Тёмный

QAABKA LOO GATO CRYPTOCURRENCY ADOO DALKII JOOGA IYO 5 TA CRYPTO LA MAALGASHAN KARO CASHAR + DIGNIIN 

Подписаться
Просмотров 67 тыс.
% 3 125

Cashar Suuqa Cryptocurrency ga
Waa cashar muhiim oo ku saabsan qaabka loo gato adoo dalkii jooga Cryptocurrency, Qaabka loo kaydsado iyo khataraha fursadaha ku gadaaman suuqan Kiribtaha. Qaacidooyin muhiim ah oo loo maro marka suuqan lacag gashanayo. Sidoo kale 5 Kiribto aan Zakariye ahaan haysto ayaan muuqaalkan idinkula wadaagaya soo dhowaada walalayaal.
Telegram Soomaalida Cryptocurrency halkan hoose kaga biir
t.me/soomalicryptocurrency
#ethereum #Vechain #Bitcoin

Опубликовано:

 

4 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 142   
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 года назад
Casharo sida la isaga diiwaan geliyo suuqyada Binance iyo Coinbase oo macalimiin Soomaaliyeed idiin diyaariyeen Binance ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-vrnQqcxS6Rg.html ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-YHnhLuZmV8c.html Coinbase ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-jAC1Wqa-F4M.html Telegram Soomaalida Cryptocurrency ku kulanto isaga caawiso. Halkan kaga biir. t.me/soomalicryptocurrency Sidoo kale intaadan iska diiwaan gelin lifaaaqan shirkadaha Binance iyo Coinbase isiiyeen isticmaal qiimo dhimis ayaad ka heli isdiwaangelinta iyo iibsiga koowaad. Binance halkan iska diiwaan geli www.binance.com/en/register?ref=GZJ8V46E Coinbase www.coinbase.com/join/ali_nbm1?src=ios-
@123natule6
@123natule6 3 года назад
Zakariye mudobadan ayan kugu xidhnaa manta ayad kentey wax aan kufarxey wll siden kubilaabikara icawi wll yurub ayan joga sulaheyga igasoo jawab wll halkan kalasooxidhiidha
@Sonkor24
@Sonkor24 3 года назад
Bro Telegram ka ma waxbaa ka khaldan waa gali la'yahay?
@maxamuudsalaan6957
@maxamuudsalaan6957 2 года назад
Maxamuud and I few now and I have a few of the quck all over the place and I am currently working on 8 for 8 days so I have 7
@maxamuudsalaan6957
@maxamuudsalaan6957 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-1DKskHZa7PAm.htmlcscmuuf d the rest are fine and we will also have the same issue as soon I have to go back and forth as I am working
@maxamuudsalaan6957
@maxamuudsalaan6957 2 года назад
Maxamuud and the rest are all the quck and we were lucky to have a few of the quck all over the other one is a bit of the month and a few of the quck all over the house I not be a few times in the week for the last three months of few months we are going to stay with me in the and the rest are all the quck and we were lucky to have a few of the quck all over the house but we were having a couple more of a week than me did it all the other one is a bit of an inconvenience but I have a few of the quck all over the house for the and the rest are all the quck and we were lucky to have a few of the quck all over the house but we were having a couple more of a week with her and we all know how to had to be there to help you to get
@abdifatahm5958
@abdifatahm5958 3 года назад
maashaa ALLAAH ustaad zakariye waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan eed u sharaxday
@abdirahmanabdimalik1949
@abdirahmanabdimalik1949 3 года назад
masha allah ustaad zakariya jazaak-Allah
@sakariyecabdixafidxafid1234
@sakariyecabdixafidxafid1234 3 года назад
Walal aan wax badan ka faa'idnay thank you
@abdulahimohamed5918
@abdulahimohamed5918 3 года назад
Wax muhiim ah ayaa bidhaamisey.. Thanks. Bruh
@IradoMaxamed-ie7cr
@IradoMaxamed-ie7cr Месяц назад
Ma sha Allaah qof qalbi fiican Allow cumriga ku barakey
@Respect-33333
@Respect-33333 2 года назад
Waa sax waa in baaritaan xeeldheer ku samaysid intaadan maalgashan sarifka lacagahan.
@annaahmed2564
@annaahmed2564 2 года назад
That is very helpful tips sacareya .thanks for sharing bro keep it up good work...
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 года назад
Labadan Link wa affiliate link hadaad iska diwaangeliso labadeenuba faaido yar ayayn ka heli InshaAllah. Binance halkan iska diiwaan geli www.binance.com/en/register?ref=GZJ8V46E Coinbase www.coinbase.com/join/ali_nbm1?src=ios-
@abdikarintomow3230
@abdikarintomow3230 2 года назад
Hy
@mohamedabdi1852
@mohamedabdi1852 3 года назад
MchAllah jazakallah khyr walal
@Zakeria1
@Zakeria1 3 года назад
Thanks ustad zaki
@jabrafx6112
@jabrafx6112 3 года назад
Mahadsanid.
@juneydyare8732
@juneydyare8732 3 года назад
Thanks my brother saka
@AHMEDMOHAMED-ql7xm
@AHMEDMOHAMED-ql7xm 3 года назад
Thank you very much wll
@shaataahood7552
@shaataahood7552 3 года назад
Waan ku salamay sekeriya
@contosame8357
@contosame8357 3 года назад
waa barnaamij fiican hore usoco
@engmohamedbirimo1019
@engmohamedbirimo1019 3 года назад
Mahadsanid Ustaad
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 года назад
Adaa mudan enginere barakow
@djkimovich
@djkimovich 3 года назад
Mahadsanid sxb
@inasaed2028
@inasaed2028 3 года назад
Walal Sakariye Hore usoco walal Qali.❤
@maxmedabdulahi2814
@maxmedabdulahi2814 2 года назад
Macalin xagee kalasoxiiraa cawintada raba Mahadsanid🙏🏾
@garyaqanh6748
@garyaqanh6748 3 года назад
Asc wll niyoow meel aan kaala soo xidhiidho si shakhsiyan ah iisoo sheeg thnks 🙋🏻‍♂️
@MrWarsame1000
@MrWarsame1000 3 года назад
Asc, wll zaki, waxaan doonayey in aad ka soo hadashid maal gashigan xalaalnimadiisa. Mahadsanid
@arafaatbashiir2739
@arafaatbashiir2739 3 года назад
Macalin telegram waa soo gali ahay
@zackhussein1850
@zackhussein1850 3 года назад
sifiican uma fahmin bro sidee lacag kufaaidaysaaaa mawaxbaa lakalaiibsanyaaa mise korukaca lacagtaa faaiido kujirtaaaaa
@ubaidaliolol3962
@ubaidaliolol3962 3 года назад
Zakariye aad ayaa umahad santhy wll waayo tan si wayn ayaan u doonayay. waliba inaan arko adoo sharaxaya waxa weeye wax lagu farxo
@mohamedhabane7870
@mohamedhabane7870 3 года назад
Shugran Boqortooyo
@jalbeyare978
@jalbeyare978 2 года назад
Walaal guruub iga caawinayo oo somali leedahay ma jiraa
@zayidkacadeoffcial8017
@zayidkacadeoffcial8017 3 года назад
Ustaad zakariye waxaan ku waydina barmmijkan manta igu horeysa marka saa u fahmay lacaga dhiganee kadib faaida kahele marka gormee lcgtadu faaido dhalee
@bosska_channel5038
@bosska_channel5038 2 года назад
ustaadow mahadsanid ,Tutorial ama cashara taxanaa noo Bilowdid Lacagtaann Bitcon.?
@MkHiddo
@MkHiddo 2 года назад
Asc wll waxa raba inaa ka codsado inaa vidoe kasamesid xarantisa iyo xalashiisaxarantisa iyo xala
@homeofsports2660
@homeofsports2660 3 года назад
Asc teacher waxn jeclan lahyin in aad casharo kale oo badan nogu sii fafahiso h Waladka iyo cryptocurreency gaba mahdsnid
@user-el6tz3cz8k
@user-el6tz3cz8k 3 года назад
Could you give your opinion about Rentible? What do u think? seems like an hidden gem??
@abdiomar9509
@abdiomar9509 3 года назад
Asc will zaki waxaan rabtaa inaad ka soo hadashid insha'alaah sida loo isticmaalo USB hardware wallet sida loo heli karo
@sjcomps9514
@sjcomps9514 3 года назад
Ustaad maadama aan bankeyka somalia aan kaga gadin karin oo u qof iso diraayo kadibna iibsanaayo, hadhoow markaan iska iibiyo oo aan rabaa inaa lacagteyda la baxo lacagta inee iigu so dhacee ma bankikeyka Somalia ?
@mahamudfarah8777
@mahamudfarah8777 3 года назад
Walal disclaimer ha ilawin insha Allah crypto waa suuq qatar ah hadow yaa lagu qabsan.
@ismaildisowabdulle5678
@ismaildisowabdulle5678 2 года назад
Mahadsanid walaal. Waxaan rabaa inaan su’aal ku weydiiyo taasoo aan isleeh waa kugu dhaamaa walaalkaa COIN ka Litecoin malamaal gashan karaa oo XALAAL ma yahay. Mahadsanid
@cumarcabdulqadir9379
@cumarcabdulqadir9379 3 года назад
Ustaad adigoo mahadsan wxaan jeclaa inaad iga so jwbto su,aashan Waxaan Isticmalaa Binance waliba Binance ga Dhexdiisa ayaan ka iibsaday coinan anigo isticmalyo AdvCash Bank Markaas Miyeysan sax aheyn ? Mise waa laa zim in Qof kale ii soo diro Cryp ?
@abdirashidabdirahman3531
@abdirashidabdirahman3531 3 года назад
Sxb waxaa ka soo hadasha sida crypto currency loo trade gareeyo
@mohamedhussein8545
@mohamedhussein8545 3 года назад
ASC! Zakaria Sxb waxan jeclan laha in ad mar un barnamij noga so diyariso sida Binance lacagta loga la so baxo o dib logu so celin karo Bank Accounka Mahad sanid Sxb 🙏
@abdulkadiribnufarah1934
@abdulkadiribnufarah1934 3 года назад
Sakariye zxb channel kaaga waa ku xidhnahay Marka zxb examkii IELTS nio video hore ka diyaarisay Marka xogka haysay Marka zxb intaxaankaas inaaan galaa rabaa ee video faahfaahsan pls ka soodiyaaari
@mokhtaaressa6561
@mokhtaaressa6561 2 года назад
Asc walal, lacag intee leeg baan ku iibsan karaa lacagaha la iibsanayo?
@sadamjesto7682
@sadamjesto7682 3 года назад
Waad mahsan tahay wllo lakin hadii aan UK jooga isda aad uu sharxaday ma uu isticamali kara?
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍👨‍🎓📏 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
@SadikMohamud
@SadikMohamud 2 месяца назад
Binance adds waa xayeysiin Sxb Tuugada sodhex marikarto kan aan add kuqorneyn baa fiican only Binance high security waaye Mahadsanid bro waa dadaashay Masha Allah
@somethingnew8318
@somethingnew8318 3 года назад
zakariye brother sidee o aragta lacgaha kala ah Harmony, Ankr, FTM , dent iiso jawab brother
@cumarcabdulqadir9379
@cumarcabdulqadir9379 3 года назад
Asc Ustaad M.a Aad io Aad ayaan U mahadsan thy
@mohamedabdi1852
@mohamedabdi1852 3 года назад
Walal affiliate marketing ka video gan oo kale noga so same ado mahadsan
@zuhayb.hassan
@zuhayb.hassan 2 года назад
there is no account telegram buu leeyahay wllo mahad sanid coin base video maad nooga soo samayn karataa adoo raliya
@AliHassan-yk5tn
@AliHassan-yk5tn 2 года назад
Walaalow culumada way ka hadleen waxayna cadayeen inuu xaaraan yahay ganacsigaa qof qiimo badan baa tahay culumada ka Hubso wax
@sjcomps9514
@sjcomps9514 3 года назад
Side hadhoow withdraw u dhahaa?
@brokenheart1180
@brokenheart1180 3 года назад
Sxb sare waxaan rabaa inaa ii sameeyso yutub
@universeboy6304
@universeboy6304 3 года назад
Vchain shirkad khamrida samaysa oo china laga leeyahay ayuu xidhiidh la leeyahay, markaa bal vchain iska hubso walaal
@user-tg4hu9dm6h
@user-tg4hu9dm6h Год назад
Walal manta bitcoin ayan ka dhex gatay 30 crypto nama ka arkooyi mesha plz qof kii si fcn u yaqaano haila so xiriiro
@yusufharoon8802
@yusufharoon8802 3 года назад
Revlot kawaran hadaan ka dhax isticmalo
@updywahaab1891
@updywahaab1891 3 года назад
sxb lacagaha kaftan lgu sameyay nooga shekey sxb
@noorhassan8996
@noorhassan8996 Год назад
Walal waxaan u baahnahay in aan sameysto siden u sameysta
@abdihakiinibraahimdayax1775
@abdihakiinibraahimdayax1775 2 года назад
Waxan jeclaan lahayn walalo in aad adigu group inoo samayso ,wayo kan wan fahmi wayey
@exleaderarmaan61
@exleaderarmaan61 2 года назад
Sxb sida losameeyo Bitkuwin akonka noose sharax wll
@jabrafx6112
@jabrafx6112 3 года назад
Groupka telegramka waa iso bixi la' yahay
@fatijama26
@fatijama26 3 месяца назад
Telegram kaasi ma shaqynyo yaa nagu so dara kan cusub hada??
@shirwacchannel207
@shirwacchannel207 3 года назад
Waxaa aad ka soo hadasha wll BNB (BED AND BRAEKFAST ) 🙏
@aarboy2305
@aarboy2305 3 года назад
Qamaar sow uma eka walal
@dirieabdillahi9729
@dirieabdillahi9729 3 года назад
Fadlan iska ilaayiyaa SCAMMERS ka qof ku yidhaada lacag badan baan kuu samayanyaa ee lacag iis soo dir, ama qof iska dhiga qofka channel ka leh
@abdinaasirtalyanle7505
@abdinaasirtalyanle7505 3 года назад
Cardano iyo polkadot keeba mustaqbale 5 sano mahad sanid
@Sonkor24
@Sonkor24 3 года назад
Bro Telegram ka ma waxbaa ka khaldan waa gali la'yahay?
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 2 года назад
Ethiopia malaga isticmLi karaa bro ?
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 2 года назад
Akoontiga Coinbase isna halka hoose baan idiin soo dhigaya iska diiwaan galiya linkga hoose si yar oo fudud baad lacagaha yar yar uga maal gashan kartaa
@abdikarimbare1066
@abdikarimbare1066 3 года назад
Waxaad ka warantaa Cardano ( ADA)
@ahmedhussein6958
@ahmedhussein6958 3 года назад
❤️❤️❤️🙏🙏🙏
@haniyusufilmi9754
@haniyusufilmi9754 3 года назад
Ilaa imisa ku maaalgashanayaa walalow
@Mohamedofficial619
@Mohamedofficial619 3 года назад
Sidee anigoo somalia joogo sideen liiga aqbalaa binance
@umumascud2759
@umumascud2759 3 года назад
Rer mareykan legal ma u yahay mise ?
@kacaanmedia6796
@kacaanmedia6796 3 года назад
Ustaadku Wuu Mahadsan Yahay Somalidu Update Bay u Baahan Yihiin Anigu Waxaan Ahay Ganacsade Kamid Ah Crypto Waa Suuq Faa'ido Badan Leh Dhaqaalo Badana Laga Sameeyo Weliba Hala Raadiyo Casharada ICO Iyo IDO"
@guledyare7119
@guledyare7119 3 года назад
Brother siden kula so xodhiidha arintan qof information iga siiya ayan u baahnaye
@rahmamohamoud1865
@rahmamohamoud1865 3 года назад
@@guledyare7119 s. Kale
@guledyare7119
@guledyare7119 3 года назад
@@rahmamohamoud1865 insh allah waynu helaynaa wll aan so wada xidhiidhno
@kacaanmedia6796
@kacaanmedia6796 3 года назад
Dhalinyaro Waan Idiin Salaamay Soo Dhawaada
@waheliyemaxamed6945
@waheliyemaxamed6945 Год назад
Saltxy malesqa
@user-xg5or4ro7h
@user-xg5or4ro7h 2 месяца назад
Wllo klever suq la mal gashado miya iso jawab
@sayidmo4205
@sayidmo4205 2 года назад
Zeniq coints ka so hadal
@wllzizu
@wllzizu 2 года назад
Group telegramka ma shaqeenaYo ustaad
@sabirbooyy1396
@sabirbooyy1396 Год назад
Lacag malga samyek
@shaashtube
@shaashtube 3 года назад
Bitcoin kee u fican aa iska diwagalio
@Abdirahman18880
@Abdirahman18880 2 месяца назад
Linkiga hardwallet ka soogali ustaad
@foryourrelax6457
@foryourrelax6457 3 года назад
Wll Ma shaqeynayo Linkiga telegram ka
@hoodoahmedmohamed9301
@hoodoahmedmohamed9301 3 года назад
Wll linkiga no so dhig
@siismuus1405
@siismuus1405 3 года назад
Sxb telkaga isii
@anfachassan9462
@anfachassan9462 2 года назад
Waxn heystaa MasterCard waxan ubahanahy qof iga caawiyo inan suqan galo
@horemari.nafta1
@horemari.nafta1 2 года назад
Ila soxarir i aa ukala faideysano
@omeral-ayouby1644
@omeral-ayouby1644 2 года назад
Ustaad mahadsanid, link gan wuxuu i geeyay telegaram group kaas oo aan invest ku sameeyay ilaa hadana lacagtaydii ma.hayo fadlan cidii xog ka haysa ila soo xidhiidh ustaadkana fadlan na caawi ayaan ku leeyahay
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 3 года назад
Link maad soo dhigin ustaad Zakariye.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 года назад
Binance halkan iska diiwaan geli www.binance.com/en/register?ref=GZJ8V46E Coinbase www.coinbase.com/join/ali_nbm1?src=ios-
@mahamudfarah8777
@mahamudfarah8777 3 года назад
Xrp, Vet , Ada, xlm eth and safemoon baa haystaa hada. Crypto waa future ka lakin waa qatarteda leedahay
@ilyezahmed2918
@ilyezahmed2918 2 года назад
Ma I fahansiin krtaa bro
@Rufaifx
@Rufaifx 3 года назад
Sxp likinga telegramka mashaqeynaayo
@foryourrelax6457
@foryourrelax6457 3 года назад
Haa ma shaqeynayo
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 2 года назад
Linkga telegram ma shaqaynayo sakariyow
@geeskaafrika1658
@geeskaafrika1658 2 года назад
Sual wll 100$ mala maalgashnkraa
@Fricaani
@Fricaani 2 года назад
Somalia qofka jooga haystana Mastercard ma iibsankaraa cryptocurrency
@baafo1
@baafo1 6 месяцев назад
Haa
@socdaalcabdalla2264
@socdaalcabdalla2264 2 года назад
Walal cjonstyle ma real baa mise waa fake zakariye Abdullahi Ali
@ikranabdullahi1269
@ikranabdullahi1269 3 года назад
Wllo qabka la iskaga gado viewdow noga so dub adigo mahadsan
@Kolbaheer
@Kolbaheer 3 года назад
5k cardano ka heestaa waagii ee soo baxayeen ilaa hada marwaliba waan sii gordhin
@joealexs5657
@joealexs5657 3 года назад
Asc sahib nio Appkan la dhaho Binance in aad garanysan u malayne ayan is idhi Crypto ka iibso kadib wuxu diidan yahay MasterCard ka Somalia ee premier bank marka ma ila so wadagi karta habkad samaysay. Mahadsanid
@abdikarimbare1066
@abdikarimbare1066 3 года назад
Zxp meel aan kaala soo xidhiidho ii sheeg
@KhadarMohamud-nx5gw
@KhadarMohamud-nx5gw 3 месяца назад
Asc number ubahanahay
@abdiqanimohammed9473
@abdiqanimohammed9473 6 месяцев назад
Shugran Xogbadan ayaad na siisay
@hugdheh
@hugdheh 3 года назад
Usdt ana hayo qofki i baahan ha ila so xariiro
@abdifatahwerdiabdullahi6012
@abdifatahwerdiabdullahi6012 3 года назад
I can buy it
@abdifatahwerdiabdullahi6012
@abdifatahwerdiabdullahi6012 3 года назад
Leave me your details if your bulk seller
@husseinyare66
@husseinyare66 3 года назад
Asc waad ku mahadsantahay dadka inaa usoo shegto groupkeena waa kanaa linkiga @somalicryptocurrency laakin socda waxaa weerar nagu haayo yar somali ah oo spam and scammer noo soodiray sidaa darted waxaan cancelnay magacyada kuso biiri karo groupka sida chines, russian arabic and spam names horaa lagaa turaa laakin dm u dira adminska waa la idin kusoo daraa inshalaah khair badan
@husseinyare66
@husseinyare66 3 года назад
@somalicryptocurrency
@husseinyare66
@husseinyare66 3 года назад
Fadlan iska ilaaliya scammers iyo tuugada ka waa badan yihiin
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 года назад
Mahadsanid walal dad sharaf badan oo dad badana caawiyay ayaa group kiina kujira aad baan idiin bogaadinaya InshaAllah muuqaalkan group ka lawadaag ❤️💯
@bogsiiyamacalin7585
@bogsiiyamacalin7585 3 года назад
Wll xagee guruubkaan kaga soo biirikaraa?
@husseinyare66
@husseinyare66 3 года назад
@@bogsiiyamacalin7585 telegram ku qor magacaas sxb
@sabirbooyy1396
@sabirbooyy1396 Год назад
Lpx
@hassantech510
@hassantech510 3 года назад
Mahadsaniid ustad,Mxad kula Taliin laheyd ustaad qofkii rabo inu malgashto $500 ka yar miide aya ugu fcn ,
@anature3494
@anature3494 3 года назад
Projects with good potential ethereum iyo bitcoin 8sanno kahor baa la maalgashan lahaaay maanata waxaad u baahantahay projects cusub oo 8 sano ka bacdi 500taada boqol 500k ama 5m 50m u badali karo
@cabdiqadirmaxamedyusuf6474
@cabdiqadirmaxamedyusuf6474 3 года назад
Beenta dadka ka daah adna waqti haskaga lumin