Тёмный

PRANK: HOOYO DAHABKA ISKAMA QAADI KARTID 

Fartun Duvet girl
Подписаться 351 тыс.
Просмотров 133 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 735   
@ikranishpeipe5165
@ikranishpeipe5165 2 года назад
Jcliyaa prank fartun waliba kan hooyo funny waaye😂😂
@abdirahmanjimcaale5641
@abdirahmanjimcaale5641 2 года назад
I will give you good and love bebe
@SuleeqaquruxChannel
@SuleeqaquruxChannel 2 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂tiktok ayaan ka soo raacay illah amarkii inaad hooyo prank ku sameyso waan iska jeclahay love u habaryar.
@kha___1861
@kha___1861 2 года назад
fartuney 😂😂😂😂hoyo dhibka kadaa qosolka iga dhameyse maanlin dhaweed aabahaa aa bakaaro ku arke bishi hore inee eheda u maleynaa bakaaro meesha xabasodada ilaahey walidkaga hakuu dhaafo
@hoodoiyonasiib9861
@hoodoiyonasiib9861 2 года назад
Hooyo macaan Allaha dhowro. Waxaanba ka helay dardaaranka qiimaha badan ee ay ku siisay❤️
@fatmaabdu5793
@fatmaabdu5793 2 года назад
Waa prankyy never seen never heard naa waallay waa kuu xiisnay😂😂🥳🤍
@hooyomacaan6301
@hooyomacaan6301 2 года назад
wlhi fartuun hooyaded waa funny runti waa rer waamo hadey taqaano isbishaale maamo wn ku wataa iska dhici fartuun yeysan kugu dayin 😂😂😂😂
@ahmedabdulahi2289
@ahmedabdulahi2289 2 года назад
Gabadha, hooyadeed iyo aabaha dhalay intaba waa funny, waa reer qosol miiran ah.
@justnana3541
@justnana3541 2 года назад
I missed you sooo much fartuney 🥺❤️ I hope you’re well mcnto waa u xisay muuqalaha qosolka Iyo qaraaxada
@sihaamaxmed8323
@sihaamaxmed8323 2 года назад
Fartuney wlhi waaku xiisnay inaa ku jeclnhy mar ogty waba nugu adjeysay yaqey come back plz mom funny wye 😆😆
@nooramuhammed4506
@nooramuhammed4506 2 года назад
Kkkkkk nin kuugado radso aniga nin keegaa iigadee ilahay hanoo xifdiyo hoyooyinkeena ♥️♥️♥️♥️
@dkmfamily8110
@dkmfamily8110 2 года назад
She’s our mum now 😂😂💕💕💕💕 Mashallah tabarakallah
@qaaliquman9823
@qaaliquman9823 2 года назад
Prank markaa hooyo kusameynesid wan jecelahay 😂😂😂😂😂😂
@rukiamohamed4014
@rukiamohamed4014 2 года назад
Ileen wxd la maqaneyd mashqula aheyd sooma ah aboowe ayaa guursanaayo masha Allah mabruk welcome back fartuney
@ubahahmed6968
@ubahahmed6968 2 года назад
Fartuun waa iska ka jeclahay masha Allah hoyadana funny waaye🤣🤣
@anfacbae6461
@anfacbae6461 2 года назад
Fartun is whole comedian 🤣🤣🤣🤣 mash Allah
@mohamedmohamud8757
@mohamedmohamud8757 2 года назад
Fartun you writing your own stuff had me dead 😂😂 visiting my husband Saturday and Sunday girl you are whole vibe love you 😂😂
@sabrinh7864
@sabrinh7864 2 года назад
Feels good to have you back!!! 😍
@64yearsago59
@64yearsago59 2 года назад
naa dahabkan aabahaa aniguu ii gaday anigaana leh ee orod nin raadso dahab kuu gada kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂
@flowersandsunshine8962
@flowersandsunshine8962 2 года назад
I am laughing so hard. Estupid wahid! Marhaba😉 Mehmet😆 Hooyo had enough at the end. I love the kaftan🥰 Hooyo is funny Allahumma barik. I had to drink water to stop coughing from laughter.
@ayanahuzein2248
@ayanahuzein2248 2 года назад
Wallhi prank kigaan waa another level🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 года назад
Alla Qosl iguma harin🤣🤣 Hooyda xariifad weyan "Na dahab nin ku gado radso kan wa hora abaha ka qateye" kk
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 2 года назад
Anoon daawan baan qoraalkaan ku qosley
@umusuunaa
@umusuunaa 2 года назад
Maasha Allah fartuun Keep going Asxaabey i soo booqda si aan u ilaalsano familadeena hadaad i aragto muhiim ayaa ii tahy adiga waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ubadan hadaad qiso ii heyso ila soo xiriir
@aminofarah3161
@aminofarah3161 2 года назад
This was so funny and ur mom is SMART MashAllah 🤣
@nasraahmed8092
@nasraahmed8092 2 года назад
Nin raadso ku gado ma nooli mamadu way iga qoslisay🤣🤣🤣
@amunali2346
@amunali2346 2 года назад
Fartuun marki ladhahy nin fiican Allaha kuusiyo Ameen weylasoboday m.a
@faatimohusen4526
@faatimohusen4526 2 года назад
Welcome back am miss U more sis 😘❤ mom is so funny 😂😂
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 года назад
Yeah mar marxaba siday Iska siinayso wxas suuro way dhafeen🤣🤣 Mamada sheeko waalan ayad ushiday Google ankaso ogaday dhaxalka dahabka😂 Markas bay fahantay inu prank yahay✓
@hodanhassan9224
@hodanhassan9224 2 года назад
Wlhi fartun Markey hooyo prank ku subineyso jecliya alla berka istaqfurulah 😂😂
@sidra857
@sidra857 2 года назад
Hoyadaa legend weeye🤣🤣 wana hooyo rer magaalka ah Video anoo Dawanaya kaga soo tagay kan iso orday🤣🤣 Walhi waan qoslay manta Fartuun Sister farxad ku nolada adi iyo hooyo Rabi ha nabad geyo ❤
@kamila3820
@kamila3820 2 года назад
Masha Allah may Allah bless you and your family 👪 🙏 ❤
@xafsacalish6494
@xafsacalish6494 2 года назад
Mamada allh ku dhafo Wllh qosol labadiina prank lee ku fcn tihiin🤣🤣🤣🤣
@Gaasiraa
@Gaasiraa 2 года назад
Big fan for you fartun, love you thank you to put smile on my face ❤️❤️❤️❤️
@socialcali2522
@socialcali2522 2 года назад
Fartuuney waaba iska jeclahay inaa hoyo prank kusameysid😅😅 ilaahow noo barakey hooyoyinkena❤❤
@adiljb5943
@adiljb5943 2 года назад
Naa nin kuu gado raadso Alla mama sacido jecliya😂😂😂😂
@bellaguule6204
@bellaguule6204 2 года назад
MashAllah sister my daughter watches you every day and she is 17 years old born in USA 🇺🇸. Now my whole family watches you at RU-vid.🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️
@Thelifeofabshira
@Thelifeofabshira 2 года назад
fartun Can you explain us more about why you don't update as much as you used to? You mentioned you were unwell last time, so please express yourself to us, sis.
@bishmo5415
@bishmo5415 2 года назад
Mashaalah Fartun Hoyadamiya Sacida Cilmi Areg waa macalimadeydi Iskolka Hanti wadag mashaalah
@nasraabdukadirmusa6442
@nasraabdukadirmusa6442 2 года назад
I can't stop Laughing 😅🤣🤣 . God bless u both 🙏 ❤
@afnaanchannel7594
@afnaanchannel7594 2 года назад
Wlhi wn furay so funny 😂😂😂wlhi love you adig iyo hoyo wliba miss you
@هنادي-12
@هنادي-12 2 года назад
Masha Allah fartun inte kabaxday malmahan walagu waye aroos mad gashay Iga daba gey 😂😂❤️❤️
@zeinabh.s3735
@zeinabh.s3735 2 года назад
Illahay mid khayr ba siyo
@deeqsantiihaplaha1829
@deeqsantiihaplaha1829 2 года назад
Waan kujeclhy hooyo mcnto 🔥🔥🔥🔥❤❤❤❤🩸🩸💉💉💋💋💯💯💯💯💯🙏🙏🙏💯💯💯
@hodancali958
@hodancali958 2 года назад
Hooyo prank markaan arkay isla mar waansoo cararay🤣
@amrany5161
@amrany5161 2 года назад
Nayaa fartuun miss you walahi hanaga maqnaanin plz lov you macanto❤️‍🔥
@isracali124
@isracali124 2 года назад
Wllhi fartuun iyo hooyaded wan jeclahay runtii funny ❤ 😍 💖 ❣
@ihsanb1300
@ihsanb1300 2 года назад
fartuuneey walalo macaan wan ku xiisnay waxan ku rajaynaya cafimad iyo wax walibo jeceshay ina heshid wallahi wan ku tabnay
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 года назад
Amin abaayo sido kale ❤️❤️❤️
@jaamaccabdilaahi4362
@jaamaccabdilaahi4362 2 года назад
FARTUUN WALASHAY HOOYADA IYO HOOYAFAY WAABA ISKU MID hooyo kastoo ad adag ilmo hammigiisa adunyo iyo aakhiraba wayn yhu soosaarta ilahy hooyoyinkeen adun iyo aakhiraba ha wnjyoh
@coolgamer1200
@coolgamer1200 2 года назад
Wlh bilahi talahi gabadhaan iyo hooyadeed waan jeclahay alaha xafido ❤️❤️🙏🏾😍🥰 funny 😁 waaye
@zuusan113
@zuusan113 2 года назад
We miss you boo 🥺🥰 welcome back walal gang 👏🏼
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 года назад
Make another prank before she goes Fartuun. She won't be expecting a prank soo soon after this one so hurry up! 🙌
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 года назад
This was hours before she went lol. Hooyo is gonna for two months so I’m prank her the day she lands ❤️🤣
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 года назад
@@FartunDuvetGirl Yes! Lol also Mabruuk to your brother for getting married! Is he the one who was in your vlogs with the specs?
@Umusalma14
@Umusalma14 2 года назад
Walahi mamada heer magal waye way fahanta inoo yahay prank we love you mama ❤️❤️
@mohamedhusen4940
@mohamedhusen4940 2 года назад
Hooyo is funny wlhi fartun 😂😂😂
@kalthuundaahir256
@kalthuundaahir256 2 года назад
Fartuun hooyo dahabka haaf ka reeb hhhhhh mashaa alah mama waaku heestaa🙏💖
@GOAL473
@GOAL473 2 года назад
3:36 I'm dead so funny 🤣🤣 xoolaha waan kula leeyahy
@rakia143
@rakia143 2 года назад
Naa Nin raadso kuu gado
@shacniiimaan8078
@shacniiimaan8078 2 года назад
😂😂😂😂 waa loobahanyahay marmar in lakaftamo hooyo Alle hanoodaayo
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 года назад
Hooyo iyo aabe reer magaal ah oo dhalin yaro ah baa ku dhalay maasha alaah aabe goor muu imana waan ka helee
@fatumaabdi7766
@fatumaabdi7766 2 года назад
Awwh your mom is so cute she a good mom
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 2 года назад
Fartuun waa gabdh aad ufiican MnchaAllah 🤣🤣🤣
@abdullabdulla0544
@abdullabdulla0544 2 года назад
Plz moree fartuun nowerdayz waalugu waayay eeeee
@mssdheyman6969
@mssdheyman6969 2 года назад
Alla Walhi wan qosoly istaqfuralahh Fartuun funny waye 😂❤️
@amishamish770
@amishamish770 2 года назад
I have never laughed this loud before 😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 2 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine
@naimaabdullahi6272
@naimaabdullahi6272 2 года назад
Me too 🤣🤣🤣🤣
@amiraMohamed-bm1or
@amiraMohamed-bm1or 2 года назад
ارمي صومالي
@Saara12p0tr
@Saara12p0tr 2 года назад
Omggggggggg Suddenly I met ARMY on Fartuun channel🥺🥺🥺
@hafzamohamoud519
@hafzamohamoud519 2 года назад
Omg fartuun and her mom I love them wlhy mnsha allh beautiful family
@asmayousuf1656
@asmayousuf1656 2 года назад
Miss you your funny welcome back 😂🥰
@millionbill7587
@millionbill7587 2 года назад
Fartun love you my sis walahi when am down u brighten up my day may Allah bless ur sis
@farhiamusa5460
@farhiamusa5460 2 года назад
😂😂😂Waan idin jeclahay runtii Fartuun adiga iyo hooyo 💜💜masha Allah ilaahey swt ha isukiin daayo, cimri dheer cibaado suuban iyo caafimaad taam eh ilaahey swt ha idin siiyo 💜💜🤲🤲
@hodo.x1
@hodo.x1 2 года назад
Your soo funny wallahi may Allah bless you ,the way I laughed in this video made my day ❤️❤️
@nila7120
@nila7120 2 года назад
Fartun your mum she's so smart funny n loveable I love your jokes mashAllah tabarakallah jazakallahum kheirum
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 года назад
Manshallah 😍 fartun hooyo mcn funny 😆 🤣🤣😘🙏👍
@yannahassan958
@yannahassan958 2 года назад
fartun I don't know how you didn't burst out laughing😂😂😂😂😂
@ayanmohamoud3599
@ayanmohamoud3599 2 года назад
Hooyo iyo gabadheed oo kaftamaya yaa heli kara fartuun you are so lucky. Mashalaah
@ruqiyomohamed9954
@ruqiyomohamed9954 2 года назад
Wlhi reer fani ayaa tahiin is fahansan aabe iyo hooyo masha allah allaha idin siyaadiyo farxadina
@ikranabdi586
@ikranabdi586 2 года назад
Girl this is totally unacceptable 🥺you can't be gone for 3weeks. I kept on checking every single day doubting if I'm subscribed.
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 2 года назад
Kkk xay ahayd dhaqaalaha raadinaysa waa ka yaabisay hooyadaa fartun
@sucaadsaeed90
@sucaadsaeed90 2 года назад
Masha allah hooyoyinkeen allah hyno daayo farxad iyo naxariisba agtooda tala Allah hku nabad geeyo hooyo sona noqo adoo nabada❤❤❤
@yaasminabbdi111
@yaasminabbdi111 2 года назад
Walhy nin hadan ahaa laha fartuun wan guursan laha ilove u sister ❤❤
@moh_dream574
@moh_dream574 2 года назад
Same times Qiiq inlagaa kiciyo wayay 😂😂😂😂
@maryanyusuf6801
@maryanyusuf6801 2 года назад
I thought I would be the first person to comment but I guess not😂 we love you sis
@M00n_sky-y1o
@M00n_sky-y1o 2 года назад
Masha Allah tabarakallah hoyo iyo gabadheda farxad ku nolada wan ifin wataa
@fatushofficial2962
@fatushofficial2962 2 года назад
Mamada haiska habaarin apayo waxas prank ma ahan waa habaar subaxanallah🥺hooyo mcn nabad alle hakugu so celiyo mami😍
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 года назад
Too serious baa tahay aniga hadal aan dhahay qof kuma dhimani. Ilaahay baa awooda leh bilaa deen ha igu noqon.
@arafomohamed2719
@arafomohamed2719 2 года назад
Wll gang welcome back sis 2022!!!!❤️❤️❤️❤️
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 года назад
😂😂😂 prank waa fahantay ilbax Xildhibaan XALAL lacag mahayo 👍🏼👍🏼👍🏼 viva Turkish Aroos
@lacagleofficial
@lacagleofficial 2 года назад
Maashaallah abaayo we miss you welcome back....
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 2 года назад
Masha Allah hoyyo💓❤️💕💕👊💪 The mother of walal gang❤️❤️💓
@farhiyaabdikero7201
@farhiyaabdikero7201 2 года назад
Mashaa Allah Fartun iyo hooyo dadeed waa isku mid xagaa farxada adi iyo hooyo daba waxa tihin dad farxad badan Mashaa Allah
@abdikadiralli
@abdikadiralli 2 года назад
Mashallah hooyo mcn No soo badi videos ka wan ku waynay baryahan😂😂
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 2 года назад
Welcome back fartuun🥰
@nasraahmed1169
@nasraahmed1169 2 года назад
😂😂😂😂 naa nin raadso ku gada omg hooyo funny weeyan wallahi
@jawaahirabdifarah5535
@jawaahirabdifarah5535 2 года назад
Fartuuneeey xageee ka baxday abayo waa kuu xiiisaye youtubeka waad ka maqneeede
@Tiine456
@Tiine456 2 года назад
We been miss you wallahi 🤣🤣🤣❤️
@farxiyomaxaed9742
@farxiyomaxaed9742 2 года назад
Fartuuneey afarsanaa kugu xiranahy waxa tahay gabadha kaliya aa youtube ka tagero hormar wacan aa kuu rajeynaa quruxee.
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 2 года назад
Ramadan Mubarak Walalo Fartuun iyo your Hooyo Qali 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼Ramadan Wacan🌙safar salam Hooyo Macaan. You are funny Walalo
@farhiagudow8932
@farhiagudow8932 2 года назад
Maasha allah hooydaa ilaahey hakuu daayo waxa sax bey ku hadashey ninkaaga guursto hakuugado maamda waafani wey qosalisey
@idilali2217
@idilali2217 2 года назад
Alla hooyo fiicanaa Maashallah Gabadheeda oo leh hadalo aan fiicneyn ay sii leedahay xoolaha adaa leh. Ilaahoow hooyo noo xifdi
@yasminyasminyusuf3352
@yasminyasminyusuf3352 2 года назад
Fartuney hooyadaa wan jeclhy hadalkeda walahi allaha u naxriisto hoyoyinkeena
@exposureaa049
@exposureaa049 2 года назад
Fartun you are beautiful wallahi you are very wise ma Sha Allah keep going
@yaasminabbdi111
@yaasminabbdi111 2 года назад
Wallo please waxa hayno sahdiin wax kale inaad ku samysay aheed Allah haso nabd celiyoo hooyo😭😭😭😭😭😭😭
@Abdi123m6
@Abdi123m6 2 года назад
Kkkkk fartuney fani baad tahay walhi marka walidka iyo ilmuhu isku xidhan yihiin saan oo kale weeyi
@kurashmohamed597
@kurashmohamed597 2 года назад
Wallaahi mar walba way iga qosliyaan Fartuun iyo hooyadeed
@duuduqueen9595
@duuduqueen9595 2 года назад
Mnsha allh tabarkallah sissy and hoyo mcn alle hdn dayo🤲🤲💋hoyo iyo sodohaday wba isku hdl egyhin iydbaban modba Mr mrka qar😂😂😂
@reflectocean2401
@reflectocean2401 2 года назад
MashaAllah I love when your mum is in the vlog. Mabrook to your brother and may Allah bring your mother back home safely. Welcome back btw I missed you.
Далее
PRANK: QOSOL AH
16:03
Просмотров 80 тыс.
PRANK: HOOYO MARAYKANKA BAA U TAHRIIBI
13:44
Просмотров 83 тыс.
QOSOL: NAWAL UMADEENA MA'AHA
14:44
Просмотров 104 тыс.
WA SOO LAABTAY KL IYO HOTEL CUSOB
11:44
Просмотров 101 тыс.
Ninka aad ku aragto 5-taan dhaqan ka fogoow!
20:21
Просмотров 21 тыс.
PRANK: HOOYO FANAAN BAA RABAA INAAN NOQDO
12:01
Просмотров 253 тыс.