Тёмный

PRANK DAGAAL IYO GACAN QAAD SABABAY 

Family Sagal Channel
Подписаться 278 тыс.
Просмотров 86 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 120   
@ShukriAbkow-qi3gx
@ShukriAbkow-qi3gx Месяц назад
C/qaadir intu bini aadam deganyhy ayuu deganyhy wlhi m.a❤❤❤❤
@Quman-qm
@Quman-qm Месяц назад
Wala ka baxay Sure iyo mareexan Surre wataa Sagal keep going sister ❤❤
@ubahaadam9193
@ubahaadam9193 Месяц назад
Anaga xataa parank ayaa nagu sameyseen midakale waxaa la yaabanaay wiilka walalkeed ah oo hada sidaa u taagan ayaan layaabanaay war wuxu dhiig xumaa ayaan is dhahaayay wlhi ciil i haayay siduu u taaganyahay ileen wuuba la ogaay
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 Месяц назад
Mashallah team cajib ah ayad tihin oo Is Jecel Allah idin barakeyo ❤
@DeeqoAli-ex9lh
@DeeqoAli-ex9lh Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Diyocadey
@Diyocadey Месяц назад
Alla sagal dulqaad badanaa maashaa allaah tabaraka laah
@user-nr3fr9gr2u
@user-nr3fr9gr2u Месяц назад
Sagaleey xaal baan kaa rabnaa ma asad baa ina gummed ah?
@user-yz6om4qz6k
@user-yz6om4qz6k Месяц назад
Iyada wuxu kuleyahy ayado xaaskisa ah waliba dumar ah ma maqashid miya
@SagalAadan-ys6bh
@SagalAadan-ys6bh 20 дней назад
Just 7
@user-nr3fr9gr2u
@user-nr3fr9gr2u 20 дней назад
Sagal Caaydii mareexaan ay ka weyday sucdi iyo teamkeeda ayaa nooga guday nabsi wakaas haddii aad xishood iyo dulqaad CB isku dartid
@abdimuhumed7510
@abdimuhumed7510 Месяц назад
Arrintu xadkay ka baxday oo oday Axmed waa naxaye laakiin anaaba la naxay.
@user-oq5xu7hd3k
@user-oq5xu7hd3k Месяц назад
Asxaabta filimkii macanaaa ahaaa team aan caadi eheen
@user-en9hc1cb2l
@user-en9hc1cb2l Месяц назад
Prank u kaga adag yahay lkn caadi amerkeda u qataa
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 Месяц назад
Walal maxaa ku galinaya dad isqaba dhexdooda subxanallahiye
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m Месяц назад
Nin kasta naagtiisaa ka adag markay runtaa tahay
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Месяц назад
Waxaysan ogen ma jiraan waa waxay isla ogyihiin irsaaqadaa halhaas ka gashay
@nasteexomohamed7831
@nasteexomohamed7831 Месяц назад
Nin rag nagtisa ka adag doqon nagtisa ka adag yahe kadhamaw reraah is qabo
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Месяц назад
Iskureero tihiin ar sagalaaa😂😂😂😂😂
@AzminajeyDolal
@AzminajeyDolal Месяц назад
Sagal walalked xishmad kudamate m.a
@sacdiasaidhajji5662
@sacdiasaidhajji5662 Месяц назад
Wlhi yarkan la dhashay wan ilmeyey ixtiramkisa marka arkey
@kowsarmohamed8394
@kowsarmohamed8394 29 дней назад
🤣😂🤣🤣🤣🤣 wn ku wata walahi USA 🇺🇸
@nadiifochanel9550
@nadiifochanel9550 Месяц назад
😂😂😂ale sucdi iyo jakad cadanka wa wata dhig leyihin jakad cadka kulaha walasha ama mesha kuhay ama mesha kawad
@dr_safa512
@dr_safa512 Месяц назад
Sorry sagal Walahi oyinta 😢kuma qurxonid
@halimaomar1244
@halimaomar1244 Месяц назад
Oo prank baad ku fcantihi Abti iyo Eedo
@drhoodolacky4872
@drhoodolacky4872 Месяц назад
odaygii ahmee wuu yaabanyahay😂😂😂😂
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Месяц назад
Sucdi wallahi waa legend agteeda qof looguma xog sheegan Karo 😂
@Fatma_zaharat
@Fatma_zaharat Месяц назад
War 😂😂Asad bisinka adakaaa hogay wiilka dabeecadda ka xuun
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Месяц назад
Waa prank 😅😅
@user-mh9ek9gv7l
@user-mh9ek9gv7l Месяц назад
Waa prank aan caadi ahayn markii hore waan xanaaqay siday iskula hadlayaan dadka dhexdooda hadana gadaalban ka fahamay inay prank tahay
@yasmiincadeey2544
@yasmiincadeey2544 Месяц назад
Sagal wan kanaxay runban motay 😂😂😂
@cawoali6544
@cawoali6544 Месяц назад
Waxaasi waa ceeb Dad waaweyn baa tihiin Pranka iska daa
@laylaluul3397
@laylaluul3397 Месяц назад
Sagal caadi ma ahan isku reera tahiin kulahaa😅😅
@user-yz6om4qz6k
@user-yz6om4qz6k Месяц назад
Waxan prak lama dhihi karo wa bahdil cadiya qof dadka dhaxdoda xaskisa saas ugu bahdilayo cadigana wa sidee dhaqankisu uf
@Bintu122
@Bintu122 Месяц назад
Waa isla ogyihiin mxa bahdila
@LuckyMohamed-nc4mu
@LuckyMohamed-nc4mu Месяц назад
Kan prank waa dhafay 😂😂
@falisahmedsiyadsiyad9805
@falisahmedsiyadsiyad9805 Месяц назад
Wlhi suqdi sxb kubananthy😅
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Месяц назад
Sucdi dhiigaa kujeclhy naag nool
@user-ho7cb3du8v
@user-ho7cb3du8v Месяц назад
C/qadir /sagal ileen waa walaalo😂
@user-qv6ik4tj5e
@user-qv6ik4tj5e Месяц назад
Abdulqaadir bilaaa dhiig
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 Месяц назад
Wax dhiig leh mesha seylac ba ka jooga runtii
@falisahmedsiyadsiyad9805
@falisahmedsiyadsiyad9805 Месяц назад
Allah kan doqon sanaa sagal ladhashay😢
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m Месяц назад
Maxaa tan dhacda maa cabtay ku lahaa ar sucdiyaaa😂😂😂😂
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 Месяц назад
Wa qof nool sucdi ma qososho
@rejaaden2418
@rejaaden2418 Месяц назад
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮 yaaaaaa huuuuuuu tan iska badala dad waaweyn baad tihiine dadka qalbiga ha uga cayaarinina
@caishasheikh-qs6xm
@caishasheikh-qs6xm Месяц назад
Sucdi reer mudug wlhi wa qof nool
@AbdifatahMahamuud-ue8oo
@AbdifatahMahamuud-ue8oo Месяц назад
Bal dadkadhan oo bulshada wa usogubinay waxayku dhaqmayaday dhaqanka inaga xun
@nasrajama3134
@nasrajama3134 Месяц назад
Isku reeraa tihiin😂😊
@user-vo1cc7gt7g
@user-vo1cc7gt7g Месяц назад
Wara gabada nocan haila daqmin
@MohamedAhmed-rt3tg
@MohamedAhmed-rt3tg Месяц назад
War ani runbaan moodey waan naxay sariirtaa ila gariirtey waxaan ka naxay kooxdii habeenkii whelka noo aheyd,oo isdagaashaan moodey
@HassanFatouma-eq4qc
@HassanFatouma-eq4qc Месяц назад
Wlhi sucdi farid ❤❤❤
@MaryanAxmed-eb1ws
@MaryanAxmed-eb1ws Месяц назад
M,a qoraalka uga horeeyo❤❤❤❤
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 Месяц назад
Hhhh Alle sucdiya tan dhacday ma cabtay kullahaa
@haboon6195
@haboon6195 Месяц назад
Ala wan naxay walhi 😂😂😂
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 Месяц назад
Asad iyo sagal labaray wixii 📷 been leyska tusaba waa leys gaday
@mohokovichmohoziano3965
@mohokovichmohoziano3965 Месяц назад
Sagaley naagba thy runti ee nagnimada ogolow mise natus wxi rag kuyaali jira
@nasteexomohamed7831
@nasteexomohamed7831 Месяц назад
Aal, qoosl hadan noso Badi
@user-pn2nk6kd4i
@user-pn2nk6kd4i Месяц назад
Manta wixiika danbeya sabiis karabka waakala laabtay
@maria-hv3ky
@maria-hv3ky Месяц назад
Naaag dadbaa caay moode
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 Месяц назад
Sagal sidey c/qaadir u eegtay dumar hadanahay nayaa maxan u nacebnahay
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 Месяц назад
Suad mashallah
@yurub5288
@yurub5288 29 дней назад
Kan la dhashay sagal waa yaab
@turkishire9558
@turkishire9558 Месяц назад
Naaghadaad eheen maxaatahay
@SahidAhmed-mr2dc
@SahidAhmed-mr2dc Месяц назад
❤❤❤❤
@munajimcale-kn4pp
@munajimcale-kn4pp Месяц назад
Oninka kale mukuqabaa😂😮
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Месяц назад
Waxan hada mu yhay
@nasirtalyaani5887
@nasirtalyaani5887 Месяц назад
Kan Nacaska ah naxa dhigay halka inantooda lagu qabo
@user-mj9tt4jb5p
@user-mj9tt4jb5p Месяц назад
Kaalay dagaalku dir iyo mareexn maa how Shani Ka dhacaysaa bisinka
@drhoodolacky4872
@drhoodolacky4872 Месяц назад
sucdi legend weeeye
@ladanbulux4188
@ladanbulux4188 Месяц назад
Sagal sorry wllkaa ayaa doqona xoolo ah
@____0934
@____0934 Месяц назад
Kkkkk saylac jinac😂😂😂
@nimomahamod
@nimomahamod Месяц назад
Sucdi waa lagu gaaday😅
@HoodoAhmed-oo9wr
@HoodoAhmed-oo9wr Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂
@NimcoAbdullhi-u9m
@NimcoAbdullhi-u9m 29 дней назад
😂😂😂😂
@user-ez6kq2ge1x
@user-ez6kq2ge1x Месяц назад
Kkkkk walalka dhig male hadusa wax ogan
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 Месяц назад
Walalka wuxu meel public ka dhihi laha wa dhahay aan kala xishoono meel loo dhaafo malaha madama meesha dad buuxo kaligood ahyn
@user-km5pc3wm9t
@user-km5pc3wm9t Месяц назад
Naaninkaa ha caayin waaceeb
@AadanCabdulaahi-ee5ro
@AadanCabdulaahi-ee5ro Месяц назад
Hada saan iinma wanaagsano dad waawayn baa tihiin tiktok baa kusoo arky adinkoo sure iyo marxaan kla caynaayo war waxaas iska daaya bliis😢
@CaliAlli-cy8zt
@CaliAlli-cy8zt Месяц назад
❤😊❤❤
@ugbadosman2616
@ugbadosman2616 Месяц назад
Shiinoo baroortaaay mantaa
@user-ce7ky5bf7n
@user-ce7ky5bf7n Месяц назад
nagtan waaba doqon xun
@fadumogarwaan2770
@fadumogarwaan2770 Месяц назад
Sii xuun ayaad ugasheen walahi
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 Месяц назад
Sucdi naag nool wlhi kor gabdhed kabo isma dheera wa run
@user-hd9ct4oe1y
@user-hd9ct4oe1y Месяц назад
Wad Naga nixiseen
@Faynuusxasan
@Faynuusxasan Месяц назад
Sucdiyey albaabka markii lagaa furi waayay maxaad udhihi weysay War albaabka iga fura yahuud miyaad tihiin 😂😂😂😂😂😂😂😂
@KhadraMohammed-gr1jl
@KhadraMohammed-gr1jl Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-eq4or3rm4c
@user-eq4or3rm4c Месяц назад
Seylac is not easy
@SagalAadan-ys6bh
@SagalAadan-ys6bh 20 дней назад
Same here but not long now and visiting the 3😮🎉😂❤
@user-pg2fb5ch1m
@user-pg2fb5ch1m Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@Mariyomohamed1
@Mariyomohamed1 Месяц назад
M......a.❤❤❤❤
@user-pg2fb5ch1m
@user-pg2fb5ch1m Месяц назад
kkkkkkkkkk
@Rafifahmed023
@Rafifahmed023 Месяц назад
Queen
@hindamohamud
@hindamohamud Месяц назад
Saylac is not easy 😂
@Nihaal-bv4mh
@Nihaal-bv4mh Месяц назад
Sucdi waa nag nol jecliya😂
@NimcoCabdijaamac
@NimcoCabdijaamac Месяц назад
Uu walalked dhadhan miya mu dheg iyo dhaban fujiyo wah
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 Месяц назад
Meesha public waaye hadal nin weyn wuu kula hadlay
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Месяц назад
ma walashaa ninkeeda la dilaa wy ba jcshhaye
@aminaidris426
@aminaidris426 Месяц назад
Sucdi waa naag nool qeybta dumarkaa dhaqaaqday
@kawsarabdidahirkawsarabdid8230
@kawsarabdidahirkawsarabdid8230 Месяц назад
Sucdi cuntayba ka hadlaysaa
@user-ck1tn3dv5x
@user-ck1tn3dv5x Месяц назад
Sagal aya gardaran asad ayey kutiri inan gumeed asad habarta sagal dhegaha kudhufo shit af xun waaye
@xaawoyaasiin5915
@xaawoyaasiin5915 Месяц назад
Sucdi meshay jogtaba cunto Lee shegta
@HassanFatouma-eq4qc
@HassanFatouma-eq4qc Месяц назад
Sucdi wa gessiyade
@Abshirohassan872
@Abshirohassan872 Месяц назад
Cabdi kadir iyo sagal ma isla dhashen
@ikraanahmed3631
@ikraanahmed3631 Месяц назад
Haaa
@nuuribrahimmaxamed4190
@nuuribrahimmaxamed4190 Месяц назад
Barankitadu ruwayadihiina bay macno l,'aan ka dhigayaan
@SalmaBbe
@SalmaBbe Месяц назад
Naya sagaley Asad Miya inaa gumed ah atha Inagumethat hunee 😂 Balayayahy Tarmush afyihasa laomotho Tarad nh atho leh baa kuarkaye Darood wa gajoo hged kuaragtay gajathotha Athaba langabat hunee adun wxn jogna sure oo afar qofa Iyo darood weyne Lasimo lkn ciil Kuma qabo Asad ba kujawabay lol
@Fahmaabdi31Fahmaabdi31
@Fahmaabdi31Fahmaabdi31 Месяц назад
😂😂😂😂😂
@user-it3gd5og2o
@user-it3gd5og2o Месяц назад
Somaliga baro horta lax yahay siilka weyn sagal io Asad iyaga iska ka xigee😂
@SalmaBbe
@SalmaBbe Месяц назад
@@user-it3gd5og2o Qabaxa Yaakudirsaday waxaa Athigu
@amaalsiciid403
@amaalsiciid403 Месяц назад
Naa wall ma haysatid doqon bilaa damiira kula dhashay akhas
@FarduusMacalin-vn6dj
@FarduusMacalin-vn6dj Месяц назад
Wuu la ogyahy dee
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Месяц назад
Ilaahow irsaaqada been hanaga gelinin sidaas xoola lagu raadiyo ilaahaw nooga roonow
@queenqadra4659
@queenqadra4659 Месяц назад
Waxan cml prank umaa aqano waa daqan xumo
@aaminaqaali739
@aaminaqaali739 Месяц назад
Sucdi horteda malgugu dilay nag nool masha allh aadan ku salaama quruxey💋😍
@zamzamxaad124xaad8
@zamzamxaad124xaad8 Месяц назад
Sucdi wlhi waa naag jirtaa tageradada kuma qasariin nolow ❤
@HalimoDiriye-kn9ud
@HalimoDiriye-kn9ud Месяц назад
Ax walhi qalbiga caadi no jabisen sagal iyo Asad dad an Isla jecelahay ba tuhiin e alle idim kal qaado run ban moody wlhj
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Месяц назад
Kkkk labadooda iyo cabduqadir waa isla ogyihiin
@daganugaas9028
@daganugaas9028 Месяц назад
Sucdi wlhi waa gabar gesiyada aadna udhiig badan ader Ahmed waaka yabisen
@AbdifatahMahamuud-ue8oo
@AbdifatahMahamuud-ue8oo Месяц назад
Bal dadkadhan oo bulshada wax usogubinay waxayku dhaqmayadayan iyo ixtirandarada.
@user-dd8bv5tk2c
@user-dd8bv5tk2c Месяц назад
Alx bisinka wan naxay waxan haku kaftamina marmar bay samadu furante wlo
@user-ce7ky5bf7n
@user-ce7ky5bf7n Месяц назад
war dadkan ciyalka ah maxay ahaney
Далее
Prank sagal oo ka aarsatay Asad
14:51
Просмотров 188 тыс.
DM IYO HAWIYE OO QOORTA ISKULA JIRA (4107)
11:17
Просмотров 1,1 тыс.
Воскресный утренний стрим!
1:00:16
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 810 тыс.
ФОКУС С БАНАНОМ🍌
00:32
Просмотров 283 тыс.
GAF IYO GARDARO PART 5
35:29
Просмотров 105 тыс.