Тёмный

PRANK ISMA LAHEYN WAYKA XANAAQEYSA) Sorry Qalby🥺🥰 

Muhanad Cade
Подписаться 149 тыс.
Просмотров 118 тыс.
50% 1

DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO BOQORTOOYADA IGU XIRAN❤️💯🙏🏽
2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
1-SNAP @Muhanadd22
2-INSTAGRAM @mumucade
3-FACEBOOK @Muhanad cade
Thanks For 126.670Ksubscribers

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 369   
@bobby7715
@bobby7715 2 года назад
The best person ever and the most knowledgable person and the most shy person of all allah created was our prophet Muhammad scw❤
@ibtisambintuosman3922
@ibtisambintuosman3922 2 года назад
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him my love is full our heart my allah makes those who gives shafaaca 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘🤍🤍🤍♥️♥️♥️❤️❤️🥀🥀🌹🌹🌹🥰🥰💜💜💜💖😇😇😇😇
@ftuma5446
@ftuma5446 2 года назад
Mashaalaaha ilahaye haidindayo
@essiahassan5157
@essiahassan5157 2 года назад
Salalahu calayhi wasalaam ❤ ♥ 😍
@nuurayaxye8641
@nuurayaxye8641 2 года назад
MNsh Allah keep going
@sacdiyocadey5488
@sacdiyocadey5488 2 года назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤♥️♥️♥️
@aaminosahro4322
@aaminosahro4322 2 года назад
Maash Allaah lamaane quruxu badan Ayaa tihiin uwada baari kalhela Abaayo iyo Aboowe Allaah niixafida taagar Ayaan Ahay noolada cimrigaan inta kadiman 🥰🥰🤲👨‍👩‍👦👨‍👩‍👦🥰🤰👩‍🍼
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 2 года назад
Waa isla ogtihiin prank-ga waana sababta gabadhu wajiga u qarsatay hhh.
@faizaahmad4466
@faizaahmad4466 2 года назад
Sax
@nagmaabdillahi276
@nagmaabdillahi276 2 года назад
Yes
@keyfmohamed2545
@keyfmohamed2545 2 года назад
Yes wa wax lisla ogyhy lkn wu iga gadan yahay prank m.a lamanaha illhy ha isku dayo isku wara
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 2 года назад
Baan badanaa riwaayad waye nadheh koofi bidaartada kuqarsane ayadana turaaxade nab isku so siine baranki waye miyaa sheeko
@khadraali5890
@khadraali5890 2 года назад
@@nimcoxasan4832 ma aragtay iney islaogyihin wacadahay
@samiiraquruxsalmacadey5234
@samiiraquruxsalmacadey5234 2 года назад
Ani in aamino pranki somali inaan aan aamimo waa hapeenkii xalay ahaa oo tagay 😅😅😅
@umuazimmohaaa1095
@umuazimmohaaa1095 2 года назад
Isku mid nahay
@nasrabintumohamed5513
@nasrabintumohamed5513 2 года назад
Maxaynu ka aamini waa been cad oo aynu ujeednee 🤣🤣🤣🤣
@umuazimmohaaa1095
@umuazimmohaaa1095 2 года назад
@@nasrabintumohamed5513 🤣🤣🤣🤣
@faizaahmad4466
@faizaahmad4466 2 года назад
Hh hhhhh waa runta
@elmiahmedoumalkaire8113
@elmiahmedoumalkaire8113 2 года назад
Isku miid ayaan nahnay maxay wajigeda uu qarinaysa oo aay shalmada uu didata
@xaliimaibraahim3462
@xaliimaibraahim3462 2 года назад
Prank been aan aragno waaye naag ninkeeda madaxa ka qarsanayso mida kle wajigeeda qeybta camerada ka qarinoosaaba sheeko🤣🤣🤣🤣
@khadraali5890
@khadraali5890 2 года назад
Sax😂👍
@hamdihussein4449
@hamdihussein4449 2 года назад
Weyfashilmeen
@qadraabdullahiibraahim3673
@qadraabdullahiibraahim3673 2 года назад
Dad waweyn baa markasad naga dhadicineysan wa pranki wad isla ogtihin sababto eh wajiga maxey uqarsaneysa waxas hano la imadina
@abdikadirhashi3832
@abdikadirhashi3832 2 года назад
DUMASHI SO ARSO MASKINA SOOXIRO PLES TEAM KAGAN NAHY WAN JECLAHY MUHANAD IN PRANK LAGU SAMEYO😂😂😂😂😂
@queenqalbiuroon1982
@queenqalbiuroon1982 2 года назад
🤣🤣🤣🤣muhanadow wll mucjiso ba tahy 😍wlhi abyo sey u hadasho wan iska jeclhy 👏 fmly an jeclhy nolada
@atoonofficial
@atoonofficial 2 года назад
Prank caadi baad iskula ogtihiin prank really ah haduu yahay wajigeeda waala arki lahaa sidii markii hore uunbuu uqarsoonyhy wajigeedu fake prank caadi weeyan kani wllhi 😂😂😂😂😂😂
@sihaammaxamed9219
@sihaammaxamed9219 2 года назад
Horta ma ila aragtay
@fardowsaabdi3153
@fardowsaabdi3153 2 года назад
prank laislaogyahay intas kagow kulaha😂😂😂
@abdirahmanmohamud8377
@abdirahmanmohamud8377 2 года назад
Runtaa waayo
@waxkastotaqaano7242
@waxkastotaqaano7242 2 года назад
Wa run waayo wijiga ay qrsaneesaa camirada ka dhuumaneesay
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 2 года назад
Muhanad pranki miyaa bilowdey sida atariisho baadiyo iyo nuuradiin kl 😂😂
@safiyoali1372
@safiyoali1372 2 года назад
Inta iga dambeysa liketa
@murshidkebirow1418
@murshidkebirow1418 2 года назад
Pranki waye camerada aya lahormaraa marna mana ogto ina ladubayo wajigeedana maqabanayo miya macnah xita hadii intey camerada qabato emoji usari laha mahadleen Haye quruxow iyo quruxey wan idin kuqadaney😅😅😅
@sahrocali3577
@sahrocali3577 2 года назад
Ma ila argtey
@amiiragaaz4515
@amiiragaaz4515 2 года назад
somali odhan aba sasa prankiga wxkale kafahmen😂😂
@naadianalka3508
@naadianalka3508 2 года назад
Keep going my couple 🥰💋👑
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 2 года назад
The Best prank leysla ogyahay 😁😂🤝
@muna.hussein991
@muna.hussein991 2 года назад
😂😂😎😜
@nimcocisman155
@nimcocisman155 2 года назад
Xiita siday wajiga u qarinayso aya laga gartaa inay isla ogyiin
@fardowsamaxamed7864
@fardowsamaxamed7864 2 года назад
Prank ma ahan kan wxan iskaaga firsaneynaa sida ruwaayad in aan daawanyno ookle kan ruwaayad uqaata
@moubarakmahad6979
@moubarakmahad6979 2 года назад
Because Why qoftaa cameradaa uga sijeeda
@faatimoislaan1071
@faatimoislaan1071 2 года назад
Way la ogtahay anagay na waalayaan😂
@shukriaxmedaxmef8467
@shukriaxmedaxmef8467 2 года назад
Been tii oo prank ah dad waa weynaa nahay wax soconayo nooa imaada tan waa idiinku fahanaye🤣🤣🤣🤣🤣🤣ceeeeeeeeeb🥺
@samiamuse7457
@samiamuse7457 2 года назад
Mashllah alle ha isku kiin barakeyo wllo
@najmamahamud324
@najmamahamud324 2 года назад
Mashalah beautiful family
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 года назад
Dumashi cadey kaso aarso inta niqaab Jag iskuso siisid dhac nogiso sii lkn mid macquul ah kusamey i.a oo farxad iyo naxariistisa wado allow idin barakeyo oo ubad kheyr qabo idin Ku arsaaq aaaamin aaamin aamin yaa rabi 🤲🤲🤲
@fartuunchannel111
@fartuunchannel111 2 года назад
Prank feek waye gabarta wajiged la arki laha asnaa waxbu sari laha lkn kan idabo wajiga qarsaty
@ayaandaganabdirahaman9335
@ayaandaganabdirahaman9335 2 года назад
Waxaas kaama yeelayo prank maha waa wax lays la ogyahy sababtoo ah garbasaar sidee uqadatay iyadoo gurigeeda joogta hadan lasla ogayn sheekada
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 2 года назад
Adi dhaf fashilka nago qado majirto
@ayaandaganabdirahaman9335
@ayaandaganabdirahaman9335 2 года назад
Hhh keep going bro 💪
@amiirayuusuf5771
@amiirayuusuf5771 2 года назад
Kan wad isla ogeeden zxb muhand cade ngd ciyarta
@basrobulle9094
@basrobulle9094 2 года назад
😂😂😂😂😂Alla prank wanacey kulaha intas kagoo bbey
@bobby7715
@bobby7715 2 года назад
Inta markey prank maqashay so carartay ismujiya 😂
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 года назад
Waay isla ogayaan Prank Waxaas danbo haila imanina
@rihanahussein5432
@rihanahussein5432 2 года назад
Somaha coz qamarka wajiga usaran markay agmareyse camerada
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 года назад
@@rihanahussein5432 Haa prank dhayan markaas
@princesszapnaa9575
@princesszapnaa9575 2 года назад
Mash alah Mar walba ii faraxsanda familkiygiii🥰
@Dolphin8680
@Dolphin8680 2 года назад
Waa sheka kale 😂😂😂😂prnk baa laisku bilaaawe🤭
@apudykareim5444
@apudykareim5444 2 года назад
MAsha allah isku waara beautiful family Ilahay Isha xaasidka Ha Idinka dhawro ❤️👩‍❤️‍💋‍👩🌎
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 2 года назад
MashaaAllah couples keep giong
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 2 года назад
Masha allaah wll ilahay ha idin xafido
@jaisajxbdjxbss411
@jaisajxbdjxbss411 2 года назад
MASHA ALLAAH ABOOWE IYO ABAAYO FARXAD KU NOLADA
@shamsoxasanibrahimshamsoxa3373
@shamsoxasanibrahimshamsoxa3373 2 года назад
Masha allah family qurux badan
@naimaabdi19adan98
@naimaabdi19adan98 2 года назад
Waan oghy inleysla ogyhy maxa yeely gabadha camerada wey iska dadabty😂😂.
@najmamahamud324
@najmamahamud324 2 года назад
Wuu cad yahay🤣🤣
@naimaabdi19adan98
@naimaabdi19adan98 2 года назад
@@najmamahamud324 sow maha 😂😂😁ciyaal baynoomaleyaan..
@haredayunis1022
@haredayunis1022 2 года назад
Haa wayo gabada wajigetha ayasobixi lahaa...ilen prank waye😂😂
@najmamahamud324
@najmamahamud324 2 года назад
@@naimaabdi19adan98 haa
@najmamahamud324
@najmamahamud324 2 года назад
@@haredayunis1022 🤣🤣
@queennimcoqueen6286
@queennimcoqueen6286 2 года назад
Sorry dum anaga team enjoa nala dhahaa🤣aada u prank jecelnhy
@mohaanofficial1287
@mohaanofficial1287 2 года назад
Adiga sariirTa xiTaa Koofi miyaa wadaTaaa😂😂
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 года назад
First one
@khadarmichu311
@khadarmichu311 2 года назад
hadeey run kaatahay adiga koofiyada ma xiran leheeyn koofiyada maku seexataa waankaa yaabee
@hidaayaabukar9953
@hidaayaabukar9953 2 года назад
Prank leska ogyhy inuu yahay wn aragna ku soco bal dumashi camera iska qarineysaye🤣
@Zaani_Media
@Zaani_Media 2 года назад
Ma aragtay 😱
@hidaayaabukar9953
@hidaayaabukar9953 2 года назад
@@Zaani_Media haa wlhi caadi lo dareema
@hodhanaden7801
@hodhanaden7801 2 года назад
M.a keep going couples 💑
@karimaaomar
@karimaaomar 2 года назад
Nin weyno meesha been laso fadhiya, Subhan’Allah!! Inta ka go markay ku lahyd mad xanuusnysey maxa uga jari weydey. Ileen been ma qarsonto! 😂😂😂
@ummuiqlaas1
@ummuiqlaas1 2 года назад
Gorme dhahde ka goo
@karimaaomar
@karimaaomar 2 года назад
@@ummuiqlaas1 4:38
@amishabdi1436
@amishabdi1436 2 года назад
😹😹😹😹 hadaan yeelo kan wa prank Ilaahey ima cadaabo
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 2 года назад
oo meeshas goonidaa yaa seexda🤣🤣 mideeda kaleto adi macawis baad qabtaa iyadana way labisantahay🫣
@princessgacal3678
@princessgacal3678 2 года назад
Duu wa another level masha allah 😁🥰
@nazmidagan3968
@nazmidagan3968 2 года назад
Prank runa no keen odey nagada madatalada wn ka dalne
@Qu681
@Qu681 2 года назад
Muhanad huno dumashi brankiga ha noga samen kada abowe dumashi ale ha idin barakeyo wllkey muhanad iyo dumashi isku wara ubad kheyr qaba kala hela amiin amiin ya Allah ❤️❤️❤️❤️❤️💖💖💖💖💖💗💗💗👩‍❤️‍💋‍👨🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲keep going family qurux badan 🥰
@Udgon
@Udgon 2 года назад
Prank saaxiibta wajiga qarsanayso ciyaarta dhaafa😁🤣🤣
@deeqacadey8499
@deeqacadey8499 2 года назад
Muhanad aboowe masha alaah famil quruxbadan walaasheeyna magaceeda maanoosheegtid waan jeclaan kahaay inaa noosheegtid adoomahadsan
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 2 года назад
Faiza laa dhahaa
@aasiyacqaadirjaamac4166
@aasiyacqaadirjaamac4166 2 года назад
M a family qurux badan ma
@fatimasahraabdi7312
@fatimasahraabdi7312 2 года назад
Mashaallah tabarakaallah my family qurux badan wan idin salaamay Wll qalii iskuwara iinashaallah farxad ku nolad Walalo wanagasan Allah idin xifidahy aamiin aamiin yarabii 🤲🤲🤲🤲🌹🌹🌹🥰🥰🥰💯💯👍
@ifrahsahardid2194
@ifrahsahardid2194 2 года назад
Wllhi wn qoslay imika ma barki miiya waxn mise sarirta ay ku shaqeyan ayay na tuusayan wa wab walee
@mahamudmk9073
@mahamudmk9073 2 года назад
The legend wankuhysta prank 😅😅🤣🤣
@cabdullaahicalimaxamed9120
@cabdullaahicalimaxamed9120 2 года назад
Wax yaalaha qaar anoo og ayaadaawadaa hada wajiga waanagalaqarinaayaa mana ogaa la dhahaa ilmaanoola maleeyaa zorry
@Burcogril
@Burcogril 2 года назад
Waa la.isla ogYaHaY maxaa shalmada u xidhaY ileen waa gurigeedii oo waa muxribkeediYe talabaad MaY soo eekTo camerada
@saaraibraahim2021
@saaraibraahim2021 2 года назад
😂😂😂 Wlhi Wa run
@maxamuudsiciid9067
@maxamuudsiciid9067 2 года назад
Ader kan wa layla ogaa ma liiska walaaa bro xabada wayba is qarinaysayee
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 года назад
Masha Allah ❤❤💯💯👏👏
@11naa44
@11naa44 2 года назад
Coffee ga wa la isku dila abowe watch out hhhhh
@aaalcd6070
@aaalcd6070 2 года назад
Dad wawen baku dawanaye ma ciyaalba namoode waxa isla ogtihiin banola imanesan ama run same ama nagada waxa 😡😣
@Kokobulle832
@Kokobulle832 2 года назад
Ow MashA Allah waniga hely muhand adiyo dumo videoska nosodir badiya😎🖤
@asmoabdirashidhassan368
@asmoabdirashidhassan368 2 года назад
Wllhi weey isla ogyihiin waayoo iyada wajiga maxeey u qarsatay
@hamzemustphe7392
@hamzemustphe7392 2 года назад
Var.Var.....Waa prnk been ah wayo caadi ayay wejigeeda uqarinysaa camarda way ogthy inay hyso😡😂😂✌️
@maxamedhassan2695
@maxamedhassan2695 2 года назад
Shit fashil waye prank gaas intaas ka gooy markay dhahdy ciil..iqabty who 😅
@haniaden2700
@haniaden2700 2 года назад
Wad Isla ogtihin ee naga daya
@halimomohamedkaali6172
@halimomohamedkaali6172 2 года назад
Teeda kale kamirada masoo dayeeso wey oktahay wijiga ayey xeratey Muhanad waa kaa hilaabtey prankigaan
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 года назад
Maxaay wajiga u qarisay haduu prank yahay naga daa dee Muhammad
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 года назад
Masha allha tabarikllha hor usocdad my family ❤❤❤❤❤bor muhanad iyo dumashi
@amaalawees5105
@amaalawees5105 2 года назад
Asc marka hore wlalkey muhanad dumashidey wey kuqasbantahy ineey ka arsato wan ku salamay Abyo mcn walashiya qali❤❤❤🤴👨‍👩‍👦
@NastehaAhmed-z1s
@NastehaAhmed-z1s 4 месяца назад
Waw isku wra❤
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 2 года назад
Wa,ruwayad yaro quxon
@fatimaabdicasis7140
@fatimaabdicasis7140 2 года назад
Prank Laysla ogyhy waa noocaa
@roodacabdirahman5354
@roodacabdirahman5354 2 года назад
Wowo dumashiiii mcneyy 🥰🥰
@diirshehassan4669
@diirshehassan4669 2 года назад
Sorry Abaayo Mcn 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@isyaqisxaq3895
@isyaqisxaq3895 2 года назад
Kan prank weeye hanadhihin ruwaayad weeye
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 2 года назад
Maxaa waaye naagta prank lagu sameynaaayo eee qamiiska wadato kkkkk mid mid youtebka lagu kala kacsanaayo ayeey u ektahay allow u gargaaar
@done-caawiye
@done-caawiye 2 года назад
Prank lays ogyahay waaye
@zeynababdi5130
@zeynababdi5130 2 года назад
Prank ugu horeye kulaha ruwayadi ugu horeyse dhex wad Isla ogtihin taan
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 2 года назад
Xaajiyada guur hore meysoomartey mahanad jawaab nasoosii walakeeyn
@Soso-uf5ep
@Soso-uf5ep 2 года назад
Waa isla ogtihiin maxey wajiga u qarsate
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 2 года назад
Fani waaye
@cashoc8
@cashoc8 2 года назад
Sharaftii prnk dhimatay gabar diyarsan oo camerda iskaqarinayso ayay naleeyihiin waa prank
@raxmaruuxi2876
@raxmaruuxi2876 2 года назад
Waa isla ogtihiin kkkkkkk waayo camera wajiga uqarsanayso
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 года назад
Sorry dumashi waa inaa noso aar gudaa❤
@khaalidmoha3116
@khaalidmoha3116 2 года назад
Haday ku arto so wajigeda ma.arkeno😅😅😅😅
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 года назад
@@khaalidmoha3116 maskeda ayey xiraneysa
@sumayajibreel3813
@sumayajibreel3813 2 года назад
Mohanad anaga hanu ciyarin waad isla ogtihiin
@fosman9578
@fosman9578 2 года назад
Oo cadaa Tan Waa iskaga jeedna prank la Isla ogyahay inu yahay nagadaaya
@fadumoadan502
@fadumoadan502 2 года назад
Muhanad sidan dhn ina romantic utahy kuma maleynynin
@مزونالشمري-ص6غ
@مزونالشمري-ص6غ 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@roodabeautychannel7228
@roodabeautychannel7228 2 года назад
Asaxabey iso boqda subscribe like isara walshina ahaye plz 🙏
@munnamaxamed2186
@munnamaxamed2186 2 года назад
Filim hindi miyaa best acting
@falhadohassan6185
@falhadohassan6185 2 года назад
Horta guriga markii lajogona mala xir xir nana midakale bismilah war baby nagu washen bee
@sahrohagar2819
@sahrohagar2819 2 года назад
Masha Allah waan idin jeclahy noolad wllshey fa isa soo araso
@kowsarmohamuud6396
@kowsarmohamuud6396 2 года назад
My lamanhy alle hydi barakeyo
@umabushraofficial4614
@umabushraofficial4614 2 года назад
Asc wll qaali salaan kadib wll run waxad tahay shaqsi jawigiisa farxad badan kamuuqato masha allah allaha kuu siyaadsho noloshaada quruxda badana allaha kugu xafido lkn wll Hal talaan ku siin lahaa, taas oo ah wll qaali dad badan oon haysan noloshaada camal baa iska jira waliba jeclaysanayo halkaasna ilbaa idinka dhici karta, farxadaada badan qarso baan ku oran lahaa illahay dartiis baana idiinku naxay wlhi just talo talo leen kusiiyay aniga go,aankana waa xagaaga muhanad cade wll qaali allaha idin xafido insha allah ♥ ❤ 👌 🥰🥰😍🙏
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 года назад
Dee quruxleydan dhibka kadaa
@hodanhuseb2044
@hodanhuseb2044 2 года назад
Wad islaogeden wayo camera 🎥 why oga dhumate
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 года назад
Maasha allaha 😍 ♥
@Wacdar
@Wacdar 2 года назад
Pro inagala daa waxan wad isla ogtihiine
@nazhaadhasan9194
@nazhaadhasan9194 2 года назад
Anago og inad isla ogtihin ayaan hdn dawanaynaa ara anagaa dabalina nhy 😂😂🤣
@nadiifomohamedali3812
@nadiifomohamedali3812 2 года назад
Hhhhhhh ar a anga wlhi dadkaan wee nobarten bee managa xishonayan
@faizacali4858
@faizacali4858 2 года назад
Bbe kulaha hada xaskaga Bbe dhahdid carur ka naqane jog😂😂😂😂😂😂😂
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 года назад
Masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi 🥰 😍
@monam7931
@monam7931 2 года назад
Dulqad Lee iskaga dawnayna somli IL wayn nahay👁️ hhhh prnk wax la dhaho ma jiro🧒
@nuurow9543
@nuurow9543 2 года назад
Keeb going lamaane isdoortey
Далее
EMOTIONAL DAMAGE😭 + QARAAXO😂
7:16
Просмотров 17 тыс.
ПЛАН ПРОТИВОДЕЙСТВИЯ МЕДВЕДЮ.
00:28
Beautiful Military 🏅
00:10
Просмотров 1,2 млн
AMIIRA OO MASEER DARTIIS U XANAAQDAY😪😪 PRANK
9:35