Тёмный

PRANK :HOOYO NIN AJAANIB GUURSANAYAA 😭 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 273 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 554   
@Goat_zaki
@Goat_zaki 2 года назад
HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed scw ‎ﷺ 💖
@sacdiyosayid5581
@sacdiyosayid5581 2 года назад
Scw Scw Scw
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 2 года назад
ﷺ ﷺ ﷺ ❤
@amranmohamed7142
@amranmohamed7142 2 года назад
Walahi hooyo waa hoyo fiican Allah cimriga udhereyo
@Zagalciise1398
@Zagalciise1398 2 года назад
Scw
@riyaqadanriyaqbille229
@riyaqadanriyaqbille229 2 года назад
Scw scw scw
@team27jk73
@team27jk73 2 года назад
ku salin nabigeena the most shine all Allah created is prophet Muhammad scw scw 💞🕋🕋
@ayaancabdiqader6453
@ayaancabdiqader6453 2 года назад
Scw scw scw scw scw
@Zagalciise1398
@Zagalciise1398 2 года назад
Scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 2 года назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@rayanqurux9791
@rayanqurux9791 Год назад
🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 года назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🤲☝🕋
@anfaciinalove3853
@anfaciinalove3853 2 года назад
Scw
@sacdiyosayid5581
@sacdiyosayid5581 2 года назад
Scw Scw Scw
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 2 года назад
mashaa allah mamo calwiyo ♥️💕💕💕💕💕💕💕💕💕♥️♥️♥️♥️♥️
@munamohammed579
@munamohammed579 2 года назад
‏صلى الله عليه وسلم❤ ❤
@sahaarqalbi4525
@sahaarqalbi4525 2 года назад
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 2 года назад
Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw
@ummuamran6960
@ummuamran6960 2 года назад
Scw
@ubahmohamed97
@ubahmohamed97 2 года назад
Caleyhi salatu wasalam ❤❤❤❤
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 2 года назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@Haykal5
@Haykal5 2 года назад
Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️
@ummuamran6960
@ummuamran6960 2 года назад
Scw
@sihamsiman1221
@sihamsiman1221 2 года назад
Scw
@MaxmedHaaruun
@MaxmedHaaruun 8 месяцев назад
ANI hoyaday iga jirn buro minka uga talo waxa ku qalo mhysto frxad dhan wan wayy mrka arky hoyaday o fakaryso 😢😢 muslinimo igu cawiya hoyana hoyanimo igu cawiya hdadan awodina igu ducee😢😢😢😢
@de____jong4
@de____jong4 2 года назад
Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth 🫀 💪 🙏 💯
@ummuamran6960
@ummuamran6960 2 года назад
Scw
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 2 года назад
Jecelkisa iwalooya 😂 that’s my favorite 🤩 hooyo’s reaction
@xafsahilkas951
@xafsahilkas951 2 года назад
Inaa la iga dheereyo marabi hadaa kuu imady ma iga tagee 😭
@iam_pretty_girl
@iam_pretty_girl 2 года назад
Adnna xariif marna maamada wee kicine marna wee dajine😂😹
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
😂😂😂
@queentima6146
@queentima6146 2 года назад
😅😅😅🤣ma ila araty
@halimoisack8712
@halimoisack8712 2 года назад
waa lasooo diray tan😂 yaah hooyo agteda lagama weynada😭❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 года назад
Abaayo ILAAH Kuumadaro Nin Ajanabi Ah Bisinka See Wax Jiraan Amiira Qurux Anagaa Kujecel Jooji waxaas❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 2 года назад
Masha allaah mama calwiya illaahey ku xafido aad ayaan kuu jeclahay weliba sheekadaada aan ku heystaa 😂😂😂❤❤❤
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
She so kind and funny 😂❤️❤️❤️I love her
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 2 года назад
@@amalismail7772 Masha allaah me too😂💝
@rashkaboy5401
@rashkaboy5401 2 года назад
Amiira hooyo gab ka dheh best woman amiira🥰🥰💙
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe 2 года назад
The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw
@maysocabdirashid5712
@maysocabdirashid5712 2 года назад
Labo walalo haday is aroosan ilmo walwalan may dhalayan 😂😂😂😂😂 ar amira 😂 hooyo calwiyo I’miss you wanku xiisnay 💋💋♥️♥️
@KAABANUURA1MJ
@KAABANUURA1MJ 7 месяцев назад
Haa saas waye😅
@DeqaWeli
@DeqaWeli 6 месяцев назад
Wallahi run waaye😂😂😂
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 года назад
Amiira wlh qosolka kuma igadheh hooyo calwiyo wakawashey 😂😂😂😂👍🥰🥰
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 2 года назад
😂😂😂😂 Hee taan waa la qataaray kulahaa hooyo cadi mahan 👍👌💯 best prank Manshallaha hooyo illahay ha naga qaadin ilin ba igu soo istaagtay markay dhahday aniga ani maa iga tagee…….I love Hooyo Mcn ❤hooyadey oo hadleyso lee moodaa Markan hooyo dhageysto…gabar gurigeed ba maxaa i fariisiyey ayey dhahdaaa anaga lee inaan u tagno waaye marwalbe Manshallaha illahay cimri dheer Iyo cibado suban Ha ku siiyo Hooyo Mcn……adiga hooyiinka dhaman hooyo somaliyeed Markii u illahay na siiyey baan umada kale wax dheeranay Manshallaha: Aruuriso Ilaaliso Adkeysato Wax walba ayey hooyo Iyo keen noo noqdoon xitaa hadan ka waa weynaaney allaha idin xifdiyo abaalkiina janadii firsowsa allaha ka dhigo 🤲❤️ Amiira cadey mardambe Mamada wadnaha ha naga istaaginin hada rali galin baan u rabnaa Hooyadeen intaad ka nixisay!
@cibaadomacalin6118
@cibaadomacalin6118 2 года назад
Aamiin aamiin aamiin aamiin
@abuhassan673
@abuhassan673 2 года назад
Maa sha allah hooyo macaan badan jannada aduunka, qof nasiibleh aya hooyo haysta i miss my mum too allaya rahmo amiin.
@assiimabdullahimohamed2507
@assiimabdullahimohamed2507 Год назад
Allaa💔😭😭😭 Illaahow hooyo mcn unaxariiso💝😭😭😭 Plz hooydey igu sooduceeya😢 Haddaayaa way ila farxi lahayd😭😭😭😭😭
@Boqoradakgs
@Boqoradakgs 2 года назад
Masha allah hooyo mcn aduun iyo aaqiro allaha ku naxriisto hoyo meelkasto ay joogto isku mid waaye isla si ayeey u fakarayan❤
@fardowsahassan1809
@fardowsahassan1809 2 года назад
Hoyo marki prnk lagu sameynayo reactionkeda jeclhy wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ismahanomar3208
@ismahanomar3208 Год назад
😂😂😂😂😂😂
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 2 года назад
Amiira: dahabka dhan waa aruursahaa Hooyo: tan waa la soo diray yaah 😂😂
@aaminaabukar8714
@aaminaabukar8714 2 года назад
😂😂😂😂 Maama Calwiya Runta ayee kuu sheegtay Hada kaas maa keentay 😂😂😂
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 2 года назад
Iska joog igar waa dhashee 😂 mamo waa iga qoslisay
@sumar4007
@sumar4007 2 года назад
Waala soo diri tan yaah 🤣🤣🤣mamada taliye shub waye😅
@de____jong4
@de____jong4 2 года назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad 🫀 💪 🙏 💯
@maryanmaxamed8893
@maryanmaxamed8893 2 года назад
M.a hooyo mcn
@afnaanahmed7195
@afnaanahmed7195 2 года назад
Amiira funny weeYi wlhie DaHabkaaga xata waan qadana kulaHa 😂💔
@lionman6813
@lionman6813 Год назад
Mashallah amiira hooyaded waa hooyo wacan oo soomaaliyeed allow xafid ❤
@najaxcabdiraxmanmaxamed2543
@najaxcabdiraxmanmaxamed2543 2 года назад
Wlhi hoyada qlbigay ihurisay Amira in layga dhereyo marabo bay tiri ax🥺🥺😭Ala Hoya Hoyo mcn Yaa heli Kara wlhi Ilahayow hoyoyinka noda hadAn uimaday in layga dhereyo marabo bay dhahday😭🥺
@suusaannalkasuusaannalka1592
@suusaannalkasuusaannalka1592 2 года назад
Hadan ku imaday hadaa baxe miya ala hooyo noda amiin🖤😘
@xamsecsalam3666
@xamsecsalam3666 2 года назад
Hooyo kaftan ley waaye funny wlhi laba wax isku ah ilmahay dhalaan dhaadhaan waaye shiikhee sheegay kulaha kk
@fatimamohamed366
@fatimamohamed366 2 года назад
Amira qurixy ax hooyo ka nxy hdal ley tri hdaan kuu imi adna iga tgyaa😭😭
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 2 года назад
Amiroo hooyada waa iga qoslisay kulaha jecel waa faancuulo 3:39 wara habartaa aftalyaani ku dirirosa markay xanaqdo 😂😂😂
@xaliimogeenyo1982
@xaliimogeenyo1982 2 года назад
Hhhhhh
@baboyarow1128
@baboyarow1128 2 года назад
Amira hoyo mabaisdhibeyso soco hortaada kahele aye dhehe kkk
@Xankulul1
@Xankulul1 2 года назад
So funny Amiira😂😂😂😂
@de____jong4
@de____jong4 2 года назад
The real queen 👸 Amiira qurux
@naftauron5203
@naftauron5203 2 года назад
Waa laso diray kulahaa funny waye wlhi kkkkk😂
@sucaadoabukar8125
@sucaadoabukar8125 2 года назад
😂😂
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 2 года назад
Masha Allah asim ayeeyo qalbii fiican ayuu haystaa walaahi
@snapper_bowy3256
@snapper_bowy3256 2 года назад
Ala hooyo funny wayo wlh she is very humble to her daughter ala hooyo naxarisbadhana
@raxmamaxamed1245
@raxmamaxamed1245 2 года назад
Adna weji maleh maamada kolna wey kicinee kolna wey dejinee 🤣
@souhailaelmi3606
@souhailaelmi3606 2 года назад
Walal albab kasta oo xiran Allah ha kukuu furo murugadana farxad haku badalo culeys kasto oo idin heysta alaah idika dulqaado iku caawi Hal subscriber lacag maahan sxb somaali waa soomaali All love❤❤❤
@Jamila-Olow
@Jamila-Olow 2 года назад
markaan waa lasoo diri tan yaah? wlh reer xamar funny waaye
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 2 года назад
OMG MAAMO CALWIYO I LOVE YOU HOOYO MCN WAA IGA QOSLIDAY WAA FANKUULO ITALIAN LANGUAGE XITAA WAA GASHATAY😁😂😁
@Hotboy234
@Hotboy234 2 года назад
Asad hagio Prank kusosamey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 года назад
Please wllo subscribe isar
@cadar724
@cadar724 2 года назад
Wiilal somali fiican aduunka maka jiraan kilauhaa AMIIRA🤣🤣😳
@abdullahialihassan4169
@abdullahialihassan4169 2 года назад
Rabiyow Hooyo mcn hanaga qadin Wlhi wxy dhahdey Asiim Xoyahy Adi dhan ku sokoriyEE mom ilove you🥺🥰🤩
@fatmaabdi3556
@fatmaabdi3556 2 года назад
Masha Allah best hooyo in the world she like my mum to she don’t like ajnabi walla❤ love you hooyo Alwiyo♥️😍🥰🤩🦋
@hafsaowfaarax9967
@hafsaowfaarax9967 2 года назад
Hhhhhhhhhhh saaan wax udhagaysanayey ayaan waxaan maqlay dahabkaa xataa waa kaa aruursanaa hhhhh cajaa Ibshiikhow 🤣🤣🤣🤣wlhy cuqubaa kuhaysa amiira 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@iqramohamed8022
@iqramohamed8022 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ملكةحمده
@ملكةحمده 2 года назад
Aduunka wee ka dhamadeen been ma aha farax somli wngsn💔🥺🥺
@anuushhayati7386
@anuushhayati7386 2 года назад
Hooyo markay leetahy waa laso tiri tan yaah wlhi taliye shub igu soo dhacay😂😂😂😂😂
@cibaadomacalin6118
@cibaadomacalin6118 2 года назад
🤣🤣🤣 shubka umadeena ma aha iga aaamu😂😂.
@argsaan2896
@argsaan2896 2 года назад
Adiga ku imi adiguna miyad iga tegi😰kelmaad aniga gaar ahaan ii taabtey Allah haku xifidiyo mom qliyey😰😍
@nadhifaadan3191
@nadhifaadan3191 2 года назад
Kulamid🥺🥺
@ukmm4766
@ukmm4766 2 года назад
😂😂😂ar amira hadalkeda another level😂😅
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 2 года назад
Nin lacg hesto waki nag qawo hadane nagkle radinayo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@XaawoAadan-j6e
@XaawoAadan-j6e 3 месяца назад
Amiira iyo adna hooyo mcn kalex da❤❤❤
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 2 года назад
Hooyo iga qoslisay wllhi tan waala soo diray kulahaa Momo mcn 💞💞💞❣
@faatimamursal3691
@faatimamursal3691 Год назад
Mamada fani waye wlhi😂😂😂😂😂
@prinzhishaam750
@prinzhishaam750 2 года назад
Hooyo Calwiyà🥰💙💙💙🤲🤲🤲Cimri dheer iyo cibadha Suuban InshaAllah. LOVE ❤ YOU MOMY
@somalia2730
@somalia2730 2 года назад
Hooyo gabadheyda Meel wanaagsan la jaceyshahay 😂😂😂😂😂
@faatimamursal3691
@faatimamursal3691 Год назад
Mamada fani waye labo naf miyaa iskudarayaa m.a🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 2 года назад
THE BEST PERSON EVER THE FIRST WOMAN BIUTEDUL
@samiali1304
@samiali1304 2 года назад
War ciyaalow hooyo calwiyo ciyaarta ka daaya waa hooyo macaan dhiiga haku karinina
@azmaaapdirahman8414
@azmaaapdirahman8414 2 года назад
Amiira xraabo labo walala haday is aroosaan ilmo dha dahanaa ka so baxa kulahaa 😍😍😍
@ifraaxiitaabdiqaadir2855
@ifraaxiitaabdiqaadir2855 2 года назад
Masha allah mamada waa boqorad 💞
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 года назад
Please wllo subscribe isar
@ismail10muse
@ismail10muse 2 года назад
Mamada so funny wlhi masha allah
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 2 года назад
Amiira qurux aad ban u tageera lkn dhibta jirtaa waxa weyi lahjadeeeda ma fahmo wlhi ku dhib qabaa team ree waqooyi wad ila qabtiin miyaa
@hussainomar9093
@hussainomar9093 2 года назад
Hooyo macan yaala dhibin wllheyga muslimiintow
@amrancumar3777
@amrancumar3777 2 года назад
Amiira waad iga qosli say wlhi miss you too amira quruxy lkn markasto hooyo xageeda lagma weynaado✍✍✍✌✌✌✌✌✌😍👨‍💻👩‍💻👏👏👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏🥰😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏
@skillhup_Som
@skillhup_Som 2 года назад
8:06 in leyga dheeryo ma rabo hdan ku imaday ma iga tagee hoooyo alle haku dhaafo😢❤🌏
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 2 года назад
2naf man isku dara adiyo aziim ilahow hooyo haka qaadin abayo
@faizamohamed1088
@faizamohamed1088 2 года назад
Amiira funny😂😂
@nafisaahmed4887
@nafisaahmed4887 2 года назад
Bismilaahi raxmaani raxiim amiira waad iga yaabisay
@anisoxasan5449
@anisoxasan5449 2 года назад
Mama allh ku xifdiyo
@abdullahiqoslaye7715
@abdullahiqoslaye7715 2 года назад
Masha alha mama wad ka xanajisay
@ady426
@ady426 2 года назад
Prank wa farinn ku socota gbdha ajnabiga gursado yahuuy gbdho ka gherada ajnabiga siiba asianka 😅mama calwiya waa hoyadey cmml walle
@najmaapdikadir
@najmaapdikadir 2 года назад
8:11 Ax wllhi wa ka naxay maamo ani hada lee ku imaaday hada na ma iga tagee😭
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 года назад
Mansha allah mamada alaha noo xifdiyo way diiday ajnabi sharaf iyo karaamo hooyo macaan❤
@iqlaasomar436
@iqlaasomar436 2 года назад
Walow aan necbahay waridka in laga nixiyo ama laga xanajiyo like waa iga diyaar always family aan jeclahay ayaaa tihiin one love ❤️
@nefisahassan8922
@nefisahassan8922 Год назад
Yasir alle hoyo funny eye😭😂😂
@omaridreamboy183
@omaridreamboy183 2 года назад
Prank adna kusamey plz abayo
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 2 года назад
SidaY u HadlaYan 😂😂😂😂 Gawsaska halaGa Soo siiisibTo😂😂
@amishmohammed2900
@amishmohammed2900 2 года назад
Kkkkkk
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 года назад
Wcs amiro saan mkenti wraa hyo noga lexo ajnib mrabne ilmaa edo unqonaa rabnaa ajnib hdna meshizaa ugu tgaa duqwye wax ficnba mla imanine😂🙏
@mohammedahmedabdi5604
@mohammedahmedabdi5604 2 года назад
ax hooyo wlhi dunidan wax lagu doorsado lama helayo ilaahay hooyoyinkeen ha daayo intii dhimatayna allaha unaxaristo
@rahmoahmed7180
@rahmoahmed7180 2 года назад
Amiira parankigeda si sax ey ujisaa run lee lo maleeynaa caadi ma ahan
@fartunriyo8307
@fartunriyo8307 2 года назад
Abyo rootiin baan rabnaa😢😢
@shahwah9491
@shahwah9491 Год назад
Marka tan waa lasoo diri yaa kulahaa😂🤣
@maxamedamiin1554
@maxamedamiin1554 Год назад
Doco iyo Habaar is not easy 🙈 🙉 🙊
@iqranuur7205
@iqranuur7205 2 года назад
Amira is so funny wllhi
@yasabella1658
@yasabella1658 2 года назад
Amira jacel wafaan kuulo😁🤣🤣
@kingupdykanivlogsfilims2896
@kingupdykanivlogsfilims2896 2 года назад
ALLE HANOO DAAYO HOYOOYIN KEYNA SAAS WAYE NO ILAALSHA GABDHAHA HANAGA SININA AJANIBTA😊😊❤️❤️
@whizbieuropian3680
@whizbieuropian3680 2 года назад
AYY MAMA CALWIA KULAHA LOVE FAANCUULA WAAYE ITALIAN LANGUAGE KU DIRIREYSA😅😅
@adnamahad8069
@adnamahad8069 2 года назад
Dahabkaa xitaa wakaa aruur sanaa 😂😂😂😂😂 Amiira so funny 🤣😆
@heersareofficial8272
@heersareofficial8272 Год назад
Hoy ma joogtidoo baladkaan isha xataa waa lala baxooyaa Ilahow ❤hooyoyinka❤somaliyeed dambigooda dhaaf.❤
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 года назад
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥
@sacidaabdulgadir3451
@sacidaabdulgadir3451 2 года назад
Maasha, allaah amiiro hooyadäa wadani dhab ah waaye
@addehaji1768
@addehaji1768 2 года назад
Wa hoyo fani ah wadankii ba la bili liqayste dumarkina Malogu daraa 🤣🤣
@badribaari7414
@badribaari7414 2 года назад
Sorry Hooyo😥😥 Amira hoyo qalbi jabka ka daay Adige ku wehel sanosahe
@najlomaxamed7532
@najlomaxamed7532 2 года назад
Gosaha halaga soo sisibte madhaftido adi kulahaa hoyo calwiyo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nafisoibraahim4845
@nafisoibraahim4845 2 года назад
Allh mamada funy wye walagu so diray kulaha 😂😂😂😂😂😂
@nalihalinalihaji9398
@nalihalinalihaji9398 2 года назад
Hhhhhh we do want money just marry a poor man Mother is very funny
@_updul_3297
@_updul_3297 2 года назад
Amiira: 🗣️Jeceylkisa Iwaloyo 7:20
@abaayowangsn7739
@abaayowangsn7739 2 года назад
Abowe am abaayo Walal allh aya garb la weydisan kasukow idanka hada somali tahay wa ku tuuga qoral keyg aqri am wad iduceeyn am garb ayad isiina marka waxan ahay gabar somaliyd oo garoob hadan curyan wlh been mashegay cunag heysta oo niin igu furan waxn ima soyo marka sidan ha iga tagin garb ayaan idnka bahanay
Далее
РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:05:16
Просмотров 1,3 млн
Team Spiderman True Or False Mask,nono #Shorts
00:37
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 1,8 млн
PRANK: SUMEYA AANKU SAMEEYI OYSAY / QOSOLKA ADUUNKA😂
18:00
PRANK FATMA SI XUN UGALAY QEYLO XANAAQ SORRY SIS😭
9:41
РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:05:16
Просмотров 1,3 млн