Тёмный

PRANK RAGBAA I CAAYAY😡 HEER WUXUU GADHAY GACAN UU IQAADI GADAHY IYO….. cameradii🥺 

Aamina Abdiqaadir
Подписаться 187 тыс.
Просмотров 75 тыс.
50% 1

Welcome boqortooyo 👑
Waxa isharaf ah ina Iguso biirto🤩
Let’s go 200k

Опубликовано:

 

11 окт 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 156   
@AaminaAbdiqaadir
@AaminaAbdiqaadir Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-upuDEYHrHoE.html
@ismaciilsaciid1694
@ismaciilsaciid1694 Год назад
Inta nabiga jecel like Sara
@elmiahmedoumalkaire8113
@elmiahmedoumalkaire8113 Год назад
Salalahu calayhi wasalam
@ayaankhadar9258
@ayaankhadar9258 Год назад
Ku sali nabikeena maxamed salalahu calayhiwasalam
@abshiroabdi8393
@abshiroabdi8393 Год назад
Waa muxammed SCW SCW SCW e ma aha Maxamed
@mahiimcabdicasiis4238
@mahiimcabdicasiis4238 Год назад
Maxamuud wlhi waa nin rageed 😍💪
@nasrabintumohamed5513
@nasrabintumohamed5513 Год назад
Inamadayda isaaq wax ka dhiig badan ma jirto Alxamdulillah illhay iga dhaliyey baa mahadle inan agtooda waxba laguma yeelikaro horana wan kugu sheegay aminaay inuu maxamuud adke yahay❤❤
@asmacumarelmi6955
@asmacumarelmi6955 Год назад
Allaa inamadayadu rag kumaa jiraaaan Alle ha idin barakeeyo 💚🤍❤
@nadafarah8627
@nadafarah8627 Год назад
Wlhi waa geesi nin rageeda maxamud❤☝️
@nazmidagan3968
@nazmidagan3968 Год назад
Duriyadi markan idin arko idinko islawada jooga wa farxad gaara inoolaada❤Walagu yaqana dhiiga kulul inamadena Duriyada
@farxaanmmaxamuud8398
@farxaanmmaxamuud8398 Год назад
Oo waa ayo inamadu
@wacanesse5654
@wacanesse5654 Год назад
Duriyada samaroonta miya la dhehan .somalido dhanba duriyada la dheh
@maysunxuseen3056
@maysunxuseen3056 Год назад
Yaan afka laga so laagin huuhaa waxba laguma qaado
@najmasalebaan1720
@najmasalebaan1720 Год назад
Isaga ha ahado ama ha iska dayo lkn Amiina waa ku qaldantahy ina Ku dhado duriyadi wayo waa samaroon
@raxmacabdirahman8728
@raxmacabdirahman8728 Год назад
Duriyada inanti soceliyay aad ayn ugufarxy
@nuur6536
@nuur6536 Год назад
adiga akhrinaya ilaahay janada haku geeyo aamiin dheh wll subscribe iisaara xabibayal
@Msskavya9139
@Msskavya9139 Год назад
Nin dhiig isaaq kujiro agtiisa nin inu sidaa kuso yara eego xata ma ogola masha allh😄🥰🥰
@lakiaxmed6945
@lakiaxmed6945 Год назад
Alllllle hanodayo wiiilashena dhiig ayay leeyihii ciyal duriyada marnaba maogola in iyaga onol hablohoda lacayo 💪💋❤🤍🖤💚
@cashoxanaficaishaxanafi2352
Adi io mxamud inoso badiya vedioyda wan sugi layahy huno mcn vedioydina😫🥺💋
@sihamismail9460
@sihamismail9460 Год назад
Ilahow nin isaaaqa😭😅
@hothomoh4950
@hothomoh4950 Год назад
Kartidu meel kle kama iman waa isaaqnimo 😁❤️💪
@niciimaaxmed8462
@niciimaaxmed8462 Год назад
Jah 💉🌺💘
@hodanaxmed5836
@hodanaxmed5836 Год назад
Wa sax
@raliyo005
@raliyo005 Год назад
Wasida❤
@bintiburco4485
@bintiburco4485 Год назад
alaaa naga dhigay isaaq jah wan idinku faanah dhigaygii💋
@manalkeise2951
@manalkeise2951 Год назад
Wiilasha Yada waan ku fanaa
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Год назад
Sorry maxamud waa wax nool😊😊
@bishaarcolladdahir4700
@bishaarcolladdahir4700 Год назад
Aminay wll qli ninkan dabecad iyo dulqad malaha xeladna magaranayo yuusan lafahaga kudilin wxn umalayn dhigar buu leyahay mrkn arkey wlky mahamud Talo bixin wlky mahamud xanaqa badan iskada cfmdka uma fcno khatartisuna way badan thy xanaqa Wan idinsalamay dhamantin Asc
@nasriinyusuf6746
@nasriinyusuf6746 Год назад
Inuu asalakii yahay waxad kagara taa dhiigu biyo maha❤️❤️❤️
@hoodoaxmed4774
@hoodoaxmed4774 Год назад
waa masha allah aanina ta gero labar 1 ku ahay abayo guulayso
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 Год назад
MashaaAllah keep giong my sister amina Abdikadir
@saynabcali5825
@saynabcali5825 Год назад
Woooow mashaallah geesiyaal iga dheh wale wa rageedi wa go,aanki rag lagu yaqaanay 🦁💪🏽🥰🥰👍👌❤
@asmamed190
@asmamed190 Год назад
love you amina keep gon
@islamicdjibouti8155
@islamicdjibouti8155 Год назад
Wallahi amina tu a bien jouer ms chère c un vrai prank fromdjiboutii
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Год назад
Aaminaay af soomaaliga burco waan kahelaa ❤️❤️❤️
@sagalsiman3444
@sagalsiman3444 Год назад
adakaaa lkn qofku bisinka farahaaba laga hadlayaa wah 😳
@najaxaxmed9265
@najaxaxmed9265 Год назад
Wlhi Aminaay prankiyadiina Wn jeclhy Waliba markaad ku samaynayso maxamuud😀
@zamzamizmail51
@zamzamizmail51 Год назад
Ayyy waa idin wat kuwaygii isla joogin farxda form soonlilnd
@xaawaxaamud4916
@xaawaxaamud4916 Год назад
Hno aamina wllhi waan isla kiin jeclahay wllshy aamina barti 2 soo galiya
@hodanfaisal4131
@hodanfaisal4131 Год назад
Maxamuud waa nin dhiigle wlhida
@yacquub_mohamed
@yacquub_mohamed Год назад
Walal albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo culeys kasto idiin heysto allah idinka dulqaado 100 subscribe iisara xabibiyaal 🙏❤️
@nimciinayaasiin7688
@nimciinayaasiin7688 Год назад
Maxamuud nin rageed iga dheh 🥰🥰🥰
@hamdaabdillahi5143
@hamdaabdillahi5143 Год назад
Ilahay ha barakeeyo inamadeena walhi waa wada dhiig walhi fariido agtooda ku dhiman maysid
@hebasaid3172
@hebasaid3172 Год назад
Kkkkkk ninka maxamud talow ma arab iyo albabadi adkaba libaax laba mahe😁😆
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Год назад
Hbr yoonis
@munamuuse8581
@munamuuse8581 Год назад
Aaar heedhaha saw waa duriyadiii🥰🥰
@boqoradacaashaq4240
@boqoradacaashaq4240 Месяц назад
Hhhghhhh walhy aaamina waa kuu baqayaaa adiguna waad iska qoslysaaan naa aamina maxamuud dada hore bu laayebaan filayaa adigu waan ka cabsanayaaa lkn maxamuud ma heer burcaana sidoodii buu fududyahaye❤❤❤
@khadrasibqiye2247
@khadrasibqiye2247 Год назад
Mahamuud ma reer burcaa🤣🤣
@ifraaxifka9164
@ifraaxifka9164 Год назад
Waw msh alah maxamud dhiik buw leyahay wn kusalamay wllkey
@abagahofficial7808
@abagahofficial7808 Год назад
❤are waa botadii oo qofa
@mupaarigchanaral7452
@mupaarigchanaral7452 Год назад
nacal u mag walhi .maxamud waa.legend legend dhalay oo ka daba hadala la hayn
@jamaadeey
@jamaadeey Год назад
Aamina kantar sorta naftii yareeydba kaga qaaday youtbe 😄😄😄
@samatarmoh16
@samatarmoh16 Год назад
Masha Allah Muhammud nin dhiig badan
@anaayaqurux1361
@anaayaqurux1361 Год назад
Hadalka raga anaga leh 🥰😍
@muniitajama280
@muniitajama280 Год назад
Dhiiga duriyadii ♥️♥️
@aishomohamed9978
@aishomohamed9978 Год назад
Wilka ad kusamesay prankiga wa nin lisku haleyn karo
@saynabosman6083
@saynabosman6083 Год назад
mansha allah walalahay dhiga waan idinku ogaa
@Janno66
@Janno66 Год назад
Nin Rer waqooyi ah aan indhaha faraha kaa gelineen kaas reer waqooyi mapa aha😂🤣
@nacimaaden7376
@nacimaaden7376 Год назад
Kanaa kuu qalma de💎
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 Год назад
Amina waxy xabadan dabkamidhani
@xafsaxarago53
@xafsaxarago53 Год назад
Wilka maxamed laleyahy ba Maxamuud cil ka hayay😂
@ehelsanahmed7818
@ehelsanahmed7818 Год назад
Aaminaay muuqaalo inaad soo dhigto maxaa kuu diiday hno maalin kasta muuqaal noo soo gali is barashadii adi iyo maxamuudna party 3 baan kaasugaynaa
@rayaanaction2020
@rayaanaction2020 Год назад
Mashallah Maxamuud nin dhiig leh waa lagu yaqana reer siinay iyo duriyadaba inoo naada ilmaaderayn
@maymunaomer205
@maymunaomer205 Год назад
Anima iyo maxamudi waa yidina jacahalyi walalah 💞💞
@lajeclaydashidan441
@lajeclaydashidan441 Год назад
Magacayagaan ku qoraynaa kulaha aare 😂
@khadanadan5196
@khadanadan5196 Год назад
Aminaay inanka sida Noga daa dum🌺😘😀😀
@fardowsaisse6194
@fardowsaisse6194 Год назад
Wow ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@jamiilajanno5855
@jamiilajanno5855 Год назад
Wooof waa parnk dhaftay
@manalkeise2951
@manalkeise2951 Год назад
Xalkay kaala qadeen lahjadii hargaysa
@ayanitaworld2060
@ayanitaworld2060 Год назад
Anna cabdi adiga marwalba gabdhaha team injoa ku so biro wey ka libis qurxayyiin wllhi aniga waxaa ku dilahay iska qurux la biska iyo ilkahana so xero mida kale talefon so gado waxaa tahay qof caan hada telefaan ma so gadakare wllhi waaa ceeb dadka ney talefaan foorten ka hor qateen haddana ka hor qadeen midka hada so baxay wllhi ceeb dadka wey kula sheygeysananiin waxa la dhaha waa waxa ba mahaysato abaayo waa talo hada ika xumaaninika rali noqo lkn awey real injoa keep going
@raxmacabdirahman8728
@raxmacabdirahman8728 Год назад
14 lawasa gabadhka kaleexo qaxoontiyoy hh
@Ruunsaid
@Ruunsaid Год назад
Hhh dhiigii baa ku karay odyga
@sihamhassansihamhassan7926
@sihamhassansihamhassan7926 Год назад
War waan idin wadanaaa adiga iyo mahamuud
@Wankooshow
@Wankooshow Год назад
Dansaadha. Continue more language.........በርቱ #wankooTube
@farhiyoeragchannel2783
@farhiyoeragchannel2783 Год назад
Mahamud kulaya baadankkkkkkkkkkkkkk waa kahela dadkaga
@laalimadar6278
@laalimadar6278 Год назад
Maxaa lagu garanaya inuu ka imi xaafadii xiniinyaha jah wanku wataa indr
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 Год назад
Asc waalagu yaqaanaa duriyada dhiigaa subaga noqda
@sagalismacil9328
@sagalismacil9328 Год назад
Wlhy parnkigii u shudnaa aaminay
@saynabjama2038
@saynabjama2038 Год назад
Aamina wlhy anigu Maxamud baan ka arkaa inuu kageesisanahay
@saynabjama2038
@saynabjama2038 Год назад
Injoy
@raxayfarah437
@raxayfarah437 Год назад
Wanu kujecelnhy aaminay
@juweeriyajamac1166
@juweeriyajamac1166 Год назад
kuwayGii ❤❤❤❤
@hamdakayseofficial2014
@hamdakayseofficial2014 Год назад
Sorry maxamud qof aan taageero
@raxmaismaciil4725
@raxmaismaciil4725 Год назад
Mash allh
@amiishnoor9248
@amiishnoor9248 Год назад
Waaaw maxamud xanaq ayey jataktay dhigu biya maha
@anaayaqurux1361
@anaayaqurux1361 Год назад
Maxamuud rageed iga dheh
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid Год назад
Inanka dhiigaad kicisay hhhh
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Amina ninka dagaal jecla ma Somali🇸🇴 gaysid 🤣✌
@prettynajlaa960
@prettynajlaa960 Год назад
Only wiilka camera isku aadiyEy kkkkkk
@eng.fathiabdi5909
@eng.fathiabdi5909 Год назад
100% WAXAAN HUUBAA INUU YAHAY PRANK LA ISLA OGYAHAY BAL UFIIRSO MARKA KAAYARE CABDALE LA DHAQAAJINAYO. KAN KALE EE SHAATIGA HURUUDA XIRAN WA QOSLAYAAA
@farhiyoeragchannel2783
@farhiyoeragchannel2783 Год назад
Reer waqooyii
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Год назад
Maxamud wa inan dhigle mansh allah tabarakallah 🖤❤💖🙏
@nastehoomar3014
@nastehoomar3014 Год назад
Viva inamadayadii
@mounaosman1807
@mounaosman1807 Год назад
Naa inanka ciyaarta kadaa aminay
@nalkamaankadaara3751
@nalkamaankadaara3751 Год назад
Aminay inapti quruxlowgan igu darso ❤🥰
@raxmomohamed2296
@raxmomohamed2296 Год назад
Maxamuud.kazo.aarso.aamina
@umumuna2441
@umumuna2441 Год назад
Nin raged iga dheeh
@hudaahmed4163
@hudaahmed4163 Год назад
amina way khal khashay magaca ma garanayo iyo magocoda wan garan ayey hal mar wadatiri
@caashayoyusu6840
@caashayoyusu6840 Год назад
Inaderky maxamuud nin rageed
@ahmattomedia9181
@ahmattomedia9181 Год назад
QAYLO XUMAA INANTU QAYLADAA SAAID KA WAA NECBA HAY
@abdishakurmohamedali9819
@abdishakurmohamedali9819 Год назад
Indr aminaay iska daa you tubeka
@user-di3ml6yj7l
@user-di3ml6yj7l Год назад
Waar anaa hadda caayaayee somali land iigu kaalaya
@anaayaqurux1361
@anaayaqurux1361 Год назад
Plz noo so badi mahamouf
@amiiraothman8121
@amiiraothman8121 Год назад
Fiiri fiiri iyo af soomaligan yaree gaaban kabax walhi waan qoslay🤣🤣🤣🤣
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Год назад
و عليكم سلام ❤
@hibadomer8108
@hibadomer8108 Год назад
manshaallah inamada hargeysa xaga hablaha lagama maro maxamuud lengen hhhh
@hodanmohamed6232
@hodanmohamed6232 Год назад
Inamadeena walagu yaqan dhiiga kulul ❤🥰
@hibaaqcismaan124
@hibaaqcismaan124 Год назад
Prenk la is la oogyahy talabaad ee kale taan sidee la gurumeysanaya iyaadii ayaa aha been laad
@queenedebzan7825
@queenedebzan7825 Год назад
Wle wilasha isaaq wax ka nasab san waligay ma arkin waa idinku fana
@fatimaquruxwanaag7203
@fatimaquruxwanaag7203 Год назад
Tolkay isaaq dhiigu biyo maaha wa geesiyiin ragayagu
@alaaalaa-mf2oe
@alaaalaa-mf2oe Год назад
inamadayada dhiigan ku jecelahay
@safiyasuudi3776
@safiyasuudi3776 Год назад
❤️❤️❤️Love you mcny
@bullobullo7967
@bullobullo7967 Год назад
Naag wayn oo inamadii waashay baa tahay wax aan prank ahayn mataqaan miyaa
Далее
MA MOODAYN INUU SIDAN OO DHAN UMASAYR BADAN YAHAY 🙄
11:13
РУБИН - ЗЕНИТ: ВСЕ ГОЛЫ
01:03
Просмотров 178 тыс.
MALINTII UGU HORESAY OO AAN WADA..
11:48
Просмотров 70 тыс.
WUXU ISO BANDHIGTAY GUUR LKN ……🙈
11:23
Просмотров 27 тыс.
SIDEE AYAAN UGALNAY SAWRAANTA CIIDA? EID MUBARIK🤩
9:02
DHIIG ISKU SHUB 🥹 | challenge waali ah
10:47
Просмотров 32 тыс.
РУБИН - ЗЕНИТ: ВСЕ ГОЛЫ
01:03
Просмотров 178 тыс.