Тёмный

PRANK || WAA NAAG KAA WEYN !! || AMIIRO QURUX AAD AYEEY U CAROTAY MAANTA || 

Muniir official
Подписаться 768 тыс.
Просмотров 224 тыс.
50% 1

Приколы

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 275   
@safwaanhonest2729
@safwaanhonest2729 Год назад
7:53 😂 waxaan prank maahn Mobilka Amira ayaa codka lagu duuboya .. sifiican ufiiri marka ay hadleyso O miska saranyahy mobilka codkeda wuu hoseya lkn markey kor usoo qaada Mobilka Codkeda kor ayaa loomaqlaa😂😂.... Sorry metion filed😂
@xaliyepesgamer
@xaliyepesgamer Год назад
Wax garad
@naimamohamed6345
@naimamohamed6345 Год назад
Wan arkaa Ben lisla og yahy waye
@Ina_Apdirizak
@Ina_Apdirizak Год назад
Haa 😂wx lgu ogaan oo kle mobilka dhulka mba dhigeso 😂
@abdulahihashibayloodka5655
@abdulahihashibayloodka5655 Год назад
KU SALIGA NABIG SCW😍❤‍🔥
@caishahaji8839
@caishahaji8839 Год назад
Scw🥰🥰🥰🥰
@SagalJama-rl2kq
@SagalJama-rl2kq Год назад
Scw ❤
@ubaxinakayse6797
@ubaxinakayse6797 Год назад
Muniirow qof ladag ama qof ku joog Noo soo badi Wllhi baryahan ba waanu Sugay nayeh
@SagalQurux-zh5eg
@SagalQurux-zh5eg Год назад
Waa ku farax sanahay inaa noqdo qofki ugu horeye oo like saaro comments ka bixiya muniir ku tagera wllkey❤
@GaneyPoy
@GaneyPoy Год назад
Waa ku fahantey 😂 tlie
@azallegaming2791
@azallegaming2791 Год назад
Neef neef dhalay baad thy wllhi. Anagad nola imanaysaa muniraaw sheko ciyaal cadibay udubaysaa codkee wax lahubo lakalay ama nagadaaa nio😂
@Vaddit
@Vaddit Год назад
Mobilkay gacanta ku haysaa codka laguu dubaya caruur miyey no maleyan oo ay ka dhaadhacinayan pranka kulahaa 😂😂😂
@naimamohamed6345
@naimamohamed6345 Год назад
Walhi anigaba wan arky hadaneh Waxan is dhahy dadka in ay fahansan yahin ogow Ben badana
@Malapoothman2004
@Malapoothman2004 Год назад
Haa Wllhi 😂
@90films69
@90films69 Год назад
Reer magaal matihidiin iPhone isagoo dansan ayuu codka duubaya wax cusub maaha idinkaa danbeeya calamka lajaan qada
@Hikmaawi383
@Hikmaawi383 Год назад
Wr Nio Legend Ba Tahay Camera Man Miya Ahan Jirtay Markiba Wn fahmay Markay Mobile afka u dhawaysay😂
@hodhanabdikibar7885
@hodhanabdikibar7885 Год назад
Ma Ila aragtay ayadaba dubayso
@MaxamedQuraysh
@MaxamedQuraysh Год назад
Allah hanaga cafiyo waqtiga aan ruwaayadaan ku luminay🤣🤣🤣
@hothomohamet9956
@hothomohamet9956 Год назад
Aamiin😂😂😂
@QadraNuur-j3s
@QadraNuur-j3s Год назад
Amiin
@cabdikariinfaarax8375
@cabdikariinfaarax8375 Год назад
Aamiiiiiiiiiiiiiiiin😂😂😂😂
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 3 месяца назад
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team Sundus Team asad team abeera team cimran ❤
@ahmedmaxamedshire827
@ahmedmaxamedshire827 Год назад
Anoo og in lysla ogtahy aa hadana dulqaad muujinaa😌😁
@maidaabdinor7597
@maidaabdinor7597 Год назад
PRank ❌️Riwaayad ✅️😂😂
@cqaasimmaxamed1971
@cqaasimmaxamed1971 Год назад
Amiiro isn't esay 😢❤
@apiipck1042
@apiipck1042 Год назад
prank mobilka amiiro lagu duuby codkee😹😹
@Quruxiyocaafimaad
@Quruxiyocaafimaad Год назад
Hda maxa iga dhaadhicinesin wilkan team 27 kamid eh o asad lasaneyo brnamajyada qaar aa amiira kaseynin o munit kaseynin 😂😂😂😂 short flim iska dheh prank ma jire 😂🎉
@Abdifatah3
@Abdifatah3 Год назад
Vaaar 7:55 amiira codkeeda clear maaahan 7:58 mobilka ay isticmaalayso ay kor u soo qaado codkeeda clear waaye taa macnaheedu mobilka dhan ee codka lagu duubayo iyadaa haysa
@AbdirahmanHagi-uq5gl
@AbdirahmanHagi-uq5gl Год назад
0:35 Another level 😂😂😂😂 Camerada hoos hkaga fakato 😂❤❤
@ahmedabdihussein-us5wn
@ahmedabdihussein-us5wn Год назад
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@raziyahmohamed4530
@raziyahmohamed4530 Год назад
Prank eyyy🎉😂😂😂 keep going legend ❤🎉🎉
@abdallaaweis7217
@abdallaaweis7217 Год назад
Oh my God I can breathe this is not prank. I'm watching Netflix episode one. Party 2 please.
@yaxyejamal8524
@yaxyejamal8524 Год назад
Amiira waa qof wanaagsan
@craaficcraxiim4482
@craaficcraxiim4482 Год назад
Maaxa waye prankiga nocan codkaba mobelkeda ka dubanosa kulahaa😂😂
@AsioMusse-fd4ie
@AsioMusse-fd4ie Год назад
Amiiro sorry abyo wallhi way xiqday amiro quruxy sedaremoysaa
@zaafaniihassan6789
@zaafaniihassan6789 Год назад
Waa qaldan tahay muniir gabadha ka dhamow
@dheemaney7670
@dheemaney7670 Год назад
Amiira waa qof degn wlhi kuwa qaar hdy ahaayen
@odayfaxal-gs1zd
@odayfaxal-gs1zd Год назад
Gaari shidanbaa prank kusamyseee😂😂😂😂
@XaawoxasanIsaaq-gu1ko
@XaawoxasanIsaaq-gu1ko Год назад
Amiira hadeey prankiga wx ka ogeen mobileka ha xareeyso😅
@xafsohazzan
@xafsohazzan Год назад
Hah cod ka ayada duubeyso😂😂
@Rayaan277
@Rayaan277 Год назад
Gaari waalan aya wadataa😂😂😂
@libanshabel3469
@libanshabel3469 Год назад
Yaa ila arkay inay amiira mobile keeda codka lagu duubayo hhhhhhh prank gan wuxuu u muuqdaa mid been ah oo la isla ogyaha
@shandileboyoffcial6931
@shandileboyoffcial6931 Год назад
😂😂Amiiro caadi u xanaaqdey
@MaryamaSh-eb7kh
@MaryamaSh-eb7kh 3 месяца назад
Amiiro wallhi ayadu xanaaq San ma arakin walahi caadi maha
@issackyerrow6502
@issackyerrow6502 Год назад
Koko kusoo samey prank 😂😂😂
@Msskavya9139
@Msskavya9139 Год назад
Mobilka Amiira codka lagu duubay sootan Gacanta kuhaysa e xita isticmaalyne kor un uhaysa😂
@cabdixafiidcaamir8345
@cabdixafiidcaamir8345 Год назад
Allahu akbar love ❤ saar
@AbdullaahiYacquub
@AbdullaahiYacquub 3 месяца назад
Koko prank kusoo samey pls😊😊
@samiraabdi1809
@samiraabdi1809 Год назад
😂😂😂 hhh talefanka maxee kor ugu haysaa codkeda ayee ku dubosaa miyaa
@mouhyadinabdifatah1695
@mouhyadinabdifatah1695 Год назад
Telka maxay udhigi ladahay ooy afka UGU haysa 😂 any way WA iska ok wax LAGU mada dalado uunba laraba 👌
@hodhanabdikibar7885
@hodhanabdikibar7885 Год назад
Ayadaba codka dubeyso prank kulaha somaliya been bad isku shektan
@HuubiMohamed
@HuubiMohamed Год назад
Quf an arsanin urka habartis ayas kujuraa AAA ladahii Kee going bro❤😂
@AlxaqiiqaMedia
@AlxaqiiqaMedia Год назад
Saas waaye 😂
@abdullahiabdi1973
@abdullahiabdi1973 Год назад
Prank kulaha...😅😅😅😅...Netflix caadi ah
@dalmartv8475
@dalmartv8475 Год назад
Muniir hada mawuxuu noohaystaa inaanu rumaysanyno kamarad caadiyaa hortaal markasuu kuleyhy waa prank
@salaxorgi4419
@salaxorgi4419 Год назад
Amiira wxba ma ogo lkn tlk codka ee ku qaadoosaa 🤣😂😂🤣
@fahmaabdi292
@fahmaabdi292 Год назад
Asad next prak😂😂❤
@Shamuuri334
@Shamuuri334 Год назад
50$ deen leygu leeyahy igu caawiya walalaheyga Muslims ❤
@ashkirahmed7111
@ashkirahmed7111 Год назад
Allah noo sahlo wallo
@safwaanhonest2729
@safwaanhonest2729 Год назад
Deen baa lagugu leyahy Online neh waa tahay
@allyhaji1902
@allyhaji1902 Год назад
Hhhh istaqfurulah ama cawiya ama ka amus
@marcosdean1901
@marcosdean1901 Год назад
​@@allyhaji1902somalida wa muchiso wll kkkk😊😅
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Alahu akbar munir lacala asaga waa is ogtihin haday daqar madaxa ka jabiso amiira qurux danbigas 😅😂yaa ka masul eh prankwwye
@lailamohamet8358
@lailamohamet8358 Год назад
Waa been prankigu amiira iydaa codka duubyzaba😂😂😂😂
@MaanQaboojeLyrics
@MaanQaboojeLyrics Год назад
Haa
@Samawademedia12
@Samawademedia12 Год назад
Prnk ku laha telka codka Lagu duba firi😁😁😁😁
@mariaibarahinumii9833
@mariaibarahinumii9833 Год назад
Boweh allaha ku xafido ❤❤❤
@MiinaApdi
@MiinaApdi Год назад
Horta amiira maxay mobilka u dhigi la'dahay ma codkaa laga duubayaa😂
@abwaankaqarson
@abwaankaqarson 2 месяца назад
Caydaa baranki kusamee
@AaminoJama-tp8bj
@AaminoJama-tp8bj Год назад
Gabadha magaalada ka xireeysaaye waa gaari kulahaa ma backing but usually jirey
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Год назад
Another level muniir legend 😂😂😂😂😂 keeping
@caashocabdiqaadir6744
@caashocabdiqaadir6744 Год назад
Alla manooli wallhi qosol badanaa Wax walaan amiira loo balamiyey😅😅
@abuucabdalla3492
@abuucabdalla3492 7 месяцев назад
Amiyramskiin
@axmadcali7121
@axmadcali7121 Год назад
legenow wxam prank mala dhihi karo ee riwayad an is ka dhahna wxa fican la imaaw😂mobilka amira codka lagu duuboya😢
@UbaxSiciid-o6v
@UbaxSiciid-o6v 8 месяцев назад
Koko kusameey plz
@bintsiyad8831
@bintsiyad8831 Год назад
Qoftaan nimankaan kiligeeed mama uu geyaay inee xaraam tahaay maogo miyaaa
@zamiraqurux874
@zamiraqurux874 Год назад
Mobilkedaye amira codka ku duubayza mizaye dhahyen waxab ma ogine
@bashiiromar
@bashiiromar Год назад
Shot filim daawanay part 2 goormee lasoo deeyna
@fardowsa-g4i
@fardowsa-g4i Год назад
lkn muniir waxas dan oo wilasha sheegen adhi daxday waxyaabaxas camlna qalad waaye
@yaaasmiinyaasmiin-xw5hy
@yaaasmiinyaasmiin-xw5hy Год назад
magac allant akbar aad music ku xi jinny's i'd jooji sida sheydaan shabab ku ciyaarta allahu aakbaar baa biloowdey
@abdiyare6794
@abdiyare6794 Год назад
Nagtan dulqad malaha dhigar isfirito wax lee wa laga helaa dhaqtarka geya
@mjama7664
@mjama7664 Год назад
Waxan maha prank way isla ogyihin lkn amira ka wayn marka ay ogolanayso iyadon ka waynanyn wa wax iyada lagu bahdilayo baaskasna way qadatey
@Real_Abbas
@Real_Abbas Год назад
Waraa wax new ah la imaawaaw masked arab astaantiisa gab ka dheh 😅😅
@khalanjo321
@khalanjo321 Год назад
Gaari kaa weynaa wadataa kulahaa😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@sidiiqpogba4841
@sidiiqpogba4841 Год назад
Wa been caadiya caadiya lo fahmayaa😂😂😂
@aadancnaasir2710
@aadancnaasir2710 Год назад
Amira xanaq xoog iskaga keenesa ayadana is dubayso 😭😂
@haliimomohamed9928
@haliimomohamed9928 Год назад
Var mopilka codka lagu duubey amira gacanta ki hysaa😭😂😂👍
@Zuhur634
@Zuhur634 Год назад
Amiira and muniir is not easyyyyyyyy
@PrincessHafsa-n3c
@PrincessHafsa-n3c Год назад
Ookan you tuyoubka asad ayaan ku arkay oo wllhiyaa yaa i😂ila arka in ay isla ogyihiiin fashiluuu
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Год назад
Amiiro meke up la aan banaan ma aadi karto miya bisinka 😂
@MowlidMowlid-zu4ej
@MowlidMowlid-zu4ej Год назад
Ruwadayd kle Koko laso jil nio Munir aqaa
@NimcoXuseen-fd3bh
@NimcoXuseen-fd3bh 3 месяца назад
Amiiro way xana qa day
@MalyunManka-bm1jc
@MalyunManka-bm1jc Год назад
Amiira qurux ad aye u xanaqday 😂😂😂
@naimaqurux5565
@naimaqurux5565 Год назад
Kobka sharabkan wajiga kaga dhufan laha walhi😂
@raxmo9
@raxmo9 Год назад
Koko Ku same prank muniir🤣
@xamdamahdi3769
@xamdamahdi3769 Год назад
Kan sadexaad dabadii naagaha ku taal😂😂😂😂😂
@SafiyoDhagaweyl
@SafiyoDhagaweyl 3 месяца назад
Koko prank ku soo samee❤
@halimasaadia008
@halimasaadia008 Год назад
Kkkkk funny prank😂 sorry amiira 😢
@anfacchannell
@anfacchannell Год назад
Hadan yeeelo prnk saaaas aa noqdo
@abdullahihurre661
@abdullahihurre661 Год назад
Parank amira parank kossmey
@ebepodcast
@ebepodcast Год назад
Fashil niggah waxan wa la isla ogyhy waayo gabadha telephone keeda ayy codka ku duubeysaaa 😂😂😂
@LadanSiciid-oi1ml
@LadanSiciid-oi1ml 3 месяца назад
Waxay wan see wax u wadaa sifiicn wax noogu duub madaxaaba nagu kaa xanuunee
@jaamacxasan8319
@jaamacxasan8319 Год назад
Amiira qurux baybi kulahsa sir aaa fakatay 😅
@hudaali2932
@hudaali2932 Год назад
My Be Ayey Tidhi Ee Beenta Jooji
@aishacabdiqaadir646
@aishacabdiqaadir646 Год назад
Amiira neer foosi waye wllhi 😂😂😂😂
@sundusyousuf-x9y
@sundusyousuf-x9y Год назад
mobilka ay wadato baa codka lagu duubayaa mobika marka ay dhulka dhigto fiiriya ma ciyaal bey noo qaban
@ashasaid7324
@ashasaid7324 Год назад
Mopelka ay hayso ba codka lagu duubayaa
@AinleAidrous
@AinleAidrous Год назад
Marax aya tahay sxp
@ARMAAN754
@ARMAAN754 Год назад
Wllky wan ku salamy
@libanmohamedali9001
@libanmohamedali9001 Год назад
Prankigan taxane in aad ka dhigtid fiicnaan laheyd
@Sunoo_ki
@Sunoo_ki Год назад
🔴F.ake prank🔴 7:57 amiiro talefankeda waaye waxa codka laga duubooyo, suu marka prank u yahay?!
@ifraaxaadan53
@ifraaxaadan53 Год назад
Anoo hada soo bilaawday muqaalka ayaa arkay commentigaa lkn xariif ayaa thy wlhi
@Sunoo_ki
@Sunoo_ki Год назад
@@ifraaxaadan53 thanks sis
@naimamohamed6345
@naimamohamed6345 Год назад
Wax garad
@AsmaaApdirihmaanarab-ph2ho
@AsmaaApdirihmaanarab-ph2ho Год назад
Waa run anagay raban iny ben naga dhadhcin wax fake ah
@Layland_1
@Layland_1 Год назад
Haa
@AdamMaxamed-ib2nb
@AdamMaxamed-ib2nb Год назад
Gabadhas qofkii yaqan ha xushmeyo😂
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic Год назад
Sry amiira walaga gashtay lakin mayeleno soo aarso 😂😂😂
@maxamedamiin9687
@maxamedamiin9687 Год назад
Xanaaqa jiliin miyaaa waaba is ogtihiineee
@abdullahihassaniman9129
@abdullahihassaniman9129 Год назад
FAKE PRANK jiliin caadi ah waye fiiriya VARtan 7:55 codka Telkeda recording ka wada markay ay afka u dhaweyso 😅😅
@Afra_mohamett
@Afra_mohamett Год назад
Wax garad ayd tahay wllhi
@ahmedabdihussein-us5wn
@ahmedabdihussein-us5wn Год назад
الله أكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadracabdulahi6574
@khadracabdulahi6574 Год назад
Wax wadab isla ogtihiidin mad wax caqli gaalya asxaan dadk u keentan hadaba niin cusub ba imaanya yaab 😮
@NasteexTahliil-k7q
@NasteexTahliil-k7q Год назад
Saxb cumeer kusoosamee prank
@suhaybahmed1682
@suhaybahmed1682 Год назад
Cumeer ku soo samee pro plz
@Damiici
@Damiici Год назад
Prank dagdag ah sii camal
@jemesjemes6492
@jemesjemes6492 Год назад
codka mobil ka amiira lagu duubey. 😅
@sabaaxibrahimhussein8729
@sabaaxibrahimhussein8729 Год назад
Dadka social media ku jiro markii la dhoho kuma aqano diirkaa hurayo 😂😂😂😂
Далее
MA SOCOTAA vs QOF LA DAG || CHALLENGE QOSOL BADAN !!!!
12:12
QOF LA DAG AMA QOF KU JOOG || KU GUULEYSO 100RM
11:47
Просмотров 171 тыс.
HA ISKU QOSLIN CHALLENGE / QOSOLKA ADUUNKA 😂
11:55
Просмотров 662 тыс.
Мужчины рассчитались😅
0:15
Просмотров 1,9 млн