Тёмный

PRANK WALAN HOOYO LAKU SAMEYAY 

Abdullahi yare Famliy
Подписаться 255 тыс.
Просмотров 56 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

28 авг 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 288   
@ilyaasibraahin7695
@ilyaasibraahin7695 3 года назад
inta nabiga jecel like ii saare scw
@khalidsaed1160
@khalidsaed1160 3 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@sultanamohammed3095
@sultanamohammed3095 3 года назад
Wllo adigu nabiga majclidee like ayaad ku raadinee
@kingdeeqsi9798
@kingdeeqsi9798 3 года назад
Scw
@sacdiyo4181
@sacdiyo4181 3 года назад
Swc sw swc💖💖💖💖
@khalidsaed1160
@khalidsaed1160 3 года назад
@@sultanamohammed3095 saashadhihinoo kusalinabiga scw niyohow
@a.rahmansalafi5050
@a.rahmansalafi5050 3 года назад
Abdullahi yare inuu baari yahay inta ila aragtay like-ta
@mohammedabdi8172
@mohammedabdi8172 3 года назад
Waan ilmeeyay samiira say maryan uga yaabisay maanshaa allaah . Kkkkkkkkkkkk ha iga dheeraynin wallaley aniga maa igudartidid
@mohammedabdi8172
@mohammedabdi8172 3 года назад
Kkkkkkkkkkkk aad ayaan idiin jeclahay dhamaan maryan wallashay abdiraxmn ciyaalkiina
@MaryanYuusuf-jw3re
@MaryanYuusuf-jw3re 5 месяцев назад
Abdulaahiyarefamily
@MaryanYuusuf-jw3re
@MaryanYuusuf-jw3re 5 месяцев назад
Abdulaahiyarefamily2024 12:23
@MaryanYuusuf-jw3re
@MaryanYuusuf-jw3re 5 месяцев назад
❤😊
@mohamedofficial4008
@mohamedofficial4008 3 года назад
Inta nabiga jeccel like issar
@abdullahimohammed1918
@abdullahimohammed1918 3 года назад
Mar haddii hooyo pranki Kusameyseen Hubaal wey idinka aarsaneysaa Nimaan Aarsan Caloosha hooyadiisuu ku jiraa baayo hhhhh
@qadramohamed127
@qadramohamed127 3 года назад
Hooyo mcne haku ciyaarin abaaayo hooyadeyda anigoo yer ayeey dhimadey Marka hooyo wn jeclahy wlhi
@caaishomaxamed8002
@caaishomaxamed8002 3 года назад
Ilaahey hau naxariisto pyo
@canabmaxamuud5961
@canabmaxamuud5961 3 года назад
M.a abyo hoyo allaha unaxariisto i.a hoyo aadbey umacanyhy....
@sharmaboy8795
@sharmaboy8795 3 года назад
Allah hauna xaristo hooyoyinkena inta dimatay inta nol nah Allah hano dasto
@ashoismail3971
@ashoismail3971 3 года назад
Aniga xita way dhimaday lkn mardhawa dhimaday ilahow u naxariso hoyo mcn
@ayanasad668
@ayanasad668 3 года назад
Asc
@rahmoahmed3635
@rahmoahmed3635 3 года назад
Hooyo Caadi ma ahan waan ku wataa maama maryan waan ku salamaay ❣❣❣
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 3 года назад
Hooyo waaloga xiisey RU-vid nosoo fadhisiya marwalba
@farhiyaabdullahi6501
@farhiyaabdullahi6501 3 года назад
Hsi ,n,h ,n
@fosfaras804
@fosfaras804 3 года назад
'
@aadannuuraadan874
@aadannuuraadan874 3 года назад
Masha Allah abayo waliga farax kunolow abayo hormar wacan Ayan ku leyahay abayo nice one my dear sister keep going 💯🙏👌👍💖🇿🇲
@abubakarcraxman1505
@abubakarcraxman1505 3 года назад
Qofga ugu horeeyo oo arkay ani waaye
@MeettheLobsters
@MeettheLobsters 3 года назад
*Awww* We do *Pranks* Too ❤️ 😂 ❤️ 😂 ❤️ 😂 ❤️ 😂 ❤️
@commentkudhinte5785
@commentkudhinte5785 3 года назад
We wait them kkkkkkkkkkk
@simlpyibty6297
@simlpyibty6297 3 года назад
Wow ur beautiful couple i just subscribed ur channel good luck🙂👍
@yuusufisse2883
@yuusufisse2883 3 года назад
😘😦👥👥👥👥🙏🖕👇✌🤞🖖🤘🤙🖐✋👌👍👎👊🤙🤛🤜🤚🤟✍👏👐🙌🤲🤝💅👂👏🐄
@fatxi1819
@fatxi1819 3 года назад
Sihaam 💓💓💓💓
@xawoabdirahmsn7576
@xawoabdirahmsn7576 3 года назад
❤❤❤
@mohameddek4997
@mohameddek4997 3 года назад
Maamo gabadhaada waa jeclahy waa gabar sharaf leh fadlan ma isla xididnaaaa 😍😘
@hanashoinacali39
@hanashoinacali39 3 года назад
Waan idin taageeraa waxaan jeclahay guushiina keep going
@King____zaki
@King____zaki 3 года назад
Wallo pilizz subascribe isar waku saraye
@ahmedsufi3855
@ahmedsufi3855 3 года назад
Africa xoriyada yaa ka qaaday? Anaa ka qaaday kulahaa mamada 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ArsenalTV949
@ArsenalTV949 3 года назад
ar samiira dib badanaa prankiga ma hooyaa garsiisay wllh samira waa ka qayliyay
@Fahmi_Heego
@Fahmi_Heego 3 года назад
Alle Ha Ku Sharfo Walaal Qalli Ii Saar 🔔Subscribe🔔Alle Ha Ku Sharfo Mahadsanid📻
@sacdiyaxasan8636
@sacdiyaxasan8636 3 года назад
Please hoyo ka daye prank
@canabxasan334
@canabxasan334 3 года назад
Amin mamo
@xiiscade350
@xiiscade350 3 года назад
Masha allah dhal culimo wada asturan dhaqan iyo diin leh you tube waligey kuma Arag family idiniga okale Allaha idi sharo💓💓🌏✌
@xafsosiciid5906
@xafsosiciid5906 3 года назад
Hooyo san yaan lgu sameynin wllhi wan naxay🥰🙏🙏😭
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 3 года назад
Rabi h u naxariisto hooyo
@karimaaomar
@karimaaomar 3 года назад
Mansha Allah dhamaantiinba wan idiin tageera ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@therisingstar5317
@therisingstar5317 3 года назад
Me too
@khalidsaed1160
@khalidsaed1160 3 года назад
Mee tooo karima omar and the rising star
@maan917
@maan917 3 года назад
You tube furo
@zakariamahad252
@zakariamahad252 2 года назад
HAMZABOOS
@zakariamahad252
@zakariamahad252 2 года назад
HAMZABOOS
@Ahmedabdi-mr4by
@Ahmedabdi-mr4by 3 года назад
Asc Masha allaha abdullahi iyo salmo samiiro sucaad jecelo waxaan aad u dawadaa channel kiin masha allaha halkaas ka sii wada
@badraanc.raxmaan7348
@badraanc.raxmaan7348 3 года назад
Wcs mamaa allha ku xafido😍😍
@barwaaqocabdiqani4127
@barwaaqocabdiqani4127 3 года назад
I love you maamo kadaaya prank iguna salaama I love you all of you
@karimoabdirahin8355
@karimoabdirahin8355 3 года назад
Keep goin sisters brothers and MooM alle ha nii xifdiyo1💛💛
@King____zaki
@King____zaki 3 года назад
Wallo pilizz subascribe isar waku sarayeb
@abuunucmaan2298
@abuunucmaan2298 3 года назад
Abaayo Rayaan sidiinaba kadaaya hooyo ciyaarta.... Aniga hooyo meel kasto oo eey joogto waan jeclahay
@nighthunter7691
@nighthunter7691 3 года назад
Mamada fani waaye wlhi nooso aar mama maryan I love u mom
@xurmoqowdhan7126
@xurmoqowdhan7126 3 года назад
M.a hooyo ku jecel haysata alle ha idin daayoh hooyo mcn♥️
@deqayazinofficial8753
@deqayazinofficial8753 3 года назад
maasha allaah keep going sister hore usoco
@sufyaan____curush9741
@sufyaan____curush9741 3 года назад
Hooyo aad baan ugu helay siday u tarbiyeesay ilmeheeda iyo siday ugu muu qato aa Daabta 😍😘😍😘🥰🤩😍 Mama ilaahey haku dooro nlw Hooyadaana ilaahey ha u naxariisto 🙏🙏🙏🙏💞🙏🙏🙏
@mohamedofficial4008
@mohamedofficial4008 3 года назад
First one to view like isaar
@osmanciil5298
@osmanciil5298 3 года назад
M.a c/llahi yare allow dhawr waa ubad baari ah mami maryan gabadhada waan ka helay love you all from Canada
@faisakhalif7896
@faisakhalif7896 3 года назад
Waidin salamay dhamantinaba Kar ahan samira like sara
@marianoor7591
@marianoor7591 3 года назад
Masha Allah hoyo mcn Allah ku xafido ❤️
@rahmaroose5351
@rahmaroose5351 3 года назад
Mama maryan waakaxumahay markale ayaad ka Aarsan doontaa😭😭
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
wana idin salamey dhaman cubdulahi yer keep going👍❤❤❤❤❤❤
@fahmocabdinuur4132
@fahmocabdinuur4132 3 года назад
Masha Allah hooyo walahi cadima ahan
@azharmoha8029
@azharmoha8029 3 года назад
Hhhhhhhhhh wllhi hooyada aadby iiga qoslisay Allh,haku dhowro hooyo
@iqromaxamedadam704
@iqromaxamedadam704 3 года назад
Masha Alah family wanagsan ilahy haidin dhowro
@aichahousseine2343
@aichahousseine2343 3 года назад
Masha Allah hooyo mcn❤❤❤❤jtm allah ku xifitiyo hooyo mcn
@AaminaQaali
@AaminaQaali 3 года назад
Masha allh hooyo qali ceer makugu qata marka ku sirsirayo kkk
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Walahi hooyo wan kuxisney hooyo ilahey haku xafido hoyo uqaslaye wan furaye 😂🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedsufi3855
@ahmedsufi3855 3 года назад
Adiga waxaan ka cabsanaa prunk dartiisa inaa ku dhimato😂😂😂
@abdullahimohammed1918
@abdullahimohammed1918 3 года назад
Mazha allah abdullahi Baari alle haku barakeeyo walaal Waan idin jeclahay dhammaan tiin 😚
@farhanmahamed632
@farhanmahamed632 2 года назад
A HD hung hubby u
@zulekhahussein8815
@zulekhahussein8815 3 года назад
Very funny prank women 😃🤣
@user-ct5kf6ey5i
@user-ct5kf6ey5i 3 года назад
Hooyo wanaaagsan mashaallah❤❤💋💋💋
@filsansaid9282
@filsansaid9282 3 года назад
Masha allah hooyo allah gu xafido Amiin incha allah
@anhaarxirsi7924
@anhaarxirsi7924 3 года назад
Wcs mama maryaan🥰❤
@sharmaboy8795
@sharmaboy8795 3 года назад
Woww we do pranks inta Abdullahi yare iyo familiygisa tagerto is mujiya aniga ahan jag ayaan kuahy runti it is enough ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏
@mushtaqmushtaq365
@mushtaqmushtaq365 3 года назад
Love u hooyo mcn and all other members of the family
@farxiyoxaawo1675
@farxiyoxaawo1675 3 года назад
Masha Allah Hooyo mcn
@yooniseric1112
@yooniseric1112 3 года назад
Africa ma.igu kene shekadi Amrica 😁😁wllhi way kugu sugtay🤣🤣
@karembenzema4151
@karembenzema4151 3 года назад
Manshalh dhmntin 👊💓
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 3 года назад
Manshaa alaah hooyo waan uxissay
@hanamaxamed3643
@hanamaxamed3643 3 года назад
Salaam Salaam kabacdi wll horta prank aad dhiganaysaan xukunkiisa magaranaysaan bar xukunkiisa soo ugaada akhayaar markaasan iso soolaaban mafahanteen . Walaahi waxa kudhashay hooyo aad iyo aad ucajiib ah mashaalh ilaahay haidiin barakeeyo
@mohamedxal-wayste4309
@mohamedxal-wayste4309 3 года назад
Hoyo 🤣🤣🤣. Samiira 💘 Ani Kusoo doonanaayo I. a
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 3 года назад
Sorry hooyo macaan 💖💖 💋💋💋
@iqbaalmukhtarmohamud3549
@iqbaalmukhtarmohamud3549 3 года назад
Waa loo bahan yahay sxbtima hooyo iyo gbdheed
@habibakhalif7944
@habibakhalif7944 3 года назад
Simiiro Hoyo iskadaay walahi markaas baraank kusameeyso wan ooy ruti Hoyo qali weeyyaan kaday mark
@cabaascabdi2971
@cabaascabdi2971 2 года назад
waa kusalaamay maamo maryan
@ALIHassan-wn6wj
@ALIHassan-wn6wj 3 года назад
Maha hoyod aynumalan. Wallo samiri caday🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😅😅😆😁🥰🥰🥰🥰🥰
@mohacash2599
@mohacash2599 Год назад
Seattle high and also sleeping bags too
@zamzamharun2099
@zamzamharun2099 3 года назад
Waithin wata team abdullahi
@queennajax6076
@queennajax6076 3 года назад
Sxp jooga nabiga laguma Cotabato kusalli xabiibkeenii wacnaa assalaamu calayka yaa ya Rasulullah
@Cumarahmed466
@Cumarahmed466 3 года назад
Ilaahey ha u xariisto
@fariixa9636
@fariixa9636 3 года назад
M.a wn kaqadny mama❤❤🙏
@ibrazfilms5203
@ibrazfilms5203 3 года назад
Hooyo macan 💔😭😭😭💖
@Anisoabdicasis
@Anisoabdicasis 2 года назад
Mashallah cabdullaahi yare family guuuuuuuuuuuuuuuuuuul waanidiintaakeeraa mashallah kutaakeeraa
@anhaarxirsi7924
@anhaarxirsi7924 3 года назад
Cer miyan kugu qata Markan ku sirsirayo le iga dheh wlh wan furay sa u qoslaye🤣🤣😅😅
@vihaanbwoy4274
@vihaanbwoy4274 3 года назад
Kkkk walashay kad hooyo prank
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 года назад
masha allh
@fardawsa2977
@fardawsa2977 3 года назад
Maansha allah
@mohammedgas7730
@mohammedgas7730 3 года назад
Masha allah
@saharaabdullahi2661
@saharaabdullahi2661 3 года назад
Hooyo waku xiisnay no so noqo😍❤
@shamsopilan3349
@shamsopilan3349 3 года назад
La aanta manoolan karaa 😭😭😭😭 hooooyoy 😭
@naciimocumar794
@naciimocumar794 3 года назад
Sorry hooyo wn ku xiisnay ❤💞🥰
@Mohamed-uw1if
@Mohamed-uw1if 3 года назад
Inta soomali ah like isaar💓
@qadarhassan8909
@qadarhassan8909 3 года назад
Mama tan wayba ku haysataaye mid kale Ayaan kaa sugaynaa Qofta meel naga soo saar Mama
@hawanuur2110
@hawanuur2110 3 года назад
I love you mom😍🥰🥰🥰♥️❤️💕💞💓
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 3 года назад
Masha alh
@yamtechgarissa7237
@yamtechgarissa7237 3 года назад
Beautiful prank 💖💖💖💖💝
@mankacade353
@mankacade353 3 года назад
Ana ugu horeyo love isara plz
@King____zaki
@King____zaki 3 года назад
Wallo wax walba waku saraye pilizz subascribe
@kidhaa0520
@kidhaa0520 3 года назад
🥵
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 года назад
Alle Ha Ku Sharfo Walaal Qalli Ii Saar 🔔Subscribe🔔Alle Ha Ku Sharfo Mahadsanid
@saladomar1672
@saladomar1672 3 года назад
Wa kaqadaa hoyo miss you
@sumayoxuseen3924
@sumayoxuseen3924 2 года назад
Maato.rob.fiin.noday..dhiikho.luwaha waa waa kuxunahay.maal.fican..aadakan tin masha Alaah.bay
@ifraaxmacalin1455
@ifraaxmacalin1455 3 года назад
Hooyo mcn waxaankakantay walaahi
@aaminaahmed5459
@aaminaahmed5459 3 года назад
Hhhhhh samira maskinta darbiga laku dhajiyey wlhi sorry xbibti
@mushtaqmushtaq365
@mushtaqmushtaq365 3 года назад
Plz bbe Samira hooyadeey ooo sooman haiga dhibin
@fariixa9636
@fariixa9636 3 года назад
Hooyo funny wye wlhi abayo kulaha
@fadumoibrahim407
@fadumoibrahim407 3 года назад
Keep going eedo mcn
@fizanur5564
@fizanur5564 3 года назад
Sumqgkd7dk
@qadarhassan8909
@qadarhassan8909 3 года назад
Alla hooyo meel walba aad joogto frxad iigu nolow Rayaan ka daa hooyo dib dambe haku sameyn wale aad ayaan kugu naxay inankii yaraa aad ka qarisay ayaan aad ugu naxay
@abdirahmanmohamedmohamud6949
@abdirahmanmohamedmohamud6949 3 года назад
Cabdulahi baranki kusosameeya
@Ronaldo___cr7225
@Ronaldo___cr7225 3 года назад
Abdullahi prank kale kusosameya
@nahirainmahadcilmi2126
@nahirainmahadcilmi2126 3 года назад
Farika anaa xurayada kaqaday hhh keb goin mamada wan jeclahy allaha daye
@cabdifitaaxmuhudin6046
@cabdifitaaxmuhudin6046 3 года назад
Mamo Allh ku dhavo
@simlpyibty6297
@simlpyibty6297 3 года назад
Wa idin jeclahy team Abdullahi yre❤
@kingfamilykingfamily4838
@kingfamilykingfamily4838 3 года назад
Masha'allaah
@GaradNuur
@GaradNuur 3 года назад
Wow m.a idhin jclahay asxbta abdullahi Yre io hoyo maryan
@samiyaahmed3410
@samiyaahmed3410 3 года назад
Waa prank funny ah waan kahelay
@cumarcabdulaahi9599
@cumarcabdulaahi9599 3 года назад
Hooyo way aar sanee waa hubaal abyo samiira is ilaali heee
@ezxaqabdihakim7096
@ezxaqabdihakim7096 3 года назад
Pro abdla flog majiro miya
Далее
Prank walan lagu sameye gabar cusub TeamAbdullahi
19:09
Brawl Stars Animation: PAINT BRAWL STARTS NOW!
00:52
Просмотров 3,4 млн
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Short film Somali Qofta caadi maaha😂
2:47
Просмотров 1,5 тыс.
SHORT FILM GABAR KIBIR BADAN 🤨
8:53
Просмотров 261 тыс.
CHALLENGE CUSUB QOSAL NAGA DHAMADAY 😂
12:16
Просмотров 42 тыс.
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 01.08.2024
20:05
PRANK WALAN HOOYO JECEELOW KA AARSATAY 😂😂😂
24:50
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
0:58
Просмотров 6 млн
Ревнивый песик😁
0:30
Просмотров 2,7 млн