Тёмный

Prof Xasan Keynaan - Villa Soomaaliya waxay waddaa qorshe halis ah oo ka dhan ah Puntland 

HANOOLAATO
Подписаться 491 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 138   
@salmansamir5570
@salmansamir5570 Час назад
Waraysi qiime weyn buu ahaa, Pro Xasan keynaan cimriga, caafimaadka iyo caqliga Ilaahay ha u barakeeyo. Kuwo qabyaalada iyo qurunka nagu harqiyay yaa naga aamusiya oo dadka Barafasoor Xasan Keynaan oo kale ah kaliya wax ka dhageysta. Mahadsanid Ayaanle adiga Prof Xasan ba.
@xasan127
@xasan127 2 часа назад
❤️❤️❤️ aqoonyahan sare cashar fiican baan kaa qadanay. Thanks.
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila Час назад
Qabiilka miyaa Aqoon yahan utaqaanaa😅😅
@GreaterSomaliya
@GreaterSomaliya 4 часа назад
Dadku ma Juhalaaa, anuu waxaan qabaa xasan sheekh iyo deni waay is ogyihiina waana saaxiibo siyasadeed iyo mid shakhsi ah ba .. keliya dano ajaanib ayay wadaan dalkana waay wada khiyaameen.. From Bosaso
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e 3 часа назад
dadku hadeysan juhulo aheyn mas 35 sano kadib itoobiya ayaa ilajirta iyo masar ayaa ilajirta taagnaalahaayeen
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 Час назад
Wax cadeyn ah ama hadalkaga xaqiijibaya ma haysaa mise afka I qoyan uun oo ku aragti ma tihin oo fikir qolyo kale leyahay ba dabqqdaneysaa!
@GreaterSomaliya
@GreaterSomaliya Час назад
@@asamadhassan1419 siyaasadu maraksta labo waji ayay leedahay, waji dadka caamada ah lagu seexiyo iyo waji dambe oo aay arkaan dadka garashada iyo wax raadinta u saaxiibka ah.. marka adigoo kuwa hore ayaad tahay ee ka dhac awoowe
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 48 минут назад
Waataa beentii la waday oo pr Keynaan absolution ka hadlayo😂. Isla xishooda idinkoo kale baa falka duminayee
@fariida6236
@fariida6236 47 минут назад
​@@GreaterSomaliya Allah ku siiyo kheeyr waxa maanta nagu dhacayo boqol sano hada kadiba ayaan ogaan donaan kuwa naga danbèya . Nimanka Somalia matala kama shaqeeyaan danaha somalida ee waxay ka shaqeeyan dana shisheeye aqoonyahanada waxa ku dhacay nin jecleesi qaarna ayagayba la qaraabtan weey ogyihiin runta lkin weey na jahwareeiyaaan 😢
@MAHADALIAWALEH-ss3zn
@MAHADALIAWALEH-ss3zn Час назад
Djibouti 🇩🇯 is here to listen from the professors
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Час назад
Masha Allah ❤ wareysi qiimo badan oo Soomaaliyeesan. ❤
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 Час назад
Prof masha allaah alle haku xafido wareysigaan waaa mid tariikha
@hassanmeraneh1236
@hassanmeraneh1236 3 часа назад
Aqonyahan heer sare:fikir cafimad qabaa,experience ku salaysan...allaha ku barakeyoo....
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 46 минут назад
PR KEYNAAN MAHADSANID🙏. RUNTA IN LOO LEEXDO WAA MIHIIM❤❤❤❤❤
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 25 минут назад
amaanle wll waan kaaga mahad celinayaa waraysigaan qiimaha LEH EE aad inoo soo Gudbisay profeser isagana waan uga mahad celinayaa
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 45 минут назад
WAA RUNTAA Pr KEYNAAN❤ MADAXWEYNE XASAN SHEEKH WAA U GABAY MASUULIYADII LOO DOORTAY OO QABYAALAD BUU KA DOORTAY😊
@adanadam4267
@adanadam4267 Час назад
Shukran prof indheer garad ragna waa ku yaryahay baa layiri
@abdikaniali1586
@abdikaniali1586 5 часов назад
❤🎉
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 5 часов назад
It's true brother
@FadumoHassan-o4o
@FadumoHassan-o4o 3 часа назад
Caqli ay soomaalidu baahi wayn uqabto. Ilaahow caqligaaga kuu daa.
@mursalhersih3538
@mursalhersih3538 5 минут назад
Waa kuwa ugu qiimaha badan waraysiyada aan daawaday ,prof ku wuxuu ka hadlayaah waxa qofkasta oo somalia ka dhex guxaya, mesha nala ka haysto ,mesha musiibadu nooga timid ,inaan lahayn cadow aan ahayn shisheeye
@abdialibarkhad9668
@abdialibarkhad9668 2 часа назад
Wise man 🎉
@kayseduale1771
@kayseduale1771 4 часа назад
Ninkani waxa sheegay in nadaamkii dawligahaa ee somaliya iu gacanta u galay mooryaan iyo casaabad sida fiqi
@MahadYoolax-lc9dy
@MahadYoolax-lc9dy 2 часа назад
Prov. Wa mahadsanyahay lkn ha ogaado shacabka somaliyeed shisheeye ma jecla iyagana isma hayaan dowladna wey u.baahanyihiin lkn waxa horay iyo gadaal iskaga xiray oo shisheeye daba cararaa wa siyaasiyiin caada qaatayaal ah oo wax diina wax dadnimaa aan lahayn from mogadisho✍️
@AbdirashidHussein-g4z
@AbdirashidHussein-g4z 4 часа назад
ayaanlow arigaaba garanayn waxaan ay tahay dowladnimada iyo kuwa kale oo badan Marka ha dhihin soomaali badan baa ka dharagsan waxaan ay tahay dowladnimada
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 3 часа назад
Aniga xiita waxa amiinsanahay innay is ogayahiin Xassan iyo Dani dalkana waa beec siida uu arko Aniga fram Mogadishu
@abdallaneeri
@abdallaneeri 2 часа назад
Mr. Ayaanle salaan kadib waxaa fiicnaan lahayd in qeybta hoose aad soo dhigto maqaalka Linkigiisa, mida kale marar badan oo aad wareesatay dad qiimo badan leh oo Wareesiyadooda aan aad u jecleestay iyo waxa ay ka hadlayaan hadana dadkaas waxaa aad ka wareesatay oo ay qoreen link ahaan inaad soo geliso way wacnaan lahayd,
@abdallaneeri
@abdallaneeri 2 часа назад
Xitaa hadii ay lacag yihiin Books, maqaalada, Journals waan iibsan lahayn. Mahadsanid.
@SadikAbdisamad
@SadikAbdisamad Час назад
😊
@amalabdi2011
@amalabdi2011 3 часа назад
Puntland waa dowlad isku filan
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 4 часа назад
Umada somaliyeed guul cadow geena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@AbdullahiAhmedMohammed
@AbdullahiAhmedMohammed 2 часа назад
"Jamhuuriyadda seddexaad warqadeeda dhakashata iyo dhiigeeda Soomaalinimo waa in la hubiyo", Dr Kaynaan. (1) Hubinta Jamhuuriyadda Seddexaad hubinteeda aaladaha lagu hubiyo waxaa ugu horeeya Dastuurka. Dr. Kaynaan maxuu ka qabaa in dib u eegis lagu dameeyo Dastuurka KMG iyo ( 2) Goorta iyo cidda ay tahay in uu hawsha Hubinta uu qabto? (3) Haykalga DOWLIGA AH ee Soomaaliya si uu hanaqaad u noqdo maxuu Dr Kaynaan ka qabaa in hanaaanka Federalismka?
@hassanhussein1002
@hassanhussein1002 3 часа назад
Hanolato reerkan oo wada dahira waaye reerkan
@amatuLah18-iu2ep
@amatuLah18-iu2ep 22 минуты назад
Allow nasii dowlad caadil ah oo nagu xukunto shariicadaada daahirka ah.. Allow naga saar ilameerayso dastuur najaas.
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 Час назад
Dagaalka Puntland waxaa kow ka ah Faarax Sakiin.
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 4 часа назад
Puntland madax bannaani ha ku dhawaaqdo, oo ha ka maaranto vill Somalia.
@DisobedientGoy
@DisobedientGoy Час назад
*Ayaanle, people want REAL interviews:* 1. Abu Mansur Robow 2. sheikh Hasan Dahir Aweys 3. Ma3alin Hashi (hizbul islam, before that Shabab) 4. Ibrahim Mahamud Suuley 5. Dr Umar Iman Abubakar 6. Ahmed Madobe (Jubbaland) 7. Ismail Arale (1st leader of Shabab) 8. Ali Dheere (1st leader of islamic courts in Banadir or Karan) 9. Yasin Beynah (would like to hear about his arrest in Sweden and involvement with Ras Kamboni or Hizbul islam)
@FawziAbokor
@FawziAbokor 4 минуты назад
Weligaa ma sheegatay prof inaad Ithiopian tahay. Oo qof kale oo Soomaali ya ood kulanteen u sheegatay
@rocky4066
@rocky4066 3 часа назад
MA FIIRISEEN DHANKA KALE HADDII AY LUGAHA QABANAAYAAN HORUMARKA DOWLADDA ,MA DOWLADDAA QALADKA ISKALEH? MISE D.GOBOLEEDYADA
@saja9892
@saja9892 Час назад
Mindhaa dawlad aan dadku arkin baad ka hadashay horumarka xasan iyo guruubkiisu sameeyeey sidee u egyahay daroogada oo uu ka ay ka ganacsadaan iyo iyagoo jeebkooda u shaqaysta iyo soomaali oo wada hursysa baan aragnaa iyo dalkiiyoo cadaw ku gorgortamayo bal wax kale sheeg oo ay qabteen
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Час назад
Wax nuxur ah malahan oday weeyn oo qabiileeyste ah oo nidaam caqabad ah oo sadbursi doonaya gefkiisa iyo doowlad-diidnimadiisa ku taageeraya isagoo eedeeynaya doowla eey caqabad ku yihiin doowlado shisheeye shabaab siyaasiyiin iyo qabyaalad kolka qof professor sheeganaya oo taageeraya beel meel ku oodan iyo shaqsi daneeyste ah oo jid iyo jihho-diid ah mida kale madaxdii dalka soo martay sida xassan iyo farmaajo maxaa ka dhigay puntland ineey caqabad ku noqoto doowlada iyagoo aan isku beel aheeyn waa in puntland doowladu qati eey ka taagantahay nabada xikmad baa lagu ilaaliyaa ee qalafsanaan kuma ilaal sameeyso
@cismaanguure927
@cismaanguure927 3 часа назад
Calmaaniyiintii wadamada gaalada lagu soo waxbaray dowlada xasan sheikh iyo xamza banaankay iska dhigeen taana waxaa u suurogalisay culumada soomaaliyeed oo kulumo ku qabsada muqdisho si ay fatwa ugu soo saara dowladda ,
@najiibyare4483
@najiibyare4483 18 секунд назад
Reerkan somalia waligod shishiye bay usoo raaci jireen duliga
@FreemanV99
@FreemanV99 2 часа назад
Federal Republic of Somalia vs. Federal Republic of Puntland. Kaalay ila moron.
@osmanabdulle4147
@osmanabdulle4147 26 минут назад
Waxaan xasuustaa Meles Zanawi oo Leh 'somalidu daacad uma aha qarankooda, waxay daacad u yihiin qabiilka'
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 Час назад
Xasan Sheekh iyo beeshiisu waxay aaminsan yihiin in Dawladda iyagaa iska leeyihiin Maadaama caasimada iyagu iska leeyihiin.
@Cbx27
@Cbx27 Час назад
Soomaaliya wixi yaraa oo la soo dhisayay ahaa dowlad federaal nidaam waxaa burburiyay Hassan Garguurte
@mohamedanod8412
@mohamedanod8412 2 часа назад
91 baa loo noqonayaa m sheegaysid
@FY-Editzz
@FY-Editzz 4 часа назад
REER PUTLAND SHALAY TII FARMAAJO WAAD DIIDANEYDEEN, TANA WAA DIIDEYSAAN, BAL LABADAAS IS WAAFAJIYA🤐. SHALAY WAAD TALO XUMEYD, XALAYNA WAAD OROD YAREYD
@BollandOr-wx4vt
@BollandOr-wx4vt 3 часа назад
Anagu dameridhan raacday manihin nin aan ninkale kajecelnahay majiro malinka lahelo qof danta iyo dalka somaliya utagan oo waqaci ah lahelo ayaan yellaynaa inta kalena maxkamad ayaan sarayna xaqdarana cid kuraci mayno
@Abdikadir2020
@Abdikadir2020 33 секунды назад
Ayaanle waa damiin waxaas oo xigmad ah waxba kama barto qabyaalada ayaa suuga iyo nafaqo u ah
@CiiseHussein-tb4nv
@CiiseHussein-tb4nv 2 часа назад
Half milyan coming soon
@BashirHassan-g2q
@BashirHassan-g2q 3 часа назад
Aniga waxaanba qabaa in maamul gobaleedyadaan Oromada iyo Amxaarada dhisatay in la wada burburiyo qofkii diidana dhiigiisa la daadiyo Hadda odaygaan cimrigiiaa gabaabsiga ah asigaaba qabyaalad wado Putland Putland ayuu dhahayaa dawlad kasta oo timaadana waala dagaashaan 20sano ee lasoo dhaafay mid kasta oo kamid ah waala dagaasheen tan kale Abdullahi Yusuf dawladeenii awooda lahayd ee Jaale Siyaad asigaa Burburiyay, Ethopianna dalka asigaa kusoo hogaamiyay millions qof ahna laayay marka WAA qoom si un u duleysan ayaan dhihi karaa maafiyo ah WAA dadkooda siyaasiin isu sheega ah
@ahmedhersi9169
@ahmedhersi9169 3 часа назад
Markaa yaa dawlad u taqaan ma maafiyada xamar fadhida ee reer galbeedku dhistay 🤔
@BashirHassan-g2q
@BashirHassan-g2q 23 минуты назад
@@ahmedhersi9169 Maya kuwa jilib joogo khawaarinta ah
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 3 часа назад
Somalidu ama wax ha Barteen ama yaysan baranine, Ma Taabtaan Xaqiiqda, jawaabtu waa Siciid deni Dowladnimada ma diidanee Xasan BUU DIIDAN yahay Waana in la heshiisiiyaa hadii xal la Rabo, wixii kale Waa wakhti lumis, xasan baana khayaamay Markuu Farmaajo la riday oo Weliba uu isagu Kow ka ahaa Dadkii riday ayaa xasan fariinka uga booday
@Mowliid2024
@Mowliid2024 2 часа назад
Xassan iyo Dani dantooda lee is agmartay marka system aan samaysani
@muhammedshire822
@muhammedshire822 Час назад
Dowlad gobaleed iyo maamul gobaleed farqiga u dhaxeeyo, ina la qeexo ayaa haboon. Dadkeenu halkaa aan aalno, iyo waxa aan ku jurno waa qayaali . 1960 xoriyad la hellay, maantana dayaca laku jiro
@inspirationalvideos1818
@inspirationalvideos1818 Час назад
koonfur iyo mooryaanta kunool dowladnimo waxba ka garan maayaan somalia waa in lagu kala tagaa. xassan tuug iyo qabiilkiisa juhalada ah dowlad masoo wadaaan xassan waa tuug qabiilayste ah, waa nijaas aan karaamo lahayn,
@sommmaverick5840
@sommmaverick5840 23 минуты назад
Federaalkee? Dastuurkee ? Doorashadee?Jamhuuroyadee? Miles Sanawi Republuc? Iloowsho dhow ilaa 2007 ayey ku timid taangi Eithopia ka gadaal markii ay xasuuqeen dadkii koofur degenaa oo qixiyeen dad kii ayadoo ninkii Eithopianku taangiga ku wadeen yiri Qaxaan Qax baa ka Horeeyey. Maxaa haaaaagey? Iloowsho dhoweey.??????
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 Час назад
Xalka keliya waa in Xamar laga maarmo. Xasan Watkins’s wuu cadaystay magaaladiisa ha loo daayo .
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Час назад
Odaygaan asaasaq weeye. Nidaamka federaalka ah caqabad buu ku yahay soomaaliya kolka nidaam doonaya inaaneey doowladu awood yeelan sidee loo dancing karaa mida kale waxa eey sheegayaan wax aan aheeyn baa leeysku hayaa oo adeer sad-bursi ah mida kale puntland waxeey dooneeysaa mas'uulkii yimaada ama doowladii timaada ineey wax dheeri ah usaxiixdo iyo ineey qaataan ahmiyad aaneey la'heeyn maamullada iyo beelaha dalka ka jira iyagoo la'gaar ah wax kastoo eey aheeyd ineey doowlada lawadaagaan kolka adeer doowladu waqti gaaban beey heeysataa intaasoo caqabadna weey ku gudbanyihiin kolka maamullada iyo nidaamka federaalka ah iyaga ayaa ka weecday waqti dheerna weey qaateen
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 3 часа назад
odagaan lulahaayo sixiroole ayaan u malaynaayay
@cirjiidh77
@cirjiidh77 4 часа назад
CAYDIIDKA WARFAAFINTA PL OO WAJI KALE LEH Maxay ugu hortimadaa dawladkasta
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w Час назад
Dowlada waa shirkad la wada leeyahay hadii ay dowlada wadada saxda ah Ka leexato waa la saxayaa hadii ay diido waa laga hor imaanayaa
@hubalmedia4269
@hubalmedia4269 18 минут назад
Dowlada soomaaliya waxay wax ku tahay shacabka soomaaliyeed, hadii dowladnimada loo arko in wax lagu caburiyo,ma qadaneyso sifada dowladnimo la wadaago oo uu aduunku aqoonsan karo.waxay noqoneysaa dawlad fashil ah.
@ahmedabdinasir2005
@ahmedabdinasir2005 2 часа назад
Wawa nin sare Kaynaan Baadiyiw CCW afyare Intaan u aqaan aqoonyahano siyaasada somalida faaqida
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 4 часа назад
Waa oday qabyaaladi la cireystay oo been ku duqoobay
@abdulahmad2368
@abdulahmad2368 3 часа назад
@@IRIR-SAMAALE_114 adigaba qabiilistee soo matahid Irir maxaa la dhahaa
@kafia252
@kafia252 2 часа назад
Nonkaan odaygaa points kii wa ka cararay dowlada markii la.doortay ayey putland qilaaftay markaas shew kada ha ka soo bolaabo .mida kale geographical ka uu sheegaayo ma badka dhulaka koley kheiradka dalka kama.badnee . Midakale dasfuurka. Putland isla gartern ma garooww i 2 tii ay sa xiixataybaa . Modalale dhaqanka putland waxaa ka baqaa im ma mulada kale bartaa .
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila Час назад
Qabiil Asaa saqay
@dalmarmohamed9510
@dalmarmohamed9510 37 минут назад
Ninkaan reerka dago putland hadii yahay waa aqoonyahan qabiil dilay.😅
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 3 часа назад
Ethiopian arag ninyahahow cadifad ba ini haysa
@mohacosta3595
@mohacosta3595 Час назад
Waxas putland ayad kibirtay Dowladkasta wa isku tageysa
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 Час назад
Inta oday aad wareysatay ninkaan jihadiisa waa lafahmi karaa,lakiin dadka qaar aad wareysaty cuqdad ayaa k abuuxda.
@MaxamedHilowle-t6v
@MaxamedHilowle-t6v 4 часа назад
Ayaanlow waxaad wareysi qaadaba, maanta pro. Qabiilaysanbaa noo keentay!!
@abdulahmad2368
@abdulahmad2368 3 часа назад
Adigoo jahil ah aan wax baran aqoon adunyo iyo akhiro laheen.
@MaxamedHilowle-t6v
@MaxamedHilowle-t6v Час назад
@@abdulahmad2368 adoo dhahayo itoobiyaan ku biiraynaa ee iigaga tagay somalianimadii, ma garan cida kaa jaahilsan, doqonimana kuu dheerr tahay.
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 3 часа назад
AYAANLE MA AHAYN IN CAWAANTAAN OO KALE AAD NAGU WARAYSATO
@Awad76
@Awad76 2 часа назад
Qoraalkaagu qofnimadaadu ka jawaabaya 😮😮😮😮
@JamaMohamud
@JamaMohamud Час назад
Deni iyo xassan iskuma hayaan dan soomaaliyeed dan shaqsi ayay isku hayaan.
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila Час назад
Isbahaysigii itoobiya iyo Ma,jeerteen waa isku dhamaaday waxaadna kagarataa cabaadka kabaxayo
@saja9892
@saja9892 Час назад
Abuu jaahilow yaan lagaa garan is adkee
@quruxgerikmb6572
@quruxgerikmb6572 2 часа назад
😂😂😂😂 hanolatolaxdiisa madaashay maanta qof macquul ah aadkeentaye,,,isiiiiiiii sisinta iimey
@ridwaanxasan7207
@ridwaanxasan7207 5 часов назад
Puntland calaacal ka ha iska dayso go.aan gaadha oo meeshan yar ee villa somalia ka goosta isku tashta idinka ayaa ka nidaam wanaagsan meeshan mooryaantu dagantahay ee villa somalia
@somvideo-k3u
@somvideo-k3u 4 часа назад
Mxd goosataa xamar ba lagaa xukumaaye 😀
@Omar-e7b
@Omar-e7b 4 часа назад
Yuu lahadlayaa
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 Час назад
Ha noolaatow ha dhihin ma jiro qof aan garaneyn dawladnimadu waxa ay tahay sababta oo ah waxaa jira oo buuxa oo meel kasta iyo xafiis kasta fadhiya dad aan cilmi u lahayn miiska ay fadhiyaan iyo muhiimada uu leeyahay.
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Час назад
Maxaad uga booday su aashii aad ku bilaabi jirtay ee waa kuma hebel? saas darteed odaygan haduu kari waayay inuu taariikdhiisa la wadaago waxan uu hada shubayana waa Cantarabaqash ee meeshaada qaxooti isaga a how dheh
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 3 часа назад
Ayaanle odaygan asaasaqa Ah eed noo soo fadhiisisay waa maxy Qof caadiya noo soo wareyso zxp
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 часа назад
Adiga dhalin yaraa tahy lkn maskaxda asaasaq baa ka tahy bilaa khibrad yahy
@sahruja5777
@sahruja5777 26 минут назад
Madaxda beenta kadaa
@najmahashi3781
@najmahashi3781 3 часа назад
Waxba kama fahmin adeerkan
@abdullashire9236
@abdullashire9236 3 часа назад
Wax baro aad fahamtide
@joemac1293
@joemac1293 35 минут назад
Deni waa jajuuus ethiopian
@mussasheikh143
@mussasheikh143 3 часа назад
Kani waa nacas gabal ka hadlaya
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 3 часа назад
Uma malaynaayi in dowlada soomaaliyeed ay ka shaqeenayso duminita qaybta wadanka ugu nabdoonayd, ee reer Puntland alle xaqa iyo qiimaha qaranimada ha tuso
@saja9892
@saja9892 2 часа назад
Soomaalidu waxay qabtaa fikirkaaga mid ka duwan wax muuqdana adigu ma qarin kartid soomaaliya dawlad dawladnimada taqan oo daacad ah allaha u keeno
@farhansadiiq
@farhansadiiq 4 часа назад
Profferka aqoontiisa mahan aqoon ilbaxnimo ee waa aqoon reer baadiyenimo o geel jire
@hassanmeraneh1236
@hassanmeraneh1236 3 часа назад
Baadiyonimoo wa asli,xal hindad donti wa inu asas yeeshoo,asaskuna wa waqaca ad ku nooshahay...somalinimo....
@saja9892
@saja9892 Час назад
Haduu xasan mooryaan dagaal ooge runta ka sheegay ma jaahilbaa bal adigu is cabir reer baadiye nimadu ma cay baa qof kasta aqligii ilaahay siiyey buu leeyahay fahankaagaa gaaban
@Aaaaaaa-c7y
@Aaaaaaa-c7y 4 часа назад
Calaacal ha iska daayaan maamulka puntlnd waayo Dad ka doortay hassan ayee No 1 ka yihiin
@hassanmeraneh1236
@hassanmeraneh1236 3 часа назад
Dorashado xasan iyo aayahaa wadanku wa kala laboo ...
@abdulahmad2368
@abdulahmad2368 3 часа назад
@@Aaaaaaa-c7y xassan qaniis waaye wadanka laguma aminikaro
@gebehie1769
@gebehie1769 Час назад
​@@abdulahmad2368 hadda uu xilka haayaaye maxaa laga yeeli alle aa u qoraye
@yuunusshigshigoow8623
@yuunusshigshigoow8623 2 часа назад
Iiwaydii Shahaadada qabyaalada jaamacada uu ka soo qaaatay wadaadkaan prof sheeganaya
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 2 часа назад
Dowlad somaliyeed hadii la rabo in ay caga dhigato waa in ay ka adkaataan pl iyo sl. Madaxda pl mar weliba khilaaf ayey abuuraan si ay sad bursi u helaan
@prosl11
@prosl11 48 минут назад
Haa marka waxaad rabta inay sida koonfur galbeed ee looma ooyanka ah inay wax kaste kaa aqbalaan villa mafia ,siyaad barre ayaa awood dawlad dexe kuu baabiyeey somalia
@MrShaacir
@MrShaacir 4 часа назад
Xaqiiqda yaan laga dhuuman Deni wuxuu ka xanaaqay in Ra'iisul wasaaranimada la dhaafiyo saas buuna kula collaytamay Xassan Sh asagoo saas kula collaytamay xataa horumarkii wadanka halka taaa badalkeeda Xassan Sh cadaawadii uu Deni u qabay uu qabyaaladeeyay Shacabkii Ree buntilaanna kula dhacay ayana waa danbi uu ka galay Shacabka Soomaaliyeed maadaama uu dano shaqsiyeed Shacab iyo deegaan isugu dayay inuu u ciqaabo
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 3 часа назад
Madaxweyne Hassan ma qabyaaladeyn qilaafka balse madaxda puntland ayaa u isticmaashey oo shacabka u tustay arinku in u qabyaalad yahay Dowlada Dan Qaran waxba ma qarsan Dani in wasaradaha dowlad goboleedyada ay isla shaqeeyaan midwalba wasaradaha federaalka ay iskushaqo yihiin Dani taas marabo wana wax soo jireen ah oo madaxda puntland caado u ah in dhahaa feraalka anaa kaweyn oo dastuurkeena ayaa sidaa qaba hadaba goorma ayaa qaran lanoqon?
@MrShaacir
@MrShaacir 2 часа назад
@@halimaahmed2179 Dani waa nin xanaaqsan shacab iyo madax qofkastaa oo uu kaa hor keeni karo buu kaa hor keenayaa balse Hassan Sh asagaa laga rabay inaa kala sooco dadka iyo dani Tusaale maalinkii uu ka sheekaynayay Dumista Puntland ma hadal dani xanuujinaya buu ahaa mise mid shacabka puntiland xanuujinaya buu ahaa
@IbrahimHabibullah-h9o
@IbrahimHabibullah-h9o 5 часов назад
Ayaanleh kanoo kale lama warsado
@qoslayechannel7093
@qoslayechannel7093 4 часа назад
Miskiin yaaku yaaqaano adiga Somali matahay adiga baryahan Oromo Somali iska dhigeyso la sheegayey 😂😂😂 miskin
@yusufarale4740
@yusufarale4740 Час назад
Hanolato wa meel qabyalad looga shaqeyo cinwankan aya marqati idin ah
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e 3 часа назад
adogaanu mahadow hurdo kasookacay deni iyo maamulkiisu markaylaayeen dowlada fedaraalka xiriirkii waa ujarnay sidii laba dowladood odogaan mahurdayey
@Samaanchannel
@Samaanchannel 2 часа назад
CAQLI SALIIM AH IYO FIKIR AQOON KA MUUQATO ALOW NOO BADI AOOON YAHAYNKAN OO KALE
@bilehga-al4477
@bilehga-al4477 2 часа назад
Ninkaan waa qabiileysan yahay afkiisa iyo dhagiisa isma maqlaan marba meel buu ku boodayaa su'aasha la weydiiyana kama jawaabay waxa uu rabaa inuu caqligiisa ku ciyaaro ismana oga waa casaasuqey
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 Час назад
Walle puntland in aan la qanci karin ilaa iyagu ay taliyaan maahane, markaa waqti yaan la isaga dhumin.
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 Час назад
Taas waa fikirkaga masama adan waxba cuskan, Lakin puntland waanay shegtey in sharcigii lagu heshiyey ee dasturiga ahaa ee mabadidia ah in anan la badalo karin wada ogol lagu wasa shaqeeyo mesha vila wardhigley ay ledahay nidamkas ma mareyno mana naqusayo ee teenan wadaneyna wana badaleynaa dalkana sidan rabno banu u xukumeynaa, dalkuna sida kuma iman ee waa in wax walba wada ogol lagu dhiso taas beyna puntland jiigta wax goniyqna ma shegane wax umada somalida dan ugu jirto bey difaacayaan walow dad badani xuquqdoda aysan difaacayaan karin ama aysan aragtidas waqtigan lahayn!
@joemac1293
@joemac1293 35 минут назад
Puntland waa Cadow ruunti
@cabdirisaaqmaxamuud9452
@cabdirisaaqmaxamuud9452 4 часа назад
1 xabo magarto waa oday asaasaq ah jaajuus ah tuug ah
@somvideo-k3u
@somvideo-k3u 4 часа назад
Mj Dawlad kaste oo dhalata way ka hor imaataa sbbta mala iswaydiiyey? Pl dhisideedii xabashi iyo Imaaraat ayaa gacan wayn ku lahaa mana rabaan somaliya in ay israacdo
@beryalex1798
@beryalex1798 4 часа назад
tay ka noqdaan rw ama madayeyna waa tageeraan dowlaadaasna waxay qortaa dastuur putland u ah eex ! marka waa ina lagu celiyo leenkooda waaye ,
@somvideo-k3u
@somvideo-k3u 4 часа назад
​@@beryalex1798Haa mj siyaad barre iyagaa mucaaraday isagon mucaarad jirin , Xabashi 2006 itoobiya in ay soo gasho mhqdisho iyagaa ka danbeyey MW abdulahi yuusuf waxaana ka dhashay arinkaas As oo maanta ah dhibta ugu wayn ee somaliya leedahay Farmajo oo ahaa mid la tagersan yahay Deni baa si cad u shegay in uu farmajo in uu rido darteed is ku sharaxayo!? Mj dhib aan ahayn somaliya ma haysto
@abdulahmad2368
@abdulahmad2368 3 часа назад
@@somvideo-k3u qof caqli yar inaa tahay waa cadeeysay
@somvideo-k3u
@somvideo-k3u 3 часа назад
@@abdulahmad2368 adigaa caqli badan
@jabartiinadabshid2044
@jabartiinadabshid2044 3 часа назад
Kkkkk Ooohinta iskadaa 😂
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory Час назад
Baba this man is have no knowledge about somalia history his narrow idea about 4,5 government and temporary constitution and the regional president strategy for their own constitution bab this man he is advertising his own opinion this man he is not no mans land man please stop this man from the media Of ur tv 😮😅😂😊
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 27 минут назад
Aleykehe adiga u bahan in media laga ilaliyo saa qof ka weyn oo ay dhici karto in uu xita abaha ka weyn yhy bad ledahay hala karantilo intii aad fikirkiisa diidi lahayn bad shaqsiyan ugu xadgudubtey, marka qofka fikirkiisa wad diidi karta wana ka hor iman kartaa Lakin kjma furna in aad ki xad gudubto wana aqoon la,aan ta shacabkeena haysata ee siyasinta qabka qabiilka u ababilan aynu meel ugu xirxirabahay sida awged is daba qabo oo fikirka wanagsan tager proff hassan kenan waa aqonyaham maxkaxdisa tuujiyey dan guud mooye dan garana kama aragno xilna kama soo qaban lagamana qadin, waxna muhiim ah in qofku aragti u lryahay xambarsanado uma yesho aragti furan oo qofna an cadow ku ahayn si aad uga magan gasho dadka & lagagana nabad galo, ugu dmabeyn rali gelin sii professor h kenan. Haddii adan qadan karin maxkaxdusa uu yuujiyey dhageyso oo tag
@FadumoHassan-o4o
@FadumoHassan-o4o 3 часа назад
Caqli ay soomaalidu baahi wayn uqabto. Ilaahow caqligaaga kuu daa.
Далее
CIIDAMADII MASAR AAWAY? (4585)
1:23:21
Просмотров 1,1 тыс.
Buuq dartiis Dad ma u Dili laheyd.
15:24
Просмотров 7 тыс.