Тёмный

Q 3aad Junuudu ibliis || Kufriyaadkii Kishki || Sh Maxamud Maxamed Shibli 

Salafmedia
Подписаться 869 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 93   
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 3 года назад
Jazaakallaahu kheyraa sheekh shibli.
@badriaosman9955
@badriaosman9955 7 лет назад
Junuudu Ibliis Godkoodi ayaa Daad ugu soo galay, Sheekh Shibli Allaha ku barakeeyee Shabi oo hadana Shabi Shayaadiinta!
@mohamedabdiosman7990
@mohamedabdiosman7990 7 лет назад
mansha allh Shikh Maxamuud shilbili jazaklahukhayir
@abdiwasacdahir5049
@abdiwasacdahir5049 7 лет назад
Allaha caqliga iyo caafimadka hakuu daayo. Wallahi sheekh Shibli diinka waad difaacday allaha ku dhowro
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 3 года назад
Qur aanka waa kalaamullaahi.
@hamtarrabi399
@hamtarrabi399 7 лет назад
jazaaka llaah yaaa sheehkanaaa
@naimacali3968
@naimacali3968 7 лет назад
masha allah shiikh shibli diinta waad difaacday jazaa kallaaaah
@kingfaysal9664
@kingfaysal9664 7 лет назад
Alle ha ku barakeyo Sh Shibli Janadul fardowsul aclaa Alle ha kaga dhigo abaalkaga
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 3 года назад
Baarakallaahu fiik.
@samramohamedadan5609
@samramohamedadan5609 7 лет назад
masha Allah sheekh Allah ha ku xifdiyo
@yahyayusuf5479
@yahyayusuf5479 7 лет назад
Mashallah Shiekh Shibli Geesi diinta u adeega aya tahay illah hano ka xifdiyo
@rayibrahim4267
@rayibrahim4267 3 года назад
a tip: you can watch movies at Flixzone. I've been using it for watching all kinds of movies lately.
@morgankaysen2218
@morgankaysen2218 3 года назад
@Ray Ibrahim Yup, I have been using Flixzone for since december myself :)
@connorsaul5569
@connorsaul5569 3 года назад
@Ray Ibrahim yea, have been using flixzone for months myself :D
@shaaficshariif1249
@shaaficshariif1249 7 лет назад
جزاك الله خيرا على رفاعك للدين
@omarmahamed4981
@omarmahamed4981 7 лет назад
masha allah allahu akbar
@abdirahman8213
@abdirahman8213 7 лет назад
mansha allah sh.shible wa qof ubisil cilmi iyo aqoon ahaan alleh raali haka ahaado shekh intaad diinta hiil ugu jirtid
@bluesea8098
@bluesea8098 7 лет назад
jacfar rashiid Shekhuna fadil sheikh Shible Alle ayaa uu unusreynaya shicadii isqarineysay ayuu fashilay
@abdirahman8213
@abdirahman8213 7 лет назад
zakariya Mohamed inta in ka badan umay sii hadhine mu is dhiibo intaanu axaadistu diidana ugalin
@tufahhassan2825
@tufahhassan2825 7 лет назад
Mansha alaah sheekh shibli ilaahay haku xafido aakhiro iyo aduunba jazaaka laahu khayran sheekh ilaahay hakaa abaal mariyo difaacida diinta
@mohazat5009
@mohazat5009 11 месяцев назад
Mashallah tabarakallah sheikh shibli
@caltumaali1889
@caltumaali1889 7 лет назад
jazakallahu kheyr
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 7 лет назад
حفظ الله شيخنا وعلامتنا الفقيه محمود شبلى
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 7 лет назад
guul sheekh shibile
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 2 года назад
Sh Shibli Alle ha ku barakeeyo. Afkamtahuu.
@aqoonkaab622
@aqoonkaab622 7 лет назад
Hore inoo wad shiikh alle haku xafido
@umu.xamza.binta.dulal.488
@umu.xamza.binta.dulal.488 7 лет назад
masha Alah sheeq shibile Alaha ku xifdiyo geesi difaaca diintiisa Alaha inoo badiyo adigo kale Amiin .
@afjarisse4228
@afjarisse4228 7 лет назад
MaashAllah Sheekh Shibli warkaagu waa cadyahay cilmina waa huwanyahay.
@bukharihassan5987
@bukharihassan5987 7 лет назад
Sheekh maxamuud shiibli ilaah haku xafido adi iyo culumada muslimiinta ah eee diinta noo difaacaya ilaahay janatul fardowsa ha idinku abaal mariyo
@farhia9561
@farhia9561 7 лет назад
mashaa'alaah Raboow ku xifdi Adiga culumada kale.
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 3 года назад
Diinta aad difaacday allaah ha kaa abaalmariyo.
@AbdiazizAlibare
@AbdiazizAlibare 7 лет назад
JAZAA AKA SHEIKH. ILLAAHAY HAKUUGU GARGAAARO DIFAACA DIINTA
@newera2438
@newera2438 7 лет назад
sh shible xafadahullah cali raagana sh dadka u cadee
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 года назад
Allah xaftiiyo shekh Maxamuud Maxamed shible Allah ku barakeeyo
@ahmedisack376
@ahmedisack376 Год назад
asc
@sakariyesakariyee7193
@sakariyesakariyee7193 7 лет назад
jazakallah sheikanuna al faadil ilahay haku xafido adiga iyo kuwa kula mid kaa amin. Kishki laba baa mid kuu furanyahay in aad toobadkeento, waa sida aan jecelnahaye ama in aad banaan ka isa soo dhigto oo aad cadaysato kooxda aad ka tirsantahay ee aad u adeegayso.
@mahamudjamahirsi9366
@mahamudjamahirsi9366 7 лет назад
asc sh allah haku barakeeyo 4 qodob waa 4 muhim ah
@faysalkayd6965
@faysalkayd6965 7 лет назад
Wahaabi meel uu joogaba waa qof inkaaran oo lunsan oo colaad u taagan. Waa cadowga Mulimiinta, waana ciidanka Gaalada. Allow sharkooda iyaga dib ugu celi Khawaarijtaan Ummadaada dhibey.
@abdirahmanmahdi2066
@abdirahmanmahdi2066 7 лет назад
Jaahil
@ahmedabdirashid55
@ahmedabdirashid55 4 года назад
Waxa uu ka shaqeeyaa ka difaacida diinta islamka adoo kale!!
@MOHAMEDMOHAMED-vv6ss
@MOHAMEDMOHAMED-vv6ss 7 лет назад
mashaa allaah, allaah ha xafido qofkii cilmiga uu bartay diinta ugu adeega
@fuaadi3086
@fuaadi3086 3 года назад
Mashallah sheeq ilaaheey haku xafidho, qofkaan jaahilka ah waqtigaaga dahabka wax lugu dhumiyo ma istaahilo wuxuu kuhadlaayo xitaa mayaqano' ilaaheey hasoo hanuuniyo sheekh shibili ilaaheey haku dhowro cimri oo caafimaadbadan allaha kusiiyo cilmigaagane ilaaheey hakuu sii badiyo aamiin yaarabi
@carapcade443
@carapcade443 6 лет назад
Jazakallh sh shibli waad saxantahay xaqqana sidaa ugu taagnoow ilaahey haku barakeeyo junuudu ibliis maguuleeysanayaan iyagana weey ogyihiin kishki shiicada uu weel lawadaaagaa
@abdirisakboodhle4143
@abdirisakboodhle4143 7 лет назад
maashaa allah sheeykhii alle haku xifdiyo hargeisa ayaan kasoo salaamay
@husseinnoor3804
@husseinnoor3804 6 лет назад
jzk Allah kheyr sh shibile
@keyfmahmud8308
@keyfmahmud8308 7 лет назад
جزاكم الله خيرا
@axmedfaysal761
@axmedfaysal761 7 лет назад
جزاك الله خيرا لردك على المخالفين
@mopukhaity701
@mopukhaity701 7 лет назад
ilaaahow noo xafid sheekha oo nafara badi isagoo kale
@daliilmedia3664
@daliilmedia3664 7 лет назад
allow ku xifdi
@huseinabdirahman5747
@huseinabdirahman5747 7 лет назад
mashallah allah noo kaa xifdiyo sh shibli ninkaan kishki ladhaho allah so hadeeyo
@mhmdshuwali446
@mhmdshuwali446 7 лет назад
ilaahay haku xifdiyo sheekh .
@Rageahcade114
@Rageahcade114 7 лет назад
Nacam sheikh illaahey ha kaa abaal mariyo kashki cabdul ibliis nh wxan wooba fiirsandoonaa hee waan fiirsaneenaa waana ku celceshaneenaa sh shibli clipyadiisa kuwa adiga kugu saabsan iyo kuwa kle bo ha fiirsanina iyo sheekadaas iska daa iskana daa sheka habreedka ee kusoo jwb jawaab cilmiyeeysan ama qiro in lgaa guuleestay waaba lgaa guuleestee
@abdirisakboodhle4143
@abdirisakboodhle4143 7 лет назад
jazaakallaahu khyran
@marryjama7368
@marryjama7368 4 года назад
Culimada ha caayina xaqan cidi daboolayne ilohow culimada no xafid
@abdiwahabhirad8673
@abdiwahabhirad8673 7 лет назад
بارك ﷲ فیك شيخ
@cqaadirclaahi6054
@cqaadirclaahi6054 6 лет назад
Masha allah
@zakiikah131
@zakiikah131 6 лет назад
Nagataga salafi junuudu kufaar
@alyaaabdulkadir1297
@alyaaabdulkadir1297 6 лет назад
ماشاء الله أطال الله عمرك ياشيخ *** )اللهم اجعل عدوه تحت قدمه (
@AhmedMohamed-me4kq
@AhmedMohamed-me4kq 7 лет назад
masha allah sh allah noo xafido walalayalow waxaan idin wey dinaa muxaadaro oo uu sh. ka dhawaajiyay oo aheyd in gaalada jano galeyso maqabtay mase wali hadow qabtay waxaan ubaa naa lahaa ciwaan keeda
@saraabdi8518
@saraabdi8518 7 лет назад
Waxaan halkan uga mahad naqyaa dhamaan culimada u taagan diintan khidmadeeda iyodifaaceeda sh. Shibli iyo todobadii warqadaQoray Toronto.Waajib bey inagu tahay dhamaanteena inaanu istaagno difaaca diinteena
@anabfarah5037
@anabfarah5037 6 лет назад
Masha Allah allow kuxifdi
@faysamohamoud3759
@faysamohamoud3759 6 лет назад
mansha alllllllah sheekh shibili allllllle haku dhawro
@maxameddaabadsomalilanderd3640
shibili anta qaldaan waa qalad sheekh istaaqfurulaahi dhehwof ayaad iska gaalaynaysaa ma adaa diinta dadka qalbigooda ku haya ama ku xidhay waxaaba gaalnimo kuugu filan inaad qof muslina gaalweeyi tidhaa mida kale adeer shiicaduna waa muslim uune dadka iska daaya culimooy haku mashquuliinee
@jamanuur9493
@jamanuur9493 7 лет назад
Allah ku barakeeyo OO nookaa xifdiyo
@abukaribraim7524
@abukaribraim7524 7 лет назад
LIBAAX ISKU KALSOON MAANSHAA ALAAH
@faysamohamoud3759
@faysamohamoud3759 6 лет назад
in sha allllllllahu
@ayubabdi8148
@ayubabdi8148 7 лет назад
mashaallah
@princessmaria1166
@princessmaria1166 7 лет назад
mashaa Alah ilahay haku xifdiyo
@shabdulaahi6556
@shabdulaahi6556 2 года назад
Culimadii,wardheri,ah syay,kenen,alow,naxifdi
@Rageahcade114
@Rageahcade114 7 лет назад
Nacam sheikh illaahey ha kaa abaal mariyo kashki cabdul ibliis nh cilpkaan wooba fiirsandoonaa hee waxan leenahay waan fiirsaneenaa waana ku celceshaneenaa sh shibli clipyadiisa kuwa adiga kugu saabsan iyo kuwa kle bo ha fiirsanina iyo sheekadaas iska daa iskana daa sheka habreedka ee kusoo jwb jawaab cilmiyeeysan ama qiro in lgaa guuleestay waaba lgaa guuleestee
@mopukhaity701
@mopukhaity701 7 лет назад
qaab ku dhisan usluupul cilmi ayaad u zoo bandhigtay sh.shible alle ha ku dhowroh
@albashiir8746
@albashiir8746 7 лет назад
Allaha dhoowro dhamaan culimada u taagan diinta iyo laga ilaa liyo cidcada iyo waxa lagu soo darayo
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 7 лет назад
jawaabahan wan ku tixanahay waana jawaabo waafi ah oo an ka hadal lahayn waxan idiin sheegayaa inad diinta barataan shiicadana iska ilaalisaan nimanka saxaabada caaya xadiithyada rasuulka csw beeniya ee shakiga galiya,,
@ayanbana8118
@ayanbana8118 7 лет назад
subxaanallaah shibli walaal illaahey ka cabso dadka aad suuqa u galeysid iska daa. adigaba kun been aad sheegtay baa lagugu hayaa oo ilaa iyo hada aanad ka jawaabin. sh kishki wuu kaa cilmi badan yahay xaasidnimada illaahey raali kama ahan. qof muslin ah oo ashahaadanaayana wax ha ka sheegin. fudeydka iska daa bisinkee
@hamseomar3951
@hamseomar3951 Год назад
hhh naa waxan aduu dumar baa ka tahee aamus
@faysalkayd6965
@faysalkayd6965 7 лет назад
Wahaabi meel uu joogaba waa qof inkaaran oo lunsan oo colaad u taagan. Waa qof Muslimiinta cadow ku ah Gaaladana ciidan u ah sida ninkaan oo kale. Rabbi cadaabkiisa haku fogeeyo Wahaabiyiinta laga baxsan la,yahay ee dal iyo dibadba looga qaxay.
@sharmaaden2411
@sharmaaden2411 7 лет назад
Faisal tahlil kudhexwaalo gaalyoow
@faysalkayd6965
@faysalkayd6965 7 лет назад
adigu isqarxi inta aanu liisku kaa buuxsamin, awalba Wahaabi Eeyaha Naarta ayuu ahaaye. Khawaarij Caqligii laga xadey.
@maxamedsaleban8329
@maxamedsaleban8329 7 лет назад
+Kayd 8695 waad lunsantahay marwalba dadkalitad difaacda . kaligaba kudhex washay . oo nacdi kadhamatay
@faysalkayd6965
@faysalkayd6965 7 лет назад
Wahaabida iyo intii difaaci jirtey ee mushaharku uga socon jirey bal ceebta maanta heysata fiiriya, Tartankii Qur,aanka iyo Xajkii Alle ayey siyaasadeeyeen oo mamnuuceen kkkkkkk. Naceybka ay Muslimiinta u muujiyeen, soo dhaweynta gaalada iyo yahuuda, laaluushka ay meelaha la wareegayaan, , Waxaas oo dhami waxay daliil u tahay in Wahaabi uu waligiiba ahaa cadowga muslimiinta iyo ciidanka gaalada, intii aan hore u ogeyna hadda ayey ogaatey iney Khawaarijtii uu Rasuulku scw inooga digey ay yihiin. Cayi wax tarimeysee xumaantooda ayaa daliil dhaba ah.
@xasanxasan1921
@xasanxasan1921 7 лет назад
Waxaad ka hadashaa sh Abdul xaq oo soomalilnd qabsaday
@dhuuxali9846
@dhuuxali9846 6 лет назад
Ruufyaan beenaale cunsuri ah waqtigiina waa gabaabsi no more wahabism.
@NazuBbe
@NazuBbe 6 лет назад
Dhuux Ali wahab waa allah magacisa cey ma aha wax so baro kadib dood jahil
@sidiiqjama7075
@sidiiqjama7075 3 года назад
,,85
@Abdikaaf
@Abdikaaf 6 лет назад
War niinkan sheikh maahan
@jaamacmaxamad5196
@jaamacmaxamad5196 5 лет назад
كشك جبان شيخ شبلي شجعان
@mayoowmuriidi7230
@mayoowmuriidi7230 6 лет назад
waxaad moodaa ogaadeen oodhan iney iney youtube ku balameen illaahoow kishki isna muxuu majeerteen u noqon waayay kkkk meeshu wey isla ciir ciiri laheyd commentiyaduna bar bar dhac bey noqon lahaayeen cajiib yaab kkkk
@S..o0264
@S..o0264 7 месяцев назад
Beenaale shibili 😂 Caamada ayaad khaldaday xiligaas lkiin dadka caqliga iyo cilmiga leh beentaada way arkaan quraanka makhluuq miyaa ilaa salafkii ayey khilaafi ahayd ashacirada waxay qabtaa quraanka waa makhluuq .
@araweelocali5421
@araweelocali5421 4 года назад
Wahaabi jaahil ah 👉😂😂
@ahmedabdirashid55
@ahmedabdirashid55 4 года назад
Orod sheikh ka xishood gabadh baa tahye Allah xaqa ha ku tuso 🤲
Далее
Qitaalu Taawiil (Q.5) ~ Sh Shible
1:07:14
Просмотров 41 тыс.
Dr. Nuur Guudle Magta Haweenku waa 100 Sida ta ragga.
29:17