Тёмный

QABKA UGU FIICAN E JIRKAGA LOO NUURIYO || BEST HERBAL SKIN CARE 

IFRAH QALIIF
Подписаться 259 тыс.
Просмотров 118 тыс.
50% 1

Snapchat: ifrah_Qaliif21

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 304   
@Samawadechannel
@Samawadechannel 3 года назад
Ifraax khaliif salaan sare wllshy pin iigu qabo igu barbaro😂😂
@mrrespectofficial6067
@mrrespectofficial6067 3 года назад
Ifraaxey iska jir dad waxaa jiro muuqaalkaas hadhow kaa faafinaayo ha aaminin Timahaaga oo furan muuqaal hakusoo ban dhigin walaal waa iga talo Somali wax walbo ka filo
@maryamaruun5232
@maryamaruun5232 3 года назад
I hope ina aragto qoralkan Abaayo ogow waxa jira rag magaca dumarka ciwano kusameysto marka timahaaga haso bandhigin Snapchat ka qofkii Ku amina hamarsado qofkii kalena asee utala iska da hafeedin timahaga ileen dadka mahubtid % in ay dumar yihiin adi kaliya uso gudbi wixi kula fican e a isdhahdid dadka waku cawinkarta shukran abaayo wan darema dadka kugu xiran qabci aya isledahay lkn ogow ibnu aadan ma qancinkartid qoralkeygane ina qalad ufahmin ayan rajeyna hadi a ufahantane iga raali naqo abaayo wanag le ka wada ani shukran 👍
@nimcobaashinimcobaashi1270
@nimcobaashinimcobaashi1270 3 года назад
Ugu horen wan ku salamay sharfey afarah wajika salida leh kaso hadal ano idhibay saled iyo haro iyo nabro wala qali 😘😘❤⚘
@mohamedyoung2269
@mohamedyoung2269 3 года назад
Dholacadeyntada😩I.love you sister❤
@aaminamukhtaarxuseen6111
@aaminamukhtaarxuseen6111 2 года назад
Ifrax saxibey jibriil aaway
@zamzamadaan3733
@zamzamadaan3733 3 года назад
Abayo aaad ban ugu farxay inad youtube furaty wlhi qlpigan ka jclesty qosolkada m.a noobadi love you abyo🥰🥰🥰
@saedanasser5438
@saedanasser5438 3 года назад
Ar ifraan hee xabibti aan kula taliyo timahaga ha iska soo duubin video wlhi dadkAn hadhoe timahaga la wareyjinaayo waad arkeey waa iga waano waba hasoo duubin waxa sameynkartaa gabar yar timahega hada qalad ifahantay raali noqo🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@tooyo___show______________6152
@tooyo___show______________6152 3 года назад
Ifarax wlh midaa 1 igaa qusleso ayaa thay midkaa 2 Asad haigio ☑️ marke oo adega iyo Asad haigio ☑️ waax islaa duwaysan KIB KUWENG 💘 queen 👑
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 3 года назад
Ifrah khalif Ali ina adeer waaku xiisey 2011 igu kaa danbeyde adoo yariis ah so glad to see you again
@barwaaqocismaan4808
@barwaaqocismaan4808 3 года назад
Mncha allhe sister wa nadafad ad uficane wajiga na noso gali fidyow ka turjumaya wajiga iyo qorta wx sifican anu ugu nadifino insha allhe inad tix galin dontan rajeynaya qoralkaygan madamon ku xidhanay janan kaga❤❤❤❤
@Shaakir-Talk
@Shaakir-Talk 3 года назад
Sidoo kale maxaa kaa qurux badan Ifraax khaliif Cali Qalbigaa af-duubaaya Addimadan ku soo doonta!!! 👉🏼❣️
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Wcs Aabyo ifrax masha Allah tabrikllha jizakalaha qeer Aabyo keep going ❤❤❤❤
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 3 года назад
Masha allah huuno ifraceey wanku wataaa noloshu muma xumeso qalidumar
@faadumoabuukar270
@faadumoabuukar270 3 месяца назад
masha allah tabaarakallah
@alcadaalachannel4035
@alcadaalachannel4035 3 года назад
Maasha Alaah Alaha Ku Xafido Walaashey ♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏🙏
@faizafarahmoh5766
@faizafarahmoh5766 3 года назад
M.a walalshay iFraax Wllhi waxaa thy Gabadh aan u Baahanahy oo Qalbi wanaagsn wllo qli Saan kuu Jecelnhy Alle ha ku Jeclaado 🥰💯🤲
@halimamuuse7086
@halimamuuse7086 3 года назад
M.a tabrka ifraaah qalbi dahabeey inoo sabadi alabtaaan 😍😍😍😍
@maryanali1039
@maryanali1039 9 месяцев назад
Masha allah iifrax ❤❤
@raaharuunahmedadde3370
@raaharuunahmedadde3370 3 года назад
Masha allaah ifraah cadey sis allaha ku xafido wan ku jecelnhy qaali dumar
@muniramaxamed2158
@muniramaxamed2158 3 года назад
Ifrah abayo maxa marsata wajika iyo gacmah mansh allh
@mawlidmumin3565
@mawlidmumin3565 3 года назад
Ku soodhawaad Channel keena, that is good to say sister
@Nasriitariita66
@Nasriitariita66 3 года назад
Ifrah hppti nozo gali karemka aad malinlaha u isticmaasho ama hbenkii ado mahadzan💖😘😍
@abdulrespectmatters7999
@abdulrespectmatters7999 3 года назад
The QUEEN lady, horumar baan kuu rajaynayaa walasheey!! Soon 100k
@queenomari7221
@queenomari7221 3 года назад
Ma sha Allah abaayo shukran
@umumanalixtiraamcaruurta4236
@umumanalixtiraamcaruurta4236 3 года назад
Timaha fooda iska qari xbbti Alaabtaan abyo ii sameysay mash Allah jirka sibix sibix ku noqona iskugu dadaalo gabdho Liin iyo carrot iiguma jirin badalkooda miraha oliv ta Timaha noo so gali qurux
@hanaadam160
@hanaadam160 3 года назад
Wlshey ifraax Khalifa hore u soco💯💘👸
@abdimaalikayshka1140
@abdimaalikayshka1140 3 года назад
Masha Allah Hore Usoco Wllshay
@mohamedmahad015
@mohamedmahad015 3 года назад
Saan ulahaa qofka ugu horeeya ee commentga baxsha noqo markuu saas iigu soo dhacay mise waaba la iga horeeyaa oo mar horaa lagu kala baxay.🙏
@Rooda_sanaag
@Rooda_sanaag 3 года назад
Xbbt inoosoo badi waxyaabaha faaiidada leh waxaad taqaanid walaalahaa ufaaiidee tnx xbbt 👍
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 3 года назад
Masha.Allah wa ka helay walahi kheyr Alle haku siiyo Abyo
@dalmarahmed5752
@dalmarahmed5752 3 года назад
Wooooooow insha Allah last month 50k kep going wlshy farxadu waaa uNalasho
@osmaandaacad8345
@osmaandaacad8345 3 года назад
Keep going I cant wait 30k🥰🥰
@philippe.kkader5312
@philippe.kkader5312 3 года назад
Ifrax khalif Horay usooco wll one love fans 💝💝💝💝 ifraax
@naimaahmed7719
@naimaahmed7719 3 года назад
Masha allh wllshay ifrah halkan nosoo gali video ga timaha ❤❤
@iidleyusuf
@iidleyusuf Год назад
Ma.sha.allah wye
@ifraaxadan9331
@ifraaxadan9331 3 года назад
Abyo aroosgalirawaa intaas mawada helikaro yurb joogaa wax fudud isheeg iskudardrsado kudhaqda korka🥰🥰🥰🥰💕💕💕🌹🌹🌹 Mahdsanid samidey
@Elitehotelsomalia
@Elitehotelsomalia 3 года назад
Hhhhhh Instagram Ka iga so qabo anaa kuu Sheegaaye
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 года назад
Saliid Naarajiin Abayo Hada Helaysid Ku Dar Bur Yar😅
@mymunnura3582
@mymunnura3582 2 года назад
Masha allah thanks wllo
@istarcawad2132
@istarcawad2132 3 года назад
Masha Allah huuno hurumar wacan insha Allah
@mowliidmacaane4950
@mowliidmacaane4950 3 года назад
Maasha Allah ifraax waxaa tahay gabadhii ugu horeysay ee go karis ah aan ku arko xaga RU-vid ka ee less go
@abdimaalikmire340
@abdimaalikmire340 3 года назад
Abaayo hor mar wacan
@abdinaasirmansor3766
@abdinaasirmansor3766 3 года назад
Ifraah abayo guuleyso runtii anigu waan ku dhiragelinaya horay u soco
@maryamahussein7468
@maryamahussein7468 3 года назад
Ifrah qaliil salan sharaf xabiibti love u qosolkada from walalken asad hagio
@farsamoofficial4614
@farsamoofficial4614 3 года назад
Wlllshy qurux bad tahay allah ku xafiDo
@apdicasiisashraf7993
@apdicasiisashraf7993 3 года назад
Mansha allh allahakubarakeeyo ifraax wali RU-vidr sida wax quruxbadan nogu so galiya ma arak, Wll wajigayga haaro ayuu leeyahy fadlan noso gali waxyaalo la isticmaalo oo biiya haaraha🥰
@maariyoahmed3405
@maariyoahmed3405 Год назад
Mash alh
@abduladen1364
@abduladen1364 3 года назад
Mashaallah walashey qali
@nasteexoyusuf6833
@nasteexoyusuf6833 3 года назад
Ifraax qurux bdn wn cusbahay lkn wax bdn ku firsaday alle ha ku xafido
@asiyaabdurahman376
@asiyaabdurahman376 3 года назад
Ma sha allh xbbti guleso
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 3 года назад
Ifrah Qosol Wanaageey Guul Wacan Walasheyda Somaliyeed Horay U Soco 💯👑❤️☑️
@shamsosaciid9248
@shamsosaciid9248 3 года назад
Masha Allah my queen geesiyad aa tahay hore usoco
@abdullahiadan9315
@abdullahiadan9315 3 года назад
Ifrax Hormar WACAN abayo
@NastehaAliAbdi
@NastehaAliAbdi 2 месяца назад
Lindhananaa mise waa liin mcan
@maryamaabdi2197
@maryamaabdi2197 3 года назад
Mahadsanid mcanto
@hanaadam160
@hanaadam160 3 года назад
Qali noo soo badi waxayhabah la isku qurxiyo oo badan oo dabiicay
@hamzeozil313
@hamzeozil313 3 года назад
keeep going wllshen Qali ifrah khaliif 🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍😍😍😍
@missdarajo2865
@missdarajo2865 3 года назад
Ifraah qaliif wllshay keep going ayaan Ku leeyahy waxad tahay gabadh aan jeclahy ilahy dartii oon tageero waxanan Ku rajaynayaa guulo badan insha Allah ano hargaisa kala soo hadlaaya
@c.risaaqmaclinibrahim8506
@c.risaaqmaclinibrahim8506 3 года назад
Myaa abaayo timahaga oqawan ha usoodhigin dad waxa jiro xuman radis ah olasoo adeegsado keep going 100k
@rahmomohamedrahmoruhi9609
@rahmomohamedrahmoruhi9609 2 года назад
Mshlh wll wad latalisay walasheen
@halimamahamed5883
@halimamahamed5883 3 года назад
4rom Asad hagio hore uu soco abayo
@dibaaatana3586
@dibaaatana3586 3 года назад
Abaayo big fan asad igu salaan caafimaad degdeg ah ilaahey hasiyo
@hodanmaxamedyusuf7218
@hodanmaxamedyusuf7218 3 года назад
Love you ifraax ku jclhy abyo qosalkagh iyo qelidada
@caliinjooya4318
@caliinjooya4318 3 года назад
Ok my sister keep going
@Updijabaar_ismaacil
@Updijabaar_ismaacil 3 года назад
Wcs welcome back 🙏
@deeqoahmed5524
@deeqoahmed5524 3 года назад
Mashallah apaayo keep going
@rodaabdile2730
@rodaabdile2730 3 года назад
Masha Allaah mcnto mahadsanid
@xafsaali1336
@xafsaali1336 3 года назад
Masha Allah quruxey hore usoco
@adowinahajji2190
@adowinahajji2190 3 года назад
Mnshallah ifraah
@apdizamed2825
@apdizamed2825 3 года назад
ifraH wllshey keep going🥰
@mubarikxuljano959
@mubarikxuljano959 3 года назад
IfraH qaliif❤🥰
@manaal3968
@manaal3968 3 года назад
Masha Allah my sister
@sabnaamacalin9682
@sabnaamacalin9682 3 года назад
M.a abaayo mcnto allah hakuubarakeeyo xabbti wan ku salaamay
@sabirinnburhan3658
@sabirinnburhan3658 2 года назад
Masha allah
@ahmedozzyofficial5947
@ahmedozzyofficial5947 3 года назад
Abaayo challenge magacyada ugu qurxoon wiilasha part 1
@hoodomaxamed2380
@hoodomaxamed2380 3 года назад
Masha allaah abaayo
@hibonura9627
@hibonura9627 3 года назад
mnshlh wlo allh haka jasaai siiyo lkn wloo ifraaxeey dadku aamin mawada aha live ha usoo bandhigin waa laga duuban kara waa lagugu ceebaysan karaa afka uun nooga faaideee xbbti alh haku xafidee igu salan reer hagio wloo cabdilahi wlo cumar iyo wĺoo asad iyo wlo husen pepe inshlh
@zamiramohamed2865
@zamiramohamed2865 3 года назад
Keep going wllo ifrax
@haliimocabdile6287
@haliimocabdile6287 3 года назад
Masha allah abayo wad mahdsantahay Lakiin waxan ka jeclan lahaa in aad natustid qolofka ama box ka aay kujiran alabtad isticmashay and wajiga albtiisa Mahsanid sis
@deeqsanabdihalane3446
@deeqsanabdihalane3446 3 года назад
ifrah abyo alaabahan iyagoo wajiga loo isticmaalayo nosoo gali mhdsanid
@xafso3332
@xafso3332 2 года назад
Wacalaykumusalaam waraxma
@Quraankari
@Quraankari 3 года назад
Asc masha allaah abaayo
@amaalawees5105
@amaalawees5105 2 года назад
Masha allah ❤ ♥
@yaraanka5254
@yaraanka5254 3 года назад
Ifraah waxa ku daawanooyo gabdho ma ahan ee wiilal
@ifrahqaliif5819
@ifrahqaliif5819 3 года назад
lakin abowe ani gabadh ahay, waxa wiilasha isticmalan ad uma kasi. lakin wa is dhex raacina waxa willasha iyo gabdhahaba
@bombboy3598
@bombboy3598 3 года назад
@@ifrahqaliif5819 abayo waxan maheli karo e sucdiga mayala hado haa yahay isheg
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 11 месяцев назад
MashaAllah
@mohaalito9220
@mohaalito9220 3 года назад
Ifrah salantaa markaa dadka salami salantaa dameystir...asalamu caleykum warax matullahi wabarakatuh...markas kadambo magaca sheg iyo barnamjka thanks
@adeshofficial2178
@adeshofficial2178 3 года назад
Ifrax keep going quraxey 🌹
@brickyrobloxlol8183
@brickyrobloxlol8183 3 года назад
Alabda shidey ma hayesto wadan kan jogo lagoma gado ee halkeen ka gada 👍👍👍👍
@yahyeadam3299
@yahyeadam3299 3 года назад
Keep going ifraah
@ayaancabdi2957
@ayaancabdi2957 3 года назад
Woow m.s abayo mcn🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍👍
@sahrocabdisahrocabdi8942
@sahrocabdisahrocabdi8942 5 месяцев назад
Abyo snpka wan waye noso gali kuwa tinta abyo ifrah
@haliishqaali2594
@haliishqaali2594 3 года назад
Ifraaxeey gaclo tinta nooso samee codsi waaye
@abdalla1907
@abdalla1907 3 года назад
Keep going my sister
@farxiyonuurcusmaan8967
@farxiyonuurcusmaan8967 3 года назад
Masha allh
@xamdadaahirmaxmuud7320
@xamdadaahirmaxmuud7320 3 года назад
Manshallh wllshy
@qamarfarax8479
@qamarfarax8479 3 года назад
Abayo Somalia 🇸🇴 mayalan
@ceyniyahye1963
@ceyniyahye1963 3 года назад
horo usoco wllo
@zeytunodowa498
@zeytunodowa498 3 года назад
Manshallah hada ayan kugu sobire isla waqtigan an qoralka qoraya abayo waxad afka oga egte ayanita gawadi yarede jogte malesiya
@juniorjblair9499
@juniorjblair9499 3 года назад
Good herbal skin care method
@hanifahamud4698
@hanifahamud4698 3 года назад
Msha allh keep going sistr
@barashoali9104
@barashoali9104 3 года назад
Ifrah salanqali sakusalame wqxankubixiye ifrah fani maka kurarko wajiga qoslisa you 🤣😁✋✋✋✋✌️✌️💟💕💋💋🙊
@wariseyadow367
@wariseyadow367 3 года назад
Thank you abaayo video qurux badan waaye❤️🌹
@ibraahimqaasim9048
@ibraahimqaasim9048 3 года назад
Ifraah khaliif salanta iga qaad
@sahroali2761
@sahroali2761 3 года назад
Abaayo waxan ku weyidiyay iso jawaab hurudka iso cusburka aqsilka shuburada mahan inta kale inte ka soo gaday halesa ka heshay isoo shek magcaoda oo bakada ku soo gaday isoo sawir mahatsanit
Далее
DAAWO SIDA EY GABDHAHA AROOSka UNADHIFIN Lahayeen  JIRKa
15:43
allaabta aroosyada lagu dhaqo
16:35
Просмотров 134 тыс.
MASKA WAJIGA KA BIXIYA MAD MADOWGA #my_rajo
16:04
Просмотров 211 тыс.
kucadey gacmahaaga halbari daawo adaa yaabi donna
25:25
Scrub jirka dhan kuu nadiifinayo 💁‍♀️
7:22
Просмотров 11 тыс.
VLOOG MANTA DOCTOR WUXU I DHAHY
11:23
Просмотров 16 тыс.