Тёмный
No video :(

PRANK HAPPY NINKAGA KAHELAY ISKA FUR 

Falastiin Haji Official
Подписаться 136 тыс.
Просмотров 241 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 270   
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🥺😭
@HadiyaCabdirahman-py3ej
@HadiyaCabdirahman-py3ej Год назад
AMEN ABYO❤😊
@XafsoFeysal-qd1jz
@XafsoFeysal-qd1jz Год назад
Aamiin yarabi
@AhmadGamadid-oe9yj
@AhmadGamadid-oe9yj Год назад
Iloveyou
@fatumajimale8368
@fatumajimale8368 Год назад
Amiin mcney sidokale
@nafisafarah7
@nafisafarah7 Год назад
Lacaag ma haysto kulaha Happy is not easy 😂😂😂
@RuweydaAbdirahman-tw5zg
@RuweydaAbdirahman-tw5zg Год назад
😃🤣
@safaamohamed6953
@safaamohamed6953 Год назад
Prank ilama qurxana In social media la keeno nin dumashi ledahay prank an jeclahay ku sameene xishoodkii waa dhamadey runta hala isku sheegi Sudan ma fiicno
@meerafaisal3895
@meerafaisal3895 Год назад
Carabta waxay ku mahmahda cadowgaga mar iska ilali zxpkana 1000 jer iska ilaali wati oo prank ah iska jir inya run noqoto 😢😂
@najmanaani4540
@najmanaani4540 Год назад
Best film 🎥 👌❤ 😅🤣🤣🤣🤣🤣
@quennafiza1281
@quennafiza1281 Год назад
Casho kudaawaady musalsal ahaan😂😂😂
@fatimaissoufi9771
@fatimaissoufi9771 Год назад
​@@quennafiza1281 😂😂😂😂
@fahadcade9772
@fahadcade9772 Год назад
​@@quennafiza1281 😂😂😂😂
@shaamfector-ek7ug
@shaamfector-ek7ug Год назад
Hhhhh
@isiicaydid6016
@isiicaydid6016 Год назад
❤❤❤
@queennajax335
@queennajax335 Год назад
Best jiliin prank la jilaayo😂😂
@NimcoNuur-rc2vx
@NimcoNuur-rc2vx Год назад
Happy hada ninka hady naga ka dulqadatoh way waalaneh Happy 😊
@Mariama_Dagan
@Mariama_Dagan Год назад
😂😂😂haa wallhi baqtiyaa nasiibe ku heshay
@zulekahmatan6889
@zulekahmatan6889 Год назад
Happy Canada isn’t easy 🤣🤣🤣🤍❤️
@fatimaabdul5446
@fatimaabdul5446 Год назад
Naa falastiin inaa reerkan kala furtaa ka baqayaa anigu😄😄
@intisaarmohamedcabdiintiza1671
Ani xitaay 😢😂😂😂
@ADnahappy-mq3ys
@ADnahappy-mq3ys Год назад
Ani xataaa
@sofiamahamud3626
@sofiamahamud3626 Год назад
Lacaag mahesto kuteh happy mid ma aha 😂😂😂😂
@adani1152
@adani1152 Год назад
Prank ma ahee😂 Filin ahaan u daawo lee waye😂 Ar dad maxa la khalde😂
@HalimaOsman-xn2cg
@HalimaOsman-xn2cg Год назад
Subhanallah u jst said Walhi billahi tallahi inalillah waina ilahay rajacun o mxa sas dhan ugu darane Ramadan waaye benta iskada🙄
@mrtahlil9542
@mrtahlil9542 Год назад
Habiyeey nagta wxi calosheda kujiray ey kushegtee indhaha kuhaaay😂😂
@salmocqadir
@salmocqadir Год назад
😂😂😂😂😂
@haniabdullahi4
@haniabdullahi4 Год назад
😂😂😂😂😂
@halimoabdi9534
@halimoabdi9534 Год назад
😂😂😂😂
@naasLi22
@naasLi22 Год назад
😂😂😂naag sxb magasho
@abdisamedabdullahi6083
@abdisamedabdullahi6083 Год назад
Genius thy wlhi😄
@mushtaaqcabdi6769
@mushtaaqcabdi6769 Год назад
Lacag mahaysto aaa ar happey lacag kacarrtay😂😅😂😂
@najmo2679
@najmo2679 Год назад
Guri dhisan hadumini falistiin xaaji sadaxeeyo noqotomaarbtaawalaaleey
@sunduscabdinasir2774
@sunduscabdinasir2774 Год назад
Happy weyba qoslaysaye😂😂😂
@user-zs3te1el7u
@user-zs3te1el7u 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂hapi😂😂
@xamseothman2170
@xamseothman2170 Год назад
Alla ayaan daraniyaa anoo og in laysla ogyahy ayaan hadana wakhti iyo khad ku bixiyay🤣
@iqroabodali5810
@iqroabodali5810 Год назад
Hhhhh
@munacabdi7816
@munacabdi7816 Год назад
Hhhh kulaa mid baan ahy lkn horaa saas happy hees ahaan loogu qadaY♥️🥳😅
@hanaudgoon4966
@hanaudgoon4966 Год назад
LACAG MAHEESTO😂😂😂😂😂😂😂😂
@cawocawoahmed796
@cawocawoahmed796 Год назад
Wlhi toos bey isula ogyihiin😂
@sakiyajama1632
@sakiyajama1632 Год назад
Ma ila aragty horta wey qoslayen
@xaliimosiidow4169
@xaliimosiidow4169 Год назад
Waxan Short filim qosol badan waaye mooyee prank ma ahan yahuu
@RA_Q20
@RA_Q20 Год назад
In laysla ogahay waxaan ku dareemay markay Happy qosal kasoo fakan rabay marka ay usha ku taagayso 😁😅
@XalimoXayi
@XalimoXayi Год назад
ani Pranka waa aminsanaaya lakin marka a dhahday “Walahi Billahi Tallahi”, waa naxay😂 falastiin please hadhaaran walalay hadii prank yahay
@naanimoha3432
@naanimoha3432 Год назад
Gurigeeda ugu tagee prank baa ugu dhex sameenee hdaa prank yeelo saas🤸
@fatimaissoufi9771
@fatimaissoufi9771 Год назад
😂😂😂😂😂
@sihaammaxamuud
@sihaammaxamuud Год назад
🤣🤣🤣
@husseinhassan3768
@husseinhassan3768 Год назад
😂😂😂😂😂😂
@Maan3416
@Maan3416 Год назад
Beentii oo dad ah prank laysla ogyahy hhhhh 😉
@ayaandhalaalcooking8985
@ayaandhalaalcooking8985 Год назад
😂😂😂😂happy amaa run kugu noqotaa lee
@Miskiineey13
@Miskiineey13 Год назад
Kaftan xita la idhihi lahaye😂ti dhici lahyd wa layabi laha😂
@najahapdimouse5277
@najahapdimouse5277 Год назад
wlhi anba markay dhahdo wan dawan laha dhirbaxo utagi laha😂😂
@Saaraaxmed2748
@Saaraaxmed2748 Год назад
Naag lee gurigeda pranki laga dubayo 😂😂
@abdirisaaq1647
@abdirisaaq1647 Год назад
Naa nagta iska ilali🤣🤣
@naimamohamed644
@naimamohamed644 Год назад
saxiibtaa ha isku aaminin oo practical ah😍
@Queenkiin1234
@Queenkiin1234 Год назад
Happy waba😂 qosashe ayada qor qoshashay wala isla oga
@fathiosman6681
@fathiosman6681 Год назад
Iyadoo been cad ah ayaa hadana dhameystay kwrn 🤣🤣
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Год назад
Riwayad camal😂😂👌
@IftiinCishqi
@IftiinCishqi Год назад
😂😂😂happy iz not easy
@user-qz5rf3nz9r
@user-qz5rf3nz9r Год назад
Maya wlhi qoof iska qoslayo waye bee aydo sas ladahayo kawran qalbi xab xaab
@XaliimoXasan-il3ld
@XaliimoXasan-il3ld Год назад
Nagaa kudhagan ku lahaa😂😂
@Mariama_Dagan
@Mariama_Dagan Год назад
Waxaa ka baqaa midaan inay ninka ka dul qaado mugoo calooshe ka hadashay wllhi😂😂😂
@MuwahibMohamed
@MuwahibMohamed Год назад
Hhfyufo
@tawakalmedia2330
@tawakalmedia2330 Год назад
Happy wa maserey
@user-qz5rf3nz9r
@user-qz5rf3nz9r Год назад
Wlhi happy qalbi xab xaab waye m.a 😊
@luuliina2954
@luuliina2954 Год назад
Naag sxb ma gasho marki la dhaha waa iska sidan
@MAAIDOCABDIFATAAH-hn8py
@MAAIDOCABDIFATAAH-hn8py Год назад
Ikabax kurika 🤣🤣🤣🤣
@ishwaaqalihassan2147
@ishwaaqalihassan2147 Год назад
Waxan ma aaminin ani mugoo😂😂😂
@MAAIDOCABDIFATAAH-hn8py
@MAAIDOCABDIFATAAH-hn8py Год назад
Lacak mahaysto 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@-farhia
@-farhia Год назад
Prank run run noqon dona😂
@Hanaan465
@Hanaan465 Год назад
Lcg ma heesto😂😂
@axgeming7816
@axgeming7816 Год назад
DHIIGA DAADANAYA KUDHAHY DHIIIG😂😂
@israsaid9513
@israsaid9513 Год назад
Happy io falaztiin wa iska jclhy funny🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 29 дней назад
Walaal jacel channel ❤❤ ..inti fahantay I ey isogyihiin .haoosaaren....lek
@saabriinsaab-ot1os
@saabriinsaab-ot1os Год назад
weba kaqadane ana og meel haliga qoro hadalkaas 🤐
@amiiraabdikariim
@amiiraabdikariim Год назад
First comment Keep going 💪
@amaalcusman8277
@amaalcusman8277 Год назад
Muskul aan kasow baxay dheh kulaha 😂
@faadumoabdulleabdi9591
@faadumoabdulleabdi9591 Год назад
Waa lagu digay intaas wa hor dhac
@ibrahimmohamed8187
@ibrahimmohamed8187 Год назад
Happy parank. Waye❤❤😂😂😂😂
@Faadumoaxmed-tz4sj
@Faadumoaxmed-tz4sj Год назад
Ninta maa ita xaadan rabteen kulaha ar happy ya umadeena ma ahan
@Micraaj-.1997
@Micraaj-.1997 Год назад
Sheekadi Adano iyo tinaa fareey inaa soo socoto yaa arko ayoooy Happy 😔😔😔😔😔Falistiin dad isqabo kadhaxbax 🤣😔😔😔
@najmaaxmed-zo2zr
@najmaaxmed-zo2zr Год назад
Biyo tahaliila😅😅😅😅😅😅
@SahraAdan-nn4ft
@SahraAdan-nn4ft Год назад
Beenti oo dad ah😂😂
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 Год назад
Ruwaayada noso badiya😂
@abdisalaanahmed9624
@abdisalaanahmed9624 Год назад
Happy is not easy qadarii zxpta lkn iska ilale apaayo happy
@hodanahmed-wd8hm
@hodanahmed-wd8hm Год назад
See urape mrkuu kaw afka taagaayay mxaa urapi wayday kulahaaaa
@hoodohappyisse7101
@hoodohappyisse7101 Год назад
Happy waa funny 😄 wlhi ceeb naaya ceeb
@ikranmuqtarismail7361
@ikranmuqtarismail7361 Год назад
Hhhhh
@ikraancumarwarsame5965
@ikraancumarwarsame5965 Год назад
Walee hada shekadu wa barank lkn run bey tagaysaa naag kaldoni maleh ninkaga ilaasho
@nasraahmed-ll8rg
@nasraahmed-ll8rg Год назад
Qofaa gurigiisa tagee mobelka meel gashanee prnk waayr miyaa ruwayad fcn😅😅😅
@najmanadar9453
@najmanadar9453 Год назад
Kaaga siidaran qolofka mopelka gcnta kuhesaa😂mafahmeeso mia ddkan ramadan xita been lee😊😂
@amiiraabdikariim
@amiiraabdikariim Год назад
Abayo next pranka happy laftarkeeda kusame kuna bood
@bintuibrahim194
@bintuibrahim194 Год назад
Kkkkkkk walhi waad iga qoslisay kubood kula Ala wll kada
@salmahassan1079
@salmahassan1079 Год назад
Hhhhhhh saan uqosley kuna bood dhegeyso
@FAIIM
@FAIIM Год назад
Lacag ma. Heesto Ku lahaa happy is not easy😅
@salmoseytuun6200
@salmoseytuun6200 Год назад
Warabaaa happpy in sas lo gala 😅😅😅
@quennihaa-md2pt
@quennihaa-md2pt Год назад
Lacag mahesto😂😂😂
@allowikaalmeyofficialchane4488
ALLAAHU AGBAR xishoodkii aawey. Wixii lagu kaftamo waa run ayaa la dhahaa.
@hodanabdile7586
@hodanabdile7586 Год назад
Lacak mahaysto
@updullahisiyat9831
@updullahisiyat9831 Год назад
Falastin khaimad ayaa tahy ruwayadan myaa pranka noga dhigi😄
@kureedmedia
@kureedmedia Год назад
Happy salaan sare, falastiin adigana guurso nooh maxaa kaa qaldan Abti?
@apdallakrofficiall5634
@apdallakrofficiall5634 Год назад
Marka horepa prank somali ma aamino tan labaad shalmada say u hagaajisanayaan day😂😂😂😂😂 ilen camera aa socotaa😂😂😂
@user-qz9dh6gs4o
@user-qz9dh6gs4o Год назад
Lacag mahaysto ku lahaa😂
@Fahima32349
@Fahima32349 Год назад
Lacag mahaysto happy funny🐱
@Amino-ys9cb
@Amino-ys9cb Год назад
I LOVE YOU happy ❤
@abdiazizyusuf5366
@abdiazizyusuf5366 Год назад
Happy Kulaha what the fuck up😂😂😂 caadi matihid wllhi English ka yaryariiska kuturanoosa 😂😂😂gacan kuu tagey 😅
@nuurafarax8558
@nuurafarax8558 Год назад
Alla hppy Ahmed dulqad bdnaa
@abdullahiahmed8839
@abdullahiahmed8839 Год назад
Falastiin waan kuwata wollah sister 😂😂😂🙏
@xaliimo_cabdullaahi
@xaliimo_cabdullaahi Год назад
inta roobka maqlooso isnot easy
@sacdamaxamed2803
@sacdamaxamed2803 Год назад
Waxni barnki mah wax laysla ogyhy
@sumayaaweishassan2807
@sumayaaweishassan2807 Год назад
ceeb nyaa😂😂😂
@halimaabdi9939
@halimaabdi9939 Год назад
Dhaarta lkn maxa wye bisinkee iyaaaa😳😳😳😳😳😳
@anhaarabshir3540
@anhaarabshir3540 Год назад
Musqul kaso baxay yaa ila maqley hogaa😅😅😅😊
@yashkeyow
@yashkeyow Год назад
One ☝️ love ❤️
@mahamedali7198
@mahamedali7198 Год назад
Best jiliin ❤
@peelakareena3984
@peelakareena3984 Год назад
prank halka meel la dhigaayo aa i wareeriyay blz meel kle camerada u badala prank ha i nacsiininee
@zulayqamaxamed5311
@zulayqamaxamed5311 Год назад
Happy aniga maa ka dhex hadlooyu
@maxamadcabdiqadir-sf4ck
@maxamadcabdiqadir-sf4ck Год назад
Naa xishow
@xaawomaxamad8942
@xaawomaxamad8942 Год назад
Shirka,ursokulaha 😅🤣🤣🤣🤣🤣
@aishaabbas1579
@aishaabbas1579 Год назад
Walhi falistiiin umudena ma tihid😂😂😂
@user-cg7tb3ul8j
@user-cg7tb3ul8j Год назад
Prank waali ah
@sawdasiciid85
@sawdasiciid85 Год назад
Waxan wa lYsla ogyey 🤣
@saamiyomohame2983
@saamiyomohame2983 Год назад
Prank waa 😆
@user-xt8yi4gb2s
@user-xt8yi4gb2s Год назад
mobilkeedi galkisi bay gacanta kuwadata asay dheehe wa prank kii
@abdiazizabdullahi4331
@abdiazizabdullahi4331 Год назад
Falastin happy indaha yeykala bixin maxayelay seygeda Kal iyo lab ayey ujeeshahy
@yasminmuhumed4005
@yasminmuhumed4005 Год назад
Musqula kasoo baxay dhe dane aan maqloono prank beela wax leysla ogahay waaye lkn wax lugu kaftamo maaha ninkaga rawa
@deqaali1381
@deqaali1381 Год назад
Wowwwwww❤🎉❤😂😂
@amiinahmed8756
@amiinahmed8756 Год назад
kan prank maaha waa short filim
@haboonhaboon3804
@haboonhaboon3804 Год назад
Happy daganaa bilowgaba qrta qaban lha ngta wah 😮polshit 👊🥶
@saciidosamir1909
@saciidosamir1909 Год назад
Ar kuwaan jilin weynaa😂😂😂
@amaalcusman8277
@amaalcusman8277 Год назад
Var 😅
@Alowsahal
@Alowsahal Год назад
Arintan uma begin
Далее
PRANK AAN HOOYO KU SAMEYNY ANI IO HAPPY..
8:02
Просмотров 301 тыс.
HAPPY AHMED YES OR NO DIIDMO QEEXAN
10:17
Просмотров 263 тыс.
Cristiano ronaldo VS Tibo Inshape ! 😱😱
00:20
Просмотров 3,7 млн
💀СЛОМАЛ Айфон за 5 СЕКУНД😱
00:26
AROOSKI KING NAAMIR IYO ISTAREEX ❤️💍
4:22
Просмотров 8 тыс.
PRANK ANI IO KASHKA UGA XANAJINAY HAPPY…
8:38
Просмотров 234 тыс.
TAXANAHA ARDAY | XALQADA 4AAD | ISMAHAN
31:30
Просмотров 1,8 млн
Cristiano ronaldo VS Tibo Inshape ! 😱😱
00:20
Просмотров 3,7 млн