Тёмный

Prof Jawaari: "Dowlad Goboleedyda Siyaasiyan ayay U Jiraan ee Sharciyan uma Jiraan. 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Wareysiga Todobaadka Gudoomiyihii Hore ee Baarlamnka Prof Jawaari: "Dowlad Goboleedyda Siyaasiyan ayay U Jiraan ee Sharciyan uma Jiraan

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 125   
@abdigah5364
@abdigah5364 Год назад
Ha noolaato qowmiyadda May
@Banooda
@Banooda Год назад
Odaygaan waa ku qasaarnay waxoo naga la dhamaa laayhay qaranimo iyo inoo qaleyqaleyda nagu dhiso yiraah isku qoomiyad ba nahay waxa noo keenay maanta in qaleyqaley dhul nala sheegtan waa beenta iyo qurafadka ah isku qoomiyad ba nahay wax ka jiro ma jiraan
@mirehassan5007
@mirehassan5007 Год назад
I got headache because of background noise!!! Universal? Inaad saan dhaantaan yaan umalaynayey
@realityreality8301
@realityreality8301 Год назад
Makarafoonka ayaa baa'ba ah!
@xaqiiqomediachanel5090
@xaqiiqomediachanel5090 Год назад
First one
@koosaarcabdi413
@koosaarcabdi413 Год назад
Hhhhhhh😅😅😅😅😅😅😊😅😅
@koosaarcabdi413
@koosaarcabdi413 Год назад
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox Год назад
Maashaa allaah alan awkeey alla kidhaafa
@HassanMohamed-jl8ou
@HassanMohamed-jl8ou 4 месяца назад
Eelaay maxaa u tartey waxna wali aqoontaadi waxba haka sheegin
@moe689
@moe689 Год назад
I have a question for Jawahir? What constitutes to be a Somali citizen?
@Professor4555
@Professor4555 Год назад
Qof adi camal af English ku hadlaayo o idab iyo xushmad dadka ka waweyn u heynin
@kc_king4276
@kc_king4276 Год назад
@moe689 maxaad ku maagtay suaal caadi ah ayu waydiinaya professorka oo ah maxay ka dhigantahay muwadinka soomaaligu?
@moe689
@moe689 Год назад
@@Professor4555 waa argtidaada waanan fahamsanahay inaan boogtaada taabtay waxaanse aaminsanahay inaan Soomaaliya ka jeclahay dad badan oo sheeganaya siyaasiin aan ognahay inay wadanka kala qaybintiisa ka shaqaynayaa iyagoo isticmaalaya canshuurtii dadka xoogoda iyo dhididkooda si xalaal ah u isticmaalaya.
@moe689
@moe689 Год назад
@@kc_king4276 Ma maagani ee waxaan kaa codasanayaa in waxa uu sheegayaa aanay ahayn wax gof wax garad ama the so called education iska daaye uusan ahayn wax qof muwaadin Soomaali ahayn ku hadlilahaa waase ayaan daro in Jawari ku hadlo hadal Soomaali kala sooc ah.
@FM-bh2bx
@FM-bh2bx Год назад
M.a nin shaqoo badan so qabtaay ❤❤❤
@moe689
@moe689 Год назад
I challenge Universal TV to Ask Mr. Jahawareer, who does he consider Somali citizen?
@SuperExcuse
@SuperExcuse Год назад
Why do you get his name wrong it looks like you are trying to ask question but you are destroying your point. Very silly 🙃
@moe689
@moe689 Год назад
@@SuperExcuse Waxay ahayd inaad isaydiiso sababta aan magaciisa u khalday waxaanse si waaltinimo ah kugula talin lahaa inaadan aflagaadaynin dadka aad doonayso inaad saxdo. Waanse Kaaga mahadcelinayaa fikradaada walaal.
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
​@@moe689darood cuqdadeysan wxb kama qadaayo jawaari maxa sugeysay in wxa rabtan ku hadlo😂😂
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 Год назад
Kani waa basaas
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Год назад
Sax
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
​@@Xaq_udiriradga hadii darood tahy waajib ma ahan mesha u guurto in heer kgs u guuran
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
adga basaas
@abobasement346
@abobasement346 Год назад
ilaygan bah no shegayah somalinimoh tuug ilahay kah fog intuh so dhacay umadah bu guryoh kah ibsaday nocan bah somalih lah haray 😂😂😂 tv waraysanayah waa from jabutih
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
adga tuug ah ma aqoon ledahy
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Год назад
Weeraroow dayoow waniini😂 Iskut yaa ximaar😂!
@SuperExcuse
@SuperExcuse Год назад
Habaar aad qabtaa waayo qof duceysan ma caaytamo
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
​@@SuperExcusedad cuqdadeysan
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 Год назад
Professor ku miyuu innoo sheegay aqoonta uu u leeyahay sharcga iyo jaamacadaha uu uga soo baxay. Ta kale anigu somali Wuxu yahay ii sheegi maysid, aan kuu sheego yaa somali ah xaqna u leh inuu qaato kaadhka aqoonsiga haddii uu doono, nin kasta oo soomaaliya meeshuu doono ha ku dhashee waa somali .
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 11 месяцев назад
Wxii Ethiopia raacsan & NFD raacsn somaali ma ahan warka cad yahy darood cuqdadeysan tahy
@realityreality8301
@realityreality8301 Год назад
Microphone 🎤 problem!
@moolcaliyow
@moolcaliyow Год назад
Universal waxaad tihiin TV weyn oo caan ah laakiin waxaad u baahan tihiin NOISE CANCELLATION 🎤
@CabdinadiradanHusein
@CabdinadiradanHusein 2 дня назад
Noising
@Hitthesack94
@Hitthesack94 Год назад
Msxbayaal maqalka aad ka had leysaan waa xagiina aniga waa fasiix
@ahmedadow5603
@ahmedadow5603 Год назад
Waa Idin Salaamayaa Xamdi Iyo Brf.Jawaaji Maqalka Ma Wanaagsano Dabeyl Aa Ku Furan Codka Ma Meesha Aad Fadhidaanaa Mise Waa lagu Furey Waa Barnaanij Wax Badan Taabanaayo
@HassanMohamed-jl8ou
@HassanMohamed-jl8ou 4 месяца назад
Eelaay maxaa u tartey waxna wali aqoontaadi waxba haka sheegin
@abdigah5364
@abdigah5364 Год назад
Waar qowmiyadda May iyo ta Maxay waa laba qowmiyadood iy laba af .Waad hurudda maba ogid waxa qowmiyadaha lagu kala garto
@Banooda
@Banooda Год назад
Maayland ba nahay qaleyqaley isku qoomiyad isku dhaqan isku af toona ma nihin
@mukaram2018
@mukaram2018 2 месяца назад
Alla ya raxma...Aamiin
@mohanajaa8295
@mohanajaa8295 11 месяцев назад
M,a SHAQADA QABATAY ALLAHA ABAAL KAA SIIYO
@somalitech102
@somalitech102 Год назад
Jawari waa waxgarad waana odayasha ummmadda wax uqabtay eee muwadininta ah
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Год назад
Tastuur waxa la yidh tastuur marka cod umda loga qado lakiin draf Aya imka u yahay
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Год назад
90 nus dhan xalka bur burba Ka jirey
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Год назад
Faan wayna waligii somalind mu arag mana yaqano hadana wax iga waydiya ayuu yidhaa
@FreemanV99
@FreemanV99 Год назад
Jawaari, waa ninkii barlamaankii u gudoominay xiray, bilaabayna waxan maanta loo yaqaano madal ee sbaarada dowladeed noqatay. Sharci, qamuus lugaynaya dhaqankaas maleeyahay? Give me a break!
@abdulahabdi3773
@abdulahabdi3773 Год назад
Asc Widaayow alankii aawkay waliitabar taa eh hadadaalay hada waykii taliyi lahaayey masaajid iskufadheew kitaabka quraan akhrisooy dastuurka iwm ah isku dhaaf umrugaa walii kuheray cibaadada ilaahay indhawaaw haldagiigo aykiin dhaafnay eebahii ka abuuray gacmoogaa inteegooy.
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Год назад
Sax. Khamradana ha iska joojiyo
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Год назад
War Hawiye ma aragtid oo Shabeelaha Hoose siduu doono ka yeelaya oo gabdhaha kufsanaya, isbaarooyinka u yaalin. Argagixisadana ku shaqeysta
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 7 месяцев назад
hawiye & kgs wa dad is dhaley makla goaan adga hadi wx ka hadleyso Ethiopianka ka hadl umada ku dhamya gedo dumarka kufsda
@inpektore14
@inpektore14 Год назад
Duq Sakhraan ah, cimri ceeb dhex fadhiya
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
saqraan darood aheen miyaa jira heer kgs miyaa qamri ku cayneysa
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 Год назад
المثل العربي يقول : من أكل زمنه لا ياكل زمن غيره . Waxaa dad badan aad ula yaabanyihiin odey 90 jir xagga u dhaafey oo taariikhdiisi dhan dad badan garanaayo assgoo 60 jirsadey illaa 20eeyo sano jirkiisii iyo maskaxdiisiiba ku gubteen dalka Norway , haddana asagoo 80 sano jir xagga ugu gudbey arrin Barlamaantery ku milmay sidii uu hanti ugu sameeysan lahaa , odeygii illa haddana uusan dareensaneyn inuu hooyaadkiisii iyo galbashadiisii aad dhowdahay in kastoo cimriga Allaah gacantiisii ku jirto , laakin illaa iyo hadda weli daba ordaayo Barlamaan , Dastuur, siyaasad , Maal , Guryo iyo qurun asagoo is illowsiinaya inuu joogo waqtigii towbadda , Istiqfaarka Alle baryi uu badsan lahaa oo misaajidkii Allah waqti walba ku nagaan lahaa.... .ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
@abdirahmannur2270
@abdirahmannur2270 Год назад
Waad xanuunsan tahay walaal ee Allaha ku caafiyo.
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 Год назад
@@abdirahmannur2270 Adna waadcaafimaad qabtaa caafimaadkaaga hakuu siyaado waayo Jawaari wuxuu yahay iyo taariikhdiisi madow waddada uu ku socon jirey aan si fiican u ognahay ayaad rabtaa inaad indgaha carro nooga shubto nagana dhaadhiciso asagoo da'daan joogo inuu yahay nin diin ku dhaqma ; walbo wixii hore tegtaye hidaayadda xag Alle ayey ka timaaddaaye Aniga , adiga iyo asagaba Allaah hana wada hanuuniyo .
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
hadii wx sheegeyso ka bilow faroole & gaagaab imasa jraan jawaari dad isbaaro uma dhigan norway lacgtisa ku tagey adga ma genin dasturka dowlda u wakilatey jiga jiga somalia kama mid ahan
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 Год назад
@@abdirahmanhusien6174 Adiga ma haysaa oo ma ii sheegi kartaa in Somalia ay joogaan waddaniyiin Alle ka cabsahaayo daacad u ah waddankooda umaddaan masaakiinta ah uu masuuliyaddida u qaadey inuu si daacad ah ugu shaqeetay lacag xalaal ahna ka qaatay u adeegiddooda marka laga 0.001% ; saxb. kulligood waa wada tuugo cadeystay munaafiqiin wada ah oo bannaanka joogaan ama ha ahaado kooda 100 jirka ah ama kan 50 jirka ah , kuwaan iyo wixii la mid ahba intey xukunka iyo siyaasadda ku milmayaan lagama yaabo xatooyo iyo wax is daba marin iney dhaafaan oo Allah ka baqaan umaddaanna si bareer ah cafis u wrydiistaan hantidii ay ka xadeenna dib u celiyaan ???!!! , qof kasta oo ayaga ka mid ah oo wadaadkaan la yiraahdo Jawari ku jiro dulmigii ay umaddaan masaakinta ah ka galeen xisaabtii Allah miiska ayey u saaran tahay haddii ay fulinin kulli waxa aan kor ku soo xusay ...... Allah SWT. addomadiisi ma dulmiyo ; ama ha la iska indha tiraano ama yaysan iska indha tirin Daalim walba maalin aad u adag ayaa sugeeysaa .
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
@@abanuuromar4172 sheekada ma arka fiiryey wxa kuwa aminsan qaf an farmaajo ahen in madxweyne naqan karin aqoon lheen & tuug yhay wxii asga kaso hara midaana mida daroodka dhan isku raacen aflagada u jeeda wxb ma dhaantey abdi xirsi taa taabte asga u jeeda moryaanta darood jawaari qabil ahaan u hesta norwy 1990 tagey wlgisa ma dagnen teedkle ka hor waziirka gadiidka cirka dhulka ahaa dowldii afweyne marka ma ka hadshid kuwa beshada ah magcoda qori karin dolwda kujra marka Jawaari u gafeyso adan wlga arag darood dhan qafka dantoda wadin sida ugu gafaan wa idn baraney hadii heer kgs nahay قيل وقال حرام اذا تعرف الدين
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 Год назад
Odaygani hada wuu asaasacay
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Год назад
Dadkii u daran waaye
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
dadkisa uma darne wxa ku dhgan wa darood
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 Год назад
Waa qofkii oo sharci ah. Oday wareersan ayey leedahay
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Год назад
Sax waa qof gaboobay oo caqligii ka tegey
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 11 месяцев назад
​@@Xaq_udirirdarood ku waso filaa marka adga D&M u gafeysid jawaari
@hassangureaden9562
@hassangureaden9562 Год назад
Prof jawaari illahay imrii dheer oo afimaad leex haku siyo odeey somaliyeed
@moe689
@moe689 Год назад
Please his political profile before you pray for him. He is one of the cancers that Somalis need to distance themselves from.
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 Год назад
waa nin fiican jawaari waana aqoonyahan diintana bartay ninkaan hala dhageysta
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Год назад
Waa nin dadkiisa u daran, kaa dhagaysan mayno
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 7 месяцев назад
​@@Xaq_udirirafweyne diinta binyey qabil ku difaacdan hadi wx ka hadleysan ka hadla ayan xirsi dinta ka baxdey
@GhJop-k5f
@GhJop-k5f Год назад
Munaafuq Ahlunaar Ah
@husseinozil3614
@husseinozil3614 Год назад
Sidee marka
@halanesky
@halanesky Год назад
Adoo sarqaan miyaa video dawate
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 Год назад
Caruurtii farmajo wacal faaiido😂malalahan ewelba 😂😂
@moe689
@moe689 Год назад
Please fiiri wax khasaare ee uu keenay Somalia intaadan caytamin
@Professor4555
@Professor4555 Год назад
Nabar iyo naxdin cuqdadeysan uf caleykum
@SuleimanAbdi-ru9di
@SuleimanAbdi-ru9di Год назад
Maxkamad xalasotaago
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
waaa riyooneysa maxkamd dad laso tagaayo morgan & bara hiraale & axmed madowe sida u ogow
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Год назад
Waxaa fiican in Loo bixiyo Maamul Goboleed.
@abdirashidhaji3405
@abdirashidhaji3405 Год назад
Odeygan cantatabka ah oo cuqdadda qabiilka ku jirto wareysigiisa nagumasocdo
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
darood cuqdadeysan tahy jawaari wxa idnka rabtaan kuma hadlo
@fatahwajaale3935
@fatahwajaale3935 Год назад
Mahadsanid Jawaari & wariye Xamdi ,Jawaari waqtigii la dhisaye maamul goboleedka Jubbaland dagaal adag la geley.
@abdiyusuf7949
@abdiyusuf7949 Год назад
Shame on you ninja aad wareysaneyso waa munaafug waa qofka baabiyey konfur galbées ee umadda illaahey ha ka gabto
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Год назад
Adiga munaafaq ah kalab yahoo
@hassangureaden9562
@hassangureaden9562 Год назад
Mnsha allaha brfsr jawari odeey somaliyeey
@moe689
@moe689 Год назад
Kani odeynimo Somalinimo ku jirto maahine waa mid qabiiliste ah oo Soomaalida kal qayninaya.Waa ninka yiri Soomaalida ku nool NFD And DDS are not Somalis and if they ever want to live in Somalia they have to wait for 2 years to become Somali. What a fool old man. Did he forget that SYL was created in Jigjiga?
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
​​@@moe689sida dastuurka dalka u ahaa inta Afweyne badlin wlba wxa saxiixey Abdirzaaq haaji huseen darood qaf wlba lawda degaan ka imada wxa aheyd in dalka joogo 2 sano canshuur bixyo intaas warqad dagansho la siin jrey Her kgs qabilstiyaal ma ahan darood dhaqn kaas lgu yaqaana heer kgs cunsuriyey 21 sano afweyne dalka hestey & 2000 carta u diidana in 61 xldhiban qataan
@abobasement346
@abobasement346 Год назад
odaygan kkk waa munafaq kk 😂😂😂cimrigisih wuxuu ku dhamaystay musuq 😂
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
wxa munafaq adeerka afweyne quraanka beniyey dani bahane
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Год назад
War wa asasaq ninkani imka somalidu howlgab MBA yaqaan
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 11 месяцев назад
darood cuqdadeysan
@realityreality8301
@realityreality8301 Год назад
Waa nin dhan oo wayn wuxuu ku leeyahah Ra'iisulwasaaraha gobolkaaga waad difaacaysaa!
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
waa sax wa in so celiya jig jiga markas lala hadli karaa asga beshiisa
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Год назад
Waa wax ma tare lagu qasaaray, oo u shaqeeya isbaaristayaasha
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Год назад
Sida wax loo qoro baro, Damiin
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
@@Xaq_udirir darood cuqdadeysan tahy jawaari afka kala bax
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Год назад
@@abdirahmanhusien6174Daarood ma ihi waxaan kasoo jeedaa Shabeelaha Hoose. Nin aan waxqabad laheen ha taageerin
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
@@Xaq_udirir jawaari in gafto waa ku doqon nimo jawaari waa qafkii qorey dastuurka manta dalka ku shqeenyo 2009 daroodka careysan wxa rabaan Qaf afkooda ku hdla si wx ugu cunaan xil mansab ugu helaan
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Год назад
War waa oday da’ ah ha iskaga fariisto siyaasada, waxba soo kordhinmaayee
@salmanhaji7085
@salmanhaji7085 Год назад
Jawaari Reer Muqdisho buu isgaa dhigtaa Dastoor soconaya, waa Ninka 11 Malyan oo Musuqmaasuq ah oo uu Isku badbaadin rabay uu Farmaajo ka qabtay, Kii Baahane ahaana ku ceeboobi jiray marku isku sawir is yiri!
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 Год назад
dad cuqdaday san baa bara fasoorka cayaye ee ala hasoohadeeyo
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Год назад
​@@safiasheikhahmed5170wll wa runta wa dad ciil qaba cuqdad dilatay ismarjiya o sakiin laqa waxba la iskuma ogolo shaqeysta o waxbarta profesor jawàri haku mashqulina
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
​@@safiasheikhahmed5170dadkan u jeedid wa darood maanta xita dhahdo ayaan xirsi ma wangsan la ogyhay diinta ka baxdey iyada difaacaan la yaab leh wll
@halavewelfareorganization8536
Barasho wacan balse sidaan ku mood ayay iyo sida aad noqotay kala fog waa in Baadhitaano badan lagugu sameeya adiga iyo kuwa ka af ku Dhiiglayaasha ahba
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr Год назад
darood cuqdadeysan uma xumid
@halavewelfareorganization8536
Indhow garadka uma jawaabo maanka gaaban leh
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
@@halavewelfareorganization8536jawaari wxb kama qadeysid si wlba u af la gadeyso
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 7 месяцев назад
​@@halavewelfareorganization8536darood dhan wx yhin qafka kaso jeedin sida u cayaan hadii wx caneyso ama wx ka hadleyso ka hadl ilhaan omar qanisnta u olaleysa & ayaan xirsi nabiga scw u gafta diinta ka baxdey sabirin Idrs alba la sexta bilaa maher
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Год назад
Prof Jawaare.waan ku salaamay mudane%
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Год назад
Maxaad ka salaamay wax mataraha u shaqeeya isbaaristayasha
@abdulahiahmed9004
@abdulahiahmed9004 Год назад
War duqaan muu iska nasto,
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
adeerka faroole& gaab gaab u sheeg
Далее
11 ming dollarlik uzum
00:43
Просмотров 625 тыс.
С какого года вы со мной?
00:13
Просмотров 207 тыс.
ОБЗОР НА ШТАНЫ от БЕЗДNA
00:59
Просмотров 242 тыс.
11 ming dollarlik uzum
00:43
Просмотров 625 тыс.