Тёмный

PUNTLAND SANAD GUURO WACAN FARSAMADII:SAMATAR SAID SALAH 

samatar said salah
Подписаться 259 тыс.
Просмотров 655 тыс.
50% 1

ERAYADII MAHAMED AHMED ORSHE
LAXANKII ABDIAZIZ ALI ISKALAJI
MUSIC BY ABDIWALI IBRAHIM FURINLE
FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
MANAGER BY SAID DHEERE

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 629   
@booqoradareerogadeniamaxam1206
saayidkaaa xaaruntisaa markaaa maqle iyo wardeer dhigaa ayaaa booqol itaagaa Viva reer puntland ❤❤❤ viva darood ismail salan sare dhaamantiin
@stanleyipkiss46
@stanleyipkiss46 5 лет назад
We even love you dear sister more than you❤❤❤❤❤❤❤
@aadiyoaad7611
@aadiyoaad7611 4 года назад
@Fatxa fiora taleex kaliya miyaad taqaan adeer xaruntiisi eyl xge ku ilowdey
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 4 года назад
mid la mid ah alle hakufdiyo ina adeer ❤✌
@naciimaapdinour9260
@naciimaapdinour9260 4 года назад
💕💕💕
@kumanriyaqinebalkaadzo7042
@kumanriyaqinebalkaadzo7042 7 лет назад
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 Viva puntland😍 from buuhoodle
@waryaaheedheh6110
@waryaaheedheh6110 7 лет назад
Illahay gobolkeena ha noo daayo oo nabadiisa iyo cadaaladiisa mid sinaan ku dhisan ha nooga dhigo.
@aliabdullahi6574
@aliabdullahi6574 7 лет назад
Kawsar Mohamed buhodlo wabuntlnd dadka dagana wa bbtlnder sewax ujiraan ina adeyr
@mahamodlaavo9562
@mahamodlaavo9562 6 лет назад
Inader aad ban kuu salamaya boohuudle xarunti geesiga...
@farhannur7585
@farhannur7585 5 лет назад
viv puntland waa dadka ugu gobsan soomaali been lama sheego heestaan waa hees qiiro leh soomaali baa leh puntland qofkasta waa ufan tahay waa lagu soo dhawaynayaa
@ahmedyusuf547
@ahmedyusuf547 5 лет назад
Howd albaabada adag bosaso idinka soo salamya
@tahaniabdirizaq2880
@tahaniabdirizaq2880 6 лет назад
Allow yaa saaka taga Sool iyo Mudug iyo Nugaal Sanaag Barri iyo Karkaar Samaan lagu wada nagyahy Dhamaan soonaha puntland. 😍😍 Dhulka sida u quruxda badan Nimcada rabi siyayo barwaaqadu Saarantahy Dhamaan waw simahanooo SOMALIA ba iska leh. 💙
@ninwayn560
@ninwayn560 4 года назад
❣️❣️❣️❣️❣️
@monamariin750
@monamariin750 3 года назад
Dhuul soomaliyeed kan ugu sharafta badan❤️🇸🇴❤️💋
@farxiyaosman6631
@farxiyaosman6631 7 лет назад
I"m from baladweyn walaheyn somaliyed waxan leyahay sanad guro wacan gul iyo gobaanimo ku nolada viva pudland
@stylishgirl4119
@stylishgirl4119 7 лет назад
Farxiya osman Thanks abaayo
@mohamedabdi8157
@mohamedabdi8157 7 лет назад
Farxiya osman adna sidoo kale doorasho wanaagsan
@farxiyaosman6631
@farxiyaosman6631 7 лет назад
mohamed abdi waan wada sugeyna taas
@mohamedabdi8157
@mohamedabdi8157 7 лет назад
Farxiya osman cosablaan la jidhaa anigu
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 7 лет назад
Farxiya osman Beleweyne belongs to my Somali Bantu brothers. #BeledweyneBelongsToBantu
@emkkuuba
@emkkuuba 7 лет назад
Puntland Sand Guuro wcan kaca kaca dadki layga beerow Nugaal-Growe Caasumada bilan❤️❤️❤️💪💪💪💪
@laden7739
@laden7739 6 лет назад
Moeid Kuubo143 and
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 7 лет назад
puntland quruxda badan somali baa iska leh war dadku dhaladsana .war somaliyey leysma xasdee aan kaga dayano puntland dhaqan wanaaga iyo somali jaceylka viva PNL viva somalia
@hafsamire1170
@hafsamire1170 7 лет назад
warsan xidig thanks walalo
@khaoshanosman1309
@khaoshanosman1309 7 лет назад
warsan xidig 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 mahadsanid walaal afkaaga 🌺💋🙋🏽
@khaoshanosman1309
@khaoshanosman1309 7 лет назад
warsan xidig malab laguqabeey
@aymanabdimohamed2551
@aymanabdimohamed2551 7 лет назад
warsan xidig alayaaa cizak wllo barakalah
@waryaaheedheh6110
@waryaaheedheh6110 7 лет назад
*Mahad'sanid walaal. Lakiin ogow dhulka waa dhulkaaga ha is martiyeen. Wixii xoolo ah oo Somali kala soocaya intaa xalaasha ah baa gacanta kudhigaysa. Tuuksasho iyo soo joog laga waa ee soo jiif un baa laga helayaa hada iyo wixii ka dambeeya. Somalia hormar iyo nabad bay doonaysaa wixii hormarkaa naga horistaaga waa inaan dulmarnaa, ee hadal macaan iyo tuusasho ma mudna.*
@asmaahmed3694
@asmaahmed3694 7 лет назад
Puntland walayal hanbalyo from sommaliland
@somaliyagoljono3179
@somaliyagoljono3179 7 лет назад
Asma Ahmed 😍😍😍
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 7 лет назад
Asma Ahmed Puntland loves somaliland. We both are trying to separate from the failed state of Somalia.
@waryaaheedheh6110
@waryaaheedheh6110 7 лет назад
Hassan Ali That is not true when it comes to Puntland; in fact it clearly states in the state constitution of Puntland that the flag of Puntland can't appear anywhere without the flag of Somalia also being pressent and in greater and more horrifically displayed. Midnimo Somaliyeed buu hormar iyo awood'ba ku jirtaa waxaan; dugaagnimadaan waa laga gudbayaa aduunka oo dhan baa soo maray.
@mohamedwardi2185
@mohamedwardi2185 7 лет назад
Asma Ahmed ❤️❤️
@mustafearbush6656
@mustafearbush6656 6 лет назад
Asma Ahmed 🙏 big respect to the somaliland
@mohamedabdi3096
@mohamedabdi3096 7 лет назад
dhiiga hooya reer puntland iyo intii dhalboqortoyo ah illahay dhulkaygow haku xafido wankugu fanaaye😍😍😍😍
@ninwayn560
@ninwayn560 4 года назад
Love you
@bushraabdimychannel4990
@bushraabdimychannel4990 4 года назад
Thnk's hooyo
@ahmedfaarah7250
@ahmedfaarah7250 7 лет назад
Hadad reer puntland tahay like hayla dhaafin
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 лет назад
ahmed faarah ax sxb wan qiirooday walahi ma anigaa Hal like bas kula dhaafi Kara kun hadan awoodo sow kuguma qubeyen 😂😂😢😢😘😘😘😘😘
@ahmedfaarah7250
@ahmedfaarah7250 7 лет назад
Ismail Hussein mhdsnid bro kuma waayo nolow meel walbo aad dunida kajoogto
@abdalla843
@abdalla843 7 лет назад
ahmed faarah sxb lkn aniga reer putlaand ma ihi Reer mogadishu ayaan ahay Putland state ha jirto bro
@seebseeb5689
@seebseeb5689 7 лет назад
axmed faarah💪💪💪
@fardawsaabshirahmed8614
@fardawsaabshirahmed8614 7 лет назад
Cabdalla Warsame nin nool somali wahn ha noo lato bro
@Abdisalamjannah
@Abdisalamjannah 5 лет назад
I'm from Somaliland but i love puntland too.❤❤❤❤
@fazeice5665
@fazeice5665 4 года назад
There Both state of Somalia 😁😁
@ruwaydasaid5640
@ruwaydasaid5640 3 года назад
🥰🥰🥰🥰✌
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 3 года назад
We welcome you back to Somali Weyn brother
@abdirashidyare2250
@abdirashidyare2250 3 года назад
Iam Puntlanders Thanks We Love Somaliland Our Brothers
@ayaanmohudiin4414
@ayaanmohudiin4414 2 года назад
love you two boweh😫🥰🥰🥰
@malmo4235
@malmo4235 7 лет назад
Puntland Walalaalyaal Hambalyo From Hargeisa
@stylishgirl4119
@stylishgirl4119 7 лет назад
siman kalay Thanks huuno
@hafsamire1170
@hafsamire1170 7 лет назад
siman kalay thanks walalo
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 7 лет назад
siman kalay Mahadsanid wllo
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 7 лет назад
siman kalay Thanks but Khatumo and Maakhir Puntland a iskala
@muhiimhashim9957
@muhiimhashim9957 7 лет назад
Hassan Ali hhhh khaamtumo iyo maakhir putaland ba iska leh kulalh naaa putaland waa mj khaamtumo waa dhulbaante maakhir waa warasngli
@abdisalanmoha8927
@abdisalanmoha8927 6 лет назад
Im from Kenya but I love my Mother land Puntland. Wixi Cisman Mahamud like isaara.
@sakariyecabdirisaaq916
@sakariyecabdirisaaq916 7 лет назад
Viva Walaalahayaga Puntland Wixii Dhashi Darawiish Ah Like Isaara IlmaderaYaal
@muhiimhashim9957
@muhiimhashim9957 7 лет назад
Sakariye Cabdirisaaq kkkkkk maxa nag galay puntland hadanu Darwiish nahay dee mj ba iska leh
@abdaleali609
@abdaleali609 6 лет назад
muhiim hashim wamba yabanahee hoyadod wasoyinka wa cadowgena kobad ee anu Dario's kulenhy
@mustafearbush6656
@mustafearbush6656 6 лет назад
muhiim hashim may bwe anoo ku hadlaya magaca #Mj khaas ahaan maxamuud saleban waxa ku leyahay #Puntland waxa iska leh #somaliweyn khaas ahan #Harti
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 лет назад
@@abdaleali609 qali cadow idinguma nihin guushiina waa Ku faraxnaa walle si garan idin jeclahy
@abdaleali609
@abdaleali609 5 лет назад
@@marisacillahi1537 ani dhulbahnte ahay majerten ma jecla dhulbahnte inu hormaro maraka ninka jecl inan jabo ana mid kadarn kuu ila jeclyhy ban LA jeclada
@mahamettabdiaziiz5108
@mahamettabdiaziiz5108 4 года назад
Allaw yaa saaka taga Saraar macag iyo xadeeed Dhamaan goboladii sanaag Barwaaqadu simantihiyo Suldaanku halku fadhiyay Proud to pe puntLander🇸🇱🇸🇴🙏❤
@naciimoxasanjamac9984
@naciimoxasanjamac9984 7 лет назад
viva reer putland aniga reer gedo wacan baan ahay waan jeclahay soomaali dhamaantood
@hafsamire1170
@hafsamire1170 7 лет назад
Naciimo Xasan Jamac wan ku jecelnahy walalo so dhawaw
@mustafearbush6656
@mustafearbush6656 6 лет назад
Naciimo Xasan Jamac 🙏 Full Respect Gobolka#Gedo howgi Abo #Siyaadbarre
@intaawalanwalashoodallahua1445
Mustafe Arbush kkkkkkkkkkkkkk war marexaaaan asxaaan malaheee gabartaaaa malahaaa dhiigbaa nogalay
@filsanhani7829
@filsanhani7829 5 лет назад
+intaa walan walashood allahu akbar sharmuto marexan afka kala bax putland nagama xigtane viva walalahay allow yaa saka taga Mel walbo somali dagan tahay
@hanadkhaliil2270
@hanadkhaliil2270 9 месяцев назад
Puntland my country ❤ dhmaantjin wa idinku faana from Kampala Uganda 🇺🇬
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 5 месяцев назад
Not a country just a region in somalia
@Abdulhakim-qw6we
@Abdulhakim-qw6we 4 года назад
viva puntland🇸🇱🇸🇱🇸🇴 from buuhoodle❤💚dhulki udug🙌 #mudug #nugaal #bari #sool #sanaag #karkaar #cayn🇸🇱🇸🇱
@Murtimaaal
@Murtimaaal 5 лет назад
Allow yaa saaka taga Sayn iyo buurihii safnaa Sabada Xaafuun Qandala Bossaaqo suuqeeda weyniyo Ilaa laag socod ku mara. Reer Bari haddii aad tahay farta taag.
@aishamohamuud6654
@aishamohamuud6654 3 года назад
Waa ikan dhulkii wacnaa iyo bari❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤🥰👏
@QaaliCabdulahi071
@QaaliCabdulahi071 7 лет назад
Allow yaa saaka taga❤️ Nugaal dooxoyin siman❤️ Sagalku hooruu ku da,ay ❤️ Cirkuna saymuhu lushaan ❤️ Ilaa sunajiif dangoronyo❤️
@naciimaapdinour9260
@naciimaapdinour9260 4 года назад
❤❤❤amni badantiii
@engatam4746
@engatam4746 6 лет назад
FROM HARGAISA SOMALILAND. SANBAD GUURO WACAN ILXUN IDINMA ARAGTO
@Dagandawlo24
@Dagandawlo24 3 года назад
Yaa daawanaya sidayda 2021 /07/29 dabaal daga puntland baa soo dhow allow xafid puntland iyo dhmn dhulka soomaali dagto aamin ❤️❤️
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 лет назад
Farxiyo kabayare Manta kadib wan ku Tageersanahay mahadsanid fanaanad jirta 😘😍😍Mar ba hadad ii heestay inta igu racsan say thank you for kabayare 💋💋💋💜💜💜💜
@faceedkaroon2875
@faceedkaroon2875 7 лет назад
Ismail Hussein Kabayare MJ dhalay reer abti loo yahey Farxiyo waa gob nooloow habo Farhiya cadeey
@faceedkaroon2875
@faceedkaroon2875 7 лет назад
wiilka soomaaliyeed yaa adiga kula hadley war hanala qabsan ceeb ma aha in la sheego oo la isku garto qabiilka meeshana aniguba PUNTLANDER ahey cid igama xigto nacas yahoow aamus iska hadley maka maseersan tahey iney MJ reer abti u yihiin Farxiyo Kabayare
@danwadaaghotel5324
@danwadaaghotel5324 6 лет назад
farxiyo wa galmudlander hdana putland bey u heysey taasna wxey ku tusee in inta qabyaalada ku jidho yarthy fanana qabiil maleh hambalyo puntland sanadguuro wacan
@queennadira1623
@queennadira1623 2 года назад
@@danwadaaghotel5324 haboyin umahay anaga dhalnay
@nasteexocabdi7009
@nasteexocabdi7009 Год назад
Kaba yare mj iyagaa dhaleen mxa ma ogid waa naag dhiigu wadee
@zuhuurabdi7277
@zuhuurabdi7277 7 лет назад
Allow ku dhowr puntland waligii ha jiro magacada one love Somali 🇸🇴 Mohamed😍😍😍😍
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 6 лет назад
Alaw yaa saka igeeya boosaaso deeqa
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 6 лет назад
Tolkeey jecliyaa
@abdirizakreaction
@abdirizakreaction 6 лет назад
Puntland hooyadi isku keentay umada somaliyeed guul guul hooyo iyo aabbe (puntland waa dhulkaygi waana dhowraya)
@wiilbari5128
@wiilbari5128 7 лет назад
viva dhulkeNa uduga like khasaba sar 🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@jambo374
@jambo374 7 лет назад
Guuul puntland
@princesszagal23
@princesszagal23 6 лет назад
intii maanta 20 sanad guurada puntland udabaal dagaysa farta taagaa 🇺🇿🇺🇿🇺🇿😘😘😘🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤💋
@khaalidaxmed636
@khaalidaxmed636 5 лет назад
Asc
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 года назад
Puntland❤ waa dhulkii ayeeyadey ❤idin jecliya dadkeygii waa gabadhiina oo idin leh guul iyo gobonimo from galmudug ❤👍
@suweytacali6468
@suweytacali6468 4 года назад
AYEEYO MCN WAN KU JECEL NAHY❣🇸🇱💉HDAA NAHY HEER AYEYADAA
@hanaialie4470
@hanaialie4470 2 года назад
So dhawoow ayeeyo 🥰
@cirjoogetv9611
@cirjoogetv9611 7 лет назад
Farxiya KABAYARE waa fanaanad furfuran oo dhal farxadeed ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤nolow abaayo abidka
@faceedkaroon2875
@faceedkaroon2875 7 лет назад
abdiwali hassan anaga dhalney soo ma aha MJ baa reer abti u ah waa half PUNTLANDER Farhiya Kabayare gob weeye
@cirjoogetv9611
@cirjoogetv9611 7 лет назад
Nasim Abdulle sxb cidkasto dhashay waa gabar wanaagsan oo calool fiyoow oo somalinimadu ku fogthy nasab kaamila weeye
@maryamahmed4463
@maryamahmed4463 6 лет назад
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@maryanmahamed3284
@maryanmahamed3284 7 лет назад
Sanad guuro wcn allow yaa saaka taga puntland dhul udug ❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🌹🌹🌷
@IsmaAragto
@IsmaAragto 3 года назад
I am so proud to be from Puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🤗
@mushtaqjamal3510
@mushtaqjamal3510 5 лет назад
Dhulkaasoo quruxda badan Nimcada rabi siiyayoo Barwaqadu saarantahay Dhaman waausimanahoo Soomaliya baaiskaleh My home land ♥️♥️♥️
@amaalabdeeq501
@amaalabdeeq501 6 лет назад
form Somaliland jeceliyaa butlaand habalayo sandguro wacn
@mustafearbush6656
@mustafearbush6656 6 лет назад
Amaal Abdeeq full respect to the #Somaliland🙏
@boshraaa2857
@boshraaa2857 3 года назад
Oo,
@djshidane7145
@djshidane7145 3 года назад
@@mustafearbush6656 mahasiswa sandi wllo
@abdowali463
@abdowali463 7 лет назад
Allow Puntland nabada u siyaadi. Sanad guuro wacan reer Puntland. Allow dhamaan dhulka Somaliyeedna nabad nooga dhig cadawgana ka qab🌹💝🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💝🇸🇴🌹
@queenyudgoonismail9313
@queenyudgoonismail9313 7 лет назад
sanad guuro wacan dhul udug dadki anka bermoow like ha iladhafinina
@ninwayn560
@ninwayn560 4 года назад
We love you sister
@maxamuudmuudey4787
@maxamuudmuudey4787 3 года назад
Manshalah wan kusarnay madama an kudhal nay inowlow
@monamariin750
@monamariin750 3 года назад
Dhiig❤️💉💉
@faceedkaroon2875
@faceedkaroon2875 7 лет назад
PUNTLABD dhulkayga ku jecliyaa VIVA PUNTLAND ALLOOW cadowga ka qabo AAMIIN AAMIIN AAMIIN YA RABBI SWT
@omarguled691
@omarguled691 7 лет назад
Viva Puntland all the whey From Auckland New Zealand
@munosaidmunosaid1227
@munosaidmunosaid1227 7 лет назад
msha llh my home putland ilhy ha no dayo sand wcn my dhiga xiis u more qardho caday
@farhiyoalimohamed3199
@farhiyoalimohamed3199 7 лет назад
Viva puntland inta igu raacsan lee like iisaara wana baryo
@hawajama6039
@hawajama6039 7 лет назад
aniga adiga
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 7 лет назад
muno said muno said kuwan waa ka dansantahy. Xikmad eber, musik eber, gabdhaha growe qurux malah.
@munosaidmunosaid1227
@munosaidmunosaid1227 7 лет назад
jamal warsame wxy ku hadlayan ereyo aad u wcn qof wlbo ah putlander dareen jclyl galinaya
@faceedkaroon2875
@faceedkaroon2875 7 лет назад
muno said muno said jamal warsame kan wata walaashaa quruxsaneen gabar reer Garoowe ah kugu daadisay sakiin laq waa iska hadashay
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 6 лет назад
Puntland baan la eegahay waana ku faraxsanahay inaan u dhashay dalmar bari inuu amani maxuu u jecelyahay🤣🤣♥️♥️♥️♥️
@fadumobashi9591
@fadumobashi9591 7 лет назад
Allow haidilin anigon tagin puntand 😍😍😍😍😍😍💜💜💜💜
@bahjaali9340
@bahjaali9340 5 лет назад
Fadumo bashi ina adero wad tagiin Hdii alle idmo
@bahjaali9340
@bahjaali9340 5 лет назад
Wana kuso dhaweynena
@ahmedaden1280
@ahmedaden1280 5 лет назад
Fadumo Bashi aamiin allow ha ku dilin adoon tagin PL inshallah farxad iyo rayrayn baad kala kulimin
@mofarahmofarah6841
@mofarahmofarah6841 2 года назад
Ina ader welcome wacadala waa lagugu soo dhaweenayaa
@suhuurbashiir5903
@suhuurbashiir5903 4 года назад
1agost 2020 my home puntland🇸🇱😍❤❤
@AhmedHassan-jz6zn
@AhmedHassan-jz6zn 2 года назад
1 aug 2022🥺
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 лет назад
Allow ii dhowr dhul udug puntland my dhiiga iyo dhuuxa 😘😘😘😍😍😍❤💙💓💟💖💕💝💘💗💜💛💚💋💋💋💋💋💋💋💪💪💪💪
@aaminhassan5066
@aaminhassan5066 7 лет назад
dhulkaas saas uqurda badan nimcada rabi siiyayoo BARWAAQADU saarantahay dhamaan waw simanahoo soomaaliya baa iskaleh erayo wadaninimo
@cabdulahifarsiis3253
@cabdulahifarsiis3253 7 лет назад
Aamin Hassan maxuma anaga hadaan nah naay heer putland somli haal ayeey no tahay wanah garaab taganahay somliya
@bashirmohamedbashir4867
@bashirmohamedbashir4867 2 года назад
01-08-2022 haddii aad iga danbeyso halkaan love isaar. Puntland oo 24 jirsatay Eebbe ha barakeeyo shacabkeeda gobta.
@AmiirAhmeth
@AmiirAhmeth Месяц назад
Happy independence day PunTLanD 🇸🇱🦁🤗 farxad ku ciida dadkaygiyow ciidan cideeda alle baraarO iyo nabad qab hanagu garsiyo tolkEyOow 🇸🇱 from Algeria wacnan lahayda ina idinla joogo 1 august waqti baa sidas yiri million times happy independence day PunTLanD 🇸🇱🎉❤
@aaminhassan5066
@aaminhassan5066 7 лет назад
aloow yaa SAAKA TAGA QARDHOO SAYRMAWAYDO Roob saqdhexe xalayto miray bariisana soo ceshoo biyuhu weli soconayaan axxxxxxx nice hees qiima badar ilaahoow ku xafido ABWAAN ORSHE iyo fanaaniinta oodhan
@quruhduumaar227
@quruhduumaar227 5 лет назад
Mashllh amina hassan I'm from Djibouti lakin I love Puntland noloda intee nolol jirto walaladay jiro joga cadowgin ma ilbaxooo
@Cabdilahi292
@Cabdilahi292 4 месяца назад
Hesta oo dhan wa igu wayn tahy lkn love qardho
@Cabdilahi292
@Cabdilahi292 4 месяца назад
❤❤
@SoomalicommunityVines
@SoomalicommunityVines 7 лет назад
Hadaaad GAROE kA daaaawanaysid hydhaaafin.....aboooowe/abaaayo lolz
@user-cq3vf1wd1w
@user-cq3vf1wd1w 5 лет назад
TAARIIKH garowe kama dawaanayo qardhan kadawana lkn liketa wan kisarey
@abdishakuromar7
@abdishakuromar7 7 лет назад
Sanad guuro wcn viva putland Guul io gobanimo nool noolada dd smliyeed 🤗🤗from burco
@daahacaddedaaha8113
@daahacaddedaaha8113 7 лет назад
Wixii ciise maxamuud aH like iisaara!
@mohamedabdi8157
@mohamedabdi8157 7 лет назад
Daahacadde Daaha awoowahay ba dhashaan marka mxd ii tihiin
@daahacaddedaaha8113
@daahacaddedaaha8113 7 лет назад
mohamed abdi Hadaba ciddaa taHaY odaYoow duca qabe wx puntlnder aH o la Hupo anaga weYe like tana ku dadaaL ina adeer gcliye
@mustafearbush6656
@mustafearbush6656 6 лет назад
Daahacadde Daaha bwe wxa dhantey ina dhahdo maxamuud saleban markaas aya like iga heli laheyd lkn hda haka yabin
@farhannur7585
@farhannur7585 6 лет назад
dowlada puntland iyo shacabkeeda guulaysta anigoo ciise dhuux ah
@abdallejama7086
@abdallejama7086 4 года назад
Laandheere kuu saary dhulkii ciise dhuux eyl dogoryo sunujiif
@saciidmahad9362
@saciidmahad9362 2 года назад
Allow yaa saka tagaa Somalia oo mid qudhaa Sinan wax uqeybsatoo Sumcadi bari lagu yaqiin Sidoodi uso ceshada ❤️🇸🇱🙏
@zuhrahindi1558
@zuhrahindi1558 6 лет назад
Alow yaasaka taga sool ❤️❤️❤️🇸🇴 hanplyo reer tolkay
@farhiaahmed8381
@farhiaahmed8381 4 года назад
From sanaag 1 August coming soon reer puntland🇸🇱💖
@sacdiyoolaad2564
@sacdiyoolaad2564 7 лет назад
mansh allah my home puntland 😍😍😍😍😍😍😍😍😍💙💬💚💙💬💚💙💬💚💙💬💚💙💬💚💙💬💚💙💬💚💙💬💚
@ninwayn560
@ninwayn560 4 года назад
❤️
@naciimoxasanjamac9984
@naciimoxasanjamac9984 7 лет назад
qalanjada timaha dhaadheer way cod macaantahay inta igu raacsan like isiiya
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 5 лет назад
Viva Puntland, Viva Somalia. Let's make our country great again!
@jookar1143
@jookar1143 6 лет назад
Allaw allow yaa saaka taga darmaan caynabiyo sool saaxdheer widhwidh iyo taleeex sartii ugu caansanayd SAYIDKA XARUNTIISII TAGA ❤️❤️❤️❤️ DHAMAAN WAA DHULKA HARTI PUNTLAND DARWIISH LAND
@hanad1238
@hanad1238 7 лет назад
viva forever Puntland
@fatmaabdu1880
@fatmaabdu1880 7 лет назад
sanad guuro wcn my dhul udug😍
@boqoradareerputland967
@boqoradareerputland967 7 лет назад
allow dhowr my dhulgeyka putland i miss u wlhi 💓💚💙💛💛💜💜💔💔💕💖
@ahmedfaarah7250
@ahmedfaarah7250 7 лет назад
boqorada reer biikolo alle haku dhawro adina
@lovelygaani7405
@lovelygaani7405 6 лет назад
Hadad TaHaY reer punTLand waLiPa reer bosaso aH like HaYgaLa bakhaYlin
@nastamoha5221
@nastamoha5221 7 лет назад
puntland +somali 💯💚💙
@fuadadan8808
@fuadadan8808 7 лет назад
puntalnd sanad guuro wcan dhaha kaca kaca dadkygo dhiigi layga bayrow❤❤❤💋💪 My Home town Growe like ta wa xgiina
@user-lu5fm9md6v
@user-lu5fm9md6v 9 месяцев назад
Puntland Is a HERO REGION .Be blessed the people of PUNTLAND
@msssammy
@msssammy 2 года назад
Am so proud to be puntlnd gril🥺🥰
@nugaalsaid513
@nugaalsaid513 Год назад
Puntland meeshan somalia ugu jeclahay wn u xiisay insha Allah wn rjyn tago dhulkaygii hooyo
@arifiahmed114
@arifiahmed114 2 года назад
Aloow Yaa Saaka Taga Somalia Oo Mid Qudha Sinaan Wax Uqaybsatoo Sumcadii Bari Lagu Yaqiin Sidoodi Usoo Ceshada...💙🇸🇴💙
@sakariyecabdirisaaq916
@sakariyecabdirisaaq916 7 лет назад
Allow Yaa Saaka Taaga Sarmaanyo Buhoodliyo Sool Iyo Taleex Xaruuntu Sayidku Fadhiyay
@zaamabdirahman8335
@zaamabdirahman8335 2 года назад
👑Alllooow yaa saaka taga💖 👑Sayn iyo buurihiii safnaaa💖 👑Sabada Xaafuun Qandala💖 👑Boosaaso Suuqeeda wayn💖 👑ilaaa Laag Socod ku mara💖 😍 Reeeer Barinimo❤ 💞Sanad Guuradii 23aad alxm👏 👏Allow Nabada sugan iyo Nimcada👏 👏No siyaadi allahuma amen yaa rabil caalamiin👏
@khadarwaberi7978
@khadarwaberi7978 2 года назад
Bari io gardafuu
@samyhassan249
@samyhassan249 5 лет назад
I can’t wait 1 August 21Years🇸🇱❤️😭 My Blood 😨❤️🇸🇱❤️
@abdulog8461
@abdulog8461 3 года назад
❤❤❤
@AhmedHassan-jz6zn
@AhmedHassan-jz6zn 2 года назад
@@abdulog8461 🥺🥺 I can’t wait wlahi maalmo quraha ka haray maalinti farxadda 1 aug 2022
@omarsharlot6865
@omarsharlot6865 7 лет назад
Alloow ku dhowr puntland
@saciidmahad9362
@saciidmahad9362 2 года назад
Sanad guro wacan dadkeyga laiga beraay 🇸🇱❤️❤️❤️❤️❤️💪dhiga biyo maha wale
@jamaalyare225
@jamaalyare225 5 лет назад
Hbeen waa dambe waa sanad guuradii yaa daawanayaa raise your hand Hampalyo puntlanders😍😍
@puntlandallowdhowr8183
@puntlandallowdhowr8183 7 лет назад
Masha allah my home town puntland guul waligaa
@simranquruxofficialchannel9972
@simranquruxofficialchannel9972 3 года назад
Love my homeland puntland ❤️💪🙏
@mahamudmahamed7097
@mahamudmahamed7097 6 лет назад
salduunku halku fadhiyey viva puntland
@malaykachannel4677
@malaykachannel4677 7 лет назад
Puntland allow dhowr galkacyo mudug
@puntlandallowdhowr8183
@puntlandallowdhowr8183 7 лет назад
Allaw ya saaka taga dhamaan gobolada sanaag barwaaqada simanta iyo suldaanku halkuu fadhiyey
@faceedkaroon2875
@faceedkaroon2875 7 лет назад
what a song waa isku dheeli tiran tahey miro , laxan ,cod iyo music thanks the best abwaan abwaan Orshe iyo fanaaniinta North America VIVA PUNTLAND❤❤❤❤❤👈
@ahmedcarabey9972
@ahmedcarabey9972 6 лет назад
Alloow yaaa saaka taga Nugaal dooxa siman sagal kuhooro kuda ay ilaa sinujiif dangoray ilove you gobalkaygii Nugaal
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 6 лет назад
Waaaaw mansha Allaah puntland jecliyaa..
@munacirro3728
@munacirro3728 7 лет назад
Allow ya ska taga qardho sima wayno roob saqdi dhexe xlay baniday barisana so ceshady biyuhu wali soconyan Alla mxan qardho Cady uxisay dhul boqran
@ninwayn560
@ninwayn560 4 года назад
Qardho ❣️
@mariaseid9247
@mariaseid9247 6 лет назад
ilhy amrki mrkn puntland oo frxsn mrka arko frxd drteed brxdn durbn uqataa oo wlhy frxd drted LA ilmeen
@ninwayn560
@ninwayn560 4 года назад
Ilhy haku xifdiyo m
@mrxudayfi6947
@mrxudayfi6947 3 года назад
Walashy mcn sidaa iyo si kadarn isku jecelnhy Farxad ku noolow walashen mcn
@kingmj5675
@kingmj5675 3 года назад
MAA SHAA ALLAAH. Yaa salaam, Boqortooyo DHUL UDUG.
@samiiraali7987
@samiiraali7987 7 лет назад
Allow yaa sakataga putland
@ayoubsalat8046
@ayoubsalat8046 Год назад
💚💙 viva puntland 2020
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 4 года назад
Allow yaa saaka taga saraar magac iyo xadeed dhamaan gobaladii sanaag suldaanku hlakuu fadhiyay ❤️❤️❤️❣️🙈 Sanaag dhulkaygiii❤️👑
@moali614_4
@moali614_4 7 лет назад
Masha allah my Dulkaygii
@samadoonsamadoon5403
@samadoonsamadoon5403 7 лет назад
5:57 gabadhaan abtiga uahay say ufarxayso 😂😂😂
@abdallabaafe4173
@abdallabaafe4173 7 лет назад
Reer Minnesota dad ku dayasho wacan,
@abdirihmaanjuniorfred47
@abdirihmaanjuniorfred47 3 месяца назад
My dhiiga puntland ❤
@hanad1238
@hanad1238 7 лет назад
Viiva Puntland From Germany
@sabiralimahamed1633
@sabiralimahamed1633 7 лет назад
Allow Yaa Saaka Taga sarmaan cayn iyo sool saxdheer widhwidh Taleex Sayidka Xaruntiisii maraa
@yasinkeyse7185
@yasinkeyse7185 4 года назад
Wle love some
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 4 года назад
yaa sanad guurada 2020 xiligan u dabaal daga nabad amni barwaqo hormar inshallah puntland 💪💪💪💪✌✌✌✌❤❤❤ 2020 yaa jooga meshaa dadkaygii xalaasha ahaayow
@deqamohamed5183
@deqamohamed5183 7 лет назад
Viva puntlaner🇸🇱🇸🇱from america
@mohamudabdulgadir3765
@mohamudabdulgadir3765 5 лет назад
From Laascaanood Puntland Somalia
@stylishgirl4119
@stylishgirl4119 7 лет назад
Sanad Guuro wacan Puntland❤❤👀👀👀👀💋❤
@abdiraxmaanjama8070
@abdiraxmaanjama8070 7 лет назад
Mansha allah my dhulkayga hooyo puntland inooolada allow allow yaaaazaka taga
@shirwacoogle659
@shirwacoogle659 7 лет назад
waaaw eeshcalaa heees walle fanaaanin sare ba isku helay meesha 🙏❤️👌👌
@waawwatasongbksimpleyutheb9340
Jecliyaa reer abtiyashay sama ku wara from gedo ❤
@xayaadmahad9841
@xayaadmahad9841 7 лет назад
I am from pL wa runtaa dhulka qrxda bdn smlia ba iska leh
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 7 лет назад
Xayaad Mahad Are you Cali Saleeban
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 7 лет назад
Xayaad Mahad Cali Saleeban ma taha?
@Queenkhadra12
@Queenkhadra12 7 лет назад
Dhulkayga hooyo I love u
Далее
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
Просмотров 3,5 млн
Hassan Aden Samatar Best Songs
18:24
Просмотров 206 тыс.
Puntland waa hees cusub
6:48
Просмотров 237 тыс.
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Просмотров 524 тыс.
Hees Hobeeya Puntland waataa hagaagtee
5:52
Просмотров 442 тыс.