Тёмный
No video :(

PRANK KII UGU XUMAA NOLOSHEEDA… YAA SHUMIYEY AYEE U MALEESAY QOSOLKA ADUUNKA 

Cumeer BigFan
Подписаться 724 тыс.
Просмотров 294 тыс.
50% 1

Subscribe for more #cumeer #bigfan #prank

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 445   
@SuumiXasannuur
@SuumiXasannuur 6 месяцев назад
Inta ila rabto in Amiira lagu soo sameyo like sara😂
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 6 месяцев назад
Masoconeso amiira weeba arkeeye see laguu samenaa🤔🤔
@morsalinhopoi
@morsalinhopoi 6 месяцев назад
Amiira rabnaq
@FeysalMuuse-cj1fv
@FeysalMuuse-cj1fv 6 месяцев назад
Falaaraha raac hee 😂😂​@@tuneeyyyyy
@ABDIRISAK-b3o
@ABDIRISAK-b3o 6 месяцев назад
Aan kuwada salino xbiibkena scw scw scw❤❤❤
@amaalibrahim2223
@amaalibrahim2223 6 месяцев назад
Salalahu aleyhi wasalam ❤
@user-uv9go8sd4j
@user-uv9go8sd4j 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 6 месяцев назад
Salalaahu calayhi wa salam❤❤❤❤
@RamloXussein
@RamloXussein 6 месяцев назад
Scw Scw Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💝
@user-uh6bj1lh9i
@user-uh6bj1lh9i 6 месяцев назад
Scw scw scw
@user-qt8dr7xv2q
@user-qt8dr7xv2q 6 месяцев назад
Koko la aanteed youtube wa iska dhaafy xalay Asad igu sii daran xalay wano gooyay labadoda without.........meeshi abaar❤😢
@Museser7
@Museser7 6 месяцев назад
U right sis😊
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 6 месяцев назад
Inta prank maqashay soo carartay like 👍 saar 😂😂😂
@user-rw7ip9lj8n
@user-rw7ip9lj8n 5 месяцев назад
Waikan
@user-mo2wr9hg7j
@user-mo2wr9hg7j Месяц назад
Waikan anade😂😂😂
@Sheeko_time
@Sheeko_time 6 месяцев назад
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🌙🕋🤗
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 6 месяцев назад
صلي الله عليه وسلم ♥️
@user-bt5vm7mt2u
@user-bt5vm7mt2u 5 месяцев назад
Kusaliya nabiga scw Ramadaankaan ramadaankiisa ilaahay nabad iyo caafimaad allah hanugu gaarsiiyo in shalah😢
@user-bt5vm7mt2u
@user-bt5vm7mt2u 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw
@user-jd2mr9fj5k
@user-jd2mr9fj5k 6 месяцев назад
Prank inta markay maqasho soo cararta like
@ZacdiaAhmettabdirihman
@ZacdiaAhmettabdirihman 2 месяца назад
Wanna Kan 😂
@MarwoAbdirahman-hw9ij
@MarwoAbdirahman-hw9ij 2 месяца назад
amiiro brank. kuusame
@halimomahamuud3988
@halimomahamuud3988 6 месяцев назад
Wlhi cumeer hadal ku Hadley anaa joogo xasaas joogo mwlnthy Adi 😢wllked cml iska soo qadey Wlhi
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 6 месяцев назад
😢❤m.a
@SihaamAadan-dx1yw
@SihaamAadan-dx1yw 5 месяцев назад
Cumeer😢
@AminaAwil
@AminaAwil 6 месяцев назад
Cumeeroow .waa inaad musalsalka kasoo qayb gashaan adiga iyo koko.waxaas laydinka yeelimaayo😂😂
@Safiyo295
@Safiyo295 6 месяцев назад
Iney dhuntaan rabaan soqabta😂
@Sheeko_time
@Sheeko_time 6 месяцев назад
War dabaal maatihin weykujiran lkn siwiro bdn maa meesha lasosari lha
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 6 месяцев назад
Kooko iyo cumeyr gadaal ka so galayaan Amiira hada shegtay chanelkeda so fiirsada
@cabdishakurmahamed8404
@cabdishakurmahamed8404 6 месяцев назад
Wllahy COCO PRANK waa Funny 😁 Mehrez kulaha Ma Rosetobu bilapey😂😂❤❤Like 👍
@user-qm2xs2sm5y
@user-qm2xs2sm5y 6 месяцев назад
Teyda kle koko iyo cumeer meel aykujirn see loodaabdaa😢😢😢❤❤
@Ikraanomar57-cm1ho
@Ikraanomar57-cm1ho 6 месяцев назад
Weekujiraan amiiro videoga ee hada sodhigtay fiiri iida dhahday cumeer iyo koko filimka gadal kasogalyan😂😂😂
@user-yl9xe5tf9k
@user-yl9xe5tf9k 6 месяцев назад
@@Ikraanomar57-cm1hodaqiqade dhahday
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 6 месяцев назад
​@@Ikraanomar57-cm1hovideoga wan daawady manamaqlinbee gormey tiri
@user-hb3kk9mw4x
@user-hb3kk9mw4x 6 месяцев назад
Kama Soo galayaan wayba ku jiraan😂​@@Ikraanomar57-cm1ho
@user-id5jb3dq9n
@user-id5jb3dq9n 6 месяцев назад
Inta markay pranki thy so carartey like saar😂👍
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 6 месяцев назад
Kokodeyda inta uxiistay😢😢
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 6 месяцев назад
Ani😢 zaid baan uu jeclahay ❤❤
@maxamedcabdirahmaan-oq9pk
@maxamedcabdirahmaan-oq9pk 6 месяцев назад
Kooko qalbi wanaag bulashada dhanaa ku jecel keep going 😊
@SihaamAadan-dx1yw
@SihaamAadan-dx1yw 5 месяцев назад
Really wllhi
@YaaxyeCabdullhi
@YaaxyeCabdullhi 6 месяцев назад
Nabiga kusaliya scw scw scw❤
@sucaadam4053
@sucaadam4053 6 месяцев назад
Wr sa u jecla in koko prank lgu sameyo 😂😂
@user-xe9rd3ez7p
@user-xe9rd3ez7p 6 месяцев назад
Koko gabar wax baratay oo aqoon leh sharaf io maamuus leh quruxlaydiii kokooooooo 💝💘💘💝💝💝❤❤❤
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 6 месяцев назад
Exactly 💯 😊
@user-vq6ff3yz5t
@user-vq6ff3yz5t 6 месяцев назад
Hdee wax baratayne maxa adi jahil ma tahay be caadi girl
@Nafisoaley-jo3um
@Nafisoaley-jo3um 6 месяцев назад
Prank somali mawa dawdee Lkn team27 waan dawada😂❤
@user-yv2iu7ev3b
@user-yv2iu7ev3b 6 месяцев назад
Ani xitaa😂
@Naemah_21
@Naemah_21 6 месяцев назад
Dabta😂😂 mise dawada😂
@Intisarcreates
@Intisarcreates 6 месяцев назад
Sidee u dabtaa abaayo😂😂
@Fathiyahmedsheik
@Fathiyahmedsheik 6 месяцев назад
Sababto ah run waye😂
@user-tj3ky3nz4i
@user-tj3ky3nz4i 6 месяцев назад
Dabta maxa kawada?? 😂😂😂
@sacdiyasiman2438
@sacdiyasiman2438 6 месяцев назад
Maxaa saf usoo gasheen kulahaa koko umadeena maaaha😂😂
@Qoraxda
@Qoraxda 6 месяцев назад
Yaa so cararay markay koko arkeen🏃🏃
@user-qm2xs2sm5y
@user-qm2xs2sm5y 6 месяцев назад
Ani kamid eh😮😮
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 6 месяцев назад
Koko io cumeer xalay badeen wan uxisny
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 6 месяцев назад
Illahayow Ramadan nebed nagu gaarsii😢❤🤲
@hassanmohamed-ug2mh
@hassanmohamed-ug2mh 5 месяцев назад
Asc
@user-kq3wc3fl9g
@user-kq3wc3fl9g 5 месяцев назад
KOkasc😢
@user-qm2xs2sm5y
@user-qm2xs2sm5y 6 месяцев назад
Koko walhi cumeer kalmiyo ujeclahy ❤blz musula kasoomuuqada😢😢😢
@Ugbaadindhojacayl
@Ugbaadindhojacayl 6 месяцев назад
Part2 soo sameeee amiira😂❤
@abdiqaadir7729
@abdiqaadir7729 5 месяцев назад
cumeer respected man wye wlhi ana jooga hazazi jooga maxa la ordeysaa hdl qiima weyn❤️🥰
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 6 месяцев назад
Allaha Nagu Gaar Siyo Ramadanka Nabad Iyo Cafimaad Inshaallah ❤
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 6 месяцев назад
Cumeeeeeeeeeeeer big faaaaaaaaan wilkena yar😂😂😂
@zedriina
@zedriina 6 месяцев назад
Koko la anta nuur mleh muqaal xbbti..❤
@MahamedAbdala-gr7ph
@MahamedAbdala-gr7ph 5 месяцев назад
Maxaa sa f usoo gasheen kulahaa koko umadeena maaaha😂😂😂😂😂😂
@muhiimayareey
@muhiimayareey 6 месяцев назад
Plz amiiro ku soo sameey yaiku racsan liketa👍
@faizaqueen411
@faizaqueen411 6 месяцев назад
Inta markay prank aragty so carartay😂❤
@user-gs1zq3wx2h
@user-gs1zq3wx2h 6 месяцев назад
Big fan is a legend the master of prank 👏 😂😊kokodena sorry 😞 😊we'll done big fan 👏
@dheereyechannel
@dheereyechannel 6 месяцев назад
Big legend always cumeer big fan and xasasi another's levels pranks koko ❤💯👍😍❤
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 6 месяцев назад
yaaa soo caray marka ay koko arkeeen❤❤❤
@IdilHoussein-qq3xo
@IdilHoussein-qq3xo 6 месяцев назад
Aniga iyo wallashey aya mar midathay dawanana 😂😂😂😂 from Djibouti
@maahirkee3656
@maahirkee3656 6 месяцев назад
Balbala mise casimada
@Meymunzalad-bc4zm
@Meymunzalad-bc4zm 6 месяцев назад
One like team 27❤
@FarduusSalax
@FarduusSalax 6 месяцев назад
Qofkii ugu horeeyey😂😂
@user-qb9ns1fc2w
@user-qb9ns1fc2w 6 месяцев назад
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@user-eb7or7eb8i
@user-eb7or7eb8i 5 месяцев назад
Salalaahu caleehi wasalim ❤
@caishahaji8839
@caishahaji8839 3 месяца назад
Scw❤❤❤
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 6 месяцев назад
Cumey iyo team 27 waa nisalamey🙌🙌 Cawey waxaan kaa sugeyney hal xiralihii lakiin koko waad kagashateen walahi yaa isgaray wali dad badan ayaa kudhiman Ramadan kariin mel walba aad jogtaan caafimad ayaa nirajeenaa dhamanten insha allah 👏👏👏
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 6 месяцев назад
Igula saliya nabigeena SCW SCW SCW SCW SCW
@caishahaji8839
@caishahaji8839 3 месяца назад
Scw❤❤❤
@hiboabdulrahman6575
@hiboabdulrahman6575 6 месяцев назад
First I love prank😂❤😂
@cuud_
@cuud_ 6 месяцев назад
Allahoyoy saa nii sugeney prank maa nokenten cumerko😂😂😂😂❤
@AdoontiiAlle27
@AdoontiiAlle27 6 месяцев назад
Cumeerow prank yadada wa Aaminsanaa lkn kan ii camir wayo sppto ah xayat prety lagu sameyyy mx koko ma arkeysa miyaaa😂😂😂😂
@raulothman337
@raulothman337 6 месяцев назад
Wa ku salaamay wll Cumeer
@Amiirkey-37
@Amiirkey-37 6 месяцев назад
Big fan first comment 🎉❤
@duduble____gril
@duduble____gril 6 месяцев назад
Inta prank Mar key Koko caddy tahay socararay😂😂
@SACDIYOMaxmed-iy5xe
@SACDIYOMaxmed-iy5xe 6 месяцев назад
WLL KU SALI NABIGA (NNKH) ❤
@Raimayy_mohammed
@Raimayy_mohammed 6 месяцев назад
San uso orday prank lee markan maqlo kani prank wuu dhafe magaca kale haloo bixiyo😂😂😂
@Raimayy_mohammed
@Raimayy_mohammed 6 месяцев назад
Kula mid ahay😂😂
@Raimayy_mohammed
@Raimayy_mohammed 6 месяцев назад
😂😂😂😂
@Raimayy_mohammed
@Raimayy_mohammed 6 месяцев назад
Adiga lee isku camir 😂😂😭💔
@Raimayy_mohammed
@Raimayy_mohammed 6 месяцев назад
Mashege marka 😂💔💔💔💔
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 6 месяцев назад
​@@Raimayy_mohammedxasbunallha😂😂
@Abdi_wali
@Abdi_wali 6 месяцев назад
Cumeeer big faaaaaaaaaaN half million coming sooN I.a
@hothanmoha5282
@hothanmoha5282 6 месяцев назад
naa ugu horeya coment isagoo 30zeken yaala ayaan arkay❤❤❤❤
@raulothman337
@raulothman337 6 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣
@QabuulMaxamed-po3tg
@QabuulMaxamed-po3tg 6 месяцев назад
Ilahayow Ramadanka cafimaad iyo nolol nagu gaadhsii yaa rbi
@user-qn7vz1se2e
@user-qn7vz1se2e 6 месяцев назад
Koko cawa walaga gashy wlhi 😂😂😂😂
@user-cb3jd8mh8p
@user-cb3jd8mh8p 6 месяцев назад
Cumeer Bigfan koko Mel ay jogan laygama wayo wn ini wataa ❤❤❤❤❤
@user-ws2ih6zb8i
@user-ws2ih6zb8i 5 месяцев назад
Cuumeer waan ku baryaynaa Amiiro kusoo samay😂
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 6 месяцев назад
Koko funny 🤣 waye runti qosolee iga dhamaysy
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 6 месяцев назад
Amiro inaa kuso smesy aheyd ama sundus hda videoga wnga so fsxdey wey arken 😂
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 6 месяцев назад
Cumeer big faan legend waaye. Wlhi. 500k subscribe ❤❤😂
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 5 месяцев назад
Amiro ceyda prank kusosamee❤plz🙏
@mahadgamer2099
@mahadgamer2099 6 месяцев назад
Kooko in wax lagu sameyn rabo wey dareemty😂😂
@Sheeko_time
@Sheeko_time 6 месяцев назад
Abayo iso boqo noh
@Ruyahaahh
@Ruyahaahh 2 месяца назад
Cumeer inta dhipkisa ila jecel one like ❤😊
@user-wh8st3xi6r
@user-wh8st3xi6r 6 месяцев назад
inta koko filim ka eykujirin andawan karin
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 6 месяцев назад
Ramadaan after 1day i.a inta ila sugi la. Ramadaanka oo dharareysa like👍🤲allow cafimd inagu gaarsii i.a❤
@XasanMaxamed-tt5lh
@XasanMaxamed-tt5lh 6 месяцев назад
Inta jecel in lagu soo sameeyo asad like saara😂😂😂😂😊
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 6 месяцев назад
Amiiro ceyda prank kusosamee❤
@HipaqDiriye
@HipaqDiriye 5 месяцев назад
Cayda ha ugu horeyo amiro kusosame plz danka halaga shumiyo😅
@najwamohamuth9927
@najwamohamuth9927 6 месяцев назад
Kokoooo😂😂
@fatuushmoha7983
@fatuushmoha7983 6 месяцев назад
Wuraa cumeerow xasanoow prank yadiisa ino sobaddi😂😂😂
@Cabdishakuursiidcali27
@Cabdishakuursiidcali27 6 месяцев назад
Team WADAJIR is not easy 😢❤
@user-yy1fk9ux1e
@user-yy1fk9ux1e 6 месяцев назад
#koko prank maba lagu samen karo mxaa waa fuded badana #amiiro kuso same next😂😂😂
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 6 месяцев назад
She's our queen 👸 koko dheyna ❤ Maxa daxe iney iska amusto maa rabte Marka la shumiyey😏😏
@sihaamiita22
@sihaamiita22 6 месяцев назад
Cumeer bigfan❤
@user-uc1td5up4v
@user-uc1td5up4v 6 месяцев назад
inta prank maqashay soo carartay like 👍 Saar 😂😂😂
@user-kz8ju5xb1n
@user-kz8ju5xb1n 5 месяцев назад
Party two Amira 😊
@CcaziizMuhamed-nb6de
@CcaziizMuhamed-nb6de 6 месяцев назад
First comment me alx
@user-lw5vj9im9s
@user-lw5vj9im9s 6 месяцев назад
Koko maxaa daaray fiidaw dhan masoo dhiigooda bee
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 6 месяцев назад
In la canante rabta gebedheyna 😂😂❤ waan cana naneyna 😊 Keep going my favourite koko the queen 👸 ❤️
@user-lw5vj9im9s
@user-lw5vj9im9s 6 месяцев назад
Haa wlhi in sifiican loo canaanto waa aqwaanteena💖🦁🥰🫶💝
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 6 месяцев назад
@@user-lw5vj9im9s waa haysaa 🤣😍
@zakariyeirvan344
@zakariyeirvan344 6 месяцев назад
Team cumer only love ❤
@shugriali1439
@shugriali1439 6 месяцев назад
Alla qosolka iga dhamaaday Alla shamuum aa daremoyaa kuteh 😂😂😂Alla say u bursatay aa iigugu daran 😂😂😂
@SamroAhmett
@SamroAhmett 6 месяцев назад
Ana uhoreyo cawa🙌🏻
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 6 месяцев назад
Deeqow mr prank waye😂 lkn cumeer adiga ayan kaga fadhinaa deeqow inaad prank kuso sameysid😅i.a❤
@aliishamikram4945
@aliishamikram4945 6 месяцев назад
Cumer waku cayartay danka ficned amiira sas kusosamey plz cumerow amira iyado danka laga shuminayo😂😂
@KaraamaSharif
@KaraamaSharif 6 месяцев назад
Laayif majiro miii❤😢😂
@fardowsaabdullahimohamed1481
@fardowsaabdullahimohamed1481 4 месяца назад
RONALDO is the only goat 🐐
@yahyahajjiqaam6764
@yahyahajjiqaam6764 6 месяцев назад
It have been good prank if hazazi could have not be there now hazazi is their, their is no a big shock 😅
@fatuushmoha7983
@fatuushmoha7983 6 месяцев назад
Amiiro inta sugeeso in lagu sameeyo I zudunz😂😂👋
@MustaqiimMustaqiim44
@MustaqiimMustaqiim44 6 месяцев назад
Waw qofkii ugu horeyay ahay pig fan😮
@user-fo5gk1of8s
@user-fo5gk1of8s 6 месяцев назад
𝐊𝐮𝐬𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐧𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐦𝐮𝐱𝐚𝐦𝐚𝐝❤❤
@caishahaji8839
@caishahaji8839 3 месяца назад
Scw❤❤❤
@shuceybmohamed-nz6uq
@shuceybmohamed-nz6uq 6 месяцев назад
Team kooko Jecel like me 👍😄
@Josephboy1122
@Josephboy1122 6 месяцев назад
Team 27 keep going ❤❤❤
@HawaSaid-vo2op
@HawaSaid-vo2op 6 месяцев назад
Koko qurux wan uxisay wlhi
@PrinceAliAbdalla
@PrinceAliAbdalla 6 месяцев назад
Kusaliya xabibkena muxammad SAW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@caishahaji8839
@caishahaji8839 3 месяца назад
Scw❤❤❤❤
@IkraanXasan-c1o
@IkraanXasan-c1o 28 дней назад
Scw❤❤
@maryanyusuf4731
@maryanyusuf4731 6 месяцев назад
waan idin salaame inta iga danbeso
@mlktbhjaby
@mlktbhjaby 2 месяца назад
Prank walaahay khaama waaye 😂😂😂😂hhhhhh
@Qoraxda
@Qoraxda 6 месяцев назад
Prankyadan camal macqul waa wala qadan karan lakin kuwa qaar😂😅
@user-uh9ty2fu2y
@user-uh9ty2fu2y 5 месяцев назад
Prank legenkisa waa Deqo always active
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 6 месяцев назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤❤
@MunaIsmail-kv2lu
@MunaIsmail-kv2lu 6 месяцев назад
prank markan maqlay so cararay😂
@user-dt2zg4rp5s
@user-dt2zg4rp5s 6 месяцев назад
Aniba meel kle ma eegin 😂
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 6 месяцев назад
Ani xta😂
@YurubQueen-hq6jp
@YurubQueen-hq6jp 5 месяцев назад
Amiira qurux ku soo same plz cumerow 😅❤
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 6 месяцев назад
Walahi pro waa qosolka aduunka
@MAAKE2
@MAAKE2 6 месяцев назад
Pran kigaan waiti Hore waxaa sameeye shiiq meel taagan 😂😂😅
@maaidaaadan8920
@maaidaaadan8920 6 месяцев назад
Xasanow walashaaya ehe yaah 😂
@user-xf4wy1oq4h
@user-xf4wy1oq4h 6 месяцев назад
Amiira qurux pls cumeer next
@liiluuofficial5468
@liiluuofficial5468 6 месяцев назад
500K🎉❤insha allah😊
Далее
PRANK || KII UGU XUMAA ATARIISHO YAA SHUMIYEY…!!😱
11:08
PRANK HAZAZI  OO SWIMMING KU RIDAY XANAAQA ADUUNKA
10:24