Тёмный

Qabiilka iyo Meeshuu Nadhigay || Khutbah || Sh Mohamed Abdi Umal 

Salafmedia
Подписаться 881 тыс.
Просмотров 101 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 202   
@aadamtanbiih
@aadamtanbiih Год назад
Allow inoo xifdi sheekheyna Sheekh umal iyo dhamaan culimada soomaaliyed ❤.
@bushrahurre674
@bushrahurre674 Год назад
Mashallah sh Mohamed Umal Ilaahay cimri dheer ha ku siiyo😢😢😢😢🤲🤲
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Год назад
Masha Allah sheekh umul Allah haku barakeeyo
@XuseenAadan-yp6eu
@XuseenAadan-yp6eu Год назад
Maasha allah shiikh alle hakaa ajarsiiyo wacdigaaga aamiin aamiin 🤲🤲
@dreamboy1040
@dreamboy1040 Год назад
Sheikhoow alla cadowga haka qabto cimri dheer io cafimad io cibado alla haku siiyi❤❤❤
@inasayidabdule
@inasayidabdule Год назад
AMEEN YA❤❤❤ ALLAH ❤❤❤
@zakariaabdullah313
@zakariaabdullah313 Год назад
Allaahuma Ameen
@zamzamhassan1889
@zamzamhassan1889 Год назад
Amiin ya rabi allah no xifdiyo sheikh
@atkarofficial
@atkarofficial Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed ( صلى الله عليه وسلم ) ❤
@daadir3042
@daadir3042 Год назад
Mowduuc muhiim ah wlhi waan ilimaynayaa gudaha iyo banaanka 😢😢😢 Allow Naga badbaadi oo hanugu dhex derin kuwa qabyaalada ah.
@hamdiali431
@hamdiali431 Год назад
Waxa noqonay Dad qabilka caabudo o asnaam u noqday qabil 😢 illahayow nacafi rali naga ahow jidkaga tosan nagu leexi wan ku caasine 🤲
@jibrilomar6462
@jibrilomar6462 Год назад
Looking forward preaches like this concerning clan problems in Somalia thanking u in advance
@abdimahamed4691
@abdimahamed4691 Год назад
MASHALLA SHEIK INSHA ALLA DHAMAN BALAN TEENU WAA JANADA
@twaes2430
@twaes2430 Год назад
Sh. Umal Ilaahay ha ciseey.
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 Год назад
Masha Allah waa mahadsantahay sh umal umadda ka waaniya qabyaalada
@Asma-abdalla75
@Asma-abdalla75 Год назад
Ilaahow ina caafi war somaaliyeye intaa noolnahy jaanis heesanaa aa toobadkeeno Yaaa Rabbi inooga gargaar cudurkaan 😢😢🥺
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Год назад
Allaahu Akbar, Illaahow ajarkaaga kuu taan yeel, umadaana u soo jeedi Kitaabka Illaahey aamiin, Jazaaka Laaha Kheyran
@sooyaanxikmaawi333
@sooyaanxikmaawi333 Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلي الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@samiiracabdalle4948
@samiiracabdalle4948 Год назад
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
@fatumasaman8044
@fatumasaman8044 Год назад
May Allah grant us the gift of understanding and practicing his deen.
@salmaessa2813
@salmaessa2813 Год назад
ن
@Sahragabow
@Sahragabow Год назад
Maashaa Allaah sh umal jazaakallaahu khayran maamo ☝️✅
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 Год назад
JazakAllahu kheeyr sheikh Umal Allah Mizanka xasanaadka ha kuu saaro Amiin YaaRab 🤲
@IssackAbdullahiAbdi-mk9fv
@IssackAbdullahiAbdi-mk9fv Год назад
Manshallah Jazakallah kheir sheikh Umal
@sooyaanxikmaawi333
@sooyaanxikmaawi333 Год назад
Masha, Allah waaxaqiiq shugran sheekh
@hamzehassan2652
@hamzehassan2652 Год назад
ما شاء الله تبارك الله حفطك الله يا شيخ محمد امل ورعاك
@HassanMahamad-e7i
@HassanMahamad-e7i Год назад
Masha allah sh.Umal xafida ❤
@abdulkaadir_ak9891
@abdulkaadir_ak9891 Год назад
Waalidka ayaa waxay gabeen masuuliyadoodi maanta gabar walbo iyo wiil walbo xafladaas ka qeeb galayan aaway waalidkii. Waqti waxaan joogna waalidka aybo ka baqayaan caruurtooda Subxanallah
@MUADMAHAMED
@MUADMAHAMED Год назад
Mashllaah sheekha ilaahy cimri dheer ha siiyo
@nadifajamac4111
@nadifajamac4111 Год назад
Ilaahay ha sohadeyo Somalida Scw scw jazakalahu Khair sheikh umal ❤
@ubahhagar3598
@ubahhagar3598 Год назад
Ilahey xaqa hana tuso hana nawafajiyo🤲🤲🤲🤲
@anabfarah1178
@anabfarah1178 Год назад
Yaarabi kuwo waanada culimada wax kuqaato nagadhig 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@abdirahmanabdi5997
@abdirahmanabdi5997 11 месяцев назад
Allahu akbar mashaa Allah sh umal khutbah
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sheikha Allah ha xifdiyo cadaw badan leeyahay
@Ali-yr6yf
@Ali-yr6yf Год назад
الله يحفظك شيق محمد اميل Sheeq maxamed ilaah hakuxafido
@mahadmuuse7190
@mahadmuuse7190 Год назад
Wlh shiikh umal sidoo ulahaa qabyaalada iskadaaya waa Uu Ku duqoobay leee Alle jannada hakugu abaal gudo Insha Allah
@odaykee4342
@odaykee4342 Год назад
maashaa allaa haa lakin markii lacano wax ka dheceen shiikha laftiisa qabiilku waa taabtay
@mahadmuuse7190
@mahadmuuse7190 Год назад
@@odaykee4342 Wll qofka qalbigiisa adiga oo Aan war kaheynin ha iskugu dambaabin Shanta farood Allah masimin qofka hadii oo cilmi leeyahayna waxoo yaqaanaa Qabiil inoosan wax faa'idaa laheen waana sax faa'ido malahan hadii qabiilkaada kaaga weynaado diintaada waa dhibaato somalidana waa sidaa ookale sidii ninkii yiri ookale Garoowe iyo Xajka waxaa iiga qiimo badan Garoowe waana Kabtan ayuub midkee dhahaayaan ookale Alle qalbigiina haka ilaaliyo qabiilka waa fidno midka ugu weyn Wlh Somali markii qabriga lageeyo uun buu ogaadaa meesha Qabiil inoosan kasocoheynin intii Lunsanna Alle hasoo hanuuniyo Aamiin
@baruudsiidowcagmadhige8701
@baruudsiidowcagmadhige8701 Год назад
Qeer badan allh ku siiyo sheq maxamed macalin abdi umal
@ubahfarah6952
@ubahfarah6952 Год назад
Maasha Allah Sheikh jazakallahkhayr .anigu waxaan aaminsanay qofka Somaliga in qabiilku in U dhib ugu finalanyahay aduniyaa Wal aakhira aan waxba Laga FAA,iiidin.
@ayanmahmoudphadif1269
@ayanmahmoudphadif1269 Год назад
Amin Amin sheekh Ilahay haa Ajaar siiyoo sheekh Amin
@XuseenAadan-yp6eu
@XuseenAadan-yp6eu Год назад
Jasaakalaahu khaynun jasaa
@shukrilibax
@shukrilibax Год назад
Ilaahow noo xifdi shiiqyadeena uu sh maxamed uml ugu horeeyo waa in dalkeena culumada looga dambeeya oo eey lashaqeeyan doowlada marka eeytahay dowlad caadilah oo dadkeeda iyo dalkeeda aan shisheeyaha u soo raaceen qabilka booska uu hada ku jiro fiican ma ahan diintena ihaahegi nasiiyay koow aan umahad celino qabiilkenana aan ka dhigno somali kaliyah calanka baluga ahna aan ku faano ilaah xaqa hanagu dilo guul iyo gobanimo calanka baluga guul shacbka somaliyed oo dhan oo mantay noqotay hal mid ah kuwa kale uu gumesta naga jaraynah maantay farxad beey utahay somaliya in eey gumeysan karin weey arkeen guul calanka baluga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴amiin yaa allaha 🤲🤲🤲 0:26
@laylaaadan2232
@laylaaadan2232 Год назад
Masha Allah Masha Allah alle siidaa ha inaga dhigo dhmn musliminta aynu ka midka nahay
@ubdymalikaliirashid
@ubdymalikaliirashid Год назад
🎉❤I love sheik umal for the sake of Allah
@abdiazizndugu8176
@abdiazizndugu8176 Год назад
Jazakallah khayr❤
@AbdinasirNoor-i5x
@AbdinasirNoor-i5x Год назад
Wa run hadalka somaliyey sh umal allah habarakeeyo somaliyey aqliga haa shaqeeeyo wan xanunsanahy hadadnahy somali mahamed
@nasraibrahim527
@nasraibrahim527 Год назад
Allahu akbar jazakallahu khayr sheikh Mohamed Abdi Umal allow cimriga iyo cafimaadka kudheere amiin ya rabbi. Dhaman cuilmada noxafid amiin allow dhalin yarada ayanu rajo kalenahay ee kuwo fahmo oo dhagaysta muduxadarada qiiimaheda oo kushaqma kadhig inta xanuuka qabyalada laildarana hadii aad khayr allow ladoontay sohaday hadii adan ladonina naga qabo yaa rabbi adiga awod badan amiin
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Год назад
Maanshaa Allaah Sheekhunaa Ilaahay haku xifdiyo ❤❤❤
@mohamedhassanabdillemoha38
@mohamedhassanabdillemoha38 Год назад
Manshaallah sheikh mohamed abdi umal markastah waxaa uu kahadlaah xaladah markaas jirtaah oo bulshudah caqabad kuaaah ❤❤❤❤ ya Allah Allaha xifdiyah sheikh umal waxaan jacelnahay in aan arko sheikhana
@crisaaqaxmed9689
@crisaaqaxmed9689 Год назад
Masha Allah shiikh maxamed cabdi umal alle haku xifdiyo
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
Jazak allah kher sheekh maxamed cabdi umal ❤❤❤
@Abdullahiigal-e7g
@Abdullahiigal-e7g Год назад
“ جزاك الله خيرا “ shiikhal faadhil sh umal Ilaahaw naga saar qabaliyadda iyo is naca Iyo colaada meelkasta oo soomaali ay degto ka aloosan, ilaahaw qalbigeena midee.
@musafarah568
@musafarah568 Год назад
Absolutely great speech
@CaaqilCade-i2j
@CaaqilCade-i2j Год назад
Mashaa allaah ilaah hanafamsiyo
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 Год назад
Masha Allah Allah haa ku xifdiya ee bal umada qabyaalada haa laga waaniya oo haa lagu soo cilciliya marar badan
@marer100
@marer100 Год назад
Maashaa Allaah. Sheikh umal garkii waa yareystey Sheikhow rukhsada bal ila soo gaar, dhumar meeshaana baa igu waaleen in ay iigu yeeraan ADEER anoo wali ilmo dhaline 😁
@ABUBAKARAlzaaki
@ABUBAKARAlzaaki Год назад
الله اكبر والله خطبة مؤثرة
@moskajunior5480
@moskajunior5480 Год назад
May Allah bless our sheikh
@mohamedali1429
@mohamedali1429 Год назад
Allaha ku xifdiyo
@sahraisse2676
@sahraisse2676 Год назад
Masha allah allaha ku xfdiyo
@binabari9842
@binabari9842 Год назад
Sheik Mohamed Abdi Ummal.❤
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Год назад
ILAAHAYOOW SHEEKH UMAL IYO CULIMADOO DHAN NOO XIFDI CIRI DHEER CAAFIMAAD IYO CIBAADO SUUBAN ILAAHAAY HA IDIN SIIYO.
@umcadil5660
@umcadil5660 Год назад
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@qarashbadel4977
@qarashbadel4977 Год назад
Jazaakallah khayra sheikh
@fosiamohamed2652
@fosiamohamed2652 Год назад
Ilaah hana sug جزاك الله خيرا sheikh
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Год назад
DADYOW DADYOW KU DADAALA NABAD NABAD SOOMAALI U DIIDA CEEB NAFNANA U DIIDA CAAY💙💙💙💙💙
@axmednurcabditootole
@axmednurcabditootole Год назад
Msha allaaah sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaah ❤❤❤❤❤❤❤
@hamdamohamedhassan
@hamdamohamedhassan Год назад
Sheikhoow illahi hanoo kaa xifdiyo Allaha nuguanfaco wacdiga
@inasayidabdule
@inasayidabdule Год назад
SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaadiaHassan-ze2uo
@SaadiaHassan-ze2uo Год назад
Somaliyey isdawaqabta in liin dawaqabanin...Sheqow Allah haka dhiigo wacdigii lagu carafaqato In shaa Allah
@Qeyraad7
@Qeyraad7 Год назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@abdisalamboy8
@abdisalamboy8 Год назад
Wa run wllhi alahy xaqa hanatudo
@AhmedYare-ju8be
@AhmedYare-ju8be Год назад
Masha allh sheikh Allh ha ku xafido❤❤❤
@MohamedIsmail-f8l
@MohamedIsmail-f8l Год назад
Mashallah sheikh jasakallah haldor bad notahay
@khadijogire401
@khadijogire401 Год назад
Masha allah. my. shiekh. qunaa xafidulah.
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 Год назад
jazaahullaahu kheyran sheekha ilaahey hanoo xifdiyo umadda soomaaliyeed abaal buu kuleeyahay waxaan rajeynayaa aakharo inuu rabbigii kahelo abaal gud janno ah isaga iyo culimada lamidka ah ee soomaaliyeed mowduucaan waxaan isleeyahay wey kagaabiyeen umana cadaalad sameyn fahamkeyga yar se waxaan rajeyneynaa in qabyaaladda sifiican eey uga hadlaan culimada waliba in badan ey kahadlaan idanka alle soomaaliyeey qabyaaladu dugsi maleh waxey dumiso mooyaane.
@naimanur5070
@naimanur5070 Год назад
Allaha naga badbaadiyo dhibkaasi Waa xaqiiq.
@samirr546
@samirr546 Год назад
Sheekh umal Allah khayr ha kaa siiyo baraarujintaa laakiin arika culumada looga baahan yahay ee aan tebayo waa ergo iyo culimo kala dhexgasha dadka qaraabada ah ee meel kasta dhiigoodu ku daadanayo kadib cidii gardaran la cadeeyo laakiin meel isku walaaqan ayaad guudka ka waanisaan!!!!!!!!
@RahmaYussuf-to5tr
@RahmaYussuf-to5tr Год назад
Mansha allah ❤
@Really2025
@Really2025 Год назад
This shall too pass🕋
@rahmaomar3229
@rahmaomar3229 Год назад
asc jzk llah geyr sheekh umul
@heehocali6423
@heehocali6423 Год назад
Asc sh m c umul ha habaarin Adooraaliya i.a waad xanaaqdey fa aowsinii iidardaaran qaala laatagdhab hacaroonin farada miraaran mahilmaantay xadiithka uduceey I.a adooraaliya
@Katheynur
@Katheynur Год назад
Jazakallahu qeyr ❤❤❤❤
@RahmaYussuf-to5tr
@RahmaYussuf-to5tr Год назад
Allah hakuxiftiyo❤
@mhmmohammed2365
@mhmmohammed2365 Год назад
Masha Allah Shekh allaha noo fududeeyo
@reymaz8
@reymaz8 Год назад
This sheikh masha allah update wye❤ xafidallah
@Cutie-hq2
@Cutie-hq2 Год назад
Subxannalaaah allaha soo hanuuniyo Amiin
@nadiifoiftin7722
@nadiifoiftin7722 Год назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Год назад
ALLAHA na fahan siiyo
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 6 месяцев назад
❤masha Allah sheekh waa inaad sii waada waanaddan iyo ladagaalanka qabyaalada iyo musuqa culumadu waa iney Kawada had laan dhibkan umaddan lahartay😂
@ShakurAbdi-lh9bk
@ShakurAbdi-lh9bk Год назад
Mashaalla sheik adu iyo aakiro Allah habara Kiyo anigana cafimat Alla haisiyo amin amin
@a.a9584
@a.a9584 Год назад
Masha Allah.
@ayanmahmoudphadif1269
@ayanmahmoudphadif1269 Год назад
SallAllah u calehi wasalam
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Год назад
Wale ilahay in losonoqodo moye qabayalada somali iyo masiboyinaka hayasata kamabaxayan yaa Allah
@roblemahat1792
@roblemahat1792 Год назад
Mashaallah sheikh hafithikallah
@abdiali2842
@abdiali2842 Год назад
jazak Allah kheyr
@badr3628
@badr3628 Год назад
jazakalah kheyr sheekh
@baruudsiidowcagmadhige8701
@baruudsiidowcagmadhige8701 Год назад
MASHA ALLH
@samsamsaid3449
@samsamsaid3449 Год назад
Mansha Allah shiikh wa sax ah buu Ka hdlay lkn dadka maanta ma iga taas aaduun bay ushaqaystaan
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 Год назад
Maash ahAll 😮😮
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Год назад
ILAAHAY WAXAAN KA BARYAYNAA INUU COLAADA NAGA JOOJIYO SOOMAALIDOO DHAN MEEL KASTO HA DAGANAATO WAA DAD EHEL AH HOOYAA SADAX QABIIL DHASHAY QOFKASTA BAL WARAYSO QABIILO BADAN BUU KA YIMID MARKAA QABYAALADA IYO COLAADA ALLAHA QALBIGEENA KA NADIIFIYO SOOMAALI ALLAHA MIDEEYO AMIIN🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Год назад
SHEEQOW SI FIICAN BAAD U WAANISAY SOOMAALIDA HADAY WAX MAQLAYAAN JZAAKLAAH💙💙💙💙💙💙
@mohamedmumin9720
@mohamedmumin9720 Год назад
Masha allaah
@mohamedhirow1042
@mohamedhirow1042 Год назад
Anoo ufadhiyey ayaan kadhergin ayaan hadana youtubka usoo galey xaqiiqada wacdigaan dartiisa ilaahey hakaa abaal mariyo
@aminahashim8767
@aminahashim8767 Год назад
Asc Sheikh Umal Illahey Kheer Akusiyo
Далее
Ванька пошел!!!! 🥰
00:18
Просмотров 909 тыс.
Только ЕМУ это удалось
01:00
Просмотров 2,5 млн
Calaamadaha Qiyaamaha Qaybtii1aad Sh.Maxamed Cabdi Umal
1:23:06
Xaqa Deriska Sh.Umal
1:58:48
Просмотров 97 тыс.