Тёмный

Prof Samatar oo ka hadlay Damaca Abiy Ahmed, iyo Arinta Dastuurka 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 128 тыс.
50% 1

Prof Samatar oo ka hadlay Damaca Abiy Ahmed, iyo Arinta Dastuurka

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 208   
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 7 месяцев назад
MaanShaa,ALLaah Waa Runtaa Professor Cabdi Ismaaciil Samatar Cimriga ALLaah hakuu barakeeyo
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 месяцев назад
Professor alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo
@abdoulazizmohamed4543
@abdoulazizmohamed4543 7 месяцев назад
Mashaallah waa ruuntiisa professor Samatar waziirka arimaha dibada haloo magacaabo 💯
@maguled
@maguled 7 месяцев назад
Well Said professor Abdi Ismael Samatar. I wish he was the president of Somalia.
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 7 месяцев назад
And his brother will be president of somaliland
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 7 месяцев назад
Waziirka arimaha dibada haloo magacaabo prof ka from jigjiga
@abdigouled8967
@abdigouled8967 7 месяцев назад
Hankagu ma wasir an waxba ahayn oo inan hawiye adonsada kk
@abdigouled8967
@abdigouled8967 7 месяцев назад
Awalba gadaboursi dawarsada ahay prof waxba kama aha xamar miskin
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 7 месяцев назад
@@abdigouled8967 ani gadabuursi ma ahi lakin wa tageersanahy waa nin uqalma runti mida kale adi hadal kaga hadaan usoo noqdo Hal talaan kusiinaya aqligaga waanaga iyo garashada u kordhi oo bar %0 aya tahay runti
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 7 месяцев назад
@@abdigouled8967 hh hankaygu qabiil maaha kana hadli maayo prof isku haybna manihin lakin somali wixi anfacaya sheegay i am not gadabuursi
@muruudi4961
@muruudi4961 7 месяцев назад
Sifiican oo qurux badan ooy Somaalinimo ay kujirto ayuu hadalka u dhigay Professor-ka
@user-pc9ti5yk3v
@user-pc9ti5yk3v 7 месяцев назад
Guul guul iyo gobanimo soomaaliya soomaali baale
@JamaTarabi
@JamaTarabi 7 месяцев назад
Ha jjoogto oo ha jirto Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland 🙏👍✌🤲💟💖❤❤❤❤❤
@hassanesse1228
@hassanesse1228 7 месяцев назад
Soomaalidu dhamanteed hays aasto oo ha wada dhimato haday dhulkeeda difaacan karin malaha waa la tagee sidan sax mahee
@semerebelay9045
@semerebelay9045 7 месяцев назад
Get to hell
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 месяцев назад
Xalka qudha waa in Awdal State la dhiso si dhakhso ah
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 7 месяцев назад
Dee reer kii samaroon yaa hurdada kakiciya waa dad isaaq maskaxda kabahdilay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 месяцев назад
@@qaaliyusra7541 waa ta aan ka warwaro anoo isaaq ah walaahi oo waliba Samaroon reer ayeyday yahay, Muuse biixi maanta ayuu ugu liita, rajadii somalilweyn maanta ayay ugu ficantahay waayo maanta hadii Hassan sheekh Awdal State dhiso, isagoo hore u aqoonsaday SSC khaatumo oo maanta ay shaqeynayso, Awdal State maanta ayay jaanis heystaan inay kuso xeroodaan borama oo ku dhawaaqaan, waayo muuse biixi kuma dhaco inu wixii Laascaanod u ka sameeyay ka sameeyo Awdal, Djibouti maanta waxay garab taagan tahay reer Awdal, oo ninkii muuse fircoon ee talada xumaa maqaaxidii Ismaciil cumar geele ee dekeda Djibouti aheyd ayuu ka ag furay maqaaxi cuntada bilaash lagu cunayo oo ah dekad bilaasha,
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 месяцев назад
Dabadeedna somali diid wuu soo yaraanaya oo caloosha ayaa la gashanaya Hargeysa iyo burco oo qeyb ah baa noqonaya somali diid waayo sanaag bari socotay, sool ka daran
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 7 месяцев назад
Inta yare daaroodnimada ma qarsan kartaan war dhulkan iyo baddan hadan doono israiil ban ka kiraynaya idinku tiina u tashada oromo iyo kuukuuyaba kabo qaad wad u tihine 😂😂
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 месяцев назад
@@abdiaziizmustaphe732 Israel adeer waa dal hore u maray oo dhaqaale leh jaarna ma nihin oo waa laga kireyn karaa, maraykan iyo Germany cid kasta waa laga kireyn karaa, laakin Ethiopian iyo Abiy Ahmed oo busaaradaysan oo dadkiisi raashinka ka dawarsanayo Hargeysa iyo bosaaso ayaan ictiraaf ku badalanaynaa, badda somali oo dhan baa leh inta kasokow Ciise iyo Samaroon baa uga masuula walaahi in aan waxba laga waydiineyn muuse fircoon, car wakaase heshiiskii ha hor keeno barlamanka beenta ahaa, Ethiopia waxay sheegtay waa la ogyahay, ka wax qarinayaa waa muuse fircoon, Awdal State walaahi miiska Hassan sheekh bay saarantahay,
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 7 месяцев назад
Ilahey cimrigaaga ha noo dheereeyo mudane. Waad mahad santahay
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 7 месяцев назад
Waxaan hubaa in Aysan Somali ka guuleysan Karin hadii Aysan israacin. Warkaas
@AhmedMohamed-fy3id
@AhmedMohamed-fy3id 7 месяцев назад
Jamhuuriyada Somaliland waxa ay xor u tahay wax kasta oo mustaqbalkeeda khuseeya.
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 2 месяца назад
Cabaad wadhmaday Guul SLND ❤❤❤
@hanimohamud9639
@hanimohamud9639 7 месяцев назад
viva🇸🇴☝️soomaaliya soomaali baaleh allow umadeena dantooda tus aamin dunida midnimeey horumar kugaareen ha shaqeeyso somalinimo✍️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@NOREDIN666
@NOREDIN666 7 месяцев назад
Somaliland waxa leh Somalilander. Ciqaabta Allaah ha ku socoto Somalia 🇸🇴 adoontii Talyaanigu samaystey ee saciid barqash ka iibsaday. Beck to origin negrs
@ibrahimahmed3701
@ibrahimahmed3701 7 месяцев назад
Proffesser hadanu nahnay reer awdal states oo aad adu kaso jediid huub noga soqaad dowlada aad xubnaha katahay cidan na keena adiga iyo hogamiyaha awdal states iyo ugaas guud ee Gadabursii guul iyo gobanimo dadkaygii reer awdal states of somalia. iyo Somali weyn dhaman ❤💯🇸🇴✍️
@user-mt4dq6se3t
@user-mt4dq6se3t 7 месяцев назад
Waa si wanaagsan lkn horgalayasha is ka qabta dhaliyarada soo basasaya sidii sool iinsha allaah Somali oodhana waa idinla jirtaa ,guul& gobonimo awful state👊✌️💪🙏
@ladanq5197
@ladanq5197 7 месяцев назад
ascww prof samater ha lagu badalo Aenden madoone maxaa yeelay waa mutacalim , daacad ah aftahan hadli og somaalinmo ka muuqato ,sacdiyona ha lagu badalo gabdhii waraysanaysay wasiirka arimaha dawlada . ma aqaan magaceeda laakiinse waa fariid spmalinimp ka muuqato.
@user-be5dz1sm2v
@user-be5dz1sm2v 7 месяцев назад
Macalin ka professorada somalida mahadsanid
@xamdaxassan8345
@xamdaxassan8345 7 месяцев назад
Waa sax walaal inay wada qaadato ayay doonaysaa
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 7 месяцев назад
Ninka xaqiiiqa wuu ogayah ee waxaa.xaya fayarisa iyo cudura khatara oo isaaqa mudo dhawana wuu u dhimana inasha allah
@xaliimoyusuf9452
@xaliimoyusuf9452 7 месяцев назад
Mansha allah SOOMALI ALLAHA GUULEYO
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 7 месяцев назад
Odaygani waa wareeray Somalia waa laga guulaystay wlee viva Somaliland Iyo Ethiopia
@yayayacin
@yayayacin 7 месяцев назад
Guul guul guul guul somaliya iyo awdal isteed
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 месяцев назад
Hassan sheekh waa inuu kaxeysto markuu dhoofayo raga sida Samatar, ambasador Cawad, rag somalinimadu ku weyn tahay oo an xabashi kabaha u qaadin
@Hormariinta
@Hormariinta 7 месяцев назад
Masha allah waa ruuntiisa pr Dhamaan shacabka somaliya waa in aay difaacaan DDD
@queenafrica8219
@queenafrica8219 7 месяцев назад
SAYLAC AND LUGHAYA BELONGS TO SOMALIS AND THEIR OWN RED SEA ESPECIALLY BEESHA ISSA WEYNE THAT'S THE OF ISSA CLAN 👌 🔥 💯 😍
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 7 месяцев назад
It belongs to somaliland and you can't do nothing because Ethiopia army is in Mogadishu already fighting alshabab
@medkadarkadar7590
@medkadarkadar7590 Месяц назад
Je te souhaite bonne santé professeur
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 7 месяцев назад
😂😂😂 aniga waxaan la yaabanahay Ethiopia oo ku doodeysa Bad la'aan ma noqon karo. Haddi nabad aan ku weyno xoog baanu ku heli. Eritrea ayaa xoog looga xoreeyey hadda waxay aragtey dhul aan dad haysin.
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 7 месяцев назад
Anaguna wxnu la yabanahay dad dhulkodii siiyay cdwgii somalida kenya ka iibiyay jubba-land koonfur oodhan siiyay cdw nooc kasta le mid madaw iyo mid cadba saldhigyo siiyay hadana xasidnimadu wax u dhintay oo intaa waxa kaliyee ay ka naxaan yahay dadkaloo danahoodu halkay ugu jiraan iyagu go'ankeeda le intaa xasidnimo ka daba ciyaya sidii ayda waar cuqdad daxalaysatay baad la taahaysaane niyow yaynaan isku aakhiro seegine tiina ka saara waxan oo cadaw nooc kasta aad gacanta uga galiseen somaliya
@user-tf4nb1es2x
@user-tf4nb1es2x 7 месяцев назад
Afkaga cano lagu qabay 🎉
@fahimaahmed6126
@fahimaahmed6126 7 месяцев назад
Fawdo abuure xishoo Somaliland waxba ka qaadimaysaan in sha Allah Cadho u dhinta
@abudarda00
@abudarda00 7 месяцев назад
Xabashidaan idinka celinyanaa indinka guura haddad rabtaan iyagu
@A_Ibrahim57
@A_Ibrahim57 7 месяцев назад
Mahadsanid porf samatar
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 7 месяцев назад
PROFESSORJOQRAAFI SOMALILAND AQOONSIGEEDA KA WARAN.
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 7 месяцев назад
Waxaad lakulantay professor Abdi ismaciil samater
@ashanor8035
@ashanor8035 7 месяцев назад
Guul guul guul Somalia wayn 5 Somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-cv5kd6hq9w
@user-cv5kd6hq9w 7 месяцев назад
PROFESSOR ABDI ISMAEL SAMATAR _ FUTURE PM OF SOMALIA.😊
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 7 месяцев назад
Waxaan ahay reer awdal waan ku faraxsanahay muuse ka dhamaada dadow
@malyunukash2975
@malyunukash2975 7 месяцев назад
Professor Samatar dorashada danbe maad ka qeyb gashid. Walaah sidaad u hadli Alaah ha ka abaal mariyo. Masha Alaah. Wadanka waa in daacad loo noqda . Alyumul qiyaama maxa loo ilaabay. Xasbiyalaah wa nicmal
@user-hs2cy9gd7e
@user-hs2cy9gd7e 7 месяцев назад
Cabdi adeero aqonta waanu ku liibney
@FreemanV99
@FreemanV99 7 месяцев назад
Ethiopia dano siyaasadeed/dhaqaale iyo mid dul-balaadhisi ba way leedahay taasna in lala yaabana maaha. Somaali yada danteedu maxay tahay? Maxaa se ka dhexeeya dadka Soomaaliyeed, dad ahaan iyo dal ahaan ba?
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 7 месяцев назад
Guul iyo Gobinomo Itoobiya ya Somaliland ♥️🤍💚🇮🇷🇷🇺🇷🇸🇪🇹
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 7 месяцев назад
Why does he not become the Foreign Minister??
@mohamedfamily-td1pb
@mohamedfamily-td1pb 7 месяцев назад
SOMALILAND & ETHIOPIA 💚🧡❤ 👍🏼🇪🇹🇪🇹🇪🇹 HAFAGELIA. HAFAGELI SOMALIA
@bashaarmaxamuud2312
@bashaarmaxamuud2312 7 месяцев назад
Geeska Africa xininyahayga ku jooga 🇸🇴🥷
@faizam523
@faizam523 7 месяцев назад
Calan qadhmuun oo axmaar ood la dhex wareegto social media oo kuwa lihiba kuu ogeyn waxba Soomaali kaga qaado meydid, ogowna hal qabiil qaran noqon waa. Waxba ha is wareerin.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@suaadmursal6673
@suaadmursal6673 7 месяцев назад
Waa sax
@user-oc7tf2he1l
@user-oc7tf2he1l 7 месяцев назад
Oosawkan xasan sheekh yidhi anaaba siin lahaa dadkani maywalanyihiin
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 7 месяцев назад
Inshall Allah guul. It is time to recozning republiken of somaliland 2024.from borama
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 7 месяцев назад
Viva Somaliland and Ethiopia ❤❤ wllhi bydn waligiin ncyb iyo xsd wxba nagaga qadi karin abihiin cuqdada daxalysty kawasee munafiqiin iygoo dalkodii gabigiisiiba ka iibiyay cdwgii somalida siiyay jubba-land kenya konfur odhan ka iibiyay cdwksto somali lahayd hdna xasad dartii inta ka xun horumarka Somaliland sifiican baynu isu naqaan wxba hays xiijinina wxa kaliyee ad ku midysntihiin waa SL nacaybka 👈
@husseindjama6572
@husseindjama6572 7 месяцев назад
Muuse isagoo og in halkuu kudhashay aanay xor ahayn. Ayuu rabaa inuu dhul cussub ugu daro.
@AdamOsman-ek2cx
@AdamOsman-ek2cx 7 месяцев назад
Somaliyey way kuu dhammaatay, haddii aydaan ka dhiidhiyin dabar go'a la idinku bilaabay.
@abdimalikdaud7221
@abdimalikdaud7221 6 месяцев назад
Professor tanokale Haddakahor illaa 3o Sanofi logahallliwayey
@ismailjama178
@ismailjama178 7 месяцев назад
Cajiib, maxaa u diiday Soomaali inay iyagu damac yeelato ooy raadiso wax badsi.? Ma Tigree oo afar millions ah baan ka liidanaa oo Ethiopia oo dhan mar qabsaday? Xagee cabsidan, werwerkan iyo fuleynimadu ka timid.?
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 7 месяцев назад
Sual wanagsan wll somali dhex deda aya isku maqan somalia haday ku dhawaqdo dagal waxa hubal ah in ay mamuul gabol led yadu inay la saftan itobiya wayo ila hada arinkan way ka amuusan yihiin mida labad wa dagalka an kula jirno argagaxisada lkn insha allah shacab ka dhulkoda difacdan
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 7 месяцев назад
Itoobiya waxay Somaliland ka badbaadisay Ziyaad Barre Itoobiya waxay gacan ka geysatay guushii SNM 1991kii
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 месяцев назад
@maxamuudtimojilic2310
@maxamuudtimojilic2310 7 месяцев назад
Kaasaa professor lagu sheegayaa (Laba state baa midoobey Iminkana koonfuroo Keli ah baa 6 state noqotaye maxaa lagu midoobi karaa))?
@asadcalicabdi8682
@asadcalicabdi8682 7 месяцев назад
Somaliya,,ha,aqoosato,,somalind,,,itobiyana,,hala,,eryo,,,waayuhuda,,,afrike
@abdiqanialihasssan1937
@abdiqanialihasssan1937 7 месяцев назад
Muuse haladiloo iyo rajimkiisabaa saasaa laguu midoobayaa
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 7 месяцев назад
Somalia xoog bad looga qaado
@MubYus
@MubYus 7 месяцев назад
Ethiopia iyo Somaliland dantoooda iyagaa kaa yaqaan, adigu khuraafaadka iyo beenta aad akhriyayso ciyaaalka qurbaha jooga u sheeg.
@hassan-adam2895
@hassan-adam2895 7 месяцев назад
Profeserku waxa uu dhaHaY Somalida iYo Oromada oo AH waLaaLo aYaa LaYsku DiraYaa Dab LakaLa DhexdhigaYaa kkkkk AbeYna iYo Ethipian kuna waa Noo Cadaw😊 Uma OgoLin XaagEe aYuu Profeserku Ka WaLanYaHaY aaaar Anagaaaa😂
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis 7 месяцев назад
Allow ku fahnsii ujeedada professerka. Haddaad iskuhaysato inaadka aqoon roontahay taasaaba musiibo weyn ah. It's worth noting that a significant number of Oromos have shown their support for MOU, as have many other Ethiopians. However, there are also many who remain opposed to it. This has the potential to create a rift between Somalis and Oromos(Kushetic brothers), which could prove to be a serious security concern. It's important to keep in mind that not all Oromos support Abiy, and it's crucial that both ethnic groups understand the importance of maintaining peace at all times. By working together and striving towards a common goal under proper arrangement and process, we can create a brighter future for all the people of the HORN.
@alimohamed9107
@alimohamed9107 7 месяцев назад
PROF ABDI SAMATAR MAXAA LLOGA DHIGI WEEYE WASIURKA ARIMAHA DIBADA . CILMI IYO KHIBRAD BUU LEEYAHEY . HADII SOMALIYA DAACAD TAHEY .PROF AYEY KA DHIGI LAHAAYEEN . LAAKIIN SOMALIYA DAACAD MA AHA
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 месяцев назад
Muuse fircoon Dhul kuma dul iibin karo dadkii daganaa, maca hadii labada gole ee Somaliland ansixiyaan ma soconayso,
@khadaryuusuf1911
@khadaryuusuf1911 7 месяцев назад
Guuuuujl somalilnd
@hibo7569
@hibo7569 7 месяцев назад
Pourquoi ils veulent la Somalie ❓️❓️pourquoi ils ne veulent pas cherchent les autres pays voisins ❓️,alors c'est la faute qui ❓️se sont la faute des dirigeants en Somalie ,les responsables du pays doivent faire bien leurs boulot 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴😳😳😳😳🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👁👁👁👁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤔🤔🤔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫢🫢🫢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕋🕋🕋🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 7 месяцев назад
Republiken of somaliland is first country 26 06 1960 british Procter before somalia.italia
@yasinsalah6538
@yasinsalah6538 7 месяцев назад
Ecrit en Somaie pour kes les gens puissent comprendre c k vs voulez dire afsoomaliga yaay dadkeenu fahmaayaan ee sida wax u araagno Somali qoraalkeenu waa qaali dhulkeenu waa qaali dadkeenu waa gob proud to be Somalie
@abdia.ibrahim7082
@abdia.ibrahim7082 7 месяцев назад
Cabdi dadkoo dhan waxaad qortay inay wada waalan yihiin. Hadaba Somalidu waxay “wan iyo wadar keebaa waalan” caadi matihide soomaalida munaafaqada kadaa.
@roobjama6865
@roobjama6865 7 месяцев назад
Munaafaqnimadu waa sidanoo kale Jamhuuriyadii dhalatay 1960kii waa Somaliland ee maaha Moqdisho
@cyun001
@cyun001 7 месяцев назад
Dastuurka ayad quraan ma ahan wax waa lagu dari karaa waana laga dhimi karaa fowdada idiinga kiciyey marka aad aragteen in la idiinga cod badan yahay soomaaliya sidaan kuma jiri karto waa in hore loo socdaa
@meecaad
@meecaad 7 месяцев назад
1. Halka qarankii somaliyeed ee 01 July 1960, la aqoonsaday, kuwii xornimada keenay 1960 26 June waa la ignore gareeyey why
@cige3636
@cige3636 7 месяцев назад
KANI WAA MUCAARADE WALAALKAABA UU TASGEERAY😮😮
@hassanabdiomar6983
@hassanabdiomar6983 7 месяцев назад
Kkkk, this one is khayin weyn
@somalilandfirst.bashirtara869
@somalilandfirst.bashirtara869 7 месяцев назад
Soomaaliya waa magac uyaal. Iitoobiya iyada ayaa xoraysay Sool, Soomaalilaana iyada ayaa kaabaysa oo aqoonsanaysa.😙
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 7 месяцев назад
LIKE
@tfarahan27
@tfarahan27 7 месяцев назад
Wasting time and energy: Somalia needs a democracy and attention not Somaliland
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 7 месяцев назад
SHARE
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 7 месяцев назад
Cabdi Ismaaciil Samatar, waa aqoonyahan mabda' leh oo waddani ah.
@fosiali263
@fosiali263 7 месяцев назад
Waa reer boorame uma dhalan koonfur degmadaada aamin dheh ma lihid kismaayo iyo beydhabee
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 6 месяцев назад
Nin Buka
@aadenabdule-fw1dl
@aadenabdule-fw1dl 6 месяцев назад
Asc waxaan halkaan ka soo jeedinaya dhammaan umadda soomaaliyeed meelkasta hajoogeene waa in loo kaco dalka dadka iyo diintaba lagana dhiga cadowga gudah iyo kan dibadaba
@user-cv5kd6hq9w
@user-cv5kd6hq9w 7 месяцев назад
NO WAY , ETHIOPIA DHUL AY QABSATO OOY MAAMUSHEEY RABTAA , DHUL IN LASIIYO AYEEY KU HAN WAYNTAHAY. _. SOMALIANA WEEY DIIDDAY, NO WAY. NO WAY, NO WAY. 150 MILLIAN , NO WAY , NOOOO WAY !!!
@AbidiwahidAbdalah-ce5lu
@AbidiwahidAbdalah-ce5lu 7 месяцев назад
Waa lagugu qasaray is again iyo wallkiba wayo waa lagan
@user-do2um9yj4g
@user-do2um9yj4g 7 месяцев назад
Asc
@w410921
@w410921 7 месяцев назад
Reer Somali dawakh bay ku jiraan, Somaliland qaran jiray ahayd sandakan Gudihiisa ayay citiraaft keedi dib helaysaa. Maxay markaa yeeli Ma jirtid dawlad ma tihid waxba ma tihid hadana Somali mid ah baan doonayaa. Itoobiya oo lagu darsadaa ka dhaw.
@omarganni7422
@omarganni7422 7 месяцев назад
Kani waa khuraafaadle ! isaga iyo ka walaalkiis ah waa isku mid ! wax ay aaminsan yihiin ma jiraan ! Khuraafaadle
@user-ho1rh6dp5d
@user-ho1rh6dp5d 7 месяцев назад
Run buu kahadley the professor Samatet!
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 7 месяцев назад
Horta wax somaliland la yidhaho ma jiro wa maamul rer leyahay itobiya waxu ugu tegay wa in garab ka helo wayo khatuumo ayay ku fashiil lkn maliin dhaw wad arki dontan meesha been ayay isku maaweliyeen soxon wayday insha allah somaliya ha nolato❤
@awooweabdullah522
@awooweabdullah522 7 месяцев назад
Aadan madoobe iyo Cabdi Xaashi labadaba waa in labadalaa sidag dag ah.daacad maahan.
@suaadmursal6673
@suaadmursal6673 7 месяцев назад
Waa in 4.5 la joojiyo dadkuna ha snaadaan
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 7 месяцев назад
Elaahay Haku Sharfo🤣🤣🤣🤣
@user-nr1ku2bd7s
@user-nr1ku2bd7s 7 месяцев назад
Itoobiyaanku waxey sheegaan iney yihiin dad farabadan oo aan laheyn bad inaguna waxaan leenahay bad aad uweyn iyo dal yar markaas aan bad inagu siinee iyagu marka hore dalkaas weyn qeyb ka mid ah hana siiyeen haddii kale waxey noqoneysaa ninkii 99_ka laxaad lahaa ee ku yiri ninkii laxda keliya lahaa isii aan boqol uuga dhigtee taasina waa iska diidnay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 7 месяцев назад
Live
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 7 месяцев назад
Xildhibaan proff. Samatar waa khabiir soomaaliyeed runta ayuuna ka sheegay damaca "Aybii" iibna ma aha baddeennu kirana ma aha ma dekadaha berbera iyo jabuuti ayaa u xirmaaya damaca itoobiya waa" MAYA"waa diidnay,dalkayaga ninkii doonaaya ee inuu duudsiyo raboow annagu diidnaye OGOOOW.
@AbdulWarsame-ld5id
@AbdulWarsame-ld5id 7 месяцев назад
😅😅😅😂😂😂 odaygii wareersanaa baa hadlaya. Wuxuu ka xunyahay horumarka SOMALILAND. Waar hush
@samirgaming3918
@samirgaming3918 7 месяцев назад
90ka hadii aad eed wado adeer waa inte mesha aad uu socoto please iskaga bax siyaasada yeesan xumeen akhiradada
@osmanahmed4984
@osmanahmed4984 7 месяцев назад
Somalidan u ka sheekenaya gormay kala socotay muu hirdaa misee qadaraas qui soo qtay
@Khadijo60
@Khadijo60 7 месяцев назад
bada ma annagaa u diidnay ilahey baa nagu beeray bogcadaa quruxda badan abiya waa nin waalan ma heli karaa dhul somaliyeed waa maya su,aasha gabari intey naga nooshahay ma dhici karto waa soo jeednaa
@fosiali263
@fosiali263 7 месяцев назад
Badu waa wadanka jamuuriyada somaliland maaha kismaayo ama liido
@mohameddubad6227
@mohameddubad6227 7 месяцев назад
kadaab ilaahay ka go ay
@ahaiban1
@ahaiban1 7 месяцев назад
Look at who's talking
@cabdisolomadaw4967
@cabdisolomadaw4967 7 месяцев назад
Qabay yalidiste waana kal labtaye mana jirayo qofa somaliland oo damir laaha
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 7 месяцев назад
Pro samtar one days inshall Allah you will come back home republiken of somaliland. ❤❤❤❤ ex your brothers and kusin bayle
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 7 месяцев назад
Ugus sammaron ba ugal ethiopian
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 7 месяцев назад
SHORTS
Далее
Kaftanka Siyaasada 518 oo aad u xiisa badan
39:57
Просмотров 56 тыс.