Тёмный

Qaab Noocee ah ayaan u Qurxistaa gurigeyga ? 

Fardowsa indha Qalbi channal
Подписаться 67 тыс.
Просмотров 94 тыс.
50% 1

Fadlan dhameystiro muuqaalkan ha ilaawin inaad subscribe ku dhigto like iyo share
Si aad ula wadaagto asxaabta, dhagsii xiriirka si aad u hesho muuqaalada ugu dambeeyay.
FG: Waad mahadsan tihiin dhamaan asxaabteyda kuxiran channelkeyga iyo kuwa hada nagu soo biiraya.
Had iyo jeer ila joog
Translation to english
Please complete this video do not forget to subscribe to like and share
To share with friends, click on the link to receive the latest videos
NB: Thank you to all my friends who are connected to my channel and those who are now joining us.
Always be with me

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@mohamedelmiaadan6837
@mohamedelmiaadan6837 3 года назад
Hadad fardowso indho qalbi tagero tahay halkan liketa dhac ku siih💯💯💯
@umuzainchannel5950
@umuzainchannel5950 3 года назад
Mohamad plz subscribe iisaara mahadsanid walalkey
@amalabdi9260
@amalabdi9260 3 года назад
Masha allah qali
@farxiyocabdi4366
@farxiyocabdi4366 3 года назад
Masha allah allaha ku xifdiyo wl
@abdallabashir7769
@abdallabashir7769 3 года назад
Maasha alaah ilaahey heydin bara keeyo
@hafsoisman1847
@hafsoisman1847 3 года назад
Shugri masala kaa soo raacay waxaan kuu rajaynayaa mustaqbql fiican
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 года назад
Masha alllah Abaayo Ilaahey Haku barakeeyo Reerkaada farxad iyo sharaf bey ii tahay Inaad kaa faa’iiday Cuntooyinka aan soo galiyo❤️
@faatuufarta7005
@faatuufarta7005 3 года назад
nasro waxaa thy qof mar walba iyasa sabatoo ah telka markaa kaa soo waco igama qabatit 85
@musdalifaahmed
@musdalifaahmed 3 года назад
Hadaa qof wacabo haigudhageesto
@faatuufarta7005
@faatuufarta7005 3 года назад
@@musdalifaahmed sax wllhi waa runtaa abaayo anaa qaldanaa ayaa wacdayba waxaan u maleynaaye qof dadka qadariyo
@swtymoxamud5384
@swtymoxamud5384 3 года назад
@@musdalifaahmed 🙆‍♀️🖐🤣🤣🤣😛🤣🤣
@amiiraxuseen6263
@amiiraxuseen6263 3 года назад
Nasradyda wanku xiisay baayo
@bushrasuleiman9024
@bushrasuleiman9024 3 года назад
Ilahay indhahaga hakuso cesho Rabi agtiisa waxba kuma ahey
@umuzainchannel5950
@umuzainchannel5950 3 года назад
Bushra plz subscribe iisaara mahadsanid walaashey mcn
@rahmaruuxi3564
@rahmaruuxi3564 3 года назад
Amiiin yaarabi
@umlkhayrabdiumlkhayr743
@umlkhayrabdiumlkhayr743 3 года назад
Amiin yarabi calmiin
@warsancookingbeauty3331
@warsancookingbeauty3331 3 года назад
Walal qali illahay haku jeclado subscribe igu cawi
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 3 года назад
Allahuma Aameen
@FardowsaindhaQalbi
@FardowsaindhaQalbi 3 года назад
Aad iyo aad ayaan idiinku faraxsanahay sidaad marwalbo ii garabtaagan tihiin
@saamiyoofficial1969
@saamiyoofficial1969 3 года назад
Abyo wax yar mad aragtaa jwb ayaa ka rabaa insha allah
@FardowsaindhaQalbi
@FardowsaindhaQalbi 3 года назад
Iftiinka okliya adrema
@umumanaal8557
@umumanaal8557 3 года назад
M.a xbibt in lagu garb istaago waad mudanthy alle haku sharfo
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 3 года назад
Maashaa allaah wallaalo waankugusoobiirey maantaan arkay channelkaaga guul ayaankuurajeynaayaa insha allaah
@abdirahmanmohamed3200
@abdirahmanmohamed3200 3 года назад
@@FardowsaindhaQalbi albi waku slmy abyo adiga xjigga blse fardoso indhaha dawo loma heli kro miya
@najmatuuryare7305
@najmatuuryare7305 3 года назад
M.a fardoowsa indha qalpi allha kuu barakeeyo gurigaaga quruxda kaa muuqato waa wax lagu farxo m.a ❤💯
@zahraahmad3773
@zahraahmad3773 3 года назад
Maasha Allah horay isoco Masha Allah sariirtada sawirkeda isodir wankahele
@sahrahassanali9340
@sahrahassanali9340 3 года назад
Maasha Allah Qof karti le ayaad tahay walaashay Alle hakuuziyaadiyo dadanimada iyo nimcada heerka iyo xaajigana Alle hakuu barakeeyo ubad khayrqaba Alle haydinsiiyo dhamaan umada Qofba meeshuu baahi kaqabo Alle haka baahi tiro asaan siismadiisu naaqusine
@hamdisbali8479
@hamdisbali8479 3 года назад
Sida uguqanacsantahay wuxuu alle kudooray wuawoda inukugusoceliyo aragaga yarab ugargaar aragedana usoceli inshaa allah ♥ ❤
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 3 года назад
Maasha Allah qalbi qurux Alle Ayaan kaaga baryaa caruur Baari kuu noqota inshaaAllah
@siradm
@siradm 3 года назад
Indhaaga qalbigaa ilaahay kuu galiyay abaayo aakharana ajar fara bad heli insha Allah mu'minka qodaxdi muddo xittaa ajarow ku leeyahay ilaahay siraadka aakharo sidi biriqda ha kuu marsiiyo
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 3 года назад
Aaamiiin aaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi kuligeena siraadka alaha noo fududeeyo aaaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi
@inaali8916
@inaali8916 3 года назад
Amin yaa rabi
@ashaprettychannel6660
@ashaprettychannel6660 3 года назад
Maasha Allah tabarakalah walaashey qaali qeer Allah ku siiyo hada ayaan kuugu soo biiray jasaakalahu qeer
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 3 года назад
Masha allah si fiican baad uhagaajisay
@sakiboy362
@sakiboy362 3 года назад
Barakallah allaha ku cawiyo qali quruxey farxad ku waar
@leyloomar2577
@leyloomar2577 3 года назад
Waxa tahay gabar aan alle dartis ujeclahay
@umuzainchannel5950
@umuzainchannel5950 3 года назад
Leylo PLZ subscribe iisaara mahadsanid walaashey mcn
@warsancookingbeauty3331
@warsancookingbeauty3331 3 года назад
Walal qali rabi haku xafido subscribe igu cawi
@Gift606
@Gift606 3 года назад
isar walal subscribe
@raabicaayatulah5186
@raabicaayatulah5186 3 года назад
Mshalllh anyo mcne aaallh kubarakeeyo
@faadmamohamed7291
@faadmamohamed7291 3 года назад
Mash allah tabaraka all raxmaan illahow ku xafid aduunyada ciil haku mudan aaqirana cadaab haku mudan abaayo
@Gift606
@Gift606 3 года назад
isar walal subscribe ado mahadsan
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 3 года назад
Alla mashallah tabaragkallah illahay ha kadhigo midkafiican kuwakale
@xl5888
@xl5888 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله يا أ ختي حفظك الله في الدنيا والآخرة
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 3 года назад
Masha allah fardowsa Qurux so dhawoow Abaayo qof Garth lah ayaa tahay👍😍👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@amranmaxamed7090
@amranmaxamed7090 3 года назад
Gabadhan hada awoodi laha 1m gaarsinlaha plase somalida caanka ah usameeya sport gabadhan qalbiga wanagsan
@amranmohamed2100
@amranmohamed2100 3 года назад
Walhi waa runta my sami
@zahramoalim1844
@zahramoalim1844 3 года назад
Mashallah abyo Allah ku barakeyo
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 3 года назад
Maasha allah alle indhahsaga nuurkoods hakuu soo celiyo
@fatumamohammed7017
@fatumamohammed7017 3 года назад
Masha Allah abayo macan
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 3 года назад
Maasha allaah qaali illaahey haku xafido xbbti
@mahdimawliid8457
@mahdimawliid8457 3 года назад
Asc fardooso qurux qaalibadan waan kusalamay walshay alle dartiiya kuu jeclay sida marka quranka aqrinaysid okale laakiin igama qaadid salaanta 😂😂 calaa kulin 💝💝💯💯
@user-un5ft1kk6x
@user-un5ft1kk6x 9 месяцев назад
Masha Allah Allah kuu soo celsho aragatada
@Elyashagi
@Elyashagi 3 года назад
Mashallah pin up iisamee fardowsa Allah kudaayo
@umunasiib672
@umunasiib672 3 года назад
Mansha allah fardowso nurka indhaha Allah wuxu kugaliay qalbigaa
@mariambela3389
@mariambela3389 3 года назад
gabdhan istahisho 100k somali xasidyaal waye kuwa lablabada ah ba wekarsiyan.mshlh ayado wax arkenin aye gaari tahay qarken shaqalo laan manulanikaran .Allah hakubarakeyo gurigada .kudayasho wcn .wxn kasusalama kenya
@kawsarkayse1225
@kawsarkayse1225 3 года назад
mansha Allah Allah subxaana watacaala aragtidaada hakusiiyo
@MaryanRuunofficial
@MaryanRuunofficial 3 года назад
Masha allah abayo mcnto alle haku Barakeeyo gurikaag allena arakaag haku soceliyo asaga awooda leh amiin 🤲yarabi
@asliali2126
@asliali2126 3 года назад
Amiiin yarabi wll mcn
@kaaftoonlifestyle4685
@kaaftoonlifestyle4685 3 года назад
Xppti aduuna isoo booqo plz
@istarliincawed9365
@istarliincawed9365 3 года назад
Amiin
@amran2010
@amran2010 3 года назад
Allahuma amiin
@qaalidumar741
@qaalidumar741 3 года назад
Aaamiin aaaamiin
@sahromahamud
@sahromahamud 3 года назад
Manshaallaah ilaaheey ha ku xafido indha. Qalbi Allaha Kuu Barakeeyo. Reerkooda
@qaaliqudaar2801
@qaaliqudaar2801 3 года назад
Masha allah marki lagu dhahayo qurux da waa qalbiga waakan ninki ku helaa nasiib leh
@EmeraldZach
@EmeraldZach 3 года назад
Asc walaalshay ilahay qalbiga ha kuu xiftiyo amiin Aayada quranka ah aakhriso mansha Allah masha Allah
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 3 года назад
Maashallaah tabarakallaah rabiyow indhahaaga kuu soo celi 🌹❤️
@nraa9320
@nraa9320 3 года назад
Maashaa allaah indha qalbi qaali dumar kun dhaan ayaad tahay ninki kuheley baa nasiib leh ale haku xafido
@munohajimahamud5836
@munohajimahamud5836 3 года назад
Masha allah xabibti wax ku dhiba alle kuma tuso nolosha farxad ku dhameso
@faadumoyaasiin8120
@faadumoyaasiin8120 3 года назад
Masha Allah alle ha ku xafido qaali dumarey
@hibaaqxasangurey443
@hibaaqxasangurey443 3 года назад
Masha allh abyo allh indhaha ku so celiyo quruxey waxa tahy gabar qiimo badan allh idin xafido adiga iyo xajigada macanto wnku jeclahy love you xbbti
@Gift606
@Gift606 3 года назад
isar walal subscribe ado mahadsan
@roodaxusen7024
@roodaxusen7024 3 года назад
Mansha alh wall alee hakuubarakeeyo reerkagaa iyo naftadabaa
@umamaxamedofficial8670
@umamaxamedofficial8670 3 года назад
Wll wanku barya plz alle dartiis hada awoodo plz subscribe isaar wanku barya wll ifka ĺagu yahay wllo
@Muslimah536
@Muslimah536 3 года назад
wan kuu sray wllo
@umamaxamedofficial8670
@umamaxamedofficial8670 3 года назад
@@Muslimah536 wll kheyr allah haku siyo insha allah wll
@fadimomoalimabdirahman9006
@fadimomoalimabdirahman9006 3 года назад
Wa ku sarey
@umamaxamedofficial8670
@umamaxamedofficial8670 3 года назад
@@fadimomoalimabdirahman9006 xbibti kheyr allah haku siyo insha allah
@Far.xiya_
@Far.xiya_ 3 года назад
Waa ku saarey wllo
@hibanur8699
@hibanur8699 3 года назад
Masha Allah wallahi I never thought she was blind. May Allah have mercy on her. Allow daa🤗
@ruksana578
@ruksana578 3 года назад
Illlahow walasheen arageeda uso celi mashaalah sey wax walbo ufahamsantahy🥰🥰🥰🥰🥰
@xamdicumar7337
@xamdicumar7337 3 года назад
mashaa allaah abaayo
@xamdicumar7337
@xamdicumar7337 3 года назад
alle awoodiisa waasac waaye ee alle aragaaga ha kuu soo celiyo
@xaawomahamud195
@xaawomahamud195 3 года назад
Aaaaaammmiiiiinnnnn
@axdxsaddzs7939
@axdxsaddzs7939 3 года назад
Ilaahey ha ku sacido aamiin xabiibati ilaahey ha ku barakeeyo aamiin
@jafaayemedia8556
@jafaayemedia8556 3 года назад
Indha ha Allah kuu Soo celiyo qurux dumar ❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋
@yayaodell2330
@yayaodell2330 3 года назад
Ilahay cimriga iyo caafimadkaba hakuu barakeeyo
@aminaabdullah4893
@aminaabdullah4893 3 года назад
Mash allah abayo
@qosolwanag558
@qosolwanag558 3 года назад
M.a myquuun dhiirgaliso hormar wacn ku rajenaa ilahy subxana watacala hku barakeyo qoyskada
@umlkhayrabdiumlkhayr743
@umlkhayrabdiumlkhayr743 3 года назад
الله يحفظك ويسعدك ويوفقك يارب العالمين
@ayaancabdi7252
@ayaancabdi7252 3 года назад
Maa shaa alh apyo illhy reerkaga hakuu barakeyo
@dimohamed9364
@dimohamed9364 3 года назад
From shukri msala keep wll 🖤🥀
@maxamedwarsame1773
@maxamedwarsame1773 3 года назад
Masha alh ale hkuu barakeeyo reerkga wlshy indhahgana hkuu furo
@magool8581
@magool8581 3 года назад
Masha Allah indho qlbi ayadaa ad akhrinyso ayaan ahaa mid kamaahsan ood isoo xasuusisay ilina kakenty ishyda Alle meeqansare janadiisa hakaageeyo...
@umumuniirchannel4305
@umumuniirchannel4305 3 года назад
Masha allh abyo allaha ku xafido
@suaadomar4194
@suaadomar4194 3 года назад
Masha allah alle ajar iyo xasanad hakasiyo hoyo macan kudhahay kubartay nolosh qalbika kaa korisay niyad alle indho kuku yeelay bis waxa laga qariyay aduunkan dambikisa wad nasiib badantahay🌹❣️🌹❣️🌹❣️💞💓💕
@mohawadanioffical8092
@mohawadanioffical8092 3 года назад
Intaa allah iyo RASULKISA MOHAMED(SCW jaceel subscribe iku cawii wll
@ayaanhussein3370
@ayaanhussein3370 3 года назад
Masha allaah Allah ha ku soo celiyo araga mcnto wana ku salaamaa.
@sahrosiman8164
@sahrosiman8164 3 года назад
Mash Allah mcnto alle haika xifdiyo fardoosa Qurux
@queenmaida5864
@queenmaida5864 3 года назад
Mashaa Allah Allah haku xafido walashey fardowsa waxa rahay gabar karta badan
@fartunkhalif2983
@fartunkhalif2983 3 года назад
Masha Allah👍👍👍♥️
@faaizawadanisomali4309
@faaizawadanisomali4309 3 года назад
Fardoso adebayo Alha nixafido Adiga iyo sojkaga Inshaalah Xayati wanidn salama
@umumucaadyare4372
@umumucaadyare4372 3 года назад
mash.allah allaha kuxafido xapipti
@Gift606
@Gift606 3 года назад
isar walal qali subscribe
@fadumoarab488
@fadumoarab488 3 года назад
Masha Allah qaali qurux Allah ku xafido
@cadeeya5211
@cadeeya5211 3 года назад
Maasha allah sis gabar karti leh baa tahay
@aminomohamoud8665
@aminomohamoud8665 3 года назад
Mash Allah 😍
@yasmiinquruxofficial1188
@yasmiinquruxofficial1188 3 года назад
Masha Allah walashey Allah ha ku xafido
@asmocadeey7169
@asmocadeey7169 3 года назад
Mansha allah
@hindiyakhalif507
@hindiyakhalif507 3 года назад
Masha allah fardoso indh qalbi ilaahay ha kusiyadiyo
@fartunkhalif2983
@fartunkhalif2983 3 года назад
Runti wax ka ficanthay dad badan u Aniga ka mid ahay👍
@miskiahmed9760
@miskiahmed9760 3 года назад
😂😂naag nool iska dhig hee mcney hdaa xaas thy oo caruur heesatana maba ugu sii jirto
@cadeynaruu
@cadeynaruu 3 года назад
Masha allaah illaahay indhahaaga nuunkoda hakusooceliyo
@sumayosadri7358
@sumayosadri7358 3 года назад
masha allah abayo mcn illah makutuso wax kudhibo horo u soco
@xamdiabdullahi6427
@xamdiabdullahi6427 3 года назад
QALBINUUROY ALLAHA KUXIFDIYO MACAANTO AAD AYAAN UGU FARAXSANAHAY FARXADAADA WAA FARXADEYDA MASHA,ALLAH BAARAKALAAH
@marwobuni9872
@marwobuni9872 3 года назад
Masha Allah habibti 🥰
@habibaibrahim6690
@habibaibrahim6690 3 года назад
Maashaa alaah ilaahay Arafat hakuu soo celiyo
@tabantaabochannel6752
@tabantaabochannel6752 3 года назад
Masha allaah indha qalbi allow idhahaada kusoo celi
@khadromohamed1752
@khadromohamed1752 3 года назад
Masha allah ilahay haku barakeeyo abaaayo quruxeey keep going
@asmahassan3780
@asmahassan3780 3 года назад
Gebedhaan araga allaah qalbiga ayow ugelshey wllhi wax aduun kadhiman maleh kuwa araga qabo ayey ka wanaag badanthy ilaahow kubarakeey abaayo
@umuzeyd
@umuzeyd 3 года назад
masha allaah gabadhaan aayada ay ku celcelinayso khushuuc bay i galisay, jazaakallaahu khayran abaayo guuleeso aduun iyo aakhiro
@sagalshow886
@sagalshow886 3 года назад
Masha Allah barakalaah 🥰❤❤❤
@umuguuleed1316
@umuguuleed1316 3 года назад
maasha allaah arag allaah a kuusoocelsh inshallah
@farhiyosharifabbe6369
@farhiyosharifabbe6369 3 года назад
Masha allah
@munaali2388
@munaali2388 3 года назад
Mashaa allah qeer badan allah ku siiyo walal macan
@safiyasheikhmohamed7296
@safiyasheikhmohamed7296 3 года назад
Allah ayakujecel mcny hor uso🥰
@Gift606
@Gift606 3 года назад
isar walal subscribe ado mahadsan
@deqomohammed194
@deqomohammed194 3 года назад
maashaa allaah tawarakallaah guuleeso walaashey quruxey
@maxamadbaarisalaad743
@maxamadbaarisalaad743 3 года назад
Msha allah abayo illahay ha ku xifdiyo 😍
@qadiijoabdalla1932
@qadiijoabdalla1932 3 года назад
Aaaamiiin xbbt ducadaada allah uaqbalo dhamaanteena
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 3 года назад
Masha Allaah Hakucaawiyo hakuufududeeyo aduunyada indhahaagana hakuusoceliyo
@shankaron5120
@shankaron5120 3 года назад
Mashaalah abayo ilahey nurka ha ku soo celiyo macanto😍😍😍🥰🥰💋💋💋❤❤❤
@bushrahassan5438
@bushrahassan5438 3 года назад
Mash alah walashey alah kuxifdiyo keep going aragaga alah kusoceliyo Insha alah marwalbo wakudoceeya marlabad keep going xabibti❤❤❤❤❤❤🙏🙏👍👍
@naimashiekh2796
@naimashiekh2796 3 года назад
Allaha ku xafido qaaliyey 💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️
@iqroomjii8447
@iqroomjii8447 3 года назад
Msha allah abyo cafimad tama insha allah from asad hagio keeb going
@gabadhangoormeeaarsaneekha317
@gabadhangoormeeaarsaneekha317 3 года назад
Fartowso adiga iyo dumaashi sidaa isku barateen nooga sheekeeya allh idin xifdiyee
@deeqmaxamedcaliqorey5778
@deeqmaxamedcaliqorey5778 3 года назад
yaa uqti qalbi qali illaah nadarkada ha kusoonaqo yaa rabi
@queenofdream3675
@queenofdream3675 3 года назад
M.allah apyoh mcn guul intaz iyo ka badanbo
@deqaosman4224
@deqaosman4224 3 года назад
Masha allah💖💖💖💖👍
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 3 года назад
Maasha alaahu indha qalbi horo u soco hamigaada waad gaari insha alaahu dahab baatahay asturan ku dayasha mudan quruxleey
@gfbig6908
@gfbig6908 3 года назад
Masalh 💞
@nasteexoabdi5058
@nasteexoabdi5058 3 года назад
M.sh
@rayaanmohamed2467
@rayaanmohamed2467 3 года назад
Maasha allah Illahy haku barakeyo
@shamsoali4540
@shamsoali4540 3 года назад
Wcs wr wb abaayo mashaa Allaah illaahay ha idiinxafiido
@umuzainchannel5950
@umuzainchannel5950 3 года назад
Shamso PLZ subscribe iisaara mahadsanid walaashey mcn
@sadiamahamoud4659
@sadiamahamoud4659 3 года назад
Masha allah allah haa ku barakeyo xabibti
@ibraahibashiir4324
@ibraahibashiir4324 3 года назад
Masha Allah allah ku ziyaadiyo sharafeey insha Allah farxad
@liyaomars
@liyaomars 3 года назад
Bismillaah Maashaallaah qaali khurux dumar 👍👍
@abdixasan8205
@abdixasan8205 3 года назад
Hore u sovo wll
@bushrahassan5438
@bushrahassan5438 3 года назад
Mash alah mash alah walashey alah kuxifdiyo
@sucaadabdilaahi5487
@sucaadabdilaahi5487 3 года назад
Asc wllo ilaahay waxaan kaga baryayaa ishahaga ilahay haku soce liyo
Далее
😭PRANK XUN LIICATO 😭
16:17
Просмотров 156 тыс.
Routinkena mantay iyo qolka fadhiga
2:59
Просмотров 318
FARDOWSA INDHAQALBI HADIYAD LAGU DOON SIIYAY
8:25
Просмотров 24 тыс.
BEYDAN COFFEE | GANACSIYADA GUULEYSTAY | GORAY PODCAST
1:38:25