimcodagan8410
@nimcodagan8410 Год назад
Yaxye legend wlhi nin jira oo ad udulqad bdn ku wata
@naahidah5567
@naahidah5567 Год назад
War Yahye daaya si ragganimo leh buu u hadlayay xataa ax ♥️
@zicitgurei9162
@zicitgurei9162 Год назад
Ninkani burco ayuu ku cadho burburay Kulcha waxay burcadani😂
@xamdaxikma6999
@xamdaxikma6999 Год назад
yaxye waa legend ❤
@user-lb1vo4zs7k
@user-lb1vo4zs7k Год назад
inta igu raacsan like ii saar
@inacabdulahi8905
@inacabdulahi8905 Год назад
Keep going Hom Films 🥰🥰🥰🥰🥰🌹
@falastinmohamed6966
@falastinmohamed6966 Год назад
Masha alaah wlh yaxye wuu dulqaad badan yahy
@Garaadsaremedia
@Garaadsaremedia Год назад
Wllei waa dulqaadkii oo qof ah Ninkani❤
@munasarmuniir4807
@munasarmuniir4807 Год назад
Walahi yaxye waa madaxa dulqaadaka aniga hadii,aan ahaan lahaa mar sedaxaad maan kicilahayn
@monnamohamud6891
@monnamohamud6891 Год назад
Wxn prank mahe iga cuna mcnha😃
@bileahmed9585
@bileahmed9585 Год назад
Legend weeye wllhi anigaaba xanaqay dulqaad banaantiisa
@Aanaaaamohmed
@Aanaaaamohmed Год назад
Yahye inu dulqad badn yahy inta aragty🤭
@faisaahmed
@faisaahmed Год назад
wllhi yahye waa legend
@sultanyousuf8990
@sultanyousuf8990 Год назад
Hahahahah assistant director sorry for the bunch Labo maranba isa so kaxeystey kulaha director 😂
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 Год назад
🤣🤣🤣🤣 Yahye walaahi waa nin rageed nacalaa.
@halahala-du8ls
@halahala-du8ls Год назад
Yaa yidhi yahye aya waxa lola yimada nin rageed libax ah weyan yaxye 💪👏
@amranbaashe3286
@amranbaashe3286 8 месяцев назад
😂😂😂yahye waa gac walahi waan wataa
@ayanmahamoud6327
@ayanmahamoud6327 Год назад
Wiilka waa dhibteen wlhy lakiin waaa dulqaad badan yhy good man
@gobsaninakayse7780
@gobsaninakayse7780 Год назад
Gabadhu hore uuma soofadhidee🤣🤣🤣yahyooow😅
@Lander02
@Lander02 Год назад
I love my people , hadal tagtagaan lol.!
@axmedcali5046
@axmedcali5046 Год назад
Soool kawa mara Maxaa iga dhacay kkk guul iyo Gobanimo
@idirisomar7946
@idirisomar7946 Год назад
Kkkkkkkkk yaxye naf yar feedh bu iska soo jaray an wax ka dambeyn waku wata yaxye sxb axsan actar
@raxmacali7442
@raxmacali7442 Год назад
Wxn layabanahy dadka haya waa laysla ogyahy Qaabkaas wx looma feedheen adeer ma waaliba
@saffahaaji7553
@saffahaaji7553 Год назад
Yaa kugu yidhi aktar Yaxye: kan kugu yiri waxbaad duubi taqaanaa🤣
@hannaibrahim8833
@hannaibrahim8833 Год назад
Xuseen ex class mate 🤣🤣 nin aamusan baan ku oga ninka
@udgoonhussein10
@udgoonhussein10 Год назад
Prank intaa leedahay najma indhaha yuufaraha kaagalin gacantaa waaba ka. Yaabey dadka wajiga kagalinaaayo
@nemoalih2472
@nemoalih2472 Год назад
Inanka yaxye ha lay ilaaliyo Mar dambe yn laga xanaajin 🥺😫
@zulthanaley
@zulthanaley Год назад
#wllhi waa wxn #RAG is arag😂 Dulqaadkaba ma lihi
@mahdikhaleeji
@mahdikhaleeji Год назад
Yahye Waa Rijaal Aabo Nin Raggeed Legend
@nimcomohamoud3552
@nimcomohamoud3552 Год назад
Yahye way ciileen wllhi mid May kula hadlaan intay labadan nagnag laynayaa
@NimoAqadir
@NimoAqadir Год назад
Mshalah dul qaad ayaad leeday walaahi
@nasmaawil
@nasmaawil Год назад
Legend sana wuxu😂😂😂
@xamdamaxamedmaxamed4829
@xamdamaxamedmaxamed4829 Год назад
Yaxye wuu dulqaad badan yahaYyyy
@saynabcali453
@saynabcali453 Год назад
Haa wlhi abayo
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 Год назад
Nin Legend ah muu Degdegin Lkn cashar
@sakariyeahmed1183
@sakariyeahmed1183 Год назад
Dadki sharu Khan wax laa dubi jira tihin kulaha War yahye walhi waa qosol 😂
@raaqiyaahmed4093
@raaqiyaahmed4093 Год назад
Yahye waa B+ Believe me 😂😂
@sumayahiprahim8737
@sumayahiprahim8737 Год назад
Samir badsnaaaah laaillh illhyeeeey
@morsal_fanpio
@morsal_fanpio Год назад
Yaxyahasi wa Aadke waka Gadh Gadhsiyaay😂
@riyaaqqurux522
@riyaaqqurux522 Год назад
Wale yahye waa geesi ❤❤
@ruqiyasaed3540
@ruqiyasaed3540 Год назад
Waada dulqaad wallahi yaxye manshallah
@sulthanmaame4415
@sulthanmaame4415 Год назад
hhh wxni prnk mhyne waad noojilaysaane🤣🤣🙌
@barwaaqojamac7877
@barwaaqojamac7877 Год назад
Wllhei yahaye wan wata waa geesi wllhie anigaba ciil iga qabtay intu kaca fadhisanayey lkn waa geesi baga feedhka uga jarayy😅
@gobsaninakayse7780
@gobsaninakayse7780 Год назад
Wlhi saasuuba ku dulqaad badanyahy intii danboo dhan ciilbaa anigayga ihayay laba qofo sxipa mise waaba walalo labadina horta oo maanta midba halkan wax kaaleyahy oo wada socda bari horaan mid kagadhamayn laha laa ilaah lkin bahal feedha buu udhibay😅😅😅
@bushaaromaxamed2611
@bushaaromaxamed2611 Год назад
Ninka dulqaadkay ka dhameyeen wlhi lkn markii danba uu udaray hoo bariiska
@najmamustafe5313
@najmamustafe5313 Год назад
War wuxuu waa adke ninragega❤❤❤
@aflaxxiis1071
@aflaxxiis1071 Год назад
Aaal waar ninkan wa legend yaxye tayger zapaptoo aH waaxay kaantaroolka padan feedhkaa waa u qalantaa😂😂😂
@mohamedabdirahman1969
@mohamedabdirahman1969 Год назад
Editing ka kama helin waxaanaan uga helin codka background ka waa la xidhaaa ya guna may xidhin
@kayseshukri7624
@kayseshukri7624 Год назад
Next Dayax 😁
@Shacraawi-
@Shacraawi- Год назад
Wllhi xabad feedha oo dhamaca buu ku dhuftay 😅😂
@farxiyamaandeeq6022
@farxiyamaandeeq6022 Год назад
Yahye tiger 🐅 waa legend
@najaxabdizak7262
@najaxabdizak7262 Год назад
Reer burco hdii aan nahay raga ayaa naga dhashay wllkay yaxye i love you wll
@maxamedxuseen8025
@maxamedxuseen8025 Год назад
😂😂😂wa rer hrgysa weyn huuno ahuuuno😂😂
@abdirashiitismail814
@abdirashiitismail814 Год назад
So daya diyaar ban nehe 🤣
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Год назад
Prank cameraman Leh Weeye 😅😅😅
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 Год назад
Wx fahan filim inta anan lasamen baroobo ayaa ka horeysa baroobadana kamarad waa in ay daarnata😂😂😂😂marka yaxye prank aya logu dhex qariyay
@fatumahussein893
@fatumahussein893 Год назад
Mnsh Alah yaxye wa dulqadkiyo qof ah
@niciimomohamett8458
@niciimomohamett8458 Год назад
yaxye wlhy waa qof wanagu biyo dhigya yaxye wn ka xumahy
@hanaaxmedxayaad8057
@hanaaxmedxayaad8057 Год назад
Yaxye kulahaa naa mcn hana odhan ilaahay ma taqaanaa😂
Далее
Muna faysal oo Yahye Tiger Prank Waaliya ku samaysay
24:57
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Каха заблудился в горах
00:57
Просмотров 6 млн
Riwaayadii Sixirka Part 6 2022
21:38
Просмотров 437 тыс.
PRANK SHABCAN ISTAREX LAGU SAMEYAY  NAMIR WAALAYDILAY!
9:09
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Просмотров 8 тыс.
PRANK OHIN ISKU BADALAY HUD HUD KU SAMAYNAY
14:15
Просмотров 90 тыс.
Short | Film | AXMED SAXIIB KII | 2023
24:55
Просмотров 342 тыс.
Prank Aduun Muna Faisal oo laga ilmeysiiyay
19:22
Просмотров 285 тыс.
ANO JECEL BU IGATAGAY SHORT FILIM 1
13:48
Просмотров 176 тыс.
Maseer Dumar Part 3 2023
24:19
Просмотров 813 тыс.
Талантливый консультант
1:00
Просмотров 1,4 млн
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Просмотров 30 млн