Тёмный

PRANK XUN AYAAN KU SAMEEYAY ASXPTA ALBABKA SHAROOTO UGU DHAJIYAY WAY DHECEEN SORRY 😳🙆‍♀️😁 

Samia AHMED
Подписаться 452 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 208   
@Sihaammahame
@Sihaammahame 3 часа назад
Apayo wllahi cawa dacada uqoslay 😂video gan kuso celi dadkle kuso same plz inta igu racsan like ta sara oo sundusna ku jirto 😢😂
@KhadijoMohamedOmar
@KhadijoMohamedOmar 56 минут назад
Waxan wa halis walalo
@fatimaqurux8904
@fatimaqurux8904 2 часа назад
Samai intad gurigaga ugu wacdo surprise qurux badan ugu samee alpha wiilasha ii soo wada ku dheh surprise ka farxiya u samee abaayo please 🎉😢
@KingAsmar-v9p
@KingAsmar-v9p 3 часа назад
Hooyada prankiga saamia Ahmed muhumed gacan ayaan ku taagay 😂 only team saamia one like❤
@NeymaAbdi
@NeymaAbdi 3 часа назад
Samia abyo alpha gifti ugay farxad laqado 400🎉❤
@NeymaAbdi
@NeymaAbdi 3 часа назад
Samia mxa ula dabaldagi weysay alpha ina lama filan usamese ehed alpha markasta gargabka ahaa gift 400k away alph
@faadumomacalim4073
@faadumomacalim4073 3 часа назад
Ala sundud qosol igu dishey wlhi samia saan mhaa wye😂😂😂😂
@CawoJama-px3zl
@CawoJama-px3zl 3 часа назад
guys gabadhiina yar maxa uheystan bisikee kala kiciya channel ka 😢😂
@AmoulMostafa
@AmoulMostafa 2 часа назад
Yeeeeeeees😢❤
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd 3 часа назад
Ax Sundus Waka Xuma hay wlhy waa Xanun😂😂
@zamzammohamed6396
@zamzammohamed6396 Час назад
Ala sundus selayele 😭😂😂 Samia part 2 rabna
@Queen-m.j
@Queen-m.j 3 часа назад
Sunduz jabka ku dacay inee dadka kale ku dacaan see u jecshahay anima dhalay 😂😂
@SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
@SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 3 часа назад
😂inta yariistan ilajecel prnkiyadadeda walahi iste beat walahu omg talenta wakaba hora usoco samia qurux😂❤😊
@LaylaCabdiraxman
@LaylaCabdiraxman 3 часа назад
Dhiblyhy sxipeyy umada haka nastaan daa sidokle😅 lkn Samia abayo wn ku cadheysnhy alpha wayo oo ad farxdiisa ula qaybsn weydey 4000k isba haben kamu maqnane ila 1000k 4000k farxadada wkula qaybsnyey why haben dnbe subrce qurux bdn usame wiilka dacwo ka nhyy wlalka oo ku jecel oo garbkaga aha weye mxa waaye sas 300k xta givt mad sinin qof xun ma thy😢
@King_ceyda-x6l
@King_ceyda-x6l 3 часа назад
TEAM 𝗦𝗨𝗡𝗗𝗨𝗦 ONE 𝙻𝙸𝙺𝙴 ❤😊
@mariyocabdi-s3t
@mariyocabdi-s3t 2 часа назад
😂😂😂😂
@AsmaAbdi-k4r
@AsmaAbdi-k4r 3 часа назад
TEAM SAMIA qurux dheeman bqoradaydii nolosheyda ❤❤❤❤
@Faadumomuxudiinmaxamed-k9m
@Faadumomuxudiinmaxamed-k9m 3 часа назад
Team sundus one Like ❤😂
@PrincessMiizah
@PrincessMiizah 3 часа назад
SamIyoooY umadeyNa matiHid 😭😂 lkn shaQo WacaN baa HeySaa
@DrkhaalidmustafeIbraahim
@DrkhaalidmustafeIbraahim 3 часа назад
❤️‍🔥Waxaad tahay geenyo muuqa ❤️‍🔥Quruxda lagu gaadhi waayey ❤️‍🔥Cisigu waa galad illahay ❤️‍🔥Waxad tahay guulleheenu ❤️‍🔥Miduu sharaf gaara siiyey
@AbdiladhiifIshaan
@AbdiladhiifIshaan 3 часа назад
Team Samia AHMED Qalbi Saafi mss score coming soon 500k subscribe ❤
@HaweeyoHaashi
@HaweeyoHaashi 3 часа назад
Team inta koko arkin one like ❤
@muunasuudi
@muunasuudi 3 часа назад
Maasha allh hore usocda wll 27 dhamaan tiin ba waan idin jecelahay wll
@AbdiraxmanmDerow
@AbdiraxmanmDerow 3 часа назад
Sundus ku Qosley kkkkkk waa yaabey wllhi
@XamdakaiseXamdakaise
@XamdakaiseXamdakaise 3 часа назад
Cawa hadan qosol waygi udhintoh samiya ha laqapsadoh manoli manta wllhi cirka lagaga so dhac ayan maqli jirayy😂😂😂😂😂
@DRMohamedAhmedOsman
@DRMohamedAhmedOsman 2 часа назад
500k Sugi la ahay aaway asxbtaydii ❤ iigaarsiiya gabdha 500K
@XasanFaysal-eq5ou
@XasanFaysal-eq5ou 3 часа назад
Amiira kusamee😂😂 Amiira iyo cayde kusamee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AyanSoumeya
@AyanSoumeya 2 часа назад
Samia dad bada kusame abayo ❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@SUMEYAABASS
@SUMEYAABASS 3 часа назад
Samiyoy sundus garab unoqo abayoy😢
@AmiraMohamed-p4j
@AmiraMohamed-p4j 3 часа назад
Sundus igu qosol badned😭😂😂😂😂
@CanabKadowe-l9e
@CanabKadowe-l9e 3 часа назад
Samia barbaamijkii is xujooyinkii aaway mise guri dad badan joogaan ayaad wayday 😢😢
@SimanOsman-tx8xp
@SimanOsman-tx8xp 3 часа назад
Alpha hadiyadisii lagama hayoo aduu khaasa la joogo why aad u siin waydy hadiyad siii 😢
@Hananahmned5386Ahmed
@Hananahmned5386Ahmed 3 часа назад
Nolosheydi samiyo qurux wanku jeclahay nolow xappti ❤❤❤❤❤
@Zuuhazultaapdizulthaa8933
@Zuuhazultaapdizulthaa8933 3 часа назад
Samia af rer xamr ma garnyno Af reer woqoyi wad ka tagtayba 😂😂 What's mean sharooto
@MrayamnuurGeesey
@MrayamnuurGeesey 3 часа назад
Koolo sida utaqaan💋😂
@CawoJama-px3zl
@CawoJama-px3zl 2 часа назад
Laba wayku hadasha keydonto horeysisa😂
@hodanahmed4877
@hodanahmed4877 Час назад
Meel dhex bay joogta 😂 samiya come back nooh 😂
@AbdallaBoss-r6k
@AbdallaBoss-r6k 3 часа назад
Sundus ayaanle waa funny
@Amalmaxamad-mu4rx
@Amalmaxamad-mu4rx 3 часа назад
Kiki bisinka musqul tilifoon lagu isticmaalayo acuudu bilaah 😢😮waa khalad
@CawoJama-px3zl
@CawoJama-px3zl 2 часа назад
Xafadayadu way lagalanba 😂😂
@Yasmin-digil
@Yasmin-digil 3 часа назад
Allah manooli 😂😂 ladan cidi igu daran 😅😅😅😅
@HudaDheeman-ns2gm
@HudaDheeman-ns2gm 3 часа назад
Alpha maxaad ula dabaaal dsgi waysay saamiya wiilka ka farxioo gift u gee
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48 2 часа назад
Samia alpha intey koko ugu imaneyso garabkiisa jog oo farxada laqebso giftina ugey dhalinyarta koko isku heysay koko wiilasha walashodey eheed❤❤❤
@BarwaqoFaysal-t7l
@BarwaqoFaysal-t7l 2 часа назад
AR SAMIIYAH YAA DADAKA KAA QABSADOOH😂😂😂😂😂😂😂WAXEDUUH WAA DIIL IYO XARABOOH WALHII WAA KUWADA NAH ABYOOH EE KIB GOWEN🎉🎉🎉🎉
@siraadbrown
@siraadbrown Час назад
😂😂😂 funny weeye samia iyo sundus
@Hamdayy55
@Hamdayy55 3 часа назад
Aduu dhib badanida samia 😂😂😂😂😂 lkn anaga wa jecelnahay wxn cml
@muunasuudi
@muunasuudi 3 часа назад
Maasha Allah alleh haydin barakeeyo wll dhamaan tiin ba waan idin jecelahay wll mcn m. Allah hore usocda team 27
@NadiiraMohamed-y4f
@NadiiraMohamed-y4f 3 часа назад
Alla sundus wadnahay ixanuujisay wllhi saan uqosLaayay
@CanabKadowe-l9e
@CanabKadowe-l9e 2 часа назад
Caadi iska dhig sistrey sundus ayadaaba hurdaysneede😅😅
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh 3 часа назад
CHALLENGE GII SHARAATADA IYO CAAGII KUSOO CELI KIIKI KK
@NasraUbax
@NasraUbax 2 часа назад
Alle samia Inta muqaal aad same-day Kansas ugu wool badnaa wllhi😂😂😂😂😂😂😂
@muna_____somali
@muna_____somali 3 часа назад
Sundus ugu daran funny 😂😂
@FatimaSomalia
@FatimaSomalia 3 часа назад
Prank gii ugu qosolka badna abed ar tana😅😅
@hamthahanaadi7585
@hamthahanaadi7585 3 часа назад
Saam dabaal daga wllkaagii yaraa alpha aaway😢❤
@RahimaMohamed-c7s
@RahimaMohamed-c7s 3 часа назад
Samia you’re not easy🤣🤣🤣
@SumayoAbdikadir-l4b
@SumayoAbdikadir-l4b 3 часа назад
Saamteydii naxriis badan teydii i love you so much❤❤
@Hiboli1bs
@Hiboli1bs 2 часа назад
Team samia subscribers bes isaara codsi waye 😢
@CabdShakuur-f7r
@CabdShakuur-f7r 3 часа назад
Saamiya axmed wllhi waad qalbi jicantahay Naga daa jiljileca abaayo bashaalku waa caadi dee
@Wllhuudow
@Wllhuudow 3 часа назад
Waxaan waa kftan ee ngadaa dhabey hdey imaado wey isku filan thy😊
@AbdiKarin-l8c
@AbdiKarin-l8c 2 часа назад
Fadlan 500k aan gastsiino 4 cisho ayaa noo dhiman
@marwa-yv6ez
@marwa-yv6ez 3 часа назад
Saamiyadayda caashaqa❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@AmoulMostafa
@AmoulMostafa 2 часа назад
Keeeeeep going samia wll qali wan ku jecelnahay walhi❤❤❤❤
@BilanKayse-e5o
@BilanKayse-e5o 3 часа назад
sami quruxsan ❤🎉 qofkii uhreyyy comnt😂
@abdirisaqsalad4965
@abdirisaqsalad4965 2 часа назад
Hhhhhhhhh samia kan noo soo badi wlhi sidaan uqoslayey waan daalay
@faysalbayle
@faysalbayle 2 часа назад
Ladan cidi walaahi waaa kaftan yaqaan aanan xanaaqi aqoon
@mariyocabdi-s3t
@mariyocabdi-s3t 2 часа назад
Samiya ❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 часа назад
MASHA"ALLAH ❤SAMIA ❤
@OsmanChannel-6537
@OsmanChannel-6537 3 часа назад
Samia Qosolkeeda waan ku haystaa😂
@AyaanXuseen-l4s
@AyaanXuseen-l4s 3 часа назад
Amiira iyo kuwa kle kuso smee saamiya waa funny prankign
@ShaafinhoAhmeth
@ShaafinhoAhmeth 3 часа назад
Samia gacanba ku tagay😂
@kaaha77
@kaaha77 3 часа назад
King alfa miyaa ilawday
@NasteexoDalab
@NasteexoDalab 58 минут назад
Marshall Allah Haapo mcn ❤❤❤ wa wiilkagii abdinasir aad bn ku salamayaaaa
@amaalabdi1537
@amaalabdi1537 3 часа назад
Samiyay leftga udaa sidaas ayuu ku wacan yahay😂
@Amalmaxamad-mu4rx
@Amalmaxamad-mu4rx 3 часа назад
Asxbeeey samia 500 aan gaadhsiino 😢 bishii way dhmaanaysaa
@warsanmohamud8765
@warsanmohamud8765 3 часа назад
Team samiya like ❤❤
@HaaruunJaamac
@HaaruunJaamac 3 часа назад
😅😅 zamia ahmed fani
@CabdulaahiAwees
@CabdulaahiAwees 3 часа назад
Team samiyo on like ❤❤❤❤❤
@Amiir-f12
@Amiir-f12 3 часа назад
Frist comment from borama one like❤
@fowziyaahmed3760
@fowziyaahmed3760 Час назад
Manooli cawa waa fuurey Are saamiya dhiba badnaa😂😂😂😭
@AaminoMaxamad-p2t
@AaminoMaxamad-p2t Час назад
Samia qusulka aduunka wlhi caawa😂😂😂😂soobadi israfaa dinka😂😂😂😂
@SadiaBillow-v9j
@SadiaBillow-v9j Час назад
Samideydiii quruxbadan hori usoco abayo
@Wllhuudow
@Wllhuudow 3 часа назад
Hhhhhhhhh barnaamijka barnaamijydii hre wuu ka wngsan yhay😊😊😊
@AbdulaahiNajiibasacdi
@AbdulaahiNajiibasacdi 3 часа назад
Qofka ugu horeeyay❤
@CabdShakuur-f7r
@CabdShakuur-f7r 3 часа назад
Samiya axmed abaayo waxaad kusoo xijisaa asad hajio
@nasircali4732
@nasircali4732 2 часа назад
Sandus aa daawade mana qoslin hadaa kaayeelo saas😂❤❤
@IsraMahamoudMoussa
@IsraMahamoudMoussa Час назад
Samia vidéoyadeda wan ka helaa wlhi san uuqoslayay 😂😂 calosha iixanuntay 😂😂😂
@Amuunaxmed1
@Amuunaxmed1 3 часа назад
Team samiya ❤like
@NajmaosmanNajmaosman
@NajmaosmanNajmaosman 15 минут назад
Cawo wlh said uqosley samia keep going qalpiye ❤
@ilhaan_sweet
@ilhaan_sweet 2 часа назад
Noo soo badi samiyo wilashana kusoo samey please 🙏 😂❤❤
@AbdirahmanBoqor
@AbdirahmanBoqor 2 часа назад
Waa Samia Balo waayeh 😂 lovely prank❤❤❤❤
@Bahjuuniindhadeeqa212
@Bahjuuniindhadeeqa212 3 часа назад
Samiyo Qurux❤
@libanmohamedali9001
@libanmohamedali9001 3 часа назад
Samiya umadeena ma ahan😅😅😅
@muhdabdikadir4297
@muhdabdikadir4297 2 часа назад
That was good one samia. Keep on The momentum
@Cristiano-cr7-acaunt
@Cristiano-cr7-acaunt 3 часа назад
Soobadi saamia🎉🎉
@Hamdaaxmed1122
@Hamdaaxmed1122 3 часа назад
Qosolkii baa iga dhamaaday😅
@Samiyo-m4c
@Samiyo-m4c 22 минуты назад
Sundus way iga qoslisay 😂😂😂😂
@ameenabubakar2514
@ameenabubakar2514 45 минут назад
والله هذه يضحك مره صراحه ضحكتيني صراحه يا ساميه ايش ذا بالله عليك عيدي عيدي هذا الفيديو نفس الفيديو ليبيا يا الله😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khadraali5225
@khadraali5225 2 часа назад
sundus 😂😂😂😂 sorry
@ShukraanWardheere-gz3zc
@ShukraanWardheere-gz3zc 3 часа назад
Walahi sami cadi matihid😅
@MaxamedKhadar-e1p
@MaxamedKhadar-e1p 2 часа назад
Samia amiro Prank ku so samey waa ku sugaa yah
@hodanahmed4877
@hodanahmed4877 Час назад
😂😂😂😂 Ala sundus ba igu daran wa marki labad ee lashes kasi ka dhaco 😂
@Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c
@Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c 3 часа назад
500k wax yar Noga dhiman gys🎉
@fartuunhared
@fartuunhared 2 часа назад
Alla qosol badnaa😂😂samia dhipleyy
@steamfeisal13
@steamfeisal13 3 часа назад
Masha aliha ❤
@MOH.1992
@MOH.1992 2 часа назад
Keep going samiya
@nuurcadde8690
@nuurcadde8690 3 часа назад
Samia iga filo maleysia bisha danbe 25teda insha allah🎉😂😊
@CaliCabdi-c9j
@CaliCabdi-c9j 3 часа назад
Amiira parnki kusosamey 😅😅😅😅
@UPDYMohamett-t5j
@UPDYMohamett-t5j 3 часа назад
Saamio keep going abyo❤
@QaalihHassan
@QaalihHassan 2 часа назад
Samia maxaa alpha ula dabaldagi wayday asagu markasta wuukula dabaaldaga😢😢❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 часа назад
Ala samia adi prankiga waa funyy 😂😂😂
Далее
Ilkinchi hotin oberasanmi deb o’ylabman🥹😄
00:26
РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:05:16
Просмотров 1,3 млн
SAFARKEENNII BAYDHABO & KOKO BULLE
10:47
Просмотров 25 тыс.
MAXAY AHAYD SHEEKADII KUGU QOSOL BADNAYD😁😁
20:22
Ilkinchi hotin oberasanmi deb o’ylabman🥹😄
00:26